Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

DEG DEG: Xildhibaano Ay Gudiga X.KH hore ugu Dideen...

0
0

Waxaa goordhow magaalada baydhabo kusoo gaba gaboowday xaflad gaar ah oo loo sameeyay xildhibaanadii dhowaan la doortay.
Munaasabadan ayaa ahayd mid si aad ah loo soo agaasimay waxaana si nabad galyo ah shahaadoyinka aqoonsiga xildhibaanimadda loogu gudoonsiiyay mudanayaal dhowr ah oo ka mid ahaa kuwii hore gudiga xalinta khilaafaadka ay xayiraada xilhibaanimo u saareen.
Guud ahaan Munaasabadu waxaa fadhiyay 77 mudane oo ay ku jireen shanti mudane ee loo diidanaa aqoonsiga. Xildhibaana ilaa hada la gudoonsiiyay waxay ahaaayeen:-

  • Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed /Mirifle / Macalin Weyne/Heejooy
  • Nadiifo Aaden Isaaq/ Digil/5ta Caleemood/ Barbaare
  • Muna Khaliif Sheekh Abuu Digil/ Tunni/Daaqtire
  • Samra Ibrahim Cumar/ Mirifle/Geelidle/ Hibiloowe Wardheere
  • Maxamed Saciid C/laahi Digil/ Bagadi/Abaasaad

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com


DAAWO MUUQAALKA Dhacdo Naxidn Badan Oo Mucjiso Ah Oo...

0
0

Dhacdo Xanuun Badan Oo Mucjiso Ah Qoys Ku Nool Magalada Burco Oo Cuntada Iyo Biyaha Ay Qudan Lahayeen Isku Badalayaan Midabo Kale.
Dhacdadaan oo ah mid ugub ku ah dhulka aay dagaan soomaalida ayaa reer burco si xoogan ugu yaabisay.
Tani maahan wax caadi ah ee waa mucjiso loogu talo galay iney ku cibro qaataan umada islaamka ah.HALKAAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA MUCJISADA AH

Daawo Sawiradda: Biyo La,aan Baahsan Oo Soo Wajahday...

0
0

Roobabkii xilliga deyrta oo aan si wanaagsan uga di'in degaanada
dhulka Miyiga ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay arrintaasi ka dhalatay, Biyo la'aan daran oo saamaysay Nolosha kumanaan kun oo Xoolo dhaqato
ah.
Dhulka baadiyaha ah ayaa masaafo aad u dheer xoolaha laga ka soo arooriya kuwaasoo imaanaya Ceelasha ku yaalla magaalada Xudur Ee
Xaruunta Gobolka Bakool.
Qeyla-dhaan ka timid dadka ku nool baadiyaha gobolka Bakool ayaa ugu
baaqay maamulka K/galbeed, dowladda Federaalka iyo hay'adaha samafalkaba in lala soo gaaro gargaar deg deg ah.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com

Somali-Canadian women slain, suspect arrested

0
0

Two women are dead and a young man is in custody as the Ottawa police major crime unit investigates the city's 23rd and 24th homicides of 2016.
Police were called to a McCarthy Road home at about 9 p.m. Friday after the victims, aged 29 and 32, were found dead.
Ottawa police arrested a man who had earlier been seen, by a Citizen reporter and others, standing in the bitter cold on train tracks near the street, about 500 metres north of the crime scene in the 3200 block of McCarthy Road.
The man, who was wearing dark clothing, was seen standing with his hands in his pockets at around 11 p.m. He was arrested about 15 minutes later.Another man in his early 20s was also seen 10 minutes later lying face-down in handcuffs on McCarthy Road near Southmore Road.
An entire block of townhouses in the area was behind crime-scene tape, along with several parking lots, as major crime officers combed the scene late Friday evening.
The witnesses were later questioned by police about what they saw.
Police were also speaking with family members of the victims late Friday.
After the arrest, McCarthy Road was closed to traffic in both directions.
Last weekend, two others had died -- one shot, one stabbed -- to bring the homicide count to 22.
The number for 2016 now ties 1995's total of 24 homicides, the highest for a single year in the past three decades. On average, over the past 15 years, there have been about 10 slayings a year in the nation's capital.
"For some reason, we're seeing individuals resorting to violence and extreme violence," police Chief Charles Bordeleau had said. "People are carrying guns and knives, and they're way quicker to use them."
After last weekend's violence, police had recorded 65 shooting incidents for the year.
"We're trying to wrap our heads around it," Bordeleau had said while discussing the rising numbers on the use of guns. "Is it a broader societal issue? The way to resolve conflict is to carry a weapon. And it's minor conflict. It's puzzling. It can be very trivial."

Former PM announces his candidacy for president

0
0

Former Somali prime minister Ali Mohamed Gedi has on Saturday announced his candidacy campaign in the much-delayed forthcoming presidential election due to be held in December28, 2016.
Mr Gedi who served as the country's PM between 2004-2007 has promised to revive the economy and restore peace by wiping out Al-Shabaab from their major strongholds in the Horn of Africa nation.
"I decided to announce today my candidacy for Somalia president and partake in the coming election. If elected, I will revive the country's economy and re-establish strong army to restore peace," he said.
Up to 15 presidential candidates, including incumbent President Hassan Sheikh and ex transitional federal government president, Sharif Sheikh Ahmed are vying for presidency.

Video:- Muno oo Labo Sano Kiristan aheyd ayaa kusoo...

0
0

Soomaalida waxaa kusoo kordhay dhaqan iyo diimo aanan taariikh ulaheyn, waxaana allah ka baryeynaa inuu nagu hanuuniyo hanuunka saxda ah ee diinta Islaamka.
Waxaan aad ugu faraxsanahay in diinteena, Allah ayaana la xisaabtami doona kuwa intey arkeen diinteena macaankeeda hadana doortay gaalnimo iyagoo fiirsanaya shilimaan iyo qaawanaan ay gaalada ka arkeen.
Allah hasoo hanuuniyo kuwa badan oo Soomaali iyo ajaanib ah, waxaase halkan idiinku soo gudbineynaa muuqaalka dhacdo haleeshay Walaasheen Muna oo intey noqotay Gaal hadana allah kusoo duway jidka saxda ah ee diinteena Islaamka.
Allahu Akbar! Allaha awooda leh baa weyn: Muuqaalkan oo si weyn baraha bulshada loogu faafiyay ayaana jecleysanay inaan idinla wadaagno.
Hadaba sidee ayuu Allah ugaransiiyay Muno iney kusoo laabato diinta Islaamka, waxaa ay sidoo kale faah faahineysaa in Soomaali badan oo Kiristan ah ay jiraan, yaase masuul ka ah mashruuca Soomaalida lagu gaaleysiiyo.
Walaal Faafi qoraalkan iyo Muuqaalkan, una duceeya walaasheen Muno inuu alle weyne ku hayo jidka saxda ah ee diinteena Islaamka.

Subxaanallaah: Ilmo Mucjiso ah oo ku dhashay...

0
0

U^U,,OSSO-O(c) O*UU,, U...O+-O3U^U... O-OSSO(r)U,, OPSOdegU+USU++ U,,UO, OSSU,,O!U,,OSSU,,O(c) O"U...O3OaO'UU%0 UUS O1O!U...OSSU+
Isbitaalka Amiina oo ku yaalla magaalladda Cajmaan ee dalka Imaaraadka Carabta waxaa ku dhashay wiil yar, kaasi oo ay dhegihiisa ku asteysan yihiin magaca Ilaahay aEU OSSU,,U,,U++
Dr. Shariif Mascad oo La-taliye ka ah Isbitaalka Carruurta iyo Dhalmada Haweenka ee Amiinad ayaa sheegay inuu Isbitaalka ku dhashay Wiil yar oo ay Waalidkiisa ka soo jeedaan Qaaradda Asia, kaasi oo dhegihiisa ku asteysan yihiin magaca Ilaah.
Dhakhtarka waxa uu xusay inay tahay arrin naadir ku ah Caalamka, iyadoo Wiilkaasi ku dhashay si caadi ah, isla markaana uu aad u caafimaad qabo.
Waxa uu intaasi ku daray inuusan marna maqlin ama arkin Mucjiso noocan ah oo Qof Aadane ku dhasha iyadoo carjawadka jirkiisa laga arkayo magaca Allaah.
Dr. Shariif Mascad waxa kale oo uu tilmaamay in si waadax ah xarafka Allaah looga dhex arko dhegaha wiilka yar, isla markaana ay ku sii nagaan doonto marka uu cunuga sii koro ama sii weynaado.
aEUoeTaasi waxay la micno tahay inay ahaan doonto Farxas iyo Nasiib Insha AllaahuaEU ayuu yiri Dr. Shariif.

Video:- Aabe 4 Caruur uu dhalay laga qaatay, lagana...

0
0

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu bixiyey Guraase Cabdullahi Maxamed oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo ku noolaa dalka Norwey, Islamarkaana loo sheegay in 21.12. 2016 laga Tuurayo Norway, Isagoo loo celin doono Soomaaliya.HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Arinta kale ee Naxdinta badan ayaa waxay tahay in laga Reebtay Caruur 4 ah uu dhalay, Isagoona sheegay in hadii Caruurtiisa lagu daro uu ku Faraxsanaa in dalkiisa loo Celiyo, Wuxuuna sidoo kale Codsi u diray Dawlada Soomaaliya si Xaaladiisa loola socdo marka uu yimimaado Dalka.


War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ergeyga...

0
0

Awdalpress(Muqdishu) 17 Dec, 2016-War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Michael Keating ayaa lagu sheegay in shir ay wakiilada beesha caalamka la yeesheen guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Somalia ay ka dalbadeen inay bixiyaan faahfaahin la xidhiidha diiwaanka kuraasta la sheegay in lagu muransan yahay oo ay gudidu soo celisay.
Warkan ka soo baxay xafiiska Mr. Keating ayaa lagu sheegay in gudiga xalinta khilaafaadka doorashooyinku ay hore beesha caalamka ugu gudbiyeen diiwaan ay ku qoran yihiin 24 xildhibaan oo khilaaf ka taagan yahay doorashadoodii xubinimada Aqalka Hoose ee baarlamaanka Somalia, hase ahaatee ay gudidu dhawaan si rasmi ah warbaahinta ugu faafisay liiska 11 xildhibaan oo khilaaf ka taagan yahay oo kaliya, taasina ay keentay in wakiilka Qaramada Midobay ee Somalia iyo wadamada beesha caalamka ee daneeya geedi socodka doorashoyinka Somlia ay faahfaahin dheeraad ah uga baahdaan gudiga xalinta khilaafaadka sida ay 24 kii kursi ee ay hore u sheegeen uga soo reebeen 11 kursi oo kaliya.
Waxaa warsaxafadeedkan lagu sheegay in gudiga looga fadhiyo sharaxaad la xidhiidha jidkii loo maray hadii la xaliyay khilafkii ka taagnaa 13 ka mudane ee aan lagu darin diiwaanka cusub, hadii aan xal loo helin kuraastaasina ay faahfaahin ka bixiyaan sababta ay uga reebeen liiiskan ay dhawaanta soo saaren.
Warsaxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in hadii aan lagu darin kiisaska khilaafku ka taagnaa gaar ahaan kuwii murankoodu aadka u cuslaa ay boqon goynayso guud ahaanba habsami u socodkii doorashada.
Waxaa warqaddan loo kala diray Madaxwaynaha Dawladda federaalka ah ee Somalia, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Ra'iisal wasaaraha iyo ku xigeenkiisa iyo sidoo kale madaxwayne yaasha maamul goboleedyada Somalia ee kala ah Puntland, Jubaland, Koonfur-galbeed, Gal-mudug iyo Hir-shabeelle.
VOA

Madaxda ECOWAS oo taageeray Adama Barrow

0
0

Urur goboleedka ECOWAS ee ay ku midoobeen wadammada Galbeedka Afrika ayaa sheegay in ay qaadi doonaan dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay u taageeraan natiijada doorashadii Gambia.

Ugaaska Xawaadle oo shaaciyey siyaasadda ka dambeysa...

0
0

Beledweyne (Caasimada Online) - Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo kamid ah Ugaasyada Soomaaliyeed, ayaa ka hadlay Colaadaha soo noqnoqday ee ka taagan deegaanada hoostaga Gobolka Hiiraan.
Ugaas Xassan, ayaa sheegay in dadka degan Gobolka Hiiraan ay yihiin kuwo isku dhow isla markaana is jecel, waxa uuna tilmaamay in Colaadaha soo laalaabtay ay yihiin kuwo siyaasadeysan.
Ugaaska waxa uu tilmaamay in goortii la doonaayo in la arbusho amniga iyo xasiloonida Hiiraan la adeegsado laba beel oo walaalo ah.
"Colaada soo laalabatay ee ka taagan Hiiraan waxaa ololinaaya Siyaasiyiin dano gaara leh ee ma jiraan Beelo is neceb oo doonaaya in Carruurtooda ay ku haligaan dagaalka"
Ugaas Xassan, waxa uu carab dhabay in loo baahan yahay in dhagaha laga fureysto Siyaasiyiinta dooneysa in mar un dhagahooda ay kusoo dhacaan Beelo walaala ah oo ku dagaalamaaya Gobolka Hiiraan.
Ugaaska ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaalamay in colaadooda ay ku dhameeyaan wadda hadal iyo khliaaf kasta oo jira aan lagu xalin gaacan ka hadal, waxa uuna ka digay in dhagaha loo raariciyo waxa uu ugu yeeray dagaal oogayaasha.
Sidoo kale, Ugaas Xassan ayaa Siyaasiyiinta ka shaqeyneysa Colaada Gobolka Hiiraan ugu baaqay in faraha ay kala baxaan arrimaha ku xeeran Beelaha walaalaha.
Haddalka Ugaas Xassan ayaa imaanaya xili maanta magaalada Beledweyne lagu qabtay kulan lagu dhex dhexaadinaayay laba Beel oo colaad ay ka dhex aloosneyd.Caasimada OnlineXafiiska BeledweyneCaasimada@live.com

Sidee Beelaha loo kala siiyey 3-da kursi ee Galmudug...

0
0

Iyadoo dhowaan la kordhiyay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan xubnaha soo gaaray maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa saddex beelood u qoondeeyay in la siiyo xubnaha laga siiyay Aqalka sare ee dheeraadka ah, kuwaasoo tiradooda gaareyso 3 xubnood.Beelaha la siiyay xubnaha dheeraadka ah ee Aqalka sare ay ka heshay Galmudug waxay kala yihiin:
1 aEU" Beesha Murusade [Hal Xubin]
2 aEU" Beesha Saruur/Habargidir [Hal xubin]
3 aEU" Beesha Shanaad/ Ma-dhibaan [Hal xubin]
Saddexda xubnood ayaa la filayaa inu degdeg u magacaabo madaxweynaha Galmudug oo dhowaan dib ugu soo laabanaya safarro ku saabsan arrimaha Doorashada oo uu ku gaaray magaalooyinka Adis ababa iyo Nairobi.

Diyaarado goordhow duqeymo culus u geystay Saldhigyo...

0
0

Gedo (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in deegaano hoostaga Gobolkaasi ay goordhow ka dhaceen duqeymo lixaad leh.
Duqeymaha ayaa la soo sheegayaa in xoogooda ay ka dhaceen Degaanka Kamjaroon oo 90-KM ujira Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Duqeyntani ayaa waxaa geystay diyaarado nooca qumaatiga u kaca oo aan la xaqiijin halka laga leeyahay, waxaana lasoo warinayaa in gantaalo dhowr ah ay ku dhufteen Saldhigyo ay lahaayen Al-shabaab.
Dadka Degaanka ayaa sheegay Diyaaradahan in ay Duqeymaha la beegsadeen Seddex Saldhig oo ay lahaayen Al-shabaab.
Lama oga Khasaaraha ka dhashay duqeynta waxaana la xaqiijiyay in duqeynta kadib la maqlaayay guuxa gaadiidka dagaalka Al-shabaab iyo Rasaas xoogan.Caasimada OnlineXafiiska GedoCaasimada@live.com

Dagaallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Jubbaland

0
0

Tuulada Yaaq-bishaaro ayaa Cawa waxaa ka dhacay dagaallo xooggan oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kadib markii Shabaabku ay isku dayeen inay xoog kula wareegaan xoolo ay dadka deegaanka lahaayeen. dagaalkan ayaa la tilmaamay in uu geystay qasaaro labada dhinac ah, waxaana dhaq dhaqaaq ciidan uu ka socdaa magaalada Kismaayo ee [...]

Person of the Year: Time to look beyond the obvious

0
0

Recently, Time magazine has given us Donald Trump, the United States President-elect, as its choice for 'Person of the Year' for 2016. Looking from a Third World perspective, Time's selections are based on power, wealth, glamour, drama and controversy. They rarely highlight the hopes, pains, toil and contributions of the people from the non-western world. Since it started publishing it's 'Person [Man] of the Year' 90 years ago, the magazine has selected only a token number of people from the non-western world for the title. It is as if nothing happens in the rest of the world. At least nothing that is worth considering in the standards of the magazine and the tastes of its captive audience.
It doesn't matter if the whole Syrian people are massacred, displaced and their cities and livelihoods destroyed. It doesn't matter if mothers in Aleppo have only their tears as consolation for their dead and hope for maybe another daybreak where they can at least see the faces of their remaining children and hug them.
Person of the Year: Time to look beyond the obvious


Wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi oo baarlamaanka...

0
0

Wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi oo baarlamaanka horgeysay Miisaaniyada 2017...

Haramcadka oo halis ugu jira inuu cirib tirmo

0
0

Xayawaanka dunida ugu dheereeya, Haramcadka, ayaa la sheegayaa in uu si xawli leh halis ugu jiro inuu cirib tirmo. Ubadkooda ayaa iyagana noqday wax looga xarragoodo dalalka Khaliijka.

Ugu yaraan 11 qof oo lagu dilay Chicago

0
0

Booliska magaalada Maraykanka ku taalla ee Chicago ayaa sheegay in ugu yaraan 11 qof toogasho lagu dilay maalintii ciidda masiixiyiinta ee Kirismaska iyo maalintii ka horraysay.

Banaadir oo Ku Guuleysatay Tartankii Kubadda Koleyga ee Garoowe

0
0

Gabdhaha gobolka Banaadir, ayaa ku guulaystay Koobka Kubadda Kolayga gabdhaha Soomaaliyeed ee ka soconayay magaalada Garoowe ee Puntland.

Turkiga: Shaah ka iibin maayo madaxweynuhu waa kiis

0
0

Maamulaha makhaayad ku taal xarunta wargeys ka soo baxa Turkiga ayaa la xidhay ka dib markii uu sheegay in aanu koob shaaha ka iibiyeen madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live