Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dadkii u Codeeyey Trump oo ka Walaacsan Weeraro Argagixiso

$
0
0

Weerarada ay kooxaha xagjirka ah ka gaysteen London iyo kuwii hore uga dhacay Faransiiska iyo Biljamka ayaa cabsi badan ku abuuray dadka deggan gobollada dhexe ee Maraykanka.


Hadliye oo ka Hadlay Xiisadda Dalalka Gacanka

$
0
0

Lix waddan oo kala ah Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn, Masar, Yemen iyo Liibiya ayaa xiririka u jaray dawladda Qatar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto argagixisada.

Hadliye oo ka Hadlay Xiisadda Dalalka Gacanka

$
0
0

Lix waddan oo kala ah Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn, Masar, Yemen iyo Liibiya ayaa xiririka u jaray dawladda Qatar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto argagixisada.

Dadkii u Codeeyey Trump oo ka Walaacsan Weeraro...

$
0
0

Weerarada ay kooxaha xagjirka ah ka gaysteen London iyo kuwii hore uga dhacay Faransiiska iyo Biljamka ayaa cabsi badan ku abuuray dadka deggan gobollada dhexe ee Maraykanka.

Askar Lagu Dhaawacay Qarax ka Dhacay Duleedka Jowhar

$
0
0

Seddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa ku dhaawacantay ka dib markii galinkii dambe ee maanta qarax miino lagu bartilmaamedsaday duleedka magaalada Jowhar.

SOMALIA: Ministry starts offering Top-level Domain ...

$
0
0

Ministry of Posts, Telecommunications and Technology starts offering domain and email services based on Somalia's country-code.
MOGADISHU (RBC Radio) The Ministry of Posts, Telecommunications and Technology has officially announced that the Ministry is offering domain and email services based on Somalia's country-code top-level domain (dotSO).
This is part of Ministry's 90-day plan to repatriate the country registry, which was unanimously endorsed by the Council Ministers in April 2017. Through a phased manner, we will provide the services to federal states, educational institutions and the general public to better utilize this important resource that will support the ICT development in the country.
The Minister for Posts Abdi Ashur Hassan, minister for Posts, Telecom and Technology, said that bringing dotSO services under the management of the Ministry was one of his priorities. "We were able to put a plan for its operations and we are still on track. I thank the President, Prime Minister and Council of Ministers for their support to our plan," said the Minister.
"DotSO is our identity on the Internet and using it will improve government image and both internal and external communications as well as help us leave institutional memory" concluded the Minister.

SOMALIA: Somaliland bars former Somalia minister...

$
0
0

FILE PHOTO: former Somalia Foreign Minister Ismail Hurre Buba.
HARGEYSA (RBC Radio) Somaliland authorities this week bared former Somalia Foreign Minister Ismail Hurre Buba from traveling to Kenya, local officials said.
The unionist minister, now a pro-secession politician, Mr. Buba was pulled out of his flight from Hargeysa, the capital of Somaliland to Nairobi, Kenya shortly before his flight had to depart.
On Tuesday, The State Minister for Interior Mohamed Muse Diriye said the reason to bar Mr. Buba from flying abroad was his Somali Diplomatic Passport, which Somaliland says does not allow to be used by its politicians.
"Mr. Buba is a Somaliland citizen who happened to travel using Somali Diplomatic Passport, which we cannot accept." State Minister Diriye said during a press conference in Hargeysa.
Somaliland declared its break away from Somalia in 1992 following the collapse of Somalia's late central government led by President Siad Barre, but the northern Somalia region is not yet recognized internationally.
Almost everyone of Somaliland politicians, including the State Minister Diriye use foreign passports, but he said the authorities in Somaliland are opposed to allow people to use Somali Passport.

Ra’iisul Wasaaraha oo u kuur galey howlaha shaqo ee...

$
0
0

Muqdisho, 06 June 2017...Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda Muqdisho, waxaana ku soo dhaweeyey Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Marwo Maryan Aweys, Maareeyaha Dekada Muqdisho iyo dhammaan shaqaalaha ka howlgala, wuxuna mid mid u booqdey xafiisyada ay ku howl-galaan shaqaalaha dekedda. Ra'iisul Wasaaraha ayaa maamulka dekadda kala hadlay sidii loo dar-dargelin lahaa shaqada, loona horumarin lahaa dekedda Muqdisho, sidoo kalena waxuu la sheekeestey Ganacsatada alaabta kala soo dageysey dekadda, isagoona ka wareystey sida loola dhaqmo marka ay usoo degayaan badeecooyinka. Waxuu maamulka dekadda ugu baaqey iney ilaaliyaa xariirka Ganacsatada, loona fududeeyo sidii ay ganacsigooda hab nidaam ah u mari lahaa. "Waa iney helaan Ganacsatada Soomaaliyeed qadarin gooniya si loo dareensiiyo iney dalkan iyagu leeyihiin, taasina waxaa keeni karta iyadoo loo fududeeyo Ganacsigooda"ayuu yiri R/W Xasan Cali Kheyre. Ra'iisul Wasaaraha ayaa kormaarkani u noqonayaa markii Shanaad ee uu booqdo Dekadda. Waxuuna maamulka iyo shaqaalaha kula dardaarmey iney nidaam caddaalad ah ugu shaqeeyaan bulshada Soomaaliyeed, isla markaana ay iska ilaaliyaan wax walba oo keeni kara musuq-maasuq. ---DHAMMAAD---


Madaxweynaha JFS oo la hadlay Ciidanka Xoogga Dalka...

$
0
0

Kismaayo, Jubbaland, (6, June, 2017)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Talaado ah Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed iyo wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo.Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhawayn kadib sheegay in Jubbaland ay muhiim u tahay booqashada maanta oo uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku yimid qayb dalkiisa kamid ah oo uu ka hanaqaaday uun hananka Federaalka ah balse aysan jirin cid kamadax banan uu uu halkan ugu yimid.

XOG:Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha...

$
0
0

BALCAD(RBC RADIO)Qarax sababay Khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa Maanta ka dhacay deegaan duleedka ka ah Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Qaraxa oo nuuciisu ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala beegsaday Kolonyo Gaadiid ah oo galbinaysay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Saraakiil Ciidan.
Wararka aan ka heleyno deegaanka uu Qaraxu ka dhacay oo qiyaastii 7KM u jira Degmada Balcad ayaa sheegaya in Qaraxu uu haleelay mid kamid ah Gaadiidka dagaalka ee ay wateen Masuuliyiinta ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya.
Inta la xaqiijiyey hal Askari ayaa ku dhintay Qaraxa waxaana sidoo kale ku dhaawacmay Askar kale,Lama sheegin wax khasaare ah oo soo gaaray Waftiga Dowladda ee Qaraxa lala beegsada,Masuuliyiinta la Qarxiyey ayaa ka ambabaxay Degmada Balcad waxayna kusii jeedeen Magaalada Jowhar.
Gaarigii Qaraxa lala eegtay ayaa goobta ku gubtay,Al-shabaab ayaa inta badan Qaraxyo iyo weeraro gaadmo ah u geystay Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
RBC RADIO

3 Qof oo ku Geeriyootay Qarax ka Dhacay Kenya

$
0
0

Saddex qof ayaa dhimatay kadib markii gaari ay saaraayeen ay miino kula qaraxday gobolka Waqooyi Bari Kenya, galabta casar liiqii.

Ra’iisul wasaare Khayre oo kormeeray shaqada ka...

$
0
0

Ra'iisul Wasaaraha XFD Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda Muqdisho, waxaana ku soo dhaweeyey Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Marwo Maryan Aweys, Maareeyaha Dekada Muqdisho iyo dhammaan shaqaalaha ka howlgala, wuxuna mid mid u booqdey xafiisyada ay ku howl-galaan shaqaalaha dekedda.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa maamulka dekadda kala hadlay sidii loo dar-dargelin lahaa shaqada, loona horumarin lahaa dekedda Muqdisho, sidoo kalena waxuu la sheekeestey Ganacsatada alaabta kala soo dageysey dekadda, isagoona ka wareystey sida loola dhaqmo marka ay usoo degayaan badeecooyinka. Waxuu maamulka dekadda ugu baaqey iney ilaaliyaa xariirka Ganacsatada, loona fududeeyo sidii ay ganacsigooda hab nidaam ah u mari lahaa.
"Waa iney helaan Ganacsatada Soomaaliyeed qadarin gooniya si loo dareensiiyo iney dalkan iyagu leeyihiin, taasina waxaa keeni karta iyadoo loo fududeeyo Ganacsigooda"ayuu yiri R/W Xasan Cali Kheyre.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa kormaarkani u noqonayaa markii Shanaad ee uu booqdo Dekadda. Waxuuna maamulka iyo shaqaalaha kula dardaarmey iney nidaam caddaalad ah ugu shaqeeyaan bulshada Soomaaliyeed, isla markaana ay iska ilaaliyaan wax walba oo keeni kara musuq-maasuq.
The post Ra'iisul wasaare Khayre oo kormeeray shaqada ka socota dekedda Muqdisho. appeared first on Puntland Post.

3 Qof oo ku Geeriyootay Qarax ka Dhacay Kenya

$
0
0

Saddex qof ayaa dhimatay kadib markii gaari ay saaraayeen ay miino kula qaraxday gobolka Waqooyi Bari Kenya, galabta casar liiqii.

XOG:Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre oo...

$
0
0

MUQDISHO(RBC RADIO)Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Maanta kormeer uu kaga jawaabayo Cabasho kaga timid Ganacsatada Soomaaliyeed ku taay Dekedda Magaalada Muqdisho.
Ra'iisal Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa faragalin ku sameeyey muran xoog leh iyo ismari waa ka dhextaagan Ganacsatada Soomaaliyeed ee wax kala soo daga Dekedda Magaalada Muqdisho iyo Shirkadda dalka Turkiga ee gacanta ku haysa Maamulka Dekedda ee Albeyrak.
Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa u gudbiyey Ra'iisal Wasaare Xasan Cali Khayre Cabasho ka dhan ah Shirkadda Albeyrak,Ganacsatada ayaa ka cabanaya tixgalin la'aan iyo ineysan Dekedda oolin qalab ku filan hawlaa Dekedda,Ganacsatada ayaa sidoo kale Ra'iisal Wasaaraha u sheegay iney qaati ka taagan yihiin lacago fara badan oo meelo kala duwan looga qaado Ganacsatada Soomaaliyeed ee Badeecooyinka kala soo daga Dekedda Muqdisho.
Ra'iisal Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ku booriyey Maamulka Dekedda Muqdisho iney ilaaliyaan xiriirka kala dhexeeya Ganacsatada Soomaaliyeed,Wuxuuna farta ku fiiqay in loo baahan yahay in Ganacsatada la dareensiiyo iney iyagu dalka leeyihiin.
Xasan Cali Khayre Ra'iisal Wasaaraha dalka ayaa sidoo kale Maamulka Dekedda faray iney ka shaqeeyaan sidii Ganacsatada Soomaliyeed ay hab Nidaamka Badeecooyinkooda ugala soo dagi lahaayeen Dekedda,Wuxuuna intaa raaciyey in Maamulka sidoo kale looga baahan yahay iney ka fogaadaan wax walba oo keeni kara Musuq Maasuq.
RBC RADIO

Arday saxaafadda baratay oo Garoowe xaflad qalin...

$
0
0

Xarunta maamulka gobolka Nugaal ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad ay ku qalin jebinayeen 26 arday oo machadka barashada saxaafadda Soomaaliyeed fariciisa Garoowe ka dhammeeyey saxaafadda.
Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka socdey wasaaradda warfaafinta, gudoomiye ku-xigeenka degmada Garoowe, hogaanka ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP, nabadoono, ururada bulshada rayidka ah, suxufiyiin iyo ardayda dhammaysay machadka.
Maamulaha Machadda (SJC) Jaamac Cabdiraxmaan Axmed oo ugu horayn kahadlay madasha ayaa ku dheeraaday casharadii ardaydu soo barteen mudadii 6da bilood ahayd ee ay waxbaranayeen iyo sida ay ugu diyaarsan yihiin inay mihnadda saxaafadda ku shaqeeyaan.
Dhammaan ka qaybagalayaashii xafladda ayaa ardayda ku booriyey inaysan ka daalin waxbarashada, islamarkaana wixii ay soo barteen ay dalkooda dib ugu celiyaan.
Ugu dambayntiina waxaa madasha shahaadooyin lagu gudoonsiiyey ardaydii qalin jebisey iyadoona xafladdu kusoo dhammaatay jawi wanaagsan.
SAWIRRO
The post Arday saxaafadda baratay oo Garoowe xaflad qalin jebin ah loogu qabtay. appeared first on Puntland Post.


Qatar flights using Somali airspace after Gulf ban

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
A Somali civil aviation official says at least 15 Qatar Airways flights have used Somalia's airspace since Saudi Arabia and other Arab nations moved to sever links with the Gulf nation.
The official, who spoke on condition of anonymity because he was not authorized to brief reporters, said that before the Gulf diplomatic crisis erupted Monday, just one or two Qatar Airways planes flew over Somalia each day.
Saudi Arabia, Egypt, Bahrain and the United Arab Emirates cut diplomatic ties with Qatar and have moved to isolate the country by shutting down land, sea and air links, accusing it of supporting terror groups in the region. Qatar has denied the allegations.
The Qatari capital, Doha, is a major international transport hub.
Related
La wadaag
Facebook
Twitter

Al-Shabab kills Aid workers near Dadaab refugee camp

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
A Kenyan government official says four Kenyan aid workers have died after their vehicle hit a mine near the Dadaab refugee camp in the eastern county of Garissa.
Mohamud Saleh, the northeastern regional coordinator, said Tuesday the vehicle belonged to African Development Solutions.
He says the mine is thought to have been planted by al-Shabab extremists based in neighboring Somalia.
At least 34 people have died, including 20 police officers, in similar explosions in Kenya in the past three weeks.
Analysts call it a change in strategy by al-Shabab, which has been carrying out attacks inside Kenya since 2011.
The extremist group has called the attacks revenge for Kenya sending troops to Somalia to fight the militants.
Related
La wadaag
Facebook
Twitter

Wasaarada Haweenka oo shir balaaran u qabtey...

$
0
0

Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dawladda Puntland ayaa maanta ku daahfurtay magaalada Garowe shirweyne balaaran oo 2 bari socon doona islamarkaana lagu tababarayo Odayaal dhaqameedyo kala duwan oo la barayo qorshe cusub oo Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska dhawaan ay diyaarisay kaas oo lagu magacaabo Qorsha Taabba-galinta Jinsiga (Gender Mainstreaming Toolkit ).
Qorshahaan oo ah mid loogu talagalay inuu wax ka badalo xaaladda Haweenka Puntland khaas ahaan u sinaanshaha Haweenka iyo Ragga fursadaha shaqo,waxbarasho iyo cadaaladda,Maadaama odayaal dhaqameedku lafdhabar u yihiin Arrimaha bulshada waxay wasaaraddu muhiimad gaar ah siinaysaa isimada iyo cuqaasha Puntland inay qayb wayn ka qaataan sidii Haweenka Puntland fursadaha shaqo, caafimaad, waxbarasho iyo siyaasadeed loogu heli lahaa Cadaalada.
Waxaa kazoo qeyb galay shirkaan oo ugu horeyn furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka Mudane Cabdirisaaq Nuux Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dawladda Puntland Marwo Aniso Abdulkadir Hajimumin iyo Madax ka socotay Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Horumarinta ee UNDP oo uu hogaaminayay Madax UNDP ee Puntland Mr Sayed Zahibsada.
Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta haweenka oo ugu horrayn ka warbixiyay ujeedada shirka ayaa ka codsadey Odoyaasha inay taageero siiyaan haweenka, Sidoo kale madaxa UNDP ee Puntland ayaa isna kula dardaarmay inay Odoyaashu haweenka ka qeybgaliyaan fursadaha ka jira dalka.
Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin oo daahfurtay kulankaan ayaa ku dheeraatey ujeedada shirka, waxayna ka codsatay Odoyaasha inay Wasaaradda Haweenka ku taageeraan fulinta qorshahaan iyo taabagalinta jinsiga isla markaana ay u cadaalad sameeyaan ragga iyo dumarkaba markay fursado yimaadaan.
Waxay sheegtay Ms Aniso in haweenka Soomaaliyeed dhib weyn ku qabaan markay doonayaan inay bulshada u adeegaan sababtuna tahay iyagoo caqabad aad u wayn kala kulma dhinaca dhaqanka.
Ugu dambayn Nabadoonada kazoo qeybgalay shirkaan ayaa soo dhaweeyay qorshaha cusub isla markaana Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dawladda Puntland ku amaanay hawsha ay Haweenka Puntland u hayso dhan walba waxay sidoo kale balanqaadeen inay garab istaagi doonaan Wasaaradda iyo Masuuliyiinteeda.Abshir DhiiranePUNTLAND POST
The post Wasaarada Haweenka oo shir balaaran u qabtey Odoyaasha dhaqanka Puntland appeared first on Puntland Post.

Dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ee ka baxa Radio Muqdisho

$
0
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka SAMAWADE oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho, ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay mowduuca "Dambi intee la eg buu leeyahay in la daadiyo dhiigga qofka Muslimka ah, gaar ahaan inta lagu guda jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan". Halkan ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/06/BAR-SAMAWADE-04....

Wasiirka Awqaafta Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa...

$
0
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Cumar Faaruuq Sheekh Cabdicasiis iyo Lataliyaha Wasaaradda ayaa lagu soo dhoweeyay Wadanka Kuwait. Wafdiga Wasiirka Awqaafta Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee wadanka Kuwait iyo Masuuliyiin kale. Sidoo kale waxaa soo dhowaynta ka qayb qaatay mas'uuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee ku taala Wadankaasi Kuwait. Wasiirka Awqaafta Soomaaliya ayaa la kulmay dhigiisa dalka Kuwait oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka midyihiin xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii ay tababbaro u siin lahaayeen shaqaalaha Wasaaradda.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live