Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ronaldo oo ku guulaystay laacibka FIFA ee sanadkan 2017

$
0
0

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay biladda FIFA ee laacibka ugu wanaagsan caalamka ee 2017-ka. Waa sanadkii labaad ee xiriir ah ee uu ciyaaryahankan biladdaasi uu ku guulaysanayo, taas oo xafladdii lagu bixinayay ay ka dhacday magaalada London.


Ronaldo oo Loo Magacaabay Xidiga Aduunka 

$
0
0

Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta Fifa ee laacibka ugu fiican kubada cakta aduunnka sanadkaan 2017.

Everton oo Eriday Koeman

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Kooxdxa Everton ee dalka Ingiriiska ayaa shaqada ka eriday tababarihii naadiga Ronald Koeman, kadib marki ay kooxda lasoo dirstay guuldarrooyin is-daba joog ahaa.
Shaqo ka ceyrinta Koeman ayaa soo dagdagtay kadib marki ay Everton Axadii lasoo dhaafay jab weyn kala kulantay ciyaarti ay la dheeshay Arsenal. Kulankaasi ayaa waxaa 5-2 ku adkaatay Arsenal.
Everton waxay hadda ku jirtaa kaalinta 18-aad ee horyaalka. Inkasta oo ay qalalaasahani ku jirto, haddana Everton waxay xagaagi hore suuqa kala iibsiga ku khaj-gareysay in ka badan boqol iyo afar milyan oo ganiga isterliinka ah.
storvideo: 

Ronaldo oo Loo Magacaabay Xidiga Aduunka 

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta Fifa ee laacibka ugu fiican kubada cakta aduunnka sanadkaan 2017.
Xaflad ka dhacday magaalada London, ayuu Ronaldo kaga guuleystay abaalmarintan xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi iyo laacibka naadiga Paris St-Germain Neymar.
Dhinaca hablaha, waxaa laacibadda ugu wanaagsan loo doortay Lieke Martens oo u ciyaarta xulka gabdhaha ee dalka Holland.
Tababaraha ugu wanaagsan ayaa waxaa loo magacaabay macalinka Real Madrid Zinedine Zidane, halka dhinaca dumarka ay macalinka ugu fiican noqotay tababaraha xulka gabdhaha dalka Holland Sarina Wiegman.
Gianluigi Buffon oo ah gool-ilaaliyaha kooxda Juventus ayaa helay abaalmarinta goolhayaha ugu fiican caalamka.
Goolkigu qurxanaa ayaa waxaa la siiyay gool uu dhaliyay weeraryahanka kooxda Arsenal Olivier Giroud.
storvideo: 

Somalia’s President calls for support to defeat al-Shabaab

$
0
0

Somalia’s President Mohamed Abdullahi Mohamed on Monday arrived in Ethiopia’s capital Addis Ababa in a move to garner support and solidarity in the fight against al-Shabaab.
“I am here today to seek support and solidarity from our Ethiopian brothers, and I just came now from Kampala to meet with the leaders of troop-contributing countries to Somalia, in order to unite against our enemy al-Shabab”, Mohamed said up on arrival at Addis Ababa international airport.
In a recent attack by al-Shabaab in Mogadishu, over 300 people died and over 400 sustained injuries.
“This threat is not only to Somalia, but it is also to our neighboring countries and that is why I am here to seek support and solidarity from our brothers here in Ethiopia, and now I will also go to Djibouti to do the same thing”, the Somali President added.
“I believe that when we unite against this threat we will be able to defeat al-Shabab quickly, otherwise this kind of threat will continue with devastating destruction of human life and property”, he continued.
Ethiopia over the weekend provided seven tonnes of pharmaceuticals and sent five physicians to support victims of the recent deadliest attack in Somalia by the terrorist group.
“We are grateful and thankful to Ethiopian community of health workers who provided us with pharmaceuticals, medicine and by deploying doctors to Somalia who will be very helpful to our injured people.”
“This is something we always expect and anticipate from the Ethiopian government and its people, to support their brothers and sisters in Somalia, especially in this time of need”.
President Mohamed was received by Ethiopia’s Prime Minister Hailemariam Desalegn, and they discussed his country’s needs in the fight against al-Shabaab, according to official sources.
Scroll down for pictures: 
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/11-5-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/11-5-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/11-5-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 768px) 100vw, 768px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/22-2-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/22-2-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/22-2-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 768px) 100vw, 768px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/300-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/300-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/300-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 768px) 100vw, 768px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/44-4-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/44-4-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/10/44-4-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 768px) 100vw, 768px" />
The post Somalia’s President calls for support to defeat al-Shabaab appeared first on Shabelle.

Jawaari oo ku soo wajahan Garowe

$
0
0

Afhayeenka Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo soda soo gaaraan magaalada Gorowe ee xarunta Puntland.
Wafdiga uu hogaaminayo Jawaari oo ka soo kicitimi doona magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeriya laga hayn sababta ay u imanayaan Garowe, walow war hoose oo aan la xaqiijin sheegayaan in dhawaanahan khilaaf hoose ka dhexjiray Afhayeen Jawaari iyo madaxda sare ee Federaalka.
Safarkan ayaa sidoo kale ku soo Aadaya iyadoo khilaaf ka dhexjiro dowlada Federaalka iyo dowlad goboleedyada, walow uu dhawaan Madaxweyne Farmaajo ku dhawaaqay shir wada hadala oo ay ku yeelan doonaan Muqdsho.Wixii warara ee ku soo kordha safarka Jawaari waxaad kala socon doontaan PUNTLAND POST.
The post Jawaari oo ku soo wajahan Garowe appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Ronaldo oo ku guulaystay laacibka FIFA ee sanadkan 2017

$
0
0

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay biladda FIFA ee laacibka ugu wanaagsan caalamka ee 2017-ka.
Waa sanadkii labaad ee xiriir ah ee uu ciyaaryahankan biladdaasi uu ku guulaysanayo, taas oo xafladdii lagu bixinayay ay ka dhacday magaalada London.
Weerraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal ayaa ka adkaaday labadii ciyaaryahan ee la tartamaysay ee Lionel Messi oo Barcelona u dheela iyo Neymar oo u safta kooxda Paris St-Germain.
Ronaldo oo 32-jir ah, ayaa xilli ciyaareedkii hore ka caawiyay kooxda Real Madrid inay ku guulaysato Koobka Horyaallada Yurub iyo La Liga-ha Spain.
Lieke Martens oo ka tirsan kooxda Barcelona una dheesha xulka Netherlands ayaa ku guulaysatay haweeneyda ugu wanaagsan kubadda cagta ee sanadkan.
Tababaraha kooxda Real Madrid, Zinedine Zidane, waxa uu isna ku guulaystay biladda tababaraha ugu wanaagsan ciyaaraha kubadda cagta ee ragga, halka tababaraha xulka kubadda cagta haweenka ee Netherlands, Sarina Wiegman, ay noqotay tababaraha ugu wanaagsan ciyaaraha dumarka.
Weerraryahanka kooxda Arsenal, Olivier Giroud, ayaa ku guulaystay biladda Puskas ee goolkii ugu wanaagsanaa sanadkan, kaas oo bishii Janaayo uu ciribta kaga dhaliyay kooxda Crystal Palace.
storvideo: 

Somalia’s President calls for support to defeat al...

$
0
0

Somalia's President Mohamed Abdullahi Mohamed on Monday arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa in a move to garner support and solidarity in the fight against al-Shabaab.
"I am here today to seek support and solidarity from our Ethiopian brothers, and I just came now from Kampala to meet with the leaders of troop-contributing countries to Somalia, in order to unite against our enemy al-Shabab", Mohamed said up on arrival at Addis Ababa international airport.
In a recent attack by al-Shabaab in Mogadishu, over 300 people died and over 400 sustained injuries.
"This threat is not only to Somalia, but it is also to our neighboring countries and that is why I am here to seek support and solidarity from our brothers here in Ethiopia, and now I will also go to Djibouti to do the same thing", the Somali President added.
"I believe that when we unite against this threat we will be able to defeat al-Shabab quickly, otherwise this kind of threat will continue with devastating destruction of human life and property", he continued.
Ethiopia over the weekend provided seven tonnes of pharmaceuticals and sent five physicians to support victims of the recent deadliest attack in Somalia by the terrorist group.
"We are grateful and thankful to Ethiopian community of health workers who provided us with pharmaceuticals, medicine and by deploying doctors to Somalia who will be very helpful to our injured people."
"This is something we always expect and anticipate from the Ethiopian government and its people, to support their brothers and sisters in Somalia, especially in this time of need".
President Mohamed was received by Ethiopia's Prime Minister Hailemariam Desalegn, and they discussed his country's needs in the fight against al-Shabaab, according to official sources.Scroll down for pictures:
storvideo: 


VIDEO : laga helay Abaabulka qaraxii 14ka Oktoobar &...

Ciidagale oo Garaadkii Axmed Garaad u hanjamaya!!!!!...

$
0
0

24th October 2017 admin Category :
Faysal Cali Waraabe iyo beesha Isaaq haddii ay horay xasuuq uga Gaysteen Cayn, mantana ay u dhaaranayaam inuu dhiig kale ku daadinayaan Garowe iyo Buuhoodle. Soo lama gaarin xilligii la tusi lahaa awoodda kooxdan is mahadisay ee Wuiilka Ciidagale oo naftiisa beenta u sheegay uu hor boodayo
[embedded content]
storvideo: 

Madaxweyne Farmaajo Iyo Danjiraha Maraykanka U...

$
0
0

Madaxweyne Farmaajo oo maalintiisa 2-aad booqasho ku jooga dalka Ethiopia waxa uu maanta la kulmi doonaa Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Nikki Haley oo haatan ku sugan Addis Abeba.
Ilo Diplomaasi ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo Nikki Haley ka wada arrinsan doonaan Xiriirka labada Waddan, Xaalladda Ammaanka Somalia, Khasaarihii Qarixii ka dhacay Isgoyska Zoope, Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab iyo Doorka ay Milliteriga Maraykanka ka qaataan Hawlgalkaasi.
Kulanka Labada Mas'uul ayaa ahaa mid la sii qorsheeyey, laguna soo beegay Socdaalka ay Nikki Haley ku kala bixin doonto 3 dal oo ku yaalla Qaaradda Afrika, kuwaasi oo kala ah Ethiopia, Koonfurta Suudaan iyo dalka Kongada Dimuqraadiga.
Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Nikki Haley oo shalay Shir Jaraa'id ku qabatay magaalladda Addis Abeba waxay walaac xooggaan ka muujisay Xaalladda Amni-xumo ee ka jirta Somalia.
Waxay tusaale u soo qaatay Qarixii bishan October 14-dii ka dhacay Isgoyska Zoope, oo ay boqolaal qof ku geeriyootay, kuna dhaawacmeen.
Waxay sheegtay inay Dowladda Maraykanka sii wadi doonto Taageeradda ay siiyaan Hawlgalka AMISOM, iyadoo ay 400 Askar Maraykan ah ku sugan yihiin gudaha Somalia, kuwaasi oo Ciiddanka DFS ka taageera Tababarka, Loojistikada iyo maaraynta Hawlgalladda Qorsheysan.
Hadalka Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Nikki Haley waxa uu ku soo beegmay xilli uu Maamulka Madaxweyne Donald Trump shaaciyey inay dhimi doonaan taageeradda ay siiyaan Hawlgalladda Nabad-ilaaliyaaasha Caalamka.
Bishii June ee la soo dhaafay, QM wxaay jartay miisaaniyadda Hawlgalladad Nabad-ilaalinta Caalamka, iyadoo ay 14 ka mid ah Hawlgaladaasi ka socdaan dalal ku yaalla Qaaradda Afrika.
storvideo: 

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Madaxweyne Kenyatta Doorashada Khamiista ma dhaafayso”

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Nairobi(SONNA)Iyadoo weli mucaaradka ay ka soo horjeedaan hanaanka doorashada ayaa Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta wuxuu sheegay in aysan baaqan doonin doorashada madaxtinimada ee lagu wado in dalkaasi ay ka dhacdo Khamiista soo socota.
Mr Kenyaata ayaa wuxuu xusay in hadii kooxaha mucaaradka ah ay diidan ama aqabalaanba ay dhacayso doorashada madaxtino ee dalka Kenya,taasi oo dhowr jeer u baaqay sababo laxioriira dhanka siyaasadda oo la isku mari waayay.
Isaga oo magaalada Nairobi kula hadlayay qaar ka mid ah taageerayaashiisa, ayuu Uhuru sheegay in doorashadu u qabsoomi doonto sidi loogu tala galay, waxuu ka codsaday taageerayaashiisa in ay six oog leh ugu codeeyaan.
Balse Hoggaamiyaha mucaaradka Dalkasi Kenya Mr Raila Odinga ayaa ka laabtay musharaxnimadiisa, kadib marki uu sheegay inuusan ku qanacsaneyn hannaanka doorashada,taasi oo dhalisay shaki iyo walwal ku aadan suuro galnimada in doorashadu ay u dhacdo hanaankii loogu talagalay in waqtigii loo qorsheeyey intuba.
Dadka odoroosa arrimaha siyaasadda ee Dalkaasi Kenya ayaa ka digaya cawaaqib xumo ka dhalan karta doorashadani haddii aysan ka qeybgalin mucaaradka iyo haddii aysan u dhicin si xalaal ah intuba.
Maxakamadda sare ee dalkaasi Kenya ayaa horey u laashey guushii uu doorashada ka gaaray madaxweyne Uhuru Kenyatta,taasi oo kentay in markale dib loogu celiyo welina ma muuqdo xal siyaasadeed.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleHoos u dhac ku yimid ganacsigii ay lahaayeen Soomaalida K/Afrika+Sawirro

storvideo: 

RW Kheyre oo ka digay in uu sii socdo Khilaafka dowladda iyo Maamul Goboleedyada

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo hadal ka jeedinayay Munaasabaddii Caleemo saarka Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo shalay ka dhacday Magaalada Jowhar ayaa sheegay in dowladda dhexe ay u aqoonsan tahay Maamul Goboleedyada in ay yihiin Garbaheeda.
Sidaas daraadeed aysan kala jecleen, isagoo hoosta ka xariiqay in wixii haatan ka dambeeya aan loo baahneen Khilaaf,  blasé ay haboon tahay in loo soo wada jeesto dagaal ka dhan ah Al Shabaab, sida uu hadalka u dhigay.
Hadalka Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa yimid xilli dhawaan war qoraal ah oo ay soo saareen dowlad Goboleedyada ku sheegeen in Xukuumaddu ay wado dadaalo ay ku majaxaabineyso Hoggaamiyayaasha Maamul Goboleedyada .
The post RW Kheyre oo ka digay in uu sii socdo Khilaafka dowladda iyo Maamul Goboleedyada appeared first on Shabelle.

RW Kheyre oo ka digay in uu sii socdo Khilaafka...

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo hadal ka jeedinayay Munaasabaddii Caleemo saarka Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo shalay ka dhacday Magaalada Jowhar ayaa sheegay in dowladda dhexe ay u aqoonsan tahay Maamul Goboleedyada in ay yihiin Garbaheeda.
Sidaas daraadeed aysan kala jecleen, isagoo hoosta ka xariiqay in wixii haatan ka dambeeya aan loo baahneen Khilaaf, blase ay haboon tahay in loo soo wada jeesto dagaal ka dhan ah Al Shabaab, sida uu hadalka u dhigay.
Hadalka Ra'iisul Wasaare Kheyre ayaa yimid xilli dhawaan war qoraal ah oo ay soo saareen dowlad Goboleedyada ku sheegeen in Xukuumaddu ay wado dadaalo ay ku majaxaabineyso Hoggaamiyayaasha Maamul Goboleedyada .
storvideo: 


400 Askari oo Maraykan ah oo ku sugan gudaha Somalia

$
0
0

400 Askari oo Maraykan ah oo ku sugan gudaha Somalia
Oct 24, 2017 -
Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Nikki Haley oo shalay Shir Jaraa'id ku qabatay magaalladda Addis Abeba waxay walaac xooggaan ka muujisay Xaalladda Amni-xumo ee ka jirta Somalia.
Waxay tusaale u soo qaatay Qarixii bishan October 14-dii ka dhacay Isgoyska Zoope, oo ay boqolaal qof ku geeriyootay, kuna dhaawacmeen.
Waxay sheegtay inay Dowladda Maraykanka sii wadi doonto Taageeradda ay siiyaan Hawlgalka AMISOM, iyadoo ay 400 Askar Maraykan ah ku sugan yihiin gudaha Somalia, kuwaasi oo Ciiddanka DFS ka taageera Tababarka, Loojistikada iyo maaraynta Hawlgalladda Qorsheysan.
Hadalka Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Nikki Haley waxa uu ku soo beegmay xilli uu Maamulka Madaxweyne Donald Trump shaaciyey inay dhimi doonaan taageeradda ay siiyaan Hawlgalladda Nabad-ilaaliyaaasha Caalamka.
Bishii June ee la soo dhaafay, QM wxaay jartay miisaaniyadda Hawlgalladad Nabad-ilaalinta Caalamka, iyadoo ay 14 ka mid ah Hawlgaladaasi ka socdaan dalal ku yaalla Qaaradda Afrika. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

R/W Khayre oo ka Qayb galay Xaflada Caleema saarka...

$
0
0

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay xafalada Caleema saarka Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Awaare, oo dhawaan ay doorteen Xil-dhibaanada Hirshabeele.
Waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Aqalka Sare, Xil-dhibaano, madaxda Maamul Goboleedyada, Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya iyo Xubno ka socday Safiirada wadamada caalamka.
Ra'iiusul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray shacabka iyo Madaxwaynaha Hirshabeele , waxuuna balan qaaday in uu kala shaqayn doono dib-u-heshiisiinta, Is-cafiska, Kalsooni abuurista iyo dib-udhiska dhamaan shacabka ku dhaqan Hirshabeele iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.
"Munaasabadani waxay ku soo aaday iyadoo dalkeenu uu ku jiro tacsi tiiraanyo leh, dhacdadii 14-kii bishan waxay noo sheegaysaa in ay ahayd tusaale aan ka baranayno dhibkii na soo maray, waxayna isku soo dhawaynaysa quluubteena, sidoo kalena hadii uu jiray waxyar oo khilaaf ah waan in aan ilownaa " Ayuu yiri R/W Khayre.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa cadeeyay in madaxda dawladda dhaxe ee Soomaaliya ay diyaar u yihiin in mar walba ay Maamul Goboleedyada dalka kala shaqeynayaan soo dhisada hay'adaha dawladda, sugida amniga iyo horumarinta deegaaanadooda, si nidaamka federaaliga ah hoos loogu daadajiyo.
R/W Khayre ayaa sidoo kale tilmaamay in nidaamka federaalisimka uu yahay go'aan ay qaateen shacabka Soomaaliyeed. "Waxaan ka shaqeynaynaa in aan xoojino federaalisimka dalka, si loo sameeyo maamul baahin, dadkuna ay uga faa'idaystaan adeegyada dawladnimo.-DHAMMAAD---Axmednuur MaxamedXafiiska Warbaahinta iyo XiriirkaMuqdisho, Soomaaliyamedia@opm.gov.soahmednur@opm.gov.soTwitter: @SomaliPM
storvideo: 

Al Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Degmada Afgooye

$
0
0

Afgooye ( Sh. M. Network )-Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday dhowr fariisin oo ay ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Waxaana weerarkaasi xigay dagaal foolka fool ah oo dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al Shabaab, kaas oo muddo saacado ah qaatay.
Guddoomiyaha degmada Afgooye Cabdinaasir Macalin Ibraahim oo la hadlay Idaacadda Shabeelle ayaa sheegay in weerarkaasi uu jiro, balse ay iska caabiyeen sida uu hadalka u dhigay.
Waxaana uu tilmaamay in dagaalayahannada Al Shabaab ay ku hareereysan yihiin  degmada Afgooye, halkaas oo uu xusay in mar walbo ay weeraro ka soo qaadaan.
Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaasi, mana jiro illaa iyo haatan wax war ah oo ay ka soo saareen Al Shabaab.
The post Al Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Degmada Afgooye appeared first on Shabelle.

QM oo sheegtay shacabka Soomaaliyeed in ay hortaallo...

$
0
0

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaaliya Mickeal Keating ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka ee dalka iyo xaaladaha adag ee xilligan ka jira Soomaaliya.
Keating ayaa sheegay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay hortaallo amni xumo, loona baahan yahay si xaaladaasi ay uga baxaan garab istaag iyo hiilo, iyo in la kordhiyo dagaalka ay ku jiraan Ciidamada Dowladda.
Wuxuu kaloo sheegay Mickeal Keating in laba qof oo ka mid ah Saddexdii qof ee Soomaali ah in aysan heysan wax ay cunaan, maadaama dalka uu qaabilay Abaaro aad u xanuun badan oo weli ay muuqato saameyntooda.
Mr. Keating ayaa yiri "Laakiin arrinta xauunka badan ee dhabta ah ee na hortaalla ayaa waxa ay tahay in laba qof oo ka mid ah Saddexdii qof ee Soomaaliyeedba aysan maanta heysan wax ay cunaan, dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaa hortaalla amni xumo.
"Beesha Caalamka waxay dooneynaa in ay garab istaago Soomaaliya, in ay maalgelin ku sameyso hormarinta Nabadgelyada, kaabayaasha dhaqaalaha, shaqa abuurka, horusocodka nidaamka Dowladda, Ayuu sidoo kale yiri Keating.
Hadalkan ayuu ka sheegay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Mdoobay Arrimaha Soomaaliya Mickeal Keating xilli uu shalay ka qeyb galayay Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweynaha Hirshabeelle, taasi oo ka dhacday Jowhar.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Ex: Sheekh Shariif Iyo Cumar C/Rashiid oo Imaaraadka...

$
0
0

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore Dowladdii KMG, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'isul-wasaarihii hore, Cumar C/rashiid ayaa booqasho ku jooga magaalladda Abu Dhabi, si ay Madaxda dalka Imaaraadka Carabta uga mahad celiyaan Taageeradad xooggan ee dhinaca Samafalka ee ay u fidiyeen dadkii ku dhaawacmay qarixii bishan 14-dii ka dhacay Isgoyska Zoope ee magaalladda Muqdisho.
Sheekh Shariif oo Saxaafadda kula hadlay Safaaradda Somalia ku leedahay magaalladda Abu Dhabi waxa uu ku bogaadiyey Dowladda Imaaraadka kaalinta sare ee ay ka qaadanayaan Gurmadkii loo fidinayo dadkii ku dhaawacmay Qarixii Zoope.
Waxa uu si gaar ah ugu mahad celiyey Amiirka dalka Imaaraadka, Shiikh Khaliifa Bin Zayid Al-nahyaani iyo guud ahaan Madaxda dalkaasi sida ay u garab istaageen, una taageerayaan dadka Soomaalida ee ku dhaawacmay Qaraxaasi.
Sidoo kale, Ra'isul-wasaarihii hore, Cumar C/rashiid oo la hadlay Saxaafadda waxa uu tilmaamay inay Dowladda Imaaraadka ka mid ahayd Dowladihii ugu horreeyey ee Gurmadka u fidiyey dadkii ku dhawaacamay qarixii Zoope, isla markaana ballan qaaday daaweynta 100 Bukaan iyo Daryeelka 300 qoys oo ka mid ah dadkii ay ehelkooda ku geeriyoodeen Qaraxaasi.
Dhinaca kale, Danjiraha Somalia u jooga Imaaraadka, Ambassador C/qaadir Shiikheey waxa uu dhawaan u sheegay Wakaalladda Wararka Imaaraadka ee WAM inay Dowladda Imaaraadka damaanad qaaday sidii 100 ka mid ah dadka dhaawacan lagu soo daaweyn lahaa Isbitaalladda ku yaalla dalka Kenya
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live