Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dawladda Islaamka oo dad badan ku laysay Pakistan

$
0
0

Ugu yaraan 72 ruux ayaa ku dhimatay qarax lagu qaaday goob ay dad Suufiyo ah ku cibaadaysanayeen


Sucuudiga oo sheegay in la qabtay unugyo argagixiso ah

$
0
0

Maamulka Sucuudiga ayaa sheegay in ay qabteen 18 qof oo ay ku jiraan laba Yemeniyiin ah iyo mid Suudaani ahi, kuwaas oo ka tirsanaa afar unug oo argagixiso ah xidhiidhna la leh kooxda la baxday Dawladda Islaamka.

Qarax ka Dhacay Duleedka Beledweyne

$
0
0

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay afar kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax goor dhowayd ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Tuulada YOONBEYS Gobolka Nugaal oo horumar ka...

$
0
0

Yoonbeys waa magaalo_yar oo sanadihii u dambeeyay horumar ka samaysay Waxbarashada,Ganacsiga,Caafimaadka iyo Adeegyada Asaasiga u ah Bulshada, Waxayna 100 KM u jirtaa magaalo madaxda Puntland ee Garowe, Waana deegaan ku yaala Hawdka Gobolka Nugaal.
Wariyaal ka tirsan PUNTLAND POST oo booqasho gaaban ku tagay ayaa ka diyaariyay warbixin ku saabsan kobaca iyo baahiyaha waxbarashada ee halkaas ka jira, Xilli ay ka mid tahay tuulada YOONBEYS deegaanada ay ku nool yihiin mujtamac leh caruur fara-badan.
Goobaha waxbarashada ee ku yaala Tuulada YOONBEYS oo ka kooban Dugsi hoose,Dhexe iyo Sare ayay la xiriirta baahida ugu culus oo ka jirta Ardeyda deegaankaas oo u baahan in laga caawiyo dhisme dugsiga sarre kuwaas oo hadda si kumeel gaar ah wax ugu barta xarunta dugsiga dhexe ee ku yaala YOONBEYS.Daawo warbixin ku saabsan Waxbarashada YOONBEYS.
Abshir DhiiranePUNTLAND POST
The post Tuulada YOONBEYS Gobolka Nugaal oo horumar ka samaysay Arrimaha Bulshada. appeared first on Puntland Post.

Digniin Cusub oo Laga Bixiyey Abaaraha Somalia

$
0
0

Hay’adaha gargaarka ee ka hawlgala Soomaaliya ayaa ka digaya in gargaar bani’aadannimo oo baaxad leh keliya uu baajin karo in Soomaaliya ay mar kale gasho xaalad masiibo bani’aadannimo ah.

Kenya oo dooneysa inay baarto telefoonada shacabka

$
0
0

Maamulka dalka Kenya ayaa shirkadaha mobile-lada ee dalka ku amray in ay ogolaadaan in la ogaado farriimaha shacabka.

Kenya oo dooneysa inay baarto telefoonada shacabka

$
0
0

Maamulka dalka Kenya ayaa shirkadaha mobile-lada ee dalka ku amray in ay ogolaadaan in la ogaado farriimaha shacabka.
Hay'adda dowladda u qaabilsan dhanka isgaarsiinta (CAK) ayaa shirkadaha telefoonada u qortay dalabka ah in lala socdo xiriirka dadweynaha ee mobile-lada isticmaala.
Waxay dowladda dooneysaa in la siiyo akhbaarta wicitaanka, farriimaha iyo lacagaha telefoonada ugu jiro shacabka.
CAK ayaa dooneyso in arrintaasi loo fududeeyo ayadoo la sheegayo in laamo kale oo dowladda ka mid ah ay horey sidaas u sameyn jireen.
Amnesty: Kenya waxay qasbaysaa qaxootiga
Ugu yaraan 33 ku dhimatay gaas ku qarxay Kenya
Tallaabadan ayaa noqon karto mid saameysa in ka badan 30 milyan oo qof oo telefoon isticmaala.
Waxaa sidaas lagu ogaan karaa waxyaabaha gaarka u ah dadka, waxaana lumi karo kalsoonida ay shacabka ku qabaan shirkadaha isgaarsiinta.
Shirkadaha ugu waaweyn ee dalabka uu saameynayo waxaa ka mid ah Safaricom, Airtel, iyo Orange.
Madaxda shirkadda arrimaha isgaarsiinta u qaabilsan Kenya ayaa qorshaha filayo inuu dhaqangalkiisa bilowdo isbuuca soo socdo.
Yahoo oo 'Hal bilyan' oo macluumaad laga xaday
BBC Soomaali oo soo saartay App cusub oo laga heli karo maqal iyo qoraal
Waxay sheegeen in ujeedada ay tahay inay ku raadiyaan waxyaabaha been-abuurka ah ee Kenya la soo geliyo gaar ahaan mobile-lada.
Balse waxaa jiro dhalleeceyn weyn oo arrintaasi loo jeedinayo.

Arday dugsiilay ah oo fursad mar la’arag ah heshay ...

$
0
0

Muqdisho(SONNA)-Inta badan ardada da'da yar ee barata Quraanka Kariimka waxa ay aad u jecel yihiin fasaxa la siiyo, waxaase jirta qaar kamida Macalimiinta dugsiyada dhiga in ardada ay aad uga argagixiyaan kuwaas oo haddii ay arkeen xilliga fasaxa xitaa u goodiya ama canaan huwiya. Macalimiinta mar kasta waxa ay mudan yihiin ixtiraam laakiin mararka qaar [...]


Madaxweyne Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, Hay'adaha Gar gaarka ee Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Ganacsatada Soomaaliyeed. Kulankaan ayaa wuxuu ahaa mid madaxweynaha uu isugu yeeray dhammaan xubnaha ka soo qaybgalay waxaana looga hadlay sidii gurmad deg deg ah loogu [...]

Madaxweynaha oo La Kulmay Danjiraha Mareykanka ee...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah kulan la qaatay Danjiraha dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Stephen Schwartz iyaga oo ka wada hadlay taageerada dowladda Mareeykanka ee dhinacyada amniga, mushaaraadka ciidamada iyo gurmadka abaaraha. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyay Danjire Schwartz kaalinta dowladda Mareykanka ay ka ciyaareyso xoojinta dowladnimada Soomaaliya, waxa uuna ka codsaday in ay sii kordhiyaan taageeradooda si dalka loogu soo dabbaalo nabad waarta iyo nolol wanaagsan. Danjire Schwartz ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweyne Farmaajo guushii uu ka gaaray doorashadii 8da Febraayo, waxa uuna sheegay in dowladdiisu diyaar u tahay Gebagabadii kulanka, Danjire Stephan Scharwartz ayaa guddoonsiiyay Maaxweyne Farmaajo koofiyad ka kooban labada midab ee calanka Soomaaliya ee buluuga iyo caddaanka ah oo lagu xardhay 'Soomaaliya mar kale ka dhig dal magac leh'.

Dawladda Kuwait oo Mucaawino soo gaadhsiisay Berbera...

$
0
0

Berbera(Waaheen) Diyaarad nooca Xamuulka ah oo ay leedahay Dawladda Kuwait ayaa maanta madaarka Berbera ka soo degtay, iyadoo waday Mucaawino ay Dawladda Kuwait ugu talo-gashay in la gaadhsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen.
Deeqdan oo ay waday hay'adda Bisha Cas ee Dalka Kuwait waxa goob joog ka ahaa markii ay soo degtay Wasiiru-dawlaha wasaaradda Waxbarashada iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe waxaanu Faysal yidhi " Kuwait Iyo Wadamada Carabtu Waxay Noo Muujinayaan Intay Inoo Kala Jiraan Iyaga Iyo Wadamada Reer Galbeedku, Intaas Oo Jeer Ayay Nagu Soo Noqdeen Wadamada Reer Galbeedku, Gaar Ahaan Qaadhaa-Bixiyayaashu, Doorasho Qabta Mooyaane, Mucaawimadan Hooya Oo U Naxariista Dadkiina Kamaanu Maqal, Markaa Ninna Intuu Kuu Jiro, Kuuma Soo Dhaafi Karo."
Diyaaradan ayaa markii hore mucaawino tan la mid ah gaysay magaaladda Muqdisho, halkaas oo ay xukuumadda Federalku kagala wareegtay.

Madaxweynaha oo kulan la qaatay Guddiga Abaaraha,...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, Hay'adaha Gar gaarka ee Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Ganacsatada Soomaaliyeed. Kulankaan ayaa wuxuu ahaa mid madaxweynaha uu isugu yeeray dhammaan xubnaha ka soo qaybgalay waxaana looga hadlay sidii gurmad deg deg ah loogu samayn lahaa dadka ay Abaaruhu saameeyeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in loo baahanyahay in loo Gurmado dadka Soomaaliyeed ee ku xoola belay Abaaraha ee haatan ku sugan gobalada Dalka inta aysan ka sii darin xaaladooda. Wuxuu ku baraarujiyay ganacsatada, qurba joogta iyo hay'adaha gargaarkaba in ay ka qeyb qaataan samata bixinta dadka haatan Gurmadka u baahan. "Intaan ka badan ma jirto wax aan sugi karno waa in Todobaadka soo socda aan bilownaa u Gurmashada dadkeena." Ayuu yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya. Guddiga Gurmadka Abaaraha Heer Qaran oo uu hoggaaminayay R/wasaare Ku xigeenka Dalka Maxamed Cumar Carte, Ganacsatada iyo xubnaha Hay'adaha gar gaarka ayaa soo dhoweeyay kulankaan waxayna isla qireen sida ay haatan muhiim u tahay in si deg deg ah loo gurmado dadka liita.

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay duleedka...

$
0
0

Muqdisho (RBC Radio) Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhimatay afar kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne,sida laga soo xigtay goob-joogayaal iyo saraakiisha ammaanka.
Qaraxa wuxuu ka dhacay deegaanka Gambarlaawe oo dhinaca koonfur ka xigta Baledweyne ilaa 7 Km,halka oo ay ku sugnaayeen maleeshiyo beeleed ka horjeedda ururka al-Shabaab.
Ma jirto cid sheegatay mas'uuliyada qaraxan oo u muuqday mid lugu diyaariyay goobta uu ka dhacay.
Qaraxyada noocan ah ururka al-Shabaab aya ka geysta dalka,balse ma jiro war dhankooda ka soo baxay wali.
__RBC Radio

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay guddiga...

$
0
0


Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, Hay'adaha Gar gaarka ee Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Ganacsatada Soomaaliyeed.
Kulankaan ayaa wuxuu ahaa mid madaxweynaha uu isugu yeeray dhammaan xubnaha ka soo qaybgalay waxaana looga hadlay sidii gurmad deg deg ah loogu samayn lahaa dadka ay Abaaruhu saameeyeen.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in loo baahanyahay in loo Gurmado dadka Soomaaliyeed ee ku xoola belay Abaaraha ee haatan ku sugan gobalada Dalka inta aysan ka sii darin xaaladooda.
Wuxuu ku baraarujiyay ganacsatada, qurba joogta iyo hay'adaha gargaarkaba in ay ka qeyb qaataan samata bixinta dadka haatan Gurmadka u baahan.
"Intaan ka badan ma jirto wax aan sugi karno waa in Todobaadka soo socda aan bilownaa u Gurmashada dadkeena." Ayuu yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Ugu dambeyntii,guddiga Gurmadka Abaaraha Heer Qaran oo uu hoggaaminayay ra'iisul wasaare ku-xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte, Ganacsatada iyo xubnaha Hay'adaha gar gaarka ayaa soo dhoweeyay kulankaan waxayna isla qireen sida ay haatan muhiim u tahay in si deg deg ah loo gurmado dadka liita.
__RBC Radio

Axmed Madoobe: Shacabka Soomaaliyeed iyaga laga...

$
0
0


Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Jubbaland,Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa u sheegay shacabka Soomaaliyeed inaysan cid kale ka sugin nabad-galyada iyo cadaaladda ay dalkooda la rabaan.
Wuxuu hoosta ka xariiqay in shacabka Soomaaliyeed ay tahay cida laga sugayo in ay dalkooda ka dhigaan mid leh nabgalyo iyo cadaalad oo dowlada kaliyah ayna waxba qaban karin shacabka la'aantii.
"Dowladda kaligeed yaan wax laga sugin,cida laga sugayo in ay dalkooda ka dhigaan mid leh nabgalyo iyo cadaalad waa shacabka Soomaaliyeed,"ayuu yiri madaxweynaha Jubbaland.
Kulan uu khamiisti shalay la qaadanayay golaha wasiirrada ee Jubbaland,ayuu hadalkan ka sheegay madaxweyne Axmed Madoobe.
__RBC Radio


Madaxweyne Farmaajo oo La Kulmay Danjiraha...

$
0
0


Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya,Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah kulan la qaatay Danjiraha dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Stephen Schwartz iyaga oo ka wada hadlay taageerada dowladda Mareeykanka ee dhinacyada amniga, mushaaraadka ciidamada iyo gurmadka abaaraha.
Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyay Danjire Schwartz kaalinta dowladda Mareykanka ay ka ciyaareyso xoojinta dowladnimada Soomaaliya, waxa uuna ka codsaday in ay sii kordhiyaan taageeradooda si dalka loogu soo dabbaalo nabad waarta iyo nolol wanaagsan.
Danjire Schwartz ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweyne Farmaajo guushii uu ka gaaray doorashadii 8da Febraayo, waxa uuna sheegay in dowladdiisu diyaar u tahay
Gebagabadii kulanka, Danjire Stephan Scharwartz ayaa guddoonsiiyay Maaxweyne Farmaajo koofiyad ka kooban labada midab ee calanka Soomaaliya ee buluuga iyo caddaanka ah oo lagu xardhay 'Soomaaliya mar kale ka dhig dal magac leh'.
__RBC Radio

Hambalyo Aroos Oo Farxadeed”Aniso Daahir Yuusuf Iyo...

$
0
0

Waxaa Halkaan Hambalyo Aroos Ka Diraya1:xabiibo maxamed faarax 2:shamsa cali xaashi 3:xaliimo colaad 4:ayaan yuusuf c/qaadir 5:maxamed aalto 6:feef maxamed ducaale 7:cawil salaad ducaale 8:maxamed salaad ducaale9:shiikh c/kariim yuusuf10:Shiikh muxiyadiin shiikh xasan xuseen11:Shiikh maxamed shiikh xasan xuseen 12:shiikh nuuradiin shiikh xasan xuseen 13:doctor cabdi wali shiikh xasan xuseen 14:xaawo shiikh xasan xuseen15:xakiimo shiikh xasan xuseen 16:shiikh muumin shiikh cali muumin 17:shiikh maxamed shiikh cali muumin 18:shiikh muxiyadiin shiikh cali muumin 19:shiikh shaacir shiikh cali muumin Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo Aroos Oo Farxadeed U Dirayaan Lamanaaha Is Calmaday ILyaas Shiikh Xasan Xuseen Iyo Marwadiisa Aniso Daahir Yuusuf Oo Ku Aqal Galay Magaalada Gaalkacyo Ee xarunta Gobalka mudug Waxayna Leeyihiin noqda Kuwii Isku waara Oo Bad Qayr Qaba Kala Hela Wiil Iyo Caano gabar Caano
W/Q:Maxamed Muxiyadiin SaxansaxoXAFIISKA WARARKA.GAALKACYOSHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

Bomb kills Two, injured Three near Beledweyne town

$
0
0

At least two people died, and three others were wounded after a land mine blast has in a village near Baledweyne, the regional capital of Hiiraan province in central Somalia on Friday.
The blast which has resulted an improvised Explosive device (IED) was targeted gunmen at an illegal checkpoint at Gambar-Labe area, killing two militiamen and wounding 3 others.
Somali government troops arrived at the scene shortly, and conducted an investigation, which has ended with no result, as they failed to arrest the perpetrators behind the attack.

Farmajo meets with US ambassador in Mogadishu

$
0
0

The new President of Somalia Mohamed Abdullahi Farmajo has met for the first time since his election on Feb. 8, the US ambassador to Somalia Stephan Schwartz in Mogadishu.
The meeting at Villa Somalia on Friday, both sides have discussed a range of issue, including the drought crises in the country and bilateral relations between Somalia and United States.
Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has asked US to join the drought response efforts to assistance millions of Somalis effected by a biting drought striking the country.
"today, I had a very productive meeting with US Ambassador to Somalia StephanSchwartz. Discussed drought response and security sector reform," Mr Farmajo tweeted.
The US ambassador said in Twitter post, that he was very happy to meet with the Somali President and present him a cap with "Make Somalia great Again."
Since his election on Feb. 8, Somali president has been having meetings with foreign diplomats and envoys in Mogadishu, to talk about the drought and Future cooperation.

Gabar Soomaali Ah oo Iska Soo Sharaxday Boston

$
0
0

Deeq Maxamed Jibriil ayaa shaacisay inay u tartamayso xildhibaanimada deegaanka ee magaalada Boston ee Gobolka Massachusetts oo ku yaalla Waqooyiga Bari ee dalka Maraykanka.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live