Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Koonfur Afrika oo bartilmaameed ka dhiganeysa "soo...

$
0
0

Dowladda Koonfur Afrika ayaa sheegtay inay billaabeyso baaritaan ay ku raaadineyso soo galootiga sharcidarada ah.
Waxay dowladda sheegtay in xarumaha ganacsiga laga raadin doono dad aan sharci haysan oo ku sugan dalkaasi.
Wasiirka arrimaha gudah ee Koonfur Afrika, Malusi Gigaba, ayaa ku dhawaaqay tallaabadaas lagu baacsanayo soo galootiga aan sharciga haysan.

  • Feer ka dhacay baarlamaanka Koonfur Afrika
  • Koonfur Afrika oo dib u noqotay waddanka ugu dhaqaalaha wayn Afrika
  • Malawi waa waddanka ugu khatarta badan ee baaskiil lagu kaxaysto

Wuxuu sheegay in illaa iyo hadda la xiray 60 qof oo ka shaqeynayay shirkad lagu magacaabo Spar oo "sharci la'aan ahaa".
Mr Gigaba wuxuu ugu digay shirkadaha in la ganaaxi doono haddii ay sharciga ku xadgudbaan.
Wuxuu shidoo kale u sheegay shirkadaha in aysan isku dirin ajaaniibta iyo muwaadiniinta shaqo la'aanta ah.
Wuxuu intaa raaciyay in 33,339 qof laga musaafuriyay Koonfur Afrika sanadahii 2015-2016-kii.
Go'aanka uu shaaciyay wasiirka arrimaha gudaha ee Koonfur Afrika ayaa imaanayo xilli dalkaasi uu ka taagan yahay walaac sare u sii kacaya oo ah naceybka ajaaniibta.
Wuxuu arrintaasi ka hor sheegay baarlamaanka, wuxuuna u gudbiyay warbaahinta dalkaasi.
Dowladda Nigeria ayaa cambaareysay weerar lagu qaaday muwaadiniinteeda ku sugan magaalada Pretoria, Koonfur Afrika.
Xildhibaanada Nigeria ayaa dowladda ka dalbaday inay u yeerto safiirka u qaabilsan South Afrika, taas oo jawaab looga dhigayo weerarada lagu qaaday dadka Nigeria u dhashay.
Isniintii, 34 tukaamo oo ay ajaaniib lahaayeen ayaa lagu boobay meel u dhow magaalada Pretoria.

  • Safar dhulka ah - Dubai ilaa Capetown
  • Mandela saaxiibkii oo ku baaqay in Zuma la casilo
  • Caqabadda ka haysto Afrika wararka beenta ah

Waxaa jiro dad reer Koonfur Afrika ah oo qorsheynaya inay dibadbaxyo qabtaan, waxayna ka cabanayaan in soo galooti ay qaateen dhammaan shaqooyiinkooda.
Mr Gigaba, oo hadalkiisa lagu qoray barta Twitter-ka ee dowladda, ayaa sheegay inay waajib tahay inaan shacabka dalkaasi laga faafiyay "inay ajaaniibta six un u nicibyihiin".


Taliyaha ciidanka Booliska dar dararan u jeediyay...

$
0
0

Sarkiisha ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa kulankoodii Khamislaha ah ku yeeshay Dugsiga tababbarka ciidanka Booliska Jeneraal Kahiye ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, Taliyaha ciidanka booliska iyo saraakiil kale. Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed iyo Xidlhibaan Saciid Nuur Gariish ayaa ciidanka tababbarka ku jira ku wareejiyay [...]

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Baarlamaanka ugu baaqay...

$
0
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo khamiis ah kulan qado ah la qaatay Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland. Kulankan oo bogaadin, dhiirigalin, iyo Talo, isugu jiray ayuu Madaxweynahu la qaatay Xildhibaanada isaga oo ku bogaadiyay hawshiii wanaagsanayd ee ay qabteen mudadii hawlaha doorashooyinku ay socdeen. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in uu [...]

Waa Kuma Xasan Cali Kheyre?

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya ee shalay la caleemo saaray Maxamed Farmaajo ayaa maanta ku dhawaaqay in Xasan Cali Khayre uu u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Dhinacyada ku dagaallamaya dalka Suuriya oo shir uu uga socda Geneva

$
0
0

Kullanka ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Qaramada Midoobey ay horkeceyso oo muddo sanad ah ay isugu yimaadaan labada dhinac.

Khasmiir oo laga mamnuucay in arooska qarash badan lagu bixiyo

$
0
0

Qeybta dowladda Hindiya ay maamusho ee Kashiimr ayaa laga mamnuucay arooska qarashka badan uu ku boxo, si looga hortago israafka.

Ururada Bulshada Rayidka Somaliland oo Xukuumadda...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen) Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa baaqyo kala duwan ujeediyey Xukuumadda, Booliiska iyo Golaha Guurtidda, iyagoo ugu baaqay in la sii daayo suxufiyiinta xidhan, Booliiska-na la Tayeeyo.
Baaqa ururada Bulshada Rayidka ah ayaa u dhignaa sidan:-Baaqqa Ururada Bulshada Rayidka ah ee Caddaaladda, Xuquuqda Aadamaha iyo Doorashooyinka 1. Hordhac Kulan ay maanta oo bishu tahay 23ka February 2017 isugu yimaadeen Ururada Bulshada Rayidka ah oo ka dhacay Xarunta SONSAF ayaa waxa lagaga hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin Caddaaladda, Saxaafadda, Xuquuqda aadamaha, Abaaraha, Doorashooyinka, aasaasida Guddida taagerida Caddaaladda iyo Xuquuqda Aadamaha ee Ururada Bulshada Rayidka ah.
Kulankan oo si gaar ah loogu gorfeeyay dar-dar gelinta arimaha caddaalada gaar ahaan taageeridda dib u habaynta iyo horumarinta Ciidanka Booliska iyadoo Ururada Bulshada Rayidka ahi u arkaan Ciidanka Boolisku inuu yahay iridda laga galo caddaaladda iyo garsoorka.
Ururada Bulshada Rayidka ahi waxay cambaaraynayaan xadhiga lagula kaco Saxaafadda ee aan waafaqsanayn sharciga iyagoo ugu baaqaya Xukuumadda Somaliland in si deg dega loo sii daayo suxufiyiinta xidhan. Dhinaca kale, waxa shirkan lagaga dhawaaqay aas-aaska Guddida taageridda Caddaalada iyo Xuquuqda Aadamaha ee Ururada Bulshada Rayidka ah.
Guddidaas oo talooyin iyo taageeraba ka geysan doonta arimaha khuseeya dib-u-habaynta Caddaalada iyo Xuquuqda aadamaha. Geesta kale, iyadoo dhawaan la filayo in Golaha Guurtida Somaliland kulan ka yeesho muddo kordhinta Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golayaasha Qaranka, Ururada Bulshada Rayidka ahi waxay ku baaqayaan in Golaha Guurtidu ixtiraamo go'aankii Madaxweynaha, Xisbiyada Qaranka iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranku ku muddeeyeen doorashooyinka Madaxweynaha, Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka.
Waxa kale oo ay Ururada Bulshada Rayidka ka digayaan caadaysiga Golayaasha qaranku caadaysteen dib dhigista doorashooyinka Madaxweynaha iyo Golayaasha Xeer-dejinta taas oo khatar ku ah jiritaanka iyo Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland, dhaawac badanna u gaysatay geedi socodka hanaanka Dimuqraadiyadda iyo Horumarka Somaliland.
Ugu dambayn, waxay Ururada Bulshada Rayidka ahi ugu baaqayaan Xukuumadda, Hayadaha Qaramada Midoobay, iyo dhamaan Bulshada Caalamka in la xoojiyo, lana dar-dar galiyo gurmadka dadka ay abaaruhu saameeyeen.
Mustafe Sacad Dhinbiil
Guddoomiyaha Dallada SONSAF

Cilmi baadhis: Khudrada oo la cunaa cimrigay...

$
0
0

Cilmi baadhayaal ayaa sheegay hadii la cuno khudradda iyo caleenta cagaaran oo in badan weliba laga qaato in ay cimriga dheerayn karto.
Daraasad ay samaysay jaamacadda Imperial College London ayaa lagu ogaaday in hab quudashada noocaas ahi ka hortagi karto dhimashada 7.8 million qof oo cimri degdeg u dhinta sannad kasta.
Kooxda daraasada samaysay waxa kale oo ay ogaadeen in khudrad iyo caleenta cagaaran qaarkood ay si gaara hoos ugu dhigi karaan khatarta kansarka iyo cudurada ku dhaca wadnaha.
Dulucda daraasaddu waxay tilmaantay in xataa hadii xaddi yar laga quuto khudradda iyo caleenta cagaaran ay wax tar caafimaad leeyihiin, hase ahaate ay fiicantahay in la badsadaa.

  • Hilibka warshadaysan oo ay u badan tahay 'in uu uga daro' xanuunka neefta
  • Kashmiir oo laga mamnuucay in arooska qarash badan lagu bixiyo
  • UK oo kordhinaysa gargaarka ay siiso Yemen

Inta ugu yar ee mar keliya qof cuni karo ayey daraasaddu ku qiyaastay in ay tahay 80g oo khudrad ama caleenta cagaaran ah oo u dhiganta xabad muusa oo yar, xabad Pear ah ama saddex malqaacadood mugood oo Spinach ama digir ah.
Dhanka kale, cilmi baadhayaashu waxa ay sheegeen in aanay weli ogaan in khudradda iyo caleenta cagaaran oo xaddi badan laga cunaa ay leeyihiin faa'iidooyin caafimaad oo intan la ogaaday ka sii badan.
Dr Dagfinn Aune oo ka tirsan kooxda cilmi baadhayaasha ah ayaa yidhi "khudradda iyo caleenta cagaaran waxa la ogaaday in ay hoos u dhigaan xaddiga dufanka ee dhiigga raaca, dhiig karka iyo weliba in ay xoojiyaan fayo qabka halbowleyaasha iyo difaaca jidhka".
Waxaanu intaa raaciyey "in laga yaabo in sababtu tahay macdanta iyo fiitamiinada sida kakan iskugu xidhan ee ku jira, tusaale ahaa waxa khudradda iyo caleenta cagaaran ku jira maadooyin badan oo jidhka sunta ka saara, isla markaana ka hortaga in hidde sidayaasha unugyada dhaawac gaadho taas oo horseeda in khatarta kansarku yaraato."
Iyadoo ay muujinayaan cilmi baadhisyada la sameeyaa faa'iidooyika caafimaad ee ay cuntooyinkani leeyihiin, ayaa hadana dadka badankoodu aanay qaadan xaddiga Hay'adda Caafimaadka Dunida ee WHO ku taliso in qofku maalintii quuto oo ah 400g.

  • Nigeria: Bariiska caag ma ahan ee wuu sumeysan yahay
  • Dad Kelyahooda ugu yaboohay wasiirad
  • Dawladda Peru waxay baadhaysaa dhimashada 10,000 oo raha

Somalida Koonfur Afrika degan iyo South African...

$
0
0

Biritooriya(Waaheen) Dagaal ayaa ka dhex qarxay Somalida Biritooriya degan ee ganacsatada iyo qaxootiga isugu jirta iyo dad South African ah oo diidan joogitaanka Ajaanibta kala duwan ee dalkooda joogta.Somalida ayaa isa soo urursatay si ay isaga caabiyaan koonfur Afrikaanka mudaharaadka gadoodka wata ku soo qaaday, waxaana labada dhinac la tacaalaya sidii ay u kala badbaadin lahaayeen ciidamadda kala duwan ee Koonfur Afrikaanka ah.
Ciidamo ku hubaysan noocyada kala duwan oo ay weheliyaan diyaarado Helikabtaro ah oo ku kala dhex jira labada safe e dagaalamaya ayaa si toos ah looga daawanayo baraha bulshada iyo warbaahinta, waxaanay cirka isku sii shareeraya weerarka iyo iska caabinta.
Illaa hada lama hayo khasaare rasmi ah oo gaadhay Somalida, hase yeeshee ciidamadda Booliiska ayaa labada dhinac ba rasaas ku kala eryaya.

Soomaalida ku sugan Koofur Afrika oo cabsi ay soo...

$
0
0

Soomaalida ku nool wadanka Koofur Afrika iyo Dadka kale ee soo galootiga ah ayaa waxaa soo wajahay cabsi badan ka dib markii wadankaas mar kale ay ka bilowdeen Rabshado ka dhan ah dadka Ajnabiga ah. Wariyaha Wakaaladda SONNA ee ku sugan koofur Afrika ayaa ku soo waramaya in maanta ay xiranyihiin inta badan goobaha Ganacsiga [...]

Faaqidaadda: Ra'iisul Wasaaraha la Magacaabay

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay ra’iisul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre oo ah nin lasoo shaqeeyey hay’adaha gargaarka bani aadannimo, islamarkaana haysta dhalashada dalka Norway.

Haddaba, Barnaamijka Faaqidaadda waxaan ku eegeynaaa sida loo arko magacaabistan iyo howlaha horyaalla ra’iisul wasaaraha la magacaabay. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

 

Ciidamada Ciraaq oo galay xaafad ka mid ah Galbeedka Mosul

$
0
0

Arrintan ayaa waxa ay ka dhigan tahay markii ugu horeysay oo ciidamada Ciraaq ay galaan gudaha magaalada weyn ee Mosul, tan iyo markii uu bilowday dullaanka.

Muqdisho: Dibabax Lagu Taageeray R/W la Magacaabay

$
0
0

bannaanbax lagu soo soo dhoweynayo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya loo magacaabay Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Ciidamada Ciraaq oo galay xaafad ka mid ah Galbeedka...

$
0
0

Ciidamada dalka Ciraaq ayaa galay xaafad ka mid ah dhanka Galbeedka magaalada Mosul.
Waa markii ugu horeysay ee ciidamada ay halkaasi gaaraan tan iyo markii uu bilowday dagaalka ka dhanka ah ururka la baxay Khilaafada Islaamka.
Daacish ayaa magaalada weyne ee Mosul qabsatay shan sano ka hor.
Dullaanka lagu wajahayo Galbeedka wuxuu imaanayaa maalin ka dib markii ciidamada ay qabsadeen garoonka diyaaradaha ee mosul.

  • Ciidammada Ciraaq oo dib u billaabay duulaanka Mosul
  • Ciraaq: Qaramada Midoobay oo isku diyaarinaysa qaxa dagaalka Mosul
  • Dagaalyahannada Kurdiyiinta oo Mosul bariga, woqooyiga ka soo weeraray

Ciidamada oo markii hore ku soo dagaallamayay dhul howd ah ama bannaan, hadda waxay galayaan dagaal culus oo ka dhaca dhismayaal dhexdooda.
Galbeedka Mosul waa meesha ay ku tallo magaalada weyne, waxaana ku nool kumannaan qof.
Dagaalyahannada Daacish waxay hadda isugu tageen Galbeedka Magaalada ka dib markii bishii la soo dhaafay laga qabsaday dhanka Bariga.
Ciidamada Ciraaq waxay qaadayaan duqeyn aad u culus oo ay la eeganayaan meelaha ay daacish ku xoog badan tahay.
"Halkani waa meesha uu ka billaabanayo dagaalka dhabta ah", ayuu yiri sarkaalka hogaaminayo dagaalka oo BBC-da la hadlay.
Weriyaha BBC-da, Quentin Sommerville, oo ciidamada la socda wuxuu sheegay in askar yar ay galeen xaafadda dagaal culusna ay la kulmeen.
Waxay meesha la galeen gawaarida aan xabadda karin iyo taangiyo xilli iska caabin culus ay la kulmayeen.

  • Xabaal-wadareed laga helay Ciraaq
  • Ciidanka Ciraaq oo bilaabay duullaan ay ku qabsanayaan bariga Mosil
  • Sarkaal "Dawladda Islaamka" ka tisan oo loo haystay in uu dhintay ayaa wali nool

Wuxuu sheegay in marxaladdan cusub ay aad u adkaan doonto, maadaama lagu hardamayo jidad ciriiri ah, dad aad u badanna ay ku nool yihiin.
Meelaha lagu dagaallamaya waxaa ka mid ah xaafado si weyn looga taageero daacish.
Waxaa horey Galbeedka Mosul loogu daadiyay warqado digniin ah oo shacabka loogu sheegay in dagaal culus lagu qaadayo galbeedka.
Qaramada Midoobey ayaa walaac ka muujisay xaaladda shacabka ku go'doonsan Mosul.
UN waxay sheegtay inay aaminsan tahay in 800 kun oo qof ay ku nool yihiin Galbeedka Mosul.

SONSAF: Press- statement on Justice, Media, Human...

$
0
0

Date: 24 rd February 2017 (Waaheen) Press- statement on Justice, Media, Human Rights and Elections Somaliland Civil society held a meeting yesterday 23th February 2017 at SONSAF office, the objective of the meeting was to discuss on the issues of justice, media, human rights, droughts, elections and the establishment of Somaliland civil society committee on justice and human rights. In particular, the meeting focused on strengthening the issues of justice, especially the need for police reform, as civil society assumed that police has mandate to reinforce rule of law.Somaliland Civil society called the Government of Somaliland to halt all forms of extra-judicial arrests against media and freedom of expression, which deprives the right of innocence of accused person until proven guilty in a court. Therefore, the Civil society is requesting from the Government the release of all arrested media personnel, which their arrests not in conformity with the law and currently under the police custody and calling mandated law enforcement to uphold rule of law and refrain any attempt of misuse of power.
The meeting announced the establishment of the Somaliland Civil Society committee on justice and human rights, the committee will conduct policy dialogue consultations on the issues relating the acceleration of the justice reforms. The meeting also appealed to the House of Elders (Guurti) to respect the agreement made by the President of Somaliland, the three National Political Parties and National Electoral Commission on the establishment of the calendar of elections for the Presidential, House of Representative and Local Councils.
The Civil society also called all mandated institutions and warned them the risks on the continuation of elections postponements, which threatens the national interests of the Republic of Somaliland, and pointed that the undue elections in Somaliland have discredited the process of democratization and development in Somaliland. Finally, the Civil society appealed to the Government of Somaliland, United Nations Agencies and all international community on the acceleration of emergence responses to droughts affected populations in Somaliland.
Mustafe Sacad Dhimbil SONSAF Chairman


Somalis embrace new president as a sign of hope

$
0
0

People expect Farmajo to take the nation back to the days when it was cited as an example of democracy and good governance in Africa

Somalia's President Mohamed Abdullahi Mohamed, also known as Farmajo, attends his inauguration ceremony in Mogadishu, Somalia Wednesday, Feb. 22, 2017. Somalia's new leader, who also holds U.S. citizenship, was inaugurated Wednesday while promising to restore dignity to the troubled Horn of Africa nation but warning it will take another two decades to "fix" the country. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)
Published: 18:02 February 23, 2017By Bashir Goth, Special to Gulf News

A new president took over the reigns of power in Somalia on February 8 after a resounding victory over his predecessor through an election in which votes were on sale for the highest bidder and millions of dollars changed hands in a country where more than 73 per cent of people live under $2 (Dh7.35) per day according to a World Food Programme report in June 2015.
Despite this monumental corruption, which the New York Times described as a 'Milestone of Corruption', Somali people have celebrated around the world as 311-member clan-picked lawmakers elected the new Somali president at an airport hanger protected by African peacekeeping forces. The new President, Mohammad Abdullahi Farmajo, who had worked as prime minister from November 2010 to June 2011, comes at a very critical time of the country's political situation. He defeated his closest contestants, the outgoing president Hassan Shaikh Mahmoud, who was in office since 2012, and Shaikh Sharif Shaikh Ahmad, who held the office from 2009 to 2012, from a list of 24 candidates.
Since the collapse of the central government in 1991, Somalia mostly remained a lawless country where feuding clans, warlords and extremist groups carved the country into enclaves. The civil war displaced more than a million people with the Dadaab Camp in Kenya alone housing around half a million Somali refugees over the last 26 years, making it the largest refugee camp in the world. Other tens of thousands of people are either locally displaced in a land ravaged by draught and war-engendered famine or relocated to Europe and North America while thousands of youths risk their lives every day on the high seas in search of peace and bread. Several attempts were made over the last 26 years to bring Somalis together and form a national government, but all of them failed abysmally. The question is therefore, why the people think that it will be different this time?
A brief glance at the country's chequered history may provide some answers. In the decade after independence in 1960, Somalia was seen as the most democratic country in Africa. In a newly-published book, Abdi Samatar, professor, University of Minnesota, characterised Somalia's leaders at the time as Africa's First Democrats, thus the name of the book. Somalia was the first country in Africa where a sitting president was defeated in an election and he willingly and peacefully handed over power to his successor in 1967. In the following two decades, Somalia built one of the strongest armies in Africa, south of the Sahara, and achieved a few other milestones in economic and social development, particularly in public education and improving the country's literacy rate. However, Somalia tumbled when it went into a war with Ethiopia over a territorial dispute. Ethiopia reversed its initial defeat by deploying Cuban forces and getting massive military support and experts from the Soviet Union. Unable to face such unholy allies, Somalia withdrew its forces abandoning most of its military hardware in enemy hands. Some commanders of the demoralised army staged a failed coup d'etat attempt. The government dealt the situation with summary executions and targeted entire tribes due to its growing paranoia against perceived threats.
The general resentment of the government actions, the massive growth of corruption, and resulting deterioration of the economic situation forced the people to start an armed opposition. Soon the military disintegrated into tribal militias and the central government collapsed in 1991 with the president fleeing the country. The country fell into a long-drawn civil war between clan militias, leading to one of the greatest humanitarian crises initiating United Nations and United States intervention in Somalia, which culminated in the infamous Black Hawk Down battle of Mogadishu between General Aideed and American Rangers that subsequently resulted in the withdrawal of American and UN peacekeeping forces.
The first regional attempt for Somali reconciliation was hosted in neighbouring Djibouti in 2000. After a marathon conference that lasted several months, Abdiqasim Salad Hassan, a former veteran politician, was selected as president. This was seen as a milestone development and Hassan received a hero's welcome upon his return to Mogadishu. However, four years later, Hassan's administration could barely reach parts of the capital, while clan warlords controlled the main revenue nerves of Mogadishu and the rest of the country.
In 2004, Colonel Abdillahi Yousuf Ahmad, replaced Hassan in another conference of clan-selected assembly in Kenya. Yousuf couldn't enter the capital until African peacekeeping forces supported by the Ethiopian army pushed the forces of Islamic Courts out of Mogadishu. The involvement of Ethiopian troops in the Somali conflict and the defeat of the Islamic Courts, which brought a semblance of stability to the capital city after they defeated the warlords that divided the city and for the first time opened the port and airport for operations, was seen by many Somalis as an invasion given the historical hostility between the two countries over territorial dispute. This resulted in the supporters of Islamic Courts declaring an offensive against the Ethiopian army. The struggle seen by many Somalis as a war of liberation was spearheaded by the newly-formed Al Shabab Al Mujahideen, which was commanded by militant members of the Islamic Courts.
When the Ethiopian army withdrew from Mogadishu after heavy losses, Shaikh Sharif Shaikh Ahmad, the former chairman of the ICU was elected as president in a reconciliatory conference held in Djibouti in 2009. But the Al Shabab movement, which by now had become affiliated with Al Qaida, rejected Shaikh Sharif's government and waged a war against him. With the support of AMISOM forces, however, Shaikh Sharif managed to drive Al Shabab from the capital and some neighbouring areas. However, Al Shabab's terrorist attacks became more deadly and the situation was further deteriorated by a devastating famine over vast swathes of the country in 2010-2011. The famine, described as the worst in the country in 25 years, coupled with the scourge of piracy that impeded international shipping, costing about $6.9 billion a year in global trade by 2011, attracted international attention again to Somalia. A concerted effort led by Turkey, European Union and African Union and some Gulf Cooperation Council members succeeded in helping the Somalis to end the transitional government, and for the first time since 1991, the Somalis were able to elect a clan-nominated parliament that in turn elected Hassan Shaikh Mahmoud as President of a newly-agreed Somali Federal Republic in 2012. This was significant because it was the first time the presidential election was held on Somali soil despite the venue being protected by Amisom forces.
During Hassan Shaikh's tenure, Mogadishu has seen some of the most daring and most devastating attacks by Al Shabab, with the country further fragmented into numerous autonomous clan fiefdoms supported by neighbouring countries. The chiefs of these mini states gave greater allegiance to Ethiopian and Kenyan leaders than the Somali president. United by their common fear of Al Shabab and historical Somali territorial claims on both Ethiopia and Kenya, these two countries moved mechanised military units across the border into Somalia. Although they pushed back Al Shabab militia from some areas, they also stoked the desire of local commanders for political power and helped them to carve out the country into mini-states under the pretext of creating a federalism in Somalia.
While the mini-states owe their existence and protection to Ethiopia and Kenya, the president and his government branches in Mogadishu were also protected by Amisom forces. This situation created great resentment among the Somali people who saw their country literally colonised by foreign powers under different names. Many people saw Ethiopia, a landlocked country with more than 90 million people, trying to find access to the Somali sea, the longest coast in Africa. Kenya is also logged in a dispute with Somalia over an oil-rich maritime border area.
Although Hassan Shaikh's government was internationally recognised and Somalia was removed from the failed state index, it was plagued by political infighting and corruption, prompting Transparency International to rank Somalia among the most corrupt nations in the world.
It is against this background in addition to massive unemployment and hopelessness among the youth, with 70 per cent of the country's population under the age of 30, that many Somali people view the new president as a symbol of hope. A hope that harkens back to an era when Somalia was cited as an example of democracy and good governance in Africa.Bashir Goth is an African commentator on political, social and cultural issues.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka tanaasulay...

$
0
0

War qoraal ah uu soo saraay Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayer oo nuqul kamid ah uu soo gaaray Warbaahinta Qaranka ayuu ku sheegey Ra'iisul-wasaaraha in uu ka tanaasulay saamiyadii uu ku lahaa Shirkadda SOME OIL AND GAS ee dalka Ingiriiska laga leeyahay. Ra'iisul wasaraaha Soomaaliya ayaa war-saxaafadeedkiisa ku faah-faahiyay ujeeddada ka dambeysay go'aanka uu kaga tanaasulay saamiyadiisa uu shirkadaasi ku lahaa, taasi oo uu ku sheegey in ay tahay in uu doonayo in uu fursad uu siiyo Howlaha Qaranka ee horyaalla iyo gudashada waajibka Dastuuriga ah ee saaran. "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo wuxuu ii magacaabay Ra'iisul wasaraaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waana ka aqabalay magaabistayda, marka si aan u guto mas'uuliyadda isaaran, islamarkaana uga fogaado waxkasta oo isku dhac ah oo ka imaan kara mas'uuliyaddii aan ka hayay Shirkadaasi iyo Saamiyadii aan ku lahaa si dhaqsi leh ayaan uga tanaasulayaa", ayuu yiri Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, isagoo intaasi ku daray in uu ugu talagalay in wax saami ah ku yeelan. Ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo hadalkiisa sii wata ayaa Yiri "Waxaa hubaa in aad u fahamteen in dadaalkayga iyo danaheyga oo idil aan ku bixin doona hadda kadib horumarainta dalkeyga [...]

Gabadh Hargeysa Lagu Sixray Oo Warbaahinta U...

$
0
0

padding-right:0px;
padding-bottom:0px;
padding-left:0px;
margin-top:0px;
margin-right:0px;
margin-bottom:0px;
margin-left:0px;
">

Fadhiga Sabtida Barri ee Guurtida Oo Isha Lagu Hayo...

$
0
0

Hargeysa:(Waaheen)- Kal-fadhiga golaha guurtida Somaliland, ayaa lagu wadaa inuu fumro maalinta barri ee Sabtida ah, waxana uu fadhigaasi wataa xaasaasiyad gaar ah, maadaama la filayo in lasoo hordhigi doono codsigii madaxweynaha ee muddo-kordhinta xukuumaddiisa la xidhiidhay.
Mudanayaasha golaha guurtida oo iyagu ku shaqo leh muddo kordhinta isla markaana ay maxkamadda sare ee Somaliland u fasaxday ka go'aan gaadhista dib u dhaca doorashada iyo muddo kordhintaba, ayaa waxa la filayaa inay kulankoodan u fadhiistaan barri, balse wararka qaarkood ayaa sheegay in maalinta Axadda ah ee ku xigta go'aan laga gaadhi doonto muddo-kordhinta xukuumadda loo samayn doono.
Madaxwaynaha Somaliland ayaa la sheegay in uu shirgudoonka golaha guurtida Somaliland u direy warqad uu kaga codsanayo inay u tixgaliyaan oo aanay golaha guurtidu ka badin wakhtigaa ay isla qaateen saddexda dhinac in doorashada dib loo dhigo kaas oo ku sinnaa muddo lix bilood ah,waxaana xoguhu noo sheegeen in golaha guurtidu ay iyaguna dhankooda la qaadan doonaan go'aankaa ay wada qaateen saddexda dhinac ee ku saabsan in doorashada dib loo dhigo isla muddada hore la iskugu raacay ee ah 10.10,2017-ka,halka ay wararka qaar sheegayaan In xildhibaano ka tirsan golaaha guurtidu ay wadaan qorshayaal ay doonayaan in xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ay ugu kordhiyaan muddo Hal Sanno ah.
Cadaadisyo badan oo is khilaafsan, ayaa la sheegayaa inay guurtida ku hoobanayaan, iyada oo madaxtooyada lafteeda laba codsi ka imanayaa, kuwaas oo mid kamid ah oo madaxweynuhu horsed ka yahay u olalaynayo in wakhtiga la isku raacay la tixgeliyo, halka qolyo kale oo ujeedooyin aan weli la caddayn lihina ka dalbanayaan in muddada la badiyo.
Warku waxa uu caddaan doonaa marka uu kalfadhigu si rasmi ah u furmo maalinta Sabtida ah ee soo socota, isla markaana ay goluhu hawshooda muddo-kordhinta ah ee hor taalla gudo galaan.

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay...

$
0
0

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kuwaasi oo magaalada Muqdisho uga qayb galay munaasabaddii caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Mudane Cabdiweli Gaas waxaa safarkiisa ku wehelinayay Guddoomiyahya Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, Wasiiro, Xildhibaano, masuuliyiin ka tirsan hay'adaha dowlad goboleedka Puntland iyo saraakiil ka mid ah Madaxtooyada Puntland. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso kusoo dhoweeyey mas'uuliyiinta maamulka Gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso iyo sidoo kale mas'uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa warbaahinta la hadlay wuxuuna ka waramay safarka uu kaga soo laabtay magaalada Muqdisho " Waxaan kasoo qayb galnay munaasabaddii caleema saarka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay sidoo kale kasoo qayb galeen madax kala duwan, farxad ayayna noo tahay inaan qayb ka ahaano geeddi socodka Soomaaliya oo meel wanaagsan maraya, waxaan hambalyo mar kale u dirayaa Ra'iisal wasaaraha cusub ee la magcaabay, waxaana rajaynayaa in ilaahay u sahlo shaqadana u fududeeyo, waan ku faraxsanay sidoo kale in waddankii oo nabad ah aan kusoo laabano"

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live