Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

IMF oo hakiday gargaarka Mozambique

$
0
0

IMF ayaa hakiday lacagta gargaarka ee ay siiso Mozambique ka dib markii ay ogaatay inaysan sheegin ammaah lagu leeyahay oo ka badan bilyan dollar.


Israel: Nin Lagu Helay Dilka Wiil Falastiini Ah

$
0
0

Maxkamad Israeli ah ayaa maanta dambi ku heshay ninkii hogaamiyey dilkii aargudashada ahaa iyo gubitaanka wiil yar oo Falastiini ahaa ee sanaddii 2014,.

Sh/Hoose: 7 Qof oo isku Qoys Ah oo La Dilay

$
0
0

Dilkan ayaa la sheegay in loo gaystay toddoba qof oo iskugu jira lix carruur ah oo shan ay wada dhalatay iyo ayeydood.

Dowladda Soomaaliya oo baareysa tirada dadkii...

$
0
0

Kn: Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay baareeyso dadkii Soomaalida ahaa ee ku dhintay badda, oo la sheegay inay ku jireen dhallinyaro Soomaaliyeed oo tiradoodu gaareyso illaa 200.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa ka hadlay mashaqadii dhowaan ay ku dhinteen Tahriibayaal u badan Soomaali, kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku degtay Badda Meditarrean-ka.
Hadliye oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay badda, isagoo xusay in aan wali la heyn tiro rasmi ah sida uu yiri waxaa uuna sheegay in xiriir la sameeyeen safaaradda Soomaalida ee Masar iyo Talyaaniga.
"Waxaa ognahay in dad Soomaaliyeed in ay meesha ku xasuuqmeen oo tiradoodu badan tahay, waxaan la hadlay safaaradeenna Soomaaliyeed ee joogta Qaahira, waxaan la hadalnay tan Talyaaniga, weli tirada ma cadda laakiin waxaa aad loo ogyahay in mashaqo xoog leh ay meeshaasi ka dhacday oo dadka meeshaasi ku halligmay ay dad Soomaali ah oo badani ku jiraan"ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda.
Mr Hadliye ayaa sheegay in Safaaradaha ay u xaqiijiyeen in arrintan ay jirto, balse aan wali la heyn tirada saxda ah iyo dadka kale ee ku dhintay wadamada ay ka yimaadeen.
"Dhammaantood wey xaqiijiyeen inay jirto arrintani, waxaan la ogeyn un tirada sidey tahay iyo wadamada ay ka kala yimaadeen, waxaana shakigani uu ka jiraa qolo walbo waxay leedahay biyaheena kama dhicin ee qolada kale biyahooda ayeey ka dhaceen, marka saacad kadib waan wada hadli karnaa oo waana heli karnaa warbixinno cusub"ayuu yiri Wasiir Hadliye.
Dowladaha Masar, Talyaaniga iyo Gariiga ayaa sheegay in aanay wali heyn tirada la sheegayo ee ah in dad ka badan 400 oo tahriibayaan ah ku dhinteen Badda Meditarrean-ka, hase ahaatee dadkii ka bad baaday mashaqadaas ayaa sheegaya in tirada dadka dhintay ay gaarayaan illaa afar boqon oo labo boqol ka mid ah ay yihiin Soomaali.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

IMF oo u ogolaatay Kenya amaah dhan 1.5 bilyan oo...

$
0
0

Kn: Golaha sare ee fulinta hay'adda sanduuqa lacagta adduunka ee IMF ayaa meel mariyay deyminta dowladda Kenya lacag dhan 1.5 bilyan oo dollar oo u dhiganta 151 bilyan oo shilinka Kenya ah si ay ugu kabaan dhaqaalaha dalkaasi.
Go'aankan ayaa yimid kadib markii uusoo dhammaaday wadahadallo usocday hay'adda lacagta adduunka iyo dowlladda Kenya oo lagu gorfeynayay qaan bixinta deymaha lagu leeyahay iyo in deymo dheeraad ah lasiin karo, waxaana markii dambe la isku raacay in deymaha loo kordhiyo kadib marka la xaqiijiyay ififaallo wanagsan oo xagga kobac dhaqaalaha oo Kenya laga dareemayo.
"Dowladda Kenya waxaa ay sameynaysaa kobax dhaqaale oo si is la eg kusocda waxaana ku qiimeynay inay mudnaan gaar ah leeyihiin markaan aragnay sida ay uga faa'iideysteen deymihii hore loo siiyay" ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka IMF Min Zhu Isniintii.
"Inkastoo ay jiraan hor usocod dhanka mashaariicda ay hay'addu taageerto hadana dhaqaalaha ayaa mar walba halis ugu jira kala daadasho ay keenaan suuqyada dibadda iyo saamiyada suuqyada dunida taasoo caqabad ku noqon karta" ayuu madaxweyne ku xigeenka hadalkiisa sii raaciyay.
Lacagtan oo loogu tala galay inay isaga difaacan suurto galnimada khalkhal dhaqaale ayaa hadana ka saacideysa inay u isticmaalaan dejinta xeerar dib u habayn loogu sameynayo goobaha aasaaska u ah xakamaynta dhaqaalaha dalka sida bangiyada oo u nugul khasaaraha macquulka ah.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay inayna diyaar u ahayn inay iska diidaan mashruucyada ay maalgeliso Hay'adda IMF inta uu dalka ka helayo lacago dheellitiran oo lagu bixiyo baahiyaha dalka.
Si kastaba ha ahaate dowladda Kenya ayaa hab wanaagsan u maamushay qiimaha badeecada dalka laga soo saaro oo ah mid dalal kale oo Afrikaan ah ku fashilmaan kadibna kalifta hoos udhac ku yimaada dakhliga ka soo dhoofka badeecada.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Video: Shirka baahinta hannaanka federaalka oo...

$
0
0

Kn: Magaalada Kismaayo maanta waxaa si rasmi ah uga furmay shirkii baahinta hannaanka Federaalka ee Wasaaradda arrimaha gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasaaradaha arrimaha gudaha ee Dowladgoboleedyada dalka ka jira.
Dheelitirka awoodaha Federaalka ee Dowlad goboleedyada iyo Dowladda dhexe ayaa qayb ka ah shirka maanta ka furmay magaalada Kismaayo.
Ugu horeyn waxaa shirka daah furay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga ee Dowladgoboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish.
Sido kale waxa shirka ka hadlay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya Yaxye Sheekh Ibraahim waxa uuna bogaadiyey shirka maanta ka furmay magaalada Kismaayo.
Dhanka kale masuuliyiintii ka socotay Wasaaradaha arrimaha gudaha ee Dowladgoboleedyada jira iyo kuwa dhismaaya ayaa ka hadlay muhiimadda shirkaan.
Waa shirkii ugu horeeyey ee looga hadlaayo baahinta hannaanka federaalka iyo isku dheelitirka awoodaha ee lagu qabto magaalada Kismaayo oo xarun KMG ah u ah Dowladda Jubbaland.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

{DHAGEYO} Odayaal dhaqan &Waxgarad kusoo biiray...

$
0
0

Shirweynaha dib-u-hishiinta iyo Aayo-ka-tallinta Gobolka Hiiraan oo ka socda Magaalada Beledweyne, waxaana si is-daba-joog ah u soo gaaraya wafuud u badan odayaal iyo waxgarad kasoo kala jeeda beelaha Somalia.
Garoonka diyaaradaha Beledweyne ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo ka soo kicitimay magaalada buulo burde, kuwaa oo u badnaa odayaal dhaqameed iyo waxgarad u yimid magaalada Beledweyne ka qeyb-galka shirka dib-u-hishiisiinta.
qaar kamid ah golaha odoyaasha-dhaqanka oo hadallo kooban ka jeediyay shirka, ayaa si diirran u soo dhaweeyay wafuuda kusoo biiray Shirkaan, Waxaana dhinaca kalana ugu baaqay odayaasha iyo waxgaradka kale ee Soomaaliyeed in ay qeyb ka noqdaan shirweynaha dib-u-hishiisiinta ka soconaya magaalada Beledweyne.
odoyaal iyo waxgaradka manta soo gaaray magaalada baledweyn kuwaas oo kasoo kice timed magaalada buulo burde ayaa sheegey in ay taageyrsan yahiin shirkan baledweyn ka socdo wxa ayna ugu baaqeen dadka ka maqan shirka in ay kusoo biiraan shirka baledweyn ka socdo
Ugu dambeyntii, Shir-weynaha ka socda magaalada Beledweyn, ayaa imanaya xilli uu weli uu Hakad ku jiro Shirka dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo ay ka qayb-galkiisa ku gacan-seyreen qaar ka mid ah duubabka-dhaqanka Gobolka Hiiraan.http://www.hiiraanweyn.net/wp-content/uploads/2016/04/cabdi-yare-buulo-b... />
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qormo Xiiso Badan:- Ha murugoone; mayal adayg! W/Q:...

$
0
0

Ha murugoone; mayal adayg!
Bulsho naga dilan, nagana liidata ma filayo, in ay ifka dulsaaran tahay. Qaylo u joog iyo waxaan nahay wada war waa wareey!
Ka ma arrinsanno, ka mana tashanno inta aan wax dhicin ka hor; abaar, cudurro, daadad, dhimasho iyo qarrarro kale, oo dadka magag iyo ku reeba murugooyin.
Abaari haddii ay dhacdo, waa qaylodhaan. Macalluul iyo gaajo sidoo kale. Fatahaad iyo daadad ha ka reebin.
Dorraad waxay eheed; biyo laaEU(tm)aan iyo abaaro Eebbe ayaa keenay ka sokow, ma aragtay maamullo ka tashanaya, sidii loo maarayn lahaa, oo looga gaashaaman lahaa, haddiiba aan la dhammayn karin?
Waxaad sugtaa maalmahanna, marka wabigu buux dhaafo, oo dhawaan biya keenay, ee uu fatahaad iyo daadad sameeyo, in sidii gaajada iyo abaaraha looga qaylodhaansaday, haddana, looga qaylodhaansan doono. Iga ma ahan digasho, ee waa sida xaalku ahaa, teer iyo waagii aan garaadsaday, ka horna waa la sii sheegayey. Magag!
Hadda waxay maraysaa, dhallin baa badda ku dhimatay! Inta dhimatay, iyaga oo dedaal ugu jira wax ka badalka aayahooda, waxaa laga dhigay dhallin Kacbadii gubtay oo kale ama galay gef aan laga garaabi karin, oo dadkii oo dhan ayaa wada haaraamaya!
Ugu horrayn; anigu marna ma oggolaan karo, in falka dhallintaa laga dhigo; wax ka weyn ama ka xun kuwo maalin walba dalka ka dhaca, ee aan looga hadal sida dhallinta badda ku dhimata looga hadlo.
Noloshu waa hayaan iyo halgan, wax ku ma leh fudeyd, marka haddii talo noqotay bad marid, si wax loo badalo, maxaa ku jaban?
Hadduu dalkii joogo, maxaa u cayman lahaa? Saw ma ahan mar walba geeri suge? Horta ma geeri ayaa la dhaafayaa, may, horta, geeri ma qof ay dhaafayso ayaa jira? Ma jiraa qof og, meel, madal iyo milil uu dhimanayo?
Hadduu bad ku dhinto, hadduu qarax ku dhinto, hadduu wadnuhu istaago iyo hadduu is ka dhinto; mar walba waa dhintay, ee magacyada iyo meenaha ayaa ka la duwan!aEUoeBaddu waa masiiba iyo khayr meel ku wada yaaleHadba tii Alle u muujiyaa laga malaystaayeImisaa malaayiin ku maqan rag iyo maalkoodaMeeqeysa mowjadi cuntoo lagu masiibeeyayImisaa miskiin iyo faqiir Moowle ka irsaaqayJundi malabsanaayoo naflaha lagu dul meegaarayOo soo madoow inay tahaan maanka ku hayaayeMar uu Eebbahay nagu masixi anigu ma aqaannoIlaahayse mahad baan u qiray kuman malaayiina!aEU
Abwaan Abshir Nuur Faarax aEUoeBacadleaEU AUN
Wali ma aragtay, dad is weydiinaya dhallintii ku dhimatay dagaalladii dalka ka dhacay, haba ugu darraadeen kuwii janno doonka iyo jihaadkee?!
Wali ma la is weydiiyey; yaa badan dhallinta ku dhimatay badda iyo dhallinta ku dhimatay dagaalladii sida; DAYNUUNAY oo kale? Haa kuwaasi waas SHAHIIDEEN! WEGER!
Haddii uu dalka sii joogo, oo uu hawl raadin iyo galo is habayn, waxaa hortaal hayb, land iyo state, oo haddii uusan ku hiran, uusan helayn, halkaana hankiisii iyo ku goaEU(tm)ay hammigiisii!
Waligeen ayaan is ku murjinnaa; tagto aannaan taag u hayn tiriddeed, wiilal iyo gabdho dhintay, la ma soo celin karo, ee marna ma la is ku hawli karaa, sidii wax looga qaban lahaa keenayaasha socodka dhallinta, inta iin, eed iyo eel loo yeeli lahaa goaEU(tm)aankooda iyo guddoonkooda?!
Ma ka hadashaa musuqa madaxda iyo maalka ay is daba marshaan? Ma ka hadahsaa Malaayiinta lagu baxsho laaluushka iyo lunsashada hantida naga dhaxaysa?!
Ma ogtahay, in doorashadani noqon doonto; doorashadii dollarka, oo qof aan laaluush bixin, uusan xildhaan noqon doonin?.
Ma ogtahay, in haddadan la joogo, uu halkii Xildhibaan suuqa sayladda beelaha, ee ka la iibsiga xildhibaanka uu marayo boqol kun oo dollar?!
Wixii iigu yaabka badnaa, ee aan shalay iyo maanta aqriyey, waxaa ka mida; dad ku doodaya, in dhallintaa badaha ku dhibtay ay DOQONNO yihiin, intaa la ma yaabeen, ee is la sadarka xiga ayey duco iyo u daba dhigeen tuugmo naxariis!
Sidee ugu dhiirran kartaa, marxuum aan gef kuu gaysan, qalad kaa gelin, in aad ku tilmaamto DOQON? Haddiiba uu sida aad adigu u aragto yahay DOQON, ma duco ayuu kaa mudan yahay? Ka muhimsane, qofka aan sidaada oo kale aan goaEU(tm)aan u qaadan, haddii uu DOQON yahay, alla ifka dhami saw wada DOQONNO ma ahan, saa inta kaa duwan ayaa ciidda ka badane?!aEUoeWaxaad ceebta u taqaanNin bay camalkiisa tahay!aEU
Haddii baroorto RUN naga tahay, oo aanan anigu filayn, wali ma aragtay, dhallintaa oo maamuus qaran iyo loo samaynayo aas u qalma? Xasuuso, dhammaadkii 2013 markii ay badda ku dhinteen in ka badan 300 oo Soomaali ku jirtay, dawladda Talyaanigu dad walba, waxay u samaysay aas qarameed calammada dalalkooda lagu maamuusay.
Tan kale dadka aadka uga hadlay, waxaa ka mida inteenna galbeedka joogta, oo aan wada ogsoon nahay hababka aan ku nimid ama aan ku joogno.
Qof is la badda soo maray, oo ayaanku u hiillay, hadda silac iyo saxanxo mid ku nool.
Qof is xambaar iyo ku yimid lacag badan oo uu baxshay. Qof walaashii ama hooyadii u dacwootay, oo ay ku keeneen; NINKEYGA! Qof xaasnimo lagu keenay, oo layn gatay. Qof xaasnimadii lagu keenay, maanta aan xitaa xasuus ka hayn, is ka daa xero iyo xarig xoolee! Qof magaciisa, abtirkiisa iyo qabilkiisa wax aan ahayn ku jooga.
Dadka tilmaamaha caynkaa ah wata, i la ma ahan, in madashan oo kale hadal dhaliil uga furan yahay, ee inta aadan ceebayn, is ceebso!aEUoeDhimashadu xaq waayooDhafakaarba ma leheeHa dhaliilin dhallinyaroDhalandhool u soo galayDhabbo dheer u soo marayIn ay dhulal shisheeyiyoDalal kale u dhoofaanSay aayo dhigan iyoU yeeshaan dhaqaaliyoDhaxal iyo ayaan wacan!Dhibka jira dhimaalkiyoDhismo dawlo iyo qaranMay helin dhitiyo keydAma dheef u gaariyoDhaqashiyo hab maamuus.Dhacdhac iyo mushaar iyoDhereg iyo ma haystaanDeeq dhuuni ugu filan!Dhaldhalaal galbeed iyoDheehyaalo aan jirinWar soo baxa u dheer tahayIyo soo dhawaaadooHalkan baa dhadhamo wacanAy dhahaan xigaaliyoKuwii ay dhareer iyoWadaageen dhigmaalaha!aEU
Bashiir M. Xersibrdiraac@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DEG DEG: War farxad leh oo ka imaanaya Gobolada...

$
0
0

Xilli biyo yari baahsan ay ka jirta qeybo ka mid ah gobalada dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxey roobab dadka & duunyada si aad ah ugu diirsadeen ay ka daaEU(tm)een gobalada Jubbooyinka.
Goobaha sida gaarka ah roobabka kaga daaEU(tm)een waxaa ka mid ah Jilib, & deegaano hoostaga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.
Roobabkan ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii lasoo dhaafay Salaad roob doon ah laga dukaday fagaarayaal ku yaala gobalada dalka gaar ahaan Muqdisho, GalgaduudaEU(tm)Hiiraan , Sh/Hoose & Meelo kale.
Sidoo kale roobabka xilliga GuaEU(tm)ga ayaa maalmo ka hor ka daaEU(tm)ay deegaano ka tirsan gobalada dalka Somali.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DHAGEYSO: Xukuumadda oo Toosh weyn ku shideysa...

$
0
0

yadoo Mooshin ka dhan ah Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Hiiraan & Sh/dhexe uu yaallo Baarlamaanka ay ku kala Aragti duwan yihiin xildhibaanada Mooshinkaasi ayaa waxaa ka hadlay Xukumadda Soomaaliya .
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Mooshinka ay ka warqabaan,balse ay habooneyd in Xildhibaanada intii aysan Mooshinka keenin ay u yeeraan Wasiirka Arrimaha Gudaha si wax looga weydiiyo Dhismaha Maamulka & qaabka loo maray.
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya looga bartay in ay keenaan Mooshinka Nuucaan oo kale ah islamarkaana aysan hadda Cusbeyn.
Yaxye Cali Ibraahim ayaa intaa raaciyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay ka warheyso qaabka ay uu u socdo Shirka maamul u samaeynta Hiiraan & Sh/ Dhexe,balse taa badalkeeda looga baahan tahay in ay Wasiirka Arrimaha Gudaha A u yeeraan ,maadaama uu wasiirku wax badan qabtay Xog ogaalna uu yahay.http://www.warqaad.org/wp-content/uploads/2016/04/Xukumadda-Soomaaliya-oo-ka-hadashay-Mooshinka-Shirka-Jowhar.mp3
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gunmen in Somali army uniform kill 3 children in...

$
0
0

At least three children, including a six-year-old girl have been shot and killed, and a dozen were wounded in Mogadishu by unknown gunmen dressed in Somali military uniform, witnesses said.
The shooting incident happened at Al Bakaro village in Hodon district on Tuesday evening when the gunmen in the army uniform opened fire at a crown in the area, killing 3 children on the spot.
According to a witness who asked not to be identified said the unknown gunmen have carried the shooting spree on the innocent civilians after a car lit a light on them while robbing local villagers.
Somali security forces have immediately cordoned off the scene of the crime, right away carried out a manhunt that did not result the arrest of the culprits who executed the three children.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Muuqaal: Waxa kala qabsaday majajilaystayasha...

$
0
0

Digniin Caafimaad: Qaladaad Si Fudud U Dhaca Oo Sun...

$
0
0

Caadi ahaan dawadu waa saaxiibka koowaad ee ruux kasta oo buka ama qof uu jecel yahay ka bukaa kula dadaalo in uu caafimaad ka raadiyo, laakiin in badan oo innaga mid ah ayaa aan dhaadsanayn in ay jiraan qaladaad marka ay dhacayaan qofka falaya iyo dadka ku xeeran oo xitaa mararka qaarkood dhakhtarku ku jiraa aanay sharaysan oo dhaca marka ilmuhu dawada qaadanayo.
Qormadan maanta waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah qaladaadkaas dillaaga ah ee laga yaabo in ay s fudud u dhacaan xilliga ilmuhu dawada qaadanayo.1. Qiyaasta dawada: Iska jir in aad qiyaas goaEU(tm)an oo dawada ah siin weydo ilmahaaga. Intii uu dhakhtarku kuu soo qoray oo aad ka badiso ama ka yaraysaa waxa ay dawada u beddeli kartaa sun disha ilmaha.2. Halbeeg isku mid ah: Inta badan waxaa dhacda in dawada cabbitaanka ah waalidku ku qiyaasto malqacadda cuntada, waxase la ogaaday in malqacadahaasi ay kala qiyaas duwan yihiin, oo labada isku midka ahi kala qaad weynaan karaan, taasina sida aynu kor ku soo sheegnay waxa ay sababi kartaa dhimasho. Sidaa awgeed ku dadaal in aad isticmaasho malqacadda la socota dawada shorobada ah, haddii kale shiriis aad ka taxaddarto halka aad joojinayso ama malqacad aanad bed-beddelin ee mid keliya aad isticmaasho inta dawadu socoto.3. Miisaanka ilmaha: Mar kasta xasuusnoow in miisaanka ilmuhu uu daaEU(tm)diisa ka muhiimsan yahay marka laga hadlayo qiyaasta dawo ee la siinayo, sidaa awgeed ay dhacayso in laba carruur ah oo isku daaEU(tm) ahi ay dawada ka qaataan laba xaddii oo kala duwan. Waxa ay taasi qasab ka dhigaysaa in dawada aanad iska iibsan ee aad dhakhtar ula tagto, isla markaana ku baraarujiso in uu miisaanka ilmaha ogaado, si uu u garto qiyaasta uu dawada ka qaadanayo.4. Dawada carruurta ha wadaajin: Waa ay dhacdaa in waalidku laba carruur ah oo isku si loo hayo uu wadaajiyo dawo midkood loo soo qoray. Weligaa iska jir in aad tallaabo noocaas ah ku dhiirrato, xitaa haddii aad is leedahay waa aad hubtaa in labada carruur ah isku si loo hayo. Waayo muhiimaddu maaEU(tm)aha cudurka isku midka ah ee wada haya oo keliya ee waxaa meesha ku jira qiyaasta dawada uu ilmo kastaa ka qaadan karo iyo in iyaga oo isku xanuun hayo ay laba dawo jidhkooda ku kala habboonaan karaan.5. Laba dawo oo isku mid ah hal mar ha wada siinin: Iska jir in aad ilmahaaga siiso laba dawo oo kala duwan balse isku waxtar ah, sida dawada Tylenol iyo dawooyinka kale ee loo isticmaalo durayga ee ay ku jirto maadadda Acetaminophen oo ah xanuun baabiaEU(tm)iye. Mar haddii aanad garan karin maaddooyinka dawadu ka samaysan tahay iyo waxa ay taraan waxaa dhici karta maaddo isku mid ah in aad laba jeer ilmaha siiso adiga oo u haysta laba dawo.6. Akhri warqadda ku dhex jirta dawada: Waa muhiim in la akhriyo dhammana tilmaamaha iyo amarrada dawada qaadashadeeda iyo waxtarkeeda la xidhiidha ee ku dul qoran dawada ama warqadda ku jirta, u fiirso habka isticmaalka ka hor, tusaale ahaan fiiro u yeelo dawooyinka ay tahay in isticmaalka ilmaha ka hor aad loo lulo, si ay isu dhex gasho, taas oo macnaheedu yahay in dawadani ay kala miirmayso oo maaddooyinkii ku jiray kala hadhayaan ama dhan isu raacayaan. Si aanay dawadu ilmahaaga sun disha ugu noqon, ku dadaal in aad akhrido qoraalka khuseeya isticmaalkeeda ama cid garanaysa la kaashato.7. Kaydinta dawada: Waxaa waajib ah in dawada aan laga shubin weelka ay ku jirto oo aan weel kale lagu hayn. Sidoo kale waxaa muhiim ah in la eego heer-kulka ay dawadu u adkaysan karto oo inta badan dusha kaga qoran, kadibna laga taxaddaro in la dhigo meel heer-kulkeedu ka sarreeyo ama ka hooseeyo intaas qoran. Si gaar ah waa in aad looga taxaddaro qaabka loo kaydinayo dawada leh maadadda Xadiidka.
Daraasado la sameeyey ayaa lagu ogaaday in qalad ka dhaca qaabka kaydinta, sida heer-kul aan ku habboonayn oo lagu kaydiyo ama weel qaldan oo lagu shubaa ay boqolkiiba 30 sabab u noqoto dhimashada carruurta la siiyo dawadaas, sababo la xidhiidha sumow ku yimid dawada awgood.8.A Asbiriinka: Iska jir in dawo Asbiriin ah ama dawo ay ku jirto maadadda Asbiriin aad siiso ilmahaaga ka yar 12 bilood. Khubarada caafimaadku waxa ay xaqiijiyeen in Asbriiin uu ilmaha ku keeno cudurka maskaxda iyo beerka ku dhaca ee afka cilmiga lagu yidhaahdo Reye Syndrome.
Cudurka Reye waa cudur dhif ah oo aad u khatar badan, waxa uu abbaaraa maskaxda iyo beerka oo uu labadaba barar iyo ballaadhasho badan ku keeno. Inta badan cudurkani waxa uu ku dhacaa carruurta iyo barbaarta, gaar ahaan waxa uu u soo dhuuntaa marka ay ka sii bogsanayaan caabuq fayras, sida durayga oo kale. Sida ugu fiicani waa in cudurkan goor hore la ogaado si loo yareeyo dhibta uu ku keenayo maskaxda iyo beerka, ilmahana noloshiisa loo badbaadiyo.
Daraasado caafimaad oo marar kala duwan la sameeyey ayaa aad isugu xidhaya dawada Aspirin ama Asbiriin maaddooyinkiisu ku jiraan iyo cudurkan, sidaa awgeed dhakhaatiirtu waxa ay ka digaan in xilliga duraygu carruurta ku dhaco la siiyo Asbiriin ama dawo uu isku-dhiskeeda ka mid yahay.Dhammaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG Kalsoonida ka dhexeysa Xassan Sheekh & Jawaari...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa soo ifbaxaaya warar hoose oo sheegaya in DFS ay si hoose ugu guda gashay dhammaan howlihii muujinaayay u diyaar garowga Doorashada la filaayo inay dhacdo dabayaaqada sanadka aan ku jirno ee 2016-ka.
Inta badan howlaha arrimaha Doorashada la xiriira ayaa waxaa qaabab hoose u wada xubno ku firfircoon Siyaasada dalka oo inta badan lagu xanto inay yihiin kuwo fakirkooda uu si xooli ah uga hirgalo dhanka Villa Somalia oo ah halka ay kasoo burqato Siyaasadda dalka.
Ragga howlaha sida hoose u wada ayaa waxaa lagu sheegaa inay ka mid yihiin Guddoomiyaha BFS Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Xildhibaan Faarax C/qaadir, Wasiir Mahad Salaad iyo Mas'uuliyiin intaa kasii badan oo aan halkaani lagu soo koobi karin.
Miisaanka ugu weyn ayaa waxaa lasoo sheegayaa in dusha uu ka saaran yahay Jawaari oo inta badan kala furfura caqabadaha Madaxweyne Xassan Sheekh kaga imaada dhanka Baarlamaanka.
Marka laga soo tago miisaanka iyo kalsoonida uu Xassan Sheekh dusha ka saaray Guddoomiye Jawaari, ayaa waxaa hadana jira warar hoose oo muujinaaya in Jawaari qudhiisa uu wato mas'uul kale oo aan aheyn Xassan Sheekh kaasi oo dhawaan la filaayo inuu soo gaaro magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia.
Mas'uulka uu Jawaari wato ayaa la sheegayaa in dhowr jeer oo sii horeysay uu ku fashilmay in Xukuumadihii isku shaandheynta ku baxay uu kamid noqdo balse culeysyo Siyaasadeed oo jira aawgood oo arrintaasi loo hakiyay.
Madaxweyne Xassan Sheekh wali kuma uusan baraarugin qorshooyinka hoos qulqulaaya ee uu wado Guddoomiye Jawaari, waxaana suuragal ah in xiriirka iminka ka dhexeeya Xassan Sheekh iyo Jawaari uu ku ekaado xiliga gabagabada ololaha doorashada ama ka hor inta aysan dhicin doorashada.
Guddoomiye Jawaari ayaa iminka qorshooyinkiisa u qarinaayo si aan carqalad Siyaasadeed ugu imaan xilkiisa wakhti ay Dowladu tahay mid gabogabo ah.
Geesta kale, waxaa nasiib darro noqon doonta in wakhtiga kala guurka ee Musharaxiintu ay raranayaan shandadahooda ay ku jiraan dhaqaalaha uu Xassan Sheekh kusoo baraarugo arrintaani iminka taagan, waxaana la rumeysan yahay in xiriirka iyo is jaceylka ka dhexeeya labada mas'uul uu noqon doona mid ku ekaada xiliga gabagabada doorashada.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG Galeye oo mar kale weerar qaawan ku qaaday...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa cod dheer ku sheegay in Dowlada Somalia iyo Maamulka Puntland ay u midooben tirtirida Shacabka ku hoos nool deegaanada Khaatumo.
Galeyr waxa uu tilmaamay in Madxaweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uu waxbadan kala socdo dhibta ay Puntland ku heyso shacabka Khaatumo, iyada oo ay taa taagan tahay hadana xuquuqda maamulka Khaatumo hoos geeyay Puntland.
Cali Khaliif waxa uu sheegay in Khaatumo xiligaani iyo wixii ka danbeeya aysan u baahneyn xilal loo soo mariyo Puntland, waxa uuna cod dheer ku sheegay in xilalka loogu tallo galay Khaatumo uu C/wali Gaas siiyo reerkiisa, islamarkaana Khaatumo ay Siyaasada iminka taagan banaan joog ka tahay.
Khaatumo ayuu sheegay inay ka hormari la' dahay Puntland waxa uuna sheegay in C/wali Gaas uu dhaqaale adag ku bixiyo sida lagu kala geyn lahaa Siyaasiyiinta iyo Shacabka Khaatumo, hayeeshee waxa uu carab dhabay in Khaatumo ay goor hore arrintaasi ka gaashaamatay.
C/wali Gaas ayuu sheegay inay ku fog tahay reer jecleysiga sidaa aawgeedna ay mudan tahay in Xildhibaanada Khaatumo ay ku lahaan laheyd Baarlamaanka Cusub uu ku biirsado kuwa uu siin lahaa reerkiisa, Khaatumana ay ka dhantahay xilal ay DFS usoo mariso Puntland.
Haddalka Cali Khaliif ayaa kusoo beegmaaya xili dhawaan Khaatumo ay shaacisay inay xiriirka u jareen DFS.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


XOG Axmed Madoobe oo bilaabay qorsho dhawaan xal iyo...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa bilaabay la tashiyo la sheegay in maamulkiisa uu ku Diyaarinaayo Xildhibaanada cusub ee maamulka u matali doona BFS ee dhawaan la dhisi doono.
Axmed Madoobe oo ka Duulaaya go'aankii mideysnaa ee laga soo saaray shirka wada-tashiga, ayaa waxa uu bilaabay in arrinta Xildhibaanada uu kala tashto Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Jubbaland.
La-tashiga arrintaani ku aadan ayaa la sheegayaa inuu u magacaabay gudiyo hoose oo ay ku mideysan yihiin Odayaal iyo Siyaasiyiin, waxa uuna Axmed Madoobe Beelaha ku hoos-nool maamulkiisa u ballanqaadayaa inay heli doonaan xuquuqdooda.
Axmed Madoobe ayaa doonaaya in Xildhibaanada Cusub uu u badiyo dhalinyaro si haddii ay u dhacdo Khilaaf dhexmara DFS iyo Jubbaland uu u adeegsado Xildhibaanada uu isaga xulistooda wado.
Dhanka kale, go'aanka ay DFS xulista Xildhibaanada ku hoos geysay Maamulada dalka, ayaa waxaa aad u dhaliilsan Beelaha qaar.Caasimda Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddi baarlamaan oo eedeyay DFID

$
0
0

Mucaaradka Jabuuti Oo Diiday Go'aanka Golaha Dastuurka

$
0
0

Golaha Dastuurka ayaa sheegay in madaxweyne Geelle uu helay 87 boqolkiiba codadka la tiriyey ee doorashadii dhacday 8-dii April.

Warbixin: Sharciyada Horyaalla Baarlamanka Somalia

$
0
0

Ayada oo waqti kooban uu u haray xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya, ayaa waxaa horyaalla sharciyo badan oo u baahan in la ansixiyo.

Xasan Rouhani oo cambaareeyay samaynta boliiska anshaxa

$
0
0

Madaxweynaha Iran Xasan Rouhani ayaa cambaareeyay samaynta toddobo kun oo boliis oo ilaalinaya anshaxa Tehran.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live