Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Beesha Caalamka oo war cad kasoo saartay Guusha...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in dhammaan Beesha Caalamka ay soo dhaweyneyso Guusha Madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee sida xoriyada leh lagu doortay.
Nuqul kamid ah Qoraalka wadajirka ah ee kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa waxaa lagu yiri "Saaxiibada beesha caalamku waxay sidoo kale jecelyihiin inay mahad iyo qadarin u diraan Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee xilka banaynaya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dowladdiisa iyagoo uga mahadnaqaya guulihii badnaa ee ay gaareen afartii sano ee la soo dhaafay waxayna 'Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud' uga mahadcelinayaan khudbadiisa qiimaha lahayd ee tanaasulka, taas oo fududeysay in si nabadgelyo ah oo kaladambayn leh xilka la iskugu wareejiyo"
Waxaa sidoo kale lagu yiri "Madaxweynaha cusub ee Somalia Farmaajo wuxuu wajahayaa dhowr caqabadood oo waaweyn si uu u xaqiijiyo yidiilada dadka Soomaaliyeed. Dadku waxay ka rajaynayaan dowladda federaalka inay wax ka qabato dhibaatada abaaraha ee sii xumaanaysa ee dalka ka jirta iyo inay ka hortagto macluul kale 'oo dalka ka dhacda'".
Dhinaca kale, qoraalka waxaa lagu sheegay in inay ku hanweyntahay inay kala shaqayso Madaxweynaha cusub, Dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka ee ka dhisan dalka iyo dadka Soomaaliyeed sidii ay wax uga qaban lahaayeen caqabadaha dalka ka jira.
-DHAMMAAD-Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com


Ciidamada qaaska u tababaran ee Gaashaan oo...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online)- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay ku guuleystay doorashadii taariikhiga aheyd ayaa waxaa amaankiisa la wareegay ciidamada Gaashaan ee sida gaarka ah u tababaran.
Farmaajo oo la dejiyay hotelkii afar sano ka hor la dejiyay Xasan Sheekh ayaa waxaa amaankiisa la wareegay ciidamada Soomaalida ee Gaashaan, waxaana kuwa AMISOM uu ka doorbiday wiilshada tababaran ee Gaashaan.
Balanqaadyadii uu sameeyay intaan la dooran ka hor ayaa ka mid ahaa in uusan raaci doonin gaadiidka qafilan ee AMISOM iyo ineysan daba socon doonin ciidamo shisheeye.
Dhanka kale, waxaa weli magaalada Muqdisho ka socday dabaal degyada lagu soo dhoweynayo Madaxweynaha cusub, iyadoo aysan u kala harin shacab iyo ciidamo.

Hay’dda Amnesty oo soo dhaweeysay in aan la xirin...

0
0

Nairobi (Sh M Network) -- Hay'addaha u ololeeya Xuquuqda aadanaha ayaa soo dhaweeyay go'aanka Maxkamada Sare ee Dalka Kenya ay ku diiday qorshaha Dowladda Kenya eek u aadan in la xiro Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab.
Agaasimaha Gobolka ee Hay'adda Amnesty International Muthoni Wanyeki ayaa waxuu xusay in go'aan taariikhi ah uu ahaa hadalka ka soo yeeray Maxkamda Sare ee Dalka Kenya.
Waxaa sidoo kale uu qeexay in xadgudub ay ku noqoneyso xuquuqda aadanaha hadii Qaxootiga Soomaaliyeed ku sugan Xerada Dhadhaab xoog ama qasab dib loogu celiyo Soomaaliya.
Xukuumadda Nairobi ayaa ku doodeysa in Xaalad amni awgeed ay u xireyso Xeryaha Dhadhaab.
Dalka Kenya qeybo ka mid ah ayaa bilihii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay weeraro qorsheysan oo mas'uuliyadooda ay dhabarka u riteen Xoogaga Xarakada Al Shabaab.

Iskaashatada Gaadiidleyda oo u gurmaneysa Dadkii ay...

0
0

Muqdisho (Sh M Network) -- Xili ay ku dhufteen abaaro baahsan qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya, kuwaasi oo saameeyay Dadka iyo Duunyada ayaa hadana waxaa isa soo taraya Bulshada Soomaaliyeed ee xil iska saareysa u gurmashada Dadkii ay saameeyeen abaarahaasi.
Iskaashatada Gaadiidleyda ayaa shaaca ka qaaday in ay magacaabeen Guddi ka kooan 7 Xubnood, kuwaasi oo soo uruurinaya dhaqaalo loogu deeqayo Dadka ku nool halka ay abaaraha ku dhufteen.
Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Iskaashatada Gaadiidleyda, Maxamed Rashiid Maye ayaa sidoo kale xusay in ay diyaariyeen Gaadiid daabula gargaarka la qorsheynayo in ay gaarsiiyo Dadkasi.
Sikastaba, hadalka Guddiga Iskaashatada Gaadiileyda ayaa waxuu ku soo beegmayaa xili abaaro qeylo dhaan xoogan laga muujiyay ay ka jiraan Degaano iyo Degmooyin dhaca bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya.

Koronto la'aan ka dhacday qaybo ka mid ah Brussels

0
0

Koronto la'aan baahsan ayaa ka dhacday qaybo ka mid ah magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium.

Baarlamaanka dalka Koonfur Afrika oo dagaallamay

0
0


Muqdisho (RBC Radio) Kalfadhi ay lahaayeen baarlamaanka dalka Koonfur Afrika ayuu dagaal ka dhacay,markii ay feer isku billaabeen xildhibaannada baarlamaanka dalkaas.
Dagaalka wuxuu ka dhashay markii xildhibaannada mucaaradka ay is hortaageen khudbo uu madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma ka jeedin lahaa fadhiga baarlamaanka.
Kulanka baarlamaanka waxaa laga dhex arkayay xubno ka mid ah xisbiga xagjirka ah ee mucaaradka ee u ololeeya arrimaha dhaqaalaha (EFF), oo dhammaantood xirnaa dhar guduud ah,waxaana ay dagaal kala hor-tageen ciidamada ilaalada oo isku dayay inay xubnahaan ka saaran fadhiga baarlamaanka.
Dibadda xarunta baarlamaanka booliska waxay adeegsadeen gaas si ay u kala ceyriyaan taageerayaasha mucaaradka iyo dowladda oo isu soo baxay.
Sidoo kale,madaxweynaha dalka Koonfur Afrika ayaa laba jeer istaagay masraxa oo isku deyay inuu hadalka billaabo, laakiin xildhibaanada mucaaradka ayaa ku buuqay uu u diiday inuu erey dhoho.
Mucaaradka uu hogaaminayo Julius Malema ayaa ku oriyay madaxweynaha.Markii uu galayay dhismaha baarlamaanka shalay, waxaa lagu soo dhoweeyay qeylo ah "Tuug".
Hadallo horey uu ugu jeediyay baarlamaanka ayaa sidoo kale lagu buuqay, waxaana laga dalbaday inuu is casilo.
Zuma waxaa kordhaya eedaha musuq maasuqa ee loo soo jeedinayo,inta waxaa dher qof jecleysi in lugu dhaliilayo madaxweynaha Koonfur Afrika,waxaa sidoo kale si guud loo cambaareeyay qaadka uu dhaqaalaha u maareeyay.
Gudoomiyaha baarlamaanka koonfur Afrika,Baleka Mbete waxay isku deyday inay rabshada la tacaasho, balse way awoodi waysay.
Xubnaha xisbi kale oo mucaarad ah oo lagu magacaabo Is beheysiga Dimuquraadiyadda, ayaa ka dib ka dareeray xarunta ayagoo ku dhawaaqaya madaxweyne Zuma inuusan u qalmin xafiiska.
Madaxweyne Zuma ayaa ku dhoolla cadeeyay wuxuuna soo afjaray khudbadiisa asigoo ka hadlay dhaqaalaha iyo dhowr arrin oo kale.
Ugu dambeyntii,buuqa baarlamaanka ayaa kor u qaadaya cadaadiska uu la kulmayo madaxweynaha Koonfur Afrika,kaaso loo soo jeedinayo inuu xilka isaga dego.
__RBC Radio

Maxkamad kale oo soo diidey amarka uu madaxweynaha...

0
0


Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha Marekanka,Donald Trump ayaa ku dhibtoonaya go'aan uu horay u saxiixay kaaso uu kaga mamnuucay dalkaas inay galaan qaxootiga iyo muwaadiniinta kasoo jeeda toddobo wadan.
Maxkamada federaalka darajada sagaalaad ee racfaanka Mareykanka ayaa diiday go'aanka uu soo saaray madaxweynaha Marekanka.
Maxkamadan oo ku taalla magaalada San Francisco ayaa guddi ka koobnaa saddex garsoore waxaa ay si wada jir ah u diiday racfaan ay Waaxda Caddaalada Mareykanka ka qaadatay toddobaadki hore go'aanki garsooraha maxkamada Seattle James Robart uu ku hakiyey amarka ka xanibaya dadka ka soo jeeda toddobo dal oo islaam ah inay soo galaan Marekanka.
Madaxweynaha Marekanka oo maxkamada ugu jawaabay bartiisa twitter-ka,wuxuu yiri "Waxaan isku arki doonnaa maxkamada, amniga wadankeena wuxuu ku jiraa khatar,"Waxa kale oo uu sheegay in ugu dambeyntii uu maamulkiisa kuguuleysan doono kiiska.
Sidoo kale,xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada gobolka Washington, Bob Ferguson ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Seattle wuxuu ku sheegay in Mareykanka uu yahay dal leh sharci, qaanuunkana uu qabto dhamaan dadka oo dhan oo uu ku jiro madaxweynaha.
Dadka laga mamnuucay Marekanka oo ay Soomaalida ku jiraan ayaa hadda si caadi ah u tagi kara dalkaas,haddii ay heystaan dal ku gal sax ah ama sharciyada deganaashiyaha ee Marekanka.__RBC Radio

Trump oo aqbalay inuu tixgeliyo aragtida Shiinuhu ka qabo Taiwan

0
0

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa u sheegay dhiggiisa Shiinaha, Xi Jinping, in uu tixgelin doono siyaasadda dalkiisa ee "Shiine mid ah" taas oo si cad u xeeqaysa sheegashada Beijing ee Taiwan.


Madaxweyne Farmaajo oo Musharaxiintii la tartameysay...

0
0

Muqdisho (Sh M Network)--Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Musharaxiintii u tartameysay xilka Madaxtinimo waxuu kulamo Xalay kula qaatay Magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Farmaajo ayaa musharaxiintan ku casuumay kulanka, waxaana ay k wada hadleen sida looga wada shaqeyn karo horumarka Dalka Soomaaliya.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu tilmaamay in uu ku faraxsan yahay sida wanaagsan ee musharaxiinta ay uga aqbaleen casuumaada uu u fidiyay.
Dhankooda, Musharaxiinta oo hadal halkaasi ka jeediyay ayaa balan qaaday in ay la shaqeeyaan Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in 100 maalmood ee soo socda uu ku soo magacaabi doono Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Dalka.
Sikastaba, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa horyaalla howlo badan oo u baahan wax ka qabashada, isagoona Madaxweyne Farmaajo uu shaaca ka qaaday in markan uu u soo jeesanayo arimaha abaaraha ka jira Dalka Soomaaliya.

Maamulka Galmudug oo ka hadlay abaaraha ka jira...

0
0

Cadaado (Sh M Network)--Xili wali ay taagan tahay dhibaatada ka dhalatay abaarta ku dhufutay qaybo badan oo ka mid ah dalka Soomaliya ayaa waxaa arintan Idaacadda Shabelle uga warbixiyay, Madaxwayne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi, kaasi oo ka hadlay abaaraha ka jira Degaana hoostaga maamulkaasi.
Madaxwayne Ku Xigeenka ayaa sheegay in shacabka abaarta saameysay aysan wali helin caawinaadii ay u baahnaayeen, si noloshooda ay u noqoto mid ka soo kabsato dhibaatada muddada ay la soo daalaa-dhacayeen.
Mr. Maxamed Xaashi ayaa shaaciyay in wax ka qabasha abaraha looga mashquulay arimaha kale ee Dalka ka jira sida Doorashooyinka.
Abaaraha ku dhuftay Soomaliya ayaa saameeyay nolosha kumanaan qof, kuwaasi oo haatan ku nool qeybo ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.

Ninkii billaabay qalabka MRI oo geeriyooday

0
0

Sir Peter Mansfield, oo iskuulka ka haray asagoo 15 jir ah, ka dibna ku guuleystay abaalmarinta Nobelka ayaa geeriyooday isagoo 83 jir ah.

Canada: Tuulo u heellan soo dhawaynta qaxootiga

0
0

Tuulo yar oo ku taal miyiga koonfureed ee gobolka Manitoba, ee dalka Canada, ayaa sheegtay in ay rajaynaso in uu soo gaadho gargaar lagaga taakulaynayo dadka ku soo qulqulaya ee qaxootiga ah.

Ethiopian PM vows to work closely with Farmajo

0
0

Ethiopia Thursday convoyed a congratulatory message to the newly elected president of Somalia and vowed to extend support to the new administration in the east African nation.
Mohamed Abdullahi Mohamed 'Farmajo' was elected a President of the Federal Republic of Somalia in the election held on Tuesday in Mogadishu.
The newly elect who holds dual Somalia-US citizenship was declared on Wednesday as the new president of Somalia and he was immediately sworn-in to assume a four- year tenure in office.
He won the historic election held after over quarter a century by sweeping 184 votes, compared with 97 secured by incumbent President, Hassan Sheikh Mohamud.
In his congratulatory message, Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn, said the fact that the presidential race had been conducted peacefully and successfully was a major achievement for the people of Somalia and a landmark in the process of building peace and stability in the country.
He said he was convinced that Mohamed's election would further strengthen the longstanding friendly relations and the strategic partnership existing between Somalia and Ethiopia.
The Ethiopian premier further vowed to work closely with the new Somalia leader to get the war ravaged east African neighbour back to on its feet after more than two decades ago of war and destruction.
Hailemariam said his country will continue to extend all the necessary support to the new leadership in Somalia to improve its security and free the country from Al-Shabaab, an al-Qaeda allied Somalia militant group which had long been a regional security threat.
The Ethiopian prime minister assured the new president that he could always count on Ethiopia for all necessary support as he leads Somalia into what "would be a bright future for its people"
Somalia's election has saw a battle among 23 candidates after it was delayed four times.
Former president Hassan Mohamud, who accepted defeat and conceded the election, avoiding a third and final vote.
He said "History was made, we have taken this path to democracy, and now I want to congratulate Mohamed Abdullahi 'Farmajo".
After taking the oath of office, 'Farmajo' said: "This victory represents and belongs to the interest of the Somali people and this is the beginning of the era of the unity, the democracy of Somalia and the beginning of the fight against corruption."
The AU, the US and UK has also congratulated the new Somali president on his victory.
The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia, commended the successful completion of the electoral process saying the process had been intricate, requiring negotiations and compromises to overcome challenges that once appeared insurmountable, butt congratulated all "for making this historical moment a reality."
The Commission appealed to the president and all leaders to work together in uniting the country by pursuing reconciliation to enable Somalia tackle the political and socio-economic challenges affecting the country.
While congratulating the president and people of Somalia over the successful completion of the election, the US State Department said it looked forward to working closely with President Mohamed Abdullahi Mohamed.
It said the transition represented an important step forward for the country and looked forward to the timely formation of a new government.
UK Foreign Secretary Boris Johnson also congratulated Mohamed Abdullahi 'Farmajo' on his election and said the UK remained committed to supporting the Somali people and he looked to agreeing a new partnership between Somalia and the international community.

Soomaaliland oo mar kale beenisay heshiis milateriga...

0
0


Muqdisho (RBC Radio) Xukuumadda Soomaaliland waxaa ay mar kale ku gacan seyrtay inuu jiro heshiis dhinac milateriga ah oo ay la gaaren dowladda Imaaradka Carbta.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland,Sacad Cali Shire oo arrintan ka hadlay wuxuu sheegay qorshaha dowladda Imaaradka Carabta ay ku dooneyso inay saldhig milateri uga hirgaliso magaalada Berbera inuu yahay mid quseeya waddamada gobolka oo dhan.
Wuxuu sheegay inay kala hadleen qorshaha Imaaradka Carabta,dalalka Itoobiya iyo Jabuuti oo xad la leh Soomaaliland,wuxuuna si cad u sheegay inuusan wali jirin heshiis laga gaaray arrinta.
"Wax heshiis ah oo ilaa hadda aan saxiixnay ma jiro, cid aan la gaarnayna ma jirto, umad walba danteeda ka talisaa, arrinta saldhiga ma ahan arrin qaran kaliya, waa arrin gobol, dabcan Jabuuti iyo Itoobiya waa ka wada hadalnay, waa ku wargelinay."ayuu yiri Dr. Sacad Cali Shire.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland wuxuu inta ku daray in ay leeyihiin go'aanka cida ay heshiiska la saxiixanayaan, balse aanay marnaba ku talineyn wax lid ku ah danta iyo sumcadda Soomaaliland.
Si weyn ayaa gobolka looga hadlay haya qorshaha Imaaradka Carabta ay ku doonayaan in saldhig milateri ay ka sameeyaan magaalo xeebedka Berbera oo ka tirsan Soomaaliland,laakin maamulka ayaa sheegaya wali arrinta in heshiis aan laga gaarin.
__RBC Radio

UNSC welcomes election of a new Somali president

0
0

The UN Security Council on Friday welcomed the conclusion of the electoral process in Somalia and the election of a new president in the country.
On Wednesday, Mohamed Abdullahi Farmajo, former prime minister in Somalia's transitional federal government between 2009 and 2010, was elected the new president of Somalia.
In a presidential statement adopted here, the 15-nation Security Council welcomed the political and security progress in Somalia since 2012 and underscored the need to maintain the momentum towards democratic governance in Somalia.
It underlined the importance of the timely and transparent appointment of ministers and cabinet positions in consultation with the Somali parliament, according to the statement.
The council members also called on President Farmajo and his government to give urgent attention to the immediate risk of famine, to take active steps to prevent it, and to address the consequences of the severe drought in Somalia.
The country's new president will have to deal with multiple challenges facing the country including security threat from extremist group Al-Shabab and the severe humanitarian situation.
UN statistics show that five million Somalis -- more than 40 percent of the country's population -- do not have sufficient food.
Besides, Somalia was one of seven Muslim-majority countries whose citizens were banned from entering the United States for 90 days by a now-suspended Trump administration executive order.


Puntland foils truck bomb attack in Mudug region

0
0

An official says Puntland state security forces have seized a truck packed with explosives in Mudug region of central Somalia on Friday.
The official who declined to be named, told local media that security officers have managed to capture the explosives-laden truck in Beyra village near Galkayo town following a tip-off.
He added the would-be truck bomb attack was orchestrated in central Somalia, pointing the finger of the blame on Al Shabaab, the Al Qaeda-linked militant group based in Somalia.
The major towns in Puntland state have witnessed numerous car bomb attacks and targeted killings against senior officails by Al-Shabaab and pro-ISIL militants in the past few months.

Farmajo urges aid agencies to relocate to Mogadishu

SOMALIA: The Traps Beyond the Euphoria. By Nur Bahal

0
0


First, I want to take this opportunity to congratulate Somalia's new president, Mohamed Abdullahi Farmajo. He has been met with an overwhelming exuberance from the masses inside and outside the country. In all honesty, I wish him to succeed but cannot help but compare the events of yesterday and last night to the jubilations that his predecessor received in 2012 and the eventual disappointment that lead to the country-wide demands for change culminating in Farmajo's election.
He assumes the executive command of the country at a crucial time when the previous leadership proved incapable, or more appropriately unwilling, to advance either the security or the economic welfare of Somalia. Many writer's, including myself, believe that Hassan Sheikh created a complex and devious knot similar to where the country was in 1991. Despite the average Somali's clan loyalties, an overwhelming majority were looking forward to change that can engender stability - not change per se but tangible change which, according to the multiplicity of the Somali website, restores Somalia's prestige and national pride.
The prevalent discussions and comments on these websites concerns three major issues; expediting the withdrawal of the foreign troops (AMISOM) from the country, strengthening the national army and inverting Ethiopia's meddling in the internal affairs of Somalia. It is normal for societies to set the agenda and the tone for their leaders. It is also normal for the leadership to listen to the popular demands of their constituents. However, the extenuating circumstances at this point in the history of Somalia makes it necessary that some unpopular but prudent choices be made.
A hasty AMISOM withdrawal, though catering to the emotional wishes of most Somalis, will have severe drawbacks. First and foremost, the Somali National Army is not realistically ready to take over the security responsibility from AMISOM for two obvious reasons; in addition to the obvious lack of training, the army is melange of clan militias that are impervious to the moral discipline required by the army of a nation emerging from civil war. As individuals, they belong to clans and are also subject to the general social reconciliation that so far has not been conducted. Obviously, the lack of constant and sufficient pay also presents an opportunity to either join the extremist groups, sell their weapons or set up road blocks to extort taxes from the public, options that present more obstacles to furthering the actual purpose of national stability. In the face of such choices, it is important to undertake a more judicious approach to the withdrawal of AMISOM. A more pragmatic and matter-of-fact alternative would be to implement a properly planned timeline(s) that takes into account the critical relationships between social reconciliation, building a national army, eradicating extremism and the withdrawal of foreign troops. This four-pronged monster requires to be solved for each variable and for all of them as their interdependence dictates nothing less.
Strengthening the national army has both internal and external factors. It is closely tied to a national reconciliation process in that unresolved social misgivings directly impact the army that can fragment into clans with the direct consequence of infighting and the risk of another round of civil war. On the other side of the coin, before the UN can lift the sanctions on weapons importation, the government has to prove that the weapons intended for the national army will not be funneled to the extremist groups or sold in open or underground markets. To begin this process, it will make much sense for the government to abolish any weapon's markets and place some kind of deterrence on weapon's markets, sale and use by the public. Only when the government secures its rightful monopoly of violence (only the government has the right to have weapons) then and only then will the sanctions be lifted. Securing monopoly on violence will not be fruitful if there are no strong mechanism to root out corruption, not only the army but more importantly in the government and in the institutions that dispense justice. Even social reconciliation will not be possible without putting in place a justice system that caters equally to the poor and the wealthy, to the aggressed and the aggressor, to the weak and the strong and to the administered and those that administer.
Somalia should desire to have a good relationship not only with Ethiopia but also with all its neighbors. Ethiopia has been exceptional in inserting too many fingers into the Somali pie and given the historical hostility between the two nations, its interference is naturally looked with suspicion and apprehension. It is an open secret that Ethiopia's intentions towards Somalia are not altruistic at all. Yet, it requires a careful and pragmatic approach to end this undesirable interference. It is my personal belief that Somalis would have reconciled a long time ago without Ethiopia's meddling. In my humble opinion, the first move would be to cut back on the powers that previous administrations granted to the Ethiopian representative. He must act like an ambassador and not as an overlord of Somalia. That means, any Ethiopian representative to Somalia must be limited to their ambassadorial duties - a limitation that includes moving out of Villa Somalia and into the Ethiopian embassy compound. One of the cornerstones of foreign diplomatic missions is to work for peace but if that mission's behaviour and activities is proven to be detrimental to peace in the host country, they can be denied Agrement (the formal acceptance of foreign diplomat by a host country).
Remember too that Ethiopia had over twenty-five years to impinge on Somalia's political interests. It has formed a network of local and international friendships that require a careful navigation and disentanglement to restore a normal bilateral and political relationship between Somalia and Ethiopia. Limiting the Ethiopian diplomatic mission's involvement in the local Somali affairs will not doubt hasten social reconciliation but has to happen in a diplomatically peaceful way that does not cause tit-for-tat responses from both governments. That will only hurt a fragile Somalia.
President-elect Farmajo has been saying all the right things for some time now. The litmus test is how he can turn that into a concrete platform of action in the shortest possible time. To that end, the kind of government he institutes will reflect his capacity to move the "mountain of enigmas" that is typically Somalia. He will be pulled and pushed in many different ways and directions and a capacity to be a good listener is of paramount importance. It is equally significant to delegate work; to trust the people you are working with but above all to have a vision that can be worked into a viable plan of action.
I wish him luck and pray for his success.
Nur Bahal

Madaxweynaha Marekanka oo soo saaraya amaro dheerad...

0
0

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha Marekanka,Donald Trump ayaa sheegay toddobadyadan inuu soo saari doono amaro dheerad ah oo la xiriira socdaalka.
Trump wuxuu sheegay inuu la noqon doono racfaanka uu ka qaadan lahaa go'aan maxkamad ay ku hor istaagtay xayiraadda socdaalka.
Madaxweynaha Marekanka iyo ra'iisul wasaaraha Japan Shinzo Abe oo wada-jir shir saxaafadeed u qabtay ayuu ka sheegay in uu fursado badan haysto, uuna amarka kale soo saari doono isbuuca soo socda.
Waxaa uu inta ku daray amarada uu soo saarayo inay ku qotamaan qorshayaasha lugu sugayo ammaanka,sida u sheegay.
Qorshahahan wuxuu soo bandhigaya,Trump ayadoo qareenada Virginia ay maxkamadda u sheegayaan in sharciga Trump uu ka dhashay naceybka uu u qabo Muslimiinta.
__RBC Radio

Yaasin Cabdi Seed: Dadka Soomaaliyeed sida ay usoo...

0
0


Muqdisho (RBC Radio) Yaasin Cabdi Seed oo horay usoo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa usoo jeediyay bulshada Soomaaliyeed si wada-jir ah inay kula shaqeeyaan madaxweynaha cusub iyo dowladda uu soo dhisayo.
Seed ayaa marka hore hambalyo iyo duco u diray madaxweynaha la doortay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,wuxuuna rabbi u waydiiyay inuu u fududeeyo shaqada adag ee hor-taalla.
"Maanta dadka Soomaaliyeed wey muujiyeen farxadooda waxaan ka codsanyaa inay ficil ku daraan oo ka dhabeeyaan rabitaankooda ah in la helo dawladimo soo celisa sharaftooda iyo karaamadooda ayna iska diidaan (Qabyaalada) iyo siyaasad xumada,"ayuu yiri xildhibaan hore,Yaasin Cabdi Seed.
Soomaaliya ayuu sheegay inay ka talabtay qabyaalada,waqtigana la joogo xilli siyaasadda loo bisil-yahay.
"Waxaad ogaataan siyaasada la isuguma hiiliyo cadowga siyaasiguna waa siyaasiga dadka u xiga,waana casharkii ugu dambeeyey ee aan ka baranay tartamayaashii doorashada 8.2.2017 qayb ka mid ah dadka tartamayey oo isku beel hoose ah ayaa wareegii 1aad ee doorashada helay 179 cod waadna la socoteen sida wax u dhaceen, taasina waxay muujinaysaa bisaylka siyaasiyiinta,waxayna soo dhawaynaysaa inaan ka gudubno Qabyaalada oo axsaab uga guurno,"ayuu ku daray hadalkiisa.
Ugu dambeyn,wuxuu sheegay qofka kasta oo Soomaaliyeed inay ku filantahay dowlad-nimada,waxna laga barto 20 sanno ee dalka uu burburka ku jiray oo lugu hun-goobay qabyaalad raaca.
__RBC Radio

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live