Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Wararka Dibada: Kurdida oo Waqooyiga Siiriya Uga...

$
0
0

Xogaga Kurdida ee ka dagaalamaya Waqooyiga wadanka Siiriya ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay ismaamul Federaal ah oo ay ku magacaabeen Rojava.
Ismaamulkan ayaa la sheegay inuu kamid noqon doono dowlada Federaal ah oo loo dhiso wadanka Siiriya, sidaas waxaa shaaciyey siyaasiyiinta Kurdida Siiriya oo markii ugu horeysay dhistay maamul u gaar ah.
Go'aankan ayaa lagu soo beegay xili isniintii uu magaalada Geneva ee dalka Switzerland ka furmay wadahadalka lagu dhex dhexaadinayo dowlada Siiriya iyo kooxaha mucaaridka ah.
Beesha Caalamka gaar ahaan Qaramada Midoobay Ergayga u qaabilsan Siiriya ayaa todobaadkii hore ka dhawaajiyey in xalka kaliya ee dalka Siiriya uu yahay nidaam Federaal ah oo wadankaasi laga dhaqan geliyo.
Dalka Siiriya oo ay ku loolamayaan kooxo kala gedisan ayaa waxaa kamid kooxaha ugu awooda badan Kurdida Waqooyiga Siiriya oo ku guuleystay inay dhul fiican ka qabsadaan kooxda Daacish, sida magaalada Kobani oo ay dagaalo xoogleh ka dhaceen dhamaadkii 2014 illaa iyo sanadkii hore 2015.
Balse dowlada Turkiga oo xaduud la wadaagta Siiriya ayaa si weyn uga soo horjeeda in Kurdida ay maamul u gaar ah ka sameystaan dhulka saaran xaduudooda.
Turkiga ayaa ka cabsi qaba in maamul Kurdida ka sameystaan waqooyiga Siiriya ay u fududeyn doonto kooxaha Kurdida ka dagaalamaya gudaha Turkiga inay saldhigyo iyo goobo ay gabaad ka dhigtaan ay ka sameystaan gudaha Siiriya.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Puntland oo guulo ka sheegatay dagaalkii...

$
0
0

Garowe(Puntland Post) Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa guulo waa weyn ka gaaray dagaalkii ay maanta galinkii danbe ku qaadeen maleeshiyadii hubaysnayd ee ku sugnayd deeggaanka la yiraahdo Bad-qado oo ka tirsan Gobalka Nugaal.
Ciidanka ayay wararku sheegayaan inay dagaalkaasi kaga dileen maleeshiyada ku dhowaad 15-dagaal yahano tiro ku dhowna labaatan ay kaga dhaawaceen, waxaana Puntland Post loo sheegay in lagu wadi sidii warbaahinta loogu soo bandhigi lahaa dhaawacyada iyo dhimashada kooxdaasi loo gaystey.
Wasiir ka tirsan xukumadda Puntland oo caawa la hadlay Puntland Post waxa uu sheegay in dowladdu guulo la taaban karo ka gaareen kooxdaasi oo lasoo marin habaabiyay, waxayna xukumaddu sheegtey in saacadaha soo socda lasoo afjari doono howlgalada socda oo guul ku dhow.
Dhanka kale ma jirto war rasmi ah oo dowladda kasoo baxay isla markasna sheegaya tirada ciidan ee kaga dhigtay, balse warar madax banaan ayaa tilmaaya in dhanka Puntland labo askari kaga dhinteen afar kalena dhaawac fudud soo gaaray.
Ciidanka difaaca gaar ahaan kuwa PIA ayaa weli ku hareeraysan xoogagii galay togga SUUJ, waxaana wararka qaar sheegayaan inay ku socoto madaafiic laguna rajo weyn yahay in beri lasoo bandhigo guulaha dagaalkaasi Puntland ka gaartey.PUNTLAND POST
The post Dowladda Puntland oo guulo ka sheegatay dagaalkii galabta ka dhacay duleedka Godob-jiiraan appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Midabka maqaarka jirka qofka noocee ugu fiican

$
0
0

Jago u magacaabidda Lula da Silva oo la diiday

$
0
0

Nabadoon Maxamed Baahale oo geeriyoodey

$
0
0

Kn: Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka Jubbaland kuwoodii ugu miisaanka cuslaa ayaa geeriyoodey, wuxuuna marxuumka noqonayaa oday dhaqameedkii labaad oo Jubbaland ka baxa muddo bil gudaheed ah.
Maxamed Baahale ayaa lagu xusuustaa kaalintii uu ka qaatay nabad ku wada noolaanshaha beelaha Jubbaland 20kii sano ee dagaalada sokeeye ay dalka ka jireen. Waxa uu marxuumka tii rabbi ugu timid magaalada Nairobi oo uu muddo ku xanuunsanaa.
Mas'uuliyiin ka tirsan Jubbaland ayaa waxa ay geerida marxuumka oga tacsiyeeyeen Xildhibaan Bashiir Maxamed Baahale oo ah guddoomiyaha guddiga habdhawrka baarlamaanka Jubbaland, iyo ganacsade Najiib Maxamed Baahale waxayna alle oga baryeen in uu naxariistii eebbe ka waraabiyo marxuumka, Bashiir iyo ehelkii kalana samir iyo iimaan ka siiyo.
Bishii hore waxaa degmada Afmadoow ku geeriyoodey Nabadoon Cumar Feen oo isku lood ay ahaayeen Maxamed Baahale.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:- Musasalkii (Jaceylkii Waalida ) Q16aad

$
0
0

Musasalkaan Jaceylkii waalida ama Rab Se Sohna Isshq waa musasal Qiso Cajiib ah xanbaarsan waxa soo saaray Jay Mehta's Jay Production waana filim gil gilay Dunida waxaa JilaayoEkta Kaul as Sahiba / Anu
Ashish Sharma as Ranveer
Kanan Malhotra as Daljeet Singh
Anuj Thakur as Ronak, Fateh
Mansi Shrivastav as Heer, Daljeet's Daughter
Sukirti Kandpal as Jasveer(Jazz)
Pramod Moutho as father of Jasveer(Jazz)
Vicky Arora as Mohit
Jass Bhatia as Happy
Neha Janpandit as Mallika
Aryan Vaid as Harry
Malini Kapoor as Beauty
Manmeet Singh as Manmeet Singh
Ekroop Bedi
Waxaa lagu turjumay Afkeena Hooyo Af-somaali waxa idin turjumay Bahda Curubo Films oo had iyo jeer u taagan Qancintiina

Somali cabinet discusses drought situation in the...

$
0
0

The cabinet ministers of the federal republic of Somalia have held on Thursday their weekly meeting in Mogadishu and discussed on the drought situation in parts of the country and its humanitarian consequences.
Chaired by the acting PM and justice minister Abdullah Ahmed Jama (Ilka-Jir), the cabinet noted with deep concern the the prevailing situation in Somalia, with one of the worst ever drought in two decades.
Council stressed the need for forming a drought response committee to fully mobilize emergency relief for the suffering of the Somali people who are currently in critical need of help.
The Drought Response Committee, which is made up of 8 ministers was asigned to asses the scale of the drought in the country.
The Drought Response Committee, which is made up of 8 ministers will work out contingency plans to tackle the drought situation, according to a statement seen by Radio Shabelle.
Somali federal government, with the support of th einternational aid agencies are expected to address the drought impacts in local and regional areas to save the lives of tens of thousand of people who are dying for hunger and lack of water in some regions in the country.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Soo Afmeeray...

$
0
0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo bil ah safar shaqo kujoogey waddanka Maraykanka ayaa maanta 18-March-2016 soo gaadhey magaalada Addis Ababa ee Xarunta Waddanka Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda ugu sarraysa dalkaasi isagoo kala hadli doona guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaan kooxaha argagixisada alshabaab oo kusii xoogaysanaya geeska Afrika.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa intaasi kadib waxa uu usoo gudbi doona Puntland maadaama ay maalmihii ugu dambeeyey ay dawladdiisu ku jirtey dagaal adag oo lagaga sifaynayo Puntland kooxaha Burcad diimeedka ah ee duullaanka kusoo qaaday qaybo kamid ah deegaan xeebeedka Puntland.
Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa sheegay in Puntland ay isaga filantahay guluf walba oo ka dhan ah Puntland oo ay soo qaadaan kooxaha argagixisada ah iyo cid walba oo isku dayda inay khalkhal ka abuurto Puntland.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada qalaba sida ee dawladda Puntland ay xaq u leeyihiin in ay helaan taakulada ay helaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa oo Amisom balse aanay jirin wax baahi ah oo Puntland u qabto in ciidamo shisheeye la keeno.--DHAMMAAD---XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.
The post Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Soo Afmeeray Safarkiisii shaqo ee uu ku joogey Qaaradda Ameerika appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia oo noqotay dalka ugu farxadda badan dalalka...

$
0
0

Soomaaliya ayaa kaalinta 76-aad ka gashay warbixinta farxadda adduunka ee sanadda 2016, sida lagu sheegay warbixintaas oo maanta soo baxday.
Inkasta oo Soomaaliya ay kaalinta 76 ka gashay qiimeynta adduunka, haddana dadka Soomaalida waa dadka ugu farxadda badan shacabka dalalka Afrika ee saxaraha ka hooseeya, sida lagu sheegay warbixintan oo ay si wada jir ah usoo saareen hay'adda SDSN iyo machadka dhulka ee jaamacadda Columbia University ee dalka Mareykanka.
Sidoo kale Soomaaliya ayaa kaalinta afaraad ka gashay guud ahaan dalalka Afrika, waxaana ka horreeya dalalka Algeria, Mauritius iyo Libya, oo kala galay kaalimaha koowaad, labaad iyo saddexaad.
Soomaaliya waxa ay ka hooreysaa dalalka deriska la ah sida Ethiopia, Kenya iyo Jabuuti.
Sida ay warbixintan leedahay Dadka Soomaalida ayaa ka farxad badan shacabka dalal ka nabad iyo horumar wanaagsan, sida Turkiga, Shiinaha, Urdun, Iran, Nigeria, Pakistan, Ciraaq, Masar, Greece iyo Portugal.
Tobanka dal ee ugu horreeya Afrika, ayaa kala ah, Algeria, Mauritius Libya, Somalia, Tunisia, Nigeria, Zambia, Namibia, Ethiopia and South Africa.
Hase yeeshee, dadka ku nool dalal badan oo Afrikaan ah, oo ay ku jiraan dalalka, Burundi, Benin, Rwanda, Guinea, Liberia, Tanzania, Madagascar, iyo Togo, ayaa ah kuwa ugu farxadda yar adduunka, sida lagu sheegay Warbixinta Farxadda adduunak ee 2016.
Jon Clifton, oo ah la-agaasimaha kooxda cilmi-baarista sameysay ee fadhigeedu yahay Mareykanka ee Gallup, ayaa sheegay in waxyaabaha ay warbixintu eegtay ay ku jiraan dhaqaalaha, heerka nolosha, musuq maasuqa, xoriyadda iyo taageerada bulshada.
"Warbixintu waxay eegtay lix waxyaabood, hase yeeshee tan ugu muhiimsan waa dhaqaalaha" ayuu yiri.
Clifton ayaa sheegay in cudurka dilaaga ah ee Ebola ee galbeedka Afrika uu kaalin weyn ka qaatay in dalka Liberia uu meel hoos ka galo warbixinta, sababtuna ay tahay in heerka nololeed ee dadka uu sameeyey cudurkan.
Warbixinta waxa ay sheegtay in dalka Denmark uu yahay kan ugu farxadda badan adduunka, waxaana kusoo xiga dalka Switzerland.
Dalalka kale ee galay tobanka kaalin ee ugu horreeya waa Iceland, Norway, Finland, Canada, Netherlands, New Zealand, Australia iyo Sweden.
Xigasho: VOA
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland oo cadeysay gaabiska ku yimid xiriirka kala...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Golaha wasiiradda Puntland oo maanta oo Arbaca yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaasi oo ay uga hadlayeen xaalada amaan ee deegaanada maamulka Puntland.
Golaha ayaa shirkooda uga hadlay arrimo dhowr ah, waxa ayna Wasiiradu cadeeyen inuusan jirin wax iskaashi ah oo ka dhexeeya Dowladda fadaraalka iyo Maamul goboleedyada, waxayna ku tilmaameen midaa ayaan daro jirta, ayna Al-shabaab u sahashay inay kusoo dulaan xeebaha Puntland.
Golaha waxa ay sheegen in gaabinta dhanka Dowlada ay horseedi karto dhibaato iyo wada shaqeyn la'aan dhexmarta DF iyo Maamulada dalka.
Golaha waxa ay sidoo kale, walaac gaar ah ka muujiyeen ciidamada NATO ee kusugan xeebaha Puntland oo aan ka qayb qaadanayn dagaalka ciidamada difaaca Puntland iyo kooxda duulaanka ah.
HOOS KA AKHRISO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Howl gal la xiriira weerarkii Paris oo ka dhacay...

$
0
0

Warbixin: Safarkii Madaxweynaha Dawladda Puntland ee...

$
0
0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka ambabaxay 16-Feb-2016 magaalada Garoowe Ee Caasimadda Dawladda Puntland kuna sii jeedey Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa uu safarkiisu daarranaa kobcinta dhaqaalaha Puntland, Tayaynta dhisamaha Kaabayaasha dhaqaalaha Puntland, Adkaynta nabad-gelyada guud ee Puntland iyo geeddi socodka nabadda Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa markii uu ka degey garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa waxaa uu kulamo laqaatay Madaxda ugu sarraysa dalkaasi waxaana ay kawada hadleen hannaanka geeddi-socodka doorashooyinka dalka Soomaaliya ee 2016-ka, isagoona u gudbiyey aragtida shacabka Puntland ee ah in aanay oggolaan doonin in dalka dib loogu celiyo hannaankii awood qaybsiga qabiilka ee 4.5 kaas oo dalka lagu soo maamulayey 16-kii sanno ee ugu dambeyey.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxaa uu kulamo laqaatay shirkadaha dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha ee dalkaasi, waxaana uu kala hadlay sidii ay Puntland u maal-gashan lahaayeen isla markaana ay Puntland uga faa'iidaysan lahayd khibraddooda iyo aqoontoodaba si loo dar-dargeliyo dedaalka ay dawladda Puntland ugu jirto dhismaha kaabayaasha dhaqaaleheeda.
Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu kulamo laqaatay wasaaradaha Ganacsiga, Kalluumaysiga, Tamarta iyo laamaha Ammaanka dalkaasi waxaana uu kala hadlay furitaanka Kastamka TUUR DIBI si uu u xoogaysto xidhiidhka ganacsi ee ka dhexeeya Puntland iyo Itoobiya iyo sidii looga wadashaqayn lahaa adkaynta nabad gelyada labada dhinac.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 23-Feb-2016 waxaa uu u ambabaxay Qaaradda Ameerika isogoona safarro ku kala tegey waddamada maraykan iyo Kanada(Canada) gaar ahaan magaalooyinka Washington DC, Toronto-Canada, Ohio iyo magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo St.Poul waxaana kusoo dhoweeyey kumannaan Soomaali ah.
Madaxweynaha ayaa muddadii uu ku sugnaa waddanka Maraykanka waxa uu kulamo gaar gaar ah la qaatay xubno kamid ah madaxda dalkaasi o ay kamid yihiin Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaas, uqaabilsanaha maraykanka ee arrimaha Afrika, xubno katirsan Baarlamaanka dalkaasi Aqalka sare iyo Aqalka hoose ee Congress-ka.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu kulamo laqaatay Madaxda Hay'adaha deeqaha bixiya ee Maraykanka ah ee Puntland ka fuliya Mashaariicda horumarineed oo ay kamid tahay hay'adda USAID , waxaana uu kala hadlay hay'adahaasi sidii ay usii wadi lahaayeen mashaariicda ay ka fuliyaan Puntland.
Jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku dhaqan waddamada Maraykanka iyo Canada ayaa u qabtay Madaxweynaha munaasabado waaweyn oo ay kusoo dhoweynayeen waxaana kasoo qayb galay kumannaan qof oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib.
Madaxweynaha Dawladda Puntand ayaa Jaaliyadaha Soomaaliyeed waxaa uu uga warbixiyey xaaladda guud ee dalka Soomaaliya iyo horumarka baaxadda leh ee ka socda Puntland, sidoo kale arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya ayuu Madaxweynuhu ku dheeraaday isagoona xusay in dawladda Federaalku kadib markii ay kufashilantay hawlihii loo igmaday oo ay kamid ahayd 2016-ka dalka in laga qabto doorasho hal-qof iyo hal-cod ah in ay doonayso in dalka dib loogu loogu celiyo hannaankii awood qaybsiga qabiilka ee 4.5.
Ugu dambayntii, Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Jaaliyadaha Soomaaliyeed u sheegay Puntland in aanay marnaba oggolaan doonin in dalka dib loogu celiyo hannaankii 4.5 kaasoo ummadda Soomaaliyeed ka lumiyey waddadii dawladnimada iyo qarannimada.--DHAMMAAD--XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA PUNTLAND.
The post Warbixin: Safarkii Madaxweynaha Dawladda Puntland ee Itoobiy, Maraykanka, Kanada iyo guulihii laga dhaxlay appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo sida Indonesia u maareysa kalluumaysiga sharci...

$
0
0

Daawo todobaadkan oo kale taariikhda

$
0
0

Salah Abdelsam oo lagu qabtay Brussels

$
0
0

C/W Gaas oo gaaray Adis-Ababa kuna wajahan..

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Addis ababa ee cariga dalka Ethiopia.
Madaxweyne C/wali Gaas, ayaa kasoo dhamaaday socdaal uu muddo ku joogay Dalka Mareykanka waxa uuna maanta bilaabay in magaalada Addis ababa uu kulamo kula qaato madaxda Dowladaasi.
Gaas ayaa madaxdaasi kala hadlaaya arrimo la xiriira dagaalka ay Puntland kula jirto maleeshiyaadka duulaanka ku ah deegaanada maamulka ee ku dhuumaaleysaneysa gododka Gobolka Nugaal.
Wararku waxa ay sidoo kale sheegayaan in Ethiopia uu weydiisan doono Hub uu kula dagaalamo maleeshiyaadka, waxaana lagu wadaa in maanta ama bari uu gaaro magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.
Lama oga waxa dib u laabashada madaxweynaha Puntland ay kusoo kordhin doonto Dagaalka lagula jiro maleeshiyaadka.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Arag sawir qosol badan: Nidaamka 4.5 oo gaaray heer...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Sawirkaani ayaa waxa uu muujinayaa heerka uu Soomaalida ka gaarsiisan yahay qaadashada Nidaamka 4.5, waxaana Sawirka lagu matalay in qoys wada noolaa ay ku kala tagayaan 4.5.
Aabaha qoyska ayaa isaga qaba in aaminaanshihiisa 4.5, ay ku kala tagi karaan isaga iyo Xaaskiisa iyo waliba carruurta ay wada dhaleen, halka Hooyada gurigana ay dalbaneyso in meesha laga saaro Siyaasada amaba aysan isku furin wax la xiriira 4.5.
Hooyada ayaa sidoo kale, dalbaneysa inaan gurigeeda loo burburin aaminaanshiyaha uu ninkeeda aaminsan yahay 4.5, waxa ayna ku cabaadeysaa in asalba aysan isku qabin nidaamkaasi.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Faallo: Ma is dooranaa mise waan ku darsanaa?

$
0
0

Dowladihii ku-meelgaarka ahaa ee Dalka soo marey 2004 ilaa 2012 wakhtiga Kala guurka ama dhamaadka Xukunka xiligan oo kale waxaa loo fekeri jirey ama sidii loo gaari lahaa Dowlad cusub, waxaana la arki jirey shirar badan iyo mashquul zaa'id ah oo looga hadlaayo aayaha Dalka iyo danta ummadda soomaaliyeed.
Inkastoo sanadkii la soo dhaafey ay dhaceen shirar loogu magacdarey madasha wadataashiga aayaha Soomaaliya ama high level partnership form (HPLF) oo in ka badan afar jeer ka dhahay gudaha Dalka Ayaa waxaa lagu heshiiyey in qaabka doorashada dalka ay noqoto sidan Soo socota:- aqalka sare in lagu soo xulo qaabka Dowlad-Gobaleedyada, aqalka xoose ama Baarlamaankana lagu soo xulo qaabka 4.5 ama afar beelood iyo bar.
Sanadka aan ku jirno 2016 waxaa Dalka turkey magaalada istanbul ka dhacay shirka aan soo sheeney mid la mid ah, oo bar bar socdey shir kale oo la magacbaxay Diirad Saarida Horumarka Soomaaliya Focusing on progress of Somalia (FPS) oo looga hadlaayey caawinaadii la siiyey Dowaldda hada jirta.
FG. Madasha wadataashiga qaran waxaa ay ka koobneyd todoba xubnood oo Kala ah sidan:- Madaxweynaha Dowladda Dhaxe, Ra'iisul Wasaaraha, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Madaxweynaha Puntland, Madaxweynaha koonfur Galbeed, Madaxweynaha Galmudug Iyo Madaxweynaha jubbaland.
Marso ilaa Abriil Sanad 2016 waxaa Dowladda laga sugaayey qorshe oo Dadka Soomaaliyeed ay la wadaagaan oo tilmaamaya qaab ka looga baxayo xiliga Kala guur ka ah.
Hase ahaatee waxaa muuqa saan saan la yaab leh oo dad badan u cuntami doonin oo ah iska dabawageer ( gorey god gal god diin gal, diin god gal god gorey gal )
Madaxda sare waxaad moodaa in ay fekerayaan qaab wakhti dheereysi ah ama Dib u dhigid xiliga doorasha oo ay ku doonayaan xukun dheereysi iyo fulinta dantooda gaar ka ah, taasina Waxay ka soo horjeedaa gaaritaanka dantaguud ee qaranka.
waxaa Jira arin caalamku uu san ogolaaneyn oo ah in Dalka uu Dowlad la'aan noqdo inkastoo Dowladnimada uu saldhig u yahay Baarlamaanka mar Walba.
Hadaba akhriste maxaa ka dhihi laheyd hadii madaxda hada talada heysa ay la soo geed fadhiistaan xili kororsi iyo dib u dhigid xiliga doorashada ee ku beegan August ilaa September 2016.
Guntii iyo gebagebadii horaa waxaa loo yiri tagtaa iska daayee timaado u toog haay, Soomaaliya ha midowdo.
Qore. Mohamed Abdullahi Ahmed
Email. mohamedabdullahi2000@gmail.comAfeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra'yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA...

$
0
0

Agaasimaha wakalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo Maanta Booqday Xarunta ay wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ay ku leedahay Magaalada Nairobi.
Agaasimaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Al-Cadaala ayaa Maanta Booqday Xarunta ugu weyn wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ee qaaradda Afrika,taasi oo ku taala Magaalada Nairobi.
Agaasimaha ayaa waxaa xarunta wakaalada wararka Shiinaha ee Shinwa ku soo dhaweeyay agaasimaha guud ee wakaalada Mr Yuwan,waxana lagu soo wareejiyay qeybaha ay ka koobantahay xaruntasi.
Agaasimaha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa kala hadlay mas'uuliyiinta wakaalada Wararka Shiimaha ee Shinwa sidii ay uga taageeri lahaayeen dhanka kor u qaadida xirfadda shaqaalaha Wakaalada iyo qalabkaba.
Agaasimayaasha Labada Wakaaladood ayaa isku af gartay ka shaqeynta Bandhig lagu soo badndhigayo Sawirada sida ay caasimadda Muqdisho ahayd Xiligii Nabada iyo sida ay noqotay ka dib burburkii,kuwasi oo ku jira Keydka wakaalada wakaalada wararka Shiinaha ee Shinwa.
Agaasimaha guud ee wakaalada wararka shiinaha ee Afrika Mr Yuwan ayaa sheegay in uu rajeynayo in uu kori doono oo uu xogeysan doono xiriirka u dhaxeeyo Labada Wakaaladod, isagoo nabad iyo barwaaqo u rajeeyay shacabka Soomaaliyeed.
Agaasimaha Wakaalada wararka Soomaalieed ee SONNA Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Al-Cadaala ayaa sheegay in uu agaasimaha guud ee Wakaalada wararka Shiinaha ee afrika uu kala hadlay sidii ay wada shaqeyn u dhax mari lahayd labada wakaaladood iyo sidii ay xogta isku dhaafsan lahaayen.
Agaasime Cadaala ayaa sheegay in uu ka codsaday Mas'uuliyiinta wakaalada wararka Shiinaha ee Shinwa sidii ay shaqalaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ugu taageeri lahaayen dhanka kor u qaadida xirfadooda iyo dhanka qalabkaba.
Waa Markii ugu Horeeyay ee agaasimaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA Cabdiiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala uu booqdo xarunta ugu weyn ee wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ee qaarada Afrika,taasi fadhigeedi yahay Magaalada Nairobi.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:- Musasalkii (Jaceylkii Waalida ) Q17aad