Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Roobab Dad ku Dillay Gobolka Awdal

$
0
0

Roobab Lixaadleh oo ka da'ay degmooyinka Boorama iyo Baki ee Gobolka Awadal ayaa inta la xaqiijiyay waxa ku dhintay 5 ruux halka ay 4 qofna ku dhaawacmeen.


Gudaha ka akhriso  In ka Badan Hal Milyan oo Dumar...

$
0
0

Tirada guud ahaan Sanadan Xajtay ee Ragi waa 1,33408 million halka Tirada Guud ee dumarkuna tahay 1.018.042 Xaaji , sida lagu sheegay warbixintii u dambeysay ee tirakoobka soona saartay Hay'adda Guud ee Tirkoobka Xujayda.
Waxayna tilmaamay Hay`adda Tirakoobku in tirada dadka dibadda ka yimid ay gaadheen 1,752,014 oo xujey ah, halka guduhna yahay 600,108.
Warbixintu waxay sheegtay in xujyada ka yimid wadamada Asia ee aan Carabta ahayn dhan yihiin 1.042.335 noqonaysa na 59,49% boqolkiiba tirada guud ee Xujeyda , halka 186,873 ay ka yimidaan dalalka Afrika ee aan Carabta ahayn Waxayna Noqoanaysaa 10.67 % boqolkiiba.
Sida laga soo xigtay warbixinta waxaa jira 84,894 oo ka yimid wadamada Yurub iyo 22,268 oo ka yimid Waqooyiga iyo Koonfurta Ameerika iyo Australia.
Warbixintu waxay sheegtay in Xujeyda ka yimid dalalka Carabta gaadheen 383,044 Xaaji, halka tirada kuwa ka yimid Wadamada Iskaashiga Gacanka (GCC) 32,600 Xaaji.
Waxa uu intaa ku daray in 229,308 xaji ay ka yimaadeen qaybo kala duwan ee Dalka Sucuudiga halka 370,800 ay ka yimideen Makka, kuwaas oo isugu jira Sucuudiyaan iyo dadka kale ee ku nool.
Waxa Xajka ka yimid Mecca waxay ahaayeen 79,116 Sucuudi iyo 291,684 aan ahayn Sucuudi. Sida laga soo xigtay Gastat, 1,648,332 Xaaji Waay ku Yimaadeen Dhinaca Hawada halka 14,827 ay ku yimaadeen badda iyo 88,855 oo Xaga Dhulka ah.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in dadka ka shaqaynayay adeegyada xujayda ahaa gaadhayeen 538 158 oo qof, oo ay ku jiraan 30 870 qof kuwaas oo ka shaqaynayay adeegyada caafimaadka iyo ambulance, iyo 86,987 oo mas'uul ka ah korontada iyo biyaha, iyo 35,938 ee gaadiidka iyo saadka kale ee qaybaha.
Waxa intaa Dheeraa in ka badan 300,000 oo ciidan iyo rayid ah oo ilaalinayay Amniga martida Illaahay.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

Gudaha ka akhriso  In ka Badan Hal Milyan oo Dumar...

$
0
0

Tirada guud ahaan Sanadan Xajtay ee Ragi waa 1,33408 million halka Tirada Guud ee dumarkuna tahay 1.018.042 Xaaji , sida lagu sheegay warbixintii u dambeysay ee tirakoobka soona saartay Hay'adda Guud ee Tirkoobka Xujayda.
Waxayna tilmaamay Hay`adda Tirakoobku in tirada dadka dibadda ka yimid ay gaadheen 1,752,014 oo xujey ah, halka guduhna yahay 600,108.
Warbixintu waxay sheegtay in xujyada ka yimid wadamada Asia ee aan Carabta ahayn dhan yihiin 1.042.335 noqonaysa na 59,49% boqolkiiba tirada guud ee Xujeyda , halka 186,873 ay ka yimidaan dalalka Afrika ee aan Carabta ahayn Waxayna Noqoanaysaa 10.67 % boqolkiiba.
Sida laga soo xigtay warbixinta waxaa jira 84,894 oo ka yimid wadamada Yurub iyo 22,268 oo ka yimid Waqooyiga iyo Koonfurta Ameerika iyo Australia.
Warbixintu waxay sheegtay in Xujeyda ka yimid dalalka Carabta gaadheen 383,044 Xaaji, halka tirada kuwa ka yimid Wadamada Iskaashiga Gacanka (GCC) 32,600 Xaaji.
Waxa uu intaa ku daray in 229,308 xaji ay ka yimaadeen qaybo kala duwan ee Dalka Sucuudiga halka 370,800 ay ka yimideen Makka, kuwaas oo isugu jira Sucuudiyaan iyo dadka kale ee ku nool.
Waxa Xajka ka yimid Mecca waxay ahaayeen 79,116 Sucuudi iyo 291,684 aan ahayn Sucuudi. Sida laga soo xigtay Gastat, 1,648,332 Xaaji Waay ku Yimaadeen Dhinaca Hawada halka 14,827 ay ku yimaadeen badda iyo 88,855 oo Xaga Dhulka ah.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in dadka ka shaqaynayay adeegyada xujayda ahaa gaadhayeen 538 158 oo qof, oo ay ku jiraan 30 870 qof kuwaas oo ka shaqaynayay adeegyada caafimaadka iyo ambulance, iyo 86,987 oo mas'uul ka ah korontada iyo biyaha, iyo 35,938 ee gaadiidka iyo saadka kale ee qaybaha.
Waxa intaa Dheeraa in ka badan 300,000 oo ciidan iyo rayid ah oo ilaalinayay Amniga martida Illaahay.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

Madaxweyne Donal Trump” Maalin murugo leh ayay...

$
0
0

Muqdisho(SONNA) Donal Jey Trump Madaxweyne Dalka Mareykanka ayaa ugu hanjabay markale Kuuriyada Waqooyi talaabo military, isagoo sheegay in maalin murugo badan ay u noqoneyso Kuuriyada Waqooyi, haddii Mareykanku uu go'aan sado in talaabo military ah uu qaado.
Hadalkani ayuu jeediayay Madaxweyne Trump xili uu garab taaganyahay Amiirka dalka Kuwait, Sheikh Sabah al-Ahmad Al-Sabah oo uu ku qaabilay magaalada Washington, su'aalana uga jawaabayay wariyeyaasha,waxaana uu yiri madaxweyne Donal Trump "waxaaan ku rajo weynahay in aanan awoodeenna Milatari u adeegsan doonin Kuuriyada Waqooyi,taasi oo ula jeedo in hadii uu adeegsado dhibaato badan ka imaan karto.
Madaxweyne Trump ayaa ka gaabsaday laba jeer oo la weydiiyay su'aal aheyd in la aqbali karro in Waqooyiga Kuuriya ay iska heysato hubkeeda Nukliyeerka laakiin la xakameeyo oo la cabsigeliyo,balse Mr Trump ayaa xusay in aan wax wada xaajood ah la gali doonaiin Waqooyiga Kuuriya.
Trump waxa uu ku dooday in 25kii sanadood ee la soo dhaafay, maamuladdii soo maray Mareykanka marka kasta oo ay wada xaajood la galaan kuuriyada waqooyi, ay maalinta xigtaa sii wadi jirtay shaqada bacriminta nukliyeerkeeda.
Dhanka kale Amiirka Dalka Kuwait iyo madaxweynaha Mareykank oo kulan ku yeeshey aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa ka wada hadlay sidii loo dejin lahaa xisadaha dhanka diblomaasiyadda ee u dhexeeya Qadar iyo qaar kamid ah wadamada Khaliijka.
Mr Trump ayaa taageeray dadaalada dhex dhexaadinta ah oo wadamadaasi ay ka dhex waddo Dowladda Kuwait, waxayna muujiyeen muhiimadda ay leedahay in wada hadal lagu dhameeyo qalaafaadyada jira.
storvideo: 

Roobab Dad ku Dillay Gobolka Awdal

$
0
0

[unable to retrieve full-text content]Roobab Lixaadleh oo ka da'ay degmooyinka Boorama iyo Baki ee Gobolka Awadal ayaa inta la xaqiijiyay waxa ku dhintay 5 ruux halka ay 4 qofna ku dhaawacmeen.
storvideo: 

Roobab dabeylo wata oo sababay qasaare naf iyo maal...

$
0
0

Muqdisho(SONNA) Wararka ka imaanaya Gobolka Awdal ee Soomaaliland ayaa sheegay in Ugu yaraan 6 ruux oo ay ku jiraa caruur iyo dad waayeel ah ay ku dhintay roobab xooggan oo ka da'ay magaalada Dilla ee gobolka Awdal gelinkii dambe ilaa fiidkii xalay.
Roobabkaasi ayaa watay dabeylo xoogan iyo Dana doo sababay qasaare dhimasho iyo bur bur hantiyadeed,sida ay warbaahinta u sheegeen mas'uuliyiinta maamulka Gobolka.
"Roobabkani oo ka da'ay gobolkan Awdal qasaaro ayay geysteen,e ayay ku dhileen degmada Baki,3 kalena dhaawac weeye, magaalada borama 2 qof ayaa ku dhimatay, dabeylo iyo Danab ayaa wateen roobabka, qasaare hantiayeed ayaa jira", sidaasina waxaa yiri Cabdi Nuur Sugaal guddoomiye kuxigeenka Gobolak Awdal.
Waxaa laga cabsi qabaa in qasaaraha uu intaasi ka sii bato, maadaama saameynta roobabkaasi dabaylaha watay ay ballaaran tahay.
Daadad ka dhashay roobab da'ayay ayaa la sheegay in ay jabiyeen balliyo ku yaalla dhanka sare ee magaalada Dilla, waxaana ay waxyeello u geysteen goobo ganacsi ah oo kuyaalay magaaladaasi.
Sanadihii ugu dambeeyey Gobolka Awdal wuxuu ka mid ahaa meelaha ay ka jireen abaarro saameeyay dad aad u fara badan,iyadoo Maamulka Gobolka Awdal uu bishii hore ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo dhinaca abaaraha ah, kadib markii afar qof ay abaar ugu dhinteen deegaano ka tirsan Gobolka Awdal.
Waxaa bar bar soconayay howlo loogu gurmanayay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kunool deegaanada ay abaartu ku dhufatay ee Soomaaliland.
storvideo: 

Gudaha ka akhriso Ciidamada Mareykanka ee ku sugan...

$
0
0

Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Afgaanistaan ayaa Arbacadii u qaybiyey waraaqo muujinaya Ey ay ku qoran tahay shahaadada diinta islaamka, oo xadgudub weyn ku ah Muslimiinta.
Sawir ka ayaa Muujinaya Libaax eryenaya Ey Cad oo calanka Taliban looga daabacay dhabarka ayna kuna Xardhan yahay."l lh l llh mHmd rswl llh."
Ciidamada Mareykanka ayaa ku qoray Waraaqo ay Daabaceen "Dib uga soo ceshada xorriyadiina Eyahaas, ka caawi ciidamada nabadgelyada in ay ka saaraan Dalka cadawga, dib u soo ceshada xorriyadiina Damaanad Qaad amnigaaga," .
Dhiniciisa taliyaha ciidanka Mareykanka iyo NATO iyo hawlgallada gaarka ah ee ka socda Afgaanistaan, Major General James Linder, ayaa hadal uu soo saaray ku sheegay inay ahayd qalad dhacay.
"Waanu Ixtiraamaynaa diinta Islaamka iyo asxaabteena Muslimka ah ee adduunka , Dadka ku nool gobolka dhexe ee Broan ee u dhow Kabul (Halka lagu qaybiyey Waraaqaha) ayaa aad uga cadhooday Waraaqahan laakiin se lagama soo sheegin dhacdooyin illaa iyo hadda. "
Tani maaha markii ugu horreysay ee ciidamada Maraykanku ay ku kacaan Fal ay ku liidayaan Diinta Islaamka ,Afqaanistaan, 2012-kii askar Maraykan ah ayaa gubay nuqulada Quraanka, taasoo keentay mudaharaadyo ay ku dhinteen 40 qof.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

Maamulka Jubaland oo sheegay in ay xireen Sarkaal ka tirsan Al Shabaab

$
0
0

Baardheere (Sh M Network)—Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga ee Maamulka Jubaland, Maxamed Cabdi Kaliil, ayaa waxuu faah faahin ka bixin Sarkaal ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo xabsiga la dhigay.
Wasiir Kaliil oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu tilmaamay in Sarkaalkan lagu soo xiray howlgallo kala duwan oo ay sameeyeen Ciidamada amaanka ee Maamulka Jubaland.
Howlgallada lagu soo xiray Sarkaalkan lagu magacaabo Cabdi Xasan Heybe ayaa Ciidamada Maamulka Jubaland waxey ka fuliyeen Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Waxaa uu sheegay in Sarkaal Cabdi Xasan Heybe uu haatan ku xiran yahay Xabsi ku yaalla Magaalada, islamarkaana ay ku socdaan baaritaano.
Wasiiru Dowle Kaliil ayaa xusay in ay socon doonaan howlgallada ka dhanka ah Xubnaha ku jiraha Xarakada Al Shabaab.
Ciidamada Maamulka Jubaland ayaa muddooyinkii dambe howlgallo kala duwan ka waday Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo.
 
The post Maamulka Jubaland oo sheegay in ay xireen Sarkaal ka tirsan Al Shabaab appeared first on Shabelle.


DHAGEYSO Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Maamulka Jubaland oo sheegay in ay xireen Sarkaal ka...

$
0
0

Baardheere (Sh M Network)--Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga ee Maamulka Jubaland, Maxamed Cabdi Kaliil, ayaa waxuu faah faahin ka bixin Sarkaal ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo xabsiga la dhigay.
Wasiir Kaliil oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu tilmaamay in Sarkaalkan lagu soo xiray howlgallo kala duwan oo ay sameeyeen Ciidamada amaanka ee Maamulka Jubaland.
Howlgallada lagu soo xiray Sarkaalkan lagu magacaabo Cabdi Xasan Heybe ayaa Ciidamada Maamulka Jubaland waxey ka fuliyeen Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Waxaa uu sheegay in Sarkaal Cabdi Xasan Heybe uu haatan ku xiran yahay Xabsi ku yaalla Magaalada, islamarkaana ay ku socdaan baaritaano.
Wasiiru Dowle Kaliil ayaa xusay in ay socon doonaan howlgallada ka dhanka ah Xubnaha ku jiraha Xarakada Al Shabaab.
Ciidamada Maamulka Jubaland ayaa muddooyinkii dambe howlgallo kala duwan ka waday Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo.
storvideo: 

Roobab da’ay gobolka Awdal oo ay dad ku dhinteen (...

$
0
0

Roobab da'ay gobolka Awdal oo ay dad ku dhinteen ( Hoos ka dhegeyso )
Waxa Daabacay staff-reporter on Sep 8th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalpress - London - Roobab Lixaad leh oo ka da'ay degmooyinka Boorama iyo Baki ee Gobolka Awadal, ayaa inta la xaqiijiyay waxa ku dhintay 5 ruux, halka ay 4 qofna ku dhaawacmeen.
Roobabakan ayaa watay daadad iyo danab xooggan sida uu magaalada Boorame noog soo waramay wariyeha VOA Haashim Sheekh Cumar Good.
http://www.awdalpress.com/index/wp-content/uploads/2017/09/44504d15-827e...
VOA
This post has been viewed 110 times.
storvideo: 

Gantaal lugu dhuftay gaari ay la socdeen...

$
0
0

Muqdisho (RBC Radio) Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa gantaal ku dhufatay gaari la sheegay inay la socdeen saraakiil ka tirsan ururka al-Shabaab.
Duqeynta ayaa ka dhacday galinkii dambe ee Khamiista, dulleedka deegaanka Kuunyo-Barow ee gobolka Shabeellaha hoose,sida ay sheegeen dadka deegaanka.
"Dhawaaq culus ayaan maqalney,markii dambe gaari marayay dulleedka Kuunyo-Barow ayaa la sheegay diyaarad inay gantaan ku dhufatay."ayuu yiri qof ka mid ah dadka deegaanka oo Raxanreeb la hadlay.
Warar horudhac ah ayaa sheegaya duqeynta inuu ku dhintay hal dagaalyahan oo al-Shabaab ka tirsan,laakin ururku ma xaqiijin wali.
Ma jirto cid wali rasmi ahaan cid u sheegatay duqeynta inay fulisay,laakin warar ay heshay Raxanreeb ayaa xaqiijiyay gantaalka gaariga lugu ridey in laga hagay saldhigga ciidamada Marekanka ee Afrika.
Marekanka iyo AMISOM waa labada awoodood ee shisheeyaha ah,haddana weerarrada ka geysta Soomaaliya, si ay la-dagaallanka al-Shabaab uga caawiyaan dowladda.
__
RBC Radio

storvideo: 

SOMALIA: First football match to be played in...

$
0
0

Mogadishu (RBC Radio) It will be a shining night in Somalia, as the final match of the 2017 edition of the district level youth football tourney is to take place at the FIFA refurbished stadium Banadir on Friday evening.
Somali Football Federation has confirmed that Waaberi District youth football team will take on their Hodan district rivals on Friday evening, 8th of September, in what will be recognized as a shining night in the recent history of Somali football, as it was more than 30 years ago when the last match was played in Somalia at night.
Sponsored by the Mayor of Somalia's capital, Mr. Thabet Abdi Mohamed, the four-week long football tournament has brought together some 391 young footballers, all aged 16, 17 and 18 years. They were representing their respected districts. This is the 3rd edition of the competition and it is normally sponsored by the Mayor of the capital, but it is not to be confused with the National youth football league which is played by U 15s.
"I take this opportunity to thank the Mayor of the capital, Thabet Abdi Mohamed, for his commitment to help the development of our sport. He is a young man who loves football and his full sponsorship for the competition makes a big sense for us" Somali Football Federation president, Abdiqani Said Arab, said in a statement.
"Such competitions help us identify young and talented footballers. They will be taken for the National youth team and our clubs will also benefit from them" SFF president's statement reads.
It is a significant progress that young coaches trained by the Somali Football federation are also leading all 17 teams in the competition, which would mean that it is an all-youth tournament.
However, during the competition, technical team has been assigned to make a selection of the most talented boys, and according to the SFF technical department some 102 players have been shortlisted. Somali Football Federation said that a training program will be drawn for the shortlisted footballers.

storvideo: 

Xisbiga Kulmiye Oo Xafiisyo Ka Furtay Degmada Gebo-gebo

$
0
0

Xisbiga Kulmiye Oo Xafiisyo Ka Furtay Degmada Gebo-gebo
[embedded content]
storvideo: 

SOMALIA: Govt and aid groups discuss effectiveness...

$
0
0

Mogadishu (RBC Radio) Seventy participants from government, the private sector and local, national and international humanitarian and development actors met on Wednesday 6 September to discuss how aid can be better delivered within Somalia. This was the first event of its kind in Mogadishu to bring together such a wide range of people to tackle this issue.
The event was co-hosted by the Ministry of Humanitarian Affairs and Disaster Management, the UK Department for International Development (DFID), the United Nations and the Somalia NGO Consortium. Attendees included: federal and regional governments, local and national civil society organizations, international NGOs, private sector, embassies and international development agencies. Comments and suggestions from the public were fed in via social media. The Minister for Humanitarian Affairs, H.E. Maryam Qasim opened the event.
Speaking during the opening of the event Minister Dr. Maryan Qasim said: "Today more people are affected by conflict and disaster for far longer than in previous decades. Substantial funding shortfalls will persist and the humanitarian response will always be a shared responsibility. All of us whether it's the Somali Government, the international community, Somali business people, the religious groups, the Diaspora, the youth and other Somali community members have an important role to play.
The Minister added:"With the limited resources available we need to bring our efforts together to save the lives and livelihoods of people. A Somali proverb says "Gacmo wadajir bey wax ku gooyaan" which means that we can only achieve the best results by working together".
Speaking before the event, Acting British Ambassador to Somalia, Mary Shockledge said:"Today's conversation between local and national responders is a hugely important one. We are delighted to partner with the Ministry for Humanitarian Affairs, UN and Somalia NGO Consortium to deliver this event. The UK Government is committed to the principle of getting effective and transparent aid to those most in need. This means working with a range of partners on the ground, including local NGOs and the private sector. By working together, our hope is that Somalia becomes more resilient."
Somalia remains vulnerable to repeated climate-induced shocks such as drought and displacement from conflict. Currently, around half of the population is in need of assistance as a result of the severe drought and associated risk of famine. Around a quarter of the population, some 3.1 million Somalis are in a critical state and need urgent lifesaving support. Famine remains a real risk in the worst-affected areas, but can be avoided. 2017 has seen a sizeable and wide-spread response to the drought by all actors, reducing suffering and so far preventing another deadly famine.
All participants recognized that local communities often provide the first line of response. Local communities are in turn supported by local and federal authorities, business leaders, local, national and international humanitarian partners and civil society. Participants committed to ensuring that partners work together, use their comparative advantages and ensure that aid reaches those who need it most, and in the most cost effective manner.
Participants discussed the current barriers preventing better coordination and collaboration. In the final plenary session, participants identified various solutions to support and improve national and local coordination mechanisms. These included building more trust among partners and developing a firmer commitment to support capacity-building of local civil society organizations.
Improving transparency and accountability were also central themes for the day, with participants acknowledging they are crucial for the success of aid delivery. Discussions also centered on risk management: how local actors can be better supported to mitigate and manage risks and how data can be shared more widely across the humanitarian community.

storvideo: 


Dad diidan in qoys 50 sano maamulo iyo booliiska Togo oo isku dhacay

$
0
0

Laamaha ammaanka ee dalka Togo ayaa qiiqa dadka ka ilmaysiiya riday sacadihii hore ee saaka si ay u kala eryaan boqolaal dad ah oo qabtay mudaaharaadyo lagu diidan yahay dawladda.

Kala qaybsanaan soo kala dhexgashay Guddiga...

$
0
0

Xiisadda ka dhex aloosan guddiga doorashooyinka Kenya ayaa sii xoogaysatay ka dib markii ay dibadda u soo baxday warqad la sheegay inuu qoray guddoomiyaha Guddiga doorashada oo muujinaysa khaladaadkii ka dhacay doorashadii madaxtinnimada ee la laalay.
Khaladaadkaa dhacay waxa ka mid ahaa in teleefanno satellite-ka (dayaxgacmeed) ku xidhan oo la soo siiyey lacag dhan 848 milayn oo Shilinka Kenya ah una dhiganta ku dhawaad 8.2 milyan oo doolar oo loogu talo galay in lagu soo tabiyo natiijada doorashada ee goobaha codayntu aanay shaqaynin ba.
Warqaddan oo ahayd mid ay ku qornaayeen hadallo adag oo canaan ahi, ayaa waxa qoray gudoomiyaha gudida doorashooyinka, Wafula Chebukati, oo u diray agaasimaha fulinta ee gudida, Ezra Chiloba, oo uu ku canaantay 12 qodob oo walaac ku dhaliyey.
Hase yeeshee Chiloba oo ah ninka loo qoray warqaddan wax jawaab ahi weli kama soo bixin, balse waxaa iyaguna warqadaa iyo waxa ku qoranba ganafka ku dhuftay oo beeniyey qaar ka mid ah xubnaha guddiga doorashada.
Chebukati waxa uu sidoo kale walaac ka muujiyey sababaha ay u shaqayn waayeen mishiinnadii elektaroonik-ga ahaa ee loogu talo galay in lagu codeeyo oo aan buuxinin "shuruudihii ilaalinta xogta shakhsiga".
Goobaha tirinta codadka qaarkood ayaa mucaaradku ku doodeen in ay ka suurto gashay in natiijo been abuur ah laga diro.
Musharaxii mucaaradka ee madaxtinimada, Raila Odinga, ayaa horaantii todobaadkan sheegay in aanu ka qayb gali doonin doorashada labaad ee la asteeyey in ay dhacdo 17 Oktoobar, hadii aan shaqaalaha gudida doorashooyinka qaarkood la bedelin. Waxaanu gudida doorashada ku eedeeyey in ay isaga ka xaglinayso.

  • Toban arrimood oo ku saabsan doorashada Kenya
  • CNN iyo BBC oo wararkooda la been abuuray

Hase ahaatee wuxu maanta sheegay in uu diyaar u yahay inuu ka qayb galo doorashada cusub balse uu marka hore doonayo in ergo ka socota isbahaysiga mucaaradka iyo xisbiga talada dalka haya kulan wada tashi ah oo wada jir ah la yeeshaan gudida doorashada.
Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ah musharaxa xisbiga Jubilee ayaa isna sheegay in dhawaan saraakiisha gudida doorashooyinka qaarkood la ogaaday in ay "dhan yihiin"
Todobaadkii hore ayaa Maxkamadda Sare ee Kenya ku sheegtay doorashadii madaxtinimada ee dhacday 8 Ogost mid aan ansixin oo waxba kama jiraan ah maadaama ay jireen " khaladaad badan oo sharciga baal marsani"
Sidaa awgeedna madaxweyne Uhuru Kenyatta aanu xaq u lahayn inuu guushii ka soo baxday codbixintaa ku hogaamiyo dalka, iyo in uu tartan labaad la galo hogaamiyaha mucaaradka, Raila Odinga.
Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ayaan isla markiiba soo bandhigin xukunka ay gaadheen oo qoraal ah oo faahfaahsan, hase yeeshee waxay qoraalkaa oo dhamaystiran ku soo saarayaan muddo laba todobaad ah.
Laakiin warqadda sirta ah ee ka soo baxday gudida doorashooyinka ee muujinaysay in ay wax badani ka khaldameen ayuu mucaaradku u fasirtay in si toos ah ugu marag furaysa eedaymaha ay gudida ka tirsanayeen ee ay Maxkamadda Sare u gudbiyeen.
storvideo: 

Dad diidan in qoys 50 sano maamulo iyo booliiska...

$
0
0

Laamaha ammaanka ee dalka Togo ayaa qiiqa dadka ka ilmaysiiya riday sacadihii hore ee saaka si ay u kala eryaan boqolaal dad ah oo qabtay mudaaharaadyo lagu diidan yahay dawladda.
Dadka mudaaharaadaya ayaa saq dhexe isugu soo arruuray magaaladda caasimadda ah ee Lome, iyagoo wadooyinka dhex fariistay.
Wakaaladaha wararka ayaa sawirro ka qaaday dadka mudaaharaadaya oo goglanaya waddooyinka iyaga oo habeenkii oo dhan joogay halkaas.
Booliiska ayaa billaabay in ay tallaabo qaadaan ka dib markii ay 48 saac dalka ka dhacayeen mudaaharaadyo lagu dalbanayo in la soo af jaro 50 ka sano ee ay dalka soo maamulayeen qoyska Gnassingbe.
Ma jiraan wax dhaawac ah oo la soo sheegay.
Mudaaharaadkan ayaa dhacay iyadoo madaxweyne Faure Gnassingbe uu ku baaqay in uu dib u soo celinayo sharcigii xilka madaxweynaha ku xaddidayay labada xilli oo kali ah.
Labadii maalmood ee u dambaysay xukuumadda ayaa amartay in internetka laga jaro meelo badan, arrintaasina waxaa la billaabay saacado ka dib markii ay mudaaharaadyadu billawdeen, si la isugu dayo in la xakameeyo.
storvideo: 

Marwada 1-aad ee Turkiga oo booqatay Qoxootiga Rohinga

$
0
0

Muqdisho(SONNA)-Marwada Kowaad ee dalka Turkiga Emine Erdogan ayaa gargaar bin'aadananimo gaarsiisay qaxootiga Muslimiinta Rohingya oo safar ku tegtay xero qaxooti oo ku taala xadka Myanmar shalay oo Khamiis aheyd.
Marwada Kowaad ee Turkiga, oo ay weheliyaan wiilkeeda Bilal iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mevlut Cavusoglu, ayaa ugu yeeray beesha caalamka inay joojiso rabshadaha, taas oo ay ku tilmaamtay musiibo aan la rumaysan karin xilligan.
Emine Erdogan ayaa sheegtay in aysan macquul aheyn in sidaa loo daawado Dad tabaaleysan, iyadoo markaasi wareejineysay gargaarkii ay u waday Dadkaasi Qaxootiga ah oo markaasi ku sugnaa xerada Kutupalong, oo ku taala xudduuda.
"Waxaan rajeynayaa in dunidu ay fikrad ka bixiso mawduucaan ayna ka caawisaa iyaga labada gargaar bini'aadanimo iyo siyaasad ahaanba," ayay tiri Emine Erdogan.
Sida laga soo xigtay he'yadda Qaxootiga Qaramada Midoobay u qaabilsan ee UNHCR, 164,000 Rohingya ayaa ka soo tallaabay xudduudaha ilaa iyo 25-kii Agoosto, markii ciidamada amniga Myanmar ay bilaabeen howlgallo ammaanka ah oo ka dhan ah maleeshiyada Rohingya.
Myanmar ayaa aqbashay inay u oggolaadaan in Hay'adda Turkiga ee Iskaashatada iyo Isuduwidda ay gasho gobolka Rakhine si ay u bixiyaan 1,000 tan oo gargaar ah.
Tallabadaan ayaana ka dambeeysay kadib markii uu Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu Talaadadii la soo dhaafay khadka Teleefoonka kula hadlay hoggaamiyaha dalka Myanmar Aung San Suu Kyi dhibbaatooyinka ka dhanka ah xuquuqul iinsaanka ee Muslimiinta Rohingya iyo sidii gargaar Bini'aandnimo loo gaarsiin lahaa dadkaasi dhibbaataysan, wuxuuna ballan-qaaday taageerada Turkiga ee ku aadadadkaasi Muslimiinta ah.
storvideo: 

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo Gantaal ku...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in diyaaradaha nooca aan duuliyaha laheyn ay gantaal ku dhufteen gaari marayay duleedka deegaanka Kuunyo-Barow oo ka tirsan degmada Baraawe.
Gantaalka ayaa la sheegay inuu kala dhantaalay gaariga iyo dhammaan goobaha ku dhow dhowaa, iyadoo gantaalkaasi uu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh.
Gaariga gantaalka lala dhacay ayaa waxaa la socday Saraakiil iyo dagaalyahaano ka tirsan Al-shabaab kuwaa oo kusii jeeday Saldhig ay ku lahaayen tuullo aan sidaa uga sii fogeyn goobta lagu duqeeyay.
Duqeyntan oo dhacday shalay oo Khamiis aheyd, ayaa waxaa lala eegtay Saraakiil ka tirsanaa Shabaab, sida lagu xaqiijiyay qoraal kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika.
Taliska Mareykanka ee Afrika, ayaa sheegay inay ka go'an tahay dhabar jabinta maleeshiyaadka Al-shabaab, isla markaana ay u diyaarsan yihiin inay burburiyaan dhammaan Saldhigyada iyo gaadiidka Al-shabaab.
Si kastaba ha ahaatee, Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa dhawaan ku goodiyay inay soo afjarayaan dhaqdhaqaaqa Al-shabaab.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live