Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

DAAWO: Wariye 40 Sano ka shaqeeyay BBC oo ka hadlay...

0
0

Wariye Cabdullahi Xaaji ayaa ahaa saxafigii ugu waqtiga dheeraa ee BBC Somali, waxaana uu ka shaqeynayay mudo ka badan 40 sano.
Waxaa uu ahaa Wariyihii ugu horeeyay ee wareysi kulul la yeeshay Madaxweynihii dowladii Militeriga Marxuum Maxamed Siyaad Barre, waxaana uu weydiiyay su'aalo halis gelin karay noloshiisa oo ay kamid ahaayeen Sababta Dadka loo dilo iyo Xiliga uu dhamaanayo kaligiis talisnimadda.
Cabdullahi Xaaji ayaa dhanka kale ahaa wariye soo kordhiyay erayo badan oo Soomaali ah sida Maandooriyaha, Barwaaqo sooranka iyo kuwa kale.
BBC Somali ayaa udabaal dagaysa sanad guuradii 60-aad ee kasoo wareegatay aas aaskeeda, waxaana qeybta hoose ka daawan kartaa Munaasabad loo qabtay.
storvideo: 


CPJ: South Sudan detains director of public...

0
0

Adil Faris Mayat, the director of the country's public broadcaster, South Sudan Broadcasting Corporation.
NAIROBI - South Sudanese authorities should immediately release Adil Faris Mayat, the director of the country's public broadcaster, South Sudan Broadcasting Corporation, the Committee to Protect Journalist said today. National Security Service agents arrested Mayat in Juba on July 10, according to media reports.
Mayat's wife, Amira Alnahawi, told CPJ that she believes agents arrested her husband because he failed to air a live state of the nation speech by President Salva Kiir on July 9 to mark the country's sixth independence day. CPJ could not determine if authorities have charged Mayat with any crime.
Alfred Taban, chairman of journalists' rights group the Association for Media Development in South Sudan, and six journalists who cover the country and who spoke with CPJ on the condition of anonymity for fear of reprisal also said that they believe Mayat's arrest is linked to him not broadcasting the speech.
"Which news to air or not air is not a decision for South Sudanese authorities to make or even to influence," said CPJ Africa Program coordinator Angela Quintal in New York. "We call on the government of President Salva Kiir to release Adil Faris Mayat immediately and allow the South Sudan Broadcasting Corporation and all news outlets to do their work without political interference or fear of arrest."
When CPJ contacted South Sudan's Information Minister, Michael Makeui, he declined to confirm Mayat's arrest. He said, "He is in South Sudan. And if at all he is under arrest, he is a South Sudanese who is in conflict with the law." Makuei added, "The fact that I am Minister of Information does not mean that I know everyone who is arrested."
The minister said that because Mayat works for the state broadcaster he is a civil servant and not a journalist.
The National Security Service has previously detained journalists for their work, CPJ has found. In July last year, agents detained Taban over a column published in his newspaper, Juba Monitor, and in December, agents expelled Justin Lynch, a reporter for The Associated Press, without explanation.
Since 2013, South Sudan has been embroiled in a civil war that has displaced millions and killed tens of thousands. Press freedom conditions have worsened during that time, with journalists telling CPJ that they fear detention or death for writing critically. In 2015, Kiirthreatened to kill journalists for writing stories that went "against the country."

storvideo: 

Xildhibaan ka hadlay kala diristii Wasiirada Puntland

0
0

Xildhibaan ka hadlay kala diristii Wasiirada Puntland
Jul 19, 2017 -

Xildhibaanad Xaawo Axmed Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadashay Kalsooni kala noqoshadii Baarlamaanka maamulka Puntland ay ku sameeyeen Golaha Wasiirada maamulkaasi.
Xildhibaanada oo la hadashay Risaala waxa ay sheegtay in ay muhiim tahay in lala xisaabto Wasiiradii Shaqadda laga ceyriyay, islamarkaana laga haboonaa in la kala diro, iyadoo aan lala sameynin xisaabtan.
Sidoo kale waxa ay tilmaamay in tilaabadii kala diritaanka Golaha Wasiirada Puntland ay tahay mid lagu deg degay.
Dhankale Xildhibaanad Xaawo Axmed Yuusuf ayaa ka hadashay Saameyn ay ku yeelankarto Sanadguuradii la Aas Aasay Puntland oo dhawaan la xusi doono iyo Safarka lagu waddo in Garowe uu ku tago Madaxweyne Farmaajo , waxaana ay sheegtay in taasi saameyn weyn ku yeelan doonto kala dirida Wasiiradda. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

SOMALIA: Information Minister responds on concerns...

0
0

The Minister of Information, Culture & Tourism Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow).
MOGADISHU (RBC Radio) The Minister of Information, Culture & Tourism Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), is aware of criticism by some individuals of the new media law that was recently passed by the cabinet.
A number of these concerns have been addressed directly, but as the complainant decided to voice their views on online and social media, it is necessary for the Minister to release a public statement.
On coming to office in April 2017, Eng. Yarisow immediately met with journalists and editors to promise a review of the media law and asked them to identify which particular clauses they would like amended. Despite the fact that the law was still relatively new having only received Presidential decree in January 2016.
Three days of consultation were held in Mogadishu over the period 6-8 May 2017, attended by the Ministers of Information from each region of Somalia and media practitioners. All agreed the clauses that needed changing and the draft of amended clauses was reviewed two weeks later. The clauses that was agreed to amend included the removal of the condition of journalism degree, to reduce the fines, to remove criminality issues in the media law and considered recommendations from the Somalia Media Support Group (SMSG).
Since that time the Ministry of Information, Culture & Tourism has held several meetings with media leaders to ask them to provide their comments. After including all the changes, the ministry sent out an e-mail on 22 June 2017 to all interested parties, including; media practitioners' leaders and Ministers of Information from the Federal Member States. In this e-mail we included the latest draft with highlighted changes. No further comments were received and their agreement with the draft was confirmed by telephone.
Finally, on 11 July 2017, the finished document was sent out for comment with a request for comments by 13 July 2017. The Minister even specifically promised in this e-mail that additional comments would be included in the meeting of the Council of Ministers. No comments were received and the Media Law was passed by the Cabinet. It will now go before Parliament for ratification and the media can still lobby through their elected representatives for further changes.
Throughout the process the media were consulted and given multiple opportunities to make amendments. However, senior leaders within the media community now have concerns that prevents them from being members of the Media Committee. This clause was added due to obvious conflict of interest of having current editors and managers as members of the Media Committee. This is the true cause of the personal grievances aired through online press releases and on social media under the banner of 'press freedom'.
The Media Committee consists of nine members, six of whom come from civil society groups; three from private media, one human rights activists, one women advocate, one from the Law Society. The rest of the committee are from public media. This construct will ensure that the Media Committee is impartial and independent.
The Ministry of Information believes that they deserve great appreciation as the Ministry did a proactive and inclusive approach and by having the media law reviewed and opening it for wider consultations. The Ministry provided an opportunity to Somali media practitioners and their representatives to contribute and support this process. The Ministry of Information considered and included all the amendments or recommendations from the media practitioners in the country as well as to the ministries of information from member states of Somalia.
The revised version of the Media law will be aligned to the international standards, provide a legal framework that will contribute to an enabling environment for press freedom, freedom of expression, access to information, plurality and diversity of the Somalia media sector.
The Ministry of Information is ready and willing to listen all genuine concerns that still exist with a view to lobby together all of us including media practitioners so that we can as our MPs and in particular to the parliamentary committee on Information, Posts & Telecommunications to consider addressing all concerns well before the parliament approves the media law.

storvideo: 

Madaxweyne C/Gaas oo Ciidamada Puntland kula...

0
0

"Waxaan Ku boorinaya ciidamada qalabka sida ee Puntland, in ay xoojiyaan amniga iyo xasiloonida deeganada maamulka Puntland, isla markaasna ka feejignaadaan dhagaraha ay maleegayaan Al-shabaab iyo Daacish, aad iyo aad ayaa u mahadsantihiin" ayuu yiri Madaxweynaha maamulka Puntland.
Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaasayaa sheegay inuu golihiisa Wasiiradda kusoo dhisi doono muddada uu ogolaanayo dastuurku, isla markaa waxa uu Madaxweynuhu hoosta ka xariiqay inuu la tashan doono Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey.
"Taasi waxay i faraysa Madaxweyne ahaan in aan Golaha Xukuumadda kusoo dhiso, muddada uu ii ogolyahay Dastuurku, anigoo la tashanaya Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland uuna qabo Dastuurka Puntland." ayuu yiri Madaxweynaha Mamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Cali (Gaas).
storvideo: 

Jubbaland oo baareysa weerar duqeyn ah oo dad rayid...

0
0

KISMAAYO (RBC Radio) Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay baaris ku wadaan dhacdadii shalay la sheegay in weerar duqeyn ah oo lagu dilay afar ruux oo rayid ah oo ka dhacay tuulo u dhow deegaanka Beerxaani ee duleedka magaalada Kismaayo.
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in maamulkooda uu maqlay dhacdada diyaarado aan la garan halka laga leeyahay ay u geysteen deegaanka Qabto Shariif oo qiyaastii 15KM u jirta magaalada Kismaayo.
"Waan ka warqabnaa duqeymaha lala beegsado kooxda Al-Shabaab saldhigyadooda iyo gawaaridooda." ayuu yiri Maxamuud Sayid Aadan.
Weerarkan ayaa la sheegay in goobta lala beegsaday ay ku sugnaayeen dad xoolo dhaqato ah iyo xoolahooda, balse waxaa deegaanka ka taliya kooxda Al-Shabaab.
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland waxaa uu intaa raaciyay in baaritaan haatan lagu sameynayo dhimshada la sheegay afarta ruux iyo dhaawaca dhowr iyo toban kale oo ahaa dad xoolo dhaqato ah.
Weerarada lala beegsado meelaha looga shakisan yahay kooxda Al-Shabaab ayay mararka qaar dadka rayidka dhibaato ka soo gaartaa iyadoo duqeymaha diyaaradaha ay keenaan dhimashada iyo dhaawaca dad xoolo dhaqato ah iyo xoolahooda.

storvideo: 

Dilla iyo Gebilay ama guud ahaanba Somaliland oo hay...

0
0

Dilla iyo Gebilay ama guud ahaanba Somaliland oo hay'ad caalami ahi ka diyaarisay warbixin ku saabsan saamaynta ay abaartii ku yeelatay iyo sida ay dadku u nool yihiin. Meyerka Dilla Mudane Abdi Xaaji Tubeec ayaa isagana la waraysanayaa ( Halkan ka daawo )
Waxa Daabacay staff-reporter on Jul 19th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Drought and famine threaten life for nomadic Somali herders
JUDY WOODRUFF: The United Nations has called it the worst humanitarian crisis since 1945, and, just today, the lead editorial in The Washington Post called it the worst crisis you have never heard of.
Drought and famine threaten 20 million people in the war-torn countries of Yemen, South Sudan, and Somalia, as well as drought-stricken neighbors, such as Ethiopia.
This week, for the first time, eight of the leading U.S.-based international relief organizations are launching the Global Emergency Response Coalition. It's a joint fund-raising appeal to the American public due to the hunger crisis, which will use social media to amplify its message.
Special correspondent Fred de Sam Lazaro reports from the breakaway region of Somalia known as Somaliland.
FRED DE SAM LAZARO: A glimpse from our airplane window showed the stark moonscape of drought stretching for miles on end, where many regions in East Africa are at risk of famine for the third time in 25 years.
More than 360,000 children are malnourished in Somalia; 70,000 of them are in critical condition, according to the World Health Organization. We traveled to Somaliland, a region that declared itself independent of Somalia more than two decades ago.
Its capital, Hargeisa, has seen an influx of mostly nomadic livestock herders fleeing the drought and in some cases fighting in the vast surrounding region. They now live in temporary camps.
Thirty-old-Year-old Hamda Abdilahi Dhamac is the mother of five children. She came here after all of her livestock, some 30 goats and 50 sheep, died from the drought.
HAMDA ABDILAHI DHAMAC, Displaced Livestock Farmer (through interpreter): I used to be part of a family of livestock herders. But now I have been forced to come to this camp, where I don't have enough money to buy food and water. I am really suffering.
FRED DE SAM LAZARO: She gets some money from relatives, but says it's just enough to buy rice and perhaps an onion or tomato. She can't afford beans or meat.
Like Dhamac, a majority of Somalis make their living by grazing animals. But the drought has wiped out 70 percent of all livestock. Dhamac says she doesn't know how she will survive in the future.
HAMDA ABDILAHI DHAMAC (through interpreter): I don't have any hope now. I don't have a plan for my future.
FRED DE SAM LAZARO: Humanitarian organizations are distributing emergency food to ease the crisis in the short-term.
Jeremiah Kibanya coordinates relief efforts for World Vision.
JEREMIAH KIBANYA, World Vision: We are providing food commodities to the people who right now not having anything to eat. We will need money to help people get more animals into their family and begin their livelihood.
FRED DE SAM LAZARO: How much do you need, and what percentage are you getting?
JEREMIAH KIBANYA: World Vision has requested for about $37 million be able to respond. And, so far, we have received $11 million.
FRED DE SAM LAZARO: Most of that money, $10 million, has come from the U.S. government. The Seattle-based agency is helping deliver medical care for those most vulnerable to drought: pregnant women and children.
At this clinic in the village of Gabiley, babies are measured and weighed. A simple test with an armband determines their level of nutrition. Yellow means moderate malnutrition. Red means severe. If there's malnourishment, the mothers are given packets of peanut paste, along with guidance to administer it only to the sickest children, says clinic director Asha Abdi Ali.
It's very difficult for a mother if she has other children who are hungry to not share it?
ASHA ABDI ALI, Clinic Director: We tell them for the same reason. It's that these other children are not in need. It is only for this child.
FRED DE SAM LAZARO: But it's still difficult?
ASHA ABDI ALI: It's still difficult.
FRED DE SAM LAZARO: Keeping people healthy is now made even more difficult, ironically, by rain. Some rains have arrived this year, and that's been enough to green up the landscape.
But the effects of the drought are going to linger for a much longer time. In fact, more immediately, the threat to public health is even greater. That's because there are millions of livestock carcasses strewn all over the landscape, and what the rains do is wash contaminants into sources of drinking water.
On a hillside just outside Dilla, a village about an hour's drive from the capital, carcasses have become an unmanageable problem for Mayor Ibrahim Abdi Haji.
MAYOR IBRAHIM ABDI HAJI, Dilla, Somaliland (through interpreter): It is a bigger problem than we can handle alone. We have asked the government for help to burn those dead animals. But we haven't received help yet. We're afraid the community will get waterborne diseases from the animals. We are very scared.
FRED DE SAM LAZARO: Water which has collected at a nearby earthen dam, has been completely contaminated by both dead and diseased animals.
JEREMIAH KIBANYA: And if people use that water because of desperation, and they don't have any other water to drink, that poses another threat again to outbreak of waterborne diseases to the communities. That can lead to outbreaks of diseases like acute water diarrhea or cholera.
MAN: I want to show you the best way of making your water clean and safe.
FRED DE SAM LAZARO: As a short-term solution, World Vision has distributed some 75,000 filters and chlorine tablets, so people can purify their water.
But World Vision's Kibanya says the other issues, food shortages, limited medical services and lack of jobs, are tougher ones to tackle. There's a tradition in this region, where droughts are localized, that communities welcome people temporarily displaced by the dry conditions.
But one of Dilla's newcomers, Roda Yusaf, a mother of seven, isn't sure she can return to her former livelihood without animals. She plans to stay in Dilla indefinitely.
RODA YUSAF, Displaced Livestock Farmer (through interpreter): When you come from another area, it's difficult to get a job here. But the community has been very supportive.
FRED DE SAM LAZARO: Six years ago, Dilla was in a similar position of hosting displaced persons from a severe famine which ended up killing 260,000 people in Somalia. Mayor Haji hopes that doesn't happen again.
It seems to be a tradition here for sharing and helping people who are in distress in the tribe. After some time, does that become difficult?
IBRAHIM ABDI HAJI (through interpreter): We are starting to reach that point. The last time we supported displaced people who had come here, everybody ended up suffering.
FRED DE SAM LAZARO: The repeated cycles of drought over the past 25 years is constantly on the minds of aid workers and political leaders.
Saad Ali Shire is Somaliland's foreign minister.
SAAD ALI SHIRE, Foreign Minister, Somaliland: We need to look into the future and build resilience, so when the drought comes next time -- and it will come, because these are now more severe and more frequent, because of the climate change.
FRED DE SAM LAZARO: He says much greater long-term investment must be made to improve the region's viability.
SAAD ALI SHIRE: We need to change the way we raise livestock in this country. We very much follow -- we raise livestock as we raised it 200 years ago. It's a nomadic way.
I think we need to settle and grow food for livestock. But we also need, I think, to orient part of our population towards fishing and other activities, industry, services.
FRED DE SAM LAZARO: However, that seems unlikely, at least in the short term, given that urgent appeals to deal with the immediate needs have fallen far short of what the U.N. and aid agencies have requested.
For the PBS NewsHour, I'm Fred de Sam Lazaro reporting from Dilla, Somaliland.
JUDY WOODRUFF: And Fred's reporting is a partnership with the Under-Told Stories Project at the University of St. Thomas in Minnesota.
This post has been viewed 60 times.
storvideo: 

Dhageyso: Howlgal ka dhan ah Kooxda Shabaab oo ka...

0
0

Jul 19, 2017 -
Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxa ay ka mid noqotay Degmooyinka laga bilaabay Howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.
Gudoomiyaha degmada Bardaale ee gobolka Baay Weedow Cali Xasan ayaa sheegay intii ay howlgalka wadeen in ay dileen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.
Howlgalladan oo ay iska kaashanayaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ayaa waxaa laga bilaabay inta u dhaxeysa Degmooyinka Baydhabo iyo Bardaale oo ka tirsan Gobolka Baay.
Nagala soo xiriir
storvideo: 


Dhageyso: Maxaa kasoo kordhay Wasiirada la kala...

0
0

Jul 19, 2017 -
Xildhibaanad Xaawo Axmed Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadashay Kalsooni kala noqoshadii Baarlamaanka maamulka Puntland ay ku sameeyeen Golaha Wasiirada maamulkaasi.
Xildhibaanada ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in lala xisaabto Wasiiradii Shaqadda laga ceyriyay, islamarkaana laga haboonaa in la kala diro, iyadoo aan lala sameynin xisaabtan.
Sidoo kale waxa ay tilmaamay in tilaabadii kala diritaanka Golaha Wasiirada Puntland ay tahay mid lagu deg degay.
Dhankale Xildhibaanad Xaawo Axmed Yuusuf ayaa ka hadashay Saameyn ay ku yeelankarto Sanadguuradii la Aas Aasay Puntland oo dhawaan la xusi doono iyo Safarka lagu waddo in Garowe uu ku tago Madaxweyne Farmaajo , waxaana ay sheegtay in taasi saameyn weyn ku yeelan doonto kala dirida Wasiiradda.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Shacabka Puntland oo soo dhaweeyey go’aankii...

0
0

Shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa si weyn usoo dhaweeyey go'aankii ay Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen Golaha Wasiiradda ee Maamul Goboleedka Puntland. Qaar ka mid ah Shacabka ku dhaqan deeganaada Maamul Goboleedka Puntland oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Golaha wasiiradda ee kalsoonida lagala laabtay ay ku fashilmeen shaqadii loo idmaday ayagoo aad u bogaadiyey go'aanka ay qaateen Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland. Sidoo kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u aqbalay go'aanka Barlamaanka ee kalsooni kala noqoshada golaha Wasiiradda Maamulka Puntland waxa uuna balanqaaday in uu si dhaqso ah kusoo dhisi doono golihiisa Wasiiradda.
storvideo: 

SAWIRO: Ciidanka Q.M oo Dhuula-tus kusoo bandhigay...

0
0

Jul 19, 2017 -
Ciidamada Ilaalada Qaramada Midoobe ee xilligan ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa u dabaaldegay sanad guurada 1-aad ee ka soo wareegatay joogitaankooda Somaliya.
Ciidamadan oo ka socda dalka Uganda, ayay hawshoodu tahay ilaalinta shaqaalaha Qaramada Midoobe ee rayidka ah, kana hawlgala Magaalada Muqdisho.
Ciidamadan, ayaa bishii July ee sanadkii hore bedel u ahaa ciidan kaloo Ilaalada Qaramada Midoobe ka tirsanaa, ka dib markii ay dhameysteen muddo sanad ah oo ay dalka jooggeen. Sanadkii 2015-ka, ayaa Magaalada Muqdisho la keenay ciidamadii ugu horeeyay ee ilaalo u ah Qaramada Midoobe.
Munaasabad Talaadadii lagu qabtay Xarunta Xalane, ayaa waxaa ka qaybgalay Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somaliya, Amb. Michael Keating, Kuxigeenka Safiirka Uganda ee Somaliya, Amb. Nathan Mugisha iyo masuuliyiin kale.
Michael Keating oo ka hadlay munaasabadaasi, ayaa ammaan kala duldhacay ciidamadan, waxaana uu yiri "Sanadkii aad halkaan joogteen waxaa la qabtay doorashada Baarlamaanka iyo midda Madaxtooyada. Horumar weyn ayaana la gaaray iyo heshiisyo amniga ku aadan. Waxaa la qabtay shirweyne lagu taageerayo Somaliya."
Waxaa kaloo uu yiri "Waxaa jirtay booqashooyin badan oo aad iyo aad u heer sareeyay, wasiiro badan oo arrimo dibadeed ayaa halkaan yimid. Idinkuna qayb baad ka aheydeen inay waxyaabahaasi qabsooman, maxaa yeelay idinku halkaan uma joogtaan inaad anaga oo keliya na ilaalisaan."
Wuxuu intaa ku daray "Dadkaan kale maysan imaan lahayn, sababtoo ah mid ka mid ah waxyaabaha halkaan ku soo jiitay Somaliya way ogyihiin, marka ay yimaadan inay ka helayan, waa inaga oo siin karna amni. In badan baana idinkaga mahadcelinayaa."
Amb. Nathan Mugisha, Kuxigeenka Safiirka Uganda ee Somaliya, ayaa sheegay in Qaramada Midoobe uu ka rajeynayo inay kordhiso tirada Ciidamada Ilaalada ee Shaqaalaha Qaramada Midoobe.
Michael Keating, ayaa billad sharaf guddoonsiiyay ciidamadaasi, iyadoo uu abaalmarin uga dhigay shaqo wanaagsan oo ay qabteen, mudadii halka sano ahayd ee ay Xalane ka hawlgalayeen.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Wasiirka amniga federaalka oo sheegay wasaaradda...

0
0

Muqdisho (RBC Radio) Wasaaradda amniga xukuumadda federaalka ah ee Soomaalia ayaa soo bandhigtay qorshe cusub oo ay ku dooneyso in lugu dhiso ciidamo gaar ah oo ay shaqadooda noqon doonto sugida amniga xurumaha dowladda iyo ilaalada madaxda.
Inta badan xarumaha iyo madaxda dowladda waxaa hadda ilaalo ah ciidamada hay'adda sirdoonka iyo nabad-sugidda,kuwaas oo ay wasaaraddu sheegtay in loo deyn doono howsha ay u xil saaran tahay oo ah sirdoonka qaranka.
Wasiirka amniga Federaalka,Maxamed Abuukar Ducaale (Islow ) oo qorshahan soo bandhigay ayaa ka codsadey shacabka inay gacan siiyaan ciidamada nabad-gelyada.
"Waxaan rabaa inaan warka ku soo gabo gabeeyo, ciidamada NISA dharcad ayay ahaan jireen, laakiin hadda ma ahan, marka hore waxaan dhiseynaa ciidamo boolis ah iyo sidoo kale ciidamo gaar ah oo qaabilsan amniga, wixii markaasi ka dambeeya waxaan sameyneynaa in NISA mustaqbalka dhaw ay noqdaan dharcad, si aan loo arkin gaadiid ku buufsan NISA." ayuu yiri Wasiirka Amniga gudaha.
Hadalkan wuxuu wasiirka ka sheegay kulan uu maalin ka hor la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed, kaasi oo looga hadlayay sidii ay haweenku uga qeyb qaadan lahaayeen sugidda amniga, waxaana inta uu socday la is weydaarsaday suurta galnimada in laga wada qeyb qaato sugidda nabadgelyada.
__
RBC Radio

storvideo: 

DEG DEG: Sedax Nin Magafayaal Soomaali ah oo...

0
0

Jul 19, 2017 -
Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay saddex nin Magafe Soomaali ah oo dadka ka tahriibin jiray dalka Koofurta Sudan, kuwaasoo dhowaan gacanta lagu soo dhigay.
Saddexdan Magafe todobaadyo ka hor laga soo qabtay magaalada Jubba ee Caasimadda Koofurta Sudan, iyagoo ku howlanaa falal Tahriibin ah.
Wararka ayaa sheegaya in saddexda nin oo lagu kala magacaabo Caydaruus C/llaahi Naxar, C.raxmaan Maxamuud Socdaal iyo Liibaan Cabdullaahi Xuseen ay gacanta ku soo dhigeen Ciidamada Booliska Koofurta Sudan iyo Booliska Adduunka
Saddexdan nin ayaa ka mid ahaa shabakad isku xiran oo dadka u tahriibiya dalka Liibiya, waxaana baadigoob ku hayay Booliska Adduunka ee Interpol.
Raggan ayaa markii laga soo dejinayay garoonka diyaaradaha Muqdisho la sheegay inay gacmaha ka katiinadeysnaayeen, waxaana la socday askar ka tirsan Interpol oo ku wehlinayay diyaarad qaas ah oo saaka ka soo qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Jubba.
Wararka ayaa sheegaya in raggan loo gacan geliyay dowladda Soomaaliya, si Maxkamad lagu soo saaro magaalada Muqdisho.
Todobaad ka hor ayay aheyd markii garoonka diyaaradaha Muqdisho laga soo dejiyay nin magaciisa lagu sheegay C/qaadir Cumar Cabdulle oo isna ka mid ahaa dadka wax tahriibiya, kaasoo laga soo qabtay magaalada Jubba ee dalka Koofurta Sudan.
Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah ayaa la sheegay bilihii la soo dhaafay laga tahriibiyay Gobolada dalka Soomaaliya, kuwaasoo tahriibintooda ka qeyb qaadan jireen shabakado dadka tahriibiya oo isku xiran, kuna sugan Soomaaliya, Uganda, Koofurta Sudan, Sudan, Masar, Libiya illaa Talyaaniga.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

AC Milan oo wacdaro ka dhigtay suuqa iibsiga...

0
0

Kooxda kubadda cagta dalka Talyaaniga ee AC Milan ayaa ganacsi layaableh ka wada suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, kadib markii uu kooxdaas la weegay Milkiilaha cusub ee reer China Yonghong Li.
AC Milan ayaa ilaa hadda soo iibsatey 9 cayaartoy oo muhiim ah, waxayna ku bixisay qiime lacageed oo dhan 209.5 Milyan oo Euro, iyadoona weli ugaarsanaysaa laacibiin qaali ah.
9-ka ciyaartoy ee Milan soo iibsatay
Saxiixii ugu horeeyay ee Milan samaysay ayaa ahaa Mateo Musacchio, kaas oo ay Villarreal kagala soo wareegtay 15.8 Milyan oo gini, halka Andrea Conti uu San Siro ugu soo biiray 21.25 Milyan oo gini waana mid ka mid ah saxiixyada ugu muhiimsan ee ay Milan sameysay.
Sidoo kale AC Milan ayaa la soo wareegtay difaacii bidix ee kooxda Wolfsburg ee Ricardo Rodriguez, kaas oo ay 15 Milyan oo gini ka soo bixisay balse waxay lacag aad u badan ku kharash garaysay Andre Silva oo ay 35 Milyan oo gini kaga soo qaadatay kooxda FC Porto.
Laakiin xidiga la filayo in uu saamayn layaableh ku samayn doono Milan ayaa ah xidiga ree Turkey ee Hakan Calhanoglu, kaas oo Milan ugu soo biiray 18.70 Milyan oo gini, halka ay 6.8 Milyan oo gini ka soo bixisay xidiga Franck Kessie, kaas oo isna qayb ka ah ololaha isbadalka looga samaynayo Milan, sidoo kale waxay heshiis amaah ah kula soo wareegtay Fabio Borini..
AC Milan ayaa wacdarihii ugu darnaa dhigtay markii ay si lama filaan ah ula soo wareegtay difaaca dhexe ee birta ahaa ee Jeventus Leonardo Bonucci oo waqti dheer ay doonayeen kooxaha Premier Leaque-ga waxayna ka soo bixisay 40 Malyan gani, halka laacibkii ugu danbeeyay ee ay la soo wareegtay uu ahaa Lucas Biglia oo ay ka soo bixisay kharash dhan 20 Milyan oo gani.
Milkiilaha cusub ee AC Milan Yonghong Li oo taariikh cusub ka dhigay kubadda cagta markii uu sandkii Kowaad lacagtii ugu badnayd ku kharash gareeyay suuqa iibsiga ciyaartoyda ayaa sheegay in ay iyaga oo xoogan dib ugu soo laabanaynaa Talyaaniga iyo Yurub, waxaana uu intaas ku daray in ay ka yaabin doonaan taageerayaashooda.
Mulkiilaha AC Milan Yonghong Li
Dhanka kale Marco Fassone oo ah guddoomiyaha cusub ee AC Milan oo hoowsha hadda kala wada ayaa isna sheegay inay ciyaartoy badani soo wacayaan kuwaa soo wax ka waydiinaya mashruuca cusub ee AC Milan, isagoo intaas ku daray inay doonayaan inay kordhiyaan dakhliga kooxda ee dalka China.
AC Milan oo kamid ah kooxa ugu waaweyn Yurub ayaa muddo Seddex sano ah ka soo qeyb galin tartanka kooxaha Yurub ee Champions League-ga, iyadoo ah kooxda labaad ee ugu guulaha badan tartankaas, waxayna haadan doon aysaa in ay dib ugu soo laabto maqaamkii ay ku lahayd Yurub.
Ugu danbeytii AC Milan ayaa lagu wadaa in ay maalmaha soo socda ay la soo wareegto ciyaartow kale oo caan ah.PUNTLAND POST
The post AC Milan oo wacdaro ka dhigtay suuqa iibsiga ciyaartoyda appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

WAR HADA AH: Shabaab oo Madaafiic Culus ku Garaacay...

0
0

Jul 19, 2017 -
Al Shabaab ayaa tiro Madaafiic ah waxa ay ku weerareen Saldhigyada ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha ammaanka.
Madaafiicdaan ayaa la sheegay Shabaab inay ka soo tuureen duleedka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, waxaana la sheegay inay ku dhaceen qaarkood Saldhiga ciidamada Jabuuti.
Ilo degaanka ah ayaa xaqiijiyay in ciidamada Jabuuti madaafiicdaasi ay ka soo gaareen Khasaare, islamarkaana dhaawacyo loo qaaday dhanka Magaalada Baledweyne.
Saraakiisha Dowladda ayaa ka gaabsaday inay faah-faahi ka bixiyaan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay madaafiicda Shabaab ay ku weerareen Saldhiga ciidamada Jabuuti ee Magaalada Jalalaqsi.
Xoogagii Shabaab ka tirsanaa ee Madaafiicda ku weeraray Saldhiga ciidamada Jabuuti ayaa ka cararay duleedka Magaalada Jalalaqsi, markii Madaafiicdaasi ay ku weerareen Magaalada.
Nagala soo xiriir
storvideo: 


SAWIRO: Haweeneydii Ugu Horeysay Afrika Ee Diyaarad...

0
0

Jul 19, 2017 -
Maanta waxaa Muqdisho soo gaartay Asli Xasan Nuur oo ah Gabar Soomaaliyeed taas oo noqotay Haweeneydii ugu horeysay oo Afrikaan ah oo Noqotay Duuliye Diyaaradeed.
Duuliye sare Asli Xasan Cabaade ayaa waxa ay ka mid tahay dadka baalka dahabka ah kaga jira taariikhda halyeeyada Soomaaliyeed, waana gabadhii ugu horeysay ee ku biirta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, duulisana diyaarad, taariikhdu markay ahayd 09 Bishii September 1976, iyadoo duulisay diyaarad nooceedu ahaa Cessna 150, taasoo maalin xusuus gaar u ah Ciidanka Cirka iyo taariikhda Gabdhaha Soomaaliyeed.
Asli oo baal cusub u furtay in gabdhaha Soomaalieed iyo kuwa Afrikaba aysan ka gaabin wiilasha ayaa haatan waxay ku noo shahay Gobolka Texas ee dalka Maraykanka oo ay deganayd 26-kii sano ee la soo dhaafay, dalkuna uu ku jiray xaaladaha burburka iyo dowlad la'aaneed.
Waxaa hadda loo yaqaannaa "Asli-Calanside " maxaayeelay waxay had iyo jeer xirataa calanka Soomaaliyeed ee baluuga ah, taasina waxay ku muteysatay qaddarin iyo qiimo weyn oo ay u hayaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ay dunida ka joogaan.
Asli 2011-kii ayey waxay booqasho ku timid Magaalada Muqdisho iyadoo Asli Xasan Cabaade maamulka Isbitaalka Forlanini ku wareejisey deeq daawooyin iyo lacag isugu jira oo loogu talo galay bukaanada Isbitaalkaasi.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Agaasimaha Shabelle oo War Saxaafadeed ka soo saaray...

0
0

Agaasimaha Shabelle ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray Xeerka Saxaafadda ee Golaha Wasiiradu meel mariyeen.
Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka uu soo saaray Agaasimaha Shabelle Abuukar Sheikh Maxamuud ( Abukar Sky).
WAR-SAXAAFADEED.-ABUKAR-SH.-2-1-okk

storvideo: 

Wasiirka Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay...

0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho(SONNA):-Kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa waxa uu ku saabsanaa sidii ay Wasaaradda u dhageeysan laheeyd talooyinka Aqoonyahanada ee ku saabsan Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka.
Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Aqoonyahnada ay kaalin weyn uga banaantahay ka qaybqaadashada Geedi-socodka.
"Aqoonyahanada waa indhaha iyo maskaxda bulshada, waxaa Geedi-socodka idinkaga banaan kaalin ballaaran oo ay tahay in aad buuxisaan; Wasaaraddu waxa ay mar walba diyaar u tahay in ay idiin dhageeysato" ayuu yiri AVV Cabdi Xoosh.
Sidoo kale Wasiirka isaga oo ka hadlayay muuhimadda ay leeyihiin kulamada wadatashiga ayuu yiri "Kulamada noocan oo kale ah waxa ay muhiim u yihiin in Geedi-socodka uu noqdo mid ka qaybgalkiisu loo dhanyahay oo daah-furnaan ku saleeysan; Waa labadaa mabd'a waxa ay Wasaaradda ku shaqeyneyso".
Ugu damabeyn, Mudane Xoosh ayaa ka codsaday Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee kulanka ka soo qaybgalay in ay marwalba talooyinkooda la wadaagaan Wasaaradda.
---DHAMAAD---
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleSoomaali lagu dilay Koofur Afrika

storvideo: 

Xildhibaan Qiray in uu jiro Mooshin ka dhan ah...

0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Xilli si weyn loo hadal haayay Mooshin ka dhan ah Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo ay diyaarinayaan Xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa arrintaas si qoto dheer uga hadlay Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in uu jiro muran ka dhashay oo go'aankii dowladda ay ka qaadatay wadamada Khaliijka xiisada ka dhex aloosan, iyadoona ay jiraan Siyaasiyiin kale oo ka faa'ideysanaya murankaasi oo iyaguna ku dhex Milan Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda.
Waxa uu sheegay Mudane Maxamed Cumar Dalxa in illaa iyo iminka aanu jirin tiri rasmi ah oo laga hayo Xildhibaanada Mooshinka ka wada Xukuumadda basle waxa uu cod dheer ku sheegay in uu jiro guux siyaasadeed oo xoogan oo laga dareemayo Baarlamaanka gudihiisa kaas oo ku foorara Xukuumadda.
Shabelle oo u kuur gashay arrimaha ku aadan Khilaafka ka taagan Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ogaatay in sidoo kale khilaaf u dhexeeyay guddoomiyayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare , waxaana la tilmaamayaa in guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari aanu la dhacsaneen Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Kheyre , halka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi uu taageersan yahay Xukuumadda.
Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaan ka qeyb galeynin muddooyinkii dambe kulamo ay soo qaban qaabisay Xukuumadda oo lagu taageerayay waxqabadkeeda.
Si kastaba Shabelle ayaa horay u soo shaac bixisay in uu jiro is uruursi ku aadan Mooshin ku soo wajahan Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

storvideo: 

UN Migration Agency helps return 316 Somalis back...

0
0

The UN migration agency said Wednesday it facilitated the return of 316 Somalis back home from Yemen in the past four days after nearly a five-month ordeal.
The International Organization for Migration (IOM) said a smugglers boat, carrying over 150 Somalis hoping to reach Europe, headed north up the Red Sea on the western coast of Yemen in February.
The IOM said the boat had originated in Somalia and docked once in the South of Yemen but a few kilometers from Yemen's Al Hudaydah port, the boat was hit, killing 40 persons and severely injuring another 13.
"IOM moved almost 100 Somali survivors of this boat tragedy, who were fit to travel, from Al Hudaydah to Sana'a, Yemen's capital. They traveled safely overland, bisecting war-torn Yemen," the IOM said in a statement.
It said three buses and an ambulance departed Sana'a on July 12 to bring the Somali migrants to Aden, where IOM teams in Aden were on standby to receive the group.
"After a night's rest, IOM helped the group board a passenger boat that sailed from the Aden seaport. Crossing the Arabian Sea in 15 hours on July 14, the group of Somalis -- 57 men, 25 women, 5 boys and 3 girls -- arrived at the Port of Berbera, Somalia," it said.
The UN agency said an additional group of Somali migrants left Aden on Saturday with a total of 103 persons (23 men, 22 women, 30 boys and 28 girls).
"In order to guarantee a smooth arrival and appropriate reintegration, IOM Somalia welcomed the returnees. IOM organized the departure of a third group with another 100 Somalis, mainly families with children, on Tuesday from the Aden harbour," it said.
The IOM said such operations, organized in cooperation with the UNHCR has successfully assisted a total number of 1,306 Somalis in the last six months alone.

storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live