Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Qaar ka mid ah dhacdooyinka xanuunka badan ee ka...

0
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah dhacdooyinkii xanuunka badnaa ee laga dhexlay weerarkii argagixiso ee 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee KM5, halkaasi oo ay ku xasuuqeen dad aad u fara badan ayna weli jiraan kuwa weli la la'yahay Nolol iyo Geeri halka ay ku dambeeyaan. 1- "Bashiir Cumar iyo Maryan Cumar garab i caawiyo ayey ii ahaayeen" Muqdisho (SONNA) Aabe Cumar Xaaji Maxamed waxa uu Mehrad yar oo lagu iibiyo Bagaashka ku lahaa Isgooska Zoobe ee Magaaladda Muqdisho, Sagaal Caruur ah oo shan kamid ah ay Gabdho yihiin ayuu dhalay, Caruurtiisa kuwa waaweyn Wax ayey bartaan Dugsi sare iyo Jaamacado ayey kala dhigtaan, kuwa yaryar ka ahna Qur'aanka ayey bartaan, Nolosha Qoyskiisa iyo Kharashka Waxbarashada Caruurtiisa waxa uu ka dabari jiray Mehrada yar, Labo kamid ah caruurtiisa kuwa ugu weyn oo Wiil iyo Gabar ah ayuu ku waayey Qaraxii ka dhacay Maalin kahor Magaaladda Muqdisho, Dukaankii noloshooda ay ku tiirsaneydna gabi ahaanba wuu burburay. Cumar Xaaji oo Lixaadkiisu uusan dhameystirneyn ayaa lagu wadaa Baaskiilka cuuriyaamiinta, isagoo inoo sheegay in Meydka caruurtiisa uusan helin, ayna ahaayeen kuwa markii ay kasoo baxaan Waxbarashada ka badala Dukaanka, si uu u nasto. Waxa uu sheegay [...]
storvideo: 


Daawo : Gudoomiye Faysal oo Booqday Magaalooyinka...

0
0

Daawo : Gudoomiye Faysal oo Booqday Magaalooyinka Gabiilay iyo Wajaale Xafiisyo Cusubna ka furtay labdaas magaalo
[embedded content]
storvideo: 

Daawo: ” Maxamuud Xaashi Nin Qoys ku Hungoobay Qaran...

0
0

Daawo:" Maxamuud Xaashi Nin Qoys ku Hungoobay Qaran ma hogaamiyo Waxaa la igu yidhi Gudoomiyaha Xisbiguu Doon doonayaa" Gudoomiyihii hore ee Hayada Shaqalay Oo Ka Cadhooday Ina Xaashi iskana Casilay Kulmiye
[embedded content]
storvideo: 

Dowladda Shiinaha Oo Sheegtay Inay DFS Ka Taageeri...

0
0

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Shiinaha,ayaa sheegay inay Dowladiisa si kulul u cambaaraynayaan Qaraxaasi, isla markaana ay DFS ka taageeri doonaan Tallaabo kasta oo wax looga qaban karo Soo-celinta Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.
Afhayeenka oo maanta Shir Jaraa'id ku qabtay Caasimadda dalkaasi ee Pejing waxa uu carrabka ku dhuftay inay Dowladda Shiinaha ka soo horjeedo nooca kasta oo Khalkhal-gelin ah iyo inay Somalia iyo Hawlgalka AMISOM ka taageereen Hawlgalka lagu xoojinayo Nabadda Somalia.
Waxa uu intaasi ku daray inay diyaar u yihiin inay door ka qaataan dadaalka ay dalalka Afrika, oo Somalia kow ka tahay ugu jaraan sugidda Ammaanka iyo Deganaansha iyo inay kaalin waxtar leh ka qaataan Ammaanka Somalia.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Afhayeenka Wasaarada Amniga Oo Is Casilay

0
0

Axmed Maxamed Maxamuud Sayid Carab Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa Caawa ku dhawaaqay in uu is casilay.
Isaga oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayuu Warkaan sheegay in kastoo su'aalo dhowr ah oo Warbaahinta ay ka weeydiisay sababta is casilaadiisa uusan ka Jawaahir.
Axamed Carab ayaa inta xilkaan loo dhiibin 29 Bishii Apriil ayaa horay u ahaa Afhayeenka laamaha amniga Maamulka Jubbaland.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Kulan baroor diiq iyo dhaqaale aruurin ah oo lagu...

0
0

Kulan lagu cambaareenayay weerarkii lagu qaaday isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isla markaana loogu baroor diiqayay dadka ay waxyeeladu ka soo gaartay ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarrunta wadanka Kenya. Kulankan oo ka dhacay gudaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, ayaa waxaa ka soo qeybgalay culimaa'udiin, aqoonyahanno, waxgarad, ganacsato, Haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Ujeedada kulanka ayaa aheyd sidii gurmad deg deg ah loogu sameyn lahaa dadkii ku dhaawacmay weerarkii wuxuushnino 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe KM5 ee magaalada Muqdisho. Sheekh Nuur Baaruud (Gurxan) oo ka mid ah dadka ka qeybgalay kulanka iyo Fardowso Sheekh Xasan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dad badan oo shacab ah la xasuuqo, iyagoo ku baaqay in meel looga soo jeesto kooxaha nabad diidka ah. Sii hayaha safaaradda Soomaaliya ee wadanka Kenya ahna Qunsulka guud ee Safaaradda mudane Cali Maxamed Sheekh (Cali Bagadi) oo isna hadal ka jeediyay goobta ayaa xusay in ka safaarad ahaan ay deeq dhaqaale ah u yaabooheen dadka ay musiibadu ku habsatay, waxaana uu Soomaalida ku nool dalka Kenya ugu baaqay in ay gurmad deg deg ah u fidiyaan walaalahooda ku dhaawacmay weerarkii Isgoyska Zoobe. In ka badan 200 oo shacab ah ayaa ku dhimatay, [...]
storvideo: 

Diblomaasiyiinta Imaaraadka oo dhiig ugu deeqay...

0
0

Diblomaasiyiinta Safaaraadda Dowladda aan Walaalaha nahay ee Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ayaa Dhiig ugu deeqay si loo badbaadiyo nolosha walaalahaSoomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Bahalnimada ahaa ee lagu beegsaday dadka rayidka ahaa ee aan waxba galabsan ee ku sugnaa Is-goyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Isbitaalka Sheekh Zaayid ee Dowladda Imaaraadku ka hirgelisay Magaalada Muqdisho ayaa gacan ka geystay daaweynta Dadkii ku dhawacmay Qaraxii Zoobe. Isbitaalka Sheekh Zaayid ayaa Sidoo kale gaarsiiyay deeq daawo ah qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho ee la tacaalaya daaweynta dadkii ku dhaawacmay Qaraxa. Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ballan qaday in ay gacan-weyn ka geysaneyso daaweeynta Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii weynaa ee ka dhacay Magaaladda Muqdisho.
storvideo: 

War deg deg ah Counselor of Somalia embassy of Qatar...

0
0

War deg deg ah Counselor of Somalia embassy of Qatar Mukhtar ali Yusuf oo sheegay in maalinta Bari 3 diyaarad oo mucaawinaa dalka Qadar soo gaarsiin doono magaaLada Muqdisho
Oct 16, 2017 -
Sida aan ka soo xigay dad ka ag dhow masuuliyiinta dalka Qadar ayaa sheegayo in ay ka murugeysan yihiin dhibkii ku dhacay shacabka Soomaliyeed
Waxaa si doo kale dadaa' dheer galay Counselor of Somalia embassy of Qatar Mukhtar ali Yusuf oo muwadin ah Soomalinimada ku weyn tahay ayaa ku guileystay in dowlada Qadar ay mucaawin deg deg ah soo gaarsiiyaan dalka Soomaliya
Counselor of Somalia embassy of Qatar Mukhtar ali Yusuf ayaa sheegay dadaal badan ka dib ku guuleystay in 3 diyaarad xamuul ah maalinta Bari ka soo dagi doonaa. Magaalada Muqdisho
Masuulkaan ah Qusulka ka ah safaarada Soomalida dalka qadar ayaa u muuqda shaqsi dadaal dheeri ah sameeyey Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 


Daawo: ” Waftiga Ina Cali Madar Hogaaminaayo Ee...

0
0

Daawo:" Waftiga Ina Cali Madar Hogaaminaayo Ee Cidagale iyo Habaryoonis ka kooban Ma quraanbay Akhriyayaan Miyaanay Qabyaalad Akhriyeyn .. Mid kale Ina Mire Anakka Noo hanjabi maayo Ee Qolada Sacad Muuse Ayuu barigii hore Balo ku kiciyey iminkana uu ... " Boqor Buur madaw
[embedded content]
storvideo: 

Agaasimaha SONNA oo la kulmay Madaxda qaar kamid ah...

0
0

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Cabdulaahi Sheekh Cabdiraxman Heybe iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee ku sugnaa Magaaladda Jiddah ee Dalka Sacuudiga, halkaasi oo ay uga qeyb galeen shirweynihii 5-aad ee Wakaaladaha wararka Islaamka ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Wakaaladdaha Wararka Islaamka ee Shirkaasi kasoo qeyb galay. Madaxda ay la kulmeen Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA iyo wafdigiisa waxaa kamid ah Wakaaladaha Pakistan, Tunisia, Aljeria, Jordan, Imaaraadka Carabta, sucuudiga iyo maleysia, waxayna kala hadleyn Xoojinta xiriirka kala dhaxeeya, Iskaashi iyo Wadashaqeyn, siddii ay isku dhaafsan lahaayeen Khibradaha iyo in Mustaqbalka dhow ay galaan Hishiisyo wax ku ool ah. Agaasimaha Wakaaladad Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Mudane Cabdulaahi Sheekh Cabdiraxman Heybe, ayaa sheegay in Madaxda Wakaaladdihii ay la kulmeen uu ka codsaday in ay kala shaqeeyaan sidii dib loogu soo celin lahaa Maqaamkii Wakaaladda SONNA ay ku laheyd Caalamka, ayna u balan qaadeen Fulinta Codsigii uu ujeediyey.
storvideo: 

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeeray Xaaladda...

0
0

17th October 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16 October 2017 gelinkii danbe kormeeray magaaladsa Boosaaso ee casimada ganacsiga Puntland, kormeerkaas oo uu ugu kuur gelayey xaaladda guud ee magaalada.
Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa galabnimo kadib waxaa uu wakhti kooban kula qaatay hotel Gacayte nabadoono, waxgarad, siyaasiyin, aqoon-yahano, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Boosaaso, kuwaasi oo kulan qaxwe ah uu madaxweynahada Dawladda Puntland la qaatay.
Kormeerka Madaxweynaha oo ay ku weheliyeen wasiiro iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada ayaa ahaa mid Madaxweynuhu kusoo indha indhaynayey magaalada iyo sidii uu wax uga ogaan lahaa arimaha bulshada iyo aminiga, si looga digtoonaado dhagaraha uu maleegayo cadawga shacabka iyo dhulka Puntland.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa tibaaxay sida ay utahay muhiim ka warqabka bulshada rayid ka ah ee laf-dhabarta u ah dawladda, isla mar'ahaantaana waxa uu Madaxweynuhu sheegay in ay tahay laga maarmaan dhegaysiga iyo dhexgalka bulshada si wax badan looga ogaado xaalada guud ee dalka iyo arimaha bulshadu hadba meesha ay marayaan.
Dhinaca kale madax dhaqameedkii, nabadoonadii, odayaashii degaanka, waxgaradkii, siyaasiyiintii iyo bulshadii rayidka ahayd ee ku sugnayd Gacayte Hotel ee uu kulanka la qaatay Madaxweynuhu ayaa ahaa kuwo aad ula dhacsanaa wakhtiga uu Madaxweynahoodu la qaatay, waxaana ay tilmaameen ahmiyadda gaarka ah ee ay leedahay inay lawadaagaan Madaxweynaha wakhti, si ay ugu biiriyaan aragtidooda iyo talooyinkooda.
Ugu danbay Mdaxweynaha ayaa todobaadkan gudihiisa kormeero uu ku kormeerayey xarumaha dawladda iyo goobaha ay shacabku ku kulmaan, sidoo kalena soo dhex maray xaafadaha magaalada Boosaaso si uu ugu kuur galo arimaha bulshada iyo xaalada guud ee magaalada Boosaaso.=DHAMMAAD=XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.
Post navigation
- Wasiirka Caafimaadka ee Turkiga oo Muqdish soo Gaaray Dimoqraadiyadda iyo doorashada Beelaha Isaaq -
storvideo: 

Ciidamada Ciraaq oo la wareegay magalada Kirkuk

0
0

Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa si buuxda ula wareegay magaalada lagu muransan yahay ee Kirkuk.

Ciidamada Ciraaq oo la wareegay magalada Kirkuk

0
0

Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa si buuxda ula wareegay magaalada lagu muransan yahay ee Kirkuk.
Ciidamada Ciraaq ayaa waxa ay magaaladan kala wareegeen dagaalyahanada Kurdiyiinta ka dib howlgal socday muddo ka yar 24 saacadood.
Gawaari gaashaaman ayaa lagu arkayay bartamaha magaalada waxaana calanka Ciraaq laga taagay xarumaha dowladda.
Kumannaan qof oo rayid ah ayaa isaga qaxay magaalada Kirkuk .
Militariga Mareykanka oo horey u taageeray dowlada Ciraaq iyo Kurdiyiinyiinta ayaa waxa ay ku baaqeen in khilaafka lagu xaliyo wadaxaajood.
Madaxwayne Trump ayaa aqalka cad ugu sheegay wariyayaasha in Mareykanka aysan dhinacna u xaglin doonin.
Qabsashada magaalada Kirkuk ayaa ku soo beegmaysa todobaadyo uun ka dib markii dadka Kurdiyiinta ay u codeeyeen afti madaxbanaani.
storvideo: 

Leicester 1-1 West Bromwich

0
0

Ciyaar xiisa laheyd oo caawa dhex martay kooxaha Leicester City iyo West Bromwich Albion ayaa kusoo dhamaatay barbarro 1-1.

Leicester 1-1 West Bromwich

0
0

WASHINGTON. D.C --
Ciyaar xiisa laheyd oo caawa dhex martay kooxaha Leicester City iyo West Bromwich Albion ayaa kusoo dhamaatay barbarro 1-1.
Waxay aheyd ciyaar ay Leicester ku rabtay inay kusoo xareysato saddex dhibcood, balse waxay dantu ku qasabtay inay yaa alla yaa nafta goolki bareejada ku hesho.
Goolka bar bardhaca waxaa siiyay ciyaaryahan Riyad Mahrez oo dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay ee uu Leicester u dhaliyo xilli ciyaareedkan. West Bromwich waxaa goolka u dhaliyay ciyaaryahan Nacer Chadli.Ciyaarihi kale ee todobaadkan ka dhacay horyaalka Ingiriiska waxay kooxuhu u kala badiyeen sidan:
Burnley 1 - 1 West Ham UnitedCrystal Palace 2 - 1 ChelseaManchester City 7 - 2 Stoke CitySwansea City 2 - 0 Huddersfield TownTottenham Hotspur 1 - 0 AFC BournemouthWatford 2 - 1 Arsenal.
Horyaalka Ingriiska waxaa si xaraga leh u horkaceysa kooxda Manchester City leh 22 dhibcood, Waxaa ku xigta kooxda ay mataanaha yihiin ee Manchester United oo leh 22 buundo. Kaalinta sadexaad waxaa degan Tottenham oo leh 17 dhibcood.
storvideo: 


Gudoomiye Yassin Mahi oo booqday isbitaaladii Muqdisho

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Gudoomiyaha xisbiga Ssup Yassin Mahi Moallim ayaa maanta booqday cisbitaaladii ay ku jireen dadkii ku waxyeeloobay qaraxii lagu laayay shacabka aan waxba galabsan ee kadhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
Yassin ayaa soo qiimeeyay xaalada guud ee dadkaasi islamarkaana ka qeyb qaatay shubida dhiiga shacabkii dhibtu soo gaartay,
wareysi uu siinayay gudoomiyaha warbaahinta dibada gaar ahaan kuwa kahowlgala dalka Sweden ayuu kusheegay in qaraxaan uu ahaa kii ugu horeeyay ee abid soo mara Dalka Somaliya kaaso galabsaday nolosha dad tiro badan oo isugu jira dumar iyo caruur dad shacab ah oo aan hubeysneyn kuna holwlanaa nolol maalmeedkooda,
Gudoomiyaha ayaa uga mahad celiyay dalalkii usoo gurmaday shacabka Somaliyeed xilligan oo ay aadka ugu baahanyihiin in lagarab istaago isagoo si gaar ah ugu mahad celiyay dowladaha Turkiga iyo Djabouti oo iyagu ahaa dalalki ugu horeeyay ee sida dhaqsida leh ugasoo jawaabay qeyla dhaanti madaxweyne Maxamed Cabdullahi ( Farmaajo ) iyo raysalwasaare Cali khayre ay udireen dowladaha caalamka,
Ugu dambeynti gudoomiye Yassin ayaa Allah uga baryay inuu caafiyo inti dhaawacantay inti dhimatayna uu janada kawaraabiyo Eheladi ay kageeriyoodeena uu samir iyo iimaan Alle kasiiyo.
Yassin Mahi waxa uu dhawaantanba safaro ku kala bixinayay dalka gudihiisa isagoo dhawaan safar uga yimid dalka Sweden halkaasoo uu kayahay xubin golaha deegaanka heer gobal ee Sormland ee dalka Sweden, sidoo kalena waxa uu gudoomiye uyahay xisbiga SSUP.
Yassin ayaa inoo sheegay inay ka go'antahay inuu shacabka hiil iyo hoo lagarab istaago. Waxa uuna ku booriyay shacabka Somaliyeed iney isgarab qabtaan dowladoodana ay garab istaagaan.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Dimoqraadiyadda iyo doorashada Beelaha Isaaq

0
0

17th October 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Axmed Mire iyo Habar Yoonis nimanka Habar Awal ee sacabada Kalaatada ku watta ayeey u dhaaranayaan, Habar jeclo intii xukunka hayeen iyo intii ay doonayeen toona uma ayna dhaaran.
[embedded content]
storvideo: 

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Milan: Montella Meelna Uma Socdo

0
0

Maamulka sare ee kooxda AC Milan ayaa ku hagoogtay tababaraha naasigaasi Vincenzo Montella kadib marki ay kooxda ku jabtay kulanki ay Axadi la dheeshay naadiga ay aadka u xafiiltamaan ee Inter Milan.

Milan: Montella Meelna Uma Socdo

0
0

Maamulka sare ee kooxda AC Milan ayaa ku hagoogtay tababaraha naasigaasi Vincenzo Montella kadib marki ay kooxda ku jabtay kulanki ay Axadi la dheeshay naadiga ay aadka u xafiiltamaan ee Inter Milan.
Inter ayaa Milan ku garaacday 3-2 ciyaar aad caalamka looga daawaday. Saddexda goolba waxaa Inter u saxiixay weeraryahankooda Mauro Icardi, halka labada gool ee Milan ay kala dhaliyeen Suso iyo Bonaventura.Waxay aheyd guuldarradi sadexaad oo xiriir ah oo ay Milan kasoo hoyneyso sadexdi kulan ee ugu danbeysay ee ay ka ciyaartay horyaalka Talyaaniga ee Seria A. Arrintaasi ayaa dhalisay shaki ah in Milan ay ceyrin doonto tababare Montella.
Agaasimaha maamulka ee AC Milan Marco Fassone ayaa Isniintii u sheegay warbaahinta in Montella uu lasii joogayo naadiga. Wuxuu tilmaamay in kooxda iyo macalinkaba ay u baahanyihiin waqti.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live