Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo: Xildhibaan Xoog oo U Jawaabay Wasiirka...


Madaxweyne Siilanyo Oo Dalka Dibadiisa Safar ugu baxay

$
0
0

Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka ka dhoofay madaarka magaalada Hargeysa
Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md Cali Axmed Cali iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa saaka safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md Cali Axmed Cali iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa saaka safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Warkan

storvideo: 

Duqeyn ka dhacday Jillib oo qoys dhan lagu laayay

$
0
0

Kn: Duqeyn ciidamada Maraykanka ay ka geysteen magaalada Jillib ayaa waxaa lagu diley qoys dhan oo Soomaaliyeed.
Duqeynta ayaa waxaa loola dan lahaa dagaalyahanada Alshabaab, kuwaasi oo saraakiil ka mid ah lagu diley duqeynta.
Horey ayaa weeraro kuwan oo kale ah oo Jillib iyo Gedo ka dhacay loogu laayay qoysas Soomaaliyeed.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wax qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegey in uu fasaxay duqeynta.
KismaayoNews.com
storvideo: 

Golaha wasiirada K/Galbeed oo la ansixiyey

$
0
0

Kn: Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ansixiyay Golaha Wasiirada oo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka codsaday xildhibaanada Baarlamaankaas in ay codka kalsoonida ah ay siiyan Wasiirada, si ay u qabtaan adeegyada ay Bulshada ka sugayaan.
Ilaa 112 mudane ayaa ogolaatay , 5 ayaa diiday halka 6 kalena ay ka aamuseen, sidaasi dareedeed Guddoonka Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay ansax yihiin golahaasi Wasiirada.
Kulanka waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, oo sheegay in wixii maanta ka bilowda ay Golahaasi Wasiirada ay qabsan karaan waajibaadka ka saran u adeegista shacabka.
Madaxweyen Shariif Xasan ayaa dhawaan waxaa uu isku shaandheyn ku sameeyey Golaha wasiirada, kadib markii ay soo baxeen baahi loo qabo wax ka bedelka qaab dhismeedka Golaha Wasiirada.
KismaayoNews.com
storvideo: 

Deg Deg: 12-sano jir Muqdisho Caawo isku dilay...

$
0
0

Aug 18, 2017 -
Dhacdadaan ayaa ka dhacday Xaafadda Buurdheere Waaxda Hanti Wadaag ee Degmada Waaberi, waxaa la sheegay in Wiilka Is dilay uu ku faraka-ciyaaraye Bastoolad uu lahaa Aabihii.
Wiilka is Dilay ayaa Magaciisa naloogu sheegay Cadnaan Cabdi Cali, wuxuuna aabihii kamid yahay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Dadka ku sugan Xaafadda uu Wiilka isku dilay ayaa sheegay in Wiilka uu Si qarsoodi ah uu Bastooladda Aabihiis usoo qaatay, iyadoona kadib uu ku faraka-ciyaaray.
Badi Carruurta guryadooda ay Hubka aanan Laheyn Goobo ka fog carruurta lagu xareeyo ayaa Waxyeelo kasoo gaarta Hubka.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Taliyaha Waxda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee...

$
0
0

Taliyaha waxaada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Col Maxamed Adan Jimcaale koofi oo ah shaqsi muwaadin ah hoowl karna ah kuna guuleystay in uu Basaboorada Soomaliga sumacad horey u laheen u yeelay ayaa maal.mahaan. safar shaqo ku maqnaa dalalka Yurub ayaa ku guuleystay in uu wadamada uu tagay ka dhaadhaciyo in Basaboorka Soomaliga loogu ogolaado dal ku galka wadamaas yurubta ah0
Col Koofi ayaa guil soo hooyey safaradii uu dalalkaas ku kala bixiyayisagoona maanta dalka dib ugu soo laabtay
Taliyaha ayaa dib u habeen ku sameeyey shaqaalaha waaxda Socdaalka isagoona meesha ka saaray halkii beel kaliya horay ugu shaqeyneysay waxuuna ka dhigay shaqaalaha kuwa Soom alida u siman tahay waana shaqsi insaanimadu ku weyn tahay waxa aan leenahay waa masuul ku dayasho mudan waxan ugu hanbalyeeynah wax qabadkisa shaqsi kasta oo howlkar ahna waanu xuseynaaah soomaaliya soomaali baa leh
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Madaxa istaraatajiyadda Aqalka Cad oo xilka laga qaaday

$
0
0

Madaxa istaraatajiyadda Aqalka Cad, Steve Bannon, oo ka mid ah shakhsiyaadka aadka ugu dhaw madaxweyne Donald Trump, ayaa xilka laga qaaday.

Erdogan: Hogaamiyayaasha Jarmalka waa “cadowgeena”

$
0
0

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, ayaa ku tilmaamay hogaanka Jarmalka mid “cadow” ku ah dalkiisa, asagoo ugu baaqay dadka asal ahaan Turkiga ka soo jeeda ee haysta dhalashada Jarmalka in aanay u codeyn isbahaysiga hadda u taliya dalkaasi.


Madaxa istaraatajiyadda Aqalka Cad oo xilka laga qaaday

$
0
0

Madaxa istaraatajiyadda Aqalka Cad, Steve Bannon, oo ka mid ah shakhsiyaadka aadka ugu dhaw madaxweyne Donald Trump, ayaa xilka laga qaaday.
Bannon oo afkaartiisu ay u janjeerto midig, ayaa ahaa ninkii ka dambeeyay in Trump uu ololihiisii doorashada ku saleeyo fariinta ah "Danaha Maraykanka ayaa waxkasta ka horreeya."
Wararka qaar ayaa sheegaya in madaxweyne Trump uu ka carooday waraysi uu Bannon siiyay wargeyska American Prospect, kaasoo uu ku sheegay inaanay suuragal ahayn in awood milateri wax looga qabto khatarta Kuuriyada Waqooyi.
Bannon ayaa u sheegay wargeyska in Maraykanka uu "dagaal dhaqaale" kula jiro Shiinaha, isla markaana uu doonayo inuu Aqalka Cad ka saaro dadka aan fekerkaasi la wadaagin.
63 jirkan ayaa lagu eedeeyay inuu taageersan yahay qolyaha caddaanka cunsuriyiinta ah, isla markaana uu naceyb u qabo Muslimiinta iyo Yuhuuda.
Waxa uu si weyn ugu ololeeyay xannibaada uu Maraykanka saaray dadka ka yimaada lix dal oo Muslim ah.
storvideo: 

Erdogan: Hogaamiyayaasha Jarmalka waa “cadowgeena”

$
0
0

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, ayaa ku tilmaamay hogaanka Jarmalka mid "cadow" ku ah dalkiisa, asagoo ugu baaqay dadka asal ahaan Turkiga ka soo jeeda ee haysta dhalashada Jarmalka in aanay u codeyn isbahaysiga hadda u taliya dalkaasi.
Doorashada guud ee Jarmalka ayaa dhici doonta 24-ka September ee sanadkan, waxaana codkooda ka dhiiban doona ku dhawaad milyan qof oo Jarmal ah balse asal ahaan ka soo jeeda Turkiga. Qaar badan oo ka mid ah dadkaasi ayaa taageersan madaxweyne Erdogan.
"Xisbiyada kala ah Christian Democrats [CDU], Social Democrats [SPD], iyo Green Party waxay dhammaantood cadow ku yihiin Turkiga," ayuu yiri madaxweyne Erdogan.
Ma aha markii ugu horaysay ee uu Erdogan hadalo adag u adeegsado Jarmalka.
Labadan dal ayaa leh xiriir dhaqaale oo ballaaran, sidoo kale waxay ka wada tirsan yihiin gaashaanbuurta NATO.
Muranka u dhexeeya labada dal ayaa sii xoogaystay wixii ka dambeeyay isku-daygii afgembi ee Turkiga ka dhacay 15-kii July 2016, kaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 240 qof.
Xukuumadda Ankara ayaa Jarmalka ku eedeysay inay magangelyo siisay askar loo haysto inay qeyb ka ahaayeen isku-daygaasi.
Waxaa arinta uga sii daray markii uu Jarmalka u diiday mas'uuliyiin ka tirsan xisbiga madaxweyne Erdogan inay olole ka sameeyaan gudaha dalkaasi, ayagoo xilligaa jaaliyadda Turkiga ah taageero uga raadinayay aftidii dhacday bishii April.
storvideo: 

Booliska Maraykanka oo toogtay wiil Soomaali ah

$
0
0


Wanshinton-(RBC Radio)-Ciidamada Booliska dalka Mareykanka ayaa la xaqiijiyay in ay toogteen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida kunool dalka Mareykanka.
Soomaalida kunool dalka Mareykanka ayaa sheegay in ninkaasi ay ciidamada Ammaanka ay isku dhaceen ka dibna ay toogteen.
Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xuseen Xasan, waxaana la sheegay in uu ka mid ahaa Soomaalida kunool Gobolka Washinton.
Falkaan ayaa ahaa Mid aad looga Naxo, Maadaama wararka Qaar ay sheegayaan in ninkaasi uu ahaa Shaqsi dhimirka looga jiray.
Ciidamada Booliska dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Askarigii dilkaasi geystay, islamarkaana ay baaris ku waddaan___RBC Radio

storvideo: 

Tartanka kubadda cagta ee maamul goballeedyadda oo...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho (SONNA):- Labaddii maalin ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxa uu shir uga socday wasiirka wasaarrada dhallinyaradda iyo cayaaraha xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye, wasiirrada dowlad goballeedyadda, gobalka Banaadir iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.
Shirkan ayaa diirrada lagu saarayay cayaaraha goballadda ee 21 bisha October ka furmi doonno magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray gabagabada kullanka waxaanna warbaahinta u aqriyay agaasimaha guud wasaarrada shaqadda iyo shaqaallaha, dhallinyarada iyo cayaaraha Puntland Axmed Cabdalla Tiggaana.
FG: Halkan hoose ka dhageyso war-murtiyeedka oo dhammeystiran.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo lagu wado in uu gaaro dalka Masar

storvideo: 

Dagaal ka socda gobolka Shabeellaha hoose

$
0
0

Muqdisho (RBC Radio) Dagaal ayaa hadda ka socda deegaanka Bariire oo qiyaastii 30KM u jira degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.
Ciidamada dowladda oo ay waheliyaan kuwa AMISOM iyo askar caddaan ah ayaa weerarray deegaanka oo ay ku sugnaayeen dagaalyahanno ka tirsan al-Shabaab,sida u Raxanreeb u sheegay mid ka mid ah odayaasha deegaanka.
"Dagaalka wuxuu hadda ka socda bartamaha magaalada,xilli hore ayaana ka war helnay dagaalka oo si goos goos ah ku bilowday."ayuu yiri odey dhaqameed deegaanka ah.
Ciidamada huwanta ah ayaa la wareegay saldhig ay ku sugnaayeen al-Shabaab,wuxuuna dagaalka socda qeyb ka noqonaya weerarro dhowr ah oo deegaanka ka dhacay.
Sida la xasuusto bishii May ee sanadkan askari Marekan ah ayaa lugu dilay deegaanka uu hadda dagaalka ka socda ee Bariire,faah faahin badan lagama hayo dagaalka.
___
RBC Radio

storvideo: 

Kenya says Police killed most wanted Al shabaab commander

$
0
0

Anti-terror police have shot dead wanted terrorist Hussein Said Omar in Bamburi, Mombasa. He was one of the Al Shabaab militantsbehind the Mpeketoni attack that claimed lives of more than 60 people in June 2014.
Hussein Said Omar also known as Babli was a most wanted terror suspects who had been on the run since 2015.
He engaged security personnel in a shootout from his hideout in Bamburi before he was overpowered by the anti-terror police who ambushed him following a tip off from the public.
He was the logistician for Al Shabaab militia operating in Boni Forest. He was also behind the killing of innocent Kenyans in Mwalei, Pandanguo and Milihoi.
Babli is brother to another terrorist Ahmed, also known as Dogo who is still on the run. Babli came to lime light in 2013 where he was involved in facilitating a group of French Foreign fighters as they were running away from Al Shabaab.
He later on took up a bigger role in facilitation when his brother Dogo left for Somalia and sent a cell of fighters back in late 2014.
He has been involved in various circles of financers who supported local harakat and his brother’s needs in Somalia.  He then joined up with Ismael Shosi at the Majengo House raided in January, 2016 and later Junda residence of Salim Hanjaury aka Mario.
He is reported to have recruited several youth to join Al Shabaab and possibly ISIS. He was known for his role as a facilitator and recruiter. He shared audiovisual material on radical teachings to local sheikhs and recruiters.
The post Kenya says Police killed most wanted Al shabaab commander appeared first on Shabelle.

Hawgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilowday Shabeellaha Hoose

$
0
0

Wararka laga helayo koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada dawladdu oo ay taageerayaan kuwa hawgalka midowga Afrika iyo ciidamo Maraykan ah ay saaka hawlgal milatari ka bilaabeen deegaanada ay ku xooganyihiin Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose.


Al-Shabab attacks African Union base in central Somalia

$
0
0

Al shabaab militants were reported to have launched an attack against base manned by Djibouti peacekeepers, serving with the AU Mission in Somalia (AMISOM) in Hiran region.
Residents in Bulo-burte town in Hiran region, said they Heavy gunfire heard around the AMISOM base during heavy fighting between the militants and Djibouti peacekeepers.
 
 
The post Al-Shabab attacks African Union base in central Somalia appeared first on Shabelle.

Kenya says Police killed most wanted Al shabaab...

$
0
0

Anti-terror police have shot dead wanted terrorist Hussein Said Omar in Bamburi, Mombasa. He was one of the Al Shabaab militantsbehind the Mpeketoni attack that claimed lives of more than 60 people in June 2014.
Hussein Said Omar also known as Babli was a most wanted terror suspects who had been on the run since 2015.
He engaged security personnel in a shootout from his hideout in Bamburi before he was overpowered by the anti-terror police who ambushed him following a tip off from the public.
He was the logistician for Al Shabaab militia operating in Boni Forest. He was also behind the killing of innocent Kenyans in Mwalei, Pandanguo and Milihoi.
Babli is brother to another terrorist Ahmed, also known as Dogo who is still on the run. Babli came to lime light in 2013 where he was involved in facilitating a group of French Foreign fighters as they were running away from Al Shabaab.
He later on took up a bigger role in facilitation when his brother Dogo left for Somalia and sent a cell of fighters back in late 2014.
He has been involved in various circles of financers who supported local harakat and his brother's needs in Somalia. He then joined up with Ismael Shosi at the Majengo House raided in January, 2016 and later Junda residence of Salim Hanjaury aka Mario.
He is reported to have recruited several youth to join Al Shabaab and possibly ISIS. He was known for his role as a facilitator and recruiter. He shared audiovisual material on radical teachings to local sheikhs and recruiters.
storvideo: 

Al-Shabab attacks African Union base in central Somalia

$
0
0

Al shabaab militants were reported to have launched an attack against base manned by Djibouti peacekeepers, serving with the AU Mission in Somalia (AMISOM) in Hiran region.
Residents in Bulo-burte town in Hiran region, said they Heavy gunfire heard around the AMISOM base during heavy fighting between the militants and Djibouti peacekeepers.
storvideo: 

Hawgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilowday...

$
0
0

Wararka laga helayo koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada dawladdu oo ay taageerayaan kuwa hawgalka midowga Afrika iyo ciidamo Maraykan ah ay saaka hawlgal milatari ka bilaabeen deegaanada ay ku xooganyihiin Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Sida ay ku waramayaan dadka deegaanka, kolonyo milatariga Soomaaliya ah oo ay la socdaan ciidamo Maraykan oo ah ka baxay saldhiga garoonka Balidoogle ayaa gaaray tuulada Bariire oo ay horey gacanta ugu hayeen Al-Shabaab.
Sidoo kale kolonyo milatariga Soomaaliya ah oo ay la socdaan ciidamada hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ee loo yaqaano AMISOM ayaa iyaguna gaaray isla tuulada Bariire iyagoo ka baxay deegaanka lambar 50 ee isla gobolka Shabeellaha Hoose.
Inkastoo meelaha qaar la maqlay qaraxyo, haddana ma jiraan wax war ah oo laga hayo khasaaraha ka dhashay ka dhashay dullaankani.
storvideo: 

Bahda cayaaraha dalka oo ka tacsiyadeeyay geeriddii...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho (SONNA):- Iyagoo shir ku leh magaaladda Muqdisho wasiirka wasaarrada dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, wasiirrada wasaarradaha dhallinyarada iyo cayaaraha maamul goballeedyadda, gobalka Banaadir, ayaa waxa ay ka tacsiyadeeyeen geeriddii ku timid Allaha u naxariistee Cusmaan Jaamac Diraac, oo ahaa guddoomiyihii guddiga garsoorayaasha xiriirka Soomaaliyeed kubadda cagta.
Diraac, ayaa kooxo hubeysan waxa ay dileen isagoo kasoo baxay salaadda cishaha, waxanna uu ku dukaday masjid ku yiillay degmada Warta-nabadda gaar ahaan xaafadda Xamar-Bile.
Wasiir ku xigeen dhallinyarada iyo cayaaraha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdalla Cali, oo ku hadlay codka dadkii maddasha joogay ayaa ka tacsiyeeyay geeridda ku timid guddoomiiyihii guddiga garsoorayaasha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.FG: Halkan ka dhageyso shirka jaraa'id ee wasiirka ku xigeenka Hirshabeelle.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleTartanka kubadda cagta ee maamul goballeedyadda oo la shaaciyay xilliga la dheellayo+ DHAGEYSO

storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live