Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Inta Aad Nooshahay Waa Lama Huraan Inaad Noloshaada...

$
0
0

Waqtigu waa mid Sidii Seeftii kuu jaraya DaaEU(tm)duna waa mid Maalin waliba ku darsoomeeyso oon Naaqus lahyn , hasa ahaatee waxaa laga dhaxlaa Arimo dhowr ah oo ay Noloshu kubarayso Naftuna Marqaati utahay.
Inta badan Noloshaada waxaa soo mara waxyaabo badan balse aad gadaal ka ogaanaysid markii aad hesho caqli kugu filan , ood qaadatid waqti kugu filan eed ku kala saartid Macnaha rasmiga ah ee aduun , Waxaana Laga dhaxlaa ..
1.Xigmad;
2.Waayeelnimo;
3.Guurtinimo;
4. Marwanimo;
5.Sodognimo
6.Sodohnimo;
7. Kaadsiiyo;
8.Deganaan;
9. Colaad nacayb;
10.Nabad jecayl;
11.Wadajir doon;
12.Khilaaf nacayb;
12. Nabadayn
Qodobadaas iyo kuwa kalaba waxaad aamineysaa marka aad waqti kugu filan hesho waxaase macquul ah inaadan gabi ahaantoodaba mar qura aadan wada arag.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Article 8

Mareykanka oo sheegay in Al Shabaab ay ka Dileen in...

$
0
0

Washington (Sh M Network)--Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in Duqeyn ay Diyaaradahooda Dagaalka ka fuliyeen Gobolka Hiiraan lagu Dilay ku dhawaad 150 Dagaal yahan oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab.
Afhayeenka Wasaarada Gaashaandhigga, Kabtan, Jeff Davis ayaa shaaca ka qaaday in Duqeyntaasi ay ka fuliyeen Degaan Duleed ka ah Magaalada Buulo-Burde, halkaasi oo Dagaal yahano ka tirsan Al Shabaab tababar loogu soo xirayay.
Sirdoonka Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in Dagaal yahanada ay beegsadeen ay ahaayeen kuwa khatar ku ah amaanka Dalka Mareykanka iyo Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan Dalka Soomaaliya.
Maalin ka hor ayaa aheyd markii Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ay baahisay in ku dhawaad 5 Gantaal lagu dhuftay Xero tababar oo ay gacanta ku hayaan Ururka Al Shabaab, taasi oo ku taalla Duleedka Magaalada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Diyaarad drone-ka Maraykan oo weerartay al-Shabab

$
0
0

Gabar Yahay afartaan Arimood Hadii Aad Ku Aragto...

$
0
0

Xariir walbo waxa uu leeyahay waqtiyo lagu dareemo in xiisahiisu soo yaraaday waxaase wanaagsan in dadaal baahsan lasameeyo kolka aad ogaatid in Lamaankaagu kaa yara xiisa dhigay.
Hadaba Gabadhyahay halkaan hoose waxaan kuugu soo bandhigeynaa waxyaabo kuu cadeeynaya in Lamaankaagu uusan kuu ahyn sidii aad ku Ogeyd taasoo muhiim kuu ah .
Hadii aad aragto in Lamaankaagu uusan ku nagaaneen lajoogaada , sheekadaada, waqti badan ood wada joogtaan , waxaa kuu cad in lamaankaagu uu xiisii tiraha badnaa soo yaraaday.
In marka aad wacdo uusan ka jawaabin taleefankaaga Lacala marka uu arko inaad soo wacdayna uusan dib kuugu soo celin taas waxa ay cadeeneysaa in lamaankaagu uusan tix galin badan kusiineen sababa jira awgood.
Waqtiyada inaad janbiga ka maqasho hadalo xan ah oo laga sheegayo Lamaankaaga kadib markaad weydiisana kuu sheega ineey run yihin Ogoow taasina waxey cadeeneysaa in lamaankaagu kaa sii jeestan uusan kugu aamineen sheekooyinkii iyo Sirihii uu kugu qarsan jiray.
Maalin walbo hadii aad kulmi jirteen ama aad is maqli jirteen in ka badan 5 jeer , waxa uu kusoo aruurayaa mid maalintii oo dhan hal jeer kusoo waca ama maalin dhaaf kuusoo xariirsha.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mareykanka oo Sheegay Inuu Duqeyn Ku Dilay 150 Al...

$
0
0

Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka nooca loo yaqaano Drone ee aan duuliyaha wadan ayaa weerar ku qaadey xarun lagu tababaro ururka al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.
Weerarkan waxaa warbaahinta u xaqiijiyey xarunta gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon-ka.
Afhayeen u hadley Pentagon oo lagu magacaabo Captain Jeff Davis ayaa sheegay in weerarku uu ahaa mid culus, kaas oo la soo qorsheeyey.
"Dagaalyahanadu waxay ahaayeen kuwo loo tababarey dagaalo culus in ay galaan, waxaan ogeyn in Saldhigga laga daad gureynayo, isla markaana khatar ku yihiin Maraykanka iyo Midowga Africa" ayuu yiri Captain Jeff Davis.
Afhayeenka ayaa sheegay in ugu yaraan ay ku dileen weerarkaas 150 ka tirsan Malayshiyaadka al-Shabaab. Davis ayaa sheegay in aysan jirin dad rayid ah oo weerarka wax ku noqdey.
Weerarka ayaa ka dhacay sida Pentagon-ku sheegtey meel Muqdisho u jirta 195km dhanka Waqooyi taas oo loo badinayo in ay ku taalo gobolada Hiiraan ama Galguduud, gelinkii danbe ee Axadda shalay ahayd.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararka Dibada: Kuuriyada Waqooyi oo Sheegtay Inay...

$
0
0

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta oo Isniin ah soo saartay hanjabaad cusub oo ku socota dowlada Maraykanka iyo xukuumada Kuuriyada Koonfureed oo maanta bilaabay dhoolatus ciidan.
Kuuriyada Waqooyi ayaa si weyn u cambaareysay dhoolatus ciidan oo baaxadleh oo ay maanta bilaabeen ciidamada Maraykanka iyo kuwa Kuuriyada Koonfureed, dhoolatuskan ayey xukuumada Kuuriyada Waqooyi ku tilmaamtay qorshe la doonayo in lagu soo weeraro dhulkooda.
Hanjabaada ugu danbeysay ee kasoo baxday Kuuriyada Waqooyi ayaa ah inay gantaalada Nukliyeerka ku duqeyn doonto Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed.
Maalmo kahor ayey ahayd markii hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi uu sheegay inuu heegan geliyey ciidamadiisa iyo waliba hubkooda nukliyeerka.
Xiisadan cusub ayaa kusoo beegmaysa todobaad kadib markii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay cunaqabateyn horleh kusoo rogay dowladaasi
Kuuriyada Waqooyi ayaa bishii Janaayo ee sanadkan tijaabiyey hubkooda nukliyeerka isla markaana bishii lasoo dhaafay waxay tijaabiyeen gantaaladooda ridada dheer.
Maraykanka iyo wadanka ay xulafada yihiin ee Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta oo Isniin ah bilaabay dhoolatuskan ciidan oo ay si wadajir ah u sameenayaan ciidamadooda, waxayna sheegeen in ay uga gaashaamanayaan khatarta uga imaan karta dhinaca Kuuriyada Waqooyi.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya extradites prominent politician to Somalia

$
0
0

Kenya on Monday has extradited Abdinure Siyad, a top politician to the federal republic government of Somalia, sources revealed.
The sources indicate that Abdinure was flown to Mogadishu and fell in the hands of the Federal Government of Somalia.
The politician was arrested in Nairobi by Kenya police just before he was handed over to Somali government by the Kenya government.
Meanwhile, Somali government officials declined to comment on the details of the extradition.
Abdinure fled Mogadishu in 2014 after his house was stormed by the national intelligence and security agency (NISA) troops during an operation to disarm the armed leaders in the capital.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

FACEBOOK GA MARKA AAD FIIR FIIRISO WAXAD KU ARKAYSAA...

$
0
0

Suldaankayga Hub-ka dhigis ayaa astaan u ahayd
Sheekaba sheeko ayey keentaaye, waxaa la yidhi markii uu socday Shirweynihii Dib-u-dhiska Somaliland ee ka dhacay magaalada Boorama 1993kii, Ayaa iyada oo la doodayo oo nin waliba rayigiisa dhiibanayo, ayuu nin Mikrifoonkii qabsaday markaasuu hadalo deelqaaf Iyo Naxli ah ku hadlay.
Sheekh Ibraahin Sheekh Yuusuf Ayaa Xaaji Cabdi Warraabe ku yidhi "Xaaji inan ka hadlayaa, waa ayo?", isaga oo garanaya inanka inuu Xaaji Cabdi Adeer u yahay. Xaaji Cabdi isaga oo diidan inanka hadlay, ayuu yidhi "Sheekh Ibraahin, inankaa garanmaayo"
Isla goobtii, ayuu nin kale Khudbadii qabsaday markaasuu si fiican oo waayeelnimo Iyo waxgarad ah u hadlay, oo sacabka loo tumay. Mar labbaad ayuu Sheekh Ibraahin, Xaajigii waydiiyey " Xaaji Inankan hadlayaa waa ayo?". Xaaji Cabdi baa si xarago leh u yidhi "Adeer ban u ahay" .
Maalintaas Xaajiga midh baa laga guntay, markii la weydiiyey sababta uu inankii hore uu u yidhi garan maayo, inanka labaad na uu u yidhi Adeer baan u ahay? Waxaanu Xaaji Cabdi Warraabe yidhi "ANIGU NINKA SIDA FIICAN U HADLA OO KALIYA AYAAN ADEER U AHAY"
Imika haddaba waa halkii Xaaji Cabdi, ee aniga "SULDAANKII HUBKA-DHIGISTA SOMALILAND SAMEEYEY AYAA SULDAAN II AH".
Ragga hubka qaatay ee xeebta Hadayta Komiishanka Doorashooyinka rasaaseeyey, imikana jeelasha ku jirra, Iyo ninka TV-yada ka hanjabaya ee ballaayada Iyo collaada ku baaqaya mid koodna Suldaan iima aha.
AHUN, Suldaan Cabdiraxmaan iyo intii Samaha ka shaqayn jiray, Nabada aasaaska u ahaa. Aamiin.
Hussein Badhaani
The post FACEBOOK GA MARKA AAD FIIR FIIRISO WAXAD KU ARKAYSAA QORAALLO GAA GAABAN OO KU SOO JIITA. MAXAA KA MID AH? appeared first on Awdalpress.com.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xidhibaan Mohamed Abdirahman oo u dhashay Hargeysa...

$
0
0

Calan baan ku guud sudhay:
Geesi ma gaagexee, Xildhibaan Mohamed Abdirahman ayaa cod dheer oo dawladnimo iyo mid gobannimoaba ku daadafeeyey tollaayeydii Suldaan Xasan iyo xertiisu ay colaadda ku oogayeen. Waxanu si cad u sheegay in aanu ninna ku hadli karin magaca beesha Sacad Muuse, dagaal uu geliyana iskaba daa.
Xil. Mohamed oo u hadlay gobannimadii iyo ilbaxnimadii lagu yaqaannay reer Hargeysa ayaa hadallo gobannimo leh hilfaha ugu qaaday, salaaddiin maalintii shalay ahayd baaq colaadeed mariyey saxaafadda.
Bal hadda nala daawada hadalkii xildhibaan Mohamed oo dhammaystiran.
Awdalpress
The post Xidhibaan Mohamed Abdirahman oo u dhashay Hargeysa ayaa cambaareeyey baaqii naxliga lahaa ee Suldaan Xasan-ka beesha Sacad Muuse. Daawo Video ga. appeared first on Awdalpress.com.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Iyo Wakiilka...

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, danjire Francisco Caetano Jose Madeira.
Kulankan ayaa waxaa looga hadlayey fulinta baaqii ka soo baxay shirkii dhowaan ay dalka Jamhuuriyadda Djibouti ku yeesheen madaxda waddamada ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya.
Waxyaabihi shirkii Djibouti ka soo baxay ayaa waxaa ka mid ahaa xoojinta iskaashiga, qalabeynta, isku-dubbaridka iyo tayeynta hawlgallada ciidammada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wakiilka ayaa isku afgartey sameynta guddi si degdeg ah u hawlgeli doona oo qiimeyn iyo fulin ku sameyn doona waxyaabaha aasaasiga u ah ka guul gaarista hawlgallada AMISOM iyo ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed.
Waxaa kulankan sidoo kale looga hadley sidii degaannada cadowga looga xorreeyo loogu fidin lahaa adeegyada muhiimka ee ay u baahan yihiin.
Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa la taliyaha Madaxweynaha arrimaha difaaca iyo amniga, s/guuto Cabdiraxmaan Sheekh Ciise, la taliyaha madaxweynaha Arrimaha siyaasadda, Dr Aweys Xaaji Yuusuf , qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidammada Soomaaliya, AMISOM, iyo mas'uuliyiin kale.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararka Dibada: Tirada Dadkii Ku Dhintay Qaraxii...

$
0
0

Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa la xaqiijiyey in tirada dhimashada ee Qaraxii xalay ka dhacay caasimada Turkey ay gaareyso 37 qof, halka dhaawaca uu ahaa 125 qof, waa sida ay xaqiijisay Wasaarada Caafimaadka.
Qaraxii Ankara ayaa ahaa mid aad u xoogweyn isla markaana keenay inay gebi ahaan burburaan gaadiid basas ah oo ay dadweyne badan saarnaayeen. Goobta uu qaraxa ka dhacay ee farasmagaalaha ayaa waxaa ka ag dhaw xarumaha Wasaarado dhowr ah oo ay ku jirto Wasaarada Arrimaha Gudaha. Waxaa weli xiran dhamaan wadooyinka ku dhaw goobta uu qaraxa ka dhacay.
Illaa iyo hada ma jirto koox sheegatay inay ka danbeysay weerarkan, balse qaraxyo horey uga dhacay Ankara waxaa sheegtay mid kamid ah kooxaha hubeysan ee Kurdida.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Faah faahin ku saabsan gacan ku haynta kooxda Al...

$
0
0

Jariiban(Puntland Post) Qaar ka mid ah Odayaasha deegaanka Garacad oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa sheegay inay ku qiyaasi karaan tirada ciidamada Al-Shabab ee deeganaka soo gaaray kun askari, sidoo kale ayna siteen lix doonyood oo labo ka mid ah ay yihiin kuwa Yaman.
Odayaasha warbaahinta la hadlay oo banaanka deegaanka Garacad jooga ayaa tilmaamay inay tahay xaalada deegaanka mid gacanta u gashay Al-Shabab,waxa kale ay sheegeen inay dadka walwel xoogan ka qabaan ficilada ay samayn karaan.
Shacabka ayay ku war galiyeen inay magalada ku sugnaan doonaan mudo lix cisho ah, balse ma aysan cadayn ilaa iyo hada ujeedka ay ula wareegan Garacan,waxaa Degmada Jariiban ka socda dhaq-dhaqaaq ciidan, taasoo dowladdu ku damacsan tahay in Al-Shabab looga saaro Garacad.
Ma jirto war kasoo baxay xagga dowladda oo ku aadan xaalada Garacad,balse wararka madaxa banaan ee uu helayo Puntland Post ayaa sheegaya inay madaxtooyada Garowe ka socdaan kulamo arrinta Garacad looga arrin sanayo.
Wararka kale oo ilaa iyo hadda deeggaanka laga helayo ayaa sheegaya in ciidamo kale oo Al-Shabab ka tirsan kusoo wajahan yihiin deegaanka.http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2016/03/Oday-Jariiban.mp3http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2016/03/Jariiban-oo-Faaruq-ah.mp3PUNTLAND POST
The post Faah faahin ku saabsan gacan ku haynta kooxda Al-Shabab ee Garacad appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeero ku tegey...

$
0
0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga waddanka maraykanka ayaa kormeero ku sameeyey qaybo kamid ah xarumaha dawliga ah iyo kuwa ganacsiga ee soomaalidu kuleedahay magaalada Minneapolis e gobolka Minnesota ee woqooyiga waddanka Maraykanka.
Goobaha uu madaxweynuhu kormeerkiisa ku tegey waxaa ka mid ahaa xarunta Dawladda Hoose ee magaalada Minneapolis halkaas oo kula kulmay Cabdi Warsame oo kamid ah masuuliyiinta sarsare ee ee dawladda hoose ee magaalada Minniapolis, waxana ay ka wada hadleen barnaamijkii Mataanaynta Minneapolis iyo Boosaaso iyo qorshayaal horumarineed oo laga fulin doono magaalada Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland.
Sidoo kale goobaha kale uu booqashada ku tegey Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa waxa ka mid ahaa Xarunta Caafimaadka ee Afqarshe(Afqarshe Medical Clinic) oo ah xarun caafimaad oo uu leeyahay muwaadin reer Puntland ah kana mid ah xarumaha caafimaad ee ugu muhimsan magaalada Minneapolis.
Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa kubooriyey Dr.Maxamuud Daahir Afqarshe oo ah Mulkiilaha Xaruntaasi caafimaad in uu ka qayb qaato wax kaqabashada baahiyaha caafimaad ee dalka ka jira iyo dar-dargelinta iyo tayaynta caafimaad ee ay dawladdu ka waddo Puntland.
Dr.Maxamuud Afqarshe oo hadda kahor booqasho ku yimi Puntland isla markaana ay dawladdu guddoonsiisey dhul uu ka hirgeliyey xarumo daryeel caafimaad ayaa Madaxweynaha u sheegay in uu dhowaan tegi doono Puntland isla markaana uu kaqayb qaadan doono dedaallada ay dawladdu ugu jirto tayaynta caafimaadka Puntland.
--DHAMMAAD--XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.
The post Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeero ku tegey xarunta dawladda hoose ee Minneapolis iyo xarumo kale appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Belgium oo 20 Sano oo Xabsi ah ku xukuntay...

$
0
0

Maxkamad ku taalla dalka Belgium ayaa Xukun 20 sano oo xabsi ku riday Maxa'ed Cabdi Xasan Afweyne oo loo heysatay Denbiyo la xiriira Burcad-badeednimo & Afduub loo geestay Markan Gansi oo laga leeyahay dalkaa sanadkii 2009.
Maxa'ed Xasan Afweyne oo 58 Jir ah, ayaa lagu xiray dalka Belgium sanadkii 2013, ayaa wuxuu mudo ka badan Labo sano ku jiro Xabsi ku yaalla dalkaasi, oo Xukun suge ku ahaa.
Xeer ilaaliyaha Maxkamadda riday Xukunka oo ku taalla Magaalada Bruges, ee waqooyiga dalka Belgium ayaa sheegay in Maxa'ed Xasan Afweyne uu Mas'uul ka ahaa Afduubka Markabka Pompei oo isaga iyo Shaqaalihii la socda mudo 70 Maalmood lagu haystay Xeebta Somalia.
Dowladda Belgium ayaa bixiyay in ka badan Labo Milyan oo Doolar Mareykanka oo Madax-furasho ah, si loo sii daayo Markabka & Shaqaalihiisa.
Xariga Afweyne ayaa ka danbeeyay markii Booliska Belgium ay qaldeen, oo ay ku geeyeen dalkaasi inuu jilayo Filim ku saabsan qaadka ay Burcad Badeeda u afduubaan Maraakiibta, balse looga baxay balanta kadibna la dhigay Xabsiga.
Maxkamadda ayaa sheegtay in Aweyne uu haysto Racfaan, haddii uu bixiyo lacag dhan 22,000 oo Doolaar oo la siinayo Kabtanka Markabkii uu afduubay iyo Qoyskiisa oo la sheegay in Jirdil lagula kacay intii uu ku jiray Gacanta Burcad Badeeda.
QM ayaa u aqoonsatay Afweyne inuu ahaa Hogaamiye sare oo Laf-dhabar ah ahaa Burcad-Badeeda Soomaalida ee afduubka ka geesta Biyaha Badweyta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed.By Cumar Sheekh Nuur
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Former Somali piracy kingpin lured into Belgium, jailed

$
0
0

A former Somali piracy kingpin was sentenced on Monday to 20 years in prison by a Belgian court, after having been lured to the European country in 2013 for a fictitious film project, the Belga news agency reported.
Mohamed Abdi Hassan, known as Afwayne, was suspected of having led the pirates who took hostage the crew of the Belgian ship Pompei in 2009. The United Nations had also named him a major figure in piracy.
Belgian police launched an undercover operation to persuade him that they were planning a movie about his life as a famous pirate. Hassan thought he was flying to Belgium in 2013 to sign up for the film project, but was instead taken into custody upon arrival.
A Belgian court in the northern city of Bruges on Monday sentenced the 58-year-old to 20 years in prison for having hijacked the Pompei off the coast of Somalia, as it had been on its way to South Africa for dredging works. He was also found guilty of torture, Belga wrote.
The Pompei's 10 crew members were taken hostage for more than 70 days by Somalian pirates, who managed to extort a ransom of about EU2m, according to Belga.
Hassan is expected to appeal the ruling, which also orders him to pay EU20 000 to the Dutch captain of the Pompei and his family.
Another suspect who was arrested together with Hassan in 2013 was also sentenced on Monday to five years in prison for having played a role in a criminal organisation. Mohamed Moalin-Aden, 44, was, however, acquitted of the Pompei hijacking, Belga reported.
Piracy has been in decline along the Horn of Africa thanks to international naval patrols.News24
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al shabaab militants using boats seize port town in...

$
0
0

Heavily armed Al shabaab militants have taken full control of Gara'ad, a port city in Somalia's north-eastern Puntland state, without encountering a resistance, reports said.
Residents said boatloads of Al shabaab gun-toting fighters poured into the seaside city, seixzing police station and administrative HQ after Puntland forces retreated on Monday afternoon.
Radio Shabelle made several contacts with local authority on the seizure of Gara'ad town, but it did not get through.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawiro: Kuwait oo wasiir Hadliye uga yaabsatay..

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Sheekh Sabaax Khaalid Alaxmed Alsabaax oo ah Ra'isul-wasaare ku-xigeenka Koowaad, ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Kuwait, ayaa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dowladda Federalka Somalia, C/salaam Hadliye Omar, ayaa ballanqaaday in Dowlada Kuwait ay Somalia ka caawin doonto la dagaalanka Al-shabaab.
Sheekh Sabaax Khaalid Alaxmed Alsabaax, ayaa dhigiisa Somalia u sheegay in Dowlada Kuwait ay mar waliba garab taagan tahay Somalia, waxa uuna sheegay in Dowlada Somalia ay mudnaanta koowaad siiyaan marka loo eego Dowladaha ku jira Jaamacada Carabta ee dhaca Qaarada Africa.
Sheekh Sabaax Khaalid Alaxmed Alsabaax, waxa uu tilmaamay in mar waliba ay ku taamayaan Somalia oo nabadgalyo ah islamarkaana dib ula soo noqoto amniga iyo xasiloonidii ay heysan jirtay, waxa uuna wacad ku maray in Somalia ay garab muuqda kasiin doonaan ciribtirka maleeshiyaadka xagjirka ah ee Al-shabaab.
Sheekh Sabaax Khaalid Alaxmed Alsabaax oo sii wata hadalkiisa ayaa sheegay in Kuwait ka go'an tahay inay Dowladda Somalia ka taageeraan la dagaalanka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda iyo sidii loo sugi lahaa Ammaanka iyo Deganaanshaha Somalia.
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dowladda Federalka Somalia, C/salaam Hadliye Omar, ayaa Sheekh Sabaax Khaalid Alaxmed Alsabaax uga mahad celiyay ballanqaadka ay u sameeyen Somalia, waxa uuna Hadliye carabka ku dhuftay in Kuwait ay waligeedaba aheyd Dowlad garab taagnaan jirtay Somalia.
Dhinaca kale, Hadliye ayaa dhankiisa ka ballanqaaday in kalsooni muuqata ay u muujin doonaan Dowlada Kuwait, waxa uuna soo dhaweeyay ballanqaadka.
Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro argagax leh oo laga qaaday weerarkii…

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Weerarkaani khasaaraha dhaliyay ayaa waxaa lagu qaaday xeeb iyo hoteello ku yaal dalka Ivory Coast ee dhaca qaaradda Afrika.
Weerarkaani ayaa waxaa qaaday Kooxo falaago ah, waxa ayna halkaasi ku dileen dad farabadan oo u badnaa kuwo xiligaasi fadhiyay xeebta.
Weerarka ayaa waxaa ku dhintay 14 qof oo rayid ah iyo laba askeri, kuwaasi oo ku kala sugnaa gudaha iyo banaanka Hoteelka.
Madaxweynaha dalka Ivory Coast, Alassane Ouattara, ayaa sheegay in weerarkaasi uu yahay mid argagixiso isla markaana ay ka tashandoonaan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-shabaab watay Doonyo oo Caawa la wareegay...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa Caawa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Gacarad ee gobolka mudug oo hoos yimaada degmada Jariiban.
Maleeshiyaadkaani oo kasoo duulaantagay dhinaca badda, ayaa watay Doonyo dhowr ah waxa ayna maqrib dhicii deegaankaasi kula hadleen dadka deegaanka.
Maleeshiyada ayaa dadka deegaanka u sheegay in qasdigooda uusan aheyn deegaanka Gacarad, balse ay marti ku yihiin deegaanka.
Maleeshiyada ayaa sidoo kale dadka deegaanka u sheegay in mid kamid ah Doonyihii ay wateen ay uga dhex ciladowday Badda, sidaana ay Magaalada kusoo galeen.
Maleeshiyaadku ma sheegin halka ay ku wajahnaayeen oo ay u sii gudbi doonaan, waxaana jira warar sheegaya in Isgaarsiinta iyo leyrarka magaalada ay Caawa go'an yihiin.
Waa markii u horeysay ee Al-Shabaab qabsadaan deegaan ka tirsan Puntland, marka laga reebo in dagaalyahano taabacsan Al-Shabaab oo saldhigyo ku leh buuraleyda Galgala, halkaasoo dhowr jeer oo hore uu dagaal ku dhex maray ciidanka Puntland iyo Al-Shabaab.
Geesta kale, Maamulka Puntland ayaan wali ka hadal arrintaani cusub, waxaase la filayaa in saacadaha soo socda uu war kasoo baxo.Caasimada Online