Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka oo qabtay Shir...

0
0

Waxay ku Baaqeen in Arrimaha Saxaafadda ka dhanka ah wax laga qabto
Hargeysa(Waaheen) shir Wadatashi iyo xog-isweydaarsi ah ayey xarunta Xuquuqal Insaanka Qaranka ku yeesheen toddobaadkan Hay'addaha Dawliga ah, kuwa Caalamiga ah iyo kuwa aan Dawliga ahayn ee ku sugan Somaliland, waxaana lagu lafaguray xaaladda Xuquuqal insaanka Somaliland halka ay marayso. Read more about Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka oo qabtay Shir...


DEG DEG: Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Mudug oo...

0
0

Gaalkacyo (Sh M Network)--Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in goordhow halkaasi lagu dhaawacay Guddoomiyaha Maxkamada maamulka Puntland ee Gobolka Mudug.
Cabdirxamaan Kilwe, Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Mudug, ayaa ku sugnaa maqaaxi ku taalla Magaalada Gaalkacyo markii halkaasi uu ku dhaawacayay Nin ku hubeysnaa bistoolad.
Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxuu sheegay in dhaawaca Guddoomiye Kilwe loo qaaday isbitaal, si halkaasi loogu soo dabiibo. Read more about DEG DEG: Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Mudug oo...

Sarrifkii Lacagaha Qalaad oo markale cirka Isku...

0
0

Guddidii loo saaray wax ka qabashada Qiima dhaca Shillinga Somaliland oo Fajacsan
Hargeysa(Waaheen) Qiimihii sarrifka Lacaga qalaad ee Suuqyadda Somaliland ayaa mar kale cirka isku shareeray, halka Qiima dhicii Shilling-ka Somaliland-na uu hoos u sii socdo, waxaana Suuqa Sarrifka Qiimaha Boqolka Dollar uu marayaa sided boqol iyo lixdan kun iyo waliba dheeraad. Read more about Sarrifkii Lacagaha Qalaad oo markale cirka Isku...

Sixid iyo Raaligalin: Wasiiradda Hawlaha Guud iyo...

0
0

Waaheen Media Group waxay halkan ku saxayaan war shalay Mareegta Waaheen ku qornaa oo ahaa in khilaaf ku dhex maray Labada wasiir ee Hawlaha Guud iyo Macdanta iyo Tamarta xarunta Golaha Guurtidda, kaasoo uu gacan ka hadal ku dhex maray mar ay shir gaar ah kula yeesheen Guddoomiye Saleebaan, si uu Xukuumadda Korodhsiimo ka badan ama ku salaysan intii lagu Heshiiyey ugu sameeyo. Read more about Sixid iyo Raaligalin: Wasiiradda Hawlaha Guud iyo...

Guddoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir oo...

0
0

Cali Xuseen Ibraahim "Cali Kaba qori" Guddoomiyaha rugta ganacsiga Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay sameynayaan guddi soo qiimeeya qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee lagu guuleystay in la damiyo, isagoo intaa ku daray inay jiraan qorshe lagu balaarinayo waddooyinka soo gala suuqa Bakaaraha iyo suuqyada kale ee magaalada. Read more about Guddoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir oo...

Somalia: Senior Puntland official injured in Galkayo...

Kismaayo : KM0 oo la asteeyey

0
0

Kn: Magaalada Kismaayo waxaa markii koowaad la asteeyey bar biloowga kiilo mitirada Jubbaland, ama waxa loo yaqaano KM0 waxayna qeyb ka tahay dajinta naqshadda magaalada Kismaayo iyo guud ahaan Jubbaland.
Waxaa meeshani noqotey beerta xoriyadda Kismaayo ama kasoo horjeedka saldhigga booliiska.
Wixii hadda ka dambeeya meel kasta masaafarada ay jirto waxaa looga cabir qaadan doona inta ay u jirta saldhigga bartamaha Kismaayo.
Magaalada Xamar ee caasimadda ah waxa uu KM0 ku yaalaa kasoo horjeedka Fiat ee degmada Cabdicasiis.KismaayoNews.comRead more about Kismaayo : KM0 oo la asteeyey

Wasiir Qamar : Ceelka Afmadoow kala bar ayaa dhiman


Jawaari oo wargalin u direy “Jaalayaasha”

Wasaaradda duulista hawada oo dhallinyaro la barayo...

0
0

Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa kulan sagootin ah loogu sameeyay dhallinyaro loo diyaarinayo in ay ka howl galaan hay'adda Saadaasha Hawada Soomaaliya, isla markaana ay la wareegaan maamulka Hawada Soomaaliya, mudo dhowr bilood ah ayay tababbar la xiriira maamulka hawada iyo hagitaanka diyaraadaha ku soo qaadan doonaan wadanka Kenya, kuwaasi oo manta ka dhoofay isla garoonka . Read more about Wasaaradda duulista hawada oo dhallinyaro la barayo...

Xaflad Duco iyo Taageero oo lagu qabtey Minneapolis ...

0
0

Xafladii ugu weyneyd ee ka dhacda dalka Maraykanka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, iyadoo xafladasi ay ka soo qeyb galeen culima'udiinkii ugu badnaa iyo qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaalida waxaana sidoo kale xafladani ka soo qeyb galay mas'uuliyiin ka tirsan madaxda Gobolka Minnesota. Munaasabadani oo ka duwanayd munaasabadihii hore ee dalkani ka dhici jirtay ayaa waxaa loogu duceeyey dowladda Soomaaliya iyo abaaraha dalka ka jira. Read more about Xaflad Duco iyo Taageero oo lagu qabtey Minneapolis ...

Bush oo ka dhawaajiyey in la baaro xiriirka Trump iyo Ruushka

0
0

Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush ayaa sheegay in Ameerika ay u baahan tahay jawaabo la xiriira baaxadda ay leeyihiin xiriirrada u dhaxeeya kooxda madaxweyne Trump iyo Ruushka.

Bush oo ka dhawaajiyey in la baaro xiriirka Trump...

0
0

Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush ayaa sheegay in Ameerika ay u baahan tahay jawaabo la xiriira baaxadda ay leeyihiin xiriirrada u dhaxeeya kooxda madaxweyne Trump iyo Ruushka.
Waraysi uu siiyey NBC ayuu ku sheegay inuusan hubin in tani ay u baahnaanayso in la magacaabo dacwad ooge gaar ah, sida ay dalabanayaan qaar ka mid ah xubnaha xisbiga Dimoqaraadiga.
Mr Bush wuxuu kaloo difaacay saxaafadda xorta ah oo uu sheegay inay lagama maarmaan u yihiin dimoqraadiyadda. Read more about Bush oo ka dhawaajiyey in la baaro xiriirka Trump...

Dilka Hogaamiyaha labaad ee Al Qaacida

0
0

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in mid ka mid ah hogaamiyeyaasha Al Qaacida lagu dilay weerar ay qaadday dayaarad bilaa duuliye ah, kaasoo ka dhacay waqooyiga Suuriya. Magaciisa dagaalka ayaa loo yaqaannaa Abu al-Khayr al-Masri.

Dilka Hogaamiyaha labaad ee Al Qaacida

0
0

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in mid ka mid ah hogaamiyeyaasha Al Qaacida lagu dilay weerar ay qaadday dayaarad bilaa duuliye ah, kaasoo ka dhacay waqooyiga Suuriya.
Ilo xagga baraha bulshada ah oo ku dhow kooxaha mintidiinta ayaa magaciisa ku sheegay Cabdullah Cabdiraxmaan, oo ah ninka labaad ee ugu sarreeya Al Qaacida.
Warbaahin Maraykan ah ayaa soo xigatay saraakiil Ameerikaan ah oo aan magacyadooda la sheegin, kuwaasoo sheegaya inuu jiray isku day ninkaas lagu bar-tilmaameedsanayey. Magaciisa dagaalka ayaa loo yaqaannaa Abu al-Khayr al-Masri. Read more about Dilka Hogaamiyaha labaad ee Al Qaacida


Soomaaliya oo ka qeyb gashay bandhig wax soo saarka...

0
0

Soomaaliya ayaa ka qayb gashay soo bandhigida Dal waliba waxa uu soo saaro, kaasi oo lagu soo bandhigay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, gaar ahaan magaalada Dubai. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Dr Maxamuud Maxamed Maxamuud iyo xubno kale uu hogaaminayo ayaa ka qeyb galay bandhigay uu dalwaliba ku soo muujinayay wax soo saarka dalkiisa, iyagoo halkaasi ku soo bandhigay waxa ka baxa dalkeena. Bandhigan waxaa ka soo qeyb galay ku dhawaad 40 dowladood oo isugu jira Afrika, Asia iyo Yurub, waxaana uu dal waliba goobta ku soo bandhigay dalagyada dalkiisa ka so go'a,. Read more about Soomaaliya oo ka qeyb gashay bandhig wax soo saarka...

Naaneysta Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre

0
0

Markii Raiisul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu Raiisul Wasaare u Magacaabey Xasan Cali Khayre la sheegeyna in uu ka yimid Dalka Norway ayaa si aan wax Badan uga ogaado waxaan Teleefonka ka wacay Nin Odey ah oo degen Dalka Norway waxana u sheegey in Nin Dhinacooda ah loo magacaabey Raiisul Wasaare Read more about Naaneysta Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre

Farmajo has failed the litmus test of honesty by...

Afar Dhibaato Oo Walwal Ku Haya Ummada Soomaaliyeed

0
0

Dhibaatada Soomaaliya Saddex Arin ayaa Dusha looga saarey waxayna kala yihiin Qabiil, Qori iyo Qaad, hase yeeshe aniga waxaana ku darey Baraha Bulshada oo aan uga dhigey midka Afaraad.1-Qabiilka markaan Fiirno waa Mid Koowaad ee Bulshada Dhibaatada ku haya waxaana Caqabad ku yahay in Soomaaliya ay israacdo Read more about Afar Dhibaato Oo Walwal Ku Haya Ummada Soomaaliyeed

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa bilaaban doona mashaariic...

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live