Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somaliland Oo Ka Qayb Gashay Shir Caalamiya Oo...

$
0
0

London(Waaheen) Shir lagaga hadlayo ammaanka madaaradda adduunka ayaa saaka ka furmay magaaladda London ee dalka Ingiriiska kaasi oo ay ka qeybgaleen 21 wadan oo caalamka ku yaalla, oo Somaliland ka mid tahay.
Shirkan waxa ka qeyb galay dalal ka kala socday Yurub, Asia iyo Africa.Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal xalay niskii dambe ka soo baxay wasaaradda duulista iyo hawadda Somaliland, oo lagu sheegay inuu shirkaasi Somaliland matalayo Maamulaha madaarka Cigaal International ee Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil.
"Shir lagaga hadlaayo Amaanka Madaraada Aduunka ayaa Saaka ka furmay Magaalada London ee Caasimada Dalka Brittan, shirkan oo ay ka qaybgaleen Madax ka socota 21 Wadan oo aduunka ah, ayaa
waxaa ka mid ahaa Somaliland oo uu uga Qaybgalay Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf Ismaaciil, halka ay 20 ka Wadan ee kale, ka kala socdeen Africa , Asia, iyo Yurub."ayaa lagu yidhi qoraalkan.
"Shirkan oo uu furay Wasiirka Gaadiidka Mr. Robert Good Will, ayaa waxa uu socon doona muddo saddex Maamood ah, waxana diirada lagu saari doona Arrimo ay ka mid yihiin Amaanka Madaarrada Adduunka iyo Diyaaradaha, Wasiirka Gaadiidka Britain waxa uu halkaa ka soo jeediyey in kor loo qaado Amaanka Madaarrada isla mar ahaantaasna la muujiyo feejignaan dheeraad ah."
Warbixinta wasaaradda duulistu waxay intaas ku dartay "Intii uu socday waxaa halkaa lagu soo bandhigay warbixin laga diyaariyey qaraxii Diyaaradda Daallo ee ka dhacay wadanka Soomaaliya gaar ahaan Caasimada Muqdisho, sidoo kale waxaa iyana lagu soo bandhigay warbixin laga diyaariyey weererkii Karachi Pakistan, waxaana la isla qaadaa dhigay sidii looga hor tagi lahaa weeraro noocan oo kale ah oo yimaada."
"Tallaabadan ayaa guul weyn u noqan karta Somaliland macluumaad badan oo xaga Amaanka ahna ay ka faa'iidaysaa, Maadaama ay xogaha wadaagayaan dhamaan Masuuliyiinta ka kala socota wadamadaas.Dhinaca kale waxaa Maamulaha Madaarka Cigaal ku soo dhaweeyay markii uu gaadhay wadanka Britain Jahliyada Wadankaas ee Reer Somaliland,"ayaa lagu soo gunaanaday bayaanka wasaaradda Duulista.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Puntland cidan ay ka Cabaadayaan ee ay Leeyihiin...

$
0
0

Hargeysa (Waaheen) Suldaan Maxmaed Muuse (Cune) oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Tog-dheer ayaa sheegay in cida la dagaalamaysa Maamulka Puntland ay tahay Dhalinyaradii ay Puntland hore ugu dirtay Koonfurta Somaliya ka dibna Al-shabab soo noqday kuwaasi oo dib iyagii ugu soo noqday.
Waxaanu sheegay in Maamulka Puntland yahay cida kali ah ee Somaliya ka degiladahay isla markan Dhibta Somaliya halka laga soo maleego ay tahay Xarunta Maamulka Garoowe. "Puntland cida ay ka Cabadayaan ee ay leeyihiin halanaga soo gaadho waa dhalinyaradii Koonfur ay u direen, oo dib ugu soo noqday, marka reer Puntland cidina idiinku imanmayso, Puntland waxay bar madoow ku tahay Somalida, waayo Somaliland ayaa khaati ka taagan, Galmudug ayaa khaati ka taagan"
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SONSAF oo Cadaysay in Kulmiye iyo Waddani Olole u...

$
0
0

Abaaraha ka jira Gabiley iyo Baligubadle waxay sameyn taban ku keentay Diwaangalintii deeganadaasiHargeysa(Waaheen) Warbixin qoraal ah oo ka soo baxday dalladda SONSAF ayaa sheegtay in xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE bilaabeen olole hoose oo ay isku soo bax samaynayaan taageerayaashoodu,iyagoo muujinaya astaamaha labada xisbi."Inkasta oo ay xisbiyada qaranku si weyn uga qeyb qaateen wacyigalinta, dardargalinta iyo dhiirigalinta dadweynuhu iney is-diwaangaliyaan, haddana waxa muuqatey iney ka soo dhex baxeen booqashooyinkii ay ku maraayeen goobaha diwaangalinta iyo gobollada ay ka socotaba iney wadeen olole hoose oo xoogan oo marmarka qaar ay ku muujinaayeen dareen isu soo baxyo waaweyn watey oo khalkhal galin karaayey horusocodka diwaangalinta socotey, gaar ahaan labada xisbi qaran ee KULMIYE iyo WADDANI, iyada oo ay goobjoogayaasha maxaliga ahi soo gudbiyeen in taageerayaasha labadaasi xisbi adeegsanaayeen astaamo muujinaaya calanka xisbiga iyo hoggaankiisaba, arrintaasi oo ka hor imaneysa habdhaqankii anshaxa suuban ee lagu dhaqaayey ee ay wada saxeexeen saddexda xisbi qaran iyo komishanka doorashooyinka qaranku."ayaa lagu yidhi qoraalka ka soo baxay Dalladda SONSAF.
Geesta kale,Dalladda SONSAF waxay sheegtay in loo baahan yahay kooxo cilad saarida qalabka diwaangalinta ah oo la kordhiyo,iyagoo sheegay in haddii kale caqabad farsamo ku keeni karto habsami u socodka diwaangalinta.
"Goobjoogayaasha maxaliga ahi waxa ay u soo jeedinayaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka "KDQ" in la kordhiyo kooxaha cilad saarayaasha ee goobahaasi joogaaya, si loo yareeyo caqabadaha farsamo ee dhici kara ama dhacey, waayo, waxa ay sababi karaan cabaqadahaasi iney dib u dhac farsamo ku keenaan hanaanka wacan ee ay u socoto diwaangalinta codbixiyayaashu. Si gaara gobolka Saaxil, waxa ay ahayd arrin taabatey, waayo waxa jira goobo xeebta durugsan ama buuraleyda ah oo waddo xumida ka jirtaa ay sababtey in kooxaha cilad saarayaashu ay wakhti qaadatey iney soo gaadhaan goobaha qaar oo cilado farsamo ka dhaceen"ayaa lagu yidhi warbixinta qoraalka ah ee ka soo baxday SONSAF.
Dhinac kale dalladda SONSAF waxay goobaha diwaangalinta ee Galbeedka Somaliland abaaro baahsan hayaan,isla markaana dadkii is diwaangalin lahaa ka hayaameen.
"Goobjoogayaasha maxaliga ahi waxa ay soo weriyeen in abaaraha baahsan ee ka dhacey deegaannada galbeedka Somaliland, gaar ahaan labada degmo doorasho ee Gabiley iyo Baligubadle ay saameyn weyn oo taban ay ku yeelatey deegaannadaasi dadka daga, oo niyad jab weyn ku keentay bulshada aaggaasi dagta, taasi oo sababtey in aaney si weyn iskugu soo bixin iney is diwaan galiyaan. Sidaa oo ay tahay haddana, dadka badankiisu wax ay u gudbeen xaggaasi iyo waddanka Itoobiya ee aynu jaarka nahay, taasi oo caqabad weyn ku noqotey iney dib u soo noqdaan saameynta abaarta awgeed si ay isu diwaan galiyaan. Si kastaba ha ahaatee, waxa ay SONSAF ku talineysaa in KDQ, ay tixgalin weyn siiyaan goobahaasi ay abaaruhu saameeyeen, in loo kordhiyo qalabka diwaangalinta ee ku sii hadhaaya goobaha cayiman in la kordhiyo si ay fursad ugu helaan dadkaasi iney isdiwaangaliyaan"ayaa lagu yidhi Warbixinta dalladda Sonsaf.
Si kasta ha ahaatee,Xisbiga Hoggaanka xisbiga UCID ayaa hore labada xisbi ee WADDANI iyo KUlMIYE ku eedeeyay inay kormeerkii diwaangalinta u bedeleen olole siyaasadeed.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xisbiga Kulmiye oo Xubnihii Shirkii Golaha Dhexe Ka...

$
0
0

Waxa kaloo halkan xisbigu ku caddaynaynaa in aan sinnaba loo adeegsan karin astaamaha Xisbiga ee ay ka mid yihiin Calanka, Summadaha iyo Magaca Xisbiga Hargeysa(Waaheen) Xisbiga talladda Somaliland, haya ayaa xilkii Golaha dhexe iyo xubinimadii xisbigaba ka saaray, shan xubnood oo ka mid ahaa kooxdii la baxday isbahaysiga isbedal doonka KULMIYE ee qaadacay shirkii golaha dhexe ee xisbigaasi ku doortay murrashaxiintiisa madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka ugu baratami doona doorashadda madaxtooyadda ee lagu wado inay dalka ka qabsoonto bisha March 2017-ka.
Shantan xubnood oo dhammaantood Wasiirro si wadar ah iskaga casilay bishii October 2015-kii xukuumadda Siilaanyo.
Digreetadda xisbiga KULMIYE lagaga saaray waxa ku saxeexnaa afhayeenka xisbul xaakimka KULMIYE Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), waxa lagu eedeeyay dastuur jabin.
"Sida ku cad warqadda sumadeedu tahay XK/XGX/0042185/2016, kuna taariikhaysan 23 March 2016 ee ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, taas oo lagu kala socodsiiyey hay'adaha ay khusayso, kadib markay wadatashi yeesheen Hoggaanka Sare ee Xisbiga iyo Guddida Fulinta, waxa caddaatay in xubnaha wadahadalka tooska ah kula jira xisbiyada Mucaaradka ah ay si badheedh ah uga horyimaadeen Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Xisbiga KULMIYE. Sidaas daraadeed, iyada oo la raacayo qodobada 11-aad iyo 13-aad ee Dastuurka Xisbiga KULMIYE waxay xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin laga bilaabo maanta oo bishu tahay 23 March 2016 ay gabi ahaanba lumiyeen xubinnimadii xisbiga KULMIYE, taas awgeedna, waxa lagala noqday xubinimadii Golaha Dhexe iyo tii Fulinta,"ayaa lagu yidhi qoraalkan.
Waxa kale oo looga digay xubnaha xisbiga laga saaray inay adeegsadaan astaamaha iyo magaca xisbiga KULMIYE. "Waxa kaloo halkan xisbigu ku caddaynaynaa in aan sinnaba loo adeegsan karin astaamaha Xisbiga ee ay ka mid yihiin Calanka, Summadaha iyo Magaca Xisbiga, sidoo kale, wax wadahadal iyo heshiis ah aanay cidna kula gali karin magaca Xisbiga KULMIYE xubnahaasi. Maanta laga bilaabo waxay u madaxbannaan yihiin in ay magacyadooda oo kaliya naftooda ku matalaan."
Xubnahaasi waxa ay kala yihiin:

  1. Cabdi Aw Daahir Cali. Waxa uu waayey Xubinimadii Guddida Fulinta ee Xisbiga, tii Golaha Dhexe iyo Xubinimadii Xisbiga.
  2. Cabdirisaaq Khaliif Axmed - Waxa uu waayey Xubinimadii Guddida Fulinta ee Xisbiga, tii Golaha Dhexe iyo Xubinimadii Xisbiga kadib markii uu hore u caddeeyey inuu ka baxay xisbiga.
  3. Xusseen Axmed Caydiid - Waxa uu waayey Xubinimadii Guddida Fulinta ee Xisbiga, tii Golaha Dhexe iyo Xubinimadii Xisbiga.
  4. Faarax Cilmi Geedoole - Waxa uu waayey Xubinimadii Golaha Dhexe iyo Xubinimadii Xisbiga.
  5. Cali Cabdi Saa'iq - Waxa uu waayey Xubinimadii Guddida Fulinta ee Xisbiga, tii Golaha Dhexe iyo Xubinimadii Xisbiga, kadib markii uu hore u caddeeyey inuu ka baxay xisbiga."

Sidoo kale waxa baaq loo diray xubno kale oo ay ka mid yihiin Guddoomiye Ku-xigeenadda labaad iyo saddexaad ee xisbigaasi Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo iyo Cabdiraxmaan Talyanle, ayaa lagu sheegay in xisbigoodu gacmo furan ku soo dhaweynayo "Xubnaha kale ee waajibaadkooda Xisbinimo muddada ka maqnaa, waxa aannu ugu yeedhaynaa in uu mar walba Xisbigu gacmo-furan ku qaabilayo walaalahooda bahweynta Xisbiga KULMIYE, kaalintoodiina ay sugayso,"ayaa lagu soo gunaanaday war-saxaafadeedka ka soo baxay xarunta KULMIYE.
Gobollada ay Ka Soo Kala Jeedaan Xubnaha Xisbiga laga saaray:

  • Cabdi aw Daahir Cali, Wasiirkii hore ee xaanaanada xoolaha, waxa uu ka soo jeedaa Galbeedka Burco iyo Daad-madheedh.
  • Xuseen Axmed Caydiid, oo ka mid ahaa aasaaseyaashii KULMIYE, waxa uu ka soo jeedaa gobolka Hawd.
  • Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud, waxa uu ka soo jeedaa gobolka Sool.
  • Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirkii hore ee Beeraha waxa uu ka soo jeedaa gobolka Awdal.
  • Cali Cabdi Saa'iq, Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Hawlaha Guud, waxa uu ka soo jeedaa beelaha laga tiradda badan yahay, waxaanu degaankiisu yahay Gabiley.

Xubnaha Aan Magacooda la soo Qaadin
Xubnaha isbahaysiga Isbedal doonka KULMIYE ka tirsanaa ee aan lagu xusin wareegtadan waxa kale oo ka mid ah Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirkii Hore ee Arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis, ahaana saddex murrashax oo doonayay inay tartamaan murrashaxnimadda Madaxweynaha KULMIYE.
Xubnaha Lala Heshiiyay: Waxa ka mid ah Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe)
Gabogabo:Isbahaysiga isbedal doonka KULMIYE waxay wada hadal la fureen xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo ay u socdaan wada xaajood ay ku munaaqishoonayaan. Waxaanay u badan tahay inay xisbigaasi cududooda iyo tii taageereyaashoodaba ku biiriyaan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Abaartu Waxay Saamaynta Ku Yeelatay Maaha Biyaha Oo...

$
0
0

Hargeysa (Waaheen):- Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka warbixiyay kulan ballaadhan oo uu la sheegay hay'adda cuntada iyo beeraha u qaabilsan Qarramada Midoobay iyo hay'ado kale oo xidhiidh la leh wasaarada xanaanada xoolaha.
Wasiir Cabdilaahi Cukuse, waxa kale oo uu sheegay in todobaadka fooda innagu soo haya ay bilaabi doonaan qorshe ay kaga hortagayaan waxyeelada ay abaartu u geysatay xoolaha nool ee dalka.
"Waxaannu la kulanay hay'adaha la shaqeeya wasaaradda xannaanada xoolaha Somaliland, ama gacan ka geysta caafimaadinta xoolaha dalka. waxa kale oo aanu u jeedinay baaq ku aadan in ay u diyaar garoobaan oo gacan ka geystaan abaarta wixii ay ka tari karaa,"ayuu yidhi Wasiirka xanaanadda Xooluhu, waxaanu intaas raaciyay. "Maalmahan waxa jiray abaarro, waxaad arkayseen raashin uun la sido, laakiin annagu intii aanu qaban karaynay waxay ahayd daawaynta xoolaha waanu socdaa gurmadkoodii, waanay soconaysaa todobaadkan oo dhan iyada oo ka bilaabantay gobollada iyo degmooyinka. Gurmadkii u dambeeyayna toddobaadkan ayuu ka bilaabmayaa gobollada iyo degmooynka dalka."
"Dalkeenna waxa ay abaartu saamaynta weyn ku yeelatay maaha biyaha oo kaliya, waxa ka khatarsan oo dhammaaday daaqii, halka keliya ee hadda laga helay caws waxa uu noqday gobolka Togdheer oo kaliya meelo ka mid ah, waa tii aad maqlayseen dhawr boqol oo gaadhi oo laga soo raray, meel kale oo loo ciirsado ma jirto oo xoolaha bari iyo galbeed-ba ku gaajoonaya ee ku daaq beelay marka xuduuda la raaco iyo marka xeebta la raacaba. markaa hay'addaha waxaanu ugu yeedhnay in ay u diyaar garoobaan sidii ay gacan uga geysan lahaayeen." Ayuu yidhi Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Cukuse.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Haweeney Gaajo Iyo Harraad Ugu Dhimatay...

$
0
0

Daawo:- Musasalkii (Jaceylkii Waalida ) Q22aad

$
0
0

Musasalkaan Jaceylkii waalida ama Rab Se Sohna Isshq waa musasal Qiso Cajiib ah xanbaarsan waxa soo saaray Jay Mehta's Jay Production waana filim gil gilay Dunida waxaa JilaayoEkta Kaul as Sahiba / Anu
Ashish Sharma as Ranveer
Kanan Malhotra as Daljeet Singh
Anuj Thakur as Ronak, Fateh
Mansi Shrivastav as Heer, Daljeet's Daughter
Sukirti Kandpal as Jasveer(Jazz)
Pramod Moutho as father of Jasveer(Jazz)
Vicky Arora as Mohit
Jass Bhatia as Happy
Neha Janpandit as Mallika
Aryan Vaid as Harry
Malini Kapoor as Beauty
Manmeet Singh as Manmeet Singh
Ekroop Bedi
Waxaa lagu turjumay Afkeena Hooyo Af-somaali waxa idin turjumay Bahda Curubo Films oo had iyo jeer u taagan Qancintiina
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Haween ka tirsan Al-shabaab iyo Hub ay wadeen oo la...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)- Ciidamada maamulka Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan Xaafado ku yaalla Koofurta Magaalada ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo kasoo cararay Dagaalkii ka dhacay deegaanada Puntland.
Maleeshiyaadka la qabtay ayaa waxaa ku jiray ilaa Seddex dumar kuwaasi oo xiliga la qabanaayay waday Hub noocyo kala duwan leh, sida ay sheegeen Saraakiisha maamulka.
Saraakiisha maamulka ayaa xaqiijisay in maleeshiyaadka la qabtay gabi ahaan kasoo baxsadeen Dagaalka ka dhacay aagga Garacad, kuwaasi oo dhaqdhaqaaq kawaday deegaano hoostaga maamulka.
Galmudug ayaa aad uga cabsi qabta in deegaanadeeda ay ka dhacaan Dagaal lamid ah kan ka dhacay deegaanada Puntland.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Agaasimaha Xiriirka Caalamiga Wasaaradda Warfaafinta...

$
0
0

Agasimaha Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Wasarada Warfafinta Somalia Mudane Cabdiraxiim Ciise Caddow oo howla shaqo u jooga waddanka Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay agasimaha warbahainta Waddanka Djibouti Mudane Ibrahin Miyir Cali.
Kulanka labada masuul waxa ay uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada wasaradood iyo sidii ay isku dhaafsadaan barnaashyada wacyigalinta iyo hormarinta labada waddan ee soomaaliya iyo Djabuuti oo Xiriir Saaxiibtinimo uu ka dhexeeyo.
"Aad ayaan uga mahadcelinayaa dowladda jabuuti iyo shacabkeeda oo mar walba garab taagan shacabka Soomaaliyeed, si gaar ah waxaan Xasuustaa dhinaca Radio Muqdisho oo maalin aan u baahneeyn uu M.weynaha Dalkan jabuut uu noogu deeqay qalab Istuudiyeyaal casri ah oo hadda radio muqdisho ku shaqeeyo"ayuu yari Mudane C.raxiim Ciise.
Agaasimaha Warbaahinta Jabuuti Mudane Ibrahin Miyir Cali ayaa dhinkiisa sheegay in warbaahinta Jabuuti ay diraar u tahay Iskaashi walaaltinimo iyo wax wada qabsi dhan walba ah, dhawaanna ay si wanaagsan u soo dhawaan doonan wafdi ka socda wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo Dalka Jabuuti ku wajahan.
Agaasimaha Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaliya Mudane C.raxiim Ciise Caddow ayaa hor dhac u ah wafdi sare oo ka socda wasaaradda warfaafinta kaas oo dhawaan dalkaasi ku wajahan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Somaliland Iyo Dullucda Kulan Uu La...

$
0
0

Hargeysa(Somaliland.Org):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa xafiiskiisa ku qaabilay laba danjire oo ka socday dawladda Ingiriiska oo socdaal shaqo ku yimid Somaliland.
Labadan Safiir oo kala ah safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ms. Harriet Mathews, oo ay weheliso Ms. Cat Evans oo ah ku xigeenka Safiirka dawladda Ingiriiska ee dalka Itoobiya.
Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax). Waxaanu u qornaa sidan:- "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa xafiiskiisa kula kulmay, safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ms. Harriet Mathews, oo ay weheliso Ms. Cat Evans oo ah ku xigeenka Safiirka dawladda Ingiriiska ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha oo ay kulanka ku weheliyeen Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Mudane, Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane, Cali Maxamed Warancade, Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta, Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali.
Ugu horayn madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa warbixin siiyey safiirrada Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya & Safiir ku xigeenka ingiriiska ee Itoobiya, waxaanu madaxweynuhu ku dheeraaday xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhexeeya Somaliland iyo Ingiriiska, kaas oo uu ku sheegay inuu ku dhisan yahay is qadarin iyo wada shaqayn, isagoo si gaara uga mahad naqay caawimooyinka tirada badan ee dawladda Ingiriisku ka geysato Somaliland, siiba dib-u-dhiska dalka, kobcinta dimuqraadiyada iyo adkaynta amniga, iyadoo dawladda Ingiriisku ka qeyb qaadato sanduuqa horumarinta Somaliland ee loo yaqaan (SDF).
Madaxweynuhu waxa kale oo uu in badan ka hadlay xaalada abaarta ee dalka ka jirta, taas oo uu ku sifeeyey abaar dheeraatay oo caam yeeshay guud ahaan dalka, xoolihii ay dadku ku tiirsanaayeena ay badankoodii le'deen, dhawr kii qof ee ugu horeeyey oo ah caruur iyo waayeelina ay ku dhinteen gobollada galbeedka.
Madaxweynuhu wuxuu u sheegay weftiga in ay kala-badh ummadda Somaliland saamaysay abaartu, baahi darani ay hayso, xoolihiina ay ka baxeen, una baahan yihiin cunto, hoy iyo kaalmo binu-aadanimo oo ay ka mid tahay sidii deg-deg loogu gurman lahaa dadkaas, madaxweynuhu waxa uu xusay haddaan dhakhso loogu gurman oo beesha caalamku ka gaabiso wax la qabashada Somaliland ee dhinaca abaaraha, inay masiibo binu-aadami dhici karto, wiiqina doonto abaartaasi, Amniga, iyo dib u dhiska dalka.
Madaxweynuhu waxa kale oo uu ka hadlay barmaamijka qaran ee isdiwaangelinta codbixiyeyaasha, oo uu sheegay in ay hada gobollada qaar ka soo dhammaatay, qaarna ay imika ka socoto, kuwa hadhayna dhawaan loo gudbi doono.
Madaxweynuhu waxa uu isdult aagay, xog warrana ka bixiyey amniga dalka iyo mandaqada ay Somaliland ku taallo.
Dhinaca weftiga waxa halkaas ka hadashay Safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya, waxay sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay sida loogu soo dhaweeyey dalka, iyo kulanka ay madaxweynaha la yeesheenba.
Waxa kale oo ay sheegtay in markasta oo ay timaado dalka ay ku aragto isbedel iyo horumar ka hirgalay dalka, taasina ay ka turjumayso hogaaminta wanaagsan ee dalka ka jirta.
Si gaara waxay uga hadashay safiirradu in xubno ka mida weftigeedu ay booqdeen dad u taagan safafka isdiwaangelinta codbixiyeyaasha oo ay haween badani ku jireen, kuwaas oo u taagnaa inay isu-diiwaangeliyaan, siday uga qaybgeli lahaayeen doorashada dhici doonta horraanta 2017-ka, taas oo ay ku sifaysay in haddii ay isdiwaangelin fiicani dhacdo, sida ay u socoto hadda, ay suurto gelindoonto inay qabsoonto doorasho xor iyo xalaal ahi, waxay intaa ku dartay inay ku qanacday qalabka lagaga shaqaynaayo isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha, kuna tilmaantay mid casri ah oo tayo leh, laguna gaadhayo inay dhacdo doorasho caddaalad ku qotontaa.
Dhinaca Abaaraha mar ay ka hadlaysay waxay sheegtay inay dalkeeda gaadhsiin-doonto sidii Ingiriisku uga qeyb-qaadan lahaa gurmad dhakhso ah oo la gaadhsiiyo dadka tabaalaysan ee Somaliland, sida ugu horraysana looga soo jawaabi doono, gacansiinta dhinaca abaaraha.
Sidoo kale waxay ka hadashay arrimaha amniga ee mandaqadda. waxa iyana hadalka raacisay safiir ku xigeenka dalka Itoobiya oo iyana sheegtay inay ku faraxsan tahay horrumarka ay Somaliland ku tallaabsatay, dawladda Ingiriiskuna balaadhin doonto dhinacyo badan oo ay hadda iskaashi ka wada leeyihiin Somaliland iyo Ingiriisku.
Masuuliyiintii ku wehelisay kulanka madaxweynaha, ayaa iyaguna ku darsanayey hadal la xidhiidha ujeedooyinkii lagaga wada hadlayey fadhiga.
Markii uu soo dhammaaday fadhigu, waxa hadal kooban oo ku saabsan kulanka saxaafadda siiyey Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland iyo safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya."
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nin Ka mida Saraakiisha Al-Shabaab oo lagu arkay...

$
0
0

Views 169348
GALMUDUGNEWS.COM -Nin Somalia oo ku nool dalka Australia ayaa la ogaaday in uu dhaqaale faro badan u aruuriyay argagixisadda Alshabaab oo dagaal iyo qaraxya ismiidaana kula jira dawladda Somalia iyo ciidamadda ka socda midowga afrika.sida ay Galmudugnews.com u sheegeen ila wareedyo ka mida Jaaliyadda dalkaas.
Abdullahi Ahmed Mohamed oo ka mida Somalida ku dhaqan dalka Australia gaar ahaan magaaladda Brisbane ayaa qayb wayn ka qaatey howlgalo faro badan oo ay fuliyeen Alshabab-ka Somalia kaas oo lagu dilay dad badan oo aan waxba galabsan oo ay ku jiraan saraakiil sar sare oo dawladda Somalia ka tirsan.
Ninkan oo tababar dhinaca militariga ku soo qaatey dalalka Ciraaq iyo Afghanistan isagoo adeegsanayey baasabooro kala duwan waxuuna xiriir dhow la lahaa hoggaamiyihii la dilay ee ururka Alshabab Ahmed Abdi Godane isagoo sidoo kale ku dhaawacmay gudaha Magaaladda Muqdisho 2005 tii xiligaas oo uu u soo baxsadey dalka Kenya.
Abdullahi Ahmed Mohamed ayaa sanooyinkii ugu dambeeyey dhaqaale loogu talo galay kooxda AlShabaab u soo marsiinayey dad ku sugan magaaladda Nairobi si loogu sii gudbiyo kooxdaasi argagixisada ah
Saraakiisha sirdoonka ee dawladda Somalia ayaa haatan si dhow ula socda ninkaasi
Abdullahi Ahmed Mohamed oo ka mid ah dadka xagjirka ah ayaa sidoo kale ku guubaabiyey dhalinyaro Somali iyo ajaanib ah iney ku biiraan dagaalka ay wadaan kooxda islaamiga ah ee Daacish ee dalalka Ciraaq iyo Syria.
Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli xukumadda dalka Australia ay si wayn heegan ay u galisey ciidamadeeda ammaanka si looga hortago weeraro argagixiso oo la la beegsado dalkaasi,iyadoo dhawaanna xir xirtay dad arrimahaasi looga shakisan yahay
By Ahmed Osman
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ethiopia closes Shabelle river water going to Somalia

$
0
0

The leader of Somali regional federal state of Ethiopia Abdi Mohamud Omar (Iley) said they have deliberately stopped the water flow into Shabelle rivers, the main resources of Somalis.
"We are storing Shabelle river water flow behind the walls for a dam purpose and irrigation of our own farming fields in Somali region of Ethiopia," said Iley.
He said the move is more important for his people rather than the dying Somalis who are 80% dependent on the Shabelle river water, in terms of their cultivation of the farms.
The comments by the leader of Somali regional administration of Ethiopia come as Shabelle river water which come from Ethiopia and goes through southern Somalia has dried up, causing sever drought.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: The Prime Minister’s position on...

$
0
0

Mogadishu (RBC Radio) The Prime Minister of Federal Government of Somalia H.E. Omar Abdirashid Sharmarke and a high level delegation he led spend two days visit to Beledweyne, the regional capital of Hiiraan. The purpose of the visit of the P.M. led delegation was to have in-depth and consultative meeting with Hiiraan Elders and other members of the region's civil society.
Prime Minister Sharmarke stated the discussions centred on ways and means to engage process of the State Building members of the civil society of both regions. And that he has asked both the Elders and the civil society to fully take part in the process in order to achieve the desired goal.
The PM pointed out that the meeting he had with the Elders was productive and promising, and at the same time urged and called out for their return to Jowhar for the continuation of the State Building Process. He has affirmed that the Federal Government will fully support and make sure of the smooth running of the conference.
"I want to express my appreciation to the Traditional Elders of Hiiraan who showed maturity and dedication towards the State Building Process, on my part I guarantee to look into the concerns and issues you raise and in parallel request you express your concerns and resolve through dialogue "said Prime Minister Sharmarke.
__RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: The Cabinet calls for assistance helping...

$
0
0

Mogadishu (RBC Radio) The weekly Cabinet meeting of the Federal Government of Somalia chaired by the Prime Minister H.E. Omar Abdirashid Sharmarke convened today. Numerous issues were covered including the recent official visit by Prime Minster Sharmarke to Italy and his subsequent visit to Beledweyne, Hiiraan.
The Interior Minister Abdirizaq Omar Mohamed detailed to the meeting the current security situation of the nation and stressed the government was continuing with its plan to strengthen the fight against terrorism. He also gave an overall view of the recent victorious battle in which Puntland Forces eradicated the threat of Al Shabab from its regions. Jointly the attendees of the Cabinet meeting commended Puntland State for their triumph over Al Shabab.
Prime Minister Sharmarke informed the Cabinet meeting the outcome about his recent official visit to Italy, and pointed out that among others he discussed with the Italian Government the re-enactment of Somalia/Italy Business partnership which has a long history. On the other hand the Prime Minister also mentioned in his recent two day visit to Beledweyne. He and his high level delegation met with the traditional elders and other members of the civil society and had a productive discussion with them regarding their participation in the ongoing State Building Process for Hiiraan and Middle Shebelle in Jowhar.
The Cabinet also vigorously discussed the severe drought that has hit some regions of the country, and has made call to the International Community for assistance in tackling this natural disaster.__RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wakiilka EU-da ee Somaliya oo Beeniyay Inaysan Dadka...

$
0
0

Danjiraha Midowga Europe ee dalka Somalia, ahna Ergaygooda Gaarka ee Arrimaha Somalia, Michele Cervone d'Urso ayaa sheegay inaysan wax ka jirin war lagu sheegay inay EU-da ka mamnuucday inay dadka Soomaalida ama kuwa haysta dhalashadda kale ee asal ahaan Soomaali ah loo oggolayn inay ka shaqeeyaan Xarunta cusub ee EU-da ka dhisanayso agagaarka Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho.
Michele Cervone d'Urso oo maanta Wareysi Khaas ah siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa sheegay inay Shaqsiyaad danno gaar ah leh faafiyeen warkaasi, wuxuuna xusay inay dabagal ku hayaan.
Mar wax laga weydiiyey haddii uu xaqiijin karo sugnaanshaha Dukumenti muujinaya inay EU-da iyo Shirkadda Qandaraaska ku qaadatay Dhismaha cusub ee EU-da, waxa uu sheegay inay EU-da wax laga weydiin karo arrintaasi.
Waxa kale oo uu tilmaamay inay Safaaraduhu leeyihiin Borotokool Khaas ah, wuxuuna xusay inay Midowga Europe la soo shaqeeyeen Hoggaamiye-kooxeedyaddii,Maxkamadihii Islaamka, isla markaana ay dadka Soomaalida ka shaqeyn jireen Xafiisyadda EU-da ee Somalia.
Michele Cervone d'Urso waxa uu sheegay inay xiriir fiican leeyihiin, isla markaana la shaqeeyaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dowladda Federalka.
Hadalkiisa ayaa waxa uu soo baxay iyadoo Dukumentiyo la soo dhigay YouTube-ka lagu muujiyey inaysan EU-da oggolayn inay dadka Soomaalida ama asal ahaan ka soo jeeda Soomaali ka hawl galaan Xarunta cusub ee EU-da ka dhisanayso magaalladda Muqdisho.
Warbaahinta Dalsoor ayaa soo bandhigtay Xogta iyo Dukumentiyadda lagu muujiyey arrintaasi iyo qaabka ay EU-da u jebinayaan Siyaasadooda iyo tan Caalamiga
Shabakadda Wararka Dalsoor waxay sheegtay haddii ay xaqiiqo noqdaan Dukumentiga Sirta inay taasi ka horimaanayso Sharciga u gaarka EU-da.
Midowga Europe waxay Somalai ka taageeraan Mashaariicda xaqiijinta Nabad-dhiska Waaxda Anmmaanka, waxay kaloo EU-da ka mid tahay Deeq-bixiyayaasha lafdhabarka u ah taakuleeynta Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Johan Cruyff oo geeriyooday

$
0
0

(FAALLO) Madaxda Mustaqbalka Ha Loo Doorto Mas...

$
0
0

Mashaqo Siyaasadeed, colaado, musuq, is-jiidjiid siyaasadeed iyo Madax Caynba cayn ah ayaa lagu soo nolol qaatay tan iyo wixii ka dambeeyey Burburkii Dowladdii Kacaanka bilowgii sannadkii 1991-kii.
Isjiidjiidkii Siyaasiyiinta Ururraddii Hubeysnaa ayaa waxay ubuc-dhexaad u noqdeen sal dhigasho la'aanta nololeed iyo nabadeed, waayo Hoggaamiyayaashii Jabhadaha Hubeysnaa ma lahayn Istaraatijiyad Mideysan iyo Qorshe Qaran oo ay dalka ku hagi lahaayeen, markii ay Dowladdii Kacaanka ka tureen Talada dalka.
Qaraxyaddii lala soo jaan-qaaday xilligii Jabhadaha Hubeysan ayaa weli sii socda, waxayna u muuqataa in Jiilashii Maleeshiyaddii hore inay sii beddelaan Maleeshiyo kale oo hubeysan, kuwaasi oo ku doodayo inay qoriga ku baadi-goobaya Baadi ka maqan oo aan loo jeedin.
Dib-u-yegleelista Nidaamka Dowladnimadda ayaa waxay u muuqdaan inaan weli asaas fiican loo dhigin, isla markaana aan weli lagu guuleysanin dhamaystirka Dib-u-heshiisiinta, Dib-u-soo-celinta Rajadda Ummadda iyo Mustaqbalka Qaranka.
Dhowr Madaxweyne ayaa Talada dalka isaga kala dambeeyey dhowr iyo tobankii sanno ee la soo dhaafay, wuxuuna Hoggaamiye kasta ballan qaaday inuu ka dhabeyn doono Ajendooyinka ay soo bandhigeen, balse, Hoggaamiye kasta waxa uu xilka ka degayey isagoo aan wada fulinin Ballan-qaadkii Siyaasadeed.
Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay Siyaasiyiinta Soomaalida ka wada siman yihiin inay soo bandhigaan Ballanqaadyo lagu larayo Beer-laxawsi Siyaasadeed, waxayna inta badan Mas'uuliyiinta marka ay xilalka qabtaan ku mashquulaan xaalladdo kale iyo Ku-takri-fal Maamul.
Bisaylka Bulshadda ayaa waxaa suurtogal ah inay wax ka beddeli karaan qiimeynta Siyaasiyiinta iyo Nidaamka lagu soo dooran karo Madaxda Qaranka, marka la gaaro Xilliga lagu dooranayo Madaxda Mustaqbalka.
Madaxda cusub ee la soo dooran doono ayaa waxaa hor yaalla Shaqooyin Qaran oo ay Madaxdii hore ka mashquuleen inay muhiimadda koowaad siiyaan, waxaana ka mid ah Galaangalka Dib-u-heshiisinta Siyaasadda, Soo-celinta Nabadda iyo Midnimadda Somalia, Dhamaystirka Dib-u-heshiisiinta, Xukunka Isla-xisaabtanka leh, La-xaajoodka Siyaasiyiinta iyo Kooxaha Hubeysan ee mucaaradka ah iyo Ilaalinta Hantida iyo Dhaxalka Qaranka.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa ayaan-darro kale majaraha lala geli doonaa haddii Madaxda la soo dooran doono noqdaan kuwo baylihiya Mas'uuliyadda lagu aaminay, isla markaana ay xaalladda Dowladnimadda iska sii ahaato Kud ka-guur oo Qanjo u guur iyo La-mood, noqonse weyday !!!
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Belgium oo qiratay inay qalad samaysay

$
0
0

Maalgalintii ugu badnayd ee tamarta nadiifka ah

$
0
0

QASRIGA QALCADDA AH EE CALI WARANCADDE KA DHISANAYO...

$
0
0

Awdalpress 25 march 2016(Hargeysa) -Waxa bariga magaalada Hargeysa ka socda dhismaha qasri balaadhan oo wasiir Cali Warancadde leeyahay kaasoo uu ka dhisanayo dhul weyn oo uu beerta Ilma Ficiis ka iibsaday.Dhismahan oo bilow ah ayaa marka la dhameystiro ka mid noqon doona kuwa ugu waaweyn ee dalka ka jira iyadoo uu yeelan doono dabaq dhulka hoostiisa ah iyo geerash qaada tobanka baabuur ee wasiirka ugu xareysan guriga uu hadda deganyahay kuwaasoo uu ka mid yahay gaadhi nooca aan rasaastu karin ah.
Mr Warancadde oo ah wasiirka Daakhiliga ee xukuumadda madaxweyne Siiraanyo ayaa kharaska ku baxaya qasrigan ka bixiya miisaaniyadda balaadhaan ee wasaaraddiisu leedahay iyo wilaba dakhli ka soo gala meelo kale.
Haatuf.net
The post QASRIGA QALCADDA AH EE CALI WARANCADDE KA DHISANAYO BARIGA HARGEYSA:WAXA UU YEELANAYA DABAQ DHULKA HOOSTIISA AH IYO GEERASH TOBANKIISA BAABUUR QAADA appeared first on Awdalpress.com.