Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidamadda Somaliland oo laba ka mid ah liyuu...

0
0

Wajaale(Waaheen) Ciidamadda Somaliland ayaa saaka laba ka mid ah ciidamadda Liyuu booliiska ku qab qabtay gudaha Somaliland, iyagoo dad shicib ah ku baadhanaya tuulo galbeed kaga began magaaladda Wajaale.
Ciidanka Somaliland ayaa labada Askari rasaaseeyey kadib markii ay ku hareereeyeen tuuladii ay dadka ku baadhanayeen, halkaas oo ay mid ku dhaawaceen halka ka kale-na uu isku dhiibay.
Labada askari ee liyuu booliiska ahaa ayaa loo gacan galiyey dawladda Itoobiya, kadib markii ay la soo xidhiidheen xukuumadda Somaliland.
Somaliland ayaa labada maxbuus oo midi jaban yahay ka kale-na caafimaad qabo ku wareejisay masuuliyiin Itoobiyaan ah.
Sidaas waxa Waaheen u xaqiijiyey Badhasaab xigeenka Gobolka Gabilay oo u sheegay inay ka jaban dhakhtar geeyeen ka hor intaanay wareejin balse dhaawaciiisa oo jabniin ahaa ay ku wareejiyeen.

Kenya oo isugu yeertay Taliyayaasha ka jooga Somalia...

0
0

Nairobi (Caasimada Online)- Dowlada Kenya ayaa isugu yeertay dhamaan Taliyayaasha ciidan ee ka jooga magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka.
Taliyayaasha ayaa waxaa isugu yeeray Wasiirka Gaashaandhiga dalkaasi waxaana la sheegay in wax laga weydiin doono Ciidamada lagu laayay Xerada ay Kenya ku leedahay deegaanka Kulbiyow.
Wasiirka Gaashaandhiga ayaa si gaara ugu dhagan Taliyayaasha hogaamineysa Guutada lagu laayay Kulbiyow, waxa ayna Wargeysyada Kenya qorayaan in Ciidamada laga laayay Kenya ay kor u dhaafayan 68 Askari.
Wargeyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa cadadkiisa maanta ku qoray in weerarkii ay Alshabaab ku qaaday xerada Kulbiyow lagu dilay ilaa 68 Askari.
Weerarka ayaa sidoo kale la sheegay inay fuliyeen Guutada Saalax Nabhaan ee ka tirsan Alshabaab kana howlgasha dalka Kenya.
Dhinaca kale, Wasaarada Gaashaandhiga Kenya ayaa lagu wadaa in isbedel ay ku sameyso Taliyayaasha Ciidamada Kenya ee ka howlgala Somalia.Caasimada OnlineXafiiska NairobiCaasimada@live.com

Somaliland: Guddida Xakamaynta Sicir-bararka oo...

0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddida heer Qaran ee la dagaallanka qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo sicir-bararka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay natiijada ka soo baxday kulan ay la yeesheen ganacsatada Jaadka (Qaad), waxaana kulankaasi oo shalay ka qabsoomay xarunta baanka dhexe ee Somaliland lagu kala saxeexday heshiis ka kooban saddex qodob.
Guddidani waxay sheegtay in kulankaasi lagaga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin sidii Ganacsatada Jaadku ay si dhab ah ugu hoggaasami lahaayeen isla markaana u hirgelin lahaayeen Digreetadii uu Madaxweynaha Somaliland ka soo saaray la dagaallanka Qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo Sicir-bararka dalka ka jira.
Guddida heer Qaran ee la dagaallanka qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo sicir-bararka, waxa ay sidaasi ku sheegeen war-murtiyeed ay maanta soo saareen, kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay wargeyska Dawan, waxaanu u dhignaa sidan:-
"Maanta oo ay taariikhdu tahay 29-01-2017, Guddida heer Qaran ee la Dagaallanka Qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo Sicir-bararka waxay kulan muhiim ah la yeesheen Shirkadaha ka Ganacsada Jaadka (Qaadka). Kulankaasi oo ka dhacay Xarunta Baanka Dhexe ee JSL waxa lagaga wada hadlay sidii ay Ganacsatada Jaadku si dhab ah ugu hoggaasami lahaayeen isla markaana ugu hirgelin lahaayeen Digreetadii uu Madaxweynaha JSL 24.01.2017-kii ka soo saaray la dagaallanka Qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo Sicir-bararka dalka ka jira.
Dood iyo falanqayn dheer oo ay labada dhinac ka yeesheen heerka iyo qiimaha rasmiga ah ee lagu sarrifayo Shilinka Somaliland marka loo eego US Dollarka ka dib, Guddida iyo Shirkadaha Jaadku waxay kala sexeexdeen heshiis-is-fahan ah oo ka kooban saddex qodob:
1. In Ganacsatada Jaadku ay gacanta hore ku sarrifaan SLSH 6,800/=
2. In Ganacsatada Jaadku ay gacanta dambe ku sarrifaan SLSH 7,000/=
3. In la xoojiyo wada shaqaynta Dawladda iyo Ganacstada Jaadka.
Ganacsatada Jaadka ee sexeexay heshiiskan is-fahanka-ah Waxaa ka Mid Ahaa Shirkadaha 571, Faraska, Gaafaneiyo Boondaro.
Sidoo kale, Guddida la Dagaallanka Qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo Sicir-bararka -(oo iyagu u xil saaran hirgelinta, daba-galka iyo kor-joogidda qorshaha lagu xakamaynayo Qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo Sicir-bararka)- waxay kulan kaa la mid ah la yeesheen Guddida Sarriflayaasha. Kulankaasi waxa lagu gorfeeyey heerka iyo qiimaha rasmiga ah ee lagu sarrifayo Shilinka Somaliland. Guddida Sarriflayaashu waxay ballan qaadeen inay si rasmi ah ugu hoggaansami doonaan Digreetadii uu Madaxweynaha JSL 24.01.2017-kii soo saaray, isla markaana ay lacagta ku sarrifi doonaan gacanta hore SLSH 6,800/=; gacanta dambena SLSH 7,000/=
Isla kulankaa ka dhacay Xarunta Baanka Dhexe ee JSL, Guddidu waxay magacowday Saddex Khabiir (farsamo-yaqaan) oo ka soo talo bixin doona xilliga ama waqtiga ugu dhaw ee wixii ka yar $100 lagaga saari doono systemka Adeegyada Zaad-ka iyo E-Dahabka. Qodobka 6-aad ee Digreetadii uu Madaxweynuhu soo saaray waxa si cad ugu qeexan: "In Shirkadaha Telesom iyo Dahabshiil ee leh adeegga Zaad iyo E-Dahab, ay joojiyaan lacagta Dollar-ka ee lagu shubayo telefoonnada gacanta wixii ka yar $100 (Two Digits), kana saaran nidaamkooda Dollar-ka."
Dhinaca kale, Shirkadaha Telesom Group iyo Dahabshiil Group ee leh adeegyada Zaad-ka iyo E-Dahab-ka waxay caddeeyeen in ay fulinayaan Digreetadii uu Madaxweynuhu soo saaray, balse waqtiga la siiyey uu aad ugu yaryahay farsamo ahaan, sidaa darteedna ay u baahan yihiin in waqtiga loo kordhiyo. Haddaba, si arrintaa loo xalliyo waxaa la isla qaatay in ay Dawladdu soo magacowdo guddi farsamo-yaqaano ah oo ka soo talo bixiya xilliga ugu haboon ee hawshaa lagu hirgelin karo.
ALLAA MAHAD LEH,
Guddida la dagaallanka Sicir-bararka iyo Qiima-dhaca Shilinka Somaliland.
1. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha,
2. Wasiirka Wasaaradda Maaliyada,
3. Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada,
4. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,
5. Guddoomiyaha Baanka Dhexe JSL,
6. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka."
Somaliland.Org/Hargeysa

Sawirro: Musharax la sugayay oo Muqdisho yimid lana...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Murashax Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo safar dibada ah kasoo laabtay lana guddoon siiyay shahaadada tartanka madaxweynenimo: SAWIRRO
Murashaxa xilka madaxweyne u tartamaya Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo maalmahaan dalka dibadiisa howlo shaqo ugu maqnaa ayaa maanta {Axad} dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde kusoo dhoweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada, xildhibaano iyo siyaasiyiin.
Murashax Eng Cabdullaahi Cali Xasan ayaa loo soo galbiyay hotelka City Palaca, halkaasi oo uu kula hadlay qeybihii kala duwanaa ee kusoo dhoweeyay garoonka iyo hotelka, isagoo aad ugu mahad celiyay sida qiirada leh ee ay ugu qeyb qaateen soo dhoweyntiisa.
Dhinaca kale, murashax Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa buuxiyay shuruudigii laga rabay murashaxiint oo ay ku jirto inay bixiyaan 30 kun dollar oo ah diiwaan gelinta.
Eng. Cabdullaahi ayaa sheegay in uu yahay murashax u taagan xilka madaxweyne isla markaana waajib ka saaran yahay samata bixinta ummadiisa, sidoo kale wuxuu sheegay in dhibaatada hadda jirta ee dalka ka jirta inay ka dhalatay siyaasad xumo ragaadisay horumarka dalka iyo dadka.
Wuxuu kaloo uu sheegay in haddii uu guuleysto iyo haddii laga guuleystaba uusan marnaba joojineyn dadaalada uu wax ugu qabanaayo wadankiisa, wuxuuna carabka ku adkeeyay in qof walba mas'uuliyad ka saaran tahay u adeegida dalkiisa.
Murashax Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo ah aasaasaha Hay'adda Waxbarashada iyo Horumarka {CED} wuxuu in ka badan 20 sano ka shaqeynayay arrimaha bulshada, isagoo wax badan kasoo qabtay dhinacyada waxbarashada, caafimaadka, gargaarka degdega, wacyi gelinta iyo horumarinta beeraleyda.
Murashax Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo safar dibada ah kasoo laabtay lana guddoon siiyay shahaadada tartanka madaxweynenimo: SAWIRRO

SOMALILAND: President Orders Measures for Combatting...

0
0

By: M. A. Egge
- The President of the Republic H.E. Ahmed Mohammed Mohamud Silanyo has now formally given a 9 point directive on tentative ways and means to control inflation and the soaring costs of living.
The Head of State's orders are hot on the heels following an earlier 17 point directive that was to address this issue released on the 24th of January 2017 after the 212th Council of Cabinet decision which was voted for unanimously.
The yesterday's press Release (Saturday 28th January 2017) signed by the Presidential Spokesman Eng. Hussein Adan Egge strongly orders for the safety nets meant to address the inflation crisis and soaring costs of living to be abided by and adhered to by all concerned.
This short-term emergency decision is fundamentally to streamline the management of the monetary circulation in a manner that both the local legal tender (currency) and Somaliland central Bank besafeguarded, capacitated, boosted and empowered respectively.
This, accordingly as reiterated by the Head of State, is a decision incumbent upon him as per constitution in safe-guarding the local currency and combating inflation hence tether the exchange rate such that the Demand/ Supply equilibrium may be balanced.
The two prong committee thus came up with tactical ideas and mode thereby adopted for the emergency short term control measure of the crises.
The President has thus ordered:-
1. That the use of the local currency is a pre-requisite for the whole population within the country whether a citizen or a foreigner; this is because the act of not using the local Legal Tender is in itself against the law.
2. It is prohibited for the civil servants, security personnel (military)and all senior state officials to change their salaries to foreign currency (US Dollar)
Local money changers too are prohibited to conduct business in the Central Bank or around its vicinities.
3. The exchange rate of the local currency shall be 7,000 SL/Shs to the US Dollar.
4. The major monetary entrepreneurs of Dahabshiil International and Telesom Group are prohibited to change foreign currencies
So too are large entrepreneur institutions who import or export goods like Oomaar International or Indadero Group should not indulge in the exchange business whether directly or indirectly.
5. The electronic cash service providers like the Zaad and E-Cash should avail the services in SL Shs (local currency only) for amount of less than 100 dollars (thus two digits) and not US dollars.
6. The use of the local currency (SL Shs) through the electronic cash system MUST be without limited.
7. As per the central Bank law No 32 the Legal Tender (currency) of Somaliland is SL Sh, hence operators of services provision and those dealing in goods purchases must transact their businesses in the local currency (SL Sh).
In the same manner basic bills like electricity or water services, school fees, rents, telephone credits etc. should be based in local currencies.
8. Private Banks must avail accounts based (operating) on the local currency.
9. In line with the Central Bank laws Sect2, Article4 Paragraphs B,T,J, the committee saw it imperative that the authority of the Central Bank be capacitated and stepped up (hence safe guarded) such that it may execute the duties it is expected of; Viz:-
a. Formulate, adopt and executively establish the Somaliland Monetary Policy
b. Formulate adopt and executively establish policies and procedures on Foreign Money Exchange and currency Trading Policy
c. To treasure and manage foreign currency reserves.
d. That the Central Bank is the agency concerned with (or has the incumbency upon) the licensing, Supervisory and )ifneed be) de-registration of monetary commercial institution of monetary commercial institutions or dealers.
In order for the speedy execution of the orders directed, the President named the following committee to do the necessary:-
1. Governor of the Central Bank
2. Finance Minister
3. Presidency Minister
4. Internal Security Minister
5. Trae and International Investments Minister
6. Attorney General
In the earlier 17 point directive, the President had noted the need for the building of the trust of the Central Bank.
This envisions the need of establishing a Board of Directors hence operate as per international standards hence the independence of the bank will boast its long term objectives of being a credible national treasury.

This envisions the need of establishing a Board of Directors hence operate as per international standards hence the independence of the bank will boast its long term objectives of being a credible national treasury.Source:The Horn Tribune

Mo Farah oo dhaliilay amarka Trump

0
0

Orodyahanka afarta jeer billada dahabka u qaaday Britain, Sir Mo Farah, ayaa dhaliilay go’aanka madaxweyne Donald Trump uu Maraykanka uga mamnuucaya dadka asal ahaan kasoo jeedda todobo dal oo Muslim ah.

Dhagayso:Bayaan Kasoo Baxay wasaarada Shaqada Iyo...

0
0

Isku Duwaha Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Galmudug Shariif Cali Nuur Kulane oo waraysi gaar ah siiyay idaacada Codkamudug ayaa sheegay in wasaarada shaqada iyo shaqaalaha galmudug ay asoo saartay bayaan ku aaadan in ay isi soo diwaan galiyaan shaqaalaha ka shaqeeya shirkadaha gaar koo leeyahay hay,adaha ka howlgala gobalka mudug iyo warshadaha oo dhamaantoodba ay wasaarada ay ugu baaqday in ay dag dag isku soo diawaan galiyaan
Shariif cali nuur kulane isku duwaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha galmudug ayaa sheegay in cidii ka dhaga adaygta amarkaan kaso baxay wasaarada shaqada iyo shaqaalaha talaabo cad laga qaadi doono
Hoos Ka Dhagayso Codka
http://hobyonet.com/wp-content/uploads/Wasaarada-Shaqada-iyo-Shaqalaha-.mp3
W/Q:Safiina Daahir Shire [Saafi]XAFIISKA WARARKA.GAALKACYOSHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/25216715044

Beelaha ay kasoo jeedaan musharixiinta Madaxweynaha...

0
0

Kn: Moowduuca doorashada madaxweynenimo ee Soomaaliya waa kan loogu hadal heyn badanyahay guud ahaan Soomaaliya, waxaa waxaa maanta furantay dood cusub kadib markii la shaaciyey liiska kama dambeyska ah ee musharixiinta isdiiwaangalisey, soona buuxisey shuruudihii looga baahnaa.
Illaa 24 musharax ayaa is diiwaangalisey, waxaase xiiso gaar ah yeeshey beelaha ay kasoo jeedaan, waxayna dadka qaarkood ku doodayaan in beelahaasi oo kaliya ay iyaga is laheysiiyeen madaxtinimada dalka.
13 ka mid ah musharixiinta waa beesha Hawiye, kuwaasi oo 8 ka mid ah ay yihiin beesha Abgaal, halka 4 ka mid ah ay yihiin Habar Gidir, hal qofna uu yahay beesha Ujeejeen.
11-ka soo hartay waa beesha Daarood, 8 ka mid ah waa beesha Majeerteen, mid waa Ogaadeen, midna waa mareexaan, midna waa Leelkase.
Waxaa la isweeydiinayaa waxa ku dhacay beelihii kale ee Soomaaliyeed, miyeysan ku jirin dad leh han in ay hoggaamiyaan dalka, mise qof aanan labadan beelood ahayd xaq uma lahan in uu dalka madaxweyne ka noqdo.
Waxaase xiiso gaar ah sii leh jufooyinka ay kasoo kala jeedaan musharixiinta ugu badan, u fiirso beesha Hawiye waxaa ugu badan beesha Abgaal ee ay kasoo jeedeen labadii madaxweyne ee ugu dambeysey ee dalka soo maray, halka beesha Daarood ay kuwa ugu badan kasoo jeedaan beesha Majeerteen.
Halkaasi waxaa markale ka cad in beelaha waaweyn dhexdoda xitaa ay sii kala xigsanayaan madaxtinimada dalka.
Qofka kaliya ee liiskan musharixiinta kasoo dhex muuqan lahaa ee beel kale ah wuxuu ahaan lahaa Shariif Xasan Sheekh Aadan ee beesha Digil iyo Mirifle, balse musharaxnimadiisa ayuu ka laabtay kadib markii guddoomiyaha baarlamaanka uu kusoo baxay Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.KismaayoNews.com

Warbaahinta Kenya : 68 askari ayaa lagu diley Kulbiyoow

0
0

Kn: Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegtey in xogo lagu kalsoonyahay oo ay heshey ay muujineyso in illaa iyo 68 askari oo Kenyan ah lagu diley weerarkii Kulbiyoow.
Tani waxa ay ka badantahay tiradii Alshabaab ay sheegatay oo ah 57 askari.
Dawladda Kenya ayaa sheegtey in 9 askari oo kaliya looga diley weerarka, halka Alshabaab ay ka dileen 70 dagaalyahano ah.
Dhanka kale ciidamada Kenya ayaa dadka deegaanka ugu baaqay in ay dib usoo celiyaan hub laga boobey xerada Siinaay oo ahayd halkii weerarka ka dhacay ka hor intii ciidamada Kenya aysan dib ugu soo laabanin.
KismaayoNews.com

Abla-ableynta musharixiinta

0
0

Kn: Liiska Musharixiinta dhawr sheey ayaa iiga baxay, 13 ka mid ah waa isku beel, 8 ka mid ah ayaa jufo hoose isla sii ah, 11 kale iyaguna waa beel kale, 8 ka mid ah ayaa jufo hoose isla sii ah, dhammaantood waa rag oo hal gabadh xitaa kuma jirto, mid ka mid ah musharixiinta labo magac ayuu leeyahay oo u diiwaangashan waana Cabdullaahi Cali Axmed (Cadoow Cali Gees), guddiga doorashada waxaa laga rabaa magaca rasmiga ah ee aan ugu yeeri lahayn musharaxaas.
Waan ka heley sida loo qorey magacyada maadaamaa Af Soomali sax ah lagu qorey hingaadooda, balse midkood ayaa lagu qorey English waana Maxamed Cabdirisaaq, mid ka mid ah waa hoggaamiye kooxeed hore, 2 ka mid ah horey ayay dalka madaxweynayaal oga soo noqdeen, midna wuxuu soo noqdey madaxweyne maamul goboleed, 2 Ra'isulwasaareyaal hore, 5 waxay soo noqdeen wasiiro heer federaal, 6 ka mid ahna horey waxa ay usoo noqdeen musharixiin madaxweyne.
17 ka mid ah musharixiinta waa qurbajoog, waxayna heystaan dhalashooyin kale oo aan Soomaali ahayn.
Wadar ahaan lacagta ay bixiyeen waa $720,000 doolar, taasi oo kala bar abaaraha wax looga qabanayo, waana warka ugu fiican ee doorashadan ku saabsan.
Marka ay halkaasi mareyso, waxa aan sugnaaba waa 8-da bisha Feberaayo, 2017-da iyo qofkii kusoo baxa, inta aan ka warhayana ma jirto qofkood oo guul kusii naaloon kara.
Aniga ma jirto musharax aan taageersanahay, mana ii muuqdo musharax 100% aan oran karo dalka waa uu samatobixin karaa, laakiin ka muwaadhin ahaan waxaan 100% la shaqayn doonaa, si shuruud la'aana u taageeri doonaa qofkii ay doortaan xildhibaanada sharafta leh, sababtoo ah dalka wuxuu u baahanyahay in uu horey u socdo.
Cabdinaasir Axmed Sheekh Bashiir (Saxansoxo)
KismaayoNews.com

Somaliland oo mamnuucday xayaysiinta dhakhaatiirta.

0
0

Hay'adda mihnadlayaasha caafimaadka ee Somaliland ayaa soo saartay awaamiir ay ku mamnuucday xayaysiinta warbaahinta laga sii daayo ee dhakhaatiirta, cisbitaallada, iyo rugaha caafimaadka.

Liverpool oo diyaarad khaas ah u dirtra Sadio Mane

0
0

Naadiga Liverpool ayaa diyaarad khaas ah u dirtay weeraryahankeeda Sadio Mane, si ay uga soo qaado dalka Gabon, halkaasi oo uu xulkiisa Senegal uga qeyb galayay koobka Qaramada Afrika.

Xukuno Xabsi ah oo lagu riday ku dhawaad 10 Askari...

0
0

Kismaayo (Sh M Network)--Maxkamada Maamulka Jubaland ayaa Xukuno xabsi ah ku riday 7 Askari oo ka tirsan Ciidamada Maamulkaasi.
Askartan xukunka lagu riday ayaa lagu eedeeyay in Sanadii la soo dhaafay ay weerar ku qaadeen Maxjarka Magaalada Kismaayo.
Weerarkaasi ayaa waxaa dhaawac uu ka soo gaaray labo Askari oo Boolis ah, kuwaasi oo ka mid ah Ciidamada Maamulka Jubaland.
Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamada Maamulka Jubaland ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday 7 Askari oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubaland.

Qarax culus oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Qarax xoogan ayaa goordhow laga maqlay magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, kaa oo ka dhacay eeryada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Miino lagu qariyay Bac madow oo la dhigay Maqaayadd ku taalla Agagaarka Kuliyadda Jaalle Siyaad.
Qaraxa ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro kala duwan oo soo gaaray dadka ku sugnaa Agagaarka Maqaayadda.
Qaraxa ayaa waxaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Sargaal ka tirsan Ciidamada Xooga dalka oo xiliga Qaraxa ku sugnaa goobta uu Qaraxa ka dhacay.
Sargaalka dhintay ayaa waxaa magaciisa lagu soo koobay Baddel, iyadoo sidoo kale uu dhaawac kasoo gaaray Qaraxa ilaa 7-ruux oo Seddex kamid ah ay yihiin dad shacab ah.
Dhinaca kale, Maqaayadda ayaa ku burburtay Qaraxa, waxaana jira warar sheegaya in Miinada la dhigay dhabarka danbe ee Maqaayadda.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Warbixin: Maxay yihiin danaha dhabta ah ee...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online0 - 24 Murashax ayaa ugu dambeyntii si rasmi ah uga mid noqday Tartamayaasha isku garbin doonaa Doorashadda Madaxtinimadda ee la shaaciyey in ay dhici doonto bisha soo socota ee February 8-da.
Waana Tartamayaashii ugu tirada badnaa ee hal mar isku soo taago Doorashadan, waxaana la fahmi karaa inay Tartamayaasha isugu jiraan Siyaasiyiin xilal soo qabtay, kuwo Layli-barad ku ah Siyaasadda iyo kuwo haatan u tafa-xaytay inay ka soo dhex muuqdaan Masraxa Siyaasadda ee Somalia.
Tartamayaasha ayaa ka wada siman inay yihiin Murashixiin, balse waxay ku kala duwan yihiin dhinacyadda Khibradaha, Aftahanimadda, Mas'uuliyadda iyo Hiddo-siyaasadeedka hayinka loogu qaban karo Meertadda Siyaasadda Maamulka ee afarta sanno ee soo socota.
Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan in Siyaasadda ku sidkan Deeqsinimadda Dhaqaalaha tahay Tabta ugu nurashax kasta kaga gudbi karo Marathon-ka loo galayo Qabaqashadda xilka Madaxtinimadda.
Waxaa kale oo Tartamayaasha lagu qiimeyn karaa Sooyaalkooda Taariikheeda iyo Magaca ay ku dhex leeyihiin Mujtamaca Soomaalida, inkastoo ay mararka qaarkooda aan libin lagu kasban karin Rug-caddaanimo.
Waa hubaal inay Maskaxdaadu ka guuxayso magacyadda 24-ka Murashax ee u tafa xaytay Loolanka Madaxtinimadda ee loo madalsan yahay in lagu kala bixi doona February 8-da.
Marka doc kasta laga eego Tartamayaasha, waxaa laga dareemi karaa inay ku jiraan Tartamayaal magac-doon ah, kuwo boos ciriiris ah iyo kuwo ay ka go'an tahay Xil-doonka.
Waxaana Hubaal inuu Murashax kasta diyaarsaday Ajendahiisa Khaaska ee uu la soo shir tagi doono haddii loo doorto Xilkaas.
Lama saadaalin karo inuu Murashax kasta ku najixi doono Qorshihiisa Shaqo, balse waxaa isweydiin mudan Maxay noqonayaan Danaha dhabta ee Tartamayaasha Marathon-ka ee Kursiga Madaxtinimadda Somalia?Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com

Daawo: G/xigeenkii hore ee golaha deegaanka Boorama...

0
0

Daawo: G/xigeenkii hore ee golaha deegaanka Boorama oo maamulka Gabilay iyo Taliska Booliska Somaliland ku eedeeyay xadgudubka xuduuda G/Awdal, sheegayna Amaandaro ay ka wadaan xuduudaha degmoyinka Magaalocad iyo Awbare DDSI...

Hadliye oo ka Hadlay Go'aanka Trump

0
0

Hadliye ayaa ka hadlay go'aanka kasoo baxay madaxweynaha Maryakanka Donald Trump ee lagu mannuucayo dadka qaxootiga ah ee ka imanaya toddoba waddan oo muslim ah.

Gabdha Soomaali ah oo sugayay in loo qaado Maraykanka oo dareenkooda ka warramay

0
0

Soomaalida qaxootiga ah ee qaabilaada ka helay Mareykanka ee filayay inay duulaan maalmaha soo socdo, ayaa waxaa soo wajahay niyad-jab weyn, dib markii Trump uu u soo saaray amar ka dhan ah qaxootiga dalal ay Soomaaliya ay ku jirto.

Somaliland oo amar kasoo saartay baasaboor Soomaaliga deegaannadeeda lagu sameeyo

0
0

Somaliland ayaa ku dhawaaqday amar lagu mamnuucayo ku safarka baasaboorka Soomaaliya ee ay ku qorantahay inuu ka soo baxay magaalo ama goob ka mid ah dhulkeeda.

Obama oo dhaliilay amarka Trump

0
0

Xafiiska Barack Obama ayaa soo saaray war qoraal ah oo uu ku sheegay, in madaxweynaha hore ee Maraykanka uu la dhacay dibed baxyada ballaaran ee looga soo horjeedo, amarka uu madaxweyne Trump ku mamnuucayo dadka ka yimaada waddamada Muslimka ah qaarkood.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live