Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidamada Dowlada & AMISOM oo la wareegay Deegaan...

$
0
0

Gobolka A Galggaduud Wararka naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in saakay ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay l awareegeen gacan ku heynta degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.
Ciidamada ayaa la sheegay saakay in howlgalkooda ay ka bilabeen tuulada BudBud oo 30 Kiilo Mitir dhinaca galbeed uga toosan degmada Galcad.
Ciidamada ayaa baaritaano ka bilaabay xaafadaha ay ka koobantahay degmada Galcad, iyagoo dhinaca kalena fariisino ka sameystay duleedka magaaladaasi.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DHAGEYSO: Xog laga helay gaari lagu qabtay Muqdisho ...

$
0
0

Afhayeenka Wasaaradda Amniga C/kaamil Macalin Shukri ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Gaari walax qarxa laga soo buuxiyey iyo raggii watay.
Waxaana uu sheegay in horey ay u ogaayeen xogta Gaariga iyo ragga ay qabteen iyadoo uu sheegay in ay wadaan baaritaano dheeraad ah.
Gaariga ayaa waxaa la dhigay agagaarka Maqaayad ku taalla xaafada Banaadir ee degmada Hodan.
Gaariga Nuuciisu ayaa lagu sheegay in uu ahaa Nuuca Raaxada, waxaana Gaariga la socday 2 nin oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada dowladda.http://www.warqaad.org/wp-content/uploads/2016/04/baabuur-la-qabtay.mp3
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

LA-YAABKA DUNIDA: Oday 180 sano jir ah oo laga helay...

$
0
0

Waxaa dalka India laga helay qof lagu sheegay inuu yahay ninka ugu daaEU(tm)a weyn dunida inta la og yahay, iyadoo lagu daray Buugga lagu qoro waxyaabaha la yaabka leh ee dunida ee Guinness-ka.
Ninkan oo lagu magacaabo Mahashta Murasi wuxuu sheegtay inuu dhashay sanadkii 1835-kii, isagoo markaas daaEU(tm)diisu noqneyso 180 sano, wuxuu ku dhashay magaalada Bangalore ee Waqooyiga dalka India.
Ninkan cimrigiisu dheeraaday ee ka badan 180 sano waxaa hadda loo heystaa inuu yahay qofka ugu cimriga dheer ee dunida dusheeda la keenay sida Buugga Guinness ku qoran. Wuxuu markiisii hore ahaa nin Kabaha sameeya oo ka ganacsada.
Saraakiisha dalka India ayaa sheegtay in dhalashada Mahashta Murasi la diiwaan geliyay 6-dii Janaayo 1835, ilaa sanadkii 1903 wuxuu ku noolaa magaalada Varanasi, wuxuu ku shaqeysanayay Kabe sameeye ilaa snadkii 1957; markii uu howlgabka noqday waxay daaEU(tm)diisu ahayd 122.
Odayga 180 sano jirka ah waxaa laga soo xigtay ereyo ay ka mid yihiin:
aEUoeWaxaan soo noolaa muddo dheer, waxaana iga hor dhintay caruurtii aana awoowaha u ahaa. aEU|. aEUoeGeeridu way i ilowday anigu, aEU|. hadda rajo iima harin aan ku dhiman karoaEU| bal fiiriya taariikhda ma jirto cid 150 sano dhaaftay oo sii noolaatay, xitaa wax ka yar 170 sano, mar kasta waxaan aaminaa inaan marna dhiman dooninaEU|.!!aEU
Shahaadada dhalashada odaygan iyo aqoonsigiisa waxay taageerayaan sheegashadiisa ah inay daaEU(tm)diisu tahay 180 sano jir, laakiin weli ma jirto baaritaan caafimaad oo lagu xaqiijiyay daaEU(tm)ad uu jiro Odaygan reer India ah.
Dhaqtarkii ugu danbeeyay ee arka ama xaaladiisa caafimaad eega Mahashta Murasi wuxuu dhintay sanadkii 1917-kii. Waxaan jirin warbixino caafimaad oo ku saabsan noloshii hore ee odaygan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG: Masjid ku yaala Degmada Hodan oo ku kor...

$
0
0

Masjid ku yaala xaafadda Garasbaaleey ee degmada Hodan ayaa ku soo dumay shaqaale ku howlahaa dib u dayactir lagu sameynayay masjidka, iyadoo ay ku dhaawacmeen 30 qof.
Dadka deegaanka ayaa ku howlan sidii dadka kale ee ku hoos jira bur burka looga soo bixin lahaa, waxaana la rumeysanyihin inay jiraan dad ku xaniban bur burka hoostiisa maadaama masjidka uu yahay shub.
Qaar kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay ayaa waxay sheegeen in mar qura ay ka war heleen Masjidka oo dumay taasna ay u sababaeynayan isagoo uu ku socday dayactir.
Waa dhacdo dadka inta badan ku nool deegaanka Garas-baaleey ay ahdal hayaan waxana jira xiligaan gurmadyo loo loo sameynayi dadkaas.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

RW Sharmaarke oo ka hadlay Sababta baarlamaanka ay...

$
0
0

Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke RaaEU(tm)iisul wasaaraha dalka ayaa waxa uu ka hadlay shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee dhowaan Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay.
Waxaana uu sheegay in qodobadii ka soo baxay shirkaas ay horgeyn doonaan dhowaan Baarlamaanka Soomaaliya.
Dhanka kale Cumar C/rashiid ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay shirka Jowhar ee maamul u sameynta Gobolada Hiiraan & SH/Dhexe.
Waxaan uu tilmaamay in shirkaas uu marayo meel wanaagsan sidaa daraadeedna loo baahan yahay in la dhameystiro iyadoo wali ay jiraan Waxgarad dhaliilsan shirka ka socda magaalada Jowhar.
Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay ku dadaaleysaa sidii loo dhameystiri lahaa shirka maamul usameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kuuriyada Waqooyi oo 10 sanno ku xukuntay muwaadin...

$
0
0

Kn: Waqooyiga Kuuriya ayaa 10 sanno oo xabsi adag ah ku xukumay nin kuuriyaan ameerikaan ah oo ku eedaysnaa inu basaas u ahaa Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed.
Kim Dong-chul oo ah 62 jir, ayaa bishii Novermber lagu xiray wadankas, kadib markii lagu soo eedeeyey inuu xaday sir ciidanka milatarigu lahaayeen si uu ugu gudbiyo Kuuriyada Koonfureed oo cadaawad xun ka dhaxayso.
Kim ayaa qirtay in Kuuriyada Koonfureed soo dirsatay si uu ugu basaaso, balse lagu qabtay asaga oo wada USB flash si uu ugu uruuriyo xogta milatariga ee uu helay.
Wali wax war ah oo rasmi ah kama soo bixin Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed oo labaduba si aan toos ahayn ugu lug leh xabsiga loo geystay shaqsigan.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka tirsan...

$
0
0

Kn: Webiga Shabeele ayaa lagu soo waramayaa in uu ku fatahay deegaano hoosyimaada gobolka Shabeelada Dhexe. Maalmihii u danbeeyey ayaa webigu si xoogleh u soo buuxsamey, waxaana dadku si weyn uga cabsi qabeen fatahaad.
Fatahaada Webiga ayaa laga dareemayaa degmada Jowhar, deegaanada Tuugarreey iyo Maandheere. Biyaha Webiga ayaa hadda dhex jiifa beeraha halkaa ku yaala.
Guddoomiyaha deegaanka Tuugaraay ayaa warbaahinta Dowladda u sheegay in khasaare weyn ay ka dhacdey fatahaadda webiga beeraha oo dhan ayaa biyaha webigu qaateen ayuu yiri gaar ahaan beeraha Sisinta, waxaana uu dalbadey in la soo gaaro oo laga qayb-qaato fatahaadda webiga.
Bishii Maarso ee la soo dhaafey waxaa si weyn looga cabanayey in webiga Shabeele guray wax biyo ahna aanu keenin, waxaana dad badan ku eedeeyeen in dhanka Itoobiya laga xirtey oo webigu ka soo bilowdo, laba todobaad ka hor ayey ahayd markii webiga biyihiisu si fiican u yimaadeen.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada Ugaanda ee AMISOM oo ka cabanaya mushaar...

$
0
0

Kn: Ciidanka nabad ilaalinta Soomaaliya u jooga ee Ugaandha ayaa wadahadalo mushaarka oo daahay awgeed la yeeshay Midowga Afrika.
Afhayeenka ciidanka Ugaandha ayaa sheegay in 6000 askari aan wali mushaar la siin mudo afar bilood ah.
" Midowga Afrika ayaanu arinta kala xaajoonaynaa. Waxaanu rajaynaynaa in xal loo heli doono arinta oo askarta gunadooda la siin doono," ayuu yiri Paddy Ankunda oo ah afhayeen u hadlay ciidanka.
Ankunda ayaa mushaar daahista la xiriiriyey Midowga Yurub oo gaabiyey lacagtii ay siinayeen ciidamada nabad ilaalinta u jooga ee ka kala socda dhowr wadan oo Afrika ah.
Ugaandha ayaa ciidan lix kun gaaraya u soo dirtay Soomaaliya si ay uga qayb qaataan nabad ilaalinta. Ciidamada oo dagaal kula jiray kooxda Alshabaab tan iyo 2007-dii ayaa ku guuleystay inay meelo badan ka qabsadaan cadowga.
Soomaali badan ayaa aaminsan in ciidanka AMISOM laga maarmi karo hadii la yagleelo ciidanki xooga dalka Soomaaliyeed. Dowladda ayaa ku mashquulsan sidii loo dhisi lahaa ciidankii dalka Soomaaliya, balse waxaa jira gaabis badan.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Golaha Wasiirada oo ansixiyay Nadaamka mideysan ee...

$
0
0

Shirkii caadiga ahaa ee golaha Wasiirada oo uu shir guddoominyay Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ay soo hordhigtey golaha Wasiirada warbixin dhameystiran oo ku saabsan nidamka mideysan ee shatiyada Isgaarsiinta dalka iyo muhiimadda ay dalka u leedahay.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa golaha Wasiirada usoo jeediyay warbixin cilmiyeysan oo ay Wasaaraddu ka diyaarisyey nadaaminta hirarka dalka iyo baahida loo qabo in dawladdu habeyso shirkadaha isticmaala hirarka dalka.
Warbixinta ay Wasaaraddu soo bandhigtey ayaa ahayd mid taabaneysa dhamaan noocyada Boostada iyo Isgaarsiinta dalka oo dhan, waxaana warbixinta kadib ay golaha Wasiiradu galeen iney ka doodaan su'aalana badanna la iska weydiiyay.
Golaha Wasiirada DFS ayaa usoo dhaweeyey hormarka ay wasaaraddu gaartey iyo soo gudbinta qorsha nadaaminta midyesan ee shatiyada Isgaarsiinta. Golaha wasiiraha ayaa dood kadib cod buuxa ku ansixiyy nadaamka mideysan ee shatiyada Isgaarsiinta dalka.
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda ahna sii hayaha Wasaaradda Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa sheegey muhiimadda ay dalka u leedahay nadaaminta iyo shati siinta shirkadaha bixiya adeegga Isgaarsiinta noocyadiisa kala duwan ee dalka ka hawlgala.
Waa markii ugu horeysey ee ay Xukuumaddu ansixiso nadaamka lagu hirgalinayo shatiyada Isgaarsiinta dalka, isla markaana lagu maareynayo Hirarka dalka taasoo ay wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiintu soo bandhigtey.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

 Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Gobalka Mudug oo...

$
0
0

Munaasabadan lagu dooranayay guddoomiyaha cusub ee ururka Suxufiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa lagu qabtay Hotelka Embassy ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ka soo qayb galay mas'uuliyinta Maamulka Degmada Gaalkacyo, Ururrada Haweenka, Dhallinyarada, Suxufiyiinta ka howlgala Gobalka Mudug iyo Wariyayaal ka socda Gobalka Galgaduud..
Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug oo ay ku loolamayeen labo musharax oo kala ahaa Liibaan Cajiib Xaaji iyo Burhaan Cabdullaahi Xaashi oo ahayd mid wariyayaashu codkooda ku dhiibanayeen hab qarsoodi ah ayaa markii ay codbixintu soo idlaatay waxaa natiijada ku dhawaaqay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Liibaan Maxamed Cali Kuuriya oo isagu sheegay in codadkooda ay dhiibteen 24 xubnood, waxaana uu ka dhawaaqay sida loogu kala guuleeystay, waxaana natiijadii ay noqatay musharax Liibaan Cajiib Xaaji oo helay 6cod halka musharaxa burhaan C/laahi Xaashi uu helay 16 cod, waxaana khasaaray laba cod sidaa darteed waxaa ku guuleeystay guddoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug Burhaan C/laahi Xaashi.
Ku dhawaaqida natiijada kaddib waxaa dareenkooda ka hadlay musharixii laga guuleystay iyo guddoomiyihii la doortay ugu horeeyna Liibaan Cajiib Xaaji oo ahaa musharixii laga guuleeystay ayaa sheegay inuu soo dhaweeynayo natiijada doorashada uuna la shaqeey doono guddoomiyaha la doortay.
Guddoomiyaha la doortay Burhaan C/laahi xaashi ayaa isna dhankiisa sheegay in uu xoogga saari doono sidii loo horumarin lahaa aqoonta saxafiyiinta, isla markaana ay bulshadooda ugu adeegaan si hufan oo wadaniyadii ku jirto, isagoo dhanka kalena ugu hambalyeeyay musharixii laga guuleeystay howl karnimada shaqo ee lagu bartay
Ugu danbeeyna waxaa halkaasi qudbad muhiima ka jeediyay guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre, waxaana uusoo dhaweeyay doorashada guddoomiyaha ururka saxafiyiinta Gobalka Mudug taasoo uu xusay in ay wax weyn kusoo kordhin doonto qaabka wada shaqeeyneeyd ee Saxafiyiinta iyo Maamulka.
W/D=Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (Gaalkacyo)
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro: Ciyaaryahan ku geeriyooday Ciyaaraha...

$
0
0

Orodyahan u dhashay dalka Iiraan oo ka mid ahaa ciyaaryahannada naafada ah ee ka qeyb galaya tartanka Olombikada dadka lixaadkoodu dhiman yahay dalka Brazil.
Bahman Golbarnezhad, oo 48 sano jir ah, kuna tartamayay Baaskiilka wadooyinka buuraha ee magaalada Rio ayaa mar qura baaskiilka ka dhacay, ninkan oo bilado badan heysatay wuxuu ka jabay qoorta markii uu is xakameyn waayay.
Markii isbitaalka la geeyay ayaa la sheegay inuu u dhintay wadnaha oo istaagay, waxaana tacsi u diray dhammaan ciyaarahahanada naafada ah ee ka qeyb galaya iyo xiriirka adduunka ee ciyaaraha fudud.

Xog: Ugaaska Xawaadle oo diiday arrin Cusub uu...

$
0
0

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas khaliif, ayaa mar kale ka hor imaaday dalab uu ka helay Madaxweynaha uu wakhtigiisu dhammaaday Xassan Sheekh Maxamuud.
Ugaaska ayaa diiday dalab ku aadan in isaga iyo duubabka la safan ay ku biiraan shirka ka socda magaalada Jowhar kaasi oo maamul loogu yagleelaayo Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe, waxaana lasoo warinayaa in Ugaaska uu u deyriyay Xassan Sheekh.
Xassan Sheekh ayaa dalabkiisa la socday ballanqaadyo gaar ah oo uu usoo bandhigay Ugaaska, hayeeshee waxa uu Ugaaska laalay dalabka Madaxweynaha iyo Ballanqaadyada uu ka helay.
Ballanqaadyada Xassan ee ku aadan Ugaaska Xawaadle ayaa ku qeexnaa arrimo Siyaasadeed, waxa uuna Ugaaska Xassan u sheegay in Axdi uu ahaa kii hore, hayeeshee iminka uusan diyaar u aheyn wadahadal danbe oo ku saleysan Shirka Jowhar.
Ugaas Xassan ayaa Madaxweynaha u sheegay in arragtida duubabka diidan shirka Jowhar uu yahay mid aad u gaaban, taasi oo ku xiran fulinta qodobka ah in Gobolka Hiiraan labo Gobol loo kala qeybsho.
Ugaaska waxa uu sidoo kale, ku dooday in shaqsi ahaantiisa uusan gaari karin goaEU(tm)aan iyadoo aan la raali galin shacabka Hiiraan, waxa uuna meesha ka saaray in shirka ka socda Jowhar uu yahay mid looga tashanaayo danaha shacabka labada Gobol.
Madaxweyne Xassan dhowr jeer ku fashilmay in Ugaas Xassan uu ka dhaadhiciyo ka qeybgalka shirka Jowhar, kadib markii Ugaaska uu dhaliilay sida ay dowlada Somalia ugu kala eexaneyso labada Gobol.
Dhinaca kale, dalabka Xassan Sheekh ee ku aadan Ugaas Xassan ayaa imaanaya iyadoo magaalada Beledweyne ay saldhig u noqoneyso Axsaabta mucaaradka dalka.

Madaxda Somaliya oo ka qaybgashay Salaadii Janaasada...

$
0
0

Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee marxuum S/Guuto Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo shaley qarax ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay ku geeriyooday.
Tukashada salaadda jannaasada ee marxuum S/Guuto Goobaale, ayaa waxaa qeybgaley Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Ra'iisul xukuumadda, xubno ka tirsan labada gole, madaxda maamullada Galmudug iyo Koonfuur Galbeed, saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida, iyo xubno ka tirsan qoyska marxuumka.
Madaxweynaha oo hadal kooban jeediyay tukashada salaadda kadib ayaa sheegay in marxuumka uu ahaa geesi ka wada dhintey shacabka Soomaaliyeed, naftiisana u huray inuu cadowga ka dul kiciyo dadka iyo dalka.
"Allah u naxariisto marxuumka. Waxaan mar kale tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, Ciidanka Xoogga Dalka iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxuumka. Waxaa uu ka soo baxay kaalintii kaga aaddaneyd ciribtirka cadowga Al Shabaab oo haatan gabbalkooda uu sii dhacayo".
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka dhintey iyo shacabka Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.
PUNTLAND POST
The post Madaxda Somaliya oo ka qaybgashay Salaadii Janaasada Marxuum Goobaale appeared first on Puntland Post.

Dacwadda Muranka badda ee Dalalka Soomaaliya iyo...

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Waxaa maanta si rasmi ah uga furantay Maxkamadda Hague Dacwadda Wadamada Soomaaliya iyo Kenya ee la xiriirta Muran Badeedka u dhexeeya labada dal.
Qareenada Kenya ayaa maanta soo bandhiganaya Doodooda ku aadan Sheegashada Biyaheena oo Kenya ay u hanqal taageyso.
Halka Qareenada Soomaalida iyaguna la filayo in maalinta beri ah ay soo bandhigtaan Doodahooda.
Kenya ayaa waxaa u doodayay Qareenno ka soo jeeda Dalka France kuwaas oo ku andacoonayay In Kenya ay leedahay Biyaha lagu muransan yahay.
Madaxweynaha Sooamaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Waqtigiisu dhamaaday ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan 1 mitir ka mid ah Biyaha Soomaaliya aysan ka tanaasuli doonin.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay Kalsooni ku qabto in ay Saxantahay islamarkaana waxa ay ku doodayaan yihiin wax xaq ah.
Muranka badda ee u dhexeeya Dalkeenna Soomaaliya iyo Dalka Kenya oo in muddo ah soo jiitamayay ayaa waxaa Kenya ay isku dayday in Xaal mastuur ay kula garranto Soomaaliya laakiin Masuuliyiinta Soomaaliyeed ayaa midaas gaashaanka u daruuray Midaas.
Waxaana dhammaan umadda Soomaaliyeed oo in muddo ah aan arkin dhul Soomaaliyeed oo loo doodayo maadaama dhul badan dalka ka maqan yahay ayaa u dheg raaricinaya Natiijada ka soo baxda Maxkamadda Hague dacwadda ay labada dowladood u qaadeyso.

XOG: Jawaari oo awoodiisa Siyaasadeed tusaaya Xassan...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadanaaya Odayaal dhaqmeedka kasoo jeeda Beeshiisa kuwaasi oo qeyb ka ah Ergada xuleysa Xildhibaanada.
Jawaari ayaa Odayaasha ka dhaadhicinaaya shaxda xulista Xildhibaanada, waxa uuna sidoo kale sharaxaad kasiinayaa sifaadka lagu soo xulaayo Xildhibaanada dhanka Beeshooda ka imaandoona.
Jawaari waxa uu Odayaasha ku guubaabinayaa inay garab ku siiyaan sida Xildhibaanadooda ay u noqon lahaayen kuwo taageero u muujiya Madaxweynaha ahna Musharaxa u taagan xilka Madaxtinimo, waxa uuna u ballanqaaday in soo laabashada Xassan Sheekh ay maslaxad u noqon doonto beeshooda, waa haddii ay dhacdo inay codka siiyaan.
Wuxuu u sheegay in ahmiyad gaara uu u arko in Xassan Sheekh uu tuso awoodooda Siyaasadeed, isagoo dhanka kale Odayaasha ka dalbaday inaysan dib usoo celin Xildhibaanada hadda uu wakhtiga kasii dhamaaday.
Guddoomiye Jawaari ayaa saaxiib dhow la ah Xassan Sheekh waxaana xusid mudan inuu kamid yahay ragga ka shaqeynaaya dib usoo labashada Xassan.
Ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Beesha uu kasoo jeedo Jawaari ayaa inoo xaqiijiyay in ballamo ay kala galeen Xassan iyo Jawaari, taa oo fuli doonto haddii uu guuleysto Xassan.
Docda kale, kulamada Jawaari iyo Odayaasha ayaa ah mid taageero loogu raadinaayo Musharax Xassan Sheekh.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com


Wasiir lagu tuhmayo in Xasan Sheikh Madaxweyne la...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Labadii todobaad ee lasoo dhaafay waxaa aad usoo if baxayay warar sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu doonayo in madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe uu ka dhigaa ruux ay saaxiibo dhow yihiin.
Wararkii soo if baxay ee aadka loo hadal hayay waxaa kamid ah in madaxweyne Xasan uu doonayo in wasiirka amniga C/risaaq laga dhigaa madaxweynahja labada gobol si uu markale usoo laabtaa.
Wasiirka amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si cad u sheegay inuusan aheyn musharax u taagan xilka madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Isaga oo la hadlayay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayuu waxba kama jiraan ki tilmaamay inuu doonayo inuu xilka iska casilaa kadibna uu noqdaa madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeelaha DHexe.
"Waa dacaayad, waana been aan sal iyo raad toona lahayn inaan is casilayo, Musharax u taagan inuu qabto xilka madaxtinimo ee muumulka loo dhisayo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe-na maahi, mana danaynayo hadda"ayuu yiri C/risaaq Cumar Maxamed.
Bilowga Bisha soo socoto ayaa la filayaa in magaalada Jowhar ay ka dhacdaa doorashada madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.Caasimada Onlinexafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Barakac ka Socda Galgaduud iyo Dagaallo ka Dhacay

$
0
0

Wararka ka imanaya gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo cusub ay maanta dhex marayeen ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM iyo maleeshiyada ururka Al-Shabab.

Wiil Soomaali Ah oo Fuliyey Weerarkii Minnesota

$
0
0

Hoggaamiyayaasha bulshada Soomaalida ah ee magaalada St Cloud ee Gobolka Minnesota ayaa sheegaya in nin Soomaali ah oo toorrey wata uu ka dambeeyey weerar ka dhacay magaalada Saint Cloud habeen hore kaasi oo lagu dhaawacay sagaal qof.

Dhageysiga Kiiska Badda Somalia Oo Billaabantay

$
0
0

Magaalada Hague ee dalka Netherland waxaa maanta ka bilaabantay dhagaysiga dacwada muranka dhinaca xuduudda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Itoobiya oo raaligalin ka bixisay khariiraro khaldan oo ardayda la baray

$
0
0

Wasaaradda waxbarashada ee Itoobiya ayaa raaligalin ka bixisay khariirado khaldan oo lagu daabacay buugaagta ardayda wax laga baro.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live