Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Hindiya oo musaafurineysa qaxootiga Rohingya

$
0
0

Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda bini`aadamka ee ku sugan dalka Hindiya ayaa walaac ka muujiyay wararka sheegaya in xukuumadda Delhi ay dooneyso inay dalkeeda ka musaafuriso kumannaan qaxootiga Muslimiinta Rohingya.
Hay`adda Human Rights Watch ayaa sheegtay in qaxootigu ay la kulmeen tacaddi markii ay ku laabteen Myanmar. Wasiirka arrimaha gudaha dalkaasi Kren Rijiju ayaa baarlamaanka u sheegay toddobaadkii hore in dowladda dhexe ay amartay in la musaafuriyo muhaajiriinta sharci-darrada dalkaasi ku galay--oo ay ku jiraan qowmiyadda Rohingya.
Hay`adda arrimaha qaxootiga ee QM ayaa sheegtay in Hindiya aysan saxiixin heshiiskii qaxootiga ee sanadkii 1951, balse in qaxootiga dib loo celiyo ay ka soo horjeeddo shuruucda caalamiga ah.
Qiyaastii 40,000 oo qaxootiga Rohingya ayaa ku sugan dalka Hindiya, UNHCR ayaa kaarar aqoonsi siisay ilaa 16,500 oo qaxootigaasi ka mid ah.
storvideo: 


SNM iyo Isaaq oo duulaan ku ah Hadaaftimo

$
0
0

15th August 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

"Aniga oo wax dili kara duco qaadan maayo, Hadaaftimona layma diidi karo, Ducona kuma tegaayo
Odayaal Calooshood u shaqaystayaal ah oo qaarkood looga shakisan yahay inay la shaqeeyaan Alshabaabka Buuraha Calmadow, ayaa danbiile dagaal Muuse Biixi ku casumay magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag.
Sida aan wararka ku helayno, maalinta berito magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag, waxa laga sugayaa dagaal ooge Muuse Biixi oo ay halkaa Odayaashan calooshood u shaqaystayaasha ah. qado ugu samayn doonaan
Warar kale oo aan ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in gurmad badan oo ka kalA yimid degmooyinka Gobolka Sanaag ay caawa ku baxeen dagemada Hadaaftimo si ay u soo qabtaan danbiile dagaal Muuse biixi, oo xasuuq ka gaystay gobolada waqooyiga Soomaaliya
Waxgaradka, dhalinyarada iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada degmada Hadaaftimo, ayaa iyaguna waxay wadaan abaabul xoogan oo ay kaga hortagayaan in Odayaasha looga shakisan yahay inay la shaqeeyaan argaixisada buuraha Calmadow iyo danbiile dagaal Muuse biixi ay ku kulmaan magaalada Barakaysan ee Hadaaftimo.
[embedded content]
Post navigation
- Baarlamaanka Hirshabeelle oo sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen madaxweyne
storvideo: 

Nink la yidhaa Saleebaan Mandeella oo ka hadla...

$
0
0

Nink la yidhaa Saleebaan Mandeella oo ka hadla siyaasadda Somaliland ayaa maanta sheegay in uu xisbiga Waddani ka baxay isla markaana hambalyeeyey Abdirashid Hassan Mataan.
Waxa Daabacay staff-reporter on Aug 15th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalrpess - London -War saxaafadeed uu bixiyey Saleebaan Mandeella oo ku nool magaalada Borama, ayaa sheegay in isaga iyo reerka uu ka soo jeedaaba ay ka baxeen xisbiga Waddani. Waxana uu eedo u jeediyey hoggaamiyaha xisbiga Waddani mudane Xirsi Xaaji Ali. Laakiin Saleebaan ma caddayn sababta uu u eedaynayo Xirsi.
Dhinaca kale waxa uu bogaadiyey siyaasiga Abdirashid Xasan Mataan oo dhawaan iclaamiyey in uu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbiga Waddani ee uu ka tirsanaa.
Hadalkan uu saxaafadda siiyey ninkani Saleebaan ayaa ah mid miisaankiisa leh. Kaasi oo ay qabaan dad badan oo ka mid ah degaannada galbeedka Somaliland.
Halkan ka daawo:
[embedded content]
Awdalpress
This post has been viewed 285 times.
storvideo: 

Sh. Mukhtaar Roobow Ali oo isku soo dhiibay dawladda...

$
0
0

Sh. Mukhtaar Roobow Ali oo isku soo dhiibay dawladda Somalia. ( Halkan ka daawo )
Waxa Daabacay staff-reporter on Aug 15th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalpress - London - Sheekha la yidhaa Roobow Abu Mansuur oo ka mid ahaa hoggaanka sare ee Al-Shabaab, ayaa isku soo dhiibay dawladda Somalia, kadib markii ay muddo is faham waa ku kala maqnaayeen kooxdii uu ka tirsanaa ee Al-Shabaab, sidaasina uu dagaal xooggi u dhexeeyey isaga iyo Al-shabaab.
Dagaallada ugu ba'naa ee ay ciidammada uu hoggaaminayey iyo Al-Shabaabal Mujaahidiin isaga hor yimaaddeenna waxa ugu danbeeyey kii dhacay laba maalmood hortood, oo ay ku naf waayeen inta la qiyaasayo 19 qof.
Ugu danbayntii waxa uu Sh. Mukhtaar garab ka helay ciidanka maamulka Baydhaba iyo ciidanka Somalia, kadibna waxa uu isku soo dhiibay ciidanka Somalia.
[embedded content]
Awdalpress
This post has been viewed 225 times.
storvideo: 

Warkii Televisonka BBC-da dunida ee Afka Somaliga ku...

$
0
0

Warkii Televisonka BBC-da dunida ee Afka Somaliga ku baxa ( halkan ka daawo )
Waxa Daabacay staff-reporter on Aug 15th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Halkan ka daawo warkii maanta ee TVga BBCda.
[embedded content]
Awdalpress
This post has been viewed 180 times.
storvideo: 

XOG Cod ah:Mukhtaar Rooboow oo kashifay labada...

$
0
0

Aug 15, 2017 -
Sida ay noo xaqiijiyeen ilo u dhow dhow saraakiisha ugu sareysa ciidamada dowlada gaar ahaan kuwa nabad sugida iyo danbi baarista ayaa sheegaya in Mukhtaar Rooboow Mansuur shaaciyay xog aan hore loo ogeyn.
Mukhtaar Rooboow ayaa sheegay in kooxda shabaab tageero xoogan ka heysato laba maamul goboleed kuwaasi oo kajira gudaha dalka soomaaliya bil walibana siiso aduun dhaqaale.
Xogtaas ayaa raacineyso in shabaab lacagtaas hab baad ah oga qaadato labadaas maamul goboleed oo kala ah Somalialnd iyo Puntland inkastoo maamulka Puntland bilo hore isku maan dhaafeyn lacagaas kadibna dagaalamayn.
Sheekha ayaa raaciyay in aduunkaas lacageed losoo marsiiyo mid kamid ah shirkadaha xawaaladaha oo akoon lacageed ku leedahay kooxda waxaana oo sheegay in shabaab iyo maamuladaas udhaxeyaan shaqsiyaad ganacsato ah.
Xogtaan ayaa lashegayaa in halis ku noqon doonta labadaan maamul goboleed iyo shabaab qudhooda inkastoo oo sheegay in maamulada kale dalka ay bixin wax lacag ah sidaa ogeyd mar waliba dagaalamaan inkastoo sheego in maamulo kale is afgarad kala dhaxeeyo qaar kood.
Isku soo wada duub xogtaan ayaa imaaneyso xili Mukhtaar Rooboow kusuganyahay magaalada muqdisho oo malinimadii shalay laga soo waday magaalada Xudur oo halkaas ku gaaray baxsad madaama shabaab dagaal oga adkaadeyn.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

XOG Cod ah:Mukhtaar Rooboow oo sheegay in MD Sheekh...

$
0
0

Aug 15, 2017 -
Warar hoose oo lagu kalsonaan karo aan ka helnay hogaamiyaha kasoo baxsaday kooxda shabaab ee Mukhtaar Rooboow mansuur kasoo haatan kusugan -.
Wadaadka ayaa lashegayaa in oo maanta la kulmay saraakiil dowlada katirsan iyo kuwa ajaaniib ah oo kusugan - waxaana lashegayaa in oo sheegay xogo farabadan oo kusaabsan kooxda shabaab.
Sheekha ayaa sheegay in xiriir wanaagsan lahayeen madaxweynihii hore ee dalka soomaaliya Sheekh Shariif oo hore oga wada tirsanayeen maxkamadaha islaamiga waxaana oo sheegay in dhowr jeer wada hadleyn qadka talefonka.
Rooboow ayaa sheegay in wadahadalkooda asaga iyo Sheekh Shariif ku saabsaneyd in isaga baxo kooxdaas kuna soo biiro dowladiisa oo xiligaan dagaalo xoogan kula jirtay kooxdaas.
Mukhtaar Roobow ayaa sheegay in arintaasi kadhaga adeygay waxaana oo sheegay in Sheekh shariif u balan qaaday xil dhanka amniga ah ame dal carbeed oga raadin doono mangalyo siyaasadeed.
Sheekha ayaa sii raaciyay in xiligaan saxiibkiis u aamisanaa in oo ahaa gaal cad kana leexday wadadaii ay ku heshiyeen xiligii maxkamadaha islaamiga ah.
Isku soowada duub Sheekh Mukhtaar Rooboow ayaa kooxda shabaab iyo midowgii maxkamadaha ka ahaa shaqsi qun yar socon isla markaa ahayn sida horjoogayaasha sar sare ee kooxdaas.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

XOG Muqaal:Dowlada oo wada hadal hoose lafurtay...

$
0
0

Aug 15, 2017 -
Sida ay sheegeyn qaar katirsan saraakiisha dowlada soomaaliya ayaa sheegaya in dowlada wadahadalo xoosan haatan la bilowday saraakiil sar sare oo katirsan kooxda shabaab.
Wadahadaladaan ayaa lasheegayaa in dowlada kusoo xero gelineyso saraakiisha sar sare ee kooxdaas waxaana lashegayaa in qaar kood kujiraan kuwa caanka ah shabaab dhexdooda.
Xogtaan oo qeyb kamid ah baahiyeen tv-yada ugu waa weyn soomaalida ayaa sheegeyso in dowlada oga faa iideysaneyso sidii dagaalamayaasha kooxdaas usoo geli lahayeen gacantooda.
Arintaan ayaa imaaneyso xili maalinimadii shalay magaalada muqdisho soo gaaray wadaadka baxsadka ka ah kooxdaas ee Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur.
Nagala soo xiriir
storvideo: 


Xogta Muqaal:Xildhibaano,ganacsato iyo shirkado waa...

$
0
0

Aug 15, 2017 -
Wararka aan xiligan ka hleeyno xarunta nabad sugida qaranka halkaas oo kusuganyahay wadaadka baxsadka ka ah kooxda shabaab ee Mukhtaar Rooboow mansuur kasoo magaalada muqdisho soo gaaray gelinkii danbe shalay.
Sida ay noo xaqijiyeen saraakiil u dhow dhow Sheekha ayaa sheegaya in sheekha in oo kashifay qaar katirsan ganacsato soomaali caanka ah iyo shirkado ganacsi aduun lacageed bil kasta siiyaan kooxda shabaab.
Mukhtaar Rooboow ayaa sido kale kashifay in siyaasihiin caanka ah koofurta iyo bartamaha soomaaliya shabaab bil waliba isaga laaluushaan lacago farabadan ayagoo usii marsinaayo xawaaladaha dalka ka howl gala.
Sheekha ayaa sheegay in ay jiraan xildhibaano katirsan barlamaanka soomaaliya shabaab bil kasta siiyaan lacago farabadan taasoo keentay in cabsi farabadan ka qabana in waxyeelo kooxdaas u geysato.
Xildhibaanada ayaa cabsi ka qaba in shabaab dhibaato kala kulmaan sidaa ogeyd in dhiibaan lacago farabadan oo baad ah inkastoo aa si rasmi ah u helin magacyada xildhibaanada iyo shirkadaha iyo ganacsatada lacagaha baada bil kasta laga qaado.
Isku soo wada duub kooxda shabaab ayaa lacago farabadan ka sameeya shirkadaha iyo ganacsatada kuwaasi ugu handada in dilayaan hadii dhiibin lacagaas waxaana kamid ah ahayd lacago kusheegeyn sakaad.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

XOG Cusub:Madaxweynaha cusub ee hirshabeelle oo...

$
0
0

Aug 15, 2017 -
Wararka aan ka heleyno xarunta madaxtooyada dalka soomaaliya ayaa sheegaya in madaxweynaha soomaaliya iyo xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble kulan deg deg ah yeesheyn goor dhow.
Kulankaas waxa soo qaban qaabiyay agaasimaha madaxtooyada dalka soomaaliya Fahad Yaasiin waxaana lashegayaa in looga hadlaayo xilka qaadistii saacado kahor kadhacday magaalada jowhar oo fariisin u ah maamulka hirshabeelle.
Shirkaas ayaa lashegayaa in looga hadlaayo sidii halkaas doorasho oga dhici lahayd isla markaa ladoonaayo in kusoo baxo nin qaraabo dhow dhanka hooyada kayihiin madaxweynaha dalka soomaaliya.
Ninka madaxweynaha larabo xilkaas ayaa lagu magacabaa Cabdi saalax Maxamed waxaana lashegayaa in madaxweynaha qaraabo hoose dhanka hooyooyinka ka yihiin balse kasoo jeedo beesha Xawaadle.
Cabdi saalax Maxamed ayaa kamid ah qurba joogta soomaaliyeed ee ku nool dalka mareekanka waxaana oo kamid yahay ganacsatada sida weyn looga yaqaano dalkaas inkastoo sanadihii ugu danbeyse siyasada kujiray.
Isku soo wada duub Cali Cosoble ayaa xilka ka qaadayn xildhibaanada maamulkaas waxaana noqoneysaa madaxweynihii labaad ee maamulka Xasan Sheekh soo dhiseyn oo la riday bilooyinka yar ee Farmaajo xafiiska joogo.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

DHAGAYSO: Gudoomiyaha Barlamaanka H/Shabelle oo...

$
0
0

Gudoomiyaha barlamaanka Hiirshabelle ayaa goordhow war kasoo saaray xilka qaadis ay ku sameeyeen xildhibaanadda maamulkaas.
Wareysi uu bixiyay Sh Cismaan Maxamed Barre gudoomiyaha xilka laga qaaday ayuu sheegay ineysan waxba ka jirin xilka qaadistaas lagu sameeyay.
"Waxba kama jiraan xilka qaadistaas, anaana ku sugan hoolkii baarlamaanka wax ka jirana ma lahan"ayuu yiri gudoomiyaha xilka laga qaaday oo saxaafadda la hadlay.
[embedded content]
Maalin kahor ayay aheyd markii ay xildhibaanada maamulkaas xilka ka qaadeen Madaxweynihii Hiirshabelle Cali Cosoble, kaas oo isna diiday xilka qaadistaas.
storvideo: 

XOG Vedio:Rooboow oo iska diiday inta badan Qodobo...

$
0
0

Aug 16, 2017 -
Hogaamiyihii Labaad ee ugu sareeyay Kooxda Alshabaab, Muqtaar Rooboow oo isku soo dhiibtay Dawladda Federaalka Somalia ayaa illaa iyo xalay waxaa socday Wadahadalo la doonayay in lagu qanciyo Qodobo ay Dawladdu u soo diyaarisay inuu la hortago Saxaafadda, Waxaana uu inta badan iska diiday Rooboow inuu Qodobadaasi ka sheego Shirkiisa Saxaafadeed uu Maanta qabtay.
Qodobadda ugu adkaa ee la isku mari waayay waxaa ka mid ahaa inuu qirto inuu Qaldanaa intii uu ka mid ahaa Kooxda Alshabaab, Isla markaana ka qoomameeyo wixii dhacay intii uu Hogaamiyaha Argagixisadda ahaa, Waxa uu sidoo kale diiday inuu dalbado Cafis, isagoona sheegay inuu ku yimid Waddahadal ee uusan ahayn Maxbuus dalbanaya in la cafiyo.
Dood iyo falanqayn dheer kadib waxay Dawladda Somalia aqbashay inay wax ka badasho Qoraalkii ay soo hordhigtay Rooboow, Isla markaana loo qoro sida uu rabo, taasoo keentay in la garan waayo Mawqifkiisa saxda Rooboow.[embedded content]Rooboow waxa uu ku soo koobay Kooxda Alshabaab inay ku kala tageen kala duwanaansho Caqiido, Wuxuuse ka gaabsaday inuu ku tilmaamo Argagixiso, Wuxuusan sidoo kale soo hadal qaadin in Faham Qaldan oo Diineed ay ku socdaan Alshabaab oo ay marin habaabiyeen Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ka midka ah oo uu qaar badan oo ka mida isagu ku soo biiriyay Kooxda.
Marna ma uusan dirin Rooboow fariintii ugu muhiimsanayd ee ahayd inuu baaq u diro Horjoogayaasha iyo Maleeshiyaadka Kooxda inay isku soo dhiibaan Dawladda Somalia. Waxayna taasi muujinaysaa inuusan jirin isbadal wayn.
Rooboow waxa uu Shirkiisa Jaraa'id ku muujiyay doorka ay arrintiisa ku lahaayeen Sirdoonka Reer Galbeedka, isagoo u mahad celiyay Dawladda Somalia iyo Saaxiibadeeda Caalamka, taasoo aan horay looga baran Horjoogayaasha sidiisii kale isi soo dhiiba.
Inkastoo uu isi soo dhiibay Rooboow haddana marna ma uusan sheegan inuu isku dhiibay Dawladda Somalia ee uu waxa uu sheegay inuu Marti ugu yahay Muqdisho si uu wadahadalo ula yeesho Dawladda Somalia, iyadoona Wadahadaladaasi ay socdaan.
Shirka Jaraa'id ee Rooboow iyo Bayaanka uu akhriyay waa kuwo aan buuxin karin Shuruudaha in Qof Argagixiso ahaan jiray loogu aqoonsado inuu ka tanaasulay wixii uu ku jiray. Waxa kaliya ee isbadal ah oo laga arki karay Shirkaasi Jaraaid waxay ahayd inuu ka dhinac babanayay Calanka Soomaaliya oo horay uu ugu yaqaanay Calanka Daaquudka, iyadoona aysan hareerihiisa ka muuqan Calankii Madoobaa ee uu sidan jiray.
Hogaamiyayaal ka tirsanaa Alshabaab oo isaga ka horeeyay sida Zakariyo iyo Atam waxay si aan leex leexad lahayn u cadeeyeen Mawqifkooda, waxayna Cambaareeyeen Alshabaab oo ay ku tilmaameen Argagixiso marin habaabinaysa Dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed, Waxay dalbadeen Cafis, waxayna kuwa ku haray Kooxda ugu baaqeen inay isi soo dhiibaan, Balse Rooboow waxa uu u muuqdaa inuusan waxba ka badalnayn Xasan Dahir Aways oo isna ka mid ahaa Hogaamiyayaashii Alshabaab oo illaa iyo hadda aan cadayn Mawqifkiisa ku aadan Kooxdii uu ka soo cararay.
Alshabaab waxay sheegeen Rooboow in mar hore ay ka saareen Kooxda.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Xog Muqaal: Madaxwayne Farmaajo oo ay Caqabad...

$
0
0

Aug 16, 2017 -
Madaxwayne Farmaajo ayaa lagu waramayaa inay ku noqon doonto Caqabad Siyaasadeed isi soo dhiibidda Muqtaar Rooboow Abuumansuur, Waxayna Caqabada ugu wayn ka soo wajahaysaa Beelaha Hawiye oo u arko Horjoogayaashooda isi soo dhiiba inaan loo macaamilin sida Horjoogayaasha kale ee Beelaha kale iska soo dhiiba.
Xilligii uu Madaxwaynaha ahaa Xasan Sheikh ayaa waxaa isi soo dhiibay Xasan Daahir Aweys oo ay isku koox ahaayeen Mukhtaar Rooboow Abuumansoor, Waxaana isi soo dhiibista Wadaadka Xasan Daahir ay ku timid wadahadal dhex maray Beesha uu Wadaadku ka soo jeedo iyo Dawladda, taasoo sababtay in lagu qanciyo Xasan Daahir inuu isku dhiibo Dawladda, balse Dawladda ayaa ka baxday Heshiiskii ay la gashay Beesha Habargidir markii la keenay Xasan Daahir Muqdisho, iyagoona is hortaagay in Wadaadku uu si xor ah ugu noolaado Muqdisho,
Xasan Daahir ayaa isla habeenkii la keenay Muqdisho waxay Dawladdu u taxaabtay Xabsiga Nabadsugidda, iyadoo sidoo kalana la garaacay Odayaashii garwadeenka ka ahaa inuu isu soo dhiibo Xasan Daahir. Waxayna arrintaasi sababtay inay Beesha Habargidir ka caroodaan Dawladda Somalia, iyagoo u arkayay in la qiyaameeyay, Waxaana Natiijaddii uu Xasan Sh ka dhaxday Xurguftaasi ay sababtay in Xildhibaadda Beeshu ay codkoodu u diidaan markii Billowgii Sannadkan ay Doorashadu ka dhacay Somalia. taasoo ay codkooda ku taageereen Madaxwaynaha hadda taladda haya ee Farmaajo.[embedded content]
Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Beesha Habargidir markii la doortay Madaxwayne Farmaajo kulankii ugu horeeyay ee ay la yeesheen waxyaabihii ay hordhigeen waxaa ka mid ahaa in Xoriyadiisa la siiyo Xasan Daahir Aways, taasoo uu Farmaajo ka biyo diiday, isagoona u sheegay inaan la cafin karin Xasan Daahir Aways oo uu ku tilmaamay Dambiile, balse waxay dad badan la fajaceen markii uu Zakariyo oo ay Qaraabo yihiin, kagana miisaan badnaa Xasan Daahir Kooxda Alshabaab dhexdeeda u magacaabay Taliyaha Qaybta Sirdoonka ee NISA.Abuumansuur
Hadii ay dhacdo in Rooboow oo si xor ah ugu noolaado waxa uu Madaxwayne Farmaajo wayn karaa Taageeradda Beesha Xasan Daahir Aways oo Miisaan ku lahayd Doorashadii uu ku soo baxay, isagoona la kulmi doona Madaxwaynuhu qalqal Siyaasadeed, Waxaana arrintan walaaceeda durba laga dareemayaa Madaxtooyadda Somalia oo laga yaabo inay ka xeeladaysato in la keeno Abuumansuur Magaaladda Muqdisho.
Maamulka Koonfur Galbeed iyo Beesha uu ka dhashay Abuumansuur waxay iyaguna uga fadhiyaan Dawladda Somalia in loo maamuuso Muqtaar Rooboow sida Zakariyo oo loo dhiibo Xil Dawladeed, Waxayna taasi iyana ku noqon doontaa Dawladda Somalia oo ay hortaalo 2 Daran mid dooro
Nagala soo xiriir
storvideo: 

SAWIRRO: Ganacsade Soomaaliyeed Oo Lagu Gubay...

$
0
0

Aug 16, 2017 -
Ganacsade Soomaaliyeed ayaa xalay burcad ku gubtay dukaankiisa dhexdiisa oo ku yiil magaalada Durban ee dalka Koonfur Afrika.
Axmed Jaliil Cali Xuseen oo lagu magacaabi jiray ganacsadaan ayaa galabta u geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray dabka xalay la qabadsiiyay goobtiisa ganacsi oo uu ku dhex jiray.
Falkaan aadka looga naxay ayaa waxaa geystay burcad Koonfur Afrikaan ah oo dooneysay in ay boob u geystaan dukaanka marxuumka.
Kooxaha burcada Koonfur Afrikaanka ayaa dhaqan ka dhigtay inay beegsadaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, iyadoo falkaani uusan aheyn kii ugu horeeyay, waxayna inta badan dab qabadsiiyaan goobaha ganacsiga Soomaalida marka ay ka war helaan in lagu dhex jiro.
Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee lagu xasuuqo dalka Koonfur Afrika ayaa helin dowladda dhibaatada iyo dilalka loo geysto kala hadasha dowladda Koonfur Afrika.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Daawo warsaxaafadeed Agaasimihii horre ee la...

$
0
0

Agaasimihii horre ee la dagaalanka Burcad badeedka Puntland Ahna shaqsigii ugu horeeyay oo keenay fikirkii la dagaalanka Burcad badeedka Somalida Cabdirasaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) oo warfidiyeenka maanta kula hadlay magaalada Garowe ayaa ku baaqay in baarlamanka Puntland loola dagaalamo sidii burcad badeeda oo kale sida inaan guryo laga iibin, inaan wax cunto iyo dhar ah laga gadan, inaan la guursan oo aan la salaamin xitaa caruurtooda la guursan, ka dib markii uu ku dhaliilay wadadii ay u mareen 18 July 2017 ridida Gollihii Xukuumadda Puntland.#Dhugashada_Dhiirane
Opslaet af Abshir Dhiirane pa 15. august 2017
storvideo: 


Mangalyo doon soomaali ah oo qaarada Yurub loogu...

$
0
0

Aug 16, 2017 -
Booliska Talyaaniga ayaa Xiray Wiil Dhalinyaro ah oo 24 Jir Soomaali ah, kaasoo loo haysto inuu ka mid ahaa Burcad Badeed Alshabaab ah oo ka afduubtay Gacanka Cadmeed Markab Shidaal oo laga leeyahay Talyaaniga Sannadkii 2011-ka.
Markabka Talyaaniga iyo Shaqaalihiisa ayeey Burcaddu haysteen 10 Billood, iyagoo kadibna sii daayay markii la siiyay 11 Milyan oo Madax Furasho ah.
Mohammed Farah oo ah Wiilka Soomaaliga ah ee la qabtay waxaa xiray Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Carabinieri, kadib markii uu Magangalyo ka dalbaday Magaaladda Sicilian ee Caltanissetta, sida ay Boolisku sheegeen.
Saraakiisha Boolisku waxay isticmaaleen Xogta illaa 50 Burcad Badeed ah oo Farahooda la kaydiyay, kadib markii ay qabsadeen 8 February 2011 Markabka Savina Caylyn Tanker, iyagoo isticmaalayay Gantaaladda Garabka laga rido iyo Hubka sida Darandooriga ah u dhaca.
Madaxfurashadda laga bixiyay Markabkan waxaa la siiyay Kooxda Alshabaab, kadib markii la jirdilay Shaqaalihii Markabka oo ka koobnaa 5 Qof oo Talyaani ah iyo 17 Hindi ah, iyadoona si xun loola dhaqmay 10-kaas bilood ee ay Burcadda gacanta ugu jireen.
Boolisku waxay heleen Faraha Burcad Badeeda, markii ay sii daayeen Markabkaasi. taasoo sahashay in hadda la qabto mid ka mida Burcadii haysatay Markabkaasi.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

XOG Muqaal:Rag caanka ah shabaab oo la Ogaaday in...

$
0
0

Aug 16, 2017 -
Sida oo shaaciyay qabiir dhanka siyaasada iyo arimaha kooxda shabaab ayaa sheegay in mudo bil ah gudaheeda laga yaabo in dowlada kusoo biiraan kooxo katirsan shabaab.
Qabiirkan ayaa sheegay in saraakiil badan oo magac kudhex leh kooxdaas doonayaan in isaga baxaan qeybna ka noqdaan dibu dhiska dalkooda.
Waxa oo raaciyay soo bixitaanka Mukhtaar Rooboow fureyso bog cusub oo loo qaaday dhanka hormarka iyo xasiloonida gayiga waxaana oo sheegay in saraakii badan iyo ciidankooda lagu soo dhaweyn doono - hadii sidaan xaalka kusii xodo.
[embedded content]
Hadalka qabiirkan ayaa imanaayo xili maanta magaalada muqdisho kashaaciyay in kamid ahaanshaha kooxda shabaab isaga baxay wadaadka kolkii hore wax ka aas aasay ee Mukhtaar Rooboow
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Buffon, Lionel iyo Ronaldo oo Ku Tartami doona Xidiga Sanadka ee Yurub

$
0
0

Xiriirka kubadda cakta Yurub ee loo soo gaabiyo UEFA ayaa ku dhawaaqay magacyada saddexda laacib ee ku tartami doonta abaalmanita laacibka sanadka ee Yurub.

Buffon, Lionel iyo Ronaldo oo Ku Tartami doona...

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Xiriirka kubadda cakta Yurub ee loo soo gaabiyo UEFA ayaa ku dhawaaqay magacyada saddexda laacib ee ku tartami doonta abaalmanita laacibka sanadka ee Yurub.
Waxaa liiska saddexda laacib ee ugu danbeysa isugu soo haray Buffon oo ahgoolhaye u ciyaara xulalka Talyaaniga iyo kooxda Juventus, Messi oo ah weeraryahan u dhashay dalka Argentine una ciyaara kooxda Barcelona iyo Ronaldo oo u dhashay dalka Portugal unu ciyaaro Real Madrid.
Messi iyo Ronaldo horay ayey ugu guuleysteen jaa,isadan, balse Buffon wali ma uusan helin.
Waxaa lagu dhawaaqi doonaa qofka ku guuleysta abaalmarintan 24-ka bishaan August.
Dhinaca gabdhaha kubadda cakta, waxaa abaalmarintan u sharraxan Pernille Harder iyo Dzsenifer Marozsan u dhashay Jarmalka, iyo Lieke Martens uu kasoo jeeda dalka Netherlands.
storvideo: 

Cabdiraxman Jaamac Barre oo Geeriyooday

$
0
0

Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdiraxman Jamac Barre.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live