Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidamada Liyuu Boolis Iyo Dad Shacab Ah oo Ku...

$
0
0

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud, gaar ahaana dhanka xuduuda Soomaaliya iyo Itoobiya ay wadaagaan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo ciidamada Liyuu Boolis halkaasi ka socda.
Dagaalkaan ayaa la soo sheegayaa inuu yimid, kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa Liyuu Boolis ay weerar ku qaadeen deegaankaasi, kadibna dadka ay bilaabeen inay iska caabiyaan ciidamadaasi.
Dagaalkaan oo la soo warinaayo inuu saaka qarxay ayaa ilaa hada wuxuu ka socdaa Deegaanka Daacdheer, waxaana shacabka ay yihiin kuwa isa soo aruursaday oo ciidamada Liyuu Boolis la dagaalamaya.
Lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaan ka dhashay, hayeeshe warar kala duwan ayaa ka soo baxaya inta uu la eeg yahay Khasaaraha dagaalka ka dhashay.
Qaar ka tirsan Bulshada deegaanka dagaalka uu ka socda ayaa sheegay in ciidamada Liyuu Boolis muddooyinkaan dambe gardaro cad ay ka wadeen deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud, islamarkaana maanta ay u soo bareereen dagaal toos ah.
Madaxweynaha Galmudug ayaa horay u sheegay in ciidamada Liyuu Boolis laga doonaayo inay joojiyaan dhibaatada ay ku hayaan dadka shacabka ah ee dega deeganada dhaca xuduuda, waxaana uu ugu baaqay inay nabadda ilaaliyaan.
Mas'uuliyiinta Maamulka Galmudug weli kama aysan hadlin dagaalkaan culus ee ka socda deegaanka Daacdheer ee Gobolka Galgaduud.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Al-Shabaab oo Weerartay Xerada Ciidamada AMISOM ee...

$
0
0

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaanka Buulo-mareer oo ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose, Ururka Al Shabaab ayaa weeraray Xerada ciidamada Amisom ay ku leeyihiin deegaankaasi.
Weerarkaan ayaa dhacay xalay waxaana Shabaabka ciidamo ka tirsan ay dhowr jiho ka weerareen Xerada ciidamada Amisom halkaasi ugu taal.
Dadka deegaanka ayaa sheegay inay maqlayeen jugta Rasaasta labada dhinac ay isweydaarsanayeen, inkastoo Difaacyada Amisom laga maqlaayay sida dadka ay sheegeen rasaas culus.
Ciidamada Amisom waa ay iska difaaceen weerarka Al-Shabaab ay ku qaadeen Xeradaasi, sidoo kale waxaanan la ogeyn Khasaaraha ka dhashay weerarkaasi Shabaab ay ku qaadeen Saldhiga ciidamada Amisom ee Buulo-mareer.
Xoogaga Amisom oo ka cabsi qaba weeraro la mid ah Kii Janaale iyo Leego, ayaa xilliyada habeenkii ah ciidamadooda waxa ay ku jiraan feejignaan aad u sareysa oo ku aadan inay iska caabiyaan Shabaabka weerarada u qorsheeya.
Maamulka Deegaanka Buulo-mareer ayaa sheegay inuu jiro dagaalkaasi Shabaabka ay soo qaadeen, balse uusan war ka heyn Khasaaraha Shabaabka iyo ciidamada Amisom soo kala gaaray.
Al-Shabaab ayaa weeraro la beegsaday Difaacyada Amisom ay ku leeyihiin Gobolada dalka Soomaaliya.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Saxafiyiin lagu Maxkamadaynayo Somaliland

$
0
0

Digniin Caafimaad: Laambadaha Guryaha Lagu Xirto ...

$
0
0

Waxaa maalmihii ugu dambeeyey warbaahinta internet ka ee caafimaadka ka faallootaa ay baahinayeen talooyin la xidhiidha caafimaadka oo ah in ay iska jiraan laambadaha dunida ku soo badanaya ee yareeya isticmaalka korontada. Arrintaas oo ay ku sababaynayaan digniin caafimaad oo dhowaan ay soo saartay haayad caalami ahi.
Maadaama oo nolosha dunida maantu ay si aad ah ugu tiirsan tahay korontada oo ka mid ah baahiyaha lagama maarmaanka ah, waxaa kor u sii kacaya kharashka badan ee dadku ka sheeganayaan isitcmaalka laydhka, taas oo shirkado ganacsi ay ka faaaEU(tm)idaysteen soona saareen laambado dabka ay isticmaalayaan uu ka yar yahay inta ya isticmaalaan laambadaha Kcaadiga ahi.
Laakiin warka hadda soo baxay ayaa ah in laambadahaas dabka dhawrayaa ay yihiin sun illaa hee ay xaaladduba gaadhay in wakaaladda daryeelka deegaanku ay soo saarto qoraal degdeg ah oo ay ku tilmaamayso sida ugu fiican ee ay tahay in loola macaamilo, maka laambad ka mid ah laambadahan dabka dhawraa jabto oo ay bannaanka u soo baxdo maadadda Mercury eek u jirta oo la ogaaday in ay 20 jee ka badan tahay xaddiga caafimaad ahaan la ogolaan karo in ay ku jirto hawada qofku neefsanayo.
Xeeldheerayaal aad u tiro badan oo siyaabo kala gaar-gaa ah u baadhitaanno ku sameeyey waxyeellada ka dhalan karta laambadahan ayaa xaqiijiyey in laambadahani ay keenaan, xaalado nafsi ah oo uu warwarku ka mid yahay, madax xanuun u badan dhinac ahaan sida dhanjafka, kansarka, dawakhaad, burbur iyo daal iyo qofka oo u fiirsigu ka lumo.
Warbixinahana laga qoray khatarta laambadahan ayaa intaas ku daraya in maadadda Mercury oo laambadda gudaheeda lagu shubo maka la samaynayo ay caafimaad ahaan dhaawac gaadhsiiso neerfayaasha, gaa ahaan carruurta iyo dumaka uurka leh, maskaxda sun ku keento, beerka iyo keliyahana khatar caafimaad ku sababto. Sidoo kale waxa ay khatar ku tahay xididdada dhiigga, wadnaha, hab-dhiska difaaca, aakhirkana waxa ay keentaa gariir qofka ku dhaca jidhkiisa qaybo ka mid ah, iyo xitaa cudurka xusuusta dila ee Alzheimer ka.
Khubarada laambadaha dabka dhowra baadhitaanka ku sameeyey waxa ay sheegeen in laambadahan samayskooda ay ka mid yihiin maaddooyin kansar keena, sida Phenol oo loo isticmaalo samaynta walxaha kiimikaad, Naphthalene iyo maadadda Styrene.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Obama oo ku adkeystay taageeridda Cameron

$
0
0

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Cisman Cawaale

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Dhammaanba dadka Somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Luton, oo ku taallada dalka UK, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Cisman Cawaale, gaar ahaan Sahra Cawaale. Oo ay uga tacsiyadaynayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku dhacday Marxuumad Saynab Cisman Cawaale iyo Marxuumad Sacaada Cisman Cawaale, oo ka mid ahaa dadkii Somaliyeed ee ku qarraqmay badda u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga.
Waxana ay Marxuumiinta Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii ay ka bexeenna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Ahmedweli Goth
Luton, Bedfordshire UK
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hadii Aay Nolosha Kugu Adkaato Isku Day Inaad...

$
0
0

Bani aadan baad tahay, markastaana waxaad la kulmi doonta xaalado adag ee ku niyad jabin doona. Dadka qaarna si fudud ayey uga talaabsadaan caqabadaha nolosha dadka qaarna way ku rafaadaan.
Hadaba sideed yeeli lahayd hadaad xaaladahaaso kale la kulantid. Sii akhri qodobadan hoos ku qoron si aad fikrad uga heshid:
1. Wixii dhacay wu dhacay: wixii dhacay wu dhacay waxbana kama badi kari maysid. Hadaad wixi dhacay wax ka qaban kartid wax ka qabo, hadii aanad waxba ka qaban kareena waa inaad laba kala doorataa ama inaad iska aqbashid wixii dhacay horena uga socotid, ama inaad ka xumaatid maskaxdaadana ka dhex guuxo.
2. Dhibaatadu waxay dhibaato tahay intaad adigu dhibaato ka dhigaysid: farxadu waxay ku xidhan tahay kolba sida aad wax u aragtid. Hadaad wax u aragtid dhibaato ama mushkilad isla markiiba fikirkaaga kaa qaloocsamiya, dareenkaaga iyo fikirkaaguba markiiba negative ayey noqonayaan. Laakin dhibaatada hadaad u aragtid cashar aad wax ka baran kartid mustaqbalkaagana ku dabaqi kartid dhibaato noqon mayso.
3. Hadaad doonaysid inaad nolashaada wax ka bedeshid waa inaad adigu iska bilaabda oo is bedeshaa: marna ha is odhan hadaan shaqadayda badelo ama hadaan dhoofo nolashaydu way wanaagsanaan doonta hadaanad adiga laftigaaga isbadalin. Ilaahay ayaaba quraankiisa ku sheegay:
4. Ma jirto wax loo yaqaano guul daroaEU"ee waa fursado aad wax ka baran kartid: eraygaa guul darada ka masax maskaxdaada. Qof kasta oo guul nolosha ka gaadhay guul daroyin fara badan ayey la kulmeen. Ninkii Thomas Edison (ninka sameeye guluubka ugu horeeye)ayaa mar 1000kii ku guulaystay samaynta guluubka. Marka guul daryoinkiisa wax laga waydiiye ayuu ku jawaabay marna maan guul daraysane ee laakin waxan bartay 999 qaab ee aan guluubku u shaqayn.
5. Hadaanad helin waxaad doonaysid ogow wax wixii hore ka fiican ayaa ku soo socda: mararka qaarkood way adagtahay inaad intaa aamintaa, laakin ogow waa xaqiiq jirta. Ilaahay taladaada saaro, Ilaahay cidna ma dulmiyo.
6. Cidna ha is barbar dhigin: Ilaahay insaan kasta si gaar ah ayu u imtixaanay. Hadaad doonaysid inaad noloshaada cid kale barbar dhigtid bal u fiirso dadka kaa liita. Hadaad maanta websitekaA kobciyemedia.com aad ku jirtid dadban guryo ay ku seexdaan haysan.
7. Xaaladuhu way isbedeli doonaan: hadaad shaqo laaEU(tm)aan ka cabanaysid mar uun baad shaqo heli doonta, hadaad xaas laaEU(tm)aan ka cabanaysid mar uun baad guursan, laakin marna ha is dhigan oo fadhiga ka kac.
8. Nolosha adagi waxay dhistaa qof adag: imisa dhibaatoyin ayaad soo martay ee maanta kaa dhigay qofkan aad tahay. Hadanay dhibi jirin noqon maysid qof nolosha ka adag.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mooshiinkii ka dhanka ahaa shirka Jowhar oo la xalliyay

$
0
0

Kn: Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xaliyay mooshinkii muranka dhaliyay ee laga keenay shirka Jowhar ee maamul u sameynta Labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Kulankan lagu xalinyay mooshinkaas ayaa waxaa shir guddoominyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaana laga soo saaray go'aano dhowr ah.
Guddoomiye Jawaari ayaa faray Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaanada ka soo jeeda labada Gobol, iyo Duubabka dhaqanka inay muddo 45 cisho gudahood lagu soo xaliyo khilaafka u dhaxeeya, laguna soo afjaro dhismaha maamulka labada gobol
Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa amray in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu xareeyo Ergada dhiman ee laga sugayo ansixinta dastuurka uu yeelanayo Maamulka labada gobol, soo xulida Xildhibaanada Baarlamaanka, lana dedejiyo doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka, kuxigeenada iyo doorashada Madaxweynaha Maamulka labada gobol.
Xildhibaan Maxamed Amiin Cabdullaahi Aalow ayaa sheegay in heshiis laga gaaray mooshinka, isla markaana lagu heshiiyay afar qodob oo kala ah in 45 cisho gudahood lagu soo dhiso maamulka, laguna dhameeyo wixii tabasho ee jira.
"Waxaa lagu heshiiyay afar qodob in dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu soo afjaro 45 cisho, laguna dhameystiro wixii tabasho ee jirta in la xaliyo, waxaa la faray in la soo xulo ergada, Baarlamaanka la soo doorto, Guddoonka la soo doorto iyo Madaxweynaha"ayuu yiri Xildhibaan Aalow oo intaa ku daray in ugu dambeyn bisha June la helo Madaxweyno uu yeesho maamulkaas.
Guddoonka Baarlamaanka ayaa kulamo xiriir ah la lahaa Guddiyo ay iska soo xuleen Xildhibaanada labada dhinac, waxaana laga dalbaday in todobaad kasta Baarlamaanka la horkeeno halka ay wax u marayaan.
Illaa 42 Xildhibaan ayaa mooshin ka dhanka ah shirka Jowhar ka geeyay Guddoonka Baarlamaanka, iyagoo dalbanayay in la hakiyo shirka, isla markaana uu wali jiro khilaaf ay uga maqan yihiin beelaha qaar.
Hase ahaatee Xildhibaano qaar ayaa ka soo horjeestay mooshinka kuna tilmaamay mid aan sharci aheyn, taasoo kulankii ugu dambeeyay ee ay lahaayeen Xildhibaanada buuq ku dhamaaday, lana isku sigtay in la is gacan qaado.
Magaalada Jowhar ayaa wali waxaa ka socda shirka maamul u sameynta labada gobol, waxaana maalmaha soo socda lagu wadaa in la soo bandhigo ergada ka qeyb galeysa shirka iyo sida beelaha u qeybsadeen.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Xog kasoo baxeysa Mooshinka laga gudbiyay shirka...

$
0
0

-Xildhibaanada BFS ayaa ku kala jabay Mooshinkii laga keenay shirka ka socda magaalada Jowhar ee maamulka loogu dhisaayo Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Sheekh Shaacir oo kamid ah BFS oo wareysi gaar ah siinaayay Idaacadda SMN ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in wadada loo maray shirka Jowhar uu yahay mid sax ah, islamarkaana uu kasoo horjeedo in Mooshinka aawgii shirkaasi loo hakiyo.
Xildhibaanka waxa uu sheegay in bedelka la hakin lahaa shirka ay wanaagsanaan laheyd in lasii wado ilaa laga gaarayo mirro dhalka shirka.
Waxa uu Xildhibaanka sheegay inay jiraan Xildhibaano iyo masaEU(tm)uuliyiin kale oo aan u muuqan in dadka labada Gobol dega laga saaro dhibta heysata, waxa uuna ku baaqay in loo hogaansamo midnimada.
Xildhibaan Shaacir ayaa hoosta ka xariiqay in Saxiix uu leeyahay iyo Magaciisa loo isticmaalay si qaldan oo uusan waxba ka ogeyn , mooshinkaasi wuxuuna ka dalbaday Mudanayaasha mooshinkaas wada in ay uga cudur daaraan magaciisa ay adeegsadeen.
Xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa ku baaqay in Shabeelaha Dhexe iyo Hiiran aan laga reebin Gobollada kale ee maamullada sameystay.
Haddalka Xildhibaan Shaacir, ayaa kusoo beegmaaya xili inkabadan 40 Xildhibaan ay dhawaan Mooshin ku dalbadeen in la hakiyo Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mooshinka ka dhanka ahaa shirka Jowhar oo xal laga...

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M .Network)-Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta go'aan waxa ay ka gaareen Mooshin ka dhan ahaa Shirka Jowhar.
Mudanayaasha ayaa isla gaaray in muddo 45 cisho guddi, Xildhibaanno , Wasiiro iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda labada gobol ay ka baaraan degaan sidii xal looga gaari lahaa shirka Jowhar ee maamul u sameynta Labada Gobol.
Mudada ay masuuliyiintaan wax isku soo waafaqayaan wixii go'aanno ah eek a hor shirka ka soo baxa ma noqon doonaan kuwa wax ku ool ah sidaas waxaa Shabelle u xaqiijisay Xildhibaan Samiiro Xasan Cabdulle.
Dhawaan inkabadan 40 Mudane ayaa waxa ay mooshin ka gudbiyeen shirka maamul u sameynta labada Gobol oo dhawaan wajigiisa labaad uu ka furmay Jowhar.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG Xassan Sheekh oo 2 arrin ay ka hortaagan tahay...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ka socda ololaha doorashada dalka, kaasi oo si hoose u bilowday, waxaana soo baxaayo xogo muujinaaya in Madaxweyne Xassan ay caqabado ka hortaagan yihiin in mar kale uu noqdo Madaxweynaha dalka.
Ilo diblumaasiyiin heer Qaran iyo Heer Caalami ayaa xaqiijiyay in gaabis uu ku imaanayo rajadii laga lahaa in Madaxweyne Xassan uu mar kale qabto xilka madaxtinimo ee Somalia.
Danyel Robet oo kasoo jeeda dalka Britain kana mid ah Diblumaasiyiinta ayaa sheegay in Beesha Caalamka ay ka fiirsaneyso cida noqon doonta Madaxweynaha Somalia, waxa uuna Farta ku goday in Caalamka uu doonaayo wajiyo cusub oo hanakara Siyaasad cusub.
Danyel Robet, oo u waramaayay Majalad maxali ah oo kasoo baxda dalka Britain, ayaa tilmaamay in Somalia ay Halboole u tahay Africa, balse aysan heysan qorshihii Caalamka uu u jideeyay, waxa uuna si mal-dahan u bidhaamiyay in Siyaasadda iminka ka socta Somalia, ay tahay mid u lug xiran shaqsiyaad gaar ah, taana ay sabab u tahay in Somalia loo raadiyo Madaxweyne ka hanaqaadi kara halka ay iminka taagan tahay Somalia.
Danyel Robet, ayaa arrintaasi u sababeeyay laba qodob oo uu sheegay in Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uusan dib usoo laaban doonin, waxa uuna ku kala sheegay:-
1-Beesha Caalamka oo dareen gaar ah ka muujisay miisaaniyada DF ay lunsatay mudada ay jirto Dowladaha hadda taagan, isaga oo bidhaamiyay in DF Somalia aan horay u qaadin wax talaabo ah sida dhismaha, Kobaca dhaqaale, Horumarka Siyaasadda iyo la jaan-qaadka Dowladaha u jilicsan taabagalinta Siyaasadda Somalia.
2-Siyaasada DF ee hadda jirta oo udub-dhexaad u noqotay mid aan gacanta ugu jirin Madaxda Soomaalida, Xiriirka Dowlada Somalia iyo Caalamka oo yaraaday sanadkii ugu danbeeyay, Khilaaf xawaare dheereeyay oo wali ka dhextaagan DF iyo Maamulada.
Danyel Robet, waxa uu sheegay in Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh uusan gaarin heerkii laga filaayay mudada ay Dowladiisu jirto, waxa uuna dhaliil ka muujiyay Fashilada Amaanka iyo Siyaasada oo wakhtiyadii ugu danbeeyay ahaa kuwo aan xalkooda la raadin.
Geesta kale, Mr Danyel Robet oo sheegay in muddo kooban gudaheeda uu ka qeybgalay ilaa 5 shir oo xooga lagu saaraayay arrimaha Somalia, balse aysan dhagihiisa kusoo dhicin rajo muujineysa in Siyaasada iminka ka taagan Somalia ay sii jiri doonto, isaga oo carab dhabay in Beesha Caalamka ay qabaan dhaliilo tankeeda dhaafay.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG Villa Somalia oo wada qorsho cusub oo lidi ku...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka aan ka heleyno xubno ka howlgala Xarunta Madaxtooyada Somalia ayaa sheegaya in Madaxtooyada ay wado qorsho lagu xakameynaayo shirarka ka dhici doona Hoteelada magaalada Muqdisho.
Qorshahaani ayaa la sheegayaa in Madaxtooyada Somalia ay la wadaagi doonto Wasaarada arrimaha Gudaha, Amniga iyo Nabadsugida, iyadoo ujeedka ugu weyn lagu sheegay inaanu Hoteelada lagu qabankarin shirar aysan Dowlada la socon, gaar ahaan kuwa ku xiran arrimaha Siyaasadda.
Kulamada ugu adag ee Madaxtooyada Somalia ay kasoo horjeedo ayaa ah in Hoteelada lagu qabto Kulamo looga soo horjeedo Xassan Sheekh, kuwa khuseeya arrimaha Doorashada iyo kuwa lagu itaal tiraayo Xassan Sheekh ee looga soo horjeedo arrimihiisa la xiriira Doorashada fooda nagu soo heysa.
Qorshahaani ayaa marka ay isla dajiyaan Villa Somalia iyo Wasaarada arrimaha gudaha, ayaa waxaa ku howlgali doona NISA si loo hakiyo dhaqdhaqaaqyada ku aadan shirarka.
Qorshahaani ayaa culeys gaar ah ku yeelan doona Musharaxiinta la tartameysa Xassan Sheekh iyo Siyaasiyiinta u ololeyneysa Musharaxiinta kasoo horjeeda Xassan.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmihii ugu danbeeyay laga dareemayaa ololo qaabab hoose u socda, waxaana jawi mashquul galay Hoteelada.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal dib kaga bilowday Galgaduud & ciidamada Liyuu...

$
0
0

Dhuusomareeb (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud gaar ahaan xuduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa sheegaya in maanta markale dagaal uu dib kaga bilowday deegaanka Daac-dheer.
Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamada Liyu boolis ee dowlada deegaanka Soomaalida iyo ciidamo deegaanka ah kuwaasi oo la ogeyn waxay isku hayaan.
Waxaana dagaalka xoogiisa uu maanta ka dhacay deegaanka Miir-cowleed kadib markii ciidamada Liyuu boolis ay weerareen dad reer guuraa ah oo ku sugnaa deegaankaas.
Dagaalada ayaa sanadihii ugu dambeeyay ka taagnaa deegaanada dhaca xuduuda labada dal, waxaana dadka reer guuraaga isku hayeen arimo ku saleysan dhul daaqsimeed, maadaama reer guuraa ay yihiin.
Waxaa labada dhinac ay isweydaarsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.
Dagaal shalay ka dhacay deegaankaasi ayaa sababay dhimashada ku dhawaad 10 ruux iyo dhaawac dad kale oo reer miyi u badan.La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah.Caasimada OnlineXafiiska GalgaduudCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Galmudug oo Al-shabaab lagu tilmaamay & DDSI oo..

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Masuuliyiin ka tirsan maamulka dowlada deegaanka Soomaalida Ethiopia oo saxaafada la hadlay ayaa alshabaab iyo galmudug ka dhigay kooxo isku mid ah oo weeraray deegaan maamulkooda hoostaga.
Yaasiin Cabdi Waris oo dhanka amniga u qaabilsan maamulka DDSI ayaa sheegay iney la dagaalameen ciidamada Al-qushaah oo uu kala jeeday Alshabaab iyo ciidamada Galmudug oo isku garab ah.
Wuxuu sheegay in ciidamadooda ay dad kaga dhinteen dagaalka kuwo kalana ay kaga dhaawacmeen, balse ma uusan soo hadal qaadin dhibaatada ay shacabka reer guuraaga u geysteen.
Dhinaca kale maamulka Galmudug ayaa jawaab adag ka bixiyay dagaaladii ka dacay deegaanada Daacdheer iyo Miir-cowleed, waxaana maamulka Galmudug sheegay in dadka deegaankooda lagu soo qaaday weerar.
Wasiirka amniga Galmudug ayaa sheegay in ciidamada Liyuu boolis ay xasuuqeen dad shacab ah.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG RW CC & Jawaari oo wada qaatay kulan qarsoodi ah...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada Somalia ayaa sheegaya in halkaasi ay kuwada kulmeen Ra'isul wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid Cali oo dalka dib ugu soo laabtay iyo Guddoomiyaha BFS Maxamed Sheekh Jawaari.
Kulanka oo dhacay saacado un kadib marka uu Ra'isul wasaare Cumar nastay ayaa waxaa lasoo warinayaa in kulankaasi diirada lagu saaray arrimo dhowr ah oo xasaasiyad abuurtay.
Kulanka oo ahaa mid degdeg ah ayaa waxa ay labada Mas'uul uga wada hadleen Socdaalka Sharmaarke ee magaalada Moosko, Heshiisyo uu la galay Ruushka iyo Ogaansho la'aanta Dowlada safarkaasi degdega ahaa.
Ra'isul wasaare Cumar ayaa Jawaari uga warbixiyay socdaalkii magaalada Ankara oo uu uga qeybgalaayay shirka dalalka Islaamka kaas oo looga hadlaayey arrimaha khuseeya dalalka Islaamka gaar ahaan sida xal looga gaari lahaa khilaafyada dhex-dooda ah.
Sharmaarke ayaa sidoo kale, Guddoomiye Jawaari warbixin ka siiyay safar qarsoodi ahaa oo uu ku tegey dalka Ruushka, wuxuu sheegay in ay kulan wada qaateen Sergei Lavrov oo ay ka wada hadleen iskaashi dhex mara Ruushka iyo Soomaaliya, gaar ahaan dhismaha ciidanka.
Sharmaarke ayaa Jawaari u sheegay in Safarka Magaalada Mooska uu ahaa mid degdeg ah, islamarkaana uu ku helay Casuumaad, waxa uuna tilmaamay in Safarkaasi uusan aheyn mid wakhti uu kulumay balse ay Ruushka uga wada hadleen arrimaha Somalia iyo qaabka ugu haboon ee lagu kobcin lahaa Ciidamada Dowlada.
Jawaari ayaa Sharmaarke si hoose ugala hadlay Socdaalka Ruushka waxa uuna usoo bandhigay qeyla dhaan ka imaaday Madaxweyne Xassan taasi oo salka ku heysa degdega socdaalka Moosko waxa uuna Xassan ka dalbaday in arrintaasi wax laga weydiiyo.
Madaxweyne Xassan ayaa maalin un kadib Socdaalka Sharmaarke ee magaalada Moosko xiriir degdeg ah lasoo sameeyay Guddoomiyaha BFS Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Jawaari ayuu ka dalbaday in Sharmaarke uu wax ka weydiiyo socdaalka Moosko oo aysan waxba kala socon, waana tan keentay in Jawaari iyo Sharmaarke ay wada qaatan kulan degdeg ah.
Xassan Sheekh iyo Sharmaarke ayaa ah Musharaxiin u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Somalia, waxa ayna taasi shaki ballaaran ka dhex abuurtay Xassan iyo Sharmaarke oo lagu heysto socdaalka magaalada Moosko ee dalka Ruusha kaasi oo aysan Dowladu kawarqabin.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Lix ruux oo qarax sameysay & Dad kale oo la qabtay

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)- Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada maamulka koofur galbeed ay ku baxeen shaqsiyaad la helay xogtooda oo ku sugnaa duleedka magaalada Baydhabo kuwaasi oo doonayay iney qaraxyo geystaan.
Ciidamada maamuka koofur Galbeed ayaa la shegay iney isku gadaameen guryo ku yaala inta u dhaxeysa Buurhakaba iyo Baydhabo kuwaasi oo halkaasi ka heley macluumaadka in dadka ay isku qarinayaan.
Kooxaha hubeysan oo sagaal nin gaarayay ayaa la sheegay iney iska caabiyeen ciidamada maamulka Koofur Galbeed, waxaana dhacay dagaal qaatay muddo saacado ah.
Dagaalka kadib ayaa ciidamada hubeysan ee guryaha loogu tagay waxaa la sheegay iney rasaasta ka dhamaatay, waxaana kadib marar kala duwan is qarxiyay ku dhawaad 6 ruux oo kamid ah dadkii ku sugnaa goobta.
Intaasi kadib ayaa waxaa seddexda kale ay isku dayeen iney ka baxsadaan goobta lagu weeraray, waxaana la sheegay iney qabteen ciidamada dowlada iyo maamulka koofur Galbeed.Caasimada Onlinexafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirkii Biyaha Sucuudiga oo la Casilay

$
0
0

Tallaabadan ayaa timi wax ka yar lix bilood markii xukuumaddu ay joojisay gebi ahaan kabkii ay ku bixin jirtay biyaha, korontada iyo adeegyada kale ee la mid ah.

Obama: Ciidamo Dhul ah Uma Direyno Syria

$
0
0

Obama ayaa sheegay in ay khalad ku noqoneyso Maraykanka ama Britan in ay ciidamo dhinaca dhulka ah u diraan dalkaasi oo ay xilka ka tuuraan Bashaar al-Asad.

Obama oo Booqasho ku Maraya dalka Jarmalka

$
0
0

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa booqasho ku maraya dalka Jarmalka, halkaas oo la filayo inuu kulan kula yeesho Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayna ka wada hadlaan dhaqaalaha dunida, Argagixisada, iyo qodobo kale.

Cali Khaliif oo Cambaareeyey Hadalkii Puntland

$
0
0

Madaxweynaha maamulka Khaatumo, Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay inaanay Puntland wax shuqul ah ku lahayn soo xulista xildhibaannada cusub ee ka iman doona deeggaannada maamulka Khatumo ku abtirsada.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live