Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Warqad: Golaha Wakiilada oo Madaxweyne siilaanyo...

$
0
0

Hargeysa (Waaheen):- Golaha wakiilada ayaa waxaa ay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo u isla maantaba u gudbiyeen warqad warbixin
Warqadan war bixinta ah ayaa waxaa ay tahay mid ku saabsan gudida arimaha gudaha iyo difaaca qaranka ee golaha wakiilada oo ray uruurin ka soo sameeyey saami qeybsiga qaabka loo soo dooranayo xildhibaanada golaha wakiilada .
Gudida ayaa waxaa ay sababta madaxweyne siilanyo ugu gudbinayaan warqda ku sheegay sidii talo qaran looga yeelan lahaa nidaamka xildhibaaanda lagu soo dooran doono oo ay xildhibaanada rer Awdal cabsho ka muujiyeen isla markaana waxaa warqada ay ku lifaaqeen qaabka ay u arkaan xalka iyo ray uruurintii ay ka soo sameyeen Lixda gobol Ee Somaliland
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Oday Mohamed Abdillaahi Obsiye oo ka hadlaya midka...

$
0
0

DOON SIDAY 400 RUUX OO TAHRIIBAYAAL U BADAN...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen) : Doon siday tahriibayaal Ubadan Somaliland isla markaana Laba Todobaad Ka Hor ka baxday magaalada Alexandiraya ee dalka masar a yaa waxay ku dhacday Biyaha Udhexeeya Griiga Iyo Talyaaniga Waxaana La Sheegay In Doontani Ay Ka Shiraaqatay caasimada labaad ee dalka masar Ee Alexandria oo ah meesha inta badan ay ka baxaan doon yahay tahriibka ee ku siijeeda dalka Talyaaniga.
Ku dhawaad 460 Qof oo ah dadkii ka tahriibay Dalka Masar ayaa Ku Geeriyooday Badweynta. Kadib markii ay isku dhaceen, Doonta Dadka Waday iyo Laash ka mid ah. Kuwii usoo gurmanayey tahriibayaasha.Doonta waxaa saarnaa 500 oo qof dad ka badan
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DHAGEYSO: Qaabkii loo dilay Gabdhihi Walaalaha ahaa ...

$
0
0

Kooxo Hubeysan Ayaa Saakay Degmada Dharkenleey Waxaa ay ku weerareen laba gabdhood oo walaalo ahaa kuwaas oo saarnaa Mooto Bajaaj.
Labad Gebdhood ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Fawziyo Jamaal & Shankaroon JamaalA waxaana goobta ku geeriyootay Fowziyo Jamaal iyadoo dhaawac uu soo gaaray Shankaroon Jamaal & Wadihii Mooto Bajaaj ka.
Intee kadib ayaa dadka deegaanku waxaa ay sheegeen in debleydii falkaas geesatay ay goobta ka baxsadeen iyagoo watay Mooto Dhug dhugleey Ama Feesbo hadba sidii lo yaaqaano.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar xalane oo lahadlay warbaahinta Gudaha ayaa sheegay in gebdhah la weeraray ay ahaayeen arday wax shaqo ahna aysan ka heyn HayaEU(tm)adaha Dowlada.http://www.warqaad.org/wp-content/uploads/2016/04/xalane-1.mp3
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: “Waxaan qabanay Ragii Dilay Gabdhaha &...

$
0
0

24kiiA Saac ee la soo dhaafay ayaa Muqdisho waxaa ka dhacay Dilal loo geystay Dumar iyadoo Ciidamada Booliska ay leeyihiin waxaa gacanta lagu hayaa dadkii Dilalkaasi ka dambeeyay.
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo ayaa sheegay ay qabteen Koox Hubeysan oo Degmooyinka Hodan & Dharkenley ku dilay 2 Dumar A mid kalena dhaawacay.
Gen. Cali Gaab ayaa sheegay in Gacanta lagu hayo Ciddii ka dambeysay Dil Degmada Hodan loogu geystay Haweeney Waayeel ah oo lagu dhex dilay Gurigeeda oo ku yaalla Xaafadda Seybiyaano.
Sidookale waxaa uu sheegaya in ay hayaan Koox Mooto watay oo doonayay in ay dhacaan Mooto Bajaaj islamarkaana dil iyo dhaawac u geysay Labo Gabdhooda oo Walaalo ah.
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayuu sheegay Taliyaha in ay Gacanta ku hayaan Dadkaasi ku howlanaa Falalka Amni daro islamarkaana Sharciga la hor keeni doonohttp://www.warqaad.org/wp-content/uploads/2016/04/cali-gaab.mp3
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sidee Gabadha Muslimada Ahi Aay Iska Daahirin Kartaa...

$
0
0

SIDEE LEYSAGA DAAHIRIN KARAA DHIIGA CAADADA.?
Waxaan wada ognahay in Dahaaradu tahay iimaanka Barkii, waxaan kaloo ognahay in dahaaro la'aan ayna Ansxayn Acmaasha qaarkood sida Salaada, Soonka, Xajka (Camalada Xajka qaarkood) iwm.
Hadaba Su'aasha aan is weydiin karnaa waxay tahay sideen isaga Daahirinayaa Xaydka (Dhiiga Caadada) maxaa la iga Rabaa inaan Sameeyo?
Ma Biyaha unbaan isku Shushubaa ka dibna saas ayaan ku Daahir noqday ? mise? muxuu uga duwan yahay Qubeys-yada kale ?
Insha Allah Qodobo Sahlan oo ka mid ah Talaabooyinka aan Qaadayno markaan Rabno inaan iska Daahirino Dhiiga Daadada ayaan Sheegi doonaa haddii ilaahay yiraahdo.
1- marka ugu horeysa waxaad Niyaysataa inaad iska Daahirinayso Xayd. waayo Niyada weeye waxa kala saaraya Qubeyskaaga Caadiga ah iyo Qubeyska is Daahirinta. Tani waa Cibaado ka midda Cibaadooyinka.
2- Si fiicana u Dhaq Ferjigaada (Xubinta Taranka ) waxaad kaloo sameysaa oo Suno ah inaad Maro yar soo qaadato wax Udgoona Mariso ku Masaxdo Farjiga adoo Raacraacaya Raadkii Dhiiga si Urku u tago.
3- Bismilaah dheh, hadaad Suuliga ku jirto Niyada ayaad ka leedahay, Sadex jeer, Dhaq Gacmahaaga ka dibna Weyseeso sida weysadii Salaada oo kale.
4- Waxaad Dhaqdaa dhamaan Jirkaaga dhan adoo ka Bilaabaya Dhinacaaga Midig. Saddex jeer ku Shub Madaxaaga Biyaha adoo ka Bilaabaya Dhinaca Midig.
5- Si fiicana u Gelgeli Biyaha Timaha ilaa ay wada Qoyaan Gunta Timahana gaarsii Biyaha. hadey Daban yihiin (Tidcan yihin) Furfur hadaa ka Baqdo inay Biyuhu si fican u gaari waayaan, ka dib wada gaarsii Biyaha Jirkaaga oo dhan.
6- Markaad Dhameyso intaa Lugahaaga ku Dhaq meel kale oo ka Durugsan Xoogaa meesha ku Qubeysaneysay.
NB:- Hadeey Weysadu kaa Jabtay (kaa Burtay) intaa ku Guda jirtay Qubeyska sida inaa taabatay si toos ah Xubintii Taranka ku soo Celi Weysadii hadDii kale Weysadaadii hore ayaa kugu Filan .
Wabilahi Towfiiq.
(ALLOOW XAQA NA FAHAMSII).
W.Q:- Macoow Ustaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cadeyn + Akhriso Magacyad: Xildhibaanada Mooshinka...

$
0
0

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa gudoonka sare ee Baarlamaanka waxa ay u gudbiyeen Mooshin ay ku dalbanayaan in dib loo dhigo shirka maamulka loogu sameenayo Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe.
Mooshinkan waxaa gudbiyay kuna saxiixan 42-Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, waxa ayna tilmaameen Xildhibaanadan in shirkan oo la furay 4-bil kahor uu socon waayay ayna jiraan khilaafaad ka dhashay, waxa ayna soo jeediyeen in shirkan dib loo dhigo.Halkan ka Aqriso Qaraarka kasoo baxay Xildhibaanadan iyo Waliba Magacyadooda oo Shabakada si gaar ah u heshay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: AMISOM oo Magdhow laga dalbaday Kadib...

$
0
0

Ehelada dadkii ciidamada AMISOM shalay ku dileen G/Sh/hoose ayaa sheegay in ay maxkamad la tiigsan doonaan ciidamada AMISOM maadam ay dileen dad shacab oo ay kuijraan dad waayeel ah.
Cabdiraxmaan Sheekh Cabdule oo ka mid ah Ehelada dadkii shalay lagu dilay Buulo mareer ayaa sheegay in sifa sharci u maridoonaan Ciidamada AMISOM ,islamarkaana AMISOM, looga baahanyahay in ay bixiso magdhow.
Ciidamada midowga Afrika ayaa marar badan muqdisho iyo gobolada dalka gawaari ku marsiiyey dad shacab marna jirto cid sharciga hor keentay.http://www.warqaad.org/wp-content/uploads/2016/04/Ehelada-dadkii-AMISOM-ay-ku-dishay-Buula-Mareer-oo-dalbaday-Mag-dhaw-_.mp3
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DALNUURSHE: ‘DOCUMENTING SOMALIA’S FASCINATING...

$
0
0

Rahma Mire
My eyes captured these incredibly powerful, uplifting and beautiful Images of Somalia's magnificent landscape ever taken by Cali Ducally the founder of Dalnuurshe. Since then I instantly fell in love with his photography work and kept on visiting his Timeline both Twitter and Facebook just to view the photos.
Ali Cabdi Ducale AKA Dalnuurshe is a Somali independent Journalist/Photographer and a part time Freelance Humanitarian/Aid worker. Cali is the founder of Puntland Today and editor in chief at Puntland post. I had the pleasure to interview with Ali whom I asked him about his intentions on his newly formed project.
Each photo he shoots tells a different a story and touches our heart and mind in one way or the other.
Before I go straight to the interview and about Dalnuurshe I would like to mention and remind you his marvelous work on how he published the story of Sowda the young Somali baby girl who has been diagnosed with cancer. "I captured moments and the emotions of Sowda before she was assisted so that they will not be forgotten" he says when I asked him about the child's situation. He did not only publish her story he raise awareness and helped to raise funds in supporting the kid's family.
The Somalia's civil war damaged both the entire countries beautiful cities and environment.Using his photography passion and taking advantage of his skills he dedicated his free time to appreciate and show the world the development going on his rising country.
Ali Dualle Dalnuurshe
About Dalnuurshe
This project was founded in mid 2015 with an aim to present the beautiful images of the country to exhibit and document the growth and development of Somalia. Ali publishes his photographs on social media platforms mainly on twitter, Instagram and Facebook.Click to view
"I've always been fascinated by photos of ocean, flowers, blue sky and wish if I can capture those beautiful landscape myself. That is why I enjoy photography"he says.
Here he tells me! All about his photography story and Dalnuurshe;What do you do for a living?
I am an independent journalist.I have recently founded Dalnuurshe I aim to show the beauty of Somalia.Where you born in Somalia?
Yes, I was born and raised in Garowe the capital city of Puntland State of Somalia.Why did you decide to get in to photography and show the beautiful of Somalia?
I enjoy photography because it allows me to capture and share what I see in nature. We are in 21st century and I think it is time to show the unseen beauty of our country. I have been traveling and whenever I travel I could see stunning places in Somalia I really liked the photos I took and choose to share with my fellow on social media. I am doing this to encourage my fellow Somalis to see that and discourage Migrating to other country.
How do you manage to multitask both as a journalist and a Photographer?
It is a bit difficult to do both, but what I usually do is during my free time I take advantage of my time and go to places that development is going on and shoot. I like updating other Somalis about the new developing in our country and this can be done only by providing videos or photos.What do you mean by the name Dalnuurshe?
Dalnuurshe is a Somali word it basically means discover Somalia.How many regions have you covered so far? Mudug, Nugaal, Gardufuu, Bari and Sanaag particularly Cal-madow. I am planning to make trips to other regions of Somalia that I have never been to yet. I believe there are other beautiful places.Among the many photos you took which one is your favorite?
I admire each and every photo that I shoot, but if you insist in knowing a particular one the photos I took my visit to Cal-madow, I truly love it. The place was powerful, stunning, and most of all, beautiful.
see his favorite photo
Rahma Mire
The post DALNUURSHE: 'DOCUMENTING SOMALIA'S FASCINATING NATURAL ENVIRONMENT appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Culimadda Puntland iyo Somaliland oo ka dayriyey...

$
0
0

Shiikh Daahir Aw Cabdi iyo Shiikh Aadan Siiro
Garowe(Puntland Post)-Culimadda Puntland iyo Somaliland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Dad Itoobiyaan ah oo sanadihii ugu danbeeyey si aada ugu soo xoogaysanaayey Degaanada Puntland iyo Somaliland, kuwaas oo kusoo kor dhiyey wax yaabo aan horay looga aqoon Soomaaliya.
Shiikh Aadan Siiro oo ka hadlaayey arimahan ayaa ku tilmaamay inay Dadkani qarka u saaran yihiin inay Dhulkooda kala wareegaan Dadka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay inay Dad masaakiin ah oo Soomaaliyeed awood kaga qaadeen Gudaha Magaalada Hargeysa shaqooyin ay haysteen oo uu xamaaligu kamid ahaa.
Wuxuu ugu baaqay Dawlada Soomaliland inay dib u eegto joogtaanka Dadkan ee Gudaha Somaliland hadii kale ay mustaqbalka iyagu hantiyi doonaan Dhulka maadama ay aad uga badan yihiin Guud ahaan Dadka Soomaaliyeed.
Dhanka kale Shiikh Daahir Aw Cabdi oo kamid ah Culimada sida aadka ah looga ixtiraamo Puntland ayaa dhankiisa wax laga xumaado ku tilmaamay falalka ay Dadkani kawadaan Gudaha Puntland gaar'ahaan Magaalada Bosaaso, wuxuu sheegay inuu indhihiisa saaray fusuq ay Dadkani ku samaynayaan gudaha Xeebta Bosaaso.
Shiikh Daahir ayaa tilmaamay inay Dadkani Mudo dheer ku tamaayeen sida ay Dhulkooda ula wareegi lahaayeen Islaamka aan tirada badnayn ee ku nool Dalka Soomaaliya.
Shiikh ayaa Xukuumada Puntland ka codsaday inay ildheer u lahaato Itobiyaanka Fusuqa ba'an kusoo kor dhiyey Puntland, hadii kale mar un laga shalaayi doono waxa ay kawadaan Dalka.
Hadalka Culimada ayaa kusoo aadaya xili Dadka Itoobiyaanka ah ay si aada marba marka ka dambaysa ugu soo badanayaan Puntland iyo Somaliland, Dadkan oo Dalka kusoo gala sharci daro ayeysan jirin wax dareen ah oo ay ka muujiyaan xukuumadaha Puntland iyo Somaliland.Halkan Ka daawo hadalka Shiikh Aadan SiiroHalkan ka daawo Hadalka Shiikh Daahir Aw CabdiPuntland Post
The post Culimadda Puntland iyo Somaliland oo ka dayriyey Itoobiyaanka degaanadooda kusoo qulqulaaya appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

MP calls for UPDF to leave Somalia after civilians...

$
0
0

A member of Somali federal parliament Dahir Amin Jesow called for Ugandan peacekeepers serving with African Union mission to leave the country following 'civilians killing' early this week in Lower Shabelle region.
The MP has urged Somali government to expel the UPDF from the country after failing to minimize civilian casualties and protect citizens during their day to day operations against Al shabaab.
Mr Jesow underlined that Somali national army soldiers have now the capability to take the security responsibility of the country and replace the foreign forces from Uganda.
The lawmaker said Ugandan peacekeepers began committing execution style civilians killing, in what he termed as a revenge for last September deadly attack on UPDF base in Janaale by Al shabaab.
Ugandan troops make up the bulk of 22,000 strong African Union forces helping Somalia's UN-backed federal government in the fight against Al shabaab militants.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wada-hadallada Yemen Oo Ka Furmaya Kuwait

$
0
0

Somali president meets Ethiopian PM in Bahir Dar

$
0
0

The president of the federal republic of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has met with Ethiopian prime minster Hailemariam Desalegn on the side-line of Tana High-Level Forum on Security in Africa in Bahir Dar city.
The two leaders have discussed on ways to boost their bilateral relations, mainly security and economic issues , according to a statement from the office of Somali president Hassan Sheikh Mohamud.
Ethiopian PM Hailemariam Desalegn has welcomed a proposal from Somali president Hassan Sheikh Mohamud that suggested to form a joint ministerial committee to work on the agreement signed during their meeting.
Somalia and Ethiopia will cooperate in several developmental projects, including agriculture, technology, investment and improving basic social services.
Mohamud and Desalegn proposed shaping inter-regional commercial market sharing between Somalia, Sudan, Djibouti and Ethiopia to boost their economic.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan sheegay in Puntland ay xubnaha taranka ka...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa sii kordhaaya cabashada ay Madaxda DFS ka muujinayaan falalka gurcan oo Maamulka iyo ciidamada Puntland kula ka cayaan dadka Soomaaliyeed ee deegaanka ku ah Puntland.
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo ka mid ah Mudanayaasha BFS, ayaa kamid ah Mas'uuliyiinta sida aadka ah u dhaliilay dhacdooyinka ka socda Magaalada Gaalkacyo oo ay geysanayaan Ciidamada maamulka Puntland, falkaasi oo uu ku sheegay mid ka baxsan bani'aadanimada.
Waxa uu Xildhibaanku sheegay halkaasi si silac ah loogu dilay laba ruux oo shacab ah, kuwaasi oo aan leys weydin cida dishay xili halkaasi uu ka jiro maamul.
Xildhibaanka waxa uu intaa raaciyay hadalkiisa in kuwa falkaasi geystay ay yihiin kuwo ma naxayaal ah oo aan waxba ka garaneynin dadnimada iyo waxa falkaasi ay diinta ka qabto.
Waxa uu farta ku goday in si gaar ah deegaanada Puntland loogu ugaarsado dadka kasoo jeeda Koonfurta Somalia, taasina ay tahay mid u baahan in waxbadan leyska weydiiyo.
Wuxuu carabka ku dhuftay Xildhibaanku in wiilashaasi inta xubnahooda taranka iyagoo nool laga jaray, dabadeedna gadaal Gaari looga xiray lagu jiid jiiday waqooyiga Gaalkacyo illaa ay ka naf baxaan.
"Bani'aadamku qalad waa gali karaa ee waxaa loo baahan yahay in Maxkamad ay xukunto, ma aha in Askar ama shaqsiyaad caadi ah ay iska xukumaan"
Sidoo kale, Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale ayaa isweydiiyay sharciga dhigaaya in dad rayid ah dad kale inta soo qabsadaan ay iska dilaan , taas oo uu sheegay in jawaabteeda looga fadhiyo maamulka Puntland.
Dhalinyarada dhibaatadaasi lagula kacay ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa ka soo jeeday Koonfurta Somalia islamarkaana shaqada baalasheynta kobaha ka hayay Magaalada Gaalkacyo.
Haddalka Xildhibaanka ayaa imaanaya iyadoo dhawaan deegaanada Puntland siyaabo kala duwan loogu dilay dhalinyaro la sheegay inay kasoo jeedan Koonfurta Somalia, mana jirto cid si gaar ah arrintaasi uga dhiidhisay.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG Xassan Sheekh oo wada qorsho cusub oo uu uga faa...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka aan ka heleyno dhanka xubno ku dhow dhow Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Somalia, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Xassan uu wado qorsho miisaan leh oo uu uga faa'iideysanaayo mudada harsan.
Wararku waxa ay sheegayaan in Madaxweynuhu uu sameyn doono magacaabis iyo xil ka qaadis ka hor inta aysan dhicin doorashada, waxa ayna xogtu tilmaameysaa in xubnaha la magacaabi doono ay u badnaan doonaan Agaasimayaal, Danjirayaal iyo Taliyayaal cusub.
Xubnaha uu Xassan Sheekh kusoo biirin doono Dowladiisa ayaa waxaa qaarkood wata C/wali Gaas, Axmed Madoobe, Beelaha aqbalay dib ugu laabashada Shirka Jowhar iyo Mas'uuliyiin kale oo isaga ku Siyaasad ah.
Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa qorshihiisa waxaa sidoo kale kamid ah in wakhtiga ka harsan doorashada uu ku raali galiyo Asxaabtiisa Siyaasadeed kuwaasi oo badi ay ku kala irdhooben Siyaasada iminka taagan.
Geesta kale, Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa ku guda jira wakhtigiisa ololaha waxa uuna xooga saarayaa sida uu ku kasban lahaa taageero farabadan.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


”Goortii aan iri Insha allah kadibna aan telka...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Dhacdadaani ayaa waxa ay ku dhacday muwaadin kasoo jeeda dalka Ciraaq oo heysta diinta islaamka waxa uu ka socdaalaayay Los Angeles kuna sii jeeday Oakland.
Wiilkaani ayaa waxaa lagu magacaabaa Khayruldiin Makhsumi, waxa uuna kamid ahaa dhalinyarada dhigata Jaamacada California ee Berkley, isaga oo diyaaradii looga reebay keliya isticmaalka Carabiga iyo isaga oo hadalkiisa kusoo afmeeray Insha allaha, sida ay qoreen Jaraa'idka kasoo baxa Mareykanka.
Khayruldiin Makhsumi, waxa uu wakhtigaasi Telka kula hadlaayay adeerkiisa oo ku noola dalka Ciraaq, waxaana mar qura fadhiga ka booday Haweeney dhinac fadhisay oo ay dhagaheedu kusoo dhacayeen Carabiga uu Khayruldiin Makhsumi kula hadlaayay adeerkiisa iyo isaga oo hadalkiisa kusoo afmeeray Insha allah waxa ayna durbadiiba dacwad ka gudbisay Khayruldiin Makhsumi.
Khayruldiin Makhsumi, oo aan ku jirin baqdin ayaa waxaa su'aalo laga weydiiyay waxa uu ku hadlaayay, waxa uu ka sheekeynaayay iyo sababta uu u yiri insha allaha kadibna waxa uu duuliyaha go'aan ku gaaray in Khayruldiin Makhsumi uu ka reebo safarka isaga oo sabab uga dhigay (Carabiga uu ku hadlaayay iyo Insha allah oo uu yiri).
Wiilkaani islaamka ah ee lagu magacaabo Khayruldiin Makhsumi, waxaa durbadiina markii laga reebay rakaab diyaarada Southwest Airline lagu wareejiyay FBI garoonka ku sugneyd.
Docda kale, Wargeyska New York Times oo soo xiganaya ururka xidhiidhka Islaamka ee Mareykanka ayaa sheegay in 6 dhacdo oo noocan oo kale ah ay sanadkan gudihiisa ka dhaceen Mareykanka.
Isha: Wargeyska New York TimesCaasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

WARKA DOONTAKU DEGTAY MASAR IYO TALYAANIGA. IYO...

$
0
0

Mucaaradka Syria oo ku Hanjabay Aargudasho

$
0
0

Mucaaradka ayaa sheegay in ciidamo taageera dowladda ay xadgudub ku sameeyeen heshiiskii xabad joojinta ee dalkaas ka jiray tan iyo bishii Febraayo.

Phillip Hammond oo Liibiya ka dagay

$
0
0

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain, Phillip Hammond ayaa booqasho aan hore loo sii sheegin ku tagay Tripoli

Qaar ka mid ah dadkii doontu la dagtay oo badbaaday

$
0
0

Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan tahriibayaasha ay doonida kula qalibantay badda mediterranean-ka, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Soomaali badan.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live