Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Waan ku jeclahay!

$
0
0

Waa runtay oo waan ku jeclahay. Jacaylka aan kuu qabo maaha mid aan adiga kuugu danaynayo ee waa mid aniga dantayda gaarka ahi ku jirto. Waliba jacaylka kaliya maaha ee in aan dantaada ka fakaro iyo in aan wax ku taro labadaba dantayda gaarka ah ayaa ku jirta. In aan ka hortago wax kasta oo dhib ah oo kugu soo fool leh iyo in aan ka shaqeeyo sidii aan kaaga dul qaadi lahaa dhibaatada hadda ku haysata iyaduna waa dantayda khaaska ah, kumana xirna in aad adigu i walaalaysatid ama i jeclaatid ama wax ii tartid ama dhibta i haysata aad ila qaybsatid ama aad ii abaalgudid. Read more about Waan ku jeclahay!


Kulan Balaaran oo lagu Taageerayey Raiisul Wasaare...

$
0
0

Kulan balaaran oo lagu taageerayey Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaali Xasan Cali Khayre oo uu soo abaabuley Ugaaska Beesha Murusade Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaasi Faracadde ayna ka qeyb galeen siyaasiyiin odayaal dhaqameedyo oo isugu jirey Ugaasyo, Salaadiin, Malaaqyo, Wabaro, Garaado, Culumu'diin ururrada bulshada iyo Haween ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho Read more about Kulan Balaaran oo lagu Taageerayey Raiisul Wasaare...

Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay

$
0
0

Xasan Cali Khayre wuxuu ku dhashay magaalada Ceelbuur sanadkii 1968dii. Wuxuu waxbarashadiisa ilaa Dugsi Sare kaga baxay Cismaan Geeddi Raage ee magaalada Muqdisho sanadkii 1986dii. Shahaadada koowaad ee Jaamacadda wuxuu ka qaatay University of Oslo isaga oo ku diyaariyay culuumta Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. 1999kii ayuu Diblooma Sare ka qaatay Edinburg Business School ee dalka Scotland. Isla Edinburg Business School ayuu ka diyaariyay Shahaadada labaad ee Jaamacadda sanadki 2001dii. Read more about Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay

Trump oo kordhinaya kharashka gaashaandhigga

$
0
0

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa doonaya in uu 10% kordhiyo kharashaadka ku baxa gaashaandhigga,

Trump oo kordhinaya kharashka gaashaandhigga

$
0
0

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa doonaya in uu 10% kordhiyo kharashaadka ku baxa gaashaandhigga, isaga oo soo bandhigay hindisaha qorshihiisa miisaaniyadda sanadka 2018ka.
Tallaabadani ayaa ah muuqaalka guud ee hindisaha miisaaniyadda madaxweyne Trump balse waxa ay si cad u muujinaysaa arrimaha uu muhiimadda siinayo, iyo in ay ka go'antahay in uu fuliyo ballan qaadyadiisii xilliigii uu ku jiray ololaha doorashada ee ahayd in uu xoojiyo milatariga dalkaasi. Read more about Trump oo kordhinaya kharashka gaashaandhigga

“Abaaraha waa masiibo qaran”

$
0
0

Kn: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku dhawaaqay in abaaraha dalka ka jira ay yihiin masiibo qaran, taasi oo loo baahanyahay in awoodda dawladda oo dhan ay isugu geyso sidii wax looga qaban lahaa.Read more about “Abaaraha waa masiibo qaran”

Gaas : Puntland yaanan dab lagu shidin

$
0
0

Kn: Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka aloosan maamulkiisa ayaa sheegay in xiliga Puntland u baahneyd khilaaf siyaasadeed, isaga oo sheegay in mudadii uu maamulkiisu jiray wax badan la qabtay.
Xildhibaano ka tirsan dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in ay u gudbin doonaan baarlamaanka mooshin ka dhan ah madaxweynaha, taasoo xiisad siyaasadeed ka dhax abuurtay maamulka. Read more about Gaas : Puntland yaanan dab lagu shidin

Farmaajo oo qurba-joog kale u magacaabay xil sare

$
0
0

Kn: Illaa iyo hadda xilalka uu magacaabay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa dad qurbaha ka yimid, waxaana dalka ka jira dareen ah in dadkii aanan fursada u helin in ay dal shisheeye aadaan laga qadinayo xilalkii muhiimka ah.
Maanta waxa uu madaxweynaha magacaabay la taliyaha arrimaha bulshada, waxaana xilkaasi loo magacaabay gabadh lagu magacaabi Caasho Abuukar Qaasim.Read more about Farmaajo oo qurba-joog kale u magacaabay xil sare


Saldhiga Millatari ee Berbera, Muxuu Faa’iido u...

Ku-simaha Madaxweynaha oo ka Furay Shirka...

$
0
0

Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxwayne Ku-xigeenaka Jamhuuriyadda Somaliland ahna kusimaha Madaxwayanaha Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta furay mashruuca sannadlaha ah ee horumarinta dawladaha hoose ee dalka ee loo yaqaanno (JPLG)-ga..Mashruucan oo sannadkan 2017, ay soo qaban qaabisay Hay'adda UN Habitat, ayaa lagu soo bandhigay kharashka ay sannadkan u qoondeeyeen dawladaha hoose ee dalka, kaas oo ka badan kii sannadkii hore ay geliyeen dawladda hoose ee magaalooyinka waaweyn ee Somaliland. Read more about Ku-simaha Madaxweynaha oo ka Furay Shirka...

UK: Masuuliyiinta Axsaabta oo ka Digay Banaan-bax...

$
0
0

London(Somaliland.Org)- Masuuliyiinta Saddexda xisbi ee KULMIYE, UCID, WADANNI iyo Jaaliyadda Somaliland ee dalka UK, ayaa wadajir ugu bayaamiyay inay ka soo horjeedaan, isla markaana aanay taageersanayn, uguna baaqayaan bulshada inaanay ka qeybqaadan banaanbax la sheegay in lagu hordhigayo safaarada Imaaraadka ee London maalinta Khamiista ee 2-da Bishan March. Read more about UK: Masuuliyiinta Axsaabta oo ka Digay Banaan-bax...

Xafiiska Ciidanka DANAB oo u jawaabay Wasiirka...

$
0
0

Siciid Dhagaweyne oo ah hogaanka xafiiska ciidanka kumaandoosta DANAB ee Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal uu shalay ku sheegay Wasiirka Maaliyada Puntland Cabdulaahi Shiikh inaanu jirin xuquuq iyo mushahaarooyin ciidamada uga maqan Xukuumada uu ka tirsan yahay ka dib markii ay saaco kooban la wareegeen xarunta Baarlamanka ee magaalada Garowe ciidamo gadoodsan oo dhawaan kasoo baxay difaaca Gaalkacyo ee xadka u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug. Read more about Xafiiska Ciidanka DANAB oo u jawaabay Wasiirka...

Ruushka iyo Shiinaha oo codka qayaxan ku diiday cunaqabataynta Suuriya

$
0
0

Dawladda Suuriya ayaa lagu eedeeyay in ay hub kiimiko ah u adeegsatay muwaadiniinteeda.

Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Khudbadda Trump

$
0
0

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa goor dhowayd soo gaba gabeeyey khudbaddiisii ugu horraysay ee isagoo madaxwyene ah uu u jeediyo Labada Aqalka ee Koongareeska.

Ruushka iyo Shiinaha oo codka qayaxan ku diiday...

$
0
0

Ruushka iyo Shiinaha ayaa codka qayaxan ku diiday qaraar ay Qaramada Midoobay soo jeedisay oo Suuriya loo cunaqabatayn lahaa eedaymaha loo soo jeediyay ee ku aadan in ay hub kiimiko ah isticmaashay.
Waa markii todobaad ee Ruushku uu codka qayaxan ku hor istaago qaraaro uu soo jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay si uu u badbaadiyo dawladda Suuriya. Read more about Ruushka iyo Shiinaha oo codka qayaxan ku diiday...


Wafti ka socda Golaha Ammaanka oo booqanaya Galbeedka Afrika

$
0
0

Danjirayaal ka socda15-ka xubnood ee uu Golaha Ammaanka ee Qramada Midoobay ka koobanyahay ayaa lagu wadaa inay boqdaan Galbeedka Afrika

Booliska Kenya oo Xabsiga u taxaabay Dhalinyaro...

Malayshiya oo joojisay heshiiskii dal ku gal la'aanta ee Kuuriyada Waqooyi

$
0
0

Dawladda Malayshiya ayaa soo afjartay hannaankii dadka Kuuriyada Waqooyi u ogolaanayay in ay dal ku gal la'aan u soo safraan dalkooda, sida uu sheegay ra'iisalwasaare ku xigeenka dalkaas.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo sheegay in...

Malayshiya oo joojisay heshiiskii dal ku gal la'...

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live