Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo Jaamacada Horn Ee Boorama Oo ka Qayb gashay...

0
0

Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Eedo Culus u jeediyay...

0
0

Daawo Gabadh Haraad Ugu Dhimatey Degmada Boon Ee...

0
0

Halkani Ka Daawo: Warbixin Ku Saabsan Xaaladda...

0
0

Daawo:- Xildhibaano Maxkamad soo taagayo Maareeye...

0
0

PM pays visit to Garowe amid Puntland rejects 4.5...

0
0

A high-level delegation headed by the prime minister of Somalia's federal republic government Omar Abdirashid Ali Sharmarke has arrived on Friday in Garowe city, the capital of Puntland state.
On arrival, the premier and his entourage received a warm welcome at the airport from Puntland President Abdiweli Mohamed Ali, Vice President Abdihakin Abdullahi Omar Amey, ministers, MPs and traditional leaders.
Credible Sources say the PM's visit to Garowe is part of proposed clan based formula known as 4.5 of the Somali election model in 2016, which Puntland has vehemently rejected.
PM Sharmarke is expected to meet with Puntland leaders and elders during his stay in Garowe, focusing on mainly ways to convince Puntland to except for the electoral process.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Xasan oo Markale Maanta Booqasho Ku Tegay...

0
0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta mar kale booqasho ku tegey xarunta gobolka Hiiraan ee Beledweyne.
Booqashada Madaxeynaha ayaa imaaneysa maalin kadib markii Raysalwasaaruhu dib uga soo noqdey Hiiraan. Odoyaasha dhaqanka Hiiraan ayaa sheegay in aysan waxba ku heshiin weffdigii Raysalwasaaraha. Booqashooyinka iyo shirarka Beledweyne loo tegayo ayaa salka ku haya dib u furidda shirka maamulka loogu samaynaayo Hiiraan iyo Shabeelda Dhexe oo aan soo dhaafin maalintii la furey kadibna lagu kala dareeray.Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in wada hadalkii odoyaasha dhaqanka uu halkeedi ka sii wado.
Mar uu la hadley saxaafadda, ugana warbixiyey ujeedka safarkiisa ayuu yiri:
"Waa muhiim in maamul ay yeeshaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo la eegayo danta guud iyo shacabku si ay helaan adeegyada muhiimka ah ee u baahan yihiin sida amniga , kala dambeynta , waxbarashada , caafimaadka iyo qeybaha kala duwan ee horumarka''.
Dowaldda federaalka ayaa oggoolaan weydey in ay wax ka bedesho go'aamo ay horey u gaartey oo ay ka mid tahay halka shirka lagu qabanaayo iyo caasimaddu halka ay noqoneyso.
Midkamid ah beelaha ugu muhimsan gobolka Hiiraan ayaa si weyn uga soo horjeeda farogelinta Dowladdu ku hayso shirka iyo go'aamada masiiriga ah ee ay gaareyso, waxaana ay dalabdeen in gogosha shirka dib loogu soo celiyo Beledweyne.
Waa markii saddexaad ee Madaxweynuhu booqdo Beledweyne tan iyo markii odoyaasha dhaqanku ay qaadaceen shirka, waxayna u muuqataa isku daygii u danbeeyey.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirrada: Masjid Weyn oo Laga Dhisay...

0
0

Deegaanka Jawaarey oo Hoostaga Degmada Saakow ee Jubada Dhexe waxaa laga furay Masjid weyn oo ay markiiba ku dukan karaan in ka badan Kun qof.
Dadka deegaanka ayaa aad ugu farxay masjidka laga furay deegaankooda.
Masjidka Alhudaa waxaa dhisidiisa ka qeybgalay Dad Muxsiniin ah.
Fadli badan ayaa laga helayaa in la dhiso ama laga qeyb qaato dhisitaanka Beytka Allaah.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Weerar ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay Garoon...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Weerar ismiidaamin ah ayaa waxa uu goordhow ka dhacay Garoon ku badda cagta lagu ciyaaro oo ku yaalla Koonfurta Dalka Ciraaq.
Weerarka ayaa dhacay xili garoonka uu ahaa mid aad u camiran islamarkaana dadku ay ahaayen kuwo faraxsan oo kala taageeraayay labada Koox oo ay cayaarta u dhexeysay.
Weerarka ayaa waxaa ku dhinta ilaa 30 ruux, halka dhaawacana uu gaaray 62 ruux oo shacab ah.
Qaraxa ayaa dadka qaar ku tuuray meelo fog, waxaana banaanka sare ee Garoonka laga soo qaaday dhaawacyo iyo meydad dhowr ah.
Dhanka kale, Saraakiisha amaanka ayaa sheegay inuusan jirin Qarax lamid ah kan iminka dhacay oo lagu weeraray Garoon ciyaaro.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

CMD oo barnaamij looga doodayey hir-gelinta xeerka...

0
0

Ma Dooneysaa In Aad Kordhiso Inta Saacadood Ee Uu Ku...

0
0

Waxaan hubaa in jawaabtaadu tahay aEUoehaaaEU, waxaase laga yaabaa in aad la yaabto sida suaEU(tm)aashu u taalo iyo suurto galnimada arrintan. Waase arrin suurto gal ah, xalna loo hayo.
Waxaa jira wax afka qalaad lagu yidhaahdo aEUoeBattery CalibrationaEU oo macnaheedu yahay aEUoein saacada baytariga la waafajiyo dabka saxda ah ee ku kaydsan baytarigaaEU
MA SAXBAA IN LA SUGO INTA BAYTARIGU DABKA LAACAYO? Waxaa jira dad aaminsan in haddii baytariga laptobka oo buuxa ay xadhiga dabka ku daayaan oo aanay ka saarin uu baytarigu ka macaanaanayo ama ka xumaanayo, waxaanay si dhakhso ah uga saaran dabka marka uu buuxsamo, waxaase dadka aqoonta u lihi ay sheegeen in caadodaas lagu dabakhi karin baytariyada casriga ah ee hadda la isticmaalo ee ka samaysan macdanta LITTIUM, waxaaney caddeeyeen in ay tahay caado iyo astaan laga dhaxlay baytariyadii waagii hore la isticmaali jiray ee ka samaysnaa macdanta NICKLE.
In baytariga oo buuxa dabka lagu daayo waxyeelo kuma keenayso baytariga, maxaa yeelay isla marka saacada baytarigu gaadho 100% Baytarigu wuxuu joojiyaa dabkii uu kaydinayey, waxaanu dabku si toos ah ugu gudbaa unuga qaybinta dabka ee aEUoepower supplyaEU.(marka computerku dabka ku jiro baytariga dab lagama isticmaalo).
Waxaase jirta dhibaato ay leedahay in aad baytariga oo buuxa dabka ku deyso, waase keliya haddii baytarigu uu aad u kululaanayo, taasoo ay keenaan qaybaha kale ee computerku, tusaale ahaan adigoo Game ku ciyaaraya computerka.
Kulaylku waa cadawga ugu weyn ee baytariga, mana aha dabka oo ku jira sida dad badani u haystaan.
BAYTARIGA OO AAD SUGTO INTA UU DABKU KA DHACAYO. In aad sugto inta baytariga dabku ka dhacayo (0%) waa in aad ka taxadirtaa, waayo waxay dhaawacaysaa baytariga. Waxaana lagugula talinayaa in aad baytariga oo meel dhexe maraya dib u dabayso.
MAXAA KEENA IN SAACADA BAYTARIGU KHALKHASHO? Marka baytarigu muddo joogo, si aan dhamaystirnayna aad u dabayso,(markaad doonto aad dabka geliso, isagoo buuxa iyo isagoo meel dhexe maraya iyo isagoo madhanba) waxay keenaysaa in saacada baytarigu ay khalkhasho oo ay sheegto wax ka bedelan dabkii saxda ahaa ee ku jiray, taasoo keenta in baytarigu ku hayo in ka yar intii uu ku hayn jiray, isagoo dab ku jirana saacadu been sheegto oo uu computerku kaa bakhtiyo ama iyadoo 10% ama wax ka yari uu ku jiro ay sheegto in dab badani kuugu jiro, sidoo kalena computerku kaa bakhtiyo.
Waxaana lagu daweeyaa iyadoo la sugo inta baytarigu dabka dhamaysanayo ee uu ka bakhtiyayo, kadib si dhamaystiran loo dabeeyo, taasoo loo yaqaan aEUoeBatery calibrationaEU. oo qiyaastii 3-dii biloodba hal mar la sameeyo.
SIDEE LOO SAXAA SAACADA BAYTARIGA? (BATERY CALIBRATION) Habka ugu wanaagsan ee si dhamaystiran dabka looga dhameeyo baytariga, kadibna si dhamaystiran dib loogu dabeeyo, waxaa loo maraa talaabooyinkan: - 1- Si dhamaystiran u dabee baytariga, ilaa uu ka gaadhayo 100%. 2- Baytariga nasi isagoo si buuxda u dabaysan, qiyaastii 2 saacadood si uu u qaboobo. 3- Baytariga xadhiga ka saar, computerkana geli HIBERNATE kuna buuxi in uu si automatic ah HIBERNATE isu geliyo marka uu gaadho 5%, haddii aanad 5% dooran karin, kadhig lambarka ugu yar ee la ogolyahay.
Laakiin marna ha dooran lambar ka yar 5%. 4- Marka computerku si dhamaystiran isu bakhtiiyo(xitaa HIBERNATE uu dhaafo, ee uu laydhadhka wada bakhtiiyo), u daa 5 saacadood ama ka badan ha ku jiro HIBERNATE. 5- Dib u geli xadhigii dabka, ilaa uu ka buuxsamayo, kana gaadhayo 100%.
Waanad isticmaali kartaa muddadan, sidii caadiga ahayd. Marka aad habkan samayso, lambarka ay sheegayso saacadu (inta saacadood ee uu ku haynayo) way ka badnaanaynaa intii uu markii hore ku hayn jiray.
xigasho:A Faaido
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ururka SamaFalka Ee DARYEEL Oo Mucaawinimo...

0
0

Galmudug: Ciidankeenu waxa ay weli sii baacsanayaan...

0
0

Cadaado, 26 March 2016: Ciidanka geesiyaasha maamulka Galmudug ayaa weli baacsanaya maliishiyaadka Al Shabaab ee dhowaan soo galey degaannada Galmudug.
Hawlgalka ciidammada Galmudug ayaa ku fiday degaannada Galhagoog, Dinooda, Af-Barwaaqo iyo Towfiiq.
Wasiirka Warfaafinta, Hanuuninta Dhaqanka iyo Dalxiiska Maxamuud Aadan Cusmaan Mesagaway ayaa sheegay in ilaa iyo 120 ka tirsan maliishiyada Al Shabaab ay ku go'doonsan yihiin Dinooda iyo Galhagoog, isla markaana qaarkood la rumeysan yahay inay ajaanib yihiin.
Maliishiyada Al Shabaab ayaa hawlgalladii ugu dambeeyay waxaa looga dilay 11 ruux, halka 25 kalena nolosha lagu qabtey, oo lix ka mid ah ay dhaawac yihiin.
Wasiir Mesagaway ayaa ku ammaanay ciidammada Galmudug sida hufan iyo deg-degga leh ee ay uga hortageen inaanu cadowga isku ballaarinin dhulka maamulka Galmudug.
"Awoodda ciidankeena ay leeyihiin iyo taageerada shacabka ayaa suuragelisay inaan cadowga meel kasta ugu galno, waxaana rajeynayaa inaan dhowaan soo afjari doono hawlgalladan, isla markaana aan dhulka oo dhan ka sifeyno cadowga'', ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiyaha gudida Abaaraha ee Somaliland iyo wefti...

0
0

Awdalpress(Lughaya) 26 march 2016- M/wayne ku xigeenka somaliland C/raxmaan C/laahi Saylici ahna gudoomiyaha gudiga abaar ah ee somaliland iyo wefti la socda oo ay ka mid yihiin wasiirka Arimahagudaha ayaa safar degdeg oo ay ugu kuurgalayaan dhibaatada Abaaraha maanta ku gaadhay degmada lughaya, weftiga ayaa Caawa ku sugan magaalada lughaya, waxaanay soo mareen deegaanada Bariga lughaya iyo tuulooyin ka mid ah degmada Hargaysa.
Weftiga uu hogaaminaayo M/xigeenka Saylici ayaa uga gudbi doona lughaya dhanka degmada Saylac iyo Borama, wararka naga soo gaadhaya weftigan ayaa sheegaya in socdaalkoodu yahay kormeer iyo indhoindhayn xaalada Abaarta ah, balse aanay qadin waftigu Deeq caawimo ah oo ay baahida bulshada Abaarta la ildaran ku taakuleeyaan.
Weftigan ayaa ah kii u horeeyay ee ka socda xukuumada ee deegaanadaasi tega tan iyo intii la cadeeyay inay jiraan dad u dhintay gaajo iyo haraad.
Xukujmada somaliland ayaa hore deegaanadaasi u gaadhsiisay deeqo aan badnayn.
awdalpress
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

OGAYSIIS KU SOCDA BEELAHA REER NUUR GUDDO IYO DIBADBA

0
0

Dhamaan belweeynta Reer Nuur ee dunida dacaladeeda ku kala nool waxa la ogeeysiinaya in shirkii gurmadka Abaaraha uu dhici doono maalinta Axada (Sunday, March 27,2016) kaas oo taxane ahaa lana xidhiidha xaaladan cakiran ee abaaraha dalkii ka jira. Waxa Lagu gorfayn doonaa arrimaha GURMADKA abaaraha iyo fulinta daryeelka danta guud. Halkaas oo laguna dooran doono habkii ugu haboonaa ee looga bixi lahaa dayaca iyo habacsanaata looguna gudbi lahaa wadajir. Waxana lagu dooran doonaa xubnihii GUDDIDA ahaa e fullinta arimahan cakiran hogaankeeda qaban lahaa Hadii Allah inoo ogolaado.
Sidaa awgeed fadlan ka soo qayb gala idinkoo tixgalinaya wakhtiga iyo waayaha ina horyaal danta guudna ka hor marinaya ta gaarka ah, waayo manta waa maalintii tolnimadu inay shaqeeyso loo baahnaa, waa maalintii cudud iyo caqliba meel la iskugu geyn lahaa , waa maalintii loo damqan lahaa walaaleheena daranyaraantu wahel u noqotay , waa maalintii damiirku damqan lahaa doqoniimana la diidi lahaa, waa maalintii gurmad la wada gali lahaa gaajana lala dagaalami lahaa, waa maalintii baryada Allah la badin lahaa baylahda dusheena taalna tusmadii lagu tuuri lahaa wadajir lagu wada raadin lahaa.
Waxaad ka heli kartaa war intaa ka faafsan ama aad kala soo xidhiidhi kartaa dakan hoos ku qoran:
1. Cadiraxman A. Aamin( Atom) Tel. 07949760887 London U.K.
2. Axmed Muxumed Nuur (Coday) Tel 0046727799050 Sweden
3. Maxamuud Nuur Cigaal? 0017134560960 U.S.A
4. Fathia Omer Kahin Tel 0016477078416 Canada
5. Ismaciil Nuux Barkhadle Tel 0016122032539 Minneapolis U.S.A
6. Cabdiraxman Daa'uud Tel.0012142889360 TX U.S.A
7. Ismail Adan Tel 07961774148 Sheffield UK
8. Dahir Maxamuud Cilmi Tel 07961564857 Birmingham UK
9. Abdiwahab Farah Kamil Tel 004745555332 Norway
10. Ahmed-Wali Cumar Mumin Tel 0046723251033 Sweden
Saacadaha :
Minnesota USA -- 1:00 pm
Toronto Canada. 2:00 Pm
UK. 7:00 pm
SWEDEN. 8:00 pm
Somalia. 9:00 pm
ISKU DUUBNI BAA DADKAYAGOOW DEEYR ADAG LAGU DHISTAA, DAAACADNIMAA DADKA LAGU HORMARAA! DARAJO AAKHIRANA INTII DANYARTA U GURMATAA DAAYIN UGU DEEQA!
Wabillahi Towfiiq
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:-Musasalkii (Jaceylkii Waalida ) Q25aad

0
0

Musasalkaan Jaceylkii waalida ama Rab Se Sohna Isshq waa musasal Qiso Cajiib ah xanbaarsan waxa soo saaray Jay Mehta's Jay Production waana filim gil gilay Dunida waxaa JilaayoEkta Kaul as Sahiba / Anu
Ashish Sharma as Ranveer
Kanan Malhotra as Daljeet Singh
Anuj Thakur as Ronak, Fateh
Mansi Shrivastav as Heer, Daljeet's Daughter
Sukirti Kandpal as Jasveer(Jazz)
Pramod Moutho as father of Jasveer(Jazz)
Vicky Arora as Mohit
Jass Bhatia as Happy
Neha Janpandit as Mallika
Aryan Vaid as Harry
Malini Kapoor as Beauty
Manmeet Singh as Manmeet Singh
Ekroop Bedi
Waxaa lagu turjumay Afkeena Hooyo Af-somaali waxa idin turjumay Bahda Curubo Films oo had iyo jeer u taagan Qancintiina
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Aabo Wiilkiisa La Dardaarmayo Oo Cadeeyay Dumarka...

0
0

Aabe ayaa wiilkiisa oo aroos isku diyaarinayay ka codsaday inuu u yimaado si uu ula sheekeysto ka hor habeenka aqal-galka, una fahamsiiyo waxyaabo badan oo guurkiisa wanaag u ah.
Aabaha ayaa wiilkiisa siiyay fariin dardaaran ah , taasoo qof waliba oo rag ah oo guursan raba looga baahan yahay inuu ka faa'ideysto waanadan.
Aabaha ayaa hadalkiisa ku bilaabay.
Wiikeygiyow, hodantinimo iyo farxad ku heli meysid gurigaaga ilaa iyo inaad iga aqbashid toban tilmaamood oo lagaaga baahan yahay inaad ku dhaqaaqdid oo aad fulisid, waxaana kaa doonayaa inaad xafido oo aad ku dadaashid.Midda koowaad iyo midda labaad: haweenka waxay jecel yihiin in la isku muujiyo , loona cadeeyo jaceylka, ee wiilkeygiyow xaaskaaga haka baqiilin inaad u bandhigtid jaceylka , hadii aad bakhiil dhankaas ka noqotid , adiga iyo iyada waxaa idin soo dhexgalaya mugdi iyo is afgaranwaa , waxaana hoos u dhacaya kalgaceylkii aad isku qabteen.Midda sadaxaad: wiilkeygiyow haweenku waxa ay neceb yihiin ninka go'aankiisa uu adag yahay , waxayna adeegsadaan ninka laciifka ah ee jilicsan, ee tilmaan kasta waqtigeeda la imoow , waxaad aEUoena xaaskaaga ugu baaqdaa jaceyl iyo xasilooni oo ay ku jirto deganaansho.Midda afaraad : wiilkeygiyow dumarku waxay jecel yihiin in nimankooda ay ka helaan hadal macaan , muuqaal qurxoon,labis qurux badan iyo udgoonka carafka badan ee jirkiisa iyo dharkiisa ee sidaa ku dadaal , waxaana kaaga digayaa inaad xaaskaaga hoosta ka gashid adigoo dhidid badan uu qoyay jirkaaga iyo dharkaaga , waxaad-na xoojisaa nadaafadda iyo bilicda .Midda shanaad: guriga waa boqortooyada dumarka , waxaana ay ku dhex dareentaa xaaskaaga in afartiisa gees ay iyada xukunto oo marwo ay ka tahay , wiilkeygiyow waxaan kaaga digayaa inaad burburisid boqortooyadaasi oo ay xaaskaaga ku nooshahay , ayna maamusho, waxaan kaloo kaaga digayaa inaad ka ceyridid boqortooyadaasi oo ay ku nasato , waxaan markale kaaga digayaa inaad awoodda guriga ka qaadid oo aad furtid , waayo taasi waxay abuuri kartaa cadaawad .Midda lixaad: wiilkeygiyow , haweeneydu waxay jeceshahay inay ninkeeda kasbato oo ay soo jiidato ,qoyskeedana ay xiriiriso, waxaan kaaga digayaa in nafsadeeda iyo ehelkeeda aad isku mid ka wada dhigtid oo hal miizaan aad wada saartid , waa inaad xaaskaaga ku tiraahdaa inay kala doorato ehelkeeda iyo adiga , waxaad ogaataa hadii ay ehelkeeda ay doorato in had iyo jeer cadaawad joogto ay jiri doonto oo gurigaaga aanu deganaansha ka dhex jiri doonin marnaba oo faragelin hoose iyo mid muuqata laguugu sameyn doono hab maamulka qoyska.Midda todobaad: dumarka waxaa laga abuuray feer qaloocan, taasina waxaa ku jiray sirta quruxda iyo soojiidashada , waxaadna ogaataa in abuurka allah aanu ceeb aheyn..hadaba hadii ay qalad xun oo aan naxariis laheyn ay sameyso xaaskaaga ,fadlan iskuday inaad toosidid qalooca jira adigoo ka taxadaraya inaad jabto , waayo jabkeeda waa furiin, hadii ay qaldanto haku siideynin inay qalooca sii wadato oo uu dhibka sii kordho, ha noqonin qof dabacsanaan badan , ha noqonin qof ad adeeg badan , waxaad noqotaa nin heer dhexe ka ah labadaasi arrimood.Midda sideedaad: dumarka waxaa loo abuuray inay fogeeyaan ehelka , ayna diidaan wanaaga , hadii hal waqti aad wax wanaagsan u qabatid , waqtiga xigana aad xumeysid, waxay kuugu jawaabtaa oo ay ku oraneysaa weligaa wax kheyr ah kaama arag, iimana aadan sameyn, hadaba waa inaad ugu dulqaadataa arrinkaasi oo aanad u moodin naceyb ay kuu qabto , kadibna aad ka carartid , hadaba wiilkeygiyow waxaan kaaga digayaa inaad degdeg ku furtid xaaskaaga oo nin kale oo arrintan raali uga noqonaya uu guursado.Midda sagaalaad: haweeneydu waxay la soo gudboonaada xaalado tabar darro jismiyadeed iyo mid nafsaani , xitaa allah wuxuu ka cafiyaa waxyaabo badan oo waajib ku ahaa gudashadeeda , waxaana loo cudur daaray dukashada salaada xilliyada ay qabto dhiigga caadada iyo dhiigga dhalmada , waxaa sidoo kale loo cudur daaray soon-ka inta ay qabto labadaasi dhiig ilaa iyo inta caafimaadkeeda uu ka soo laabanayo, waxaad xilligaasi u noqotaa kaaliye gacan siiya oo u fududeeya waxyaabaha ay u baahan tahay , waa inaad xilligaasi aad yareysaa amarada aad siineysid , waayo ma ahan qof ka bixi karta oo gudan karta howlo badan oo aad u dirtid waqtigaasi.Midda Tobanaad: wiilkeygiyow waxaad ogaataa in gabadha xaaska kuu ah ay tahay mid kuu qafaalan oo maxbuus kuu ah ee fadlan u dhimri una naxariiso , hana ku xadgudbin , waayo waa qof tabar daran oo laciif ah , hadii aad wanaajisid waxay kuu noqon doontaa raaxadii aad filaneysay iyo kheyrkii aad sugeysay, hadii aad xumaan ku qaabishidna waxay kuu noqon murug iyo mugdi mustaqbalkaaga galay ee sidaa ku dadaal.
Aabe waan kuu duceeyay, cadowgaaga ha jabo, weligaa guul iyo farxad ku noolaw.
Qalinkii: mukhtar yaasiin xuseen
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Warbixin Xanuun Badan Oo Laga Diyaariyay...

0
0

Xasan Shiikh oo Guuldareysanaya Mar Haddii uu Ku...

0
0

Xaalada Magaalada Beledweyne ayaa degan, kadib banaanbax rabshado watay oo dad ku dhaawacmeen, kaasoo gelinkii hore ee maanta ka dhacay bariga magaalada.
Kulamadii Madaxweynaha uu la lahaa Odayaasha dhaqanka ayaa u muuqda kuwo lagu kala tagay, mana jirto illaa iyo hada wax kulamo ah oo ka socda Xarunta Maamulka ee uu degan yahay Madaxweynaha.
Wariye ku sugan Beledweyne ayaa soo sheegayaa in kulamadii maanta dhex maray Madaxweynaha iyo Ugaasyadii uu hogaaminayay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu markale ku dhamaaday is faham waa, waxaana xubnaha odayaasha ay Madaxweynaha hor-dhigeen saddex qodob.
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in Madaxweynaha aanu u muujin diidmo iyo aqbalaad toona, balse ay wali ku adkeysanayaan qodobada saddexda ah sida in Gobolka Hiiraan wax la qeybsato 8-dii gobol, ama sida loo ballaariyay loo ballaariyo, in shir dib u heshiisiin la qabto iyo in Gogosha lagu soo celiyo Beledweyn.
Odayaasha dhaqanka ayaa ka hor-yimid dalab markii hore Madaxweynaha ka yimid oo ahaa in hal hal ula kulmo odayaasha, balse ay ka biya diideen odayaashii uu horkacayay Ugaas Xasan.
Lama oga dadaalkan ugu dambeeya ee Madaxweynaha uu wado sida uu ugu guuleysan karo inuu xal uga gaaro tabashada ay qabaan iyo diidmada badan ee ay qabaan Odayaasha dhaqanka reer Hiiraan.
Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay iyo maanta la kulmay oday dhaqameedyada ka soo jeeda dhinaca Galbeed ee magaalada Beledweyne ayaa wararka ay sheegayaan in ay oggolaadeen in beelaha galbeedka gobolka Hiiraan dib ugu soo laabtaan shirka maamul u sameynta labada gobol ee Sh/dhexe iyo Hiiraan.
Cali CIsmaan Ibraahin oo hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay in beesha Gaaljecel in ay oggolaadeen Salaadiintooda,xildhibaanadooda iyo siyaasiyiintoodaba in ay dib ugu soo laabtaan shirka Jowhar.
"Madaxweynaha ayaa noo xaqiijiyay in shirka uu yahay mid ay garwadeen ka noqonayaan salaadiinta ayna waxba ka jirin qaabkii hore ee loogu qeybiyay ergada haatana shirka uu yahay mid dowlada ay ugaga dambeyso salaadiinta,"ayuu yiri Cali Ciiley.
Sidoo kale, wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in beelaha la isku yiraahdo Gugundhabe kana mid ahaa beelihii qaadacay shirka maamul u sameynta ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka furay magaalada Jowhar 12kii bishii Janaayo 2016 inay aqbaleen inay dib ugu soo laabtaan shirka.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro: Al-Shabaabkii Ay Galmudug Qabteen oo Arad...

0
0

Maamul-gobaleedka Galmudug oo maalmahan dagaal kula jiray Alshabaab geeddi ahaa ayaa waxay maanta deeq dhar ah u qeybiyeen Maxaabiistii ay ku soo qabteen dagaalladdii maalmihii la soo dhaafay ka dhacay Koonfurta Mudug.
Gudoomiyaha magaalladda Gaalkacayo ee Galmudug, Xersi Yuusuf Barre ayaa maanta deeqdaasi u qeybiyey Maxaabiista Alshabaab, iyadoo ay deeqdaasi isugu jireen dhar iyo kabo.
Maxaabiista ayaa ku qanacsanaa inay arad baxaan, maadaama ay hal joog oo labiska Alshabaab wateen tan iyo markii ay ka soo firxadeen dagaalkii ka dhacay qeybo ka mid ah Puntland.
Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay dhowrayaan Sharciga Xuquuqda Maxaabiista Dagaalka ee Caalamiga.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com