Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xildhibaanadii dhexdhaxaadinta u tagay Cadaado oo...

$
0
0

Xildhibaanadii dhexdhaxaadinta u tagay Cadaado Khilaafka Madaxda Sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.
Waxa ay sheegeen in ay waxyaabo badan ay ku guuleyteen intii ay joogeen Magaalada Cadaado,islamarkaana ay ku guuleysteen in ay ka hortaggeen falal Amni daro oo ka dhaca Magaalada.
Xildhibaanada oo Saxaafadda kula Muqdisho waxa ay sheegeen in xaaladda Amni ee Magaalada Cadaado ay caadi kusoo laabatay.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in dadka reer Galmudug ay dhexdooda dhameysan doonaan khilaafka u dhaxeeya.
Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari ayaa Saxaafadda u sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka cowdeen Waxgaradka iyo Madaxda Galmudug.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Sawirrada weerarka Las Vegas

$
0
0

Wax ka badan 50 qof ayaa ku dhimatay magaalada Las Vegas kadib markii nin hubeysan uu weerar ku qaaday meel ay ka socotay xaflad

Sawirrada weerarka Las Vegas

$
0
0

[unable to retrieve full-text content]Wax ka badan 50 qof ayaa ku dhimatay magaalada Las Vegas kadib markii nin hubeysan uu weerar ku qaaday meel ay ka socotay xaflad
storvideo: 

Faahfaahin Toogasho ka dhacday Garoonka Diyaaradaha...

$
0
0

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya toogasho Maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Garoonka Magaaladaasi.
Mid ka mid ah Ilaalada Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ayaa toogasho ku dilay Taliyihii ciidamada garoonka diyaaradaha ee magaaladaas Cabdisalaan Sanyare iyo mid kamid ah Askarta oo ku sugnaa gudaha garoonka.
Saraakiisha Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay ninkii Falkaasi ka dambeeyay.
Warar ay heshay Idaacadda Risaala ayaa sheegaya in taliyaha iyo ninka falka geystay ay isku khilaafeen arimo maaliyadeed.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo...

$
0
0

Muqdisho, 02 Oktoobar, 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga isgaarsiinta dalka.
Bandhigga Saxiixa Sharcigan ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada, waxaana kasoo qayb galay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka Cabdi-Weli Ibraahim Sheekh Muudeey, Raiisul wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Mudane Mahadi Maxamuud Guuleed, wasiirro ka tirsan Golaha Xukuumadda, xildhibaanno, aqoonyahanno iyo khubaro horay uga soo shaqaysay diyaarinta sharcigan.
Wasiirka Wasaaradda Boostada Isgaarsiinta iyo Tiknaloojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa sheegay in sharcigaan uu yahay sharcigii ugu wakhti dheeraa dhanka ansixinta maadaama laga soo shaqaynaayey tan iyo sanadkii 2005tii taas oo muujinaysa ahmiyadda uu u leeyahay dalka.
Madaxeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku ammaanay Laamihii kala duwanaa ee dowladda ee kasoo shaqeeyey sharcigan, waxa uuna Madaxweynuhu xusay in natiijada wanaagsan ee ka dhalatay dadaalkaas ay qeexayso wada shaqeynta wanaagsan ee ka dhaxaysa hayadaha dowlada.
"waa xaqiiq in ay caqabado badan jiraan,waana garoowsannahy in dhibaatooyinka dalkeenna aan lagu xallin karin hal habeen, balse cid walba waa u muuqataa in dalku uu horay u socdaa" Ayuu yiri Madaxweynuhu.
Sharciga Isgaarsiinta dalka ayaa ku dhaqan galay saxiixa Madaxweynaha maadama ay horay usoo meel mariyeen Golaha Xukumadda iyo Labada Gole ee Baarlamaanka.DHAMMAADWixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriirCabdinuur Maxamed Axmed Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta, Xafiiska Madaxweynaha JFS E-mail: media@presidency.gov.soFlicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/Twitter: @TheVillaSomalia
storvideo: 

Daawo :Xog-hayaha Xidhiidhka Gobolada Somaliland Oo...

$
0
0

Xog-hayaha Xidhiidhka Gobolada Somaliland Oo Luqad Adag Kula Hadlay Wasiir Cali Mareexaan .
Hoos Ka Daawo Muuqaalka .
[embedded content]
storvideo: 

Wararka Dibada: Dhimashada Weerarkii Las Vegas oo...

$
0
0

Tirada dhimashada weerarkii ka dhacay habeenimadii xalay magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka ayaa kor u kacdey.
Booliska iyo laamaha caafimaadka ayaa xaqiijiyey in tirada dhimashadu ay gaartey 50 qof, halka dhaawacu uu gaarayo 400 oo qof.
64 Sano jir u dhashey dalka Maraykanka oo caddaan ah laguna magacaabo Stephen Paddock ayaa weerarkan ka danbeeyey, sida Boolisku u xaqiijiyey warbaahinta.
Stephen Paddock ayaa kireystey qol ku yaala dabaqa 32 aad Hotel kamid ah kuwa ay degaan dalxiisayaashu Mandalay Bay, rasaasta ayuu ka soo dhex ridaayey isla qolkiisa inta uu furtey daaqadda Hotelka waxaana uu bartilmaameedsadey baraxd ku dhaw Hoteelka oo ay ka socotey bandhig faneed, waxaa barxadda ku sugnaa dad ka badan 22 000 kun oo qof.
Ninka weerarka qaadey ayaa is diley ka hor inta aan Boolisku qolkiisa ugu gelin waxaana isla qolka laga heley qoryo aad u badan iyo rasaas badan, Qolka uu hotelka ka deganaa ayuu kireystey Khamiistii la soo dhaafey waxaana uu deganaa afar habeen ka hor inta aanu isku dhex dilin isaga oo galaaftey 50 qof oo kale boqolaalna dhaawacay.
Sababta weerarkan ayaan weli caddeyn waxaana Boolisku baaritaan ku hayaa haweeney loo badinaayo in ay saaxiib la ahayd oo ka soo jeeda asal ahaan dalalka Aasiyada fog.
Waa weerarkii ugu xumaa ee muddooyinkan ka dhaca dalka Maraykanka.
Booliska sida Milteriga u tababaran ayaa jidadka qaarkood weli u xiran yihiin, waxaana ay dadka ka dalbanayaan wixii ay macluumaad hayaan in Booliska Las Vegas lagu wareejiyo.
Khasaarada nafeed ee halkaas ka dhacdey aya dhici karta in ay kor u kacdo marka la eego tirada badan ee uu dhaawacay.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
storvideo: 

BBC Soomaali oo billaabaysa 'Ogaal' oo ah barnaamij cusub

$
0
0

Idaacadda BBC Soomaali ayaa maalinta Talaadada ah ee 3-da bisha Oktoobar billaabayso taxane cusub, kaas oo loogu talagalay in lagu caawiyo Soomaalida si ay u la tacaalaan abaarta hadda taagan.


Wararka Dibada: Trump oo Khilaafay Wasiirkiisa...

$
0
0

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay "Wakhti dhumis" in wax wadahadal ah lala galo Kuuriyada Waqooyi, isagoo khilaafay qorshaha uu wado Wasiirkiisa Arrimaha Dibada Rex Tillerson.
Mr.Tillerson oo todobaadkan booqasho ku tagay dalka China si uu dar dar u geliyo xal u raadinta xiisada Kuuriyada Waqooyi, ayaa saxaafada u sheegay in Dowlada Maraykanka ay xiriir toos ah la sameenayso Xukuumada Kim Jong Un.
Balse maalin kadib ayuu Trump bartiisa Twitter ku shaaciyey in wadahadalka Kuuriyada waqooyi ay tahay wakhti dhumis, isagoona sheegay in dowladihii isaga ka horeeyey ay ku fashileen in wadahadal natiijo uga keenaan Kuuriyada Waqooyi, Trump ayaa ku goodiyey inuu tilaabo qaadi doono.
Macada qorshaha uu Trump ka leeyahay hadaladan uu twitterka ku shaaciyey ee khilaafaya siyaasada uu hada waday Xoghayaha Arrimaha dibada Maraykanka Rex Tillerson.
Trump ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay hadalo hanjabaad iyo aflagaado ah hawada isu marinayeen hogaanka Kuuriyada Waqooyi.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
storvideo: 

Toogasho Ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo

$
0
0

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug , Toogasho ayaa waxa ay ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Magaaladaasi.
Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa toogasho ku dilay Taliyihii Garoonka C/laahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo C/salaam Sanyare iyo askari kale oo la socday oo gudaha Garoonka joogay.
Askariga falka dilka ah gaystay ayaa la sheegayaa in madaxa looga jiray sida wararka ay sheegayaan, wuxuuna ku hubaysnaa qori Ak47, isaga oo ka soo baxay xerada Ciidanka ee ku taalo Garoonka C/laahi Yuusuf.
Dhaawaca askariga kale ayaa loo qaaday Isbitaalka Magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo lagu daaweynaayo, sida Suxufiyiinta ay soo sheegayaan.
Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay askariga dilka gaystay oo durba waxaa lagu dhex qabtay Garoonka dhexdiisa, xilli uu isku dayaayay inuu baxsado.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Saraakiisha ciidamada Booliska ayaa gaaray goobta ay wax ka dhaceen, waxayna ku dhaqaaqeen Baaris, iyadoo askariga falka dilka ah gaystay loo kaxeyay xarumaha Baarista ciidanka.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
storvideo: 

Ciidanka Xoogga Dalka oo horjoogayaal ku dilay Gedo

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Gedo(SONNA) Taliyaha Ururka 48-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan gobolka Gedo C/raxmaan Ibraahim Maxamad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in ay dagaal shalay ka dhacay duleedka Degmada Buurdhuubo ee Gobolkaasi lagu dilay Saraakiil iyo horjoogayaal ka tirsan Nabad diidka Al shabaab kuwaa soo ku sugnaa halkaasi.
C/raxmaan Ibraahim Muxmad waxaa uu tilmaamay in dagalkaas ay kula wareegeen deegaano maleeshiyaadku ku dhibaatayn jireen dadka shacabka ah,gaar ahaan duleedka degmada Buurdhuubo ayna gacanta ku hayaan Ciidamada Xoogga Dalku deegaanadii lagala wareegay Nabad diidka Al shabaab.
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa wada howlgalo Dalka looga sifaynaayo Al shabaab,waxaana ugu dambeeyey Dagaalkii shalay ka dhacay Gobolka Gedo,ayna Ciidamadu ku qabsadeen deegaano ay maamulayeen Al shabaab.http://sonna.so/wp-content/uploads/2017/10/WAREYSI-TALIYAHA-URURKA-48AAD...
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleDowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka ka dhacay Mareykanka
Next articleMid ka mid ah Xiddigihii Waabari oo xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Muqdisho+Sawirro

storvideo: 

Somali President condemns Las Vegas attack which killed 59

$
0
0

On behalf of the Federal Government and the people of Somalia, president Mohamed Abdullahi Farmajo sends his sincere condolences to the families of the victims of the heinous act of terror in Las Vegas today.
The Federal Government and the people of Somalia stand with the families and friends of the victims of the worst shooting incident in the history of the United States. Such acts of terror, like similar ugly and cowardly attacks our people endure, cannot be allowed.
We must come together at these trying times, unity is a sure way of defeating hate.
The Federal Government of Somalia stands with the citizens of the United States, and echo the words of President Trump that, “Our bonds cannot be broken by violence”
Our thoughts are with the families and friends of the victims.
The post Somali President condemns Las Vegas attack which killed 59 appeared first on Shabelle.

Somali President condemns Las Vegas attack which...

$
0
0

On behalf of the Federal Government and the people of Somalia, president Mohamed Abdullahi Farmajo sends his sincere condolences to the families of the victims of the heinous act of terror in Las Vegas today.
The Federal Government and the people of Somalia stand with the families and friends of the victims of the worst shooting incident in the history of the United States. Such acts of terror, like similar ugly and cowardly attacks our people endure, cannot be allowed.
We must come together at these trying times, unity is a sure way of defeating hate.
The Federal Government of Somalia stands with the citizens of the United States, and echo the words of President Trump that, "Our bonds cannot be broken by violence"
Our thoughts are with the families and friends of the victims.
storvideo: 

Weeraryahanka Chelsea, Morata oo muruq go'ay

$
0
0

Alvaro Morata oo afka hore uga dheela naadiga Chelsea ayaa laga yaabaa in uu ciyaaraha ka maqnaado muddo bil ka badan, ka dib markii uu ku dhaawacmay ciyaartii ay guuldarraysatay ee ay Sabtidii la yeelatay Manchester City.

Sawirro: Mid ka mid ah Xiddigihii Waabari oo xaflad...

$
0
0

Xaflad lagu soo dhaweynayay fanaanadda caanka ah Maryan mursal Ciise oo ka mid ahayd Fannaaniinta heerka 1aad ee dalka ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xafladda soo dhaweynta fanaanada Maryan Mursal oo ay si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga Xildhibaanad Khadiijo Max'ed Diiriye iyo Sarreeye Guud Bashiir max'ed Jaamac waxaana ka soo qayb galay gudoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya mudane cabdi xaashi Cabdulaahi gudoomiye ku xigeenka 2aad golaha shacabka soomaaliya mudane Mahad Cabdala Cawad , xubno ka mid ah labada aqal Baarlamaanka ,golaha wasiirada,Xeer ilaaliyaha qaranka , gudiga doorashooyinka heer qaran Taliyayaasha ciidamada Qalabka sida iyo masuuliyiin kale. ugu horayn waxaa ka soo qaybgalayaasha hadallo soo dhoweyn u soo jeediyay sareeye guud Bashiir Maxamed Jaamac,waxaana fanaaniintu ay halkaas ku soo bandhigeen suugaan kala gedisan Sidoo kale waxaa si faahfaahsan uga hadlay qiimaha fannaanadda maryan Mursal Gudoomiye ku xigeenka 2aad Golaha Shacabka Soomaaliya mudane Mahad Cabdala Cawad,Wasiirka arimaha dibadda iyo dhalinyarada iyo isboortiga yuusuf garaad cumar iyo xildhibaanad Khadiija maxamed diiriye,Generaal Cabdulaahi Gaafoow Maxamud iyo masuuliyiin hore dalka xilal uga soo qabtay. Dhanka kale Fanaanada Maryan Mursal Ciise ayaa xaflada lagu soo dhoweynayay ku soo bandhigtay hadallo qiira leh iyo heeso ka soo qaybgalayaasha munaasabadda [...]
storvideo: 


Al Shabaab militants raid Somali, AU troops near Baidoa city

$
0
0

Al Shabaab fighters have attacked Southwest state forces and African Union troops at military bases near Baidoa city, the regional capital of Baay province.
The attack happened at Goof Gaduud area after heavily armed militants tried to storm the army barracks of the allied forces, according to an official with Southwest administration.
The official who spoke on condition of anonymity told Radio Shabelle that regional army and Ethiopian troops, serving with AMISOM managed to repulse the attack during the shootout.
There was no immediate confirmation of the casualties on both sides, and as well as the civilians in Goof Gaduud, a small town located about 35Km north of Baidoa.
The post Al Shabaab militants raid Somali, AU troops near Baidoa city appeared first on Shabelle.

Juuq La’aan: Caqliga Siyaasiga Liita Ee Ahmed Fiqi...

$
0
0

Juuq La'aan: Caqliga Siyaasiga Liita Ee Ahmed Fiqi Iyo Odhaahdiisa Liitadata
Oct 3, 2017 -
..Ahmed Fiqi Waxaa Uu Dawladihii Kmg Ahaa Ka Soo Qabtay Dhawr Xil Oo Kala Dambeeyey Iyadoo Xilalkaas Uu Ugu Muhiimsana Xil Sirdoonimo Oo Galaaftay Nolosha Qoyskoodda Dad Ka Mid Ah.
Ahmed Fiqi Oo Leh Xisbiga Daljir Waxaa Uu Ahaa Shaqsi boorka Isku Qarin Jirey Isla Markaasna Hadda La Soo Baxay Wajigiisi Dhabta Ahaa.
Xilli Uu Wareyi Siinayey Idaacadda Goob-Joog Waxaa Afkiisa Ka Soo Yeeray Hadal Ay Aad Ula Yaabeen Afkana Gacanta Saareen Dhamaan Bulshadda Ku Dhaqan Magaaladda Muqdisho Waxaana Hadaladiisa Ka Mid Ahaa Sidan:
"Farmaajo Waxaan U Sheegaynaa Inaan Ridnay Dawladdii Siyaad Bare Isagana Aan Ridayno Oo Guriga Ugu Gali Doono""
Hadalkaad Iyo Hadallo Kale Oo Liitaa Afkiisa Ka Soo Burqaday Balse Daciif Axmed Fiqi Ma Isweydiiyey Dawladii Siyaad Bare Yaa Riday Ma Qabiil Baa Riday Mise Soomaali Badan Oo Xataa Marexaan Ku Jirey Oo Is Garabsaday?
Qalbi Daciif Axmed Fiqi Ha Loogu Dhaarto Inaan Dawladaas Aysan Ridi Lahayn Hal Qabiil. Ha Loo Sheego In Jabhaddii Loogu Hor Aasaasay Ee Mucaaradka Indhaha U Furtey Ay Siyaad Bare Qabiilkiisa Ahaayeen Uuna Hogaanka U Ahaa AUN COL CABDULAAHI YUSUF EE SSDF.
Sidoo Kale Jabhadii SPM Oo Uu Hogaanka U Ahaa Axmed Cumar Jees Oo Iyaduna La Qabiil Ahayd AUN SIYAAD BARE.
Sidoo Kale Jabhadii SNM Oo U Hogaanka U Ahaa Mudane Silaanyo Oo Hadda Nool Oo Waqooyiga Soomaaliya U Dirireysay.
Daciif Axmed Fiqi Ha Loo Sheego Inaysan Dawladi Siyaad Bare Ridin USC balse Soomaali Oo Ay Rideen Hana Loo Sheego In Dhibaatadii Ka Dhalatey Rididii Dawladii Dhexe Ku Sugnaatey Muqdisho Iyo Degaanadda Hareereysan Oo Muddo 30 Sano Ah Dil Joogto Ah Iyo Dhac Joogto Ahi Ka Jiraan.
Ma Isweydiiyey Axmed Fiqi Wiilkii U Adeerka U Ahaa Haddana Doctorka Ahaa Iyo Kuwii Kale Ee Lagu Dilay Muqdisho Inay U Dhinteen Dawlad La'aan,Waqtigooda Oo Dhamaaday Iyo Hadaladiisa Oo Ah Kuwo Aan Laga Fiirsan.
Ugu Dambeyntii Hadalka Ahmed Fiqi Saaka Ka Soo Yeerey Waxaa Uu Iftiimiyey Liidnimadda Haysa Iyo Bukaanimaddiisa, Af Xumo Umaddana Waa Kugu Dirtaa Nabad Iyo Colaadna Wax Kagaama Tarto.
"Caqli Gaab Iyo Calooshiis La Ciyaar Baa Umadda U Daran"
Mahadsanidiin. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Al Shabaab militants raid Somali, AU troops near...

$
0
0

Al Shabaab fighters have attacked Southwest state forces and African Union troops at military bases near Baidoa city, the regional capital of Baay province.
The attack happened at Goof Gaduud area after heavily armed militants tried to storm the army barracks of the allied forces, according to an official with Southwest administration.
The official who spoke on condition of anonymity told Radio Shabelle that regional army and Ethiopian troops, serving with AMISOM managed to repulse the attack during the shootout.
There was no immediate confirmation of the casualties on both sides, and as well as the civilians in Goof Gaduud, a small town located about 35Km north of Baidoa.
storvideo: 

AMISOM convoy targeted in IED blast in Mogadishu

$
0
0

A roadside bomb has ripped through a military convoy carrying African Union forces in the Somali capital, Mogadishu, witnesses said.
One armoured personnel carrier was reported to have been damaged after running over a remote-controlled landmine bomb at SOS area in Heliwa district, north of Mogadishu.
The casualties on the AU soldiers as result of the attack remain sketchy, but, witnesses said the AMISOM forces have sealed off the scene and halted public movement for a while.
No group has yet claimed responsibility for the IED blast on AMISOM, however, Al Shabaab often carries out such attacks in the capital, and elsewhere in the country.
The post AMISOM convoy targeted in IED blast in Mogadishu appeared first on Shabelle.

AMISOM convoy targeted in IED blast in Mogadishu

$
0
0

A roadside bomb has ripped through a military convoy carrying African Union forces in the Somali capital, Mogadishu, witnesses said.
One armoured personnel carrier was reported to have been damaged after running over a remote-controlled landmine bomb at SOS area in Heliwa district, north of Mogadishu.
The casualties on the AU soldiers as result of the attack remain sketchy, but, witnesses said the AMISOM forces have sealed off the scene and halted public movement for a while.
No group has yet claimed responsibility for the IED blast on AMISOM, however, Al Shabaab often carries out such attacks in the capital, and elsewhere in the country.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live