Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Alshabaab oo ku fashilmey Kismaayo

$
0
0

Kn: Maalmo uun kadib weerarkii dagaalyahanada Alshabaab ay ku qaadeen deegaanka Af Urur ee Puntland halkaasi oo ay qasaaro badan ka geysteen ayaa waxa uu qorshahoodu ahaa in qasaarahaasi mid la mid ah ay ka geystaan Jubbaland.
Balse ciidamada foojigan ee Jubbaland ayaa si adag isaga difaacay weerar ay xalay ku qaadeen xerada Akadeemiya ee duleedka waqooyi ee Kismaayo.
Ciidamada Jubbaland ayaa gacanta ku dhigey dagaalyahano da'yar ah oo Alshabaab ay soo qaldeen, kuwaasi oo sheegey in dagaalka lagu soo qasbay.
Kismaayonews.com


Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka

$
0
0

Kusoo dhawaada Bar. Dhacdooyinka Todobaadka, waxaa inala socodsiinaya Jamaal Axmed Cismaan, Qodobada ku jirana waxaa kamid ah xiisadda Gacanka

Wasaaradda Dastuurka Federaal oo soo bandhigtay...

$
0
0

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii bil ee la soo dhaafay ee April iyo May, Wasiir Cabdi Xoosh oo saxaafadda xafiiskiisa kula hadlay ayaa uga jawaabay su'aallo dhawr ah oo ay weeydiiyeen waxa uuna u ballanqaaday in bil walba ay Wasaaradda u soo bandhigi doonto waxqabadkeeda saxaafadda si ay u gaarsiiyaan bulshada Soomaaliyeed, Wasiirka ayaa shirka jaraa'id waxaa ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Abuukar Zubeyr.
La taliyaha Wasaaradda ee Arrimaha Warfaafinta, Xiriirka, iyo Wacyigelinta dadweynaha Cabdicasiis Cabdi Xaaji Gobdoon ayaa saxaafadda u aqriyay waxqabadka Wasaaradda oo ahaa sida hoos ku qoran:-

  1. April 17, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan muhiim ahaa oo ku saabsan geeddi socodka dib u eegista Dastuurka layeelatay hogaanka xisbiyada siyaasadda abuurmaya ee dalka.
  1. April 29, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku saabsan ololaha geedi socodka dib u eegista Dastuurka la qaadatay ururada haweenka Soomaaliyeed.
  1. May 4, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay ururada bulshada rayidka ee SOSECENSA iyo PUNSAA oo ka kala howlgala Koofurta, Bartamaha, iyo deegaanada Puntland iyo hay'adda IIDA.
  1. May 8, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa shir wadatashi ah la yeelatay ururada dadka Naafada oo ku saabsanaa sidii loo dhageeysan lahaa taladooda ku qotonta dhameeystirka Dastuurka.
  1. May 9, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay talooyinkooda ugu gudbinayeen Wasaaradda, dhalinyarada ayaa waqti fiican u helay in ay su'aallo weydiiyaan Wasiirka iyo masuuliyiinta ugu sareeysa Wasaaradda.
  1. May 11, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay Culumada Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen kuwo magac iyo maamuus ku leh bulshada dhexdeeda.
  1. May 14, Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo socday 3 maalin ayaa ka furmay Muqdisho, shirka ayaa waxaa looga hadlay Geedi-socodka dib u eegista Dastuurka oo ay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ay horkaceyso.
  1. May 16, Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF iyo M/Goboleedyada ayaa laga soo saaray War-murtiyeed 10 qodob ah oo ka hadlayay xoojinta wadashaqqeynta Wasaaradaha iyo in la abuuro Madal ay ku mideysanyihiin Wasaradaha oo 3dii bilba mar shirta iyo markii ay jiraan arrimo deg-deg ah.
  1. May 17, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa magaalada Nairobi kula kulmay saaxiibada Beesha Caalamka ee dowladda Soomaaliya taageera.

Faafinta Puntland Post
The post Wasaaradda Dastuurka Federaal oo soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii Bil ee la soo dhaafay appeared first on Puntland Post.

Somali, AU forces begin fresh war on Al shabaab

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Somali government forces, backed by AU and US soldiers have launched Saturday an offensive against Al shabaab militants in Lower Shabelle region, south of Somalia.
The region's officials confirmed to Radio Shabelle, the start of the fresh military operation, which them said is aimed to flush out Al shabaab from their remaining pockets.
The coalition forces began their offensive at Mubarak, Beled-amin and other nearby small towns, where they fought off Al shabaab fighters for several hours early on Saturday morning.
In April, Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo declared war on Al Shabaab on and offered amnesty to fighters, if they surrendered within 60 days.
Last week, a suspected US warplane dropped leaflets on Jilib, an Al shabaab-held town in Middle Jubba region, urging fighters to defect, and take advantage of the President's amnesty offer.
Despite being driven out of large swathes of territory, Al shabaab still controls key areas in south-central Somalia, and capable of carrying sporadic bomb ad gun attacks in the country.
Related
La wadaag
Facebook
Twitter

Soomaliand oo Xiriirka u Jartay Qadar

$
0
0

Maamulka Somaliland ayaa Taageeray go'aanka Sacuudiga iyo Imaaraadka, oo ay sheegtay inay la mowqiftahay, midaasi oo la micno ah inay xiriirka u jareen Qadar.
Go'aankan ayaa kasoo baxay kulan aan caadi aheyn oo Golaha wasiirada Somaliland yeesheen maanta, wasiirka arrimahada dibedda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa weriyayaasha u akhriyey go'aanka waxaana uu yahay:-1- in Somaliland si buuxda u taageerto mawqifka iyo aragtida ay ka qaateen Sacuudiga iyo Imaaraadku khilaafka siyaasiga ah ee u dhexeeya iyaga iyo Dalka Qadar.2-Laga bilaabo maanta cid aan ogolaansho ka haysan Somalialnd ma isticmaali karaan, mana mari karaan hawada Jamhuuriyadda Somaliland.3-Somaliland way u madax-banaan tahay cirkeeda , dhulkeeda iyo baddeedaba, Soomaaliyana kama taliso, mana bixin karto ogolaansho cidi ku isticmaasho cirka, dhulka iyo badda Jamhuuriyadda Somaliland..Hoos ka Aqriso Warqada.
Maamulka Soomaaliand ayaa sheegtay in uu ka Goostay Soomaaliya hayeeshee wali ma aanu helin wax madaxbanaani ah.Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post
The post Soomaliand oo Xiriirka u Jartay Qadar appeared first on Puntland Post.

Akhriso shaxda wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka...

$
0
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa shaxda isku aadka wareegga labaad ee Tartanka, kaasi oo caawa si rasmi ah u bilaabaya oo ay ku tartami doonaan degmooyinka Warta Nabadda iyo Baledweyne oo ka kala tirsan Gobollada Benaadir iyo Hiiraan. Halka Hoose ka degso shaxda Isku aadka degmooyinka

SOMALIA: Self-declared Somaliland backs Saudi...

$
0
0

HARGEYSA (RBC Radio) The self-declared northern Somalia region of Somaliland has on Saturday backed Saudi Arabia's isolation against Qatar amid growing diplomatic crisis in the Gulf Arab nations.
Somaliland is not a recognized country, but has declared independence from the rest of Somalia following the collapse of late military rule in 1992.
On Saturday, Somaliland cabinet meeting supported the move by Saudi, Bahrain, United Arab Emirates (UAE) and Egypt who severed ties with Qatar last week after accusing of terror support and the role of the Qatar-owned Al-Jazeera TV. The four countries blocked airspace access of Qatar Airways.
"Somaliland cabinet of the ministers backd Saudi and the Arab countries position against Qatar." the foreign affairs minister of Somaliland Sa'ad Ali Shire told reporters in Hargeisa, the capital of Somaliland.
During his press conference, the minister rejected the position by Somalia's Federal Government in which the Foreign Minister took a neutral position on the Gulf crisis.
"Somalia cannot decide on our territorial airspace and waters." he said referring to the permit by Somali Government for the Qatar's state courier, Qatar Airways.
But the position announced by Somaliland authorities on Saturday is unlikely to affect Qatar as a country, while the international recognized Mogadishu-based Federal Government yet insists a diplomatic relation with Qatar.
In a statement last week, Somalia Foreign Ministry noted deep concern about the diplomatic row between the brotherly Arab countries.
"Somalia as a member of both the Arab League and the Organisation of the Islamic Conference is ready to give a helping hand to find a solution to settle the dispute among the brotherly countries." the statement noted.
The statement comes as Somalia maintains a friendly relations with these countries, which at least three of them provided financial support to the Federal Government of Somalia.

(Cod+Sawiro)Madaxweynaha Galmudug Iyo Maamulka...

$
0
0


Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle ayaa Magaalada Gaalkcyo Kula Kulmay Saraakil Ka Socotay Hay,adaha WFP iyo UNHCR,
Waxaana Sidokale Kulan Goobjoog Ka ahaa Maamulka Gobolka Mudug iyo Kan Degmada Gaalkcyo
Kulankan Dhexmaray Madaxaweynha Galmudug iyo Saraakiisha Ka Socotay Hay,adaha ayaa ahaa mid Looga Hadlayay Sidii Wax Loogan qaban lahaa Ugormashada Dadka Tabaaleysan iyo Hormarinta .islamarkaana iyo dib Udajin iyo Shaqo Abauur Loogu Sameyn Lahaa. Bulshadaas,
Cabdirashiid Xaashi Cartan Gudomiyaha Gobolka Mudug Ee Galmudug ayaa Saxaafada uga Warbixiyay Markii Kyulanku Soo idlaaday. Wuxuuna sheegHOOS KA EEG CODADKA IYO SAWIRADA.XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG SHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440


DAAWO: Ra’iisul Wasaaraha iyo Mas’uuliyiin kale oo...

$
0
0

Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ee Soomaaliya oo ay weliyaan Wasiirka Amniga,Wasiirka dhallinyarada, guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa galabta kula afuray qaar ka mid ah dawooyin Caasimadda ciidanka ku guda jira xalisinta Muqdisho, si ay ugu dhiiri geliyaan howsha Wanaagsan ee ay u hayaan isla markaana loogu muujiyo in Madaxda Dowladdu ay garab tagan yihiin. Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa samaysay Afurka, Wasiirka Amniga gudaha iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa wadada ugu qaybinayey rashinka ka hor afurka dadka masaakiinta ah ee waddooyin qaar ku sugnaa. Ra'iisul Waaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya iyo Mas'uuliyiinta kale ayaa si caadi ah ula afurayey askarta, iyagoo aad ugu faraxsanaa in ay arkaan madaxda dowladda oo waddada hareeraheeda kula afuraya ciidamada. Wasiirka dhallinyarada Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay afurka caawa ay la furayaan Ciidanka Qaranka ay qayb ka tahay amarka Ra'iisul wasaraha ee ku aadan dhiiri gelinta Ciidanka. Ra'iisul Wasaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya oo la hadlay askartii uu la afuray ayaa tilmaamay in Xukuumadda ay ka go'an tahay dhiiri gelinta iyo sare uqaadidda muraalka ciidanka, si loogu guuleyso xasilinta Amniga Dalka, gaar ahaan Muqdisho. Intaa kadib ayaa Ra'iisul [...]

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Agaasinka Iskaashiga...

$
0
0

Muqdisho, June 10, 2017 - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maana si rasmi ah dib ugala wareegtay Agaasinka Iskaashiga Caalamiga Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Wasaaradda. Agaasinka Iskaashiga Caalamiga ayaa ka qeyb aheyd howlaha Wasaaradda Qorsheynta intii u dhexeysay 2014-2017, hayeeshee mudadaasi kahor waxaa loo tirinayay mid ka mid ah afarta tiir ee ay cuskato Wasaaradda Arrimaha Dibadda. Mudnae Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha ayaa ku wareejiyay dukumintiyo la xiriira Agaasinka Iskaashiga Caalamiga, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed Kheyr Cabdi. Fadhi kooban oo dukumintiyo kala wareegidda ka horeysay ayaa mas'uuliyiinta sare ee labada Wasaaradood ay ka wada hadleen xoojinta wadashaqeynta ka wada dhexeysa iyo sidii loogu saldhigi lahaa hannaan hiigsi sare leh. Munaasabadan oo ku dhammaatay jawi guul leh ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xoghayayaasha joogtada labada Wasaaradood iyo mas'uuliyiin kale.

Gunmen kill Govt soldier in Mogadishu, 3rd in a day

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Gunmen, thought to be Al shabaab assassins have shot and killed a government soldier in Mogadishu, the third targeted assassination in the capital amid massive security operation.
Two men armed with pistols gunned down a tax collector in Mogadishu's Dharkenlet district, and fled the scene before the arrival of Police authorities, according to witnesses.
The slain soldier was identified as Ali Salad. He has been shot on the head several times and died on the spot instantly. No group has yet claimed responsibility for the soldier's killing.
Mogadishu saw an increase of assassinations in the past three months, as the Federal government forces are carrying out an operation dubbed "Mogadishu stabilization mission."
Related
La wadaag
Facebook
Twitter

Roadside bomb hits army convoy pulling out of Barire

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
A roadside bomb has ripped through a military convoy carrying Somali and foreign forces outside Barire, a small town located about 60Km south of Mogadishu on Saturday.
Witnesses said the land mine blast has destroyed one of the armored vehicles, and there was no immediate confirmation on the casualties.
The troops were reported to have been returning from an operation against Al shabaab in the town, where a US Navy SEAL was killed during an especial raid in 4th May.
Al shabaab is reportedly retook Bariire peacefully, after the allied forces pulled out of it.
Related
La wadaag
Facebook
Twitter

Jaamacada Plasma oo ka mid noqotay Hogaanka Midowga...

$
0
0

Gudoomiyaha Jaamacada Plasma Prof. Hassan Kaafi ayaa loo doortay inuu noqdo wakiil Goboleedka Bariga afrika ee golaha sare ee hogaanka Midowga Jaamacadaha Qaarada Africaka ( Association of African Universities(AAU) . Ururkan oo ay ku midaysan yihiin 381 Jamacadood oo ku yaala qaarada Africa ayaa waxaa hogaamiya gole sare oo ka ka kooban 10 wakiil goboleed oo matalaya shan gobol ee dhaca Bariga, Galbeedka, Koofurta, Waqooyiga & Bartamaha qaarada Afrika. Plasma waxaa loo doortay 4 sano ee soo socota (2017-2021) wakiil Gabaleedka Bariga Afrika oo ay hoos imanayaan dhamaan jaamacadaha ku yaala in ka badan 10 dal oo kala ah ; Somaaliya, Kenya, Tansaniya, Uganda, Rwanda, Burundi, Sudan ,South Sudan , Ethopiya , Eretereya, Jabuuti . Urarkan ayaa sanadkan u dabaal degay sanad guuradiisii 50-tanaad ( 1967-2017) taas oo kusoo beegantay Shirweynihiisii 14-naad ee afartiisanaba mar lagu qabto dal ka mid ah dalalka qaarada afrika waxaana sanadkan lagu qabtay 05- 08 June 2017 Caasimadda dalka Ghana Accra oo ay ku taalo Xarunta weyn ee Ururka midowga jaamacadaha afrika (AAU). Jamacada Plasma ayaa noqonaysa Jaamacadii ugu horeysay ee guushaas usoo hoysay Jaamacadaha dalka soomaaliya taas oo albaabka ufuraysa xiriir dhexmara Jamacadaha dalka iyo jaamacadaha qaarada gaar ahaan kuwa gobolka [...]

Ra’iisul wasaare Kheyre oo caawa Ciidamada kula...

$
0
0

Ra'iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo taliyaha Nabadsugida ayaa caawa kormeero ku maraya qaar kamid ah isgooysada Muqdisho.
Ra'iisul wasaaraha iyo xubnaha la socdo ayaa kormeerkooda waxa ay ugu guur galayaan qaabka ay u socoto howlgalada iyo xasilinta Muqdisho.
Ra'iisul wasaaraha ayaa askarta kula afuray isgooyska KM4 ee Muqdisho waxaana uu socod ku maray qaar kamid ah isgooysyada Muqdisho.
Ra'iisul wasaaraaha ayaa ugu baaqay shacabka in ay kala shaqeeyaan dowlada sugida amniga Muqdisho ciidankana waxa uu ugu baaqay in ay si naxariis leh ugu shaqeeyaan Bulshada Soomaaliyeed.Hoos ka Dhageyso Warbixin.
http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2017/06/Warbixintii-Cowke-Radio-PP-Muqdisho-.mp3
Xasan Maxamed Samatar CowkePuntland Post Muqdisho
The post Ra'iisul wasaare Kheyre oo caawa Ciidamada kula Afuray Isgooysyada Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Wasaaradda Arrimaha Dibada oo Waraaqaha aqoonsiga ka...

$
0
0

Muqdisho, June 10, 2017 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay xafiiskiisa warqadaha aqoonsiga Amb. Hamoud Samaran Al Jowhary Al Huwaidi Madaxa Ergada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya. Qaabilaadda Ergeyga cusub oo ay goob joog ka ahaayeen Xoghayaha joogtada Wasaaradda, Agaasimayaasha habmaamuuska iyo Carabta ayaa lagu soo dhoweeyay Danjire Xamuud Samaraan Al jowhari Al Xuweydhi oo badalay Ambassador Mohamed Abdalla Idris. Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane, Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ayaa u rajeeyay ergeyga cusub ee Jaamacadda Carabta guul la taaban karo inuu ka gaaro howlaha loo igmaday, sidoo kalana horseed u noqdo in dhammaan dalalka carbeed ay dib uga furtaan Safaaradahooda caasimadda Muqdisho. Waxaa xusid mudan in Soomaaliya ay xubin ka noqotay Ururka Jaamacadda Carabta February 14, 1974 kadib afar toban sano markii dalka uu gobonnimada qaatay. Soomaaliya ayaa lagu tiriyaa xubin muhiim u ah Ururka Jaamacadda Carabta marka laga eego dhinacyo badan oo ay ku jirto waxa loo yaqaan "Geopolitical strategy".


Farmaajo: waxaan weerarnay saldhiga Alshabaab ee degmada Saakow

$
0
0

War qoraal ah oo ka soo baxay dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamo gaar ah oo taageero ka helaya ciidamo shisheeye ay weerar ku qaaden saldhig ay Alshabaab ku lahayeen meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe.

Qatar oo wafti u dirtey Xamar

$
0
0

Kn: Wasiiru dawlaha arrimaha dibada ee Qatar Suldaan Bin Sacad Al-Muraykhi ayaa maanta tagay magaalada Xamar, halkaasi oo uu la kulmey hoggaanka sare ee dawladda federaalka sida madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isulwasaare Kheyre.
Socdaalkani ayaa waxa uu ka dambeeyey kadib markii ay Qatar xiriirka u jareen wadamada Carabta qaarkood, kuwaasi oo sidoo kale Soomaaliya ku cadaadinaya in ay iyaduna xiriirka u jarto Qatar.
Wasiirka ayaa madaxweyne Farmaajo ku ammaanay go'aanka muhiimka ah ee uu ka qaatay xasarada Khaliijka, kaasi oo ah in uu dhexdhexaad ka noqdey khilaafka wadamadaasi dhex yaala.
Waxa uu madaxweynaha ku wareejiyey dhambaal uu ka sidey Amiir Tamiim Binu Taane ee dalka Qatar ka taliya, wuxuuna sheegey wasiirka in dhammaan balanqaadyadii horey dawladiisa u samaysay ay sida ugu dhaqsiyaha badan u fulin doonaan.
Kismaayonews.com

Farmaajo: waxaan weerarnay saldhiga Alshabaab ee...

$
0
0

War qoraal ah oo ka soo baxay dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada gaar ah ee dowlada Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa Mareykanka ay weerar ku qaaden saldhig ay Alshabaab ku lahayeen meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe.
Madaxweynaha dowlada federalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu amray weerarkan lagu qaaday saldhiga. Waxaana ay dowladu intaa ku dartay in saldhigani ay ku sugnayeen saraakiil sarsare oo katirsan Alshabaab.
Dowlada ayaa sidoo kale sheegtay in sameyn doonto dadaal walba oo lagu baajinayo khasaara soo gaaro shacabka, inta lagu guda jiro howgalada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Ilaa iyo hadda majirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka Alshabaab, hasa yeshee wasaarada gashandhiga ee dalka Mareykanka ayaa xaqiijisay weerarkani lagu qaaday Alshabaab ee Saakow. Waxaana uu Mareykanku sheegay in iyaga oo kaashanaya ciidamada dowlada ay fuliyeen weerarka.
Madaxweyne Farmajo ayaa intii la doortay waxaa uu sheegay in uu ka shaqeyn doono amniga dalka, iyadoo dowlada federalka ay haatan Muqdisho ka wado barnaamijka xasilinta caasimadda.

Puntland oo wafti balaaran u dirtay Jiida Galgala...

$
0
0

Dowlada Puntland ayaa wafti balaaran oo ka socda Xukuumadda u dirtey deegaano ka tirsan Gobolka Bari iyo Jiida Ciidamada Puntland ku sugan yihiin ee Buuraha Galgala waxaana lagu wadaa inay kusoo sameeyaan qiimeyn iyo u kuurgalid ku saabsan xaalada ciidamada iyo shacabka ku nool.
Wararka PUNTLAN POST ka helayso socdaal waftigu uga kicitimay magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa sheegaya inay qeyb ka yihiin Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab,Wasiirka Dekedaha iyo Gadiidka Badda Siciid Maxamed Raage,Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Cabdulaahi Tima-cade,Wasiirka Caafimaadka Dr Cabdinaasir Cuuke iyo Wasiiru dowlaha Maaliyadda.
Qorshaha 1aad ee waftiga ayaa ah inay maalinta beri ah ku booqdaan Isbitaalka Degmada Carmo oo ka tirsan Gobolka Bari askar ku dhaawacmay weerar gaadmo ah oo dagaalyahano ka tirsan Alshabab 07 Bishan 2017 kusoo qaadeen saldhig ciidamada Puntland ku leeyihiin meel u dhaw tuulada Af-urur.
Sidoo kale Waftiga ka socda Xukuumadda Madaxweyne Gaas ayaa lagu wadaa inay socdaal gaaban ku tagaan saldhigyada ciidamada Puntland ku leeyihiin buuraha silsilada Golis, ka dibna waxaa lagu wadaa inay Bosaso kulamo iyo shirar kula qaataan qeybaha kala duwan ee bulshada,Saraakiisha Ciidamada,Kuwa laamaha Amniga ,Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Bosaso.
Isku soo wada duuboo qorshaha waftiga ayaa warar madax banaan sheegayaan inuu yahay mid qeyb ka ah olole balaaran oo Xukuumadda Puntland ku damacsan tahay hawlgalo adag oo dhawaan lagu qaadi doono kooxo ka tirsan Alshabab iyo Daacish oo sida la rumaysan yahay ku dhuumaalaysanaya qarar iyo godad ku yaala buuro dhaadheer oo ku yaala deegaano ka tirsan Gobolka Bari.PUNTLAND POST
The post Puntland oo wafti balaaran u dirtay Jiida Galgala iyo Gobolka Bari appeared first on Puntland Post.

Nin ku xadgudbey Ilhaan Cumar oo shaqada laga...

$
0
0

Kn: Nin tagsiile ah oo ku xadgudbey xildhibaanada Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa la sheegey in la ganaaxay lacag kun doolar ah, islamarkaasina shaqadii laga joojiyey muddo 45 cisho ah, lagana qaaday shatigii wadista tagaasiista.
Xaakim fadhigiisu yahay Columbia ayaa sidoo kale ninkani ku amray in uu qaato casharo la xiriira xasaasiyadaha dhaqanka .
Tagsiilahan ayaa aflagaadeeyey Ilhaan oo gaarigiisa raacday iyada iyo walaasheed bishii December ee lasoo dhaafay, wuxuuna ugu hajabay in uu ka furi doono xijaabka.KismaayoNews.com

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live