Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xildhibaanka Baarlamaanka Sweden oo Shahaado sharaf...

$
0
0


Hargeysa(Somaliland.Org)-Mudane ARHE HAMEDNACA oo ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Parliament-ka ee dalka Sweden, gaar ahaan Xisbiga talada haya ee Social Democrats, oo beryahanba booqasho hawleed ku joogay JSL ayaa wuxuu Wasaarada Arrimaha Dibedda shahaado sharafyo ku gudoonsiiyey xubno ka tirsan Xukuumadda kuwaasoo kala ahaa Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda, Afhayeenka Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Arrimaha Dibedda.
Xildhibaanku wuxuu masuuliyiintan si mug leh ugaga mahad naqay sidii wacnayd ee qadarinta lahayd ee ay dalka ugu soo dhaweeyeen isaga iyo weftigii uu hogaaminayey, taasoo isaga ku reebtay xasuus, wanaag iyo inuu Somaliland mar walba u soo hiloobi doono.
Mudane ARHE HAMEDNACA, in kasta oo ay Dawladdiisa Sweden uga digtay imaatinka Somaliland oo uu in muddo ahba rabay inuu booqasho ku yimaado, wuxuu si mug leh uga markhaati kacay arrimo uu in badan Somaliland ka maqli jiray kuwaasoo ah Nabadda, Xasiloonida, Dimuqraadiyada iyo horumarka ay JSL ku talaabsatay taasi oo uu ku hambalyeeyey Shacabka iyo Qaranka Somaliland.
Kulankan waxa soo qaban qaabisay Wasarada Arrimaha Dibedda JSL, waxana goob joog ahaa dhammaan madaxda ugu sarraysa Wasarada, Dr. Saad Ali Shire, Professor Maxamed Mixile, DG CabdirahmanAbdeeq iyo Gudoomiyaha Hay'ada Qurbo Jooga Cabdi Cabdillaahi.
Somaliland.org/Hargeysa


Ciilmooge: “Madasha waxay si cad ugu xadgudubtay...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Musharaxa madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Cabdullahi Ciilmooge Xirsi ayaa soo saaray war-murtiyeed uu uga jawaabayo war-murtiyeedkii kasoo baxay xubnaha madasha wadatashiga qaran ee dhowaan ku shira Muqdisho.
Ciilmooge ayaa cambaareeyey "ku xadgudubka MHQ - ay ku xadgudubtay iskana indhotirtay nidaamka kala dambaynta dawladnimo ee ku qeexan Dastuurkeena Qaranka; Qodobkiisa 73aad si cad u qeexaya " Xubnaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka tiradoodu ma dhaafi karto 54 mudane; oo saldhig looga dhigay 18 (sideed iyo tobankii gobol) ee jiray 1991 oo midkiiba kusoo aadayso 3 Mudane oo aqalka sare ah"."Waxaan layaabay sida diiwaangalinta xubnaha musharaxiinta madaxwayne ay MHQ/NLF go'aan aan sharciyad lahayn ooga gaadhay oo ugu jaangooysay inay bixiyaan $30,000 (Sodon Kun oo USD), ama 20xildhibaan oon cidkale dooran kala imaadaan saxiix inay ku dooranayaan. Horay looma arag Musharax; Musharax kale shuruudihii uu tartanka ooga qaybgali lahaa u sameeya Musharaxiinta Madashada Qaran (MHQ) kahor oo waa arin ugub ah" ayuu yiri Cabdullahi Ciilmooge Xirsi.War-murtiyeedka oo dhameystiran hoos ka aqriso.
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Xog: Maxay Keating iyo Xasan uga qeyb gali waayeen...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay munaasabada dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Somalia.
Hase yeeshee, munaasabada ayaa waxaan ka qeybgalin Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia Michael Keating.
Munaasabada ayaa waxaa ku sugnaa Ra'isal wasaaraha xukuumada uu wakhtigeedu dhammaaday Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke iyo Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Prof. Max'ed Cismaan Jawaari oo labadaba ka mid ahaa xildhibaannadii maanta la dhariyay.
Sababta uu Michael Keating uga baaqday Munaasabada ayaa lagu sheegay dhaliil uu ka qabo qaabka ay Dowlada Somalia u wado howlaha la xiriira Doorashooyinka.
Michael Keating, ayaa waxaa loo geeyay Warqada casuumadda kasoo qeybgalka Munaasabada, balse waxaa la sheegay inuu diiday ka qeyb galka.
Michael Keating oo laga sugaayay munaasabada ayaa waxaa taa bedelkeeda Beesha Caalamka kasoo baxay qoraal ka hor imaanaya go'aankii ugu danbeeyay ee madasha wada tashiga ee kuraasta dheeraadka ah lagu kordhiyay xubnaha aqalka sare, iyaga oo ku taliyay in loo daayo tirada kuraasta xubnaha aqalka sare 54 xubnood sida uu dhigayo dastuurka.
Madaxweyne Xasan Sheekh kama uusan hadal sababta uu uga baaqday Munaasabada iyo Qoraalka kasoo baxay Wakiilada Beesha Caalamka ee lagu qaadacay talaabada ay qaaden madasha wada tashiga.
Tani waxa ay imaaneysaa xili Dowlada Somalia muddo 4 jeer ah ay haleeli weysay xiliga Doorashada loogu tallo galay inay ku dhacdo.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Madaxweynaha Soomaaliya Oo aan Xaadirin Munaasabadii...

$
0
0

Munaasabada maanta dhacday ee dhaarinta xildhibaannada oo muhiimad gaar ah u laheyd geedi socodka doorashada Soomaaliya ayeey dad badan u arkayeen mid maqaam sare leh oo ay ka soo qeybgali doonaan madaxda ugu sareysa Qaranka iyo wakiilada beesha calaamka ka jooga Soomaaliya oo aan maanta intooda badan ka soo muuqan.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud iyo inta badan wakiilada beesha calaamka ee safaaradaha ku leh Soomaaliya ayaan maanta tagin goobta doorashada, marka laga reebo ra'iisal wasaaraha xukuumada federaalka Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke iyo guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Prof Max'ed Cismaan Jawaari oo labadaba ka mid ahaa xildhibaannadii maanta la dhariyay.
Lama oga sababta ay uga baaqdeen madaxweynaha iyo wakiilada kale ee beesha caalamka, gaar ahaan danjiraha QM ee Soomaaliya Micheal Keating oo marar badan oo hore qoraalo ka soo baxay xafiiskiisa ku dhaliilay habka ay u socdaan doorashooyinka Soomaaliya.
Qoraalkii ugu danbeeyay ee wakiilada beesha caalamka ee maanta soo baxay ayaa ka hor yimid go'aankii ugu danbeeyay ee madasha wada tashiga ee kuraasta dheeraadka ah lagu kordhiyay xubnaha aqalka sare, iyaga oo ku taliyay in loo daayo tirada kuraasta xubnaha aqalka sare 54 xubnood sida uu dhigayo dastuurka.
Siddoo kale, war-saxaafadeedka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xildhibaanno la tuhusan yahay sida ay ku soo baxeen loo ogolaado in ay ka mid noqdaan fadhiyada baarlamaanka, taasoo ah ayeey ku sheegeen arin u hiilineysa musuq maasuqa iyo xadgudubyadii doorasho ee dhacay.
Ugu danbeyntii, Tani waxaa ay muujineysa in safiirada iyo wakiilada beesha caalamka ka jooga Soomaaliya la dhacsaneyn geedi socodka doorashada iyo guud ahaanba qaban-qaabada munaasbada dhaarinta xildhibaannada xili wali dood weyn ay ka taagan tahay kuraas leysku heysto oo aan laga gaarin go'aan kama danbeys ah......W/D:AHMED HASAN
XAFIISKA WARARKA.GAALKACYOSHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Swansea oo eriday tababarihii

$
0
0

Kooxda Swansea ayaa eriday tababarihii Ameerikaanka ahaa ee kooxda laylinayey, Bob Bradley, kaasoo 85 maalmood oo kaliya tababare u ahaa.

Sucuudiga: Nin lagu xidhay haweenka ha la xoreeyo!

$
0
0

Wararka ka imanaya Saudi Arabia ayaa sheegayay in nin dalkaa u dhashay lagu xukumay sannad xabsi ah ka dib markii uu ku baaqay in la soo afjaro hab-dhaqanka ah in raggu masuul ka yihiin dumarka, ragga dalkaana awood dheeraad ah u siinaya in ay haweenka maamulaan.

Sucuudiga: Nin lagu xidhay haweenka ha la xoreeyo!

$
0
0

Wararka ka imanaya Saudi Arabia ayaa sheegayay in nin dalkaa u dhashay lagu xukumay sannad xabsi ah ka dib markii uu ku baaqay in la soo afjaro hab-dhaqanka ah in raggu masuul ka yihiin dumarka, ragga dalkaana awood dheeraad ah u siinaya in ay haweenka maamulaan.

(Dhagayso)Gudoomiyaha Dagmada Sedex Higlo,,4 Caruura...

$
0
0

Maxamed Jaamac Gudoomiyaha dagmada sedex higlo ee gobalka mudug oo waraysi gaar ah siiyay idaacada codkamudug ayaa sheegay in cudurka shuban biyoodka uu fara ba,an ku hayo dagmada sedex higlo ee gobalka mudug ayna u geeriyoodeen ilaa iyo 4 caruura isbuucan gudihiisa halka tiro kale oo uu soo ritayna la geeyay Isbitaalada Magaalada Gaalkacyo.
Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay Hay,adaha Samafalka Iyo Maamulka Galmudug in wax laga qabto Sidii loo Caawin lahaa dadka uu Awladooda Cudurkaani haleeyay,,wuxuuna Xusay in uu jiro kaalo ka soo gaaray Dhanka Hay,adaha Maamula Isbitaalka Weyn Ee Gaalkacyo.HOOS KA DHAGEYSO CODKA GUDOOMIYAHA.
http://hobyonet.com/wp-content/uploads/Gudomiyaha-Sadex-higlo-maxamed-jaamac.mp3
XAFIISKA WARARKA.GAALKACYOSHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440


Accident On The Sets Of Padmavati Leaves One Painter...

$
0
0

Sanjay Leela Bhansali's magnum opus Padmavati has already gone on the floors and is currently being shot in Mumbai itself. Starring Deepika Padukone, Ranveer Singh and Shahid Kapoor in lead roles, the film is a period drama.
Recently, an unfortunate accident took place on the sets of the film as a laborer working on the sets died after falling from a height. He was painting one of the set pieces and fell from a height of above 5 feet. After being rushed to Kokilaben Ambani hospital, he was declared dead.
Accident On The Sets Of Padmavati Leaves One Painter DeadAn Accidental Death Record (ADR) has been filed by the Arey police station. According to reports, a few safety rules were not being followed and that the police will look into the matter strictly now.
Hearing about the incident, the film's lead actress, Deepika expressed grief on Twitter. She tweeted, "Shocked and saddened by the news...May his soul rest in peace and my most sincere condolences to his family..,"Padmavati is all set to hit the theaters on November 17th, 2017.

“It’ll Be A Loss Of About 100 Crores For The...

$
0
0

Hrithik Roshan's upcoming movie Kaabil, directed by Sanjay Gupta and produced by Rakesh Roshan has garnered rave reviews for its trailers, romantic songs and power packed dialogues.
Speaking about the clash with SRK starrer Raees, Hrithik was recently quoted saying that, "It's not illegal or unethical so it's fine. But it is sad and quite an eye opener that although Hollywood and Bollywood share the same calendar, you will never see Batman movies clashing with Superman films or Lord of the Rings clashing with Harry Potter. They manage their calendars so well that two movies will never clash. They are aware that that is best for the industry, because when two films clash. the returns for the industry fall a lot."
Hrithik Roshan Speaks on Kaabil - Raees ClashHe adds that, "Hopefully, both films will do well, but on the whole, it will be a loss of about 100 crores for the industry as compared to both films releasing individually. My father understands that and he was sad about that, and he thinks that it could have been managed in a better way, but we completely understand that Raees was in the waiting for far too long."
He added, "My wish is that when both films do well, Shah Rukh Khan, Farhan Akhtar, Dad, myself and everyone will pop champagne and celebrate for each other."Raees and Kaabil are slated to release on 25th January, 2017.

KULMIYE oo Magaalada Burco ugu fooladeeyay...

$
0
0


Hargeysa(Somaliland.Org)- Xisbiga taladda Dalka hogaamiya ee KULMIYE ayaa soo dhaweeyay Taageerayaal Laxaad leh kuwaasi oo kasoo jeedaa deegaanada War-Cibraan , Gunbur Libaax iyo Deegaano kale oo hoos yimaada Degmada Burco iyo guud ahaanba gobolka Togdheer.
Soo dhaweynta Taageerayaashan xoogan waxaa ka qayb galay Wefti balaadhan oo uu hogaaminaya Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi, oo ay weheliyaan Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi , Wasiirka Warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxarduud Cadaani , Safiirka Somaliland ee Imaaraatka Baashe Cawil Cumar iyo Madax kale.
Munaasibadani oo lagu qabtay Hotel City Plaza ee Magaalada Burco ayaa waxaa soo buuxdhaafiyay dadweyne aad u tiro badan kuwaasi oo uu uu horkayay Suldaanka Guud ee beelaha Maxamed Sh. Isixaaq Suldaan Maxamud Xaaji Xuseen Nuur.
Xildhibaanka beesha Maxamed Sheekh Isixaaq uga soo baxay golaha deegaanka ee Burco Cabdirisaaq Xuseen Obsiyee ( Shiine Faliidh ) , Ibraahim Axmed Rooble oo ka mid ahaa Golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa shaaciyay inay hada wixii ka dambeeya diyaar u yihiin taageerada Xisbiga KULMIYE iyo dhismihiisa.
Suldaanka Guud ee beelaha Maxamed Sh. Isixaaq Suldaan Maxamud Xaaji Xuseen Nuur ayaa guddoomiyaha Xisbiga ugu bushaareeyay inay maanta laga bilaabo deegaanada War-cimraan , Gunbur Libaax iyo guud ahaan deegaanada beeshu degto ay si niyadsam kula shaqaynayaan Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa xisbiga KULMIYE kusoo dhaweeyay Taageerayaashan kusoo biiray isaga oo sidoo kale ku qaabay inay golaha wakiilada Somaliland baadhaan dhiilada ka dhalatay Socdaalkii Weftiga Guddoomiyaha baarlamaanka iyo xubno xisbigiisa ka jirtan oo la sheegay inay kulan qarsoodi ah la yeesheen raysul Wasaaraha Somaliya.
Somaliland.Org/Hargeysa

SAWIRRO: Farmaajo oo ololihiisii ugu horeeyey ee...

$
0
0

Musharax Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa si rasmi ah ololihiisii ugu horeeyey ka bilaabay Magaalada Muqdisho tan iyo intii uu dib ugu soo laabtay 4 sano kadib.
Farmaajo ayaa qado u sameeyey Xildhibaanada lagu soo doortay Magaalada Kismaayo, isagoona u bandhigay qorshihiisa Musharaxnimo islamarkaana waxa uu weydiistay inay taageeraan.
Kulanka waxa ka dhex muuqday Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maamulka Jubbaland C/llahi Fartaag iyo Xildhibaano ku dhow 30 meeyo oo labada aqal ka tirsan.
Maxamed C/llahi Farmaajo oo ka mid ah Musharaxiinta markii labaad u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa inu taageero ku leeyahay Shacabka laakiin marka ay timaado xildhibaada ay aad u yar tahay rajadiisa.
The post SAWIRRO: Farmaajo oo ololihiisii ugu horeeyey ee Doorashada Muqdisho ka bilaabay appeared first on Warqaad.com.

Wasiirka Waxbarashada oo si adag uga Jawaabay...

$
0
0


Hargeysa (Somaliland.Org) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane ayaa beeniyay eedaymo Wasaaraddiisa uga yimid hoggaanka xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, kuwaas oo daarranaa in lacag laga qaado ardayda dugsiyada hoose-dhexe ee dalka.
Wasiirka oo maanta hadal ka jeediyay madal ay xilka kula wareegayeen Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasiir-ku-xigeenka cusub ee ay dhowaan xukuumaddu u soo magacwday Wasaaraddaas ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha sheegaya in ardayda dugsiyada hoose-dhexe ee dalka lacag laga qaado.
"Qolada Mucaaradka ahi waxay nagu eedeeyaan inaannu iskuullada lacag ka qaadno. Annagu lacag sharciyan aannu ognahay oo aan ahayn saddexdii bilood ee aanu nidhi abaaraha ha lagaga qaybgalo mooyaane; November oo 1 doollar ah, December oo 1 doollar ah iyo January oo 1 doollar ah - intaas ayaan annagu og nahay." ayuu yidhi Wasiir Habbane.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane, isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi: "Rag waaweyn oo dalka inay masuul ka noqdaan doonaya ayaa intay buulal yar 2,000,000 sl.sh. la hor tageen yidhi carruurtan yaryar iskuulkii baa laga soo eryoo waannu caawinaynaa. Halkee laga soo eryay? Iskuulka laga soo eryay kee buu ahaa? Borobagaando ayaa waxaa la yidhaa."
"Waxaan leeyahay Xisbiyada yaynaan waxbarashada siyaasad galinnin. Waxbarashadu way innaga dhexaysaa, ubadkuna wuu innaga dhexeeyaa. Kuwaad berri doonayso inaad xukunto weeyaan. Aan ka deynno siyaasadda." ayuu Wasiirku hadalkiisa raaciyay.
Si kastaba ha ahaatee, Waxbarashada aasaasiga ah ee lacag-la'aanta ah ayaa ka mid ahayd himilooyinkii uu
Madaxweyne Siilaanyo ummadda u ballanqaaday xilligii uu ololaha ugu jiray hanashada talada dalka.
Somaliland.Org/Hargeysa

Khudbad Saddex Qoddob ah oo Guddoomiyaha 8aad ee...

$
0
0


Hargreysa (Somaliland.Org)- "Sharaf weyn bay ii tahay inaad ii doorataan inaan saddexda sanno ee soo socda aan hoggaamiyo dallada dhallinyarada Somaliland ee SONYO. run ahaanna maanta hadalkayga waxaan ku soo koobayaa saddex qoddob oo kala ah, mahad naq, dardaaran iyo hambalyo," sidaas waxaa yidhi guddoomiyaha cusub ee dallada dhalinyada dhalinyarada Somaliland ee SONYO Mr. Cabdicasiis Siciid Saalax oo shalay lagu doortay gebogabadii shirweynihii siddeedaad ee dalladaas oo lagu qabtay Hotelka Ambassador ee magaallada Hargeysa.
Guddoomiye Saalax oo noqonaya guddoomiyihii sideedaad ee soo mara hoggaaminta dalladan tan iyo markii la aasaasay waxaa madashii shirweynaha ee loogu coddeeyey kula tartamay xilkan Musharrax Cabdicasiis Xirsi Warsame, kaasi oo saacado kooban ka hor codaynta isagu ka tanaasulay musharraxnimadiisa, intaasi ka dibna waxaa ay ergooyinka shirweynaha oo ka kala socday dhammaan gobollada dalka somaliland ay cod duuduub ah ku meel mariyeen musharraxnimadda guddoomiyaha cusub ee dallada SONYO hoggaamin doona saddexda sanno ee soo socda.
Codayntii doorashada ka dib ayaa guddoomiye Cabdicasiis Siciid Saalax uu madasha shirweynaha hadal kooban ka jeediyey kaasi qoddobo kala duwan uu kaga hadlay waxaana uuyidhi "Waxaan umahad naqayaa ergooyinka shirweynaha ee dhammaan ka kala yimi gobollada dalka, sidoo kale intii ila ololaysay ayaan u mahad celinayaa ee hankan igu dhiirigelisay. sidoo kale waxaan u mahad naqayaa Cabdicasiis Xirsi Warsame oo runtii tartan wanaagsani nasoo dhex maray, kaasi oo run ahaan aanu labadayda wax culays ahi na dhex oolin intii aanu wada shaqaynaynay. run ahaanna maanta waxaan leeyahay waynu wada guulaysanay, waxaanan halkan ka ballan qaadaya in wada jirka iyo midnimada dallada aan ilaaliyo, maadaama oo aynu saddex iyo toban sanno soo ogayn doorashada SONYO waxyaabaha uu ku dambayn jiray, waxaana farxad ii ah inaynu maanta mustaqbal ka duwan kuwaas hore aynu maanta abuurnay, waxaanan rajaynayaa inaynu samayn karo berri ka maalin waxyaabo badan oo ka duwan kuwaas hore, Sidaasi si lamid ahna waxaan hambalyaynayaa in saaxiibkay Siyaad (Guddoomiyaha xilka ka degaya) uu ku guulaystay in uu qabto shirweynihii sideedaad ee dallada ee loo bixiyey Walaaleeye". ayuu yidhi Guddoomiye Cabdicasiis Siciid Saalax, waxaanu intaas ku daray oo uu hadalkiisa ku ladhay ballanqaadyada u qorsheysan in uu hirgelin doono muddo xileedkiisa inta lagu gudo jiro "Aniguna waxaan isku dayi doonaa inaan wax ka qabto beylahda kale ee jira iyo inaan isu soodhaweeyo dhalinyarada oo aan si isku mid ah dhammaantood u wada wado oo aan gacmaha isugu wada xidho". Geesta kale guddoomiye Cabdicasiis waxaa uu sharraxay qoddobo ku suntanaa ololihiisii doorashada oo uu sheegay in uu lahaa sifooyin kala duwan "Ololahaygii dib ugu noqon maayo ee waxaan sheegayaa uun in uu lahaa anshax iyo ixtiraam lagu tixgelinayo qof kasta oo aan SONYO loo eegin inay garabyo u qayb san tahay balse cid kasta lagu qanciyo hadafka uu gobolkastaa wato iyo waxa uu doonayo.
Ololahaygu waxaa ku ladhnaa su'aallo dhalinyarada dallada ku qancinaya ujeedadayda in lays weydiiyo maxaa gobolkeenu doonayaa, maxaa dantiisa guud tahay iyo maxaa mustaqbalkeena u dan ah, maxaase uu yahay mustaqbalka aynu doonaynaa nooca uu yahay ileyn dhalinyaradii Somaliland baa inna wada eegaysee". "Run ahaanna garashada noocaas ah Cabdicasiis [Musharraxa la loollamay] ayaa ka kow ahaa oo maanta shirka hortiisa ku qurxiyey, aniguna halkaas baan ka sii wadi doonaa". ayuu yidhi guddoomiyeha cusub ee sONYO.
Gebogabadii hadalkiisana waxaa uu Mr. Cabdicasiis Siciid Saalax ka warramay sooyaalka taariikheed ee dallada SONYO "Waa Saddex iyo toban sanno jir SONYO Maanta, runtiina waxaan odhan karaa mar walba rejada iyo caqabadu mar walba ways garab socdaan, waxaanna odhan karaa saddex iyo tobankaas sanno ee SONYO Cimrigeedu jiray waxaa aynu samaynay dallada intaas le'eg oo aan odhan karo geeska afrika kamaba jirto mid la mid ah oo ka shaqaysa arrimaha dhalinyarada oo dimuqraadiyaduna halkaas ka gaadhay". ayuu hadalkiisa ku soo koobay guddomiyaha cusub ee dallada SONYO Mr. Cabdicasiis Siciid Saalax oo kamid ahaa aasaaseyaashii dalladan isaga oo ka soo jeeda gobolka SAAXIL oo ururrada ku bahoobay dallada ee gobolkaasna mid kamid ah oo layidhaahdo YUVENCO Madax ka ahaa.
Somaliland.Org/Hargeysa

Kooxo hubeysan oo Nabadoon caan ahaa ku Dilay...

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)--Dableyn hubeysan ayaa Caawa Nabadoon caan ahaa waxey Dileen Degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho.
Nabadoonkan oo lagu magacaabi jiray Axmed Dhoore ayaa labo Ruux oo ku hubeysnaa bistoolado waxey ku Dileen Degmada Hiliwaa, kadib markii uu ka soo baxay Masjid uu ku soo tukaday Salaada Cishaha.
Nabadoonkan ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa in uu ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ku soo doortay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug.
Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu sheegay in Nabadoonka uu durbaba ku geeriyooday halka lagu toogtay, waxuuna intaasi ku daray in Dableydii ka dambeysay falkaasi ay isaga baxsadeen goobta.
Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka oo goobta gaaray ayaa bilaabay howlgallo baaritaano ah, inkastoo aan weli la soo warin hadii gacanta lagu soo dhigay Kooxihii Dilka u geystay Nabadoon Dhoore.
Weli majiro wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha amaanka ee Maamulka Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir oo ku aadan Dilkaasi.
Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas'uuliyada Dilka Nabadoonkan oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho.


Biggest Bollywood Controversies Of 2016 – Celebs...

$
0
0

From demonetisation adding to box office's blues and calls to ban Pakistani artistes, to directors at odds with the censor board and celebrities going public with their personal battles - for Bollywood, the year 2016 ranked high in the controversy counter.
Here's a list of the biggest controversies of 2016:
Money trouble after demonetisation:
Prime Minister Narendra Modi announced his decision to spike Rs 500 and Rs 1,000 notes in November. The after-effects on showbiz? Shooting schedules were put on hold, films' release dates were pushed forward, single-screen theatres like Regal Cinema and Golcha Cinema in Delhi ended up fighting for survival, footfalls at the multiplexes and single-screen theatres went down and pinched the box-office collection of the films.
The star power of actors like Farhan Akhtar, John Abraham, Sonakshi Sinha and Ranveer Singh could not get Bollywood out of this slumber either. The opening weekend of Farhan's "Rock On 2" was below Rs 10 crore, while John and Sonakshi's action thriller "Force 2" minted Rs 20.05 crore in its first weekend.
Films like "Tum Bin II", "Dongri Ka Raja", "Billy Lynn's Long Halftime Walk" and "Befikre" died quick deaths at the box-office due to demonetisation, trade insiders said. In the end, superstars Shah Rukh Khan and Aamir Khan bailed the industry out of the cash crisis with "Dear Zindagi" and "Dangal", respectively.

Dangal Will Get A Special Statewide Screening By...

$
0
0

The Haryana government will screen Aamir Khan's hit film Dangal at a film festival to be organised across the state as part of the state's golden jubilee celebrations, Chief Minister Manohar Lal Khattar said on Tuesday.
"A film festival would be organised in Haryana during the Swarna Jayanti Year where 'Dangal' movie would be screened at different places all over the state," Khattar, who watched the movie at a special screening with superstar Aamir Khan in New Delhi on Monday evening, said.
Khattar said that a movie like Dangal not only helped in promoting traditional sports like wrestling but also serves as an inspiration to people, particularly girls.
Haryana to have special statewide screenings of 'Dangal'"An impressive effort has been made in the movie to showcase the struggle waged by the daughters of Haryana and their father. The dialogues in Haryanvi dialect have instantly drawn people to the movie," Khattar said, adding that the film also highlighted the 'Beti Bachao-Beti Padhao' programme launched by Prime Minister Narendra Modi from Panipat last year.
The Haryana government had, on Sunday, announced that "Dangal" would be tax-free in the state.
"The exemption has been given keeping in view the promotion of Beti Bachao-Beti Padhao programme and promotion of wrestling in the movie," Khattar said earlier.
"Dangal" features Aamir, who is portraying the role of former national level wrestler Mahavir Singh Phogat, who belongs to Balali village in Haryana's Bhiwani district.
The movie is about Phogat's efforts in breaking social barriers and encouraging his daughters, Geeta and Babita Phogat, to enter the male-dominated world of wrestling and win laurels at the international level.

Uttar Pradesh Government Hands Out 9.41 Crore...

$
0
0

The Uttar Pradesh government on Tuesday gave away subsidies worth Rs 9.41 crore to 21 films under its Film policy.
Giving away the subsidy, in presence of a bevy of film stars, including Jaya Bachchan, Abhishek Bachchan, Ravi Kishen and director Anurag Kashyap, UP Chief Minister Akhilesh Yadav said his government was committed to create an environment in the state that promotes film production.
UP hands out Rs 9.41 cr subsidies to 21 filmsIt was also informed that due to the attractive film policy rolled out by the state government, proposals of over 250 films for shootings had been received so far of which, shoots were on in 70-plus films.
Bhojpuri actor Ravi Kishen lauded the state government for its film production friendly policies.
The films that have been handed out subsidy by the state government include "Masaan" (Rs 2 crore), "Was Taj Lagbhag" (Rs 65.69 lakh), "Pandit ji Batayi na Byaah Kab Hoi-2" (Rs 82.51 lakh), "Thoda Lutf, Thoda Ishq" (Rs 42.33 lakh), "Jai Jawan Jai Kisan" (Rs 24.07 lakh), "Meeruthia Gangsters" (Rs 36.23 lakh) and "Raja Babu" (Rs 72.52 lakh) among others.

Saif Ali Khan Watches ‘Dangal’! Here’s What He Said...

$
0
0

Saif Ali Khan, who saw Dangal yesterday, praised the movie and termed Aamir Khan a phenomenal actor.
"It is really good. One of the best movies I've ever seen. Aamir is just phenomenal. What a lovely choice. I think everyone should watch it. The country has already decided, that it is an amazing film," said Saif at the PVR Cinema in Mumbai.
Saif, who recently welcomed his first child with wife Kareena Kapoor, said that the new mother is at home.
Saif praises 'Dangal', terms Aamir 'phenomenal'"She is not here. It is just me, my driver and my friend Jai, who watched the film. We all loved it," he said to queries if Kareena has watched the film.
As Salman Khan turned a year older, Saif extended his wishes too. "I'll wish him personally but Happy Birthday Salman Bhai," he said.
Saif is on leave and will resume work only in mid-January when he flies abroad for a schedule of Raja Krishna Menon's Chef.

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Xilliga...

$
0
0

"Dekeddu fursad wanaagsan ayey u tahay adeegyada Itoobiya ee soo dejnta iyo dhoofintaba"
Addis Ababa(Somaliland.Org)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay xilliga uu dhammaanayo mashruuca ballaadhinta dekedda Berbera oo shirkadda DP World ku maalgelinayso hanti gaadhaysa $442 milyan iyo qorshahooda soo jiidashada badeecadaha ganacsi ee Itoobiya.
Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Sacad Cali Shire oo u waramay wakaalada wararka Itoobiya ee Walta, ayaa daboolka ka qaaday in shirkadda DP World dib u qaabayn doonto adeegyada dekedda, kuna kordhin doonto goob badeecadaha kontiinarrada rogta, isla markaana 16 bilood ka dib u diyaar noqon doonto dejinta badeecadaha Itoobiya.
"Dekeddu fursad wanaagsan ayey u tahay Itoobiya u adeegsiga soo dejnta iyo dhoofinta, sababtoo ah masaafada dekeda Berbera ilaa Addis Ababa waa la mid inta Addis Ababa iyo Jabuuti u jirto. Dariiqa isku xidhaya Berbera iyo Addis Ababa waa faa'iido," ayuu sheegay Wasiir Sacad.Inkastoo xilligan dalka Itoobiya adeegsadaan dekeda Berbera, siduu sheegay, xaddiga badeecadu ma badna, waxayna u badan yihiin cuntooyinka gargaarka. "Caqabada u weyni waa kaabayaasha dekeda, maadaama aan loo dhisin qaab badeecadaha konteenaradu ka soo degaan, waana sababta shirkada DP World heshiiska loola galay inay balaadhiso, kuna darto goob lagu rogo kontiinarrada, si ay u qaabisho badeecadaha kontiinarrada ee Itoobiya," ayuu yidhi Wasiirka Khaarajiga Somaliland.
Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in khidmada dekedu noqon doonto mid macquul ah, oo la jaan-qaada tartanka suuqa xorta, taasoo ganacsade kasta oo Itoobiyaan ah ku kala dooran karo dekeda uu ganacsigiisa u adeegsanayo Berbera iyo Jabuuti. Laakiin, Wasiir Dr. Sacad ayaa raaciyey in dekeda Berbera ku dedaali doonto inay soo jiidato ganacsiga kontIInarada Itoobiya.
Dekedda Berbera oo masaafo gaadhaysa 937Km caasimada Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa u muuqata dekedda labaad ee loo adeegsan karo ganacsiga kobcaya ee Itoobiya, ayay qortay wakaaladda wararka ee Walta.XIGASHO:WARGEYSKA DAWAN

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live