Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Guddoomiye Ciyaaradeed oo ciyaaryahan si arxandaro...

$
0
0

Warar ka imaanaya degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in rasaas uu hubiyay Guddoomiyaha ciyaaraha degmadaasi uu ku dhintay mid ka mid ah ciyaaryahada degmadaasi.
Dhalinyarada ciyaaryahanada ee weerarkaasi ka badbaaday ayaa sheegay in hal ruux uu ku dhintay qaraxa Labo kalena ay ku dhaawacmeen,kuwaasi oo goobo caafimaad loola cararay.
Rasaasta ayaa ka dambeysay kadib markii dhalinyarada Ciyaaraha degmada Diinsoor ay Dalbadeen in uu xilka ka dago Guddoomiyahasi tacshiirada furay.
Bahda ciyaaraha degmadaasi ayaa cod dheer ku sheegay in Guddoomiyaha Ciyaaraha degmadaasi uu xoog ku heysto xilka,islamarkaana siduu dooni ka yeelanayo.
Waxayna doonayaan in ay doortaan Guddoomiye cusub taas oo uu ka biyo diidan yahay Guddoomiyaha iminka hormuudka u ah.
The post Guddoomiye Ciyaaradeed oo ciyaaryahan si arxandaro ah u dilay (War Naxdin leh) appeared first on Warqaad.com.


Qarax ka dhacay xarun UN-ku uu ku leeyahay magaalada...

$
0
0

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dhacay qarax kaasi oo ka dhacay xarun UN-ka uu ku leeyahay magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa lagu soo xiray gaari nooca loo yaqaano Toyota Hilux oo ay laheyd Qaramada Midoobay waxaana uu ku dhex qarxay xarun Ha'ada UNDP ay ku leedahay nawaaxiga Garoonka Muqdisho.
Ilaa iyo iminka si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay qaraxaasi oo goordhow dhacay .
UN-ku wax war ah wali kama soo saarin oo ay arintaasi uga hadllayaan Saraakiil katirsan laamaha amaanka oo aan la hadalnay ayaa ka gaabsaday in ay Arintaasi ka hadlaan.Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho
The post Qarax ka dhacay xarun UN-ku uu ku leeyahay magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Jawaari oo ku dhawaaqay Musharaxnimada Guddoomiyaha...

$
0
0

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya horeyna u ahaa Guddoomiyihii hore Baarlamaanka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan Gudoomiyaha Barlamaanka mar kale.
Jawaari oo Warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay dalab fara badan oo kaga yimid Bulshada Soomaaliyeed, kadib inuu aqbalay inuu isku soo taago xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Jawaari ayaa sheegay hadii loo doorto xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya inuu keenaayo isbedel hogaamineed oo ku aadan shaqada Baarlamaanka.
Jawari ayaa Afartii sano ee la soo dhaafay hogaaminaayay Baarlamaanka Soomaaliya, waana shaqsi siyaasad qabow sida ay tilmaameen dadka falaanqeeya Siyaasada Soomaaliya.
Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ugu danbeyntii sheegay in uu maalinta beri ah xarunta Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka geynaayo foomkiisa isdiiwaangelinta.PUNTLAND POST
The post Jawaari oo ku dhawaaqay Musharaxnimada Guddoomiyaha Baarlamaanka appeared first on Puntland Post.

Shaqaale ka tirsan Hay’adda UNDP oo ku dhaawacmay Qarax

$
0
0

Afar Qof oo ka tirsan Shaqaalaha Hay'adda UNDP ayaa ku dhaawacantay Qarax loogu xiray Gaarigooda, kaas oo yaahay xiliga uu Qarxay Garaasha ay leedahay Hay'adda. Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geedi ayaa SONNA u xaqiijiyay inuusan jirin wax kale oo khasaaro ah oo aanan ahayn dhaawaca soo gaaray Afarta ruux ee ka tirsan [...]

Janet Jackson oo 50 jir ilmo ku dhashay

$
0
0

Janet Jackson oo ah gabadh heesaa ah ayaa canugii u horeeyay oo wiil ah dhashay iyada oo 50 jir ah, sida uu shaaciyay qof u shaqeeya

Ninkii Fuliyey Weerarka Istanbul oo la Aqoonsaday

$
0
0

Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa maanta sheegay in mas’uuliyiinta ay aqoonsadeen ninkii fuliyey weerar lagu dilay 39 qof oo habeenkii sanadka cusub lagu qaaday baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Istanbul.

Jawaari oo Dib Isugu Sharxay Afhayeenka Baarlamanka

$
0
0

Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay inuu mar kale isku sharxayo xilka guddoomiyaha Aqalka Hoose ee baarlamanka cusub.

Muqdisho: Qarax ka Dhacay Xarunta UNDP

$
0
0

Afar ka tirsan shaqaalaha waardiyaha ah ee Soomaalida ah ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhaawacan tay qarax baabuur oo ka dhacay garaash ku dhex yaalla xarunta hay'adda UNDP ee magaalada Muqdisho maanta.


Askari reer Isra'iil oo lagu xukumay dilka nin Falastiini ah

$
0
0

Maxkamad Milatari ee Isra'iil ayaa ku xukuntay Sarjin Elor Azaria dil aan loogu tala galin, kadib markii filin laga duubay isagoo xabadaynaya nin reer Falastiin ah oo dhaawac ah.

Jacayl dhexmaray gabadh Ciraaqiyad ah oo qaxooti ah iyo askari reer Mecadonia ah

$
0
0

Bobi Dodevski ma ahayn in uu shaqeeyo maalin Jimce ah oo roob da'ayay markii uu la kulmay xaaskiisa mustaqbalka Nuura

WAR HADA AH: Dagaal Yahano Ka Tirsan Al Shabaab Oo...

$
0
0

Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa saaka weerar qorsheysan waxa ay ku qaadeen degaanka Saydheelow oo ka tirsan Gobolka Baay, hoostaggana Degmada Baydhabo ee xarunta Gobolkaasi.
Weerarkaasi ayaa waxaa lagu dilay Shan nin oo ka tirsan Al Shabaab, sida uu sheegay Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka Maamulka Koonfur Galbeed.
Wasiir Xasan Xuseen Maxamed, ayaa sheegay raggaan ay dileen ciidamada Koonfur Galbeed inay dhibaato ku hayeen dadka degaanka Saydheelow, islamarkaana ay ku dhibi jireen ceelbiyood halkaasi ku yaala.
Waxa uu sheegay ciidamada inay halkaasi ku qaadeen howlgal qorsheysan Shan Shabaab ahna lagu dilay, iyadoo labo ka mid ah Raggii la dilay ciidamada u suuragashay inay soo qaadaan hubkii ay wateen iyo meydkooda.
Saldhiga Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo bandhigay meydadka labadan nin ee Shabaabka ka tirsan, kuwaasi oo jirkooda ay ka muuqatay rasaastii ciidamada ay u adeegsadeen dilkooda.
Deegaanka Saydheelow, ayaa qiyaastii 30-KM waxa uu u jiraa Magaalada Baydhabo ee xarunta Maamulka Koonfur Galbeed.

HALIS:- Waxyaalaha Dhegaha Lagu Nadiifiyo Oo Laga...

$
0
0

Khubaro dhanka caafimaadka dhegaha ah ayaa daraasado ay in dhoweyd wadeen waxay ugu dambayn kazoo saareen natiijo hor dhac ah , iyaga oo daraasadaasi ku baadhaayey caafimaadka dhegaha iyo waxyaalaha waxyeelada soo gaadhsiin kara.
Khubaradan oo uu hogaaminaayey dhakhtar lagu magcaabo Dr Seth Schwartz ayaa natiijada daraasadaasi ay soo saareen ku sheegay in ay khatar tahay adeegsiga qoryaha iyo waxyaalaha adag ee kale ee loo adeegsado nadiifinta dhegaha.
Waxaanay soo jeediyeen in loo adeegsado nadiifinta dhegaha waxyaalo jilicsan oo aan waxba yeeli Karin xuubka dhegta iyo qaybeheeda kale ee jilicsan.
Dr Schwartz oo ka hadlaayey arrintaasi ayaa sheegay in ay khatar tahay in la adeegsado waxyaalaha adage e dhegta waxyeelada soo gaadhsiin kara, gaar ahaana qoryaha iyo waxyaalaha lamidka ah.
Waxaanu sheegay in waxyaalaha adagi ay keeni karaan in dhegto qofka dilaacdo ama waxyeelo kaleba soo gaadho qaybta Durbaanka loo yaqaano oo ah qaybta qaabilsan maqalka ee qofku wax ka maqlo.
Waxaanu intaasi raaciyey in qofkaasi uu khatar u yahay inuu dhego xanuun yeesho iyo inuu sidoo kalena dhegta kaga dhasho Infekshan, waxa kale oo mararka qaar si khaldan loo soo dayn karaa dhecaano dhegta lagu soo daayo oo iyada laftigeeda dib u waxyeeleeya.
Waxaana dhegta lagu soo daayaa waxyaalo dareere ah oo loo yaqaano Balsamlakh, kuwaas oo loogu talo galay ama ay shaqadoodu tahay inay dhegta nadiifiyaan, kana saaraan wixii wasakh ah iyo waxyaalaha dhaska ah ee soo gala dhegta qofka.
Dhakhaatiirtan oo qoraal dheer soo saaray laguna daabacay wargeyska Washington Post oo uu webka kobciye.com kazoo xigtay qormadan ayaa lagu sheegay in ay caadi tahay haddii qofku uu waxyaalahaas adag ku nadiifiyo meelahan dhow dhow ee dhegta, laakiin ay khatarA tahay inuu hore u geliyo dhegta oo meelaha jilicsan gaadhsiiyo.
Waxaanay dadka kula taliyeen inay la xidhiidhaan dhakhaatiirta dhegaha haddii ay dhego xanuun dareemaan ama ay isku arkaan dhanka maqalka oo hooseeya.

DAAWO SAWIRADA:-Danjire Keating Maamulka Gobolka...

$
0
0

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Ariimaha Somalia Micheal Keating ayaa Manta kulamo gar gaar ah la qaatay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle,Ugaas Xassan Ugaas khaalif.
kulanka hore ayaa dhaxmaray Micheal Keating,Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble,Ugaas Xassan Ugaas khaalif, iyado kulanka ay saxaafadda dibad joog ka aheyd islamarkana la ogeyn qodobada rasmi ah ee looga wada hadlay.
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Micheal keating ayaa kulanka labaad la qaatay Maamulka Heer gobol iyo degmo,iyo ururada bulshada rayidka iyado looga wada hadlay sida la iskaga kashan karo caawinta dadka abaaruhu ay sameeyeen, iyado la isku afgartay in si wada jir ah looga shaqeeyo caawinta dadka dhibaateysan.
Micheal Keating ayaa sheegay in doorkooda ku aadan caawinta dadka dhibaateysan ay muujinA doonaa isago sheegay in bulshada degan Gobolka Hiiraan looga bahan yahayA in ay la shaqeeyaan Maamulka Hirshabeelle waxan u sheegay in Ciidamada aysanA sugi karin aminga hadii aan la helin bulshada heshiis ah islamarkana loo bahan yahay in beellaha ay heshiyaan,
Wakiilka QM ee Somalia Micheal keating ayaa kormeeray suuqa Xoolaha ee ku yala Xaafadda Xaawo Taako halkaaso lagu iibinayay xolo laga kala keenay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan isago dadka weydinayay qiimaha la siisanyo neefka ariga iyago sheegay in neefka ariga xiligan la iibiyo lacag dhan 6 doollar maadaam xiligan ay abaaro ka jira dalka iyado arintan u si aad ah ula yaabay.

Axmed Madoobe oo ka yaabsaday Xildhibaanada lagu...

$
0
0

Kismaayo (Caasimada Online)- Waxaa wali magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ka socda shirar gaar gaar ah oo u dhexeeya Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, Sheekh Shariif Sh. Axmed iyo Xildhibaanada BFS ee Kismaayo lagu soo doortay.
Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Sheekh Shariif oo si guud ula kulmay Xildhibaanada ilaa iyo hadda gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga dalbaday inay taageeran Sheekh Shariif.
Axmed Madoobe ayaa Xildhibaanada si cad ugu sheegay in codadkooda uu leeyahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uuna tilmaamay in wadaadka uu yahay mid miisaan ku dhex leh Siyaasada Somalia mudada uu xilka hayayna uu waxbadan u qabtay dalka.
"Xildhibaan waliba waxa uu leeyahay xoriyad gaara balse anigu waxaan idinka dalban lahaa in taageero cod aad siisaan Sheekh Shariif oo aan ognahay waxa uu qabtay mudada uu talada dalka hayay" ayuu yiri Axmed Madoobe oo la hadlaayay qaar kamid ah Xildhibaanada gaaray Kismaayo.
Xildhibaanada kulanka ku sugnaa ayaa aad ula cajiibay dalabka uu Axmed Madoobe u jeediyay Xildhibaanada taa oo aheyd mid su'aalo badan ka dhex dhalisay Xildhibaanada Labada Aqal.
Axmed Madoobe ayaa horay u taageersanaa Cumar C/rashiid waxaana iminka la ogeyn ujeedka Axmed Madoobe uu ka damacsan yahay teegeerada uu u muujinaayo Sheekh Shariif.
Dhinaca kale, Xildhibaanada BFS ayaa mid waliba taageero gaara u ah Musharax kale, waxa ayna Su'aashu tahay Xildhibaanada lagu doortay Kismaayo ma dooran doonaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed.Caasimada OnlineXafiiska KismaayoCaasimada@live.com

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xarigga ka...

$
0
0

Xarunta aqalka sare uu ku shaqeyn doono hadda kaddib, waxaa dhistay dowladda Turkiga, iyadoo loogu talo-galay markii horeyba in ay noqoto xarun waxbarasho oo ay u dhammeystiran yihiin dhammaan adeegyadeeda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyey Safiirka Turkiga iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka odeyaasha ee Barlamaanka F. Soomaaliya, ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta KMG ah ee Aqalka sare. Madaxweynaha, ayaa soo kormeerray xafiisyada iyo qeybaha shirarka ee loo diyaariyey in uu ku shaqeeyo aqalka Odeyaasha, si gaar ahna Hoolka fadhiyada ay ku yeelan doonaan. Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga Koobaad ee Aqalka sare, waxaa ka soo qeyb-galay madaxweynaha, guddoomiyaha KMG ah ee aqalka, saraakiisha ciidammada Qalabka Sida, Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Sanatorrada cusub. Guddoomiyaha KMG ah ee aqalka odeyaasha ee Barlamaanka F. Soomaaliya Maxamed Xuseen Raagge, ayaa madaxweynaha uga mahadceliyey furitaanka xaruntaan, dowladda Turkiga ayuu si weyn ugu ammaanay waxbqadkooda Soomaaliya, waxa uu sheegay in dhowaanna ay si dhab ah u guda-geli doonaan howlaha looga fadhiyo. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Danjire Olgen, ayaa sheegay in mashruucan lagu dhisay xaruntaan uu socdey laba sanno, haddana ay ku howlan tahay dowladda Turkiga in Muqdisho ay ka fuliso mashaariic ka ballaaran kuwaan. Madaxweynaha J. Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, [...]


Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray xarunta...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa xarigga ka xarunta KMG ah aqalka sare ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo dhanka kale furay Kalfadhiga koobaad ee aqalka odeyaasha. Xarunta aqalka sare uu ku shaqeyn doono hadda kaddib, waxaa dhistay dowladda Turkiga, iyadoo loogu talo-galay markii horeyba in ay noqoto xarun waxbarasho oo ay u dhammeystiran yihiin dhammaan adeegyadeeda. [...]

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay Munaasabadda 53...

$
0
0

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Talxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ugu hambalyeeyay Madaxda iyo Shaqaalaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA sanadguuradii 53-aad ee ka soo wareegtay aa-aaskeedii oo ku aadaneyd 5-tii Janaayo 1964-kii. Wasiirka oo ka hadlaayay Munaasabadda lagu xusaayay sanad-guuradii 53-aad ee aas-aaska iyo sanad guuradii 1-aad ee ka [...]

Senate-ka oo Dhageysanaya Warbixin la Xiriirta Russia

$
0
0

Faro-gelinta la tuhunsan yahay in Russia ay ku sameysay doorashooyinkii Mareykanka ayaa waxaa maanta lagu dhageysan doonaan laba kulan kulan oo ay yeelan doonaan xubnaha senate-ka Mareykanka, waxaana sidoo kale looga warbixin doonaa madaxweyne Obama.

Tababarka gargaarka degdegga "argagixisada" oo loo baahan yahay

$
0
0

Dadka ayaa lagu baraarujinaayaa inay bartaan xirfadda is badbaadinta, si ay isu caawiyaan, haddii lacalla ay la kulmaan weerar "argagixiso".

Masar oo sii daysay nin caan ku ah dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadannaha

$
0
0

Axmed Maher oo caan ka ah dalka Masar kana mid ahaa dadkii hogaaminayay kacdoonkii xukunka lagaga tuuray Xusni Mubaarak sanadkii 2011 ayaaa xabsiga laga siidaayay.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live