Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Wafdi Xildhibaan Oo Ka Socda DKMG ah Oo Maalmahan Joogay Magaalada Garoowe Oo Maanta Gaalkacyo Gaaray

0
0

Gaalkacyo (RBC):- Xubno xildhibaano ah oo ka socda baarlamaanka KMG ah Soomaaliya ayaa maanta barqadii waxa ay gaareen magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.
Xildhibaanadan ayaa Axadii todobaadkan waxa ay gaareen magaalada Garoowe xarunta Punland ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxa ay kulamo looga hadlaayay xiisado ka taagan waqooyiga Gaalkacyo kala hadleen masuuliyiinta dowlad gobaleedka Puanland oo hogaaminaayo Madaxweyne Cabdi raxmaan Faroole.
Xildhibaanadan ayaa waxa ay tiradooda gaareysaa ilaa 10 waxa ay markii ay gaareen magaalada Gaalkacyo waxa ay saxaafada u sheegeen in ay ilaa mudo afar maalmood ah ay joogi doonaan
Waxa kaloo ay sheegeen iney ku biiro culimaa’udiin iyo cuqaal oo horrey u joogay Gaalkacyo kuwaas oo howlo waan ka waday magaalada Gaalkacyo markii horaantii bishan xaafada Garsoor oo ku taala waqooyiga ay ku dagaalameen ciidamada Punland iyo Maleeshiyo deeganka ah.
Waxa ay rajo wanaagsan ka muujiyeen in la soo afjari doono colaada ka taagan magaalada Gaalkacyo oo dad badan ay ku dhinteen kuwa kale ay la jiifaan dhaawacyadii soo gaaray.
Xildhibaanadan ayaa waxa yihiin kuwa ka soo jeeda kooxii dagaalamay.


Cholera, measles to hit Somalia famine victims - eTaiwan News

0
0

Cholera, measles to hit Somalia famine victimseTaiwan News"Unless the international response changes, the 2011 Somali famine will be to the Obama administration what the 1994 Rwandan genocide was to the Clinton administration _ a terrible stain, an unforgivable instance of lack of political will to push ...and more »

Put aside politics to save Somali lives, say aid agencies - Reuters AlertNet

Chobani® Pledges $1 Million to Famine Relief Efforts in Somalia - Sacramento Bee

Cholera, measles to hit Somalia famine victims - CBS News

0
0

Cholera, measles to hit Somalia famine victimsCBS News"Unless the international response changes, the 2011 Somali famine will be to the Obama administration what the 1994 Rwandan genocide was to the Clinton administration — a terrible stain, an unforgivable instance of lack of political will to push ...and more »

Daawo Video Lagu Fashilay Been Abuurkii Madaxtooyada Puntland

0
0

Gaalkacyo (RBC) Waxaa markii ugu horeysay la soo bandhigay video lagu fashilay film been abuur ah oo dhowaan ay warbaahinta siiyeen saraakiisha madaxtooyada Puntland.
 BEEN ABUURKII PUNTLAND
Film-ka soo socda waxaa faafiyey madaxtooyada Puntland toddobaadkan bilawgiisa. Waxayna madaxtooyada qiil uga dhigatay inuu cadeyn u yahay in dagaalkii xaafada Garsoor ka dhacay ay ku lug leedahay Al-Shabaab.
Xusuusin: Film-a waxaa ku jiray wiil magaciisa ku sheegay AYUUB oo sida uu sheegtay ka soo jeeda gobolada Bay iyo Bakool. Wuxuuna wiilku marar badan u muuqdaa mid qalqalsan isagoo mar sheegaya inuu Gaalkacyo Shabaab wakiil uga yahay.
CADEYNTII GARSOOR
Filmkan labaad waxaa lagu soo bandhigay magaalada Gaalkacyo, waxaaa isla film-kan ku jira wiilkii AYUUB ee hore ay u soo bandhigeen madaxtooyada Puntland. Wuxuuna markan cadeynayaa in si qasab ah looga duubay muuqaalka. Wuxuuna sheegay in la soo qabtay oo uusan wax shaqo ah ku lahayn argagixisada.
FIIRO GAAR AH: Film-ka hore waxaa baahiyey madaxtooyada Puntland. Halka film-ka labaad Raxanreeb ka heshey dadka deegaanka.

Mareykanka oo Air-poro qarsoodi ay u isticmaalaan diyaaradaha Drones ka dhisaya Afrika iyo gacanka Carabta

0
0

Maamulka Madaxweyne Obama ayaa Airporo qarsoodi oo ay isticmaalaan diyaaradaha aan cidna wadin ee loo yaqaano Drone ka dhisay dowladaha ay ka jiraan howlgalada looga soo horjeedo argagixisada Geeska Afrika iyo Gacanka carbeed wuxuuna ka qeyb yahay howlgalada cusub ee laga wado Soomaalia iyo Yemen. Waxaana mid ka mid laga dhisayaa dalka Itoobiya oo ay [...]

Hal sano kadib is casilaadii Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid

0
0

Sanad ka hor maanta oo kale 21kii September ayay ahyed maalintii uu masraxa siyaasada faarujiyay Ra’iisul Wasaarihii ee Dowladii Midnimada Qaran taas oo lagu soo dhisay dalka Jabuuti oo ay horboodayeen Kooxdii Aala-Sheekh ee ka goosatay Isbahaysigii Asmara. Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu soo caleemo saaray dalka Jabuuti iyadoo saadaasha ay [...]


New US drone bases to strike Somalia, Yemen: report

0
0

The United States is building an array of secret new drone bases to conduct strikes against Al-Qaeda targets in Somalia and Yemen, according to the Washington Post. One of the new installations is being set up in Ethiopia, a close US ally in the fight against the Islamist Shebab that controls much of Somalia, while [...]

Turkey to provide education to Somali students

0
0

Amongst the hustle and bustle of Turkey’s newly begun school season, Somali teen Abdullah Muhtar (16) and 48 of his fellow countrymen will be making their way to classes across Turkey. Once one of many Somali youths who grew up in a country plagued by decades of civil war, lawlessness and famine, Abdullah will now [...]

Establishment Of Technical Committee On Implementation Of The Roadmap

0
0

The Technical Committee shall comprise the following: Co-Chairpersons (i) Minister for Planning and International Cooperation, TFG (ii) Deputy Special Representative of the Secretary-General (iii) Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission Members (i) Four TFG Ministers (Finance, Defence, Internal Security and Interior, Constitution and Reconciliation) (ii) Three Senior Representatives of Puntland [...]

Xiisado dagaal oo caawa ka taagan xaafado ka mid ah Muqdisho

Ciidamo kawada tirsan dowlada oo galabta ku gadaalamay Degmada Dhoobleey

Barakac aan caadi ahayn oo ka socda Degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho

Wargeyska Metro oo warbixin xasaasi ah ka qoray laba dhalinyaro oo Soomaali ah oo Xoogaga Shabaab looga shakisan yahay

0
0

Wargeyska Metro ee ka soo baxa dalkani Sweden ayaa waxa uu helay qoraal sir ah oo ku saabsan sababta keentay in la xiro saddex nin oo Soomaali ah, kuwaas oo hore loogu soo eedeeyay in ay xiriir la leeyihiin kooxaha Al-shabab.
Qoraalkan sirta ah ayaa sheegaya in xariga raggan ku xiran magaalada Göteborg ee dalkani Sweden uu iminka la xiriiro isku day dil oo ay la maaganaayeen farshaxaniste Lars Vilks oo ah ninkii Nabiga (SCW) caayay.
War-gayskan ayaa sidoo kale qoray in nin ka mid ah saddexda nin uu iibsaday minddi nooca jeebka lagu qaato ah, taas oo loo malaynayo in uu la damacsanaa dilka Lars Vilks.
Qoraalkan ayaa sidoo kale lagu sheegay in mid kaloo ka mid ah saddexdan nin uu su’aalay qof jooga meesha Farshaxanka xiliga la heli karo Lars Vilks,
Arrintan ayaa ku soo beegantay iyada oo uu Lars Vilks buugiisa xasuus qorka ee dhinaca Internedka ku soo daabacay in uu bandhig Farshaxaneed ka qeyb gali doono, balse uu tagin goobta.
Mar ay waxaada dhaqanka ee Raadyaha dalkan Sweden (Sverigeradio) la yeelatay waraysi farshaxaniste Lars Vilks sida ay boggeeda Soomaaliga ku baxa ku qortay waxaa uu waraysigaasi u dhacay sidatan.
SR International Su’aal: Waa sidee dareenka aad ka qabto?
Farshaxaniste Lars Vilks Jawaab: Anigu waxaan u arkaa far-shaxan, welina waan qabaa. Sida haddaba la iigu qaatay matalaad iyo sida ey ku dhacdo waa mid xiiso leh. Waxayna ka mid tahay howlaha far-shaxankayga.
SR International Su’aal: Miyaadan haddaba ka daalin handadaadda joogtada ah ee aad ku sugan tahay?
Farshaxaniste Lars Vilks Jawaab: Mar hore ayuu sidaa dareenkaygu ahaa, iminka waan ka soo gudbay marxaladdaa.
SR International Su’aal: Ma ku fekertaa inaad halis ku tahay ammaankooda dadyowga kaa ag-dhow?
Farshaxaniste Lars Vilks Jawaab: Waa in la garwaaqsadaa in khatartaasi tahay mid aad u hooseeysa. Waa mid inta badan wax-yeelaysa maskaxda ee maaha oogada. Waxaan leeyahay ilaaliyeyaal aad u taxadar badan.
Xigasho: http://www.metro.se/nyheter/mannen-var-ute-efter-lars-vilks/EVHkiu!sE0spm7yjNWk/ iyo qeybta Su’aalahanahttp://sverigesradio.se/sida/artikel.aspx?programid=2172&artikel=4707096
Mohamed Ali Abdi (Royter)
karaama@gmail.com
Skellefteå, Sweden


Cholera, measles to hit Somalia famine victims, groups warn as they call for more aid

0
0

Seasonal rains in Somalia threaten to spread disease among the hundreds of thousands of internally displaced residents who have fled famine conditions in hopes of finding food, 20 aid groups said Wednesday.
The groups warned that the aid response to Somalia’s famine has not been large enough to address the dire needs, and that hundreds of thousands of people could die from the crisis. Tens of thousands of children and many more adults have already died from hunger.
“It is hard to imagine that the suffering in Somalia could get any worse. Yet we know that the arrival of the Deyr rains predicted for October 2011 will result in increased suffering and lead to the deaths of many more weak and vulnerable Somalis in communities already decimated by famine,” the groups said in a statement.
“The spread of cholera, measles and malaria will have a devastating effect on malnourished men, women and children,” they said.
The United Nations says that more than 4 million people are suffering from a food crisis in Somalia, and that 750,000 of those people are at risk of death in the next four months.
A Somalia expert at Davidson College in North Carolina said in a new paper released Wednesday that President Barack Obama needs to lead an international effort to open food aid corridors in Somalia.
Ken Menkhaus said that the Responsibility to Protect doctrine should be invoked in order to save the millions of lives at risk.
“Unless the international response changes, the 2011 Somali famine will be to the Obama administration what the 1994 Rwandan genocide was to the Clinton administration — a terrible stain, an unforgivable instance of lack of political will to push policy beyond incrementalism,” Menkhaus wrote in a paper for the advocacy group the Enough Project. “We can and must do better.”
A majority of the Somalia’s famine victims live in areas controlled by al-Shabab, a harsh militant group that won’t allow most international aid groups into the territories it controls.
Menkhaus said that the U.S. and Islamic countries need to pressure the Somalia government and al-Shabab to allow access for food aid.
Among the groups signing the letter was Oxfam, the Danish Refugee Council and World Vision.
Copyright 2011 The Associated Press. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

SYAO oo Muqdisho ku qabtay Ciyaar lagu maamusayay Maalinta Nabada Aduunka+Sawirro

0
0

Ciyaar K/Cagta ah oo lagu maamusayey maalinta nabada aduunka ayaa manta lagu qabtay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho iyadoo ciyaartaas daawashadeeda ay ka soo qeybgaleen boqolaal dadweyne xildhibaano , gudoomiyaha degmada Xamar Jajab iyo saraakiil ka socotay SYAO . Ciyaarta oo ay soo wada qabanqaabiyeen ururka Somali Youth Advocacy Organization (SYAO) iyo ururka badbadada [...]

Ciyaar lagu maamuusayay Maalinta Nabada Aduunka oo maanta Muqdisho ka dhacday (Sawirro)

0
0

Ciyaar xiiso leh oo lagu maamuusayay Maalinta Nabada Aduunka 21- September ayaa maanta ka dhacday Garoonka Jaamacada ee Magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa Koob loo dhigay Kooxaha Heegan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyed  iyo Kooxda SITT Daallo. Ciyaartan oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Wada tashiga iyo Cilmi baarista CRD ayaa ujeedkeeda aheyd is dhex galka bulshada [...]

Somalia famine deaths to spiral, agencies warn

0
0

NAIROBI — Drought and famine-blighted Somalia is at a “turning point” as conditions decline with hundreds of thousands more people likely to die in coming months, 20 aid agencies warned on Wednesday.
The situation was the worst ever seen by the group of international and Somali non-governmental organisations (NGOs) and was expected to deteriorate further, they said.
“As NGOs who have worked in Somalia for decades, we are accustomed to the daily struggle to survive that is the reality for most Somalis,” they said in a letter released on Wednesday, warning upcoming rains would add to the misery.
The UN says 750,000 people faced death from starvation in the next four months (AFP/File, Abdurashid Abikar)
“However, never before have we faced such acute suffering with so many lives at stake. Somalia is at a turning point.”
International agencies that signed the letter included Oxfam, International Rescue Committee, ACF International, Caritas Switzerland, World Vison, Medecins du Monde France, Danish Refugee Council and Mines Advisory Group.
The United Nations has declared six regions in south Somalia famine zones.
The letter also repeated an earlier United Nations’ warning that 750,000 people faced death from starvation in the next four months.
“It is hard to imagine that the suffering in Somalia could get any worse,” the letter by the aid agencies added.
Yet rains expected next month “will result in increased suffering and lead to the deaths of many more weak and vulnerable Somalis in communities already decimated by famine,” it said.
“The spread of cholera, measles and malaria will have a devastating effect on malnourished men, women and children.”
Restrictions on the emergency aid delivering is blocking efforts to support those in need in Somalia, the aid agencies added, calling for “free passage of assistance.”
Extremist Shebab fighters pulled out of positions in the war-torn capital Mogadishu last month but still control swathes of south and central Somalia.
Their draconian aid restrictions are blamed for exacerbating harsh drought into famine in areas they control.
Drought, high food prices and fighting in Somalia has increased the number of those in need of humanitarian assistance across the Horn of Africa to 13.3 million, according to the UN.
Source: AFP

Mareykanka oo Sheegay Inuu Ka Sameysanayo Saldhigyo Cusub Dalka Ethiopia Si Diyaaradaha Aan Cidi Waddin Ay Halkaa Uga Duqeeyaan Dalalka Soomaaliya & Yaman

0
0

 
WASHINGTON(OWN)- Jariirada Washigton Post ee kasoo baxda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in dalka Mareykanku uu sameysanayo saldhigyo ciidan oo qarsoodi ah kuwaas oo diyaaradaha aan cidi wadin ee gantaallaha tuuraa ay ka weerari doonaan goobo ku yaalla wadamada Somali & Yaman, Jariirada ayaa sheegtay in Saldhigyadaa mid kamid ay Mareykanku ka sameysan doonaan dalka Ethiopia ee ay saaxiibka yihiin iyadoo saldhigaa uu Mareykanku ka duqeyn doono kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Somalia, Jariirada ayaa intaa ku dartay in Saldhiga kalle ay ka sameysan doonaan jaziirada Seychelles,
 
Diyaaradaha dagaalka ee aan cidi waddin ee dalka Mareykanka uu ku hubaysan gantaallo & Bom-booyin kalle oo casi ah oo ku xidhan ama laga maamullo Sattaliteka ayaa weeraro gaadmo ah ka fulliyey billihii lasoo dhaafay dalka Somaliya iyadoo weeraradaa lagu qaady kooxda Al-Shabaab kadib markii ay Mareykanku sheegeen in lasoo gaadhay xilligii laga takhalusi lahaa kooxdaa, Jarriirada ayaa sidoo kalle sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Mareykanku ay ka duuli doonaan dalka Jabuuti iyagoo weeraro ku qaadi doona dalalka Soomaaliya & Yaman,
Mas,uul sare oo u hadlay ciidamada dalka Mareykanka ayaa u sheegay Jariirada in diyaaradaha dagaalka ee aan cidi waddin ee dalka Mareykanku ay ka fulliyeen dalalka Afganistan & Pakistan weeraro aad u badan kuwaas oo daciifiyey awooda kooxaha Al-Qaacida & Daalibaan ee wadamadaa  ka dagaalama,
Mas,uuliyiinta Mareykanka ayaa sheegay inay aad uga baqayaan in kooxaha Al-Qaacida ay gabood ka sameystaan goobaha aan maamulku ka jirin ee wadamada Soomaaliya & Yaman taasina ay keentay inay go,aansadaan inay weeraro isdaba joog ah ku qaadaan goobaha dalalkaa ka mida ee ay ku tuhmayaan inay Al-Qaacida ku sugan tahay,
 
Barkhad Cabdillaahi Maxamed
Oodweynenews.com / SWEDEN
Barkhad11@live.com
Facebook:- Barkhad Abdillahi Oodweynenews

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live