Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Puntland oo Boosaaso ku qabtay Nin Dilay Guddoomiye...

$
0
0

Puntland oo Boosaaso ku qabtay Nin Dilay Guddoomiye Kuxigeenkii hore ee Gobolka Bari
Aug 8, 2017 -

Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland oo kaashanaaya Gudoomiyaha Gobolka Bari ayaa Gacanta kusoo dhigay Gacan ku dhiiglihii dilay Guddoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Bari Khadar Ismaaciil Kabacadde.
Gacan ku dhiiglaha ayaa ku xiran saldhiga Bartamaha ee magaalada Boosaaso.
Khadar Ismaaciil ayaa la dilay isniintii. Ma cadda sababta rasmiga ah ee ninkan loo diley, laamaha amniguna waraysi weli lama yeelan eedaysanaha dilka loo soo qabtey, waxaana loo badinayaa in ay tahay aano qabiil.
Beesha uu ka dhashey ninka dilka geystey iyo Beesha uu ka soo jeedo marxuumku la diley ayaa ka heshiiyey shaqaaqooyin dad ku dhinteen oo ku dhexmaray gobolka Bari. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 


Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Fariin U Diray Guddiga...

$
0
0

Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Fariin U Diray Guddiga Dib U Eegista Dastuurka Soomaaliya
Aug 8, 2017 -

Kadib doorashadii Guddiga dib u eegista iyo laosocdka Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee loo dortay xilkaas Senatar Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid ayaa waxa dardaaran u jeediyay gudoomiyaha Aqalka Sare.
Cabdi Xaashi Cabdillaahi gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa sheegay in Guddigan laga sugayo dib u eegis lagu sameeyo dastuurka dalka oo ah mid qabyo ah si loo dhamestiro.
Waxa uu sheegay in guddiga Madaxa Banaan ee lasocodka Dastuurka looga baahan yahay iyaga oo kaashanaya Wasaarada Dastuurka Soomaaliya dhamestirka dastuurka Soomaaliya si Baarlamaanka Soomaaliya u ansixiyaan. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Faahfaahinta qasaaraha ka dhashey Dab xalay ka kacay...

$
0
0

Faahfaahinta qasaaraha ka dhashey Dab xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha
Aug 8, 2017 -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xalay ka kacay suuqa Bakaaraha Gaar ahaan qeybta lagu iibiyo kabaha kana agdhow halka lagu magacaabo Suuqa Sarifka.
Dabka ayaa ka bilowday guri kabaha lagu iibiyo , waxaana uu ku faafay qeybaha kale ee Kabaha lagu iibiyo.
Hanti badan ayaa la sheegay in dabkaasi ay ku baaba'day inkastoo ay ku guuleysteen gaadiidka Gurmadka deg deg ah daminta dabkaasi.
Mid ka mid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee gaaray Markii uu dabku bilowday ayaa sheegay in dabkaasi ay ku gubteen ilaa iyo Saddex Guri oo kabo ay ku jireen ,islamarkaana ka agdhawaa Sarta Sheekh Cali Dheere.
Mid ka mid ah Guryaha gubtay ayuu sheegay in uu ahaa guri dabaq ah oo ganacsiyo badan ay ku yaalleen.
Ma jirto Khasaare Nafeed oo ka dhashay dabkaasi , marka laga reebo hantida gubatay.
Ilaa iyo hadda lama ogga waxyaabaha sababay dabkaasi. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Wasiirka Boostada oo ka hadlay Furaha Isgaarsiinta...

$
0
0

Wasiirka Boostada oo ka hadlay Furaha Isgaarsiinta Soomaaliya Ee 252
Aug 8, 2017 -

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Cansuur Xasan ayaa faah faahin Guud ka bixiyay cida Gacanta ku heysa ama maamusha furaha Soomaaliya ee Isgaarsiinta ee 252.
Wasiir Cabdi Canshuur ayaa sheegay in furahaas 252, oo ay Soomaliya leedahay ay Gacanta ku hayaan shirkado gaar ah kuwaas oo iska maamusha balse aysan wasaaradu laheyn awood ama Sharci ay Shirkadahaas uga joojiso istcimaalka.
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ugu baaqay in ay ansixiyaan Sharciga Isgaariinta dalka oo dhowr mar uu horgeeyay Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxa uu tilmaamay in Masuuliyada dhibaatadii ka timaada waxyaabihii uu xadidi lahaa Sharciga Isgaariinta ay masuul ka yihiin Golaha xukuumadda iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Hadalkaan ayaa Wasiirka Boostada iyo Isgarsiinta Soomaaliya waxa uu ka sheegay kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ee shalay oo uu ka qeybgalay. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Madaxweyne Zuma oo halis ugu jira in kalsoonida...

$
0
0

Madaxweyne Zuma oo halis ugu jira in kalsoonida lagala noqdo
Aug 8, 2017 -

Xildhibaanada Koonfur Afrika ayaa si qarsoodi ah codka ugu qaadaya mooshin ka dhan ah madaxweyne Jacob Zuma maalinta Talaadada, sida ay ku dhawaaqay afhayeenka baarlamaanka ee waddankaasi.
Afhayeenka baarlamaanka Baleka Mbete ayaa go'aansatay arintaan ka dib markii axsaabta mucaaradka ay kiiskaan geeyeen maxkamada dastuurka ee koonfur Afrika.
Xilidhibaanada ayaa rumeysan in cod qarsoodi ah oo loo qaado Jacob Zuma ay xitaa qeyb ka noqon karaan xildhibaanada ka tirsan xisbiga talada haya ee (ANC), kuwaasi oo ay u badan tahay inay ka codeeyaan madaxweynaha.
Mr Zuma ayaa horey uga badbaaday dhowr mooshin oo cod loogu qaadayay.
Xisbiga ANC ayaa xukumayay Koonfur Afrika tan iyo markii ay soo dhamaatay xukunkii caddaanka tirada yar sanadkii 1994, waxa uuna xisbigan aqlabiyad ku leeyahay baarlamaanka.
Go'aanka Ms Mbete ayaa dad badan lama filaan ku noqday waxa uuna waji cusub kusoo kordhinayaa hubaal l'aanta tallaabooyinka ka dhanka ah madaxweyne Zuma, sida weriyaha BBC-da ee Cape Town ay soo sheegyeso.
Hase ahaate, su'aasha haatan la isweydiinayo ayaa ah in xildhibaanada xisbiga talada haya ay diyaar u yihiin inay ka codeeyaan madaxweyne Zuma iyo in kale. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Maxaadan Ogeyn oo Saaka kusoo kordhay Dabkii Xalay...

$
0
0

Aug 8, 2017 -
Dab xoogleh ayaa xalay saqdii dhaxe ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho,iyada oo uu dabka samaeyn taban ku yeeshay qeybo ka mid ah Suuqa.
Kooxda Dab damiska ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dabkaas inkasta oo uu khasaare u geystay meelaha qaar,sida suuqa Kabaha oo ah halka uu markii hore ka kacay iyo qeybta Sarrifka.
Wali lama shaacin tirakoobka saxda ah ee khasaaraha ka dhashay dabka xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Siciid Cali Xamari,oo ka mid ah shaqaalaha dab damiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ku guuleysteen daminta dabkaas oo uu sheegay in qeybo badan oo ka mid ah suuqa ku sameyn taban ku yeeshay.
Xamari,waxaa uu sheegay in labo ka mid ah shaqaalaha dab damiska uu dhaawac ka soo gaaray iyada oo mid ka mid ah uu Far ka jabay kaddib markii uu ka soo dhacay dhisme dheer oo uu dab daminta ka waday.
Waa Markii saddexaad oo uu Sanadkan dab qabsado Suuqa Bakaaraha iyada oo labadii jeer ee hore uu ka kacay Suuqa lagu magacaabo Khaliifa ee Bakaaraha ku yaalla iyo qeybta Makiinadaha Saliidda oo aan ka fogeyn Suuqa Khaliifa.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Kenya election 2017: President Kenyatta urges...

$
0
0

President Uhuru Kenyatta (left) is locked in a tight race with opposition leader Raila Odinga
Polls have opened in Kenya's general election amid fears that the result could trigger communal violence.
On the eve of the vote, President Uhuru Kenyatta appealed for calm in a televised speech.
He urged the 19 million registered voters to turn out in great numbers, but to "do so in peace". Queues formed early outside many polling stations.
The contest pits Mr Kenyatta against his long-time rival, Raila Odinga, and is seen as too close to call.
Mr Kenyatta, the 55-year-old son of Kenya's founding president, is seeking a second and final term in office.
The final week of campaigning has been marred by the murder of a top election official and claims of vote-rigging.
Observers say the leading candidates both avoided inflammatory speeches as polling day drew closer. In 2007 more than 1,100 Kenyans died and 600,000 were displaced after a disputed election - an outcome neither side wants to see repeated.
"After you cast your ballot, please go home," Mr Kenyatta said on Monday.
"Go back to your neighbour. Regardless of where he or she comes from, their tribe, their colour or their religion. Shake their hand, share a meal and tell them 'let us wait for the results,' for Kenya will be here long after this general election."
Media captionKenya Election 2017: What you need to know
Opposition leader Mr Odinga, of the National Super Alliance, also addressed the public on Monday. He raised fears about vote-rigging and claimed the deployment of at least 150,000 members of the security forces was a ploy to intimidate voters.
However, he congratulated Mr Kenyatta on his campaign, describing him as a "worthy opponent".
"May the stronger candidate win tomorrow," he said.
Eight presidential candidates are on the ballot on Tuesday, with polls open until 17:00 local time (14:00 GMT).

Kenya's election in numbers:
Six elections: President, MP, female MP, governor, senator, county assembly member
Eight presidential candidates: President Uhuru Kenyatta and opposition leader Raila Odinga favourites
Kenyatta beat Odinga in 2013 - their fathers were also political rivals in the 1960s
A candidate needs 50% plus one vote for first-round victory
More than 14,000 candidates running across the six elections
More than 45% of registered voters under 35
Some 180,000 security officers on duty nationwide in case of trouble
There were queues outside many polling stations before voting started at 06:00
To win outright, a candidate needs 50% plus one vote, and at least 25% of the votes in 24 of Kenya's 47 counties.
If that threshold is not met it will trigger a run-off vote between the top two candidates, with the winner requiring a simple majority.
First results are not expected before Wednesday, but if the race is close it could take three days for a winner to emerge.
Voters are also choosing lawmakers, senators, governors, county officials and women's representatives. More than 14,000 candidates are standing in those elections.
Fourth time lucky?
Mr Odinga, 72, has run for president three times and lost each time. President Kenyatta beat him in the last election in 2013, but their rivalry is generations old - their fathers were political opponents in the 1960s.
Mr Kenyatta and his running-mate William Ruto were indicted by the International Criminal Court for their alleged roles in the bloodshed a decade ago. The case ultimately collapsed due to lack of evidence, and after key witnesses died or disappeared.
Electoral agents in Nairobi unpack voting materials, as police stand by
Hate speech flyers and rhetorical text messages have been circulating, making Kenyans nervous. Some are stockpiling food and water while police have prepared emergency first aid kits.
Some families have travelled from the capital, Nairobi, to their ethnic heartlands over fears of violence.Writing from Nairobi, the BBC's Alastair Leithead says what happens after the election is less about who wins and more about how those who lose take their defeat.
The success of the country's computerised voting system is key to the process being considered free and fair.
If it fails - as it did in 2013 - the votes will be counted manually and the loser will no doubt challenge the result.
storvideo: 

Codbixinta doorashada Dalka Kenya oo bilaabatay iyo...

$
0
0

Aug 8, 2017 -
Guud ahaan dalka Kenya waxaa ka billowday codbixinta doorashada guud iyadoo ay dadka ku jiraan safaf dhaadheer. Meelaha qaar dadku waxay billabeen inay safka galaan 1-dii habeenimo inkastoo ay codbixinta si rasmi ah u billaabatay 6-dii arroornimo.
In ka abdan 19 milyan oo qof ayaa u diwanagalnsa codbixinta maanta.
Dadka Kenyanka ah ayaa waxa ay u coday doonaan 6 jago laga soo bilaabo madaxwaynaha ilaa golaha wakiilada degmooyinka.
Waxaa jagada madaxwaynanimada ku tartamaya 8 musharax oo ay uga cadcad yihiin madaxwaynaha imika xilka haya iyo hogamiyaha mucaaradka Raila Odinga.
Doorashadii aanu soo dhaafnay Mr Kenyatta ayaa ku guulaystay doorashada isaga oo helay 50.51 boqolkiiba halka Mr Odinga uu helay 43.7 boqolkiiba.
Si uu musharaxa ugu guulaysto jagada madaxwaynaha wareega kowaad, waxaa looga baahan yahay boqolkiiba 50 lagu daray 1(50+1)oo ka mid ah codadka la dhiibtay.
Haddii la waayo musharax hela boqolkiiba 50 iyo hal cod , wareeg labaad ayaa la galayaa ,waxana ay tahay in doorashada wareega labaad la qabto mudo 30 maalmood gudahood ah .
Gudiga doorashada ayaa waxa ay sharciyan haystaan in muddo 7 maalmood gudahood ah ay ku dhawaaqaan natiijada madaxwaynanimada.
Nagala soo xiriir
storvideo: 


Zuma no confidence vote: Will ‘the Zuptas’ fall in...

$
0
0

Forces within his own party are now trying to bring down South African President Jacob Zuma
South Africa is up in arms. Marches are being organised in support of President Jacob Zuma, as deafening protests call on him to step down.
The president has survived several votes of no confidence in the past. He faces another on 8 August - but this time it's not just the opposition who are trying to unseat him.
Within the governing ANC, some are disgusted at the scandal surrounding their leader and have said they are facing a campaign of intimidation aimed at propping him up. It may not be enough.
A public outcry erupted after a series of leaked emails appeared to show the extent to which President Zuma's billionaire friends, the Gupta family, exerted influence. Although the emails have not been independently verified, the alleged corruption they point to has coined a new name, "state capture".
The family also stand accused of hiring a British PR firm to distract attention from the allegations by blaming the country's problems on white-owned businesses, or "white monopoly capital".
Both the Guptas and President Zuma deny wrongdoing. But as it has raised the toxic subject of race once again, the scandal has brought South Africa to the brink.
And it's not "Zuma must go" that the crowds are chanting - it's "the Zuptas must go".
Meet "the Zuptas"
"The Guptas are the most hated family in South Africa" says journalist Micah Reddy. He writes for the online news site AmaBhungane, which has played a crucial role in unveiling the murky interactions between the family and the Zumas by publishing "the Gupta leaks".
These are more than 100,000 leaked emails between the family and their associates, which it is claimed suggest a complex web of government contracts, as well as alleged kickbacks and money laundering.
Andrew Harding reports on allegations of high-level corruption in South Africa involving a British PR company
So, who are the Guptas?
The three Gupta brothers moved to South Africa from India in 1993. Since then, the family has become very close to President Zuma. They have also become billionaires - and for many people in South Africa, it's hard not to connect the two.
The Guptas started with a relatively small computer business, but in the space of two decades they have come to own coal and uranium mines, technology businesses, arms and manufacturing interests as well as a TV station and a national newspaper.
The Guptas' influence on Jacob Zuma was cemented in 2007, when he Zuma became the leader of the ANC. New laws in South Africa at the time made it essential for big companies to have black directors, particularly if they wanted to win government contracts.
In a masterstroke, the Guptas appointed a very young and relatively inexperienced Duduzane Zuma, the son of the future president, to the boards of a number of their companies.

Since then, they have also employed President Zuma's wife and daughter, and are alleged to have paid for a lavish wedding for Duduzane, as well as a number of extravagant perks, including a palatial flat in Dubai.
The Guptas' interests are now seen as being so intertwined with the Zumas that they are known in South Africa as "the Zuptas".
The Guptas also deny wrongdoing, and say they are victims of racism and xenophobia.
State capture
The family are seen to have a grip on the levers of power in South Africa, including influencing the hiring and firing of ministers.
Julius Malema has led the opposition Economic Freedom Fighters since he was thrown out of the ANC in 2013. He says he has seen the Gupta family's influence on President Zuma since 2011, when he was still an ANC insider.
"They have bought a country for themselves. They have bought a president who dines with them, who takes instructions from them. He doesn't even take instructions from his own party, but he takes instructions from that family," he told the BBC.
Julius Malema, a former ANC member, believe the Guptas have more influence than the president's political colleagues
He recounts an instance when the Guptas announced who the next sports minister would be long before the cabinet had been told.
This chimes with the very public allegation from former Deputy Finance Minister Mcebisi Jonas, that he was offered 600m Rand (PS34m; $45m) by the Gupta family to be the next finance minister - as long as he did their bidding.
The Gupta family have denied this account, and within a month, the deputy finance minister had been sacked.

A damning report from the public protector, the government ombudsman in South Africa, also accused the Guptas and President Zuma of colluding to win government contracts at inflated prices, to exert influence on ministers to help Gupta-owned businesses, and to earn kickbacks from international companies by promising them access to South African markets.
The report also indicates that the alleged influence is not only exerted at the ministerial level. Whole boards of state-owned companies are said to have been sacked and replaced with "Gupta-friendly" candidates.
This is perhaps the most dangerous aspect of "state capture". It's not only the alleged misuse of billions of rands of public money; the most devastating effect may yet prove to be the erosion of trust in public institutions.
Law-enforcement groups charged with investigating corruption now face claims of infiltration by "Gupta lackeys".
White Monopoly Capital
Atul Gupta, who runs the family's media empire, is adamant that the long list of allegations is just "perception mongering" on behalf of "white monopoly capital".
This term for the white businesses who benefited from the head start they got under apartheid, and are still the biggest players in the South African economy, used to be an academic label confined to textbooks, but over the last year, it's become a furious buzzword all over social media.
Many protesters are highly critical of the Gupta family
Could this be the work of the British PR firm, Bell Pottinger? Hired by the Gupta family to raise awareness of "economic apartheid" in South Africa, they set up a social media campaign and advised on political messaging and speeches that blamed unemployment and inequality in South Africa on white-owned businesses.
Bell Pottinger deny responsibility for the racial tensions that have followed, although they have sacked the member of staff in charge of the account and launched an internal investigation.
The company says it considers the social media campaign to have been "inappropriate and offensive" and that "senior management have been misled about what has been done."
Reckoning
After the revelations in the Gupta leaks and the critical report by the public protector's office, a political backlash has begun.
Politicians from all parties, including Deputy President Cyril Ramaphosa, have called for corruption money to be returned to the people of South Africa. Civil Society groups are organising conferences and marches to fight "state capture", and President Zuma faces a vote of no confidence.
For the Guptas, this could be a moment of reckoning. The opposition parties have accused them of "treason". If President Zuma loses, Atul Gupta confesses that they might sell up their business interests.
"I decided a year ago that we might like to sell this company's shares because of so much restriction financially on our family, but I would like to stay in South Africa forever," he told the BBC.
In the meantime, the chants of "the Zuptas must go" grow louder.
storvideo: 

Codbixinta Kenya oo billaabatay iyo cabsida laga...

$
0
0

NAIROBI (RBC Radio) Waxaa saaka oo Talaado ah dadka Kenyanka ay u dareereen goobaha codbixinta iyadoo ay furmeen inta badan goobaha uu guddiga doorashada sheegay in codka lagu dhiibanayo.
In ka badan 19 milyan oo ruux ayaa doorashadan codkooda ka dhiibanaya. Waxaana la dooranayaa musharixiin 15,000 ka badan oo u tartameysa jagooyinka madaxweynaha, madaxweyne ku xigeenka, guddoomiyaasha dawladaha hoose, xildhibaanada baarlamaanka, xildhibaanada aqalka odayaasha (senate), wakiilada dumarka ee baarlamaanka iyo wakiilada golayaasha deegaanada ee heer gobol.
Tartanka ugu adag ayaa dhexmari doona musharixiinta loo badinayo inay codadka ugu badan hogaamin doonaan oo kala ah Madaxweyaha hadda xukunka haya Uhuru Kenyatta iyo musharaxa isbahaysiga mucaaradka Raila Odinga, oo xilka madaxtinimada illaa afar saddex jeer oo hore u tartamay, kuna guuldareystay.
Illaa hadda goobaha codbixinta ayaa badankooda furmay, waxaana badi goobaha ay furmeen abaarihii 6dii subaxnimo sida ballantu ahayd, walow ay jiraan goobo yar oo dib uga dhacay waqtiga iyo qaar la sheegay inaanay weli furmin illaa 8dii subaxnimo.
Waxaa kaloo meelaha qaar laga soo sheegayaa safa dhaadheer inay dadka ku jiraan, tiiyo ay jirto in dadka ay xalayba saqdii dhexe sii tageen goobaha codbixinta si ay uga badbaadaan ciriiri ka dhaca goobaha codka laga dhiibanayo.CABSIDA DADKA
Natiijada doorashada ayaa lagu ogaan doonaa ugu yaraan afar maalmood, iyadoo sida sharciga doorashooyinka Kenya uu qabo, ay guddigu doorashooyinku heystaan illaa muddo toddobaad ah inay ku soo aruuriyaan natiijada kuna dhawaaqaan musharixiinta guuleystay.
Badi dadka Kenyanka ayaa cabsi ka qaba in haddii natiijada doorashada lagu murmo ay taasi keeni karto qalalaase iyo rabshadoo inay ka dhashaan, si la mid ah rabshadihii dhacay saadihii 2007/2008, markii mucaaradka ay diideen natiijadii doorashada sanadkaasi dhacday. Waxaana rabshadahaasi ku dhintay dad gaaraya 1,400 ruux, iyadoo kumanaan kale ay barakeceen.
Cabsidan darteed ayay dadku bilaabeen inay keydsadaan cunto ku filan, iyadoo badi shaqaalaha rayidka laga fasaxay shaqooyinkooda. Waxaa jira dad badan oo magaalooyinka waaweyn ka baxay oo aaday deegaanadooda si ay halkaasi u magansadaan haddiiba ay dhacdo inay rabshado qarxaan. Waxaa sidoo kale la yeeray dadka ajnabiga ee wadanka ka shaqeeya oo badankood dalka ka baxay.
Doorashooyinka sannadkan Kenya ka dhacaya waxaa korjoogto u ah boqollaal indha-dheeyaal ka socda Midowga Yurub, Mareykanka, Midowga Afrika iyo badi ururada caalamiga ah, kuwaasoo eegaya qaabka codeynta ay u dhacayso iyo natiijada sida loo shaacin doono.
Waxaase suurtagal ah inay dhexdhexaadin u sameeyaan haddiiba ay dhacdo in la isku qabsado doorashada dalka Kenya markale.

storvideo: 

Madaxweyne Uhurru Kenyatta oo Hogaaminaya Codadka La...

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Madaxweynaha talada haya ee dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa hogaaminaya codadka ilaa iyo iminka la tiriyey ee doorashadi madaxtinimada ee Talaadadi shalay ka dhacday dalkaasi.
Tirinta codadka ayaa wali socaneysa, balse guddiga doorashada ayaa sheegay in Kenyatta uu ku hogaaminayo 55 boqolkiiba halka hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga uu hadda marayo 44 boqolkiiba.
Guddiga doorashooyinka ayaa heysta muddo todobaad ah si ay usoo bandhigaan natiijada rasmiga ah, balse waxay heystaan ikhtiyaar ah inay soo hormarin karaan natiijada si looga hortago qalalaase.
Hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa durbaba qaadacay natiijada hordhaca ah, isaga oo ka dalbaday guddiga doorashooyinka in ay soo gudbiyaan dukumintiyada goobjoogayaasha wakiilka uga ah goobaha codbixinta xizbiyada siyaasadda.
Wixi kusoo kordho kala soco bogeenaan Voanews.com.
storvideo: 

Madaxweyne C/weli oo ka tacsiydeeyey geerida Marxuum...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Muqdisho(SONNA) Madaxweyne C/weli oo ka tacsiaydeeyey geerida Marxuum Dr Max'ed Jaamaca Salaad Takar oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga kaasi oo in muddo ah xanuunsanayay.
Waxaa uu kamid ahaa dhaqaatiirka ka howlgasha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan wuxuu qaabilsanaa dhinaca Neerfaha.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleTirinta codadka doorashada Kenya oo socota
Next articleUhuro Kenyatta oo doorashada ku horeeya iyo Raila Odinge oo qaadacay

storvideo: 

DEG DEG: Hogaamiyaha mucaaradka Kenya oo diiday...

$
0
0

Hogaamiyaha mucaaradka Rail Odinga.
NAIROBI (RBC Radio) Hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa iska diiday natiijada hordhaca ee xalay ka soo baxday codadka doorashadii shallay ka dhacday dalka Kenya, taasoo illaa hadda muujineysa inuu ku horreeyo madaxweyne Uhuru Kenyatta.
Odinga oo ka socda isbahaysiga mucaaradka NASA ayaa la tartamay illaa 7 musharax kale oo uu ku jiro madaxweynaha hadda kursiga ku fahiya ee Uhuru Kenyatta oo kka socda xisbiga Jubilee.NATIIJADA ILLAA HADDA
Natiijada doorashada ay dadka Kenyanku dhiibteen ayaa soo baxday xalay. Waxaana guddigu doorashadu soo bandhigeen saddex meelmood labo meel oo ka mid ah codadka ay dhiibteen dad kor u dhaafaya 16.6 milyan oo ruux guud ahaan Kenya.
Waxaana natiijada illaa hadda ay u kala horeeyaan musharixiinta ugu cad cad sidan;-UHURU KENYATTA 7, 163,684 oo u dhigants 54%, RAILA ODINGA 5,794, 443 oo u dhiganta 44%
Natiijadan ayaa ah middii u danbeysay ee soo baxday abaarihii saaka (Arbaco) 3dii aroornimo. Waxaana xusidan mudan in natiijada ay isa soo tareyso marba marka ka danbeysa.ODINGA OO DIIDAY
Hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga oo shir jaraa'id qabtay xalay saqdii dhexe ayaa sheegay inuusan ku qancin isla markaana aanu aqoonsaneyn doorashada natiijada ka soo baxday.
Wuxuu sheegay in tirada uu isagu heley ay ka badan tahay tan uu heley madaxweyne Kenyatta, hase yeeshee lagu xaday dhanka computerada lagu tirinayo codadka.
Odinga wuxuu dalbaday in guddiga doorashadu soo bandhigaan waraaaqaha rasmiga ee codadka lagu tiriyay ee ay saxiixeen wakiilada musharixiinta ee gobollada oo dhan, taasoo uu sheegay inay muujineyso in isagu uu ku horreeyo doorashada.
Diidamada Odinga ayaa waxay durba keentay cabsi weyn oo dadku awalba ka qabeen in haddii doorashada lagu murmo ay keeni karto dagaal dhexmara taageerayaasha mucaaradka iyo kuwa dawlada iyo ciidamada.
Guddiga doorashada Kenya ayaa hadda laga sugayaa waxay kaga jawaabaan eedeymaha mucaaradka iyo diidmada natiijada doorashada ee hordhaca ah.

storvideo: 

Militariga Soomaaliya”Dhul ballaaran ayaan Shabaab...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Muqdisho(SONNA) Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa waxaa ka soconayay howlgalo ballaaran oo looga sifeynayo halkaasi maleeshiyada koxda Shabaab kuwaasi oo ku dhuumaalaysanaya deegaano katirsan Gobolkaasi.
Dagaalo u dhexeeya ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Amisom iyo maleeshiyada Shabaab ayaa ka dhacay gobolka Shabeelada Dhexe ayadoo deegaano badan looga qabsaday koxda Alshabaab.
Gen. C/llahi Cali Caanood oo ah abaanduulaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa warbaahinta u sheegey in dhul lagu qayaasayo dhirar ahaan 100 KM ay kaga qabsadeen kooxaha argigixisada, kadib howlgalo muddo boil ah ka socoday gobolkaasi.
"Meelaha howlgaladaasi an kaga qabsanay Alshabaab waxaa kamid ah Cali-Fooldheere,Warciise, ilaa deegaanada ku xeeran Webiga Jiinkiisa, waa dhul musaafo ahaan gaaraya ilaa 100 KM waana sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka ah kooxaha nabaad diidka ah", Ayuu yiri Gen. Caanood.
Sidoo kale ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo waxay ka wadaan qeybo badan oo kamid ah gobolada Koonfur ta iyo Bartamaha Soomaaliya.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleUhuro Kenyatta oo doorashada ku horeeya iyo Raila Odinge oo qaadacay
Next articleXal laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay Shabeelada Dhexe

storvideo: 

Uhuro Kenyatta oo doorashada ku horeeya iyo Raila...

$
0
0

Kenyan voters qeue to cast their ballot in Nairobi during the parties primary nominations on January 17, 2013, ahead of this year general election to be held in March. The March 2013 elections are the first since the bloody 2007-08 polls that left at least 1,100 killed and 600,000 more displaced after what began as protests over the election results degenerated into vicious killings pitting supporters of Prime Minister Raila Odinga against those of the outgoing president Mwai Kibaki. AFP PHOTO / SIMON MAINA (Photo credit should read SIMON MAINA/AFP/Getty Images)Muqdisho(SONNA)Iyadoo warar hor dhac ah ay sheegayaan in natiijooyinka codadkii la tirayay uu horeeyo Uhuuru Kenyatta ayaa Raila Odinga oo ah Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya, waxaa uu ka soo horjeestay natiijadaasi isagoo kutilmaamay in mid aan la aqbali Karin.
Dadka saadaaliya siyaasadda dalka Kenya ayaa sheegaya in aanu muuqan wax isdaba marion ah oo ku aadan qaabka ay u dhacday doorashada, taasi oo MR Railla Odinga uu sheegayo in uu jiro ku shubasho.
Guddiga doorashada waxaa uu sheegay in la tiriyay saddex meelood labo meel goobihii ay dadka ka dhiibteen codadka.
Sida ay muujinayaan tirooyinka kasoo baxaya xarunta dhexe ee natiijada guddiga doorashooyinka, illaa toban milyan iyo bar cod ayaa la tiriyey waxayna labada musharax ee ugu muhiimsan kala heleen, Uhuru oo heysta 55% boqolkiiba, iyo Odinga oo heysta 44%. Guddiga doorashada ayaa ku booriyay shacabka inay ka dhowrsugaan natiijada kama dambeysta, waxaana welii guud ahaan dalka Kenya ka socda tirinta codadka doorashada.
Diblomaasiyoin iyo kormeerayaal caalami ah ayaa kusugan dalka Kenya aygoo u kuurgalaya habka doorashadaasi si aanay u dhici wax is daba marin.
Afhayeen u hadlay dowlada Kenya ayaa amaanay saraakiisha guddiga doorashada iyo xuduudadaha(IEBC),oo uu sheegay iney si wanaagsan u qabteen shaqdooda.
Mar uu ka hadlayay dib u dhaca meelaha qaar ee ay sababeen xaaladaha cimilada ,waxa uu sheegay inay dowlada diyaar u tahay in ay gacan siiso guddiga doorashada.
Uhuru Kenyata Madaxweynaha dalka Kenya ayaa ku baaqay midnimo, isaga oo sheegay in uu aqbali doono natiijada, kuwa ay is hayaanna wuxuu ugu baaqay in ay sidaas oo kale sameeyaan. Wuxuu sheegay in Kenyanku ay "horay u socdaan iyaga oo hal dal ah".
storvideo: 


DAAWO Sawirro: Ciidamo isku dhaf ah oo Tababar loogu...

$
0
0

Waxaa Magaalada Gaalkacyo tababar loogu soo xiray ciidamadii isku dhafka ahaa ee loogu talla-galay inay suggaan amniga guud ee Xarunta Gobolka Mudug.
Ciidamadan oo ka kala tirsan Booliska Maamulada Galmudug & Puntland, ayaa waxaa tiradoodu la gaarsiiyay 100 askari, iyadoo min 50 askari laga soo kala xulay. Ciidamadan oo markii hore ay tiradoodu 50 askari ahayd, ayaa 50 kale dib looga soo daray.
Tababarkan oo Magaalada Gaalkacyo ka furmay 18-kii bishii hore ee July, ayaa waxaa loo soo xiray Talaadadii shalay, waxaana tababarkani bixinayay Saraakiil Xafiiska Qaramada Midoobe ee Somaliya ka tirsan iyo kuwo kale oo Midowga Afrika ka socday.
Mudadii ay tababarka qaadanayeen ciidamadan, ayaa waxaa la baray xirfado dheeraad ah oo ay ku xaqiijin karayaan amniga Gaalkacyo iyo sidii ay kaga hortaggi lahaayen isku dhac kasta oo dhex mari kara bulshada ku wada dhaqan magaalada.
Munaasabadda tababarkan loogu soo xiraayay Ciidamada Booliska, ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar (Camey), Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey), Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed, General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid), Taliyaha Booliska Puntland, General C/qaadir Shire Faarax (Ereg), qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo iyo xubno Qaramada Midoobe ka socday.
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed oo ciidamada isku dhafka tababarka u soo xiray, ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay ciidamadaasi.
General Saacid, ayaa goobtaasi ka sheegay in ciidamada looga baahan yahay inay si hufan uga shaqeeyan nabadgelyada Magaalada Gaalkacyo, isagoo ballanaaday inay garab taagan yihiin.
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, Camey, ayaa madasha ka sheegay in Dowladda Somaliya, labada maamul iyo beesha caalamkaba laga doonayo inay qalabeeyan ciidamadaasi, sidoo kalana ay meel saaraan xuquuqdooda.
Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug, Carabey waxaa uu isna sheegay in labada ciidan looga fadhiyo inay gutaan waajibaadka shaqo ee loo igmaday, si loo helo Gaalkacyo oo amni lagu wada degan yahay.
storvideo: 

TOOS UDAAWO: Uhuru Kenyatta oo ku dhow Inuu Noqdo...

$
0
0

Musharaxa Madaxweynaha Uhuru Kenyatta ayaa kusii dhawaanaya inuu markii labaad oo isku xigta uu noqdo madaxweynaha Kenya maadaama uu hogaanka uhayo codadka ilaa haatan la tiriyay.
Uhuru KENYATTA ayaa wax ka badan hal milyan oo cod ka sareeya musharaxa la tartamaya ee Raila Odinga inkastoo ugu yaraan wax ka badan kala bar codadka deegaanadda la xisaabiyay.
Dadka horey isku diiwaan geliyay si ay ucodeeyaan ayaa gaarayay ku dhawaad 19 Milyan iyo bar, waxaana ilaa haatan la tiriyay Codad ka badan 12 Milyan iyo bar oo ka kala yimid 167 deegaan.
Uhuru Kenyatta ayaa haatan haysta 6,971,985 cod halka musharaxa la tartamaya ee Raila Odinga uu isna haysto 5,589,069 cod.
Waxaa ay taas ka dhigan tahay in codad aad ubadan uu ku sareeyo musharaxa madaxweynaha haatan taladda haya ee Uhuru Kenyatta.
storvideo: 

Xal laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay Shabeelada...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Muqdisho(SONNA) Shirkan oo lagu heshiisiinayay beelo walaalo ah oo dhawaan kudagaalamay deegaanka Laandoorshe oo hoosyimaada Degmada Balcad ee Gobalkan Shabeellaha dhexe,ayaa galay wajigii labaad,waxaana uu kadhacay Tuulada Garasweyn.
Shirka ayaa waxaa looga hadlay tabashooyin ay Qabeen labada dhinac,iyadoo lagu guuleystay in xal laga gaaro tabashooyinkooda sida ay sheegeen dhax-dhaxaadiyaasha shirka oo isugu jiray maamulka culimaa'udiinka iyo waxgaradka.
Xasan Cusmaan Ceynt oo kamid ah qaban qaabiyaasha gogasha ayaa sheegey in la isku afgartay in gogol kale la isugu yimaado, islamarkaana laga soo saaro qodobo lagu soo afjarayo dagaaladaasi soo noq noqday.
Dagaalo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Balcad ayaa geystay qasaare dhimasho iyo dhawac ayadoo qoysas badan oo dagaalka uu saameeyena ay guriyohooda ka barakaceen.
Waxgaradka ku howlan dadaalada nabadeed ayaa sheegey in laganaaxi doono dhinicii ku xadgudba heshiiskaasi nabadeed oo in muddo ah laga soo shaqeynayay.
Intabadan dagaalada ka dhacay gobolada dalka ayaa ka dhasha muran dhuleed, ceelbiyood iyo dhaaqsin, maadaama dadka badi ay yihiin beeralay iyo xoola dhaqato.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleMilitariga Soomaaliya"Dhul ballaaran ayaan Shabaab kaga qabsanay Shabeelada Dhexe muudo bil ah"

storvideo: 

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Dr...

$
0
0

GAROWE (RBC Radio) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa u tacsiyeeyay qoyska iyo ehelada uu ka baxay Dr. Maxamed Jaamac Salaad oo shalay ku geeriyooday dalka Talyaaniga.
Dr. Maxamed oo ahaa dhakhtar caan ah oo ka hawlgalayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Talyaaniga oo uu ku xanuunsanayay.
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweyne Gaas ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu sidoo kale shacabka Soomaaliyeed guud ahaan uga tacsiyeynayo geerida marxuumka.

storvideo: 

DAAWO: Amisom oo si cad udiiday amar kasoo baxay...

$
0
0

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Taliska ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho uu qaadacay dalab kaga imaaday dowlada Federaalka Somalia.
Wararku waxa ay sheegayaan in dalabka uu qaadacay taliska uu yahay mid salka ku haya in ciidamada AMISOM laga saaro Stadium Muqdisho.
Taliska ayaa la sheegay inay ka cudur daarteen in ciidamada laga saaro Stadium Muqdisho oo iminka ah Xarun ciidan, oo laga ilaaliyo amniga degmooyinka Dayniile iyo Yaaqshiid.
Taliska ayaa cudur daarka ku sheegay inay suuragal tahay in maleeshiyaadka Shabaab ay saldhig lagu kala qaato xogaha ka dhigtaan Stadium Muqdisho, sidaa aawgeedna aysan suuragal aheyn.
Taliska ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada AMISOM ee ku sugan Stadium Muqdisho ay kor kala socdaan amniga Xaruntii hore Xisbiga oo iminka Saldhig u ah ciidamada Xasilinta -.
Dowlada Federaalka ayaa ku howlan dadaal weliba oo ciidamada AMISOM looga saari lahaa Stadium Muqdisho.
Sidoo kale, Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go'an tahay faarujinta Garoonka, waxa ayna carab dhabtay inay jiraan caqabado gaara, balse ay xal u heli doonaan.
Ma cadda in dowlada Federaalka ay ku guuleysan doonto in ciidamada AMISOM laga saaro Stadium Muqdisho iyo inkal, waxaana xusid mudan in dhowr jeer ay dowladu ku fashilantay.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live