Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somalia: 4 people injured in Balad Hawo Explosions

$
0
0

Four people, including a woman were wounded in twin grenade blasts occurred on Thursday evening in Balad Hawo town in Gedo region, near Somali border with Kenya, an official said.
Confirming the incident, Balad Hawo district commissioner Yusuf Abdirahman Abdulkadir said unknown assailants hurled grenades into the residence of Abdifitah Nur Matan, a Somali federal lawmaker.
Abdulkadir said he could not confirm the perpetrators of the bomb attack, but he believed to be Al shabaab members who wanted to assassinate the parliamentarian.
"The MP has escaped unharmed from the attack, but four civilians, including a woman have been slightly injured in the double hand grenade explosions," said Balad Hawo DC.
No one has yet claimed responsibility for the attack, which comes a day after the city's commissioner has survived an assassination attempt after a bomb fitted into his car exploded outside his office.By Omar Nor
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Maamulka Puntland oo baaritaan ku haya Meydad laga...

$
0
0

Gaalkacyo (Sh M Network)--Guddoomiye ku xigeenka ee Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho waxuu u sheegay in baaritaano ay ku hayaan ciddii ka dambaysay dilka labo ruux oo maydkooda laga helay Duleedka Magaalada Gaalkacyo.
Labada ruux ee Meydkooda laga helay Duleedka Gaalkacyo ayaa lagu sheegay Muwaadin ka soo jeeda Dalka Itoobiya, isagoona laga ka xeystay Waqooyga Magaalada Gaalkacyo,
Guddoomiye ku xigeenka ee Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa waxaa uu sheegay in talaabadan ay tahay mid aan looga baran Magaalada Gaalkacyo, waxaana uu intaasi ku daray in ay cadaalada u horkeeni doonann ciddii lagu helo ka dambeynta Dilkaasi.
Ilaa iyo hada si rasmi ah looma oga Cidda ka dambeysa Dilkaasi, iyadoona xusid mudan in Maamulkka Puntland ay hore u musaafiriyeen dad ka soo jeeda Dalka Itoobiya oo la sheegay inay ka qeyb galeen abaabulka tahriibka oo laga mamnuucay Degaanada Maamulka Puntland.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Turkiga oo marti geliyey shirweynaha Wadamada...

$
0
0

Shirweynaha Hogaamiyayaasha Islaamka ee Istanbul
Istanbul(Puntland Post)-Magaalada Istanbul waxaa ka furmay Shiweynaha Dalalka Islaamka ah, waxaana Shirkaas ka qayb gelaaya Hogamiyaayasha in ka badan sodon Dal.
Mudada uu Shirweynahani socdo oo dhan labba maalmood waxaa si aada loogu faaqidi doona mar xaladaha adag ee xiligan ka jira Dalalka Islaamka oo in badan oo kamid ah ay colaado ka holcayaan, meelaha sida gaarka ah diirada loo saaraayo waxaa kamid ah Colaadaha ka jira Dalalka Suuriya iyo Yemen.
Shirweynaha waxaa ka dhex muuqda Boqorka Sacuudiga Salman bin Cabdulaziz Al-Sacuudi iyo Madaxweynaha Iraan Xassan Rouxani, kuwaas oo ay dhexayso xurguf bilihii u danbayey cirka isku sii shareeraysay, Hase ahaate marti geliyaha Shirka Recep Tayyip Erdogan ayaa si aada u doonaya inuu isku soo dhaweeyo Dalalka Islaamka siiba Sacuudiga iyo Iran oo kala haysta labadda Mad-habood ee Suniga iyo Shiicada.
Kulankan kama aysan soo qayb gelin Boqor Cabdalaha Jordan iyo Madaxweynaha Masar Cabdifitax Sisi.
Hogaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu amaana doorka firfircoon ee u ka qaato caawinta Dalalka daala dhaacaya ee Islaamka oo ay Soomaaliya kmaid tahay.
Puntland Post
The post Turkiga oo marti geliyey shirweynaha Wadamada Muslimka ah appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasaaradda cadaaladda oo tababar ku qabatay Muqdisho...

$
0
0

Tababarkan loo qabtay dad weynaha ayaa loogu gol lahaa sidii loo sameyn lahaa gudi ka hortaga musuq maasuqa kaas oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda cadaaladda iyo arimaha garsoorka ee xukuumadda Soomaaliya.
Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay mataliyaal kala socda hey'adaha garsoorka dalka, maamulada dalka,ururada bulshada rayidka ah, xafiiska madaxweynaha iyo kan ra'iisulwasaaraha, iyadoo dhammaan ka qeybgaliyaasha ay xoosta ka xariiqeen sida ay muhiim u tahay in laga shaqeeyo ka hortagga musuq maasuqa iyo wax isdaba marinta.
Agaasimaha guu ee wasaaradda cadaaladda ee dowladda Soomaaliya, Maxamed Cabdi Caabi, ayaa ka qeybgaliyaasha la wadaagay aragtada wasaaradda cadalaadda ay ka qabto sida looga hortagi karo dhibaatooyinka laga dhexlo musuq maasuqa.
Guddiga la dagaalanka musuq maasuqa ayaa ah kii ugu horeeyay muddo ka badan 25 sano, iyadoo sidoo kalena madaxda wasaaraddu ay sheegeen intababarka noocaan ah la badan doono mustaqbalka sida bulshada Soomaaliyeed loo wacyigeliyo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Machar oo inuu tago Jubba shuruudo ku xiray

$
0
0

Madaxweyne ku xigeenka la magacaabay ee South Sudan, ahna hogaamiyaha mucaaradka, Riek Machar, ayaa saaray shuruudo ay tahay in la fuliyo ka hor inta uusan qaban xilka maalinta Isniinta ah ee soo socota.

DAGAALKA QABOW EE U DHEXEEYA PUNTLAND IYO MUQDISHO!...

$
0
0

Garowe iyo Muqdisho
Muddo ka badan 25 sano oo Soomaaliya ay ku jirtay jahwareer siyaasadeed ayna isku hayeen kooxo is diidan iyo awoodo kala danbeeyey oo marba meel joogey maalinbana magacyada iyo midabadu isbadalayeen hase yeeshee labada awoodod ee ugu tunka weynaa uguna kala fogaa kala aragti duwaanaanta hanaanka siyaasadeed ee dalka waxay ahaayeen labada aan u bixiyey Puntland iyo muqdisho,waxaan jeclahay inaan si qayaxan u cabiro una dego uducda loolankooda iyo wuxuu salka ku hayo,waa laga yaabaa in su'aali ka timaado sidee la isu barbar dhigaa Puntland oo maamul ah iyo Muqdisho oo magaalo ah, waxaan ula jeedaa awooda Muqdisho maamusha xillikasta ha joogte ama magac kasta ha lahaatee ( qabqablayaashii, maxkamadihii, dowlada federalka ah iwm) Labadaan awoodood,waxaa ka dhexeeyey dagaal qabow oo daba dheeraadey marmarka qaarna isu badelayey dagaal kulul oo faraha looga gubto, loolaanka siyaasadeed ee labadaas dhinac ka dhexeeya wuxuu ku saleysan yahay xukunka dalka iyo qaabka dowladnimo ee Soomaaliya ku haboon iyadoo qolokasta ay halgan adag ugu jirtey iney kaalinteeda hogaamineed haleesho tan kalena ay safka danbe geliso. Waxaa jira kala shaki iyo is aaminaad la'aan dhextaalla siyaasiyiinta kala matala labadan dhinac taaso gaartey in siyaasadkasta oo Puntland lagasoo hindiso ay Xamar diidmo kala horyimaado hor inta aysanba akhrin iyado dhagahaba ka fureysata waxkasta oo ay Puntland sheegto, sidoo kale siyaasad kasta oo Xamar garwadeen ka tahay waxa shaki ka muujisa Puntland, loolanka labadan qolo u dhexeeya wuxuu uso gudbey shacabka taaso dadweynaha labada dhinac ka dhigtey kuwa difaac ku kala jira kalsooni darrana ku dhex abuurantahay qolo walbana ay aaminsan tahay in tan kale ay khiyaameyso aysanna daacad ka ahayn waxa ay sheegeyso.
:Tusaaleyaal:
1: maxkamadihii Muqdisho kaso faafay kuna sigtey iney qabsadaan dhamaan dalka Soomaaliya, cidda kowaad ee soomaali ah ee hor istaagtey waxay ahayd Puntland maadaama maxkamaduhu ahaayeen mashruuc Muqdisho laga lahaa.
2: Dowladdii kumeelgaarka ahayd ee u madaxweynaha ka ahaa C/llaahi Yuusuf waxay Muqdisho kala kulantay kacdoon hubeysan oo aan loo kala harin, kacdoonkaas wuxuu joogsadey markii madaxweyne reer Muqdisho ah uu meesha yimid, C/llaahi yuusuf oo loo arkayey mashruuc Puntland laga leedahayna uu xukunka ka degey.
3: Xukuumadihi kala danbeeyey ee Muqdisho ka dhismey mucaaradkooda koowaad wuxuu ahaa Puntland oo marwalba dowladdahaas u arkeysey mashruuc Muqdisho laga leeyahay iyaduna ay banaanka ka joogto.
4: Nidaamka federaalismka oo ay hindisihiisa reer Puntland lahaayeen dhanka kale waxaa aad ula dagaalamay reer Muqdisho oo waqti dheer geliyey inuusan hirgelin maadaama u yahay ilmo ay Puntland dhashay.
5: Dhismihii maamulka Jubaland oo Puntland ay maskax, maal iyo muruqba gelisey, docda kale waxaa maskax, maal iyo muruqba gelisey inuu fashilmo dowladda federalka ah gaar ahaan madaxweyne Xassan iyo xulufadiisa.
6: galmudug oo ah ilma yar oo ay dhashay dowlada federalka ah waxaa diidey oo ilmo aan si saxa u dhalan ku tilmaaamay Puntland oo u aragtey ilmo dhicisnimo ku dhashay oo aan shin dhameysan.
7: Sanadihii 2006 ilaa 2008 joogitaanka ciidamo shisheeye waxaa Muqdisho looga arkayey cadow dalka kusoo duuley ayna waajib tahay in lala dagaalamo, maantana isla ciidamadii shisheeye Xamar waxay ka yihiin sokeeye so gurmadey iyo hiil walaal, Puntland-na waxaa looga arkaa calooshood u shaqeystayaal dalka lugooyo u jooga.
10: Aragtiyada laga kala qabo in wax lugu qeybsado 4.5 ama deegaan iyaduna waa tusaale cad oo ka mid ah meelaha ay ku hardamayaan labadaan awoodood ee dalka ku isku haysta.
Tusaaleyaashaan iyo kuwa kale oo badanba waxay cadeynayaan inta uu le egyahay baaxadda loolanka aan qarsooneyn ee ka dhexeeya Puntland iyo Xamar, ilaa ay gaartey in madaxda Puntland hadey Xamar booqdaan shaki laga muujiyo, madaxda dowladda federalku markey Puntland booqdaannaa mooshin laga keeno, is jiidjiidka labadan dhinac waxay dhakkafaar iyo dhabanna qabsi ku noqotay soomaalida inteeda kale oo ku daaley dagaalka jiirka iyo bisadda ee aan dhamaadka lahayn, inkasto qolokasta sheegato in tan kalenecebtahay ama ay cadow u tahay, xaqiiqaduse ay tahay ineysan meesha oollin neceyb iyo cadaawad toona laakiin uu jiro loolan siyaasadeed aan waxba la isula harin iyo ficiltan ciddiyaha la isaga fiiqey, arrintuna waxay salka ku haysaa inqolowalba ay wadato qaab u gaaar ah oo muujinaya muuqaalka uu dalku yeelanayo iyo qaabka maamulka iyo awoodaha dalka loo qeybsanayo ama kheyraadkiisa loo wadaagayo hase yeeshee aysan qolana qolada kale ku qancin karin aragtideeda maadaama horey loo kala aamin baxay kalsoonidiina ay ku dhex luntay humaagta shakiga ee qaangaartey, markii si qoto dheer loo akhriyo xifaaltanka labadan kooxood waxaa muuqaneysa iney aad ugu kala aragti duwanyihiin fahamka nidaamka dowladnimo, sida lugu heli karo dowladnimo waarta oo dastuur ku dhisan, xeerka caasimadda iyo xoolihii Xamar ku lumay wixii ka danbeeyey burburkii dowladdii kacaanka horraantii sagaashamaadkii iwm.Saameynta hardanka labadaan kooxood:
Loolankani wuxuu raabey saameyn xoog leh taaso ay ugu weyn tahay kala aaminbax iyo kalsooni darro labada dhinac uusan midna kan kale ku qabin kalsooni, waxay kuwada shaqeeyaanna ay tahay kala shaki taaso ku fadhida maahmaahdii soomaaliyeed ee ahayd "Geeljire geela waa wada jira waana kala jirtaa"Taasi waxay keentey in aan af la isku aaminin ee waxkasta oo la isku afgarto la qoro oo lawada sixiixo weliba in markhaati iyo damaanadna loo helo, hase yeeshe maadaama aysan jirin kalsooni la isku qabo xataa qoraalkii waa shaqeyn waayey waana midda keentey heshiiskasta oo dhexmara Puntland iyo Xamar inaan lafulin sababto ah markii warqada lugu qorayeyba daacad lagama ahayn, ee waxay ahayd qowda maqashii waxna ha u qaban.
Kala aaminbaxa ka dhashay hardankan lugu riiqdey oo markiisii hore ku bilowdey xifaaltanka siyaasiyiinta ayaa markii danbe u gudbey bulshada inteeda kale iyo dadweynaha caadiga ah, waxaana taas keenaya khalad lakala aaminsanyahay iyadoo aan la is wareysan.Tusaaleyaal:
1: Reer Puntland waxay aaminsanyihiin in reer Muqdisho sadbursi iyo boob wadaan ayna rabaan iney halmar wada qaataan caasimadii, madaxweynihii, deeqihii caalamka iyo dhamaan wixii magaca soomaaliweyn lugusoo heley, iyagoo horey loogu haystay dhac hantiyeed iyo boob dhuleed oo aysan weli ka garbixin, aysanna daacad ka ahayn dooneyna nidaam iyo dowladnimo shaqeysa.
2: Rer Muqdisho waxay aaminsanyihiin in reer Puntland ay doonayaan sadbursi ayna rabaan iney woxoodana haystaan dadka kalena woxooda la qeybsadaan ayna Puntland u dhaqanto sidii dowlad gaar ah oo soomaaliya ku dhextaal.
3: Puntland waxay rer Muqdisho u aragtaa dad dowlad la'aanta ku macaashay oo fowdada ku naaxey saas darteedna ayba dowladnimada u arkaan dhib iyo culeys kaaso ka xannibaya xorriyada ay xoolaha xisaab la'aanta ku tabcadeen.
4: Xamar waxay Puntland u aragtaa dad isla qabweyn oo quursi badan isuna arka iney keligood dowlad yaqaan yihiin cidkale aysan dowlad dhisi karin.Xal lugu xakameyn karo xifaaltankaan gaamurey:
Inkastoo loolankani muddo dheer so jirey uuna qaangaarey ayna adag tahay in la baabi'iyo hadana waxaa hubaal ah in la xakameyn karo lana gaarsiin karo heerka ugu hooseeya, waxaan is leeyahay si arrintan loo qaboojiyo waxaa loo baahan yahay in la sameeyo dhowr arrimood:
1: In labada dhinac ay is aqoonsadaan midwalbana ay dareento awoodda tan kale leedahay ayna ogolaato kaalinteeda si dagaalka qabow meesha loga saaaro.
2: Iney yeeshaan wadahadal toos ah oo si qayaxan loogu lafaguro sababaha dhabta ah ee abuuraya loolankan lugu rafaaday ee mudada dheer soojiitamayey.
3: In miiska lasoo saaro waxyaabaha la taaban karo ee dhinacyadu isku hayaan si qoto dheerna looga doodo si meesha looga saaro kalsooni darrada sojireenka.
4: In qolo weliba qirato khaladaadkeeda taariikhiga ah kana garaabto cabashooyinka dhinaca kale ka tirsanayo, loona xisaabtamo si furfuran o hufan.
5: In la isu celiyo ama la isu cafiyo, la isu magdhabo ama la isku khasiro wixii laga lakala tirsanayo si horey loogu socdo, kani waa qodobka ugu muhiimsan ee ka maqan doodaha dib u heshiisinta soomaalida ee horey loo soo arkey, markii shir la isugu yimaado lagama hadlo waxyaabaha dhabta ah ee lakala tirsanayo ama la isku haysto ee waxaa laga bilaabaa sidii xilalka loo qeybsan lahaa.
6: In la laabo bogii hore ee ku dhisnaa shakiga wixii dhacayna laga noqdo xalay dhalay, lana abuuro jawi wanaagsan iyado lafurayo bog cusub oo ku dhisan niyad wanaag, kalsooni iyo wada shaqeyn cusub oo dhexmarta labadan dhinac ee uu soo daashaday dagaalka qabow ee aan dad, dal iyo dowlad midna reebin.
7: In si isu dheellitiran wax loo qeybsado iyadoo dhinacwalba loo tixgelinayo miisaankiisa iyo muhiimadiisa dadeed iyo tan deegaanba, iyadoo tixgelinta koowaad la siinayo danta guud ee dalka iyo so celinta qarankii dumay.
8: In wax laga badelo hungurigaan waallida ah iyo waxqeybsiga labo geesoodka ah ee bulshadda inteedii kale hilmaamay dowladnimadiina macna tirey. ~oo danta guud ee dalka tixgeliy
W/Q: Abdihakim Diriye.Nairobi Kenya.diiriye303@hotmail.comFacebook/Abdihakim Diriye
The post DAGAALKA QABOW EE U DHEXEEYA PUNTLAND IYO MUQDISHO! W.Q Abdihakim Diriye appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay...

$
0
0

Garowe(Puntland Post)Jaamacadda Puntland State {PSU} ayaa waxaa qalinjabiyey arday dhameystay kuliyadaha Barashada Cilmiga Bulshada Gaar ahaan Development Study Iyo Kuliyadda Dhaqaalaha,Ganacsiga Iyo Tirakoobka gaar ahaan Qaybta dhaqaalaha.
Munaasibada qalinjabinta oo ka dhacayday hoolka shirarka jaamacadda PSU ayaa si heersare ah loo soo diyaariyey, waxaana ka soo qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Camey , marwada madaxweynaha Hodan Ciise Hogaamo, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Puntland Abshir Aw yuusuf Ciise, Xilibaano, Gudoomiyaha jaamacadda PSU Maxamud Sheikh Xaamid, Suldaan Siciid Maxamed Garaase, Aqoonyahano,Ganacsato,Walidiin,Maamulka iyo Macalimiinta iyo marti sharaf kale .
Munaasabada inta ay socotay waxaa halkaasi ka hadlay masuuliyiin badan kuwaas oo hambalyo udiray ardaydii maanta dhameysatay heerka kowaad ee jaamacadda PSU.
Waxaa ka hadlay gudoomiyaha jaamacadda PSU Maxamud Sheikh Xaamid oo ka waramay marxaladiihii ay soo martay jaamacadda iyo horumaradda ay ku tilaabsatay jaamacaddu, sidoo kale waxaa uu gudoomiyuhu hambalyo u diray ardayda qalin jabisay isagoona ku bogaadiyey in ay sii wataan waxbarashadooda.
Sidoo kale, waxaa isna halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Puntland Abshir Aw yuusuf Ciise oo aad ubogaadiyey horumarka ay jaamacaddu ku tilaabsatay sidoo kalana hambalyo u diray ardayda maanta jaamacadda dhameysay.
Marwadda madaxweynaha Puntland Hodan Siciid Ciise ayaa sidoo kale halkaasi ka hadashey iyadoona bogaadin halkaasi uga jeediyey jaamacadda PSU dadaalkeeda ku aadan soo saarista jiilka cusub ee hogaamiyayaasha, sidoo kalana hambalyo iyo farxadba la wadaagtay ardayda qalin jabisay.
Ugu danbayn waxaa halkaasi ka hadlay oo soo gaba-gabeyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland isoogana aad u bogaadiyey talaabooyin hormarka leh ay ku tilaabsatay jaamacadda PSU dhanka kalena wuxuu bogaadiyey ardayda maanta dhameysatay shahaadada kowaad ee jaamacad.
Gaba-gabadii waxaa halkaasi shahaadiyo lagu gudoonsiyey Isimadda Puntland taas oo ahayd doorkii ay ka soo qayb qaateen nabad galyadda Puntland.
The post Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay munaasid arday ka qalin jabisay Jaamacadda PSU appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxda waddamada Islaamka oo ku shiraya magaalada...

$
0
0

Shir madaxeedka wadammada Islaamka ayaa lagu qanayaa dalka Turkiga kaasoo ay ka qeybgalayaan ilaa 30 hoggaamiye, waxaana looga hadlaya sidoo loo xallin lahaa khilaafyada u dhaxeeya dadka muslimiinta ah.
Boqorka Sacuudiga Salman iyo madaxweynaha Iran Hassan Rouhani, oo dalalkooda ay isku hayaan dagaallada ka socda Yemen iyo Syria ayaa ka mid ah madaxda ka qeyb galeysa kulanka Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka.
Wayaabaha kale oo kulanka looga hadli doono waxaa ka mid ah xaaladda Falastiin, Libya, Yemen, Syria iyo gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh ee Azerbaijan oo ay ka soo cusboonaadeen rabshado u dhaxeeya dadka Azeri-ga iyo ciidamada Armenia.
Inta uu socdo kulanka, ayaa la filayaa in Turkey ay madaxtinimada ururka iskaashiga Islaamka kala wareegto dalka Masar.
Wakiillo ka socda 56 dal, oo ay ku jiraan 33 madaxweynayaal iyo ra'iisul wasaareyaal ah ayaa la filayaa inay ka qeyb galaan kulanka ka dhacaya magaalada Istanbul.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Tijaabada K/Woqooyi oo Guuldaraysatay

$
0
0

Kuuriyada Woqooyi ayaa ku guul daraysatay inay tijaabiso gantaal nooca riddada dhexe ah maanta oo Jimce ah, waxana dadka siyaasadda faalleeyaa ay sheegayaan inaanay taasi ka dhignayn weji gabax soo food saaray awoodda milateri ee dalkaas.

Doodda Musharaxiinta Xisbiga Dimoqraadiga

$
0
0

Musharaxiinta madaxtinimada xisibiga Dimoqraadiga ee dalkan Maraykanka ee kala ah, mudanaha ka tirsan aqalka Senate-ka ee laga soo doorto gobolka Vermont iyo xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Hillary Clinton ayaa xalay doodi ku dhex martay New York

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Morocco ka dalbaday...

$
0
0

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa kala hadlay Dowladda Morocco, sidii ay Soomaaliya kaga taageeri lahayd xoojinta ammniga iyo la dagaallanka argagixisida.
Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke Ra'iisul wasaaraha Soomalaya ayaa dalka Turkiga kulan kula qaatay Wasiirka arrimaha dibada ee Dalka Morocco Salaaxudiin Miswaar oo ay ka wada hadleen sidii Morocco ay Soomaaliya uga caawin lahayd dib u dhiska hay'adaha amniga, muqaabaraadka, la dagaallanka argagixisada iyo in dhaqan celin loo sameeyo dadka ay marin habaabiyeen Al-Shabaab ee isu soo dhiiba gacanta dowladda.
Kulanka ayaa xoogga lagu saaray arrimaha amniga, iyagoo isku raacay arrimo badan oo uu Ra'iisul wasaaruhu ka dalbaday dowladda Morocco.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Morocco ayaa sheegay in ay gacan ka geysan doonaan sidii Soomaaliya ay uga caawin lahaayeen arrimaha amniga.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Degmada Wanla weyn oo dhagax dhigay xarunii...

$
0
0

Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka bilaabay howlo dib u dhis ah iyo gelinta nalalka ku shaqeeya ileyska cadceeda qeybo ka mid ah waddooyinka iyo xaafadaha degmada Wanlaweyn, iyadoo maamulka uu dhagax dhigay xarunta uu ku shaqeeyo maamulka degmada iyo suuqweyn oo loogu tala galay in ay ku ganacsadaan ganacsatada Soomaaliyeed.
Howlahan dib u dhiska ah iyo gelinta nalalka ku shaqeeya ileyska ayaa looga gol leeyahay in lagu soo celiyo bilicda Degmada Wanlaweyn si loo dar dar geliyo howlaha lagu horumarinayo degmada.
Malaaq Cumar Daa'uud iyo Nabadoon Abuukar Mayoow oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyay howlahan lagu horumarinayo degmada Wanlaweyn, iyagoona ka codsaday dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka koofurgalbeed in ay gacan ka geystaan sidii loo hormarin lahaa howlaha ka soconayo degmada.
Guddoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in howlahan ay iska kaashanayaan maamulka iyo qeybaha bulshada ee degamda, si loo hirgeliyo adeegyada aas aasiga u ah bulshada degmada ku nool.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Maaliyadda oo Washington uga qayb galaya...

$
0
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aaden Ibraahim Farketi iyo wafti balaaran oo ka mid ah hayadaha lacagta dalka, Guddiga maaliyadda u qaabilsan Barlamanka, La taliyayaala ka kala socda Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ayaa ka qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Hay'adda Sanduuqa Caalamiga ee Aduunka IMF iyo Bangiga Adduunka.
Shirkan sanadlaha ayaa waxaa isugu yimaada wakiilo ka kala socda caalamka, waxaana looga hadlaa caqabadaha ka jira dhaqaalaha adduunka, sidii loo gacan qaban lahaa wadamada dhaqaalahoodu hooseeyo, in kor loo qaado maalgashiga, lana sii wado daymaha la siinayo dalalka soo koraya.
Wasiirka Maaliyadda mudane Farketi ayaa shirka ka jeediyey khudbad ka hadlaysa heerka uu maanta marayo dhaqaalaha Soomaaliya, daynta lagu leeyahay dalka iyo sidii looga cafin lahaa.
"Shirkaan waa mid sanadkiiba mar la qabto, waxaana nasiib wanaag ah in shirkaan ku soo beegmay xilli maalmo ka hor ay dowladda Soomaaliya iyo Hay'ada Sanduuqa Caalamiga ah ee Adsuunka IMF ay kala saxiixdeen heshiis ku aadan sidii Soomaaliya looga cafin lahaa daymaha lagu leeyahay, waxaana fursad u helnay inaan la kulano madaxda ugu saraysa ee Bangiga Aduunka iyo IMF si loo sii amba qaado dhamaystirka heshiiskii Nairobi" ayuu yiri Wasiir Farkeeti oo dhanka kalana sheegay in Soomaaliya ay awood u yeelan doonto iney hesho daymo ay uga baxdo dhaqaalo xumada ka taagan dalka.
Wasiirka maaliyadda ayaa mudooyinkii la soo dhaafay dadaal dheeraad ah u galay sidii loo hagaajin lahaa shuruucda Maaliyadda dalka, si shacabka Soomaaliyeed iyo caalamka ugu kalsoonaadaan dhaqaalaha soo gala dalka, waxaana ilaa iyo hada Wasiirku ku guulaystay in lagu qaado canshuuraha Furdooyinka iyo Qaybo ka mid ah Canshuuraha Bariga qaab casri, sidoo kale Wasiirka ayaa waqti badan ku bixiyey sidii Soomaaliya looga cafin lahaa dayn gaaraysa 5.4 bilyan oo doolar, taas oo maanta maraysa heer gaba gabo ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawashada Filimada Jaceylka Ah Ama Musasalada...

$
0
0

Cilmi baadhis ay samaysayA shabakada kobciyemedia.comA ayaa daahfurtay in daawashada filimada jacaylka ahi ay xumayso ama burburiso xidhiidhka jinsiga ah iyo ka kalgacal ee ka dhexeeya lammaanaha is qaba.
Khubaradaan kamid ah kobciye.com ee samaysay daraasaddan oo ku xeel dheer cilmiga bulshada ayaa masuuliyadda xidhiidhka kalgacal iyo jinsi oo xumaada dusha ka saaray daawashada filimada Jacaylka ah iyo kuwo Majaajillada ah (Comedy).
Khubaradan kamid ah qorayaasha kobciyemedia.com ayaa ku dooday in filimada noocan ahi ay aad u buun-buuniyaan jacaylka iyo macaamilka jacayl ee lammaanaha, taasina ay ku keento qofka laasima daawashadooda in haddii macaamil noocan ah uu waayo uu nafsiyan u nacayo mataankiisa ama u qaadanayo in aanu jacayl badan u haynin.
Aqoonyahanno ku xeeldheer cilmi nafsiga qoyska iyo baadhista xidhiidhada shakhsiga ah oo ka tirsan bahda qalinleyda kobciyemedia.com ayaa daraasad dheer ku sameeyey filimadii jacaylka ama majaajillada ahaa ee kaalmaha sare ka galay qiimaynta caalamiga ah ee filimada tobankii sano ee u dhexeysay sannadihii 2004-kii illaa 2014-ta, waxa aanay aad u dhuuxeen fahamka guud iyo macnaha daahsoon ee filimadani tebinayaan, sida ay sheegeenna waxa u soo baxday in filimadani gebi ahaanba yihiih kuwo ka fog runta iyo waaqa dhabta.
KalafogeA oo ka tirsaA bahda qalinleyda samaysay A daraadani ayaa sheegay in badanaaba khubarada ku shaqo leh arrimaha guurku ay la kulmaan lammaanayaal badan oo mid waliba dhankiisa uga cabanayo gaabis dhinaca xidhiidhka ama xiisaha kalgacalka ah oo uu ka tabanayo mataankiisa, xataa ay qaarkood gaadheen in ay ku doodaan in ay jeclaan lahaayeen in mataankiisu waxa uu doonayo iyo dareenkiisaba isaga oo aan hadlin uu fahmo.
Markii ay khubaradu baadheen dadkan waxa ay ogaadeen in filimada ugu badan ee ay daawadaan yihiin kuwa jacaylka ama majaajillada ah. kalafoge waxa uu sheegay in ay hayaan caddaymo sheegaya in warbaahinta noocyadeeda kala duwan oo ay filimadu ku jiraan door muhiim ah ka qaataan faafinta iyo fogaynta fikradahan isla markaana ay dhaqanka ah in qofku qawado heerka xidhiidh ee uu lammaanihiisa la leeyahay ku beeraan maskaxda qofka.
Waxa aanu intaas ku daray, "In kasta oo badankeenu aynu aaminsannay in xidhiidh dhamaystiran oo ku dhisan kalgacal aanu sidiisa si buuxda u dhex marin lammaanaha, haddana marka aynu daawanno filimadan ama dhacdooyinka kale ee warbaahintu arrinkan ka faafiso waxa ay inagu yeelataa saamayn badan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiyaha Haweenka Puntland oo dadaal ugu jirta...

$
0
0

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha ururka Haweenka Puntland Marwo Khadro Maxamed Jaamac ayaa sheegtay inay dadaal ugu jirto sidii haweenka Puntland u heli lahaayeen dowrkooda ku aadan dhanka siyaasada iyo doorashada 2016 maadama xubnaha labada aqal tartar adag loogu jiro.
Khadro ayaa ka warantay dadaalkii ay u gashay in haweenku kasoo dhex muuqdaan gollayaasha deegaanada ee degmooyinka waxa kale ay sheegtay inay u qareemaan dadka danyarta ah iyo sidii ay u heli lahaayeen xaquuqdooda.
Qoondada Haweenka ee Baarlamaanka oo ah %30 ayay sheegtay inay muhiim tahay inay helaan, haweenkuna ay dadaalkooda sii labo laabaan maadama lagu jiro marxaladii kala guurka.
Mamuladda dalka oo la siiyay awooda ugu danbaysa saxiixa xubnaha raadinaya labada aqal ee Baarlamaanka iyo kan sare ayaa sheegay in haweenku ay muhiim tahay inay kasoo dhex muuqdaan siyaasada dalka.
Puntland oo qayb ka ah dowladda Federaalka ayaa lagu amaanay sida haweenka loo ilaaliyo xaquuqdooda iyo kuraasta ay ku lee yihiin gollayaasha dowladda.
HOOS KA DAAWO KHADRA OO LAGA WARAYSTAY WAXA U QAMSOOMAY
PUNTLAND POST
The post Gudoomiyaha Haweenka Puntland oo dadaal ugu jirta sidi kor loogu qaadi lahaa dowrka haweenka ee siyaasada appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


XOG WARAN: Siyaasiyiinta dalka oo la kala dhex...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa suurtogal ah inay Somalia mar kale Mashaqo Siyaasadeed iyo Isqabqabsi Beeleed iyo Kooxeed ka dillaaci karaan, haddii aan si Miyir Mas'uulinimo loo dhuuxin War-murtiyeedkii ay dhawaan iclaamiyeen Hoggaamiyayaashii ku mideysnaa Dalladda loo yaqaano Madasha Wada Tashiga Qaranka.
War-murtiyeedka lasoo wada saaray waxaa soo hindisay 7-da xubnood ee Madasha Wada-tashiga Qaranka oo iyagu u ololeynaya inay ka dhex muuqdaan Masraxa Siyaasadda tan iyo inta laga gaarayo sannadka 2020-ka oo lagu wado inay Somalia ka qabsoonto Nidaamka Doorashadda ee Hal qof iyo Hal cod.
Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul-gobaleedka waxaa kaloo gacantooda ku jira Masiirka Xildhibaanadda Labada Aqal ee la soo dooran karo, waxayna taasi u gogol-xaaraysaa inay Xildhibaanadda Barlamaanka soo socda noqdaan Xildhibaano u daacad ah Madaxweynayaasha Maamul-gobaleedyadda dhisan.
Xasaasiyadda iyo caqabadaha ka dhalan karta qoddobka Madaxweynaha Maamul-gobaleedka loogu idmaday inay mas'uul ka yihiin Saxiixa Xildhibaanadda cusub ayaa haatan noqoto Xiisad-siyaasadeedka ay sida xooggan uga doodayaan Siyaasiyiinta, Aqoonyahannadda iyo Bulshadda Rayidka.
Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaranka ku fududaadeen Awood-u-siinta Madaxda Goballadda inay soo saxiixaan Xildhibaanadda ku soo biirayo Labada Aqal ee Barlamaanka.
Siyaasi kasta oo hami ka qabay inuu ka mid noqon doono Xilddhibaanadda cusub ayaa waxa uu ku soo baraarugay Isbaaro Siyaasadeedka wejiga cusub ee lagu takoorayo Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah Madaxda Maamul-gobaleedyadda iyo kuwa ay horey isku qoonsadeen.
Waxaana hubaal in Madaxweynayaasha Maamul-gobaleedyadda qalinka ku soo duugayaan Xildhibaanadda ay isku haybta iyo isku siyaasadda yihiin, inkastoo la yiraahdo Siyaasadda ma laha Saaxiib Joogto ah ee waxay leedahay Dan joogto ah.
Markaynu isku soo duubno, Xildhibaanadda Barlamaanka Federalka ee haatan dhisan ayaa looga fadhiyaa inay turxaan bixiyaan War-murtiyeedka Madaxda ku mideysan Madasha Wada-tashiga Qaranka, waxaana hubaal ah haddii la dhaqan geliyo qoddobkaasi inay Xildhibaano badan oo magac ku dhex Siyaasadda noqon doonaan kuwa lumiya Xilka Xildhibaanimo iyo Rajadooda Siyaasadeed ee Mustaqbalka.
W/Q U. N. A. ACaasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.co

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hiddink: Hazard way ka jajaban tahay

$
0
0

Ciyaaryahanka khadka dhexe ugu dheella kooxda Chelsea, Eden Hazard, ayaa meel “mugdi” ah taagan sida uu qabo Guus Hiddink, oo ah tababare ku meel gaar ah.

Dad rayid ah oo lagu laayay Buulo Mareer

$
0
0

Afar qof oo rayid ah oo la socday gaari yar ayaa lagu rasaaseeyay oo lagu dilay duleedka magaalada Buulo Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Pope Francis oo qaxootiga Lesbos booqday

$
0
0

Baadariga u wayn mad'habta Kaatoliga ayaa booqday xarun lagu hayo dadka soo galootiga ah oo ku taala jasiiradda Lesbos ee dalka Giriigga.

Dad Ku Dhintay Rasaas ay Fureen Ciidamada AMISOM

$
0
0

Laba qof oo rag ah iyo laba dumar ah oo ay ku jirto gabadh 10 jir ah ayaa ku dhintay rasaas ay fureen ciidamada AMISOM meel u dhow magaalada Buulo Mareer sida ay sheegeen qaraabada dadkaasi.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live