Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Michael Keating oo bogaadiyey sida ay Puntland uga...

$
0
0

Muqdisho(Puntland Post)-Qoraal uu soo saaray ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating Ayaa lagu cambaareeyey dulaankii ay kooxda Al-shabaab ku qaaday degaanada nabdoon ee Puntland gaar'ahaan Gobalada Mudug iyo Nugaal.
Danjire Michael Keating ayaa dhinaca kale Dawlada Puntland iyo Ciidamadeeda ku bogaadiyey gacantii adkayd ee ay ku qabteen kooxdii soo duushay, wuxuu sheegay inay Ciidamada Puntland kaga adkaadeen maleeshiyaadkan tuulada Garacad iyo Toga suuj oo ay maalmihii u danbeeyey kula dagaalamayeen koox katirsan Alshabaab.
Michael Keating Ayaa Dawlada Soomaaliya ku bogaadiyey inay taageero sanad ciidan ah u fidisay Dawlada Puntland oo dagaal kula jirtey koox argagixiso ah.
Dadka reer Puntland ayaa hadalka Keating u arka mid xiligeedii kasoo daahay, maadama ay Beesha Caalamku ka aamusnayd dagaalka ay Puntland kula jirto kooxaha kusoo duulay 14-kii Bishan, aysana wax gacana kusiin dagaalkaas, marka laga reebo Dawlada Emaraatka oo taageero kooban soo gaarsiisay Puntland.Puntland Post
The post Michael Keating oo bogaadiyey sida ay Puntland uga jawaabtay kooxdii soo weerartay appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ismaaciil Cumar Geelle oo facebook dacwo ka ah

$
0
0

Jabuuti (Caasimada Online) - Maxkamad ku taala magaalada Dublin ee dalka Ireland ayaa loo gudbiyay qoraal uu saxiixay madaxweynaha Jabuuri Ismaciil Cumar Geele oo cadeyneysa in madaxweynaha Jabuuti uu dacwo kayahay shirkada Facebook.
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la sheegay inuu Maxkamadda Sare ee dalka Ireland oo ku taalla magaalladda Dublin u gudbiyey qoraal ka dhan ah Shirkadda Facebook oo ka mid ah Isku-xirka Warbaahinadda ay Bulshadda ku xiriiraan.
Wargeyska Toddobaadlaha ee The Sunday times ee dalka Britain ayaa shaacisay inuu Madaxweynuhu qarka u saaran yahay inuu Dacwadaasi u gudbiyo Maxkamadda Sare ee Dublin, inkastoo aysan kala caddayn waxa uu Madaxweynuhu ku dacwoonayo.
Madaxweynaha Jabuuti waxa uu kireystay Kooxda Qareenadda ee Johnsons oo fadhigeeda ku yaallo magaalladda Belfast ee dalka Waqooyiga Ireland.
Paul Tweed oo xubin ka ah Qareenadda Johnsons waxa uu ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo, wuxuuna ku gaabsaday inay noqon karto mid aan munaasab ku ahayn in sidaas la sameeyo.
Shirkada facebook ayaa ah mid si weyn caalamka looga yaqaano waxaana ku xiriira dadweyne badan oo dacalada dunida jooga, lamina hayo ilaa iyo hadda waxyaabaha keenay in dacwada uu gudbiyo madaxweynaha Jabuuti.Caasimada OnlineXafiiska JabuutiCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro: GAAS oo booqday ciidamada Puntland

$
0
0

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas oo ay wehlinayaan mas'uuliyiin kale, ayaa booqday Cusbitalka weyne ee magaalada Garoowe oo ay ku jiraan Ciidamada maamulka ee kusoo dhaawacmay jiida dagaalka.
Madaxweyne Gaas ayaa mid mid u gacanqaaday dhaawacyada waxa uuna ugu hambalyeeyay guulaha ay usoo hoyiyeen shacabka oo ay ka difaacen maleeshiyaadka kusoo duulay.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo sawirrada: Meydadka iyo dhaawacyada...

$
0
0

Garoowe (Caasimada Online) - Saraakiisha Ciidamada Maamulka Puntland ayaa goordhow soo bandhigay Meydadka iyo dhaawacyada maleeshiyaadkii ka dagaalamaayay deegaanada hoostaga Gobolka Nugaal ee maamulka Puntland.
Saraakiisha ayaa sheegtay in maleeshiyaad badan ay ku dileen Dagaalka balse meydadka qaarkood aysan soo bandhigi karin waxa ayna sheegen in tirada Meydadka ah oo ay soo bandhigeen ay qeyb ka yihiin maleeshiyaadkii lagu dilay dagaalka.
Inta la'ogyahay dhimashada maleeshiyada ayaa ah 65, halka dhaawaca gacanta lagu hayana ay yihiin ilaa 5 kuwaasi oo gabi ahaan gacanta ugu jira Ciidamada.
Sidoo kale, maxaabiista ciidamada isku soo dhiibtay ayaa tirro ahaan gaaraya 30, waxaa sidoo kale gacanta lagaga dhigay saanad millateri oo tiro badan.
Maamulka ayaa sidoo kale sheegay in dagaalka looga dilay hal askari, halka dhaawacyaduna ay gaarayaan ilaa 5.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:- Musasalkii (Jaceylkii Waalida ) Q20aad

$
0
0

Musasalkaan Jaceylkii waalida ama Rab Se Sohna Isshq waa musasal Qiso Cajiib ah xanbaarsan waxa soo saaray Jay Mehta's Jay Production waana filim gil gilay Dunida waxaa JilaayoEkta Kaul as Sahiba / Anu
Ashish Sharma as Ranveer
Kanan Malhotra as Daljeet Singh
Anuj Thakur as Ronak, Fateh
Mansi Shrivastav as Heer, Daljeet's Daughter
Sukirti Kandpal as Jasveer(Jazz)
Pramod Moutho as father of Jasveer(Jazz)
Vicky Arora as Mohit
Jass Bhatia as Happy
Neha Janpandit as Mallika
Aryan Vaid as Harry
Malini Kapoor as Beauty
Manmeet Singh as Manmeet Singh
Ekroop Bedi
Waxaa lagu turjumay Afkeena Hooyo Af-somaali waxa idin turjumay Bahda Curubo Films oo had iyo jeer u taagan Qancintiina
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Juuq La’aan : Nin Qabiid ah oo lagu soo qabtay Suuj!

$
0
0

Kn: Muddo todobaad ah ayay warbaahinta hadal heysay dagaalka ciidamada Puntland ay la galeen dagaalyahada Alshabaab ee loogu talogalay in lagu mashquuliyo Puntland, waxayna saxaafadda soo bandhigeysey muuqaalo iyo sawirro kala duwan.
Hase yeeshee malaha sawirkii ugu micnaha badnaa ee xubinta Juuq La'aan ee sawirada u kuurgasha ay heshey ayaa kan halkan idiinkaga muuqda, kaasi oo malaha soo koobaya waxa meesha ka dhacay iyo kuwa ay yihiin kooxdani naf la caariga ah.
Waxaa sawirka idiinkaga muuqda ninka aad aragtaan ee garkiisa uu cinreystey iyo carruurta aanan qaan gaarin ee uu dagaalka usoo gardaadiyey.
Waxaad maleyn kartaan waxa loosoo sheegey carruurtani iyo waxa maskaxdooda lagu soo qufuley.
Tani waa marin habaabintii ugu weyneyd ee aad qiyaasi karto in dad lagu sameeyo, xitaa caruurta ma garanayaan sababta ay u dagaalamayaan, ma ahan kuwa xitaa ka gabanaya xabbada kusoo dhacaysa, mana ahan kuwa xitaa si wanaagsan u garanaya halka ay joogaan.
Inkasta oo aysan dhaawacyo sidaas u badan jirkooda ka muuqanin, haddana dhaawaca maskax ahaan soo gaaray carruurtani ayaa ah mid inta noloshooda ka dhiman.
Ninkani qabiidka ah ee aad halkan ka aragtaan sawirkiisa waa mid damiirka oo dhan ka dhintey, kaasi oo usoo tafo xeytey in uu ciribtiro ummadda Soomaaliyeed isaga oo u adeegaya dano aanan la ogeyn kuwa ay danta u yihiin.
Hase yeeshee waxa soo cimri gaabiyey ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ee saanta fudud, kuwaasi oo gacanta kusoo dhigey ninkani, wuxuuna wajihi doonaa caddaalada.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo...

$
0
0

Bal Ila Arag Qisadan Nabiga SCW Ninkii Ugu Horeeyay...

$
0
0

Nabiga CSW, Qof uu Dil ku Xukumay waxaa ugu Horeeyay Cikrama Bin Abii Jahal, Haddaba, Cikrama Makka wuu ka Cararay Maadama Dil lagu Xukumay, Yemen ayuuna Magan galayo ku galay, Sowjadiisii Maxay Sameysay Markuu Ninkeedii Cararay? Bal ila Arag:-
Umu Xakiim waa Xaaskii Cikrama waxey u timid Rasuulka CSW Wey islaantay, ka dib waxey tiri:- Rasuulki Alloow waxaa kaa Orday Cikrama oo Ninkeyga ah Yemen ayuu u Orday, Asagoo ka Cabsanaayo inaad Disho, iska Amaan geli, Amaanakallaahu ilaahay Haku Aamaan geliyee,
Rasuulka CSW, wuxuu yiri:- Aamin waaye (yacni wuu ka Aqbalay Codsiheeda). Isla Waqtigaas wey baxday Raadintiisii ayey u Baxday wey ka Daba timid, waxayna ku tiri:- Waxaan kaaga Imid Dadka midka ugu Fadliga badan Aktiisa,
Dadka midka ugu Baarinimo badan Agtiisa, Dadka midka ugu Kheyrka badan Agtiisa (yacni Nabiga CSW ayey ka wadaa) Ammaan ayaan kaaga soo qaaday, waana ku Amaan Geliyay Nabigee Naftaada ha Halaajinin ee Soo noqo. kolkaas ayuu yiri:- Adiga maa la Hadashay?, waxey tiri:- Haa Anaa la Hadlay,
Waana ku Amaan Galiyay. kama eysan Suulin iney Aamin Galineyso ayna Dajineyso ilaa uu la soo Noqday. intey soo Socdeen wuxuu Damcay inuu la Qalweeyo wey ka Diiday, Diidmo mida ugu Daran waxeyna ku tiri:- Aniga Muslimad ayaan ahay,
Adna Mushrik iima soo Dhawaan kartit, Cikrama aad ayuu ula yaabay oo weligeed Amarkiisa ma Diidin, kolkaas ayuu yiri:- Amarkaan aad Maanta igu Diiday ma Sahlano.
Nabiga CSW, ayey iskula yimaadeen Cikrama wuxuu yiri:- yaa Muxammad, Umu Xakiim waxey ii Sheegtay inaad i Aamin Gelisay ee Runteed miyaa? Nabiga CSW, ayaa ugu Jawaabay:- Run bey Sheektay Aamin baa Tahay, Haddaba, Cikrama isla markiiba wuu Soo Islaamay.
(ILAAHOOW DIINTAADA U GAR-GAAR).
W.Q:- Macoow Ustaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nin loo raadinayo weerarkii Paris

$
0
0

Fire engulfs the biggest hospitals in Mogadishu,...

$
0
0

A fire tore through the Surgery Unit of Medina hospital, the biggest medical center in Mogadishu, Somali capital before dawn on Monday, a medical official said.
Confirming the incident, Medina hospital director Dr. Mohamed Yusuf said an intense blaze that appeared to have severely damaged the operating room (OR) and medical equipments in the building.
Similarly, a nearby mother and child hospital named "Benadir" caught on fire, prompting the evacuation of the patients, including children, to safety sectors, but medicine burnt down by the flames.
Fire fighters managed to contain the blaze, and All patients and medical staff members at both hospitals were safe after the fire tragedy, authorities said.
Meanwhile, Yusuf Jimale, the new mayor of Mogadishu paid a tour the hospital to observe the scale of the fire engulfed the facility and he said the security forces will launch a probe into the cause once the fire is fully extinguished.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiye Muuse Biixi Oo Bilaabay Qorshe Uu Kursiga...

$
0
0

Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta bilaabay bilowga qorshe uu kursiga kaga takhluusaayo gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ka dib inqilaabkii sandalada Suber Awal ee fashilmey. Gudoomiyaha ayaa waxaa uu kulan arintani ku dar dar galinaayo oo qado ah isku yeedhay badiba xildhibaanada Golaha wakiilada kaga jira xisbiga Kulmiye oo uuu hor kacaayo Gudoomiye ku xigeenka golahaasi Baashe Maxamed Faarax kaas oo ka dhacay Hotel Maansoor.
lama garan karo natiijada ka soo baxdey kulankaasi balse ilo ka ag dhaw kulankaasibale arintan ayaa waxaa ay ku soo beegmeysaa wakhti uu Gudoomiye Muuse Biixi lagu eedeynaayo in uu ka danbeeyey qorshe lagu caleemo saaray suldaan cusub oo ay yeelaneyso beesha Suber Awal isla markaana lagu af ganbinaayey sandalada Beeshaasi kaas oo ay dadku sheegayan in uu noqdey mid aan noqon sidii lau talo galay isla markaana fashilmey .
Muuse Biixi gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa waxaa la sheegayaa in ficilkan ay ku kaliftey isaga oo aaminsan in gudoomiye Ciro oo tartan kula jira xisbga Kulmiye isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Waddani uu lacago badan ka helo golaha wakiilada iyo kursiga uu ku fadhiyo ee Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland.
Waxaana xogo hoose oo ay helayso waaheen sheegayan in kulankan abaabulkiisauu iska lahaa isla markaana soo qaban qaabiyey xildhibaan Obama oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland kuna abtirsada xisbiga Kulmiye isla markaana u muuqda mid uu rabo in uu kaga aar guto cadho uu ka qaaday gudida musuq maasuqa oo dhawaan gudoomiye Ciro ka qaday Xildhibaan Obama
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-shabab oo Soo Bandhigtay Gadiidkii iyo Hubkii ay...

$
0
0

Waxay sheegen in Ciidamada Somaliya ka Dileen 70 Askari, tiro intaasi badana ay ka dhaawaceenHargeysa(Waaheen) Ciidanka xarakada alshabaab ayaa waxa ay soo bandhigeen gaadiid dagaal oo ay ciidanka somaliya kaga qabsadeen dagaal ay shalay ku qaadeen xiro ciidanka somaliya ay dagan yihiin oo ku taala deegaanka laant Buuro oo ka tirsan gobolka shabeelada hoose halkaasi oo ay ku dileen ciidan tiradooda lagu sheegay ugu yaraan 70 askri,
Saldhigan ay weerarka ku qaadeen oo 40km u jira caasimada dalka somaliya ee muqdisho ayaa waxa y sheegeen in ay ku qabsadeen gaadiid tiradiisu dhan tahay todoba gaadhi oo iskugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa kale ee ay ciidanku isticmaalaan,
Gaadiidkaan ayaa waxaa ka mid ah; Shan kuwa Qoryaha lagu rakibo ah, ee ay Istimcaalaan ciidamada dowada Soomaaliya, waxaa kaloo ku jira gaariga loo yaqaan PG-ga oo dhawaan ciidamada dowladda Somalia loogu deeqay,
Soo bandhiga gaadiidka ay shabaab soo bandhigtay ayaa kusoo beegmaya xilli maalintii doraad ahayd uu Sarkaal ka tiran ciidanka dawlada somaliya uu sheegay in hal gaadhi oo kali ay ciidanka shabaab kala baxeen xeradii ciidan ee ay soo weerareenm
Xarakada ka dagaalanta somaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeyey waday qorshayaal gaadmo ah oo ay ku weerarto ciidanka dawlada somaliya iyo Amisom eek u sugan dalkaasi.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qeybtii Koowaad Sagaashan Iyo Sagaal Camal Oo Lagu...

$
0
0

Waa run in qof kastaa uu jecel yahay inuu sameeyo camal fiican oo uu ku galo Jannada hadaba maadaama qof waliba is waydiin karo maxay yihiin waxyaabaha jannada lagu galo? Waxaan halkan ku soo qori doonaa A A 99 waxyaabood oo lagu galo Jannada, iyadoo aan la soo koobi Karin waxyaabaha Jannada lagu galo caawa 99 ayaan halkan idiinku soo gudbinayaa.
1)A A A A A Qofka Islaamaa wuxuu gelayaa Jannada.
2)A A A A A Qofka ku dhawaaqaa Laalilaah illaaah Jannada ayuu gelayaa.
3)A A A A A Cida ugu horaysa ee Jannada gelaysaa waa muslimiinta.
4)A A A A A Qofka ku dhinta kelmada Laa ilaah ilaa Llaah janada ayuu gelayaa.
5)A A A A A Qofka dadka kula dhaqma sida uu jecelyahay in loola dhaqmo ee wacan jannada ayuuA gelayaa.
6)A A A A A Qofka dhinta isagoon Illaahay u shirki yeelin Jannada ayuu gelayaa.
7)A A A A A Qofka isagoo sujuudsan dhintaa Jannada ayuu gelayaa .
8)A A A A A Qofka sooman ee dhinta Jannada ayuu gelayaa.
9)A A A A A Qofka isagoo Xajjaya dhintaa Janada ayuu gelayaa,
10)A Qofka Illaahay Rabinimo uga raali noqda Muhamedna Nebinimo diintana islaamnimo uga raali noqda.
11)A Qofka Alle ka cabsadaa jannada ayuu galaa
12)A Qofka adeeca Allle iyo Rasuulkeena scw Janaduu gala,
13)A Qofka Magacyada Illaahay xafidaa Jannaduu gala.
14)A Qofka Illaahay dartii u dhididaa Janaduu gala
15)A Qofka u boodhoobaan adimadiisu Ilaahay dartii jannaduu gala
16)A Qofka u ooya Ilaahay dartii jannaduu gala.
17)A Qofka isagoo camal wanaagsan ka shaqaynayaa dhintaa Jannada ayuu gala.
18)A Qofka Illaahay xusaa janaduu gala
19)A Qofka seexda isaggoo ilaahay xusay oo ducaystay jannaduu gala,
20)A Eedaanka oo aad ka daba tidhaaho eedaamaha Jannadaa lagu galaa.
21)A Qofka tukada maalintii 12 rakcadood oo sune ah jannaduu gelayaa.
22)A Qofka tukada labada qabow waa casar iyo cishee jannaduu gelayaa.
23)A Qofka aamina in salaadaha Illaahay ku waajibiyey xaqiijiyana tukashadooda janaduu galaa.
24)A Qofka tukada intaan qoraxdu soo bixin iyo intaanay dhicin Illaahayna aaminsan janaduu galaa.
25)A Qofka waysaysta ee tukadaa janaduu galaa.
La Soco Qeybta Labaad Maalinta Beri Ah Haduu ALLE Idmo
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Raggii fuliyey qaraxyada Belgium oo ay...

$
0
0

Brussels (Caasimada Online) - Ururka Daacish ayaa sheegatay mas'uuliyadda weeraro saddex ah oo maanta ruxay magaalada Brussels ee dalka Belgium, ayada oo laba ka mid ah qaraxyada ka dhaceen garoonka diyaaradaha magaalada, halka mid kalena uu ka dhacay xarunta tareenada laga raacay.
Qaraxyaadaasi, waxaa ku dhintay in kabadan 34 ruux, ayada oo 230 ay ku dhaawacmeen, waxaana qoraal ururkaasi soo dhigay baraha bulshada ku sheegtay inay ka dambeeyeen mas'uuliyadda qaraxyadda xarunta Builgium.
Dadka dhintay waxaa kamid ah saddex ruux oo dalka Maraykanka u dhashay, waxaana qaraxyada ka dhacay garoonka midkood uu fuliyay ruux isku xiray waxyaabaha qarxa.
Dalka Builgium ayaa la aaminsayahay inuu u ololeynayay howlgallo ka dhan ah kooxda Islaamiga ah ka dagaallanta qaybo kamid ah Bariga dhexe, balse arrintaasi si cad uma baahin mas'uuliyiinta dalkaas.
Qaraxyadan ayaa saamayn ku yeeshay dhammaan waddamada xarumahoodu ku yaallaan Brusels, waxaana socdo kulamo kala duwan oo laga yeelanayo xaaladdan soo korortay.
Madaxweynaha Dalka Maraykanka Barack Obama oo ka hadlayay falka maanta dhacay, ayaa iclaamiyay in laa caawiyo waddanka Beulgium, wuxuunta inaasi raaciyay in laga guulaysan karo kooxa argagixisada xilli uu ka hadlayay dalka Cuba shir ka dhacay.
Ma jirto cid loo soo qaybtay weeraradii dhacay, balse xukuumadda fadhigeedu yahay Brussels, ayaa sheegtay inay soo qaban doonaan cid walbo oo arrinta gacan ka gaysatay. Waxaa jira saddex nin oo kaamirada qarsoodiga ah ay qabatay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Amin Camir oo sawir ka sameeyey dagaalkii P/L

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxaniiste Amiin Arts ayaa sawirkaani ku cabiray Dagaalkii u dhexeeyay Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaadka gowracatada Al-shabaab ee dooneysa in dalka oo idil ay ka dhigto qubuuro.
Sawirkaani ayaa lagu muujiyay in Ciidamada Puntland ay cashar lama ilaawaan ah u dhigeen maleeshiyaadka, waxa ayna taasi ka turjumeysaa in guusha ay Ciidamadu gaaren jab lixaad leh ay ku tahay maleeshiyada Al-shabaab.
Farshaxaniistaha ayaa maleeshiyada ka dhigay mid orda, mid jiifta iyo mid ay xaaladu ku xuntahay taasi oo micnaheedu tahay jabka maleeshiyada kasoo raacay dagaalka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiir Odowaa: Reer Hiiraan waa loo talin jiray

$
0
0

(Beledweyne. Caasimadda Online) RW JFS CCC ayaa saakay ka degay magaalada Beledweyne. Safarka RW ayaa waxaa uu qeyb ka yahay xal u helidda maamul u sameynta Sh. Dhexe & Hiiraan.
RW. Ayaa waxaa garoonka Beledweyne ku soo dhaweeyay masuuliyiinta Gobolka Hiiraan. Wafdiga oo aay ku wehliyaan socdaalkiisaan xubno ay ka mid yihiin; Wasiirka Warfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], Wasiirka Dhallinyarrada iyo Cayaaraha, Maxamed C/llaahi Xasan Nuux, Taliyaha Hay'adada Nabad-sugida, Jen. C/raxmaan Tuur-Yare iyo Xildhibaanno ka tirsan Baalamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ugaaska Beesha Xawaadle iyo RW ayaa waxaa aay ku ballansan yihiin in aay berrito 9 subaxnimo.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Odowaa ayaa waxaa uu noqday caqabada ugu weyn ee hortaagan maamul u sameynta labada gobol. Wasiir Odowaa ayaa aaminsan in aanay muhiim ahayn ka mid ahaanshaha beesha Xawaadle, maamul u sameynta labada gobol ee Sh. Dhexe iyo Hiiraan. Hadalada wasiirka ayaa waxaa ka mid ahaa "Reer Hiiraan weligood waa loo talin jiray, haddana waa loo talinaa" taasoo aad uga careysiisay siyaasiyiinta iyo wax garadka beesha Xawaadle.
Ilaa hadda lama oga, in RW uu aqbali doono rabitaanka beesha Xawaadle oo ah
1. In gogosha maamul u sameynta labada gobol la keeno Beledweyne.
2. In Reer Hiiraan loo madax banneeyo aaya ka talinta siyaasadda gobolka
3. In Dowladda dhexe aay faraha kala baxdo xulida ergada iyo hab maamuuska maamul u sameynta laba gobol.
Wixii faahfaahin oo soo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaaCaasimadda OnlineXafiiska Hiiraan.caasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Kumanaan...

$
0
0

Hargaysa (Somaliland.Org): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Maanta kumanaan ka mid ah shacbi weynaha ku dhaqan caasimadda Hargeysa kula tukaday Salaad Roob-doon ah garoonka kubbadda cagta ee Hargaysa Stadium.
Salaada Roob-doonta ah oo shalay dalka oo dhan si weyn looga oogay ayaa madaxweyne Siilaanyo waxa uu kumanaan dadweyne ah kula tukaday garoonka kubbadda cagta ee Hargaysa Stadium, waxaa ka qeyb galay Wasiirro ka tirsan xukuumadda, culimawdiin iyo dadweyne kale oo aad u badan.
Wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa habeen hore ku war gelisay dhammaanba dadweynaha reer Somaliland in laga wada qayb qaato tukashadda salaadda roob-doonta ah si ILLAAHAY looga baryo in uu ka dul qaado abaarta baahsan ee dalka ka jirta, taasi oo saamaysay dad iyo duunyaba. Waxaana shalay gelinkii hore muddo saacado ah aan shaqaynin dhammaanba xafiisyadda dawladda, xarumaha ganacsiga ee gaarka loo leeyahay iyo goobaha waxbarashadda taasi oo ka danbaysay amar ka soo baxay wasaaradda diinta iyo awqaafta si ay dadweynuhu uga qayb qaataan tukshadda salaadii Roob-doonta ahayd.
Madaxweynaha oo tukashadii salaada Roob-doonta ahayd kadib khudbad kooban u jeediyay dadweynihii halkaasi ku tukaday ayaa ku duceeyey in ILLAAHAY ka aqbalo baryada ummadda, isla markaana uu raxmaadkiisa si deg-deg ah ugu shubbo.
Waxaanu yidhi "Waxaan halkan isugu soo baxnay in aan ILLAAHAY ka barinno, in uu Madar (roob) khayr qaba ina siiyo, in uu abaarta innaga kor qaado. ILLAAHAY waxaynu ka barayaynaa in uu quluubteenna isku soo celiyo, in uu khayrka ina waafajiyo."
Sidoo kale, waxaa halkaasi madaxweynaha Ka hor khudbad ku saabsan Roob-doonta ka jeediyey wasiirka diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil C/laahi Axmed oo isagu dadka tukiyey, waxaanu ku baaqay in la is-wada cafiyo ILLAAHAY-na loo toobad celiyo."In kulaylkan iyo abaaruhu ay yihiin dunuub dadka ka timid, oo ay ka toobad keenaan waayi, dhibaatada ka timid dunuubtaasina ay saamaysay Bahayinka (xoolaha) iyo makhluuqa kale ee xayawaanku ka mid ka yihiin oo ay gaadhay"ayuu yidhi Wasiirku.
Sidoo kale wasiir Khaliil waxa uu ku adkeeyey bulshadda in la is-caawiyo oo la isu gar-gaaro la isna taakuleeyo cidiba ciddii ay ka hayn roontayna ay wax ku taakulayso dadka tabaalaysan. Dhinaca kale madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa isna shalay boqolaal dadweyne ah waxa uu salaadda Roob-doonta ah kula tukaday masjidka weyn ee Cali Mataan ee ku yaalla badhtamaha caasimadda Hargaysa. Sidoo kale dhamaanba goboladda iyo degmooyinka dalkan Somaliland ayaa shalay laga tukaday salaadda Roob-doonta ah, iyadoo ay tukashadda salaadahani yihiin mid ay adoomuhu Eebe kaga baryayaan in uu ka soo jabiyo abaaraha baahsan ee dalka ka jira, iyadoo maalmihii la soo dhaafay haraad iyo macaluul ay dad ugu dhinteen gobolka Awdal.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muuse Biixi Oo La Shiray Xildhibaanno Iyo Saraakiil...

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org):-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir wadatashi ah la yeeshay xildhibaannada Gobolka Wakiillada ugu jira xisbiga.
Kulan casuumad qado ah oo hoggaanka xisbiga KULMIYE ku sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa shalay, kaas oo ay isugu yimaadeen xildhibaannada matalada xisbiga ee Golaha Wakiillada, ayaa ujeeddadiisu la xidhiidhay is-xogwaraysi la xidhiidha xaaladaha kala duwan ee dalka.
Guddoomiye Muuse Biixi iyo masuuliyiin xisbiga ah oo wehelinayey iyo mudanayaasha KULMIYE ee Wakiillada waxay iska warraysteen arrimaha kala duwan oo ku wajahan dhinacyada xaaladaha nololeed iyo siyaasadda dalka.
Qodobada lagaga wadahadalay kulanka waxa ka mid ahaa xaaladda abaarta daran ee ka taagan dalka iyo dadaallada gurmadka dadka la gaadhsiinayo oo la istusay in la sii dardargeliyo, sidoo kalena waxa la iska waraystay diiwaangelinta codbixiyayaasha ka socota gobolkii saddexaad oo ah Saaxil iyo degmooyinka Gabiley iyo Balli-gubadle, iyadoo xildhibaannada lagu dardaaray inay ka qaybqaataan wacyigelinta iyo dhiirrigelinta dadweynaha ee is-diiwaangelinta.
Waxa kaloo madaxda KULMIYE iyo xildhibaannada ugu jira Wakiilladu wax iska waydiiyeen hawlaha doorashooyinka madaxtinimada iyo Baarlamaanka ee soo socda iyo sida loogu baahan yahay in xisbigu si wayn ugu diyaargaroobo.
Ugu dambayntii, hoggaanka KULMIYE iyo mudanayaasha u matala aqalka Wakiillada Somaliland waxay isla qaateen inay isugu yimaadaan kulamo kale oo qayb ka ah wadatashiyada xisbiga.
Geesta kalena, Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa kulan la yeeshay madaxda hay'adda caalamiga ah ee SAFERWORLD oo fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska, kana shaqaysa xoojinta nabadda, ka hortagista khilaafaadka iyo ka shaqaynta arrimaha dimuqraadiyadda.
Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayeen Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Maxamed Kaahin Axmed, Afhayeenka xisbiga Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaadhaafi) iyo masuuliyiin kale, ayaa shalay xarunta xisbiga ku qaabilay wefti ka socda hay'adda SAFERWORLD oo ka koobnaa afar xubnood oo uu hoggaaminayey madaxa xafiiska hay'adda ee Somaliland Mr. Cabdijaliil Daahir, waxaanay ka wadahadleen wada shaqayn cusub oo dhe xmari doonta xisbiga iyo ururkan caalamiga ah.
Kulanka ayaa ka sakow isbarasho dhexmartay hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo masuuliyiinta hay'adda, waxa lagu falanqeeyey horumarinta dimuqraadiyadda Somaliland iyo arrimaha labada dhinac ka wada shaqayn karaan, waxaanna saraakiisha SAFERWORLD xuseen inay danaynayaan in xisbiga ay kala shaqeeyaan tababarro la siiyo muraaqibiinta ka hawlgali doona doorashooyinka kala duwan ee qorshaysan inay dalka ka qabsoomaan horraanta sannadka 2017. Waxa kaloo ay sheegeen inay kala shaqaynayaan KULMIYE awoodaynta hay'adaha xisbiga.
Dhankooda, madaxda xisbiga KULMIYE waxay soo dhaweeyeen qorshaha hay'adda SAFERWORLD, waxaanay ku wargaliyeen inay diyaar u yihiin la shaqaynta cid kastoo danaynaysa horumarinta nidaamka dimuqradiyadaynta Somaliland.
Weftiga hay'adda SAFERWORLD waxa kaloo xubno ka ahaa; Oliver Chevraen oo ah maamulaha mashaariicda, Marjorie Walla oo ah khabiir sare oo la-taliye mashaariicda ah iyo Cabdi Cali oo isna ah la-taliyaha mashruuca.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland Oo Ka Qeybgashay Shir Ay ka Qeyb-galeen...

$
0
0

LONDON(Somaliland.Org)- Shir lagaga hadlayo ammaanka madaaradda adduunka ayaa saaka ka furmay magaaladda London ee dalka Ingiriiska kaasi oo ay ka qeybgaleen 21 wadan oo caalamka ku yaalla, oo Somaliland ka mid tahay.
Shirkan waxa ka qeyb galay dalal ka kala socday Yurub, Asia iyo Africa.Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal xalay niskii dambe ka soo baxay wasaaradda duulista iyo hawadda Somaliland, oo lagu sheegay inuu shirkaasi Somaliland matalayo Maamulaha madaarka Cigaal International ee Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil.
"Shir lagaga hadlaayo Amaanka Madaraada Aduunka ayaa Saaka ka furmay Magaalada London ee Caasimada Dalka Brittan, shirkan oo ay ka qaybgaleen Madax ka socota 21 Wadan oo aduunka ah, ayaa waxaa ka mid ahaa Somaliland oo uu uga Qaybgalay Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf Ismaaciil, halka ay 20 ka Wadan ee kale, ka kala socdeen Africa , Asia, iyo Yurub."ayaa lagu yidhi qoraalkan.
"Shirkan oo uu furay Wasiirka Gaadiidka Mr. Robert Good Will, ayaa waxa uu socon doona muddo saddex Maamood ah, waxana diirada lagu saari doona Arrimo ay ka mid yihiin Amaanka Madaarrada Adduunka iyo Diyaaradaha, Wasiirka Gaadiidka Britain waxa uu halkaa ka soo jeediyey in kor loo qaado Amaanka Madaarrada isla mar ahaantaasna la muujiyo feejignaan dheeraad ah."
Warbixinta wasaaradda duulistu waxay intaas ku dartay "Intii uu socday waxaa halkaa lagu soo bandhigay warbixin laga diyaariyey qaraxii Diyaaradda Daallo ee ka dhacay wadanka Soomaaliya gaar ahaan Caasimada Muqdisho, sidoo kale waxaa iyana lagu soo bandhigay warbixin laga diyaariyey weererkii Karachi Pakistan, waxaana la isla qaadaa dhigay sidii looga hor tagi lahaa weeraro noocan oo kale ah oo yimaada."
"Tallaabadan ayaa guul weyn u noqan karta Somaliland macluumaad badan oo xaga Amaanka ahna ay ka faa'iidaysaa, Maadaama ay xogaha wadaagayaan dhamaan Masuuliyiinta ka kala socota wadamadaas.Dhinaca kale waxaa Maamulaha Madaarka Cigaal ku soo dhaweeyay markii uu gaadhay wadanka Britain Jahliyada Wadankaas ee Reer Somaliland,"ayaa lagu soo gunaanaday bayaanka wasaaradda Duulista.
Somaliland.org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Dacwad lagu oogay Wasiirka Warfaafinta Somalia...

$
0
0

ASOJ.ORG -
Wasiirka Warfaafinta Mohamed Cabdi Xayir Maareye,wuxuu ku eedeeysan yahay inuu dilay Wariyeyaal ay ka mid ahaayeen Hindiya Xaaji iyo Cabdullahi Caanogeel.
Wasiirka wuxuu xiray,wuxuu u hanjabay Wariyeyaal madaxbanaan oo Soomaaliyeed.
Wasiirka wuxuu xaqiray awoodda xubnaha gudigga madaxabanaan ee loo doortay iney soo diyaariyaan Sharcigga Xeerka Saxaafadda,wuxuuna Baarlamaanka horgeeyay xeer ku xadgudbaya madaxbanaanidda iyo xaquuqda Suxufiga,isagoo ka been abuuray gudiggii xeerkaas sharciyan loo igmaday soo diyaarintiisa kaas oo aan xubin ka ahaay.
Wasiirka Warfaafinta wuxuu lacag laaluusha siiyay shaqsiyaad lagu sheegay gudigga madaxabanaan ee xalinta khilaafka Nusoj kuwaas oo aan marnaba heysan saxiixa Ururadda Saxaafadda ka jira Somalia.
Wasiirka Warfaafinta Somalia wuxuu ku xadgudbay madaxbanaanidda Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ isagoo nin gacan ku dhiigle ah oo lagu magacaabo Mohamed Ibrahim Bakistan ku sheegay inuu yahay xoghayaha guud ee NUSOJ.
Wasiir Maareeye wuxuu lunsaday oo lagu dacweeyay lacago uu magaca Ururadda Saxaafadda madaxa banaan iyo kan Nusoj ku cunay taas oo dacwadiisa laga furay Kenya ,ayna xukun ku riday Maxkamadda sare ee dalkaas.
Wasiirka Warfaafinta Somalia wuxuu soo saaray amaro uu Shirkadaha Internetka Muqdisho ku amray iney xanibaan booqashadda Website-yadda madaxabanaan ee Somalia,isagoo fasaxay Website=yadda Al-Shabaab ee maalin walba baahiya warbixinadda lagu gaaleeysiiyo indhaha bulshadda Soomaaliyeed sidoo kalena lagu hanuuniyo dhalinta Soomaaliyeed.
Wasiirka Wuxuu ku eedeeysan yahay inuu ka mid yahay argagixisadda Al-Shabaab sida uu xaqiijiyay Xasan Xanafi Xaaji.taas oo ka dhigan inaan xiriir toosa iyo mid dad badan lala yeelan karin qof argagixiso ah.
Wasiirka wuxuu ku kacay qiyaano Qaran,isagoo jibiyay qodob ka mida Dastuurka uu ku dhaartay ee dhigaya iney Muqadas tahay Midnimadda Jamhuuriyadda Somalia.
Wasiir Maareeye wuxuu warbaahinta ka sheegay tirooyin kala duwan iney Somaliland ahaan jirtay hadana tahay dal madaxbanaan ,isagoo markii ugu dambeeysay maalintii Axadda ee la soo dhaafay Madaxweynaha hortiisa ka yiri "Somaliland waa dal uusan UN-ka aqoonsaneeyn oo aan ka mid ahay goboladda Somalia"
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ oo tixraacaya dimbiyadda uu galay Wasiirka Warfaafinta Mr Maareeye.
Asoj oo tixraaceeyso go-aanadda ka soo baxay hogaanka sharciga ee nusoj,Ururadda Saxaafadda madaxabanaan ee Puntland ,Galmudug,Khaatumo,Awdal,Jubaland,Hiiraan,Shabeeladda dhexe,Banaadir,Shabeeladda hoose,Koofur Galbeed waxaan si rasmiya xiriirka ugu jarnay Wasiirka Warfaafinta Somalia anagoon u hogaansami doonin go-aankasta oo ka soo baxa.
ASOJ waxeey Suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu dhaaranayaa,una xaqiijineysaa inaan dacwad la xiriirta dhamaan dimbiyadda uu galay Maareeye ku oognay taas oo aad dhawaan maqli doontaan natiijadeeda.
ASOJ wuxuu Suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu bishaareeynayaa in la joojiyay lacagahii la siin jiray Gacan ku dhiigle Mohamed Bakistan iyo Wasiir Maareeye taas oo si sharci daro iyo been abuura looga qaadi jiray Hay'ado Yurub iyo Mareykan ah kuwaas oo fadhigoodu yahay Kenya.
Ugu dambeyn Ururka ASOJ oo ku hadlaya codka Ururadda ka jira goboladda dalka Somalia iyo kan Suxufiyiinta madaxabanaan ee Soomaaliyeed ma aqbali doono go-aankasta oo ka soo baxa guddi ku sheega xalinta Khilaafaadka NUSOJ iyo Wasaaradda Warfaafinta,waxaana ku baaqeeynaa in si degdega loo turbixiyo Xeerka sharcigga Saxaafadda madaxabanaan ee Jamhuuriyadda Somalia.