Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Maxaad Ka Ogtahay Sida Aay Asxaabta Ugu Weyneed...

$
0
0

1) RABIIC BINU QAYSAM RC. waxaa la yiri Habeenkii ayuu Salaad u kici jiray oo uu Ooyi jiray, kolkaas ayey Xaaskiisa ku tiri:- War Naftaadu Xaq bey kugu leedahay oo ha Cadaabine iska Seexo, markaasuu yiri:- Nin Korkiisa Jannadii lagu Diyaarinaayo, Hoostiisana Cadaabkii lagu Hurinaayo sidee buu Dhexdooda u Gam'aa (u Hurdaa).
2) ABUU HURAYRA RC. Sakaraadkii Geerida ayuu Ooyay, kolkaas ayaa laagu yiri:- Abaa Hureyroow maxaad la Ooyeysaa adiga oo Rasuulka Saaxiibkiisa ah, wuxuu ku jawaabay:- waxaan la Ooyayaa Sahayda aan wato Yaraanteeda iyo Safarka i Sugaayo ayaan is lahayn.
3) CAAMIR BINU CABDI QAYS RC. Sakaraadkii markii Naftu Qabatay ayuu ilmeeyay, kolkaas ayaa lagu yri:- maxaa la Ooyeysaa?, wuxuu yiri:- Wallaahi Baqdin aan Mawdka ka Baqaayo la Ooyi maayo, Aduunayadaan ka Tagaayana u Ooyi maayo, ee waxaan la Ooyadaa Labo Camal oo iga Go'aayo Dartooda, kuwaasoo kala ah:-
1- Jiilaalka Dhaxantu markay Dhacayso Salaatul Laylka aan Tukanaayey.
2- iyo Soonka Sunnaha ee Jiilaalka aan Soomayey.
Labadaas Dartooda ayaan la Ooyayaa oo aan ka Samri weysanahay.
============================
(ALLOOW TOWBADA & TOWXIIDKA NA WAAFAJI).
W.Q:- Macoow Ustaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha oo goordhow war cusub kasoo saaray...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go'aanka ay maanta magaalada Beled Weyne kaga dhawaaqeen ilaa toddoba beelood oo ka mid ah beelaha gobolka Hiiraan oo oggolaaday inay dib ugu biiraan shirka ka socda magaalada Jowhar ee maamulka loogu dhisayo gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo doorkeedu yahay fududeynta iyo taageerada barnaamijka baahinta xukunka ay si diiran u soo dhoweyneyso tallaabadan geesinimada leh ee ay maanta ku dhawaaqeen hoggaamiyeyaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan.
"Aad baan ugu faraxsanahay in tallaabadan horay loogu dhaqaajinayo geeddi-socodka dhismaha maamulka labadan gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Marnaba kama daaleyno inaan shacabka ku dhiirigelino inay wadahadlaan, aayahoodana ka tashadaan. Dowladda waxay sii wadeysaa dadaalkeeda ku aaddan in shirka ka socda Jowhar uu noqdo mid loo dhan yahay, isla markaana qeybaha maqan loogu bishaareynayo in albaabada wadahadalka ay mar walba u furan yihiin''.
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in muhiim ay tahay in goob kasta oo dalka ka mid ah ay ka jirto maamul lagala xisaabtamo arrimaha amniga, horumarka iyo adeegyada bulshada, sidaa darteedna gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ay dan ugu jirto inay yeeshaan maamul u horseeda horumar, nabad iyo barwaaqo.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa isna dhankiisa soo dhoweeyay tallaabada beelahan ay dib ugu soo biirayaan shirka ka socda Jowhar, waxaana uu ballanqaaday in dowladdu ay ka shaqeyn doonto sidii qeybaha weli shirkaasi ma maqan loogu qancin lahaa ka qeybgalka shirka muhiimka ah ee Jowhar ka socda.
Odayaasha dhaqanka ee maanta ku dhawaaqey tallaabada dib ugu biirista shirka ayaa sheegay inay maalinta beri ah si rasmi ah ugu ambabaxayaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa saddexdi sanno ee ugu dambeysay dadaal ugu jirtey fududeynta iyo taageerada dhismaha maamullada dalka, iyadoo ku guuleysatey dhismaha maamullada Koonfuur Galbeed, Jubbaland iyo Galmudug.
-------------DHAMMAAD--------------
Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

In ka badan 50 Ruux oo ku dhintay Qarax ka dhacay...

$
0
0

Lahore (Sh M Network)--Ugu yaraan 60 Ruux ayaa ku dhintay, 200 oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Qarax ismiidaamin ahaa uu ka dhacay Bariga Magaalada Lahore ee Dalka Paksitaan.
Saraakiisha Booliska Dalka Pakistaan ayaa sheegay in Qaraxaasi uu fuliyay Nin xirnaa Suunka Qarxa, waxaana ujeedka Qaraxaasi lagu sheegay in uu ahaa Beerta Gulshan-e-Iqbal oo ay ku sugnaayeen boqolaal Ruux oo ay ku jiraan Dad Karishtaan ah.
Sidoo kale Saraakiisha Caafimaadka ee Dalkaasi ayaa tilmaamay in Dadka Weerarkii ku dhaawacmay badankooda ay yihiin Haween iyo Caruur, kuwaasi oo Beerta la qarxiyay ku damaashaadayay.
Jam Sajjad Xuseen oo Afhayeen u ah Gaadiidka gurmad deg dega ayaa Wakaalada Wararka ee Reuters waxuu sheegay in Qaraxaasi uu ahaa mid xoogan, isagoona xusay in halkaasi ay ka soo badbaadiyeen ku dhawaad 112 Ruux.
"Waxaa indhaheygu ay qabanayeen tobanaan Ruux oo qeylo iyo oohin isku daray, kana soo caraya halka Qaraxaasi ismiidaaminta ahaa lagu qaaday" ayuu yiri Mian Sharaf oo ka mid ah Dadkii halkaasi ku sugnaa.
Kooxda Taalibaan ayaa sheegatay mas'uuliyada Qaraxaasi ka dhacay Bariga Magaalada Lahore ee Dalka Paksitaan
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

AMISOM says repulsed attack on the SNA camp

$
0
0

At least one soldier was killed and two others were wounded when armed fighters from Al shabaab launched an ambush attack on Somali military convoy near El Baraf village in middle Shabelle region.
The army convoy came under fire while travelling from El Baraf and heading to Biyo Adde area, where Somali National Army (SNA) soldiers were going to collect their monthly salaries.
On Twitter post, AMISOM has denied reports that Al shabaab seized the area, saying the attackers were successfully repulsed by SNA and Au troops & fled the town.
"AMISOM seeks to clarify that Somali National Army forces and our troops are still present and in total control of El Baraf area in Middle Shabelle region," read the Twitter feed.
Al shabaab said its fighters took control of El Baraf area following an attack, a claim that AMISOM denied. Somali and AU troops are struggling to remove Al shabaab from the whole region.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Muuqaal:-Dib U Milicso Heshiiskii July 2012 ...

$
0
0

DAAWO Hadalo Ay Warbaahintu Isku Mariyeen Faysal...

$
0
0

Daawo Muuqaal Dhamaystiran Jamaal Cali Xuseen Oo...

$
0
0

Xukuumada Fadaraalka Soomaliya Oo Markii Ugu Horay...

$
0
0

Wax Badan Ka Baro Kanna Ogoow Webiyada Jannada Iyo...

$
0
0

MAGACYADA WEBIYAASHA JANNADA.
Jannadu waxay leedahay Webiyaal iyo ilo (Harooyin) oo ka soo wada Burqada Afarta webi ee ka yimaada Firdowsa, Magacyadooduna waxaa ku soo Arooray Quraanka waxaana ka mid ah:-
1- Webiga Al Kawthar: waa Webiga Jannada oo la siiyey Rasuulka Allaah CSW, oo ay ka Cabayaan Muslimiintu, Maalinka Xisaabta Qiyaamaha, oo ay Kabban doonaan, Kabbasho aan Dabadeed Oomi doonin (Haraadi doonin), Mahadda Allaah darteed, wuxuuna Rasuulka CSW, ku sheegay Webigaas in Xeebtiisa ay ka Sameysan tahay Luulka Qolofkiisa (Pearl Shells), Ciidiisuna ay tahay Misk, Biyahiisuna ay ka Cad yihiin Barafka (Snow), kana Macaan yihiin Sonkorta, Weelashiisuna ay yihiin Dahab iyo Qalin.
2- Webiga Al Baydakh: waa Webiga la Dhex geliyo Shahiidiinta oo ay ka soo baxaan ayagoo u Qurxan sida Bisha Habeenka Caddaha oo ay 14ka tahay, ayagoo ka Bogsaday Dhibkii Adduunka ku soo Gaaray Allaah dartiis.
3- Webiga Baariq: waa Webi ku yaal Albaabka Jannada, oo ay Fariistaan Shahiidiinta, oo loogu keeno Risqigooda Jannada, Habeen iyo Maalin walba.
======================
(ILAAHOOW JANNADA NOOGU BISHAAREE).
W.Q:- Macoow Ustaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Degmada Wadajir Oo Faah Faahiyay Horumarada...

$
0
0

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Abuukar Sheekh Axmed Cadow oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay horumarada ammaanka ee ka jira degmadaasi, isagoo sheegay in maamulka degmada uu habeen iyo maalin uu u soo jeedo xoojinta amniga.
Mudane Abuukar ayaa sheegay amniga degmada uu yahay mid aad u wanaagsan islamarkaana taasi ay ku timid wada shaqeynta shacabka iyo maamulka degmada oo uu tilmaamay in si wada jir ah ay u wadaagaan xogaha dhinaca amniga ee ku aadan cid kasta oo amniga lidi ku ah ay soo sheegaan.
Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga degmada wadajir mudane Abuukar Sheekh Axmed Caddow oo sii hadlay ayaa sheegay howlgallo badan oo ay xaafadaha degmada ka sameeyeen ay ku soo qabteen maleeshiyaad ka tirsan argagaxisada oo qaarkood dilal qorsheysan ka geystay degmada taasna uu kaga mahadcelinayo dadka deegaanka ee gacanta ku siiyay soo qabashada maleeshiyaadkaasi.
Dhinaca kale guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda degmada Wadajir ayaa soo hadal qaaday horumarada dhinaca bilicda ee ka jira degmada isagoo sheegay in degmada horumaro kale duwan ay ka jiraan oo ay ka mid tahay dhinaca dhismaha ganacsiga iyo waliba dhisida wadooyinka oo uu tusaale u soo qaatay wadada Buula xuubeey oo dhisida laami qurux badan howsheeda ay socota oo ay gacan ka geysanayaan dadka ku dhaqan degmada, maamulka degmada, iyo maamulka Gobolka Banaadir.
Degmada wadajir ayaa waxa ay ka mid tahay degmooyinka ay ka socdaan horumarada kale duwan, Waxaana ka dhaqan galay barnaamijka dariseynta oo wax badan ka tareysa xaqiijinta Amniga.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suldaan Muse Cune Oo Ka Hadlay Eedanyn Xooglehna...

$
0
0

Kuwait oo ay saamaysay qiimaha shidaalka

$
0
0

Ganacsato dil iy, xarig la isugu daray iyo gaadiid...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Al-shabaab ay deegaan halkaasi ku yaalla ku gubeen Gaadiid noocyo kala duwan leh oo ay lahaayen dad shacab ah.
Maleeshiyaadka ayaa gaadiidkaasi ku gubay deegaanka loo yaqaan Seddex Lugood oo hoostaga degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana la sheegayaa in gaadiidka la gubay ay kala ahaayen Lix gaari oo kuwa xamuulka ah iyo Afartan nooca loo yaqaan gareeto rarka dameerada sida dhuxul.
Maleeshiyada ayaa sidoo kale dishay ilaa 8 ruux, halka tirro intaa ka badana ay nolosha ku kaxeysteen kuwaasi oo aan la garaneynin halka ay la aaden inkastoo dadka deegaanka ay sheegen in dadka la watay ay ahaayen ganacsato.
Dadka la dilay iyo kuwa la watay ayay maleeshiyadu la xiriirineysay inay kaalin ku leeyihiin xaalufinta dhirta.
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa horay loogu soo eedeeyay intii ay maamulayeen dekedaha Kismaayo iyo Baraawe dhoofinta dhuxusha.
Dhanka kale, dhirta ayaa sidoo kale Gabaad waxaa ka dhigta Al-shabaab oo weeraro cirka iyo dhulka kala kulma diyaarado iyo Ciidamo barri ah intaba.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Article 6

Aljazeera oo dhimaysa boqolaal shaqaale

$
0
0

Tabababar Beledweyne uga furmay suxufiyiinta...

$
0
0

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Yusuf Ahmed Hagar "Dabageed" ayaa Maanta tababar u furay suxufiyiin ka kala socotay gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe kaasoo lagu qabanayo magaalada Beledweyne.
Tababarkan oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM ayaa mudada uu socdo Lagu Baranaya Doorka Warbaahinta ay u tabinayso Wararka Nabadda iyo Dib u Heshiisiinta.
Waana Markii ugu Horeeysay oo QM ay Suxufiyiinta Hiiraan iyo Sh/Dhaxe u qabato Tababar Noocan ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland oo dhegaha ka furaysatay qorshe dawladaha...

$
0
0

Awdalpress(Hargaysa) 27 march 2016- Dawlada somaliland ayaa ku dhawaaqday go'aan ka hor imanaya qorshe todobaadkii hore ay u soo jeediyeen wefti ka socday dawladaha daneeya geedi socodka dimuqraadiyada iyo doorashooyinka somaliland, qorshaha waxa todobaadkii Ina dhaafay ula yimid somaliland safiirka dalka Britain u fadhiya Adisababa, qorshahaas oo ahaa in aanay xukuumada somaliland carqaladayn hanaanka ay u socoto diiwaangelinta ka socota gobolada somaliland, isla markaana dawladaha bixiya mashaariicaha SDF sanduuqa horumarinta somaliland ay dalka ka gargaari doonaan Abaaraha ka jira, soo jeedinta qorshahani ayaa waxa aqbalay M/waynaha somaliland iyo gudida doorashada ee wada diiwaangelinta.
Balse waxaa maanta ka soo baxay qasriga M/weyne siilaanyo talaabo ku lid ah qorshihii beesha caalamku u soo bandhigtay, waxaana faro gelin lagu sameeyay hanaankii diiwaangelinta ee socotay, taas oo la joojiyay iyada oo aan laga talogelin gudidii doorashada ee hawsha u xilsaarnayd.. Madaxda dawlada ayaa marmar siiyo ka dhigtay Abaaro looga cabsi qabo gobolada aan laga bilaabin diiwaangelinta,. Xisbiga Wadani iyo shacabka ku dhaqan goboladii la diiwaan geliyay ayaa iyagu ka biyo diiday go'aanka diiwaangelinta lagu joojiyay, dadka qaar ayaa qaba in loo joojiyau markii degmooyin codad badan laga filayay la arkay tiro yaraan ka timid in xukuumada somaliland u cabsatay xisbiga Kulmiye guuldaraysto, sidaas awgeedna mudo kordhin sidii loo abaabuli karo la sameeyo..
Awdalpress
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tacsi uu dirayo Col. Maxamed Nuur Cismaan

$
0
0

Col. Maxamed Nuur Cismaan Ex taliyihii nabadsugida somaliland wuxuu TACSI tiiraanyo leh u dirayaa sadex qoys oo sadex rag ah oo magacleh ay ka baxeen.. Sadexda MARXUUM oo kala ah Naasir C/laahi Axmed good, Axmed Xasan iyo Ibraahim Sh Xasan(Ibrahim Fanaan) dhamaan qoyskii iyo qarabadii sadexdaas MARXUUM ka baxeen waxaan ka tacsiyadaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid, waxaanan leeyahay Samir iyo iimaan ilaahay ha inaga siiyo Aaammmiin
dhamaan bahda shabakada Awdalpress waxay TACSI taas la mid ah u dirayaan qoysaska sadexda MARXUUM ka baxeen In ilaahay Samir iyo iimaan inaga wada siiyo.. Aaammmmmiiin...
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:-Musasalkii (Jaceylkii Waalida ) Q26aad

$
0
0

Musasalkaan Jaceylkii waalida ama Rab Se Sohna Isshq waa musasal Qiso Cajiib ah xanbaarsan waxa soo saaray Jay Mehta's Jay Production waana filim gil gilay Dunida waxaa JilaayoEkta Kaul as Sahiba / Anu
Ashish Sharma as Ranveer
Kanan Malhotra as Daljeet Singh
Anuj Thakur as Ronak, Fateh
Mansi Shrivastav as Heer, Daljeet's Daughter
Sukirti Kandpal as Jasveer(Jazz)
Pramod Moutho as father of Jasveer(Jazz)
Vicky Arora as Mohit
Jass Bhatia as Happy
Neha Janpandit as Mallika
Aryan Vaid as Harry
Malini Kapoor as Beauty
Manmeet Singh as Manmeet Singh
Ekroop Bedi
Waxaa lagu turjumay Afkeena Hooyo Af-somaali waxa idin turjumay Bahda Curubo Films oo had iyo jeer u taagan Qancintiina
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gabadh Walbaa Haku Dayato Marwadaan Oo Kale, Nin...

$
0
0

Inta badan caruurta marka ay yar yihiin waxay aaminsan yihiin in waalidkood uu xaasid ku yahay, kana soo horjeedo horumarkooda, balse taasi badalkeed waalidiintu waxay caruurtooda u qabaan jaceyl aan xad laheyn, waxayna ka fakaraan horumarka caruurtooda badalkii ay ka fakari lahaayeen horumarka naftooda.
Hada ka hor ayaa wiil dhalin yara ah waxaa uu aad u dhibsaday aabihii, isagoo rumeysnaa in aabihiis uu caqabad ku yahay jiritaanka noloshiisa, sababtuna waxay tahay odayga caruur dhan wuxuu kalahaa wiilkaas kaliya, wuxuuna wiilkiisa ka codsaday in ay guri kuwada noolaadaan xitaa markuu guursado.
wiilka ayaa wuxuu u arkayay hadii uu guursado in ay haboon tahay in uu meel gaar ah dego, laakiin kama uusan fakarin in aabihiis kali yahay oo hooyadii ay mar hore geeriyootay, odaygana aysan u joogin caruur kale.
Maalintii dambe wiilkii wuxuu guursaday gabar uu jeclaa, guri ka fog halkii uu aabihii daganaa ayuu dagay, mudo ka dib waxaa loo dhalay wiil.
Gabadhii xaaskiisa aheyd oo ogeyd in wiilkana aabihii ka tala diiday ayaa markii ay umusha ka baxday waxay qaaday wiilkii yaraa waxayna u geysay hooyadeed, ninkii dhalinyarada ahaa markii uu habeenkii guriga yimid ayuu wuxuu arki waayay wiilkii yaraa ee uu dhalay, asagoo argagaxsan ayuu xaaskiisa waydiiyay halka ay wiilka geysay.
Gabadhii ayaa ugu jawaabtay gacaliye waa naga fogeeyay cunuga yar si aan labadeena nolosha ugu raaxeysano, oo hoyadey ayaan u geeyay, ninkii dhalin yarada ahaa ayaa qeyliyay oo afka furtay isagoo dhahaya "maxay tahay raaxada aad sheegeyo, aniga oo aan wiilkeyga arkin nolosha dhadhan iima laha xitaa caawa ma seexan karo waa inaa hada si dhaqso ah u keentaa."
gabadhii ayaa ugu jawaabtay ka waran wiil 40 maalin kaliya dunida joooga ayaa sidaa ugu waalaneysaa, ma qiyaasi kartaa aabihii ku dhalay ee dhowr iyo labaatanka sano ku soo korinayay ee aad cidlada uga tagtay xaalada uu ku sugan yahay!!!!
Wiilkii ayaa garowsaday qaladkiisa, subaxdiiba waxay meel wada dageen aabihii iyo familkiisa cusub.
Faa'iido: marna ma dareemi karno jaceylka ay waalidkeen noo qabaan ilaa aan caruur dhalno.
Allahayow waalidkeen xifdi una naxariiso oo Janatul Firdows gee.
FG: Maadaama aan soo gudbinay qiso ku saabsan aabaha maalinta beri ah waxaan soo gudbin doonaa qiso aad u macaan badan kuna saabsan hooyada.....