Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Sacuudiga oo isbadalo ku samaynaya dhaqaalihiisa

0
0

Dumarka Iyo Dabeecadaha Aay Ragu Kusoo Jiitaan...

0
0

Markii aan mudo u guurgaly haweenka ee aan in badan wax iska weydiyey hab dhaqanka ay raga isu jeclaysiyaan ama uso jiitaan qalbiga raga ayaan ogaaday inay jirto sidatan aan idiin kugu soo gudbinayo shabakada kobciyemedia.com
In aay dumarku ka siman yihiin dabeeca u khaasa ah taaso ah mid raga qalbigooda lagu so jiito marba kii larabo. Marka kowaad ee ay gabadha wiilka is bartaan waxay uga sheekaysaa waxan jirin oo ah inay is jeclaysiiso wiilka ah taaso aha anigu wallo waxan jeclaa wiil in badan runtii hadan is fahan la,aan aya na kala kaxaysay lkn waan is jecylk si dhab ah lkn adigu wall waxaad thaay wiil i ilowsiin kara yaan filay wayo wiil wacan yaad tahay runtii.
Wiilki ayaa odhanay walhi wllo adba waxaad thaay gabdha fiican waxan isku dayayaa inaan ku ilowsiyo wilka hore wax kasta oo aad ku faraxdana aan kula jeclaado si kastaba ha ahaatee ragu markiba ma noqdaan siday ka rabeen dumarku oo hore qalbigooda uma siiyaan dumarka.
Halkasey markay dumarku markayaan way arkaan inaanu ninki ahayn sidii ay ka rabeen waxay samaysaa sidii ay ku so jiidan lahayd taaso ah inay sidatan samayeeyaaan.
Wallo dhibaa jirta wax jira wiilkii aan jeclaa ayaan ilaawi kari la,ahay wali waxan samayna ma aqaan qalbigayga ayuu ku so noqnoqnaya mar walbna waxan isku dayaa sidii aan isku ilowsiin lahaa lkn ma awoodo inaan qalbigaya ka saaro marna rabo inaan ku noqdo wiilka ee adaan ku rabaa hadan wax jirta sidii aan qalbigaya oo saafi ah ku sin lahaa ayaan jirin maxan sameyaa markaa wllo.
Wiilkii oo qiiryasan ayaa odhanaya alla maxan ku sameeyaa waan jeclahay inaan ku ilaawsiiyo wiilka iskana ilow waxkstana anaa ku qabanaya oo aad ku ilwdo halkas oo wiilki qalbigisi intaas ay bedeshay noqdayan mid wax jecyl habeenka laga bilaabo ninkii waxaa uu ka fekeryaa waa gabadhii un halkaso qalbiga raga ay dumarku ku bedelaa nin kale hadal hayntiisa.
Taasoo ah mid aan waxba ka jirin hadalka ay dumarku sheegayaan ee ah wiil hore ayan jeclaa ee ay un ka tahya wilkan ay hada jeceshahay ay sabab unoqon karto inuu ku jeclaado wiilka markaa wax galasya ay hadalkaa duamrku dhaahaan ficil ah ninkaa gabadhaa ilowsii si anay mar danbe afkeeda u so marin
halkaaso ragii maal iyo tacaba kaga baxo oo jeeb dilaac halkaa kaga yimaado dumarkiina ay ka helaan ninka qalbigiisa wuxu karti lahaaba ay yadu qalbigeeda isku keento taaso ah mid dumarka hada joogaa ay ak siamn yihiin ay tahya nin ninbaa lagu dhafoor taabtaa.W/Q Muniir Mohamed Omar
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mahrez waa ciyaaryahanka ugu wanaagsan Ingiriiska

0
0

Weeraryahanka kooxda Leicester City, Riyad Mahrez, ayaa ku guuleysatay biladda ciyaar yahanka sanadkan ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska,

R/wasaare ku xigeenka dalka oo soo xiray shirki dib...

0
0

R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta soo xiray shir looga hadlayay sida bulshada looga qayb galinkaro dastuurka.
Shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka arimaha Dastuurka, gudiga la socodka dastuurka ee barlamaanka iyo Gudiga madaxa banaan ee Dasturka iyo qaybaha Bulshada.
Abuukate Maxamad oo ku hadlayay afka Gudiga maddaxa banan ee dastuurka iyo Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ah Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka ee baarlamaanka ayaa si isku mid ah u soo dhaweyay go'aamada ka soo baxay Shirkaan.
Wasiirka arimaha Dastuurka Xuseen Maxamuud Sheekh ayaa ku tilmaamay shirkaan mid guul ku soo dhamaaday waxa uuna sheegay in ay dhiiri galinayaan wadatashiyada Bulshada rayidkaa.
Ra'iisul waasare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte oo soo xiray shirka ayaa tilmaamay in loo bahan yahay in loo bahanyahay in sharaxaad dheeraad ah loo sameeyo qodobada dastuurka.
"waxaa loo bahanyahay qodobada dastuurka in qodob walba uu helo sharaxaad maxaa yelay waxaad arkaysaa qodob hadba qolo ay dhan u fasiranee tusaale Atoorni qolaba dhan ay u fasiree qolo xeer ilaaliye qolana Garyaqaanka guud marka waa in aad ka doodaan sida uu qodobku uheli karo sharaxaad" ayuu yiri R/wasaare ku xigeenka dalka.halkan hoose ka akhriso war-murtiyeedka laga soo saaray shirka
Kulanka wadatashiga ka dib, waxaa ururada bulshadda rayidka ah iyaga oo la tashanaya Wasaaradda Arrimah Dastuurka soo jeedeeninayaan qodobada hoos ku qoran;
Waxaa si taxadar leh hoosta looga xariiqey in dib-u-eegista dastuurka iyo holwaha lagu wacyi galinayo Shacabka Soomaaliyeed noqoto mid ay hogaanka u hayaan Soomaalida si dastuurku u noqdo mid Soomaali leedahay.
In Wasaaradda Arimaha Dastuurka, Guddiga La socodka Baarlamaanka ee Dib-u-Eegista Dastuurka, Guddiga Madaxa Banaan ee Dib-u-Eegista iyo Hergelinta Dastuurka iyo Bulshada Rayidka ah ay ka wada-shaqeeyaan sidii dadweynaha loo gaarsiin lahaa geedi-socodka dib-u-eegista
Kulankan waxa uu hoosta ka xariiqayaa in la tixgeliyo Xauquuqda siyaasadeed ee Haweenka Soomaaliyeed.
Si loo helo kaadariin aqoon u leh baahinta dastuurka, waa in la tababaraa dad isugu jiro qaybaha kala duwan ee bulshada sida: haweenka, dhalinyarada, odayaasha-dhaqanka, culuma'udiinka, naafada iyo siyaasiyiinta.
Dastuurku waa in lagu qoraa Afka Soomaaliga, isla markaana uu wato sharaxaad si ay u sahasho in shacabka Soomaaliyeed uu si aad ah uga haqab beelo
Waa in ay hay'adaha dastuuriga ee dowladda federaalka ah ay ka tala-galiyaan ururada bulshada rayidka fariimaha lagu baahinayo aaladaha warfaafinta si looga hortago in uu dhasho ama abuurmo dareen dhib u keeni kara geedi-cosdka dib-u-eegista dastuurka.
Qaybaha ugu culus dib-u-eegista dastuurka waa arimaha quseeya siyaasadda, sidaas darteed waa in la qabto kulamo balaaran (town hall meetings) oo ay qayb ka yihiin urrurada Bulshada Rayidka ah oo lagu soo Bandhigayo qodobada siyaasadeed ee dastuurka iyo arrimaha xasaasiga. ah.
In bulshada rayidka ah, gaar ahaan ururada qaabaysan, ay noqdaan codkii u hadli lahaa dadweynaha.
In la isticmaalo aaladaha warfaafinata ee kala duwan ee maqalka, muuqaalka iyo internetka (social media) si ay dadweynuhu u fahmaan dastuurkooda
In fariimaha la gudbinayo loo adeegsado suugaanta laguna saleeyo dhaqanka Soomaaliyeed ee deegaankaas
Waan in bulshadda baahida gaarka ah leh sida naafadda muuqata iyo tan aan muuqan lagu tixgaliyo baahida ay qabaan isla markaana xuquudooda la sugo.
Hay'adaha caalamiga ah ee doonayo in ay caawiyaan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-Gobaleedyadda iyo shacabka Soomaliyeed waa in ay mideeyaan xoogooda, taladooda, xiriirintooda, isla markaana ay si joogta ah ula shaqeeyaan kana tala qaataan hay'adaha dastuuriga ah ee u xilsaaran geedi- socodka dib-u-eegista dastuurka.
Maamuladda dalka ka jiraa waan in ay door muhim ah laga siiyo wadatshiga, dib-u-eegista iyo faafinta dastuurka.
Waxaan soo Dhowaynaynaa Shirweynaha Qaran ee Dib u eegista Dastuurka oo la isku raacay in Garoowe lagu qabto 25 May 2016, waxaan ka codsanaynaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in si weyn loo tixgeliyo ka qaybgelinta urrurada Bulshada Rayidka ah Shirweynaha Qaran.
Si loo sahlo wadashaqaynta Wasaaradda Arimaha Dastuurka iyo Urrurada Bulshadu Rayidka waa in la joogteeyaa kulamada noocan ah.
Waxaan u mahad-celinaynaa dhaamaan ka qayb-galayasha ka kala yimid dalka oo dhan, qaban-qaabiyayaasha shirkan socday labada maalin iyo hay'adihii gacanta ka gastay in uu si guul ah ku dhamaado.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mudanayaasha Baarlamaanka oo dood ka yeeshay hindise...

0
0

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen Hindise Sharciyeedka dhismaha Xisbiyada siyaasadeed ee dalka.
Doodda Hindise Sharciyeedka dhismaha Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka waxa ay XIldhibaannadu ku biirinayeen sharcigan aragtidooda ayadoo tallooyinka Mudaneyaasha Baarlamaanku ay ku qotomeen:- tirada xubnaha
xisbiyada furanaya, in shaqaallaha dowladda iyo askarta ay ka mid noqon karaan Xisbiyada, cida noqoneysa diiwaan geliyaha Xisbiyada iyo in la xadido tirada Xisbiyada uu dalku yeelan karo.
Ku simaha guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Baarlamaanka Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo markii ay Xildhibaannada tallooyinkooda dhiibteen kadib ka hadlay kulanka ayaa uga mahad celiyey Mudaneyaasha Baarlamaanka tallooyinka,waqtiga iyo juhdiga ay geliyeen Sharcigan waxaana uu u ballan qaaday Xildhibaannada in
aragtidooda uu sharcigan ka dhex muuqan doono hadii uu Alle idmo.
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo kulanka Baarlamaanka shir guddoominayey ayaa tilmaamay in ay aragtidooda ku biiriyeen sharcigan 27 xildhibaan
waxaana uu Madaneyaasha Baarlamaanka uga mahad celiyey dulqaadka iyo adkeysiga ay muujiyeen.
Hindise sharciyeedka dhismaha Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa markiisii ugu horeysay waxaa soo diyaariyey guddi hoosaad uu Baarlamaanku u sameeyey kadibna waxaa loo gudbiyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ayagu wax ka bedel kusoo sameeyey deetana Baarlamaanka dib ugu soo celiyey waxaana sharcigan hada u haray laba marxaladood oo kala ah akhrinta Seddexaad iyo codeyn.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Danjiraha...

0
0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho.
Kulankan oo ka dhacay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa Guddoomiye Jawaari iyo Danjire Olgan Bakar uga wada hadleen dedejinta dib u dhiska xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho kaasi oo ay
hada gacanta ku heyso hay'adda TIKA ee dalka Turkiga ayadoo mashruucaasina uu hada diyaar yahay islamarkaana ay soo gebagebowday qiimeyntii lagu sameynayey xarunta Golaha Shacabka, dhowaanna si rasmi ah ayuu u bilaaban doonaa dib u dhiskeeda.
Kulanka intii uu socday waxaa sidoo kale looga wada hadlay dar dar gelinta wada shaqeynta guddiyada saaxiibtinimo ee Baarlamaannada Soomaaliya iyo Turkiga taasi oo la isla gartay iney tahay mid muhiim ah oo aan laga maarmin.
Danjire Olgan Bakar danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho ayaa uga mahad celiyey baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta ay dhowaan ansixiyeen heshiiska dhanka Caafimaadka ah ee
Soomaaliya iyo Turkiga kaasi oo ay Baarlamaanka Federaalka u soo gudbisay Wasaaradda Caafimaadka.
Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" oo xaga siyaasadda ka hadlayey ayaa ka codsaday dowladda Turkiga iney gacan buuxda ka siiyaan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya hirgelinta arimaha doorashooyinka la filayo in ay Soomaaliya ka dhacaan dhammaadka sanadkan 2016.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shir Cadaaladda looga hadlayo oo ka furmey Muqdisho...

0
0

Shirkan maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa waxaa u jeedkiisu ahaa ka hadalka horumarinta Cadaaladda dalka waxaana ka qaybgalay mas'uuliyiin ka kala socotay dowladda dhexe iyo maamulada qaybta ka ah federaalka ee dalka ka jira.
Mas'uuliyiinta ka qaybgashay shirka ayaa waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka Mudane Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf, Wasiirka Cadaaladda Mudane Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilko-Jiir) ku simaha xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Mudane Axmed Cali Abuukar, taliye ku xigeenka ciidanka asluubta la taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca sharciga sidoo kale wasiirada Cadaakadda maamul goboleedyada dalka iyo mas'uuliyiin kale.
Shirkaan oo socon doona dhowr maalin ayaa waxaa mas'uuliyiinta ka hadashay ay aad ugu dheeraadeen ka hadalka muhiimadda cadaaladu u leedahay bulshada Soomaaliyeed waxaan mudada uu socdo khubaradu ay ka doodi doonaan sidii loo hagaajin lahaa cadaaladda dalka.
Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Dr Axmed Cali Abuukar, oo ka hadlay furitaanka aqoon isweydaarsigaan ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada ugu weyn ee dalka ka jirtaa ay tahay loona baahan yahay in si dhab ah loo bad baadiyo.
Xoghayaha guddiga cadaaladda Baarlamaanka Xildhibaan, Maxamed amiin, ayaa dhankiisa qaba in muhiimadu tahay in heer federaal iyo heer gobol laga wada qayb qaato horumarinta cadaaladda dalka .
Wasiiradda cadaaladda maamul goboleedyada dalka ayaa dhankooda ka hadlay kulankaan waxaana ay xuseen in ay ka go'antahay nooleynta cadaaladda dalka.
Wasiirka Cadaaladda dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilko-Jiir) ayaa ka sheegay kulankaan in wasaaradda oo kaashaneysa qaybaha kala duwan ee garsoorka dalka ay ku dadaali doonto hagaajinta cadaaladda.
Ugu dambeyntii waxaa ka hadlay kulanka gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka mudane Caydiid Cabdullahi (ilka Xanaf) oo si rasmi ah u furay shirka ayaa sheegay in garsoorka dalku u baahanyahay amni hadii aan la helina uusan socon karin garsoorku.
"Garsoorku waxaa uu u baahan yahay amni dhibaatada ugu weyn ee na haysata waa amniga waa in garsooraha amnigiisa la sugaa hadaan taas la helin way adkaaneysaa in cadaalad la helaa marka taa aan xoogga saarno,"ayuu yiri Ilka Xanaf.
W/D: Axmed Cali Kaahiye
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hay’adda nabad sugida Dawlada Soomaaliya oo sheegtay...

0
0

Muqdisho(Puntland Post)-Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Dawlada Federaalka Soomaaliya ee loyaqaan NISSA ayaa sheegtay inay ku guulaysatay qabashada sarkaal katirsan kooxda Al-shabaab oo lagu Magacaabo Xassan Fanax kaas oo ay si aada u goobaysay Dawlada Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal ay Warbaahinta ku faafisay NISSA.
NISSA ayaa sheegtay in Ninkan soo qabashadiisa horay loo dul dhigay lacag lagu abaal marin doono cidii soo sheegta, Balse xalay ayey Ciidamada nabad sugidda Soomaaliya oo hawl-gal gaar ah ka sameeyey Degmada Kaxda ee Magaalada Muqdisho waxay kasoo qabteen Xassan Fanax oo guri halkaas ku yaal ku jiray.
Wararka kasoo baxaaya hawlgalka ay Ciidamada nabad sugida Soomaaliya ka sameeyeen Magaalada Muqdisho laguna qabtay Sarkaalkan sare oo katirsan Al-shabaab ayaa sheegaaya inay weheliyeen 12 kale oo katirsan dagaal-yahanada Kooxdaas oo iyagana isla goobta lagu qabtay.
Xassan Fanax ayaa la rumaysan yahay inuu abaabulay qaraxyo dhawr ah oo ay wax yeelo kasoo gaartay Saraakiil katirsan Dawlada Soomaaliya iyo Ciidamada AMISOM.Puntland Post
The post Hay'adda nabad sugida Dawlada Soomaaliya oo sheegtay inay qabatay sarkaal Alshabaaba oo ay raadinaayeen appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland oo iska fogaysay ku lug lahaanshaha...

0
0

Garowe(Puntland Post)-Wasiirka Amniga Dawlada Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo maanta saxaafada kula hadlaayey Magaalada Garowe ayaa si aada iskaga fogeeyey inay wax lug ah Dawladiisu ku lahayd dagaalkii dhawaan ka dhacay degaanka Daac-dheer oo ah xuduuda uu Gobalka Galgaduuda ee Soomaaliya la wadaago Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya, kaas oo dhex maray Ciidamada Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya ee loyaqaan Liyuu Boolis iyo Maleeshiyaad taabacsan Maamulka Galmudug.
Wasiir Qarjab ayaa sheegay inuu Maamulka Galmudug si aan ka fiirsasho lahayn ugu eedeeyey Dawlada Puntland inay ku lug lahayd dagaalkii halkaas ka dhacay, wuxuuna tilmaamay inuusan sinaba u khusayn karin dagaalka ka dhacay Daac-dheer maadama aysan ahayn dhulka Puntland, xuduudna la wadaagin degaankaas.
Wasiir Qarjab ayaa intaas ku daray inaysan Puntland daandasan dariskeeda, Balse ay jiraan Dad mar walba fidmo ka dhex abuura Dadka deriska, wuxuuna sheegay inay mar walba diyaar u yihiin in nabad lagu wada noolaado balse ay iska difaacayaan Cidii xuduudaha Puntland kusoo xad gudubta.
Hadalka Wasiirka ayaa kusoo aadaya xili qaar kamid ah Masuuliyiinta Maamul Gobaleedka Galmudug ay kasoo baxeen hadalo ay ku sheegeen inay Puntland gadaal ka taaganayd dagaalkii Daac-dheer.
http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2016/04/DHAGEYSO-SHIRKA-JARAA_8217ID_-Maamulka-Puntland-oo-beeniyay-inay-ku-lug-leeyihiin-Dagaalka-Dac-dheer-_.mp3
Puntland Post
The post Puntland oo iska fogaysay ku lug lahaanshaha dagaalkii Degaanka Daac-dheer appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Adan Mataan oo su'aal waydiiyay Obama

0
0

Madaxweyne Obama oo booqasho ku yimid dalkan Britain ayaa la kulmay dhalinyarada waddankan. Dhalinyarada qaarkood ayaa ahaa Soomaali oo fursad u helay inay su'aalo waydiiyaan Obama.

Ban Oo Ka Walaacsan Sharciga Cusub ee Austria

0
0

Somaliland oo Dib u Bilowday Diiwaangelintii

0
0

Saameynta Dagaalada Ee Dadka Naafada Ah

0
0

Dagaallada Soomaaliya ayaa dad badan naafeeyey, waxaana kuwo badan oo ka mid ah ay yihiin dhallinyaro ay saamaynta naafonimadu ku reebtay ay dhaawacday noloshooda, kuwo bandanna waxayba halis ugu jiraan xaalado amni-darro oo naftooda halis gelin kara naafonimada darteed.
Waxaan idiin soo gudbineyaa barnaamijka oo saddex qeyb ka kooban, waxaa soo diyaarisay soona jeeidnaysa Sahra Cabdi Axmed.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Barnaamijka Dhaqanka Iyo Hiddaha, Qeybta 315

0
0

Dhageyso:- Sidee u dhacday Xasuuqii ay Itoobiya ka...

0
0

iyadoo Dhawaan Ciidanka Ethopia iyo Kuwa Somlida Ethopia ay Xasuuq ba,an u gaysteen Dad Shacab ah oo u Baan Xoolo Dhaqato dagan deganak Daacdheer ayaa Waxa Xasuuqaasi kadib La Helay Meydad Hore leh kuwaasi oo laga helay Dulledka Deganka Daacdheer iyadoona Ehelka Dadka la Helay Meydadkooda ay saxaafada la Hadleen
Mid ka Mida Ehelka Dadka La Xasuuqay aya Shegay in ciidanka liyuu booliska ay si ula Kac ah u Xasuuqeen Xoolo dhaqato dagan dulledka Deganka Daacdheer kuwaasi oo uu shegay in dadka ay dileen aysan ahayd Dad hubaysan ama Dagaal ku jiray Waxna uu shegay i Ciidanka liyuu booliska ay dhbaato ba,an u gaysteen dadakasi
"Dadka ay Laayeen ciidanka liyu booliska waxa ay ahayeen dad shacab ah oo anan ku jirin dagaal , dhibka ay gesteen ciidankasi ma ahan md la ilaawi karo dadka halkaasi ku nool way xasuusan donaan waligood wayo dadkaasi si gar daro cad aya loogu soo duulay hadana looga soo baro kiciyay degano ay ku noolaayeen mudo badan "' sidaasi waxa yiri mid ka mida ehelka dadkii la xasuuqay oo ka shekeynayay meydad hor leh oo dhawaan la helay
inkastoo hada ay dagan tahay xaalada hadana dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed aya wali socda mana jiro dagaalka cid si rasmi ah dadkasi u kala dhax gashay wxaaana dagaalka uu noqday mid si iskiis u joogsaday markii dagaalka la isla arkay in la kala badin waayay
Maamulka Galmudug aya Lagu Dhaliilaya in uu ka jiifo sida la shegayo wax ka qabashada arintan waxana dadka falan qeeya arimaha galmudug oo la hadlay Warbaahinta ay shegayan in dowlada galmudug ay si ula kac ah ila hada aysan u qaadin tilaabo kasta oo dadkan lagu bad baadinayo waxaana dadkii la soo baro kiciyay intii la dilay ma ahne ita dhiman ay dhibaatooyin ku heestaan degano hoos taga galinsoorHalkaan Hoose ka Dhageyso Waraysi amurtasi ku saabsan
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

C/laahi Goodax “Dowladdu Sh/Dhexe ayey uga eexatay...

0
0

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa ku dhaliilay dowladda Federaalka inay u eexatay Gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo cadeeyay in wax kasta oo ku saabsan dhismaha maamul u sameynta labada gobol ay ku qadsan yihiin reer Hiiraan.
Mr Goodax oo la hadlay warbaahintaA A ayaa sheegay in Xukuumadda, iyadoo aan la tashi la sameyn dadka ay gogosha shirka geysay Jowhar, isla markaana soo bandhigtay sida loo qeybsanayo Baarlamaanka, taasoo uu xusay inay tahay eex aan caadi aheyn
Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu la shiray qabaaaEU(tm)ilada dega labada gobol, kuna yiri in la doorto cid uu isaga wato.
Xildhibaan Goodax ayaa hor-boodayay mooshinkii laga keenay shirka Jowhar, kaasoo ugu dambeyn Guddoonka Baarlamaanka uu xal ka gaaray, isla markaana muddo 45 cisho u qabtay in lagu soo dhiso maamulka labada gobol, lana dhameeyo tabashada jirta.
Qaar ka mid ah duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa wali diidan ka qeyb galka shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana shirka uu yahay mid gaabis ku socda, oo aan wali la qeybin ergooyinkii beelaha uga qeyb geli lahaa shirka.
Caqabada ku hor-gudban dhismaha maamul ay yeeshaan Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa timid, markii Madaxweynaha uu ku dhawaaqay madasha lagu qabanayo shirka iyo halka ay noqoneyso caasimada labada gobol, taasoo beelaha reer Hiiraan saluug badan ka muujiyeen.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

{DHAGEYSO}Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Ka Hadlay...

0
0

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf dabageed ayaa ka hadlay Shirka Maamulka loogu sameynayo Labada Gobol Ee Hiiraan iyo Shbellaha Dhexe iyo waliba Odayaasha ka maqan Shirka.
Guddoomiye Yuusuf Dabageed ayaa Xuysay in Meel fiican ay mareyso Dadaalada lagu Xalinayo Khilaafka ay tabanayaan qaar ka mid ah Odayaasha ka soo jeeda A Gobolka Hiiraan ee aan qeybta ka aheyn ka qeyb galka Shirka Jowhar ka socda ee Labadasi Gobol Maamulka loogu dhidayo.
Yuusuf dabageed ayaa intaa ku daray in mar kasta oo Maamul la sameynayo uu jiro Khilaaf,balse waxaa uu rajo aad u buuran uu ka muujiyay inuu Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan uu si wanaagsan ku dhamaan doono oo uu halkaa ka soo bixi doono Maamul ay dadku u dhan yihiin.
Lama oga hadlka kaso baxay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf dabageed waxa uu ka badali karo go aanka ay ku diideen odayaasha dhaqanka ee kaso jeeda gobalka hiiraan ka qeyb galka shirka maamulka loogu sameynayo labada gobol hiiraan iyo shabelaha dhaxe
"http://www.hiiraanweyn.net/wp-content/uploads/2016/04/Dabageed.mp3?_=1'' /> A
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Go’aankii JAWAARI oo si weyn looga horyimid laguna...

0
0

Xili Guddoomiyaha BFS Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu ku dhawaaqay in la mamnuucay Safarada Xildhibaanada Baarlamaanka ay ugu bixi jireen dibadda, ayaa waxaa arrintaasi ka hor imaaday Xildhibaano ka tirsan BFS.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Arrimaah Dibadda BFS, ayaa sheegay in Jawaari uusan awood u laheyn inuu joojiyo Safarada waxa uuna sheegay in Dowladu ay heysato miisaaniyad ku filan oo ay ku maareyn karto safarada Xildhibaanada BFS.
Maxamed Cumar Dalxa, waxa uu sheegay in goaEU(tm)aankaasi uu yahay mid u gaar ah Jawaari, waxa uuna sheegay in marnaba aysan suuragal aheyn in Safarada lagu soo xalin lahaa amuuraha dalka la hor istaago.
Xildhibaan Dalxa waxa uu tilmaamay in Guddoomiye jawaari uu ku tagri falo dhaqaalah Xildhibaanada loogu tala galay, islamarkaana ay horay guddiyada Baarlamaanku iyagu isdabari jireen.
Isaga oo goaEU(tm)aankaasi ka hadlaayay ayuu yiri aEUoe Guddoonka Baarlamaanka isaga ayaa qarashaadkii loogu tala galay ka badan Isticmaala, islamarkaana dhaqaalo xadigoodu badan yahay hormarsadaaEU
Waxa uu carabka ku dhuftay in Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Somalia uu safaradiisa dibadda u isticmaalo qarashaaad dheeraad ah, weliba dad dul saar ah loogu wado dibadda sida uu yiri.
Haddalka Dalxa ayaa imaanaya xili maalinimadii shalay Guddoomiyaha BFS Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu cod dheer ku sheegay in Guddoonka Sare BFS uusan bixin doonin miisaaniyada ku baxeysa Xildhibaanada safar doonka ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sii socoshada hawlgalka AMISOM oo laga shirayo & Xog...

0
0

Warbixin lagu qoray bogga wakaaladda wararka Anadoliya ee dalka Turkiga madaxda midawga Africa ayaa ka fekeraya sii socoshada hawlgalka ciidamada Midawga Africa ee AMISOM ka wadaan dalka Soomaaliya.
Warbixntaan waxaa lagu sheegay in lixdii bilood ee lasoo dhaafay ay culeysyo badan la kulmeen ciidamada AMISOM kuwaasoo dhinacyo kala duwan kaga imaanayay.
Marka loo eego Sagaalkii bilood ee lasoo dhaafay boqolaa Askari oo ka tirsanaa hawlgalka AMISOM ayay Al-Shabab ku dileen weeraro ay ka geysteen saldhigyo ay ku lahaayeen Leego, Jannaale iyo Ceel-Cadde.
Dhibaatada soo gaartay ciidanka AMISOM waxaa ay keentay in dawladaha soo diray suaEU(tm)aalo badan laga weydiiyo sida ay suurto gal ku tahay inuu sii socdo hawlgalka ayaa lagu yiri warbixinta lagu qoray wakaaladda Anadoliya.
Muwanga Kivumbi oo ah sharci dajiye ka tirsan baarlamaanka Uganda ayaa aaminsan in xaaladda Soomaaliya ka taagan aan awood ciidan kaliya lagu xalin karin ciidamadoodanaA culays ku qabaan hawlgalka AMISOM.
aEUoeCiidamo ajanabi ah nabad kama dhalin karaan wadan siyaasad ahaan u kacsan waana taas tan aan u leeyahay xalka Soomaaliya awood ciidan oo kaliya uma bahnaaEU ayuu yiri Muwanga Kivumbi oo baarlamaanka Uganda ka tirsan.
Kivumbi waxaa uu aaminsanyahay in Soomaaliya ay tahay meel ay halis badan kala kulmaan ciidamada ajanabiga ah waxana uu tusaale usoo qaaatay askartii dawlada Maraykanka Muqdisho looga dilay sanadkii 1993,kii.
beesha caalamka ayuu xildhibaankaan Ugandeska ku eedeeyay inay daawanayaan xaalada yihiina jilayaal maldahan Shababna ay shaqada wadaaan sidaa darteed loo baahanyahay in laga fiirsado sii socoshada hawlgalka AMISOM.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Siyaasi Cunsuri ah oo sheegay in uu Masaajid isku...

0
0

Mid ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga SD oo lagu magacaabo Lennart Karlsson ayaa internet-ka ku qoray in uu bambaano caloosha ku xiran doono oo masaajid isku qarxin doono. Hadalkaasi ayuu ninkaani sheegay isaga oo la hadlayay wargeys ay leeyihiin cunsuriyiinta taageera SD oo lagu magacaabo Exponerat.
Ninkaan oo horay uga mid ahaa ciidamada milatariga Sweden ayaa xitaa sheegay in uu hadda ka hor Muslimiin uu kaniisad ku xiray ka dibna dab qabadsiiyay. Hadalkaasi ayaan la xaqiijin in ay tahay dhacdo dhab ah iyo in kale. Balse asaga ayaa sheegay in arintaasi ay dhacday, hadana markale sheegay in aysan dhicin.
Hadalada ninkaan ayaa ah kuwo qatar ah oo ay muhiimtahay in booliska Sweden ay si fiican baaritaan ugu sameeyaan. Masaajida ku yaala Sweden ayaa weeraro badan lagu qaaday sanadihii dambe, iyadoo qaar badan dab la qabadsiiyay balse haddii ay cunsuriyiintu bilaabaan in ay is-qarxiyaan ayay xaaladu faraha ka baxaysaa.