Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Soomaali lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen weerarkii...

$
0
0

Nairobi ( Sh. M. Network)-Wargeyska The Star ee dalka Kenya ayaa daabacay in Soomaali ay ka dambeeyeen weerar lagu qaaday Hooy Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Rutto uu ka degan yahay Magaalada Eldored.
Weerarkaas oo ahaa mid xoogan ayaa lagu soo warramayaa in Dabley hubeysan ay gudaha ugu galeen Guriga Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Rutto.
Dableydaas ayaa dagaal waxa uu ku dhexmaray Guriga Madaxweyne ku xigeenka William Rutto Ciidamo Boolis ah.
Waxaana wargeysku sheegay in weerarkaas lagu dilay 2 ka mid ah dableyda werarkaas geysatay.
Saraakiisha Ammaanka Kenya ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno ku aadan waxa fududeeyay weerarkaas iyo dadkii soo agaasimay intaba.
storvideo: 


DAAWO SAWIRADA: 26-sano kadib Muqdisho oo qaadeysa...

$
0
0

Jul 30, 2017 -
Maamulka Cusub ee Degmooyinka Gobalka Banaadir hogaankana uu u hayo gudoomiye Taabit ayaa bilaabay in ay dib usoo celiyaan adeegyadii bulshada oo shacabka ugu dambeysay 26-sano ka hor.
Sadex Busteejo Oo Loogu Talagalay In Laga Raaco Gawaarida Dadweynaha Oo Meel lagu Nasto leh Ayaa Laga Hergaliyay degmada Shibis Ee Gobalka Banaadir waxaana howshaasi qeyb ka tahay horumarada ka socda Magaalada Muqdisho.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

QM oo Qabaneysa Shir looga hadlaayo Galmudug

$
0
0

QM oo Qabaneysa Shir looga hadlaayo Galmudug
Jul 30, 2017 -

Magaalada Muqdisho ayaa lagu waddaa maalmaha soo socda in uu ka furmo Shir looga hadlaayo Abaaraha iyo sidoo kale dagaallada ka jira degaanada maamulka Galmudug.
Shirkaan ayaa waxaa garwadeen ka ah Qaramada Midoobey, waxaana lagu rajo weyn yahay in lagu soo Afjaro dhibaatooyinka ka jira degaanada Galmudug.
Qodobadda Shirka looga hadli doono waxaa ka mid ah arrimaha Siyaasada, Samafalka, Ammaanka iyo xalinta khilaafaadka Ahlusuna iyo Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaalle ayaa sheegay in uu dadaal badan uu ku bixin doono hagaajinta nidaamka dowladnimo ee Galmudug.
Dowladda Soomaaliya ayaa horay ugu fashilantay in ay dhexdhexaadiso Galmudug iyo Ahlusunna. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Kulan u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo...

$
0
0

Kulankan oo mudo shan Cisha ah Ka soconayey Magaalada muqdisho una dhaxeeyey Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa Looga hadlayey sidii Ciidamada AMISOM ay u baneyn Lahaayeen Goobaha Ay fariisimaha ay Ku leeyihiin ee shabaab Lagala wareegey laguna wareejin Lahaa Ciidamada dowlada Federalka. Kulanka Ayaa waxaa Goob joog Ka Ahaa wasiirka wasaarada Gaashandhiga Soomaaliya, Wasiirka Warfaafinta, Safiirka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka, Saraakiisah AMISOM iyo Saraakiil Kale oo Ka socdey Wadamad Ciidamada ka Joogaan Soomaaliya. Labada dhinac Dowlada iyo AMISOM Ayaa waxa ay shirkaasi Heshiis Ku kala saxiixdeen in Amisom Ay Ka Guurto Goobaha Qaar Ee Fariisimaha Ay Ku leeyihiin Dalka Laguna Wareejiyo Ciidanka Xooga Dalka Si dib Loogu soo Celiyo Adeegyada Bulshada, iyo in Amisom iyo Dowlada soomaaliyeedba Ay uga Wada shaqeyn Lahaayeen Iskaashiga La dagaalanka Argagixisada Al-shabaab. Kulanka Markii Uu soo Idlaadey Ayaa Warbaahinta Qaranka waxaa u faafaahiyey Waxyaabihii Kulanka Ka soo Baxey Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Mudane C/rashiid C/laahi Axmed. Wakiilka Midowga ee Soomaaliya Faransisco Maddera ayaa ka hadlay ahmiyada Shirka uu u leeyahay AMISOM iyo Soomaaliya "Muhiimada ugu weyn waxa ay ahayd adkeynta ammniga inaga oo ka shaqeyneyna maskaxda iyo fulinta qodobadii kasoo baxay Shirkii london ee dib u dhiska Ciidamada Qaranka [...]
storvideo: 

Madaxweyne Xaaf oo Amray Ciidamada Booliska Galmudug

$
0
0

Madaxweyne Xaaf oo Amray Ciidamada Booliska Galmudug
Jul 30, 2017 -

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaalle ayaa ku amray saraakiisha Ciidamada Booliska maamulka Galmudug in ay qaadaan tilaabooyin lagu joojinaayo dagaal beeleedyadda ka socda degaanada Galmudug.
Waxaa uu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in ciidamada Booliska Galmudug ay guuldareysteen in ay joojiyaan dagaaladaasi.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidamada Booliska laga doonaayo in ay si deg deg ah ku joojiyaan dagaallada Xeraale iyo Caabudwaaq.
Ugu dambeyntii Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Ururka Ahlusunna in ay joojiyaan dagaallada, islamarkaana ay soo raacaan Galmudug.
Galmudug ayuu sheegay in ay diyaar u tahay in wax walba lagu dhameeyo wadahadal. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

SHABAAB oo kordhiyay weerarada ka dhanka ah...

$
0
0

Jul 30, 2017 -
Maleeshiyaadka Shabaab ayaa kordhiyay weerarada ay ku qaadaan fariisimada ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.
Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa Ururka Al Shabaab waxa ay dhawr mar weerar ku qaadeen Saldhiga ciidamada Jabuuti ee Jalalaqsi, halka dhawr habeeno weeraro madaafiic ah ay ku beegsadeen Saldhigaasi.
Xalay oo ugu dambeysay ciidamada Shabaab ayaa weerar qorsheysan waxa ay ku qaadeen Saldhiga ciidamada Jabuuti, kadib markii laba jiho ay ka soo galeen ciidanka, dadka reer Jalalaqsi ayaa sheegay xalay inay maqlayeen daryanka qoryo culus oo labada dhinac ay isweydaarsanayeen.
Saraakiisha ciidamada Dowladda ee Degmada Jalalaqsi oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsaday inay faah-faahin ka bixiyaan dagaalkii xalay ka dhacay Degmada Jalalaqsi, waxayna sheegeen habeenadan Shabaabka inay si joogto ah u soo weerarayeen ciidamada Jabuuti difaacyada ay ku leeyihiin Jalalaqsi.
Shabaabka oo jooga meelo aanan sidaasi uga fogeyn Degmada Jalalaqsi ayaa halkaasi ka soo abaabula weerarada qorsheysan, ciidanka Shabaabka ee weeraradan soo qaada ayaa ah kuwa Jabhadaha ah ee duurka ka dagaalama.
Ujeedada ciidamada Shabaab ay culeyska u saareen ciidanka Jabuuti ayaa Sarkaal ka mid ah ciidamada Dowladda wuxuu ku sheegay Shabaabka inay doonayaan ciidankaasi Jabuuti inay isaga baxaan Degmada Jalalaqsi, laakiin taasi aysan dhici doonin sida uu yiri.
Ciidamada Jabuuti ayaa ka mid ah hawlgalka Midowga Afrika Amisom ee dagaalka kula jira ciidamada Shabaab, waxaana ciidankaasi ay ka hawlgalaan Gobolka Hiiraan oo Degmooyin ka mid ah ay ku sugan yihiin.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Dagaal Ka Dhacay Degmada...

$
0
0

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan una dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-Shabaab oo ka dhacay deegaanka Majabo oo hoostagta degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha hoose.
Dagaalyahno ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in halkaasi weerar ku qaateen,waxana intasi kadib bilaawday dagaal u dhaxeeyay Ciidanka dowladda iyo kuwa Al-Shabaab.
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaalkaas in kastoo aan weli la xaqiijin tirade daka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay intaba.
Qaar ka mid ah dadka ku nool degamda Janaale ayaa sheegaya in xiligaan ay dareemaayan cabsi ku aadan,in uu saameyn ku yeesho dagaalkaas,waxaan dadka qaarkood ay bilaaben in ay barakacaan.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegeen in ay haatan wadaan holgallo ay ku doonayaan in ay Al-Shabaab kaga saaraan deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka Shabeellaha hoose
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

DAAWO: Wasiir ka tirsanaa S/land oo kashifay Cida...

$
0
0

Jul 30, 2017 -
Cali Xaamud Jibriil Wasiirkii Xariirka iyo Goleyaasha maamulka Somaliland, ayaa Xilkii laga qaaday, Wuxuuna Arintaasi uga hadlay si l ayaab leh.
Cali Xaamud Jibriil ayaa Xariir dhow wuxuu la lahaa Madaxwayne ku xigeenka Somaliland C.raxmaan Saylici, waana markii ugu horaysay ee Masuul Xilka laga qaaday uu sheego inaanu Madaxwaynaha Xilka ka qaadin ee Xubno Ka Hooseeyaa ay ka Qaadeen.
Nagala soo xiriir
storvideo: 


War Deg Deg Ah Qarax Xoogan oo Daqiiqado ka hor ka...

$
0
0

War Deg Deg Ah Qarax Xoogan oo Daqiiqado ka hor ka dhacey Wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho
Jul 30, 2017 -

Wararka laga helayo magalaada Muqdisho ayaa waxaa ay shegayan in la maqlay qarax aad u weyn oo gil giley qeybo ka mida Muqdisho.
Qaraxaan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacey wadadaka maka Al-mukarama lamana sheegin cida wax ku noqotey , walow ay goor hore tahey in la ogaado bale waxaa jira xiligaan jaah wareer ka dhashey goobtii uu ka dhacey.
wixxi soo kordha dib ayaan idinka soo gudbin doonaa insh' ALLAAH
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Xildhibaanno beeniyay in Mooshin laga keenay...

$
0
0

Cadaado ( Sh. M. Network)-Xilli ay soo ifbaxayeen warar sheegaya in Xildhibaan Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay Mooshin ka diyaarinayaan Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas.
Waxaa arrintaas beeniyay qaar ka mid ah Xildhiabanada Baarlamaanka Galmudug oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Xasan Cali Dhuux ayaa sheegay in si habsami leh uu u furmay Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Galmudug islamarkaana aanu jirin wax Mooshin ka dhan Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.
Warar ayaa sheegayay in Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo ku eedeeyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi xil gudasho la'aan iyo Safar joogta ah ay ka keeneen Mooshin ka dhan ah.
storvideo: 

Gobolka Sanaag Soomaali iyadaa u baahan

$
0
0

31st July 2017 admin Category :
Daawo Muuqaal kooban oo laga soo diyaariyey Ceelasha shidaalka ee Buraan 1 iyo Buraan2, beero iyo buuro ay macdani ka buuxda, Barwaaqada gobolka Sanaag
Waxan Ku Qaadaa dhigayna taariikhda magaalada Qadiimiga ah e Buran Oo kamida degmoyinkii hore eee Soomaaliya.Xigasho Mohamed muuse Tarsan
Opslaet af Gaani Daahir Gaani pa 30. juli 2017

storvideo: 

Xog:MD Farmaajo iyo Kheyre oo bilaabay qorshayaal...

$
0
0

Jul 31, 2017 -
Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo iyo ra'isulwasaare Kheyre go'aansadeyn qorshayaal caan ku ahayeen kooxdii damul jadiid oo hogaamiyaha u ahaa madaxweynihii hore ee dalka soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Xogtaan oo aan helnay ayaa sheegaya in Farmaajo oo qorsheynaayo in saxiibo aad u farabadan kuyeesho xildhibaanada barlamaanka si mar waliba u difacaan dowladiisa oo haatan caqabado xoogan kala kulmeyso siyaasihiinta.
Xogta ayaa raacineyso in shaqsiyaad katirsan xildhibaanada barlamaanka iyo kuwa aqalka sare u xilsaareyn arintaan isla markaa saxiibo farabadan u sameyaan madaxtooyada isla markaa ka difacaan mooshinada iyo jahwareerka siyaasada.
Arintaan ayaa imaaneyso xili barlmaaanka ku dheganyihiin qaar katirsan golaha wasiirada ee xukumada Xasan Cali Kheyre oo ugu horeeyo wasiir Xoosh jabriil.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

WAR CUSUB: Madxweyne Farmaajo oo Amray weerar lagu...

$
0
0

Jul 31, 2017 -
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday weerar ay qaadeen ciidamo ajnabi ah oo lala beegsaday hogaamiya ka tirsan kooxda Alsahbaab.
Weerarkan oo maanta ka dhacay agagaarka degaanka Tooratoorow, Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in lagu beegsaday, laguna dilay hogaamiye sare oo ka tirsan Alshabaab, kaasoo aan magaciisa la sheegin.
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in madaxweynaha uu u ogolaaday weerarka wax ugu yeeray saaxiibada Caalamiga ah oo sida muuqata loola jeedo Mareykanka.
Hoggaamiyaha Alshabaab ee weerarka maanta lagu dilay ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay weerarrada qaraxyada iyo khaarijnta ah ee ka dhacay magaalada Muqdisho, inkastoo aan magaciisa la shaacin.
Howlgalladda ciidamada Mareykanka ka fuliyaan Soomaaliya ayaa waxaa wada sheegta dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka iyadoo faahfaahinta weerarka ay inta badan ka timaado taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

CABASHO LAASQORAY.

$
0
0

31st July 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Gabaygan Xasan Xayle wuxu tiriyey Allah ha u naxariistee sanadkii 1955kii, xilli laga guurey magaalada Laasqoray, oo ay noqotay cidla, wuxuna yidhi :
Cishadaan ka degey Laasqoray cabatay dhowr jeere
Waxan idhi maxaad la cartantoo kuugu culus maanta
Waxay tiri kuwii cid iigu xigey wayga carareene
Waxay tiri cirooliyo wadaad ima ciseeyaane
Waxay tiri caruurtaan dhalay Cadan u dhooofsheene
Waxay tiri haddii lay camiro waan abaal celine
Ciidayda keliyaan malyuun cadad la siisteene
Badda ceeligeediyo marsadu waa I caawiyine
Maruun bay maraakiib camiran caasha soo dhigane
Waxay tiri caddaan iyo madow coonka waa imane
Waxay tiri kuweer cararayow ceelkii waa aniye
[embedded content]
Post navigation
- Gobolka Sanaag Soomaali iyadaa u baahan
storvideo: 

SAWIRRO: Al-Shabaab Oo Bilowday Inay Ardayda Iyo...

$
0
0

Jul 31, 2017 -
Dabley bastoolado ku hubeysneyd ayaa jidka warshadaha ka afduubteen wiil la sheegay inuu ahaa arday ka baxay mid ka mid ah dugsiyada sare ee ku yaal magaalada Muqdisho.
Wiilkaan oo lagu magacaabo Muxiyaddiin C/llaahi Axmed ayaa la sheegay in ay u kaxeysteen dableyda afduubaday dhinaca qabuuraha Bakaraat, waxaana 24 saac kadib lagu soo wargeliyay waalidkiis in wiilkooda ay afduubteen kooxo dableey ah, iyadoo dad aan aqoon badan u laheyn wiilka la afduubtay ay waalidkiis raadiyeen mudo kadibna ay heleen.
Sawirradaan waa kuwo horay looga qaaday caruur ay afduubteen Shabaab oo si qasab ah lagu barayay fikradahood
Labo maalin kadib, ayaa wiilka la afduubtay si xeeladeysan ugu soo baxsaday maliishiyada afduubatay, kuwaasi oo uu sheegay in ay ahaayeen koox Al-Shabaab u qaabilsan qorista iyo soo xero gelinte dhalinyarada si ay u dagaal geliyaan.
Ilmo yar oo Shabaab ku silsiladeeyeen masjid dhexdiisa lana baraayo fikradahooda
Muxiyaddiin ayaa sheegay in fursada uu kusoo baxsaday uu ka shaqeeyay wiil ay ismuuqaal yaqaaneen oo iskuulka uu dhiganayey dhigan jiray, kaasoo u fududeeyay inuu kasoo baxsado kooxdaan dooneysay in ay ku biiriso kooxda Al-Shabaab.Wiilkaan ardayga ah ayaa sheegay in meesha la geeyay ay aad ugu fog tahay magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in marka la joogo qabuuraha Barakaat in mudo saacad ah gaariga u soconayo.
Sawirradaan waa kuwo horay looga qaaday caruur ay afduubteen Shabaab oo si qasab ah lagu barayay fikradahood
Wuxuu kaloo uu sheegay in goobta la geeyay ay ku siren caruur aad u yaryar oo qaarkood silsilado laguha ugu xirnaayeen, kuwaasoo la barayay arrimaha jihaadka iyo casharo ku saabsan gaallo naceybka.Falkaan ayaa naxdin iyo welwel ay ku abuurtay qoyska wiilkaan dhalinyarada ah, iyadoo ay jiraan dhalinyaro sidaan oo kale si qasab ah loogu biiriyay Al-Shabaab.
Nagala soo xiriir
storvideo: 


DAAWO: Shacabka Hargeysa & Culimadda oo Ku balamay...

$
0
0

Jul 31, 2017 -
Shacabka Somaliland ayaa duulaan ku ah kaniisad laga furay magaaladda Hargeysa kadib markii maamula Somaliland uu ogolaaday.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in culimadda magaaladda Hargeysa ay hogaamin doonaan banaanbax ka dhan ah kaniisadaan.
Wasiira Awqaafta Somaliland ayaa sheegay in maamulkoodu sharciyeeyay kaniisada isla markaana aysan wax dhibaato ah laheyn.
Laakiin Shacabka ayaa aad uga careysan arintan, waxaana la filayaa iney bur buriyaan hadii aysan ciidamada Somaliland xoog ku difaacin.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Trump iyo Abe oo u heshiiyay Kuuriyada Woqooyi

$
0
0

Ra'iisalwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa sheegaya in isaga iyo madaxweyne Trump ay ku heshiiyeen in loo baahan yahay in lala tacaalo Kuuriyada Koonfureed sababo la xiriira gantaalkii ugu dambeeyay ee ay tijaabisay.

Qadar oo ganafka ku dhufatay dalabka waddamada Khaliijka Carabta

$
0
0

Qadar ayaa ku gacan seyrtay dalabka waddamada carbeed ee horey xiriirka ugu jaray dalkaasi.

Trump iyo Abe oo u heshiiyay Kuuriyada Woqooyi

$
0
0

Ra'iisalwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa sheegaya in isaga iyo madaxweyne Trump ay ku heshiiyeen in loo baahan yahay in lala tacaalo Kuuriyada Koonfureed sababo la xiriira gantaalkii ugu dambeeyay ee ay tijaabisay.
Ra'iisalwasaare Abe waxa uu sheegay in aysan isla soo hadal qaadin tallaabo milatari oo ka dhan ah xukuumadda Pyongyang.
Abe ayaa weriyeyaasha u sheegay in Trump uu uga mahadnaqayo go'aankiisa ku aadan Kuuriyada Woqooyi.
Kal hore, safiirka MareKal hore, safiirka Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobey, Nikki Haley ayaa sheegtay in xilligii wadahadalka uu dhammaaday.
Nikki Haley ayaa sheegtay in aysan jirin sabab kalfadhi degdeg ah uu golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey uga yeesha arrinta Kuuriyada Koonfureed, haddii bey tiri uusan ka dhalanayn qaraar cadaadis lagu saarayo Pyongyang.
Waxay intaasi ku dartay in Shiinuhu uu ku khasban yahay inuu go'aansado in uu doonayo in uu qaado tallaabo muhiim ah iyo in kale.
storvideo: 

Qadar oo ganafka ku dhufatay dalabka waddamada...

$
0
0

Qadar ayaa ku gacan seyrtay dalabka waddamada carbeed ee horey xiriirka ugu jaray dalkaasi.
Waddamadan ayaa doonaya in Qadar ay marka hore shuruudo ka soo baxda ka hor inta aysan wax wada xaajood ah la yeelan waddamadani.
Wasiirka arrimaha dibadda Qadar, Maxamede bin Cabdulraxmaan Al-Thani ayaa sheegay in xayiraadaha saaran dalkiisa ay lid ku yihiin shuruucda caalamiga ah, waddamada xayiraadahaasi soo rogayna ay diidan yihiin in ay arrintaasi qiraan.
Sucuudiga, Masar, Imaaraadka Carabta iyo Baxreyn ayaa waxa ay doonaya in Qadar ay u hoggaansanto dhammaan dalabaadkii loo soo jeediyay ka hor inta aysan wax wada hadal ah la furin waddamadani.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live