Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Qalalaasaha doorashada Kenya oo laga digay

$
0
0

Taageerayaasha xisbiga mucaaradka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta dib u billaabaan muddaaharaadyadii ay ku diidanaayeen doorashada. Beesha caalamka ayaa ka digtay in xiisadaha taagan ay horseedi karaan rabshado.
Diblomaasiyiinta reer galbeedka ee dalka Kenya ayaa ka digay xiisada sii kordhaysa ee taagan ka hor doorashada Khamiista ka dhaceysa dalkaasi.
Hogaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa isaga baxay tartanka. isagoo dhaliilay qaabka uu hgudiga u abaaray qabanqaabada doorashada ku celiska ah.
'Rabshadaha taagan iyo weerarada lagu hayo gudiga doorashooyinka ayaa xaalka sii xumaynaya kana dhigaya mid adag in la qabto doorasho xaq iyo xalaal ah' ayaa lagu yiri qoraal ay soo saareen diblomaasiyiinta.
Dacwad oogayaasha maxkamada Kenya ayaa sheegay in dacwad lagu soo oogay gabadh la dhalatay hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga oo lagu eedaynayo in rabshado abuurtay
Raila Odinga ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay inay ka horyimaadaan doorashada la qorshaynayo maalinta Khamiista ah lana dhigo banaanbaxyo.
Raila Odinga waxuu ku baaqaya ain isabadal la sameeyo doorashada ka hor.
Ilaa dad gaaraya 70 qof ayaa ku dhintay tan iyo intii ay dhacday doorashadii la qabtay 8-da Augast ee lagu murmay.
Balse doorashadaasi dhacday waxaa tuurtay maxkamada saree e dalka oo ku tilmaamtay mid si khalad ah u dhacday

  • Afar arrimood oo ku saabsan doorashada ku celiska ah ee Kenya
  • Toban sababood oo Raila uga baxay tartanka doorashada Kenya?

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa dhankiisa ku adkeystay in doorashada la qabtaa wakhtigii loo asteeyay.
Waxaa jira warar sheegaya in ciidammo dheeraad ah loo diray glbeedka Kenya gaar ahaan deegaannada ay ku xooggan yihiin taageerayaasha mucaaradka.
Deegaanadaasi waxaa ka dhacay rabshado isbuucyadii la soo dhaafay
Isbuucii la soo dhaafay xubin sare oo ka tirsan guddiga doorashooyinka ayaa is casishay iyadoo sheegtay inaysan diyaar u ahayn waxay ugu yeertay 'qeyb ka noqoshada' doorasho aan si hufan loo qaban doonin. Waxay u carartay New York iyadoo sheegtay inay u baqday nafsadeeda.
Maalin ka dib is casilaada Roselyn Akombe, ayaa gudoomiyaha guddiga doorashooyinka wuxuu qirtay inay adagtahay in doorasho 'macquul ah' la qabto.
''Waxaa arrin yaabkeeda leh ah in hoggaamiyayaasha siyaasadda ee laga rabay inay dhisaan qaran ay nqodeen khatarta ugu daran soo food saartay xasilloonida iyo nabadda qaranka'', ayuu yiri Wafula Chebukati.
Sida ay amartay maxkamadda ugu saraysa dalka ee laashay natiijada doorashadii madaxtinnimo ee dhacday August, guddiga waa inuu doorasho cusub qabtaa ka hor 1-da bisha Nofeember.

  • Garsooraha Kenya ee Taariikhda Afrika galay
  • Uhuru Kenyatta oo burcad ku tilmaamay garsooreyaasha maxkamadda sare

Haddii xilligaasi lagu qaban waaya, Kenya waxay galaysaa xasarad dhanka dastuurka ah. Ma cadda sida xal loogu heli karo dhibaatadaasi.
Garabka madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa doonaya inay doorasho dhacdo, si kastaba halagu qabtee.
Xubnaha baarlamaanka ayaa meelmariyay isbedel lagu samaynayo sharciga doorashada, kaasoo si toos ah guusha ugu wareejinaya musharraxa ku soo hara tartanka, haddii kan la tartamaya uu ka haro doorashada madaxtinnimo ee ku celiska ah.
storvideo: 


Roob lagu diirsaday oo Saacadihii lasoo dhaafay ka...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho (SONNA) Roobkaan oo ay ku diirsadeen bulshada Soomaaliyeed ayaa ka da'ay saacadihii lasoo dhaafay Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya.
Roobka ayaa ku soo beegmaya xili Dadka iyo duunyada ku nool deegaanada Gobolkaasi ay baahiweyn u qabeen iyadoo ay Gobolka Galguduud uu ka mid ahaa deegaanada ay saamaynta xun ku yeelatay abaarta ka jirta inta badan Dalka.
Maxamed-deeq Cabdi Maxamed Wariyaha Warbaahinta Qaranka Magaalada dhuusamareeb ee Gobolka Galguduud ayaa soo sheegaya in Roobku uu yahay mid ay ku diirsadeen bulshada Gobolka ayna soo dhaweeyeen raxmada alle.
Maalmihii lasoo dhaafay deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Galguduud ayaa waxaa ka socday Salaado roob doon ah oo ilaahay looga baryayay in uu ka dul qaado xaalada abaareed.
Dhanka kale Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka da'aya Roobab ay ku qaboobsadeen shacabka,waxaana magaalada oo dhan laga dareemayaa jawi saxansaxo roobaad ah.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleWafdi uu hugaaminaayo G/Aqalka sare oo maanta ku wajahan Garoowe
Next articleTaliyaha Ciidamada xooga dalka oo kulan la qaatay Taliyaha Tababarada Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

storvideo: 

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dalka oo ku wajahan Garoowe

$
0
0

Wafdigaan uu hugaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa lagu wadaa in ay Saacadaha Soo socda gaaraan Magaalada Garooowe ee Caaasimada Puntland.
Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Socdaalkiisa waxaa ku wehlinaaya xubno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya kuwaasoo kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Puntland.
Waxa ay kala hadli donaan arimo kala duwan oo ay kamid thay Dastuurka Qaranka iyo hanaanka doorasho ee Soomaaliya marka la gaaro 2020.
Waxaa Magaalada Garoowe ka socota qaban qaabada lagu soo dhaweynaayo Ma,suuliyiinta ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya ee maanta ku wajahan magaalada Garoowe ee Xaruunta Puntland waxaana si weyn loo adkeeyay Amaanka Magaaladaasi.Faah Faahin Dib kala soco Insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho
The post Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dalka oo ku wajahan Garoowe appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Deeq la gaarsiiyay Barakacayaal ku nool deegaanka...

$
0
0

iyada oo ay jiraan Daruufa nolashada ay sababtay abaarti ka dhacday dalka ayaa waxaa dadka ku nool kaamamka deleedka magaalada muqdisho heyso nolol liidata dhanica kale waxaa bar bar socdo dadaalo loogu gurmanayo dadkaasi barakacayaasha ah Hay,ada Australia light foundatian iyo gudiga gurmadka Qaran ee abaaraha ay maanta gaarsiin deeq raashin ah oo isugu jira bariis baasto saliid,buskud iyo wax yaabo kale oo aas aasi u ah nolosha ay gaarsiyeen kaam ku yaala degaanka weydoow ee duleedka magaalada muqdisho Godoomiyahay degaanka Garas baaley c.raxmaan Axmed cali ayaa ka mahad celiyay deeqdaan oo soo gaarsiyeen guddiga gurmadka Qaran ee abaaraha iyo walaalaha kale ee Reer Austarlian light foundation. Austarlian light foundation ayaa ka mid ah Haay,addo samafal oo inta badan Caawiya dadka danyartaa deeqdaan ay gaarsiiyeen dadka barakacayaasha ah ee ku nool deegaanka waydow ayaana qeyb ka ah.
storvideo: 

Akhriso+ Sawirro’ Warbixin: Xaaladda Dadka ku nool...

$
0
0

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warbixin gaar ah oo aan kaga hadleyno saameynta Colaadda iyo abaarta ay ku yeelatay dadka degan deegaanka Koogaar, gaar ahaan dadka barakacayaasha ah ee ka soo barakacay deeegaanka Koogaar oo ka tirsan Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Dagaal beeleed ku dhex maray laba beelood oo walaala ah, taasi oo heshiis horudhac ah laga gaaray, waxaana ka muuqday dadka iyo duunyada dhibaatooyin ka dhashay dhinacyada abaarta iyo colaadda, iyadoo dhulka uu yahay mid aad u kulul oo aan wax roob ah ka di'in seddexdii sano ee la soo dhaafay. Dadka ku nool deegaannada hoos taga Degmada Cadale ayaa waxa ay la daala dhacayaan abaarta saameysay noloshooda" maadaama ay ku xoolo beeleen waxaana dadka degan deegaanka Koogaar ka muuqato daruufo adag oo xagga nolosha ah. Dadka ku nool deegaannada iyo tuulooyinka hoos taga Degmada Cadale ayaa waxa ay noloshooda ku tiirsantahay Xoolaha, Beeraha iyo kalluunka. Qaar ka mid ah dadkii ka faa,iideystay deeqdaasi raashiinka ayaa ka mahad celiyay deeqda la soo gaarsiiyay waxeyna ugu baaqeen dowladda dhexe soomaaliya iyo maamulka hir shabeele in ay soo eegaan xaalada ddakaasi ay ku noolyihiin Nabadoon Maxamed Xuseen Howl laawe iyo Nuur Ciyow Geesey oo ka mid ah [...]
storvideo: 

Maraykanka Iyo Midowga Afrika Oo Ka Wada Hadlay...

$
0
0

Adis Ababa (Caasimadda Online) - Safiirka Mareykanka u qaabilsan Qaramada Midoobey Nikki Haley ayaa la sheegayaa in ay isniintii xaaladda Soomaaliya uga hadashay kulan ay la yeelatay madax Afrikaan ah oo looga hadlay xaaladda Soomaaliya.

Kulankan waxaa uu dhacayaa maalmo kadib qaraxyadii mataanaha ahaa ee Oct. 14, kuwaas oo ay ku dhinteen in ka badan 358 halka dhaawacuna uu ka badan yahay 228.
Kulankaasi ayaa la sheegay in looga wada hadlay Xaalladda Ammaanka ee Geeska Afrika, gaar ahaan Somalia.
Danjiraha Maraykanka u joogta QM oo ka hadashay Shir Jaraa'id oo ay iyada iyo Madaxa Siyaasadda ee Ururka Midowga Afrika, Minata Samate ku qabteen Xarunta Dhexe ee AU-da ayaa sheegtay in Danaha Maraykanka ku xiran tahay inay si wadajir ah ugala shaqeeyaan Midowga Afrika iyo Urur-gobaleedka IGAD sidii xal loogu heli lahaa Somalia.
Dhinaca kale, Wakaalladda Wararka Ethiopia ee ENA ayaa sheegtay inay Nikki Haley iyo Ra'isul-wasaaraha Ethiopia ka wada hadleen qoddobo ay ka mid ahaayeen Dadaalka Nabad-ilaaliyayaasha ugu jiraan sidii nabad loogu soo dabaali lahaa dalalka Somalia, Koonfurta Suudaan iyo guud ahaan Mandiqadda Geeska Afrika.
"Waxaan sii wadeynaa taageerada aan siinno AMISOM" sidaasi waxaa ay Haley ku sheegtay shir jaraa'id oo ay ku qabatay magaalada Adis Ababa, ee dalka Itoobiya.
Bishii June, QM, waxaa ay jartay lacagta loo qoondeeyay AMISOM, waxaa laga jaray $570 million, waxaa ay noqotay miisaaniyadda $7.3 billion.
Booqashada Haley ee Adis Ababa oo ah lugtii ugu horeysay booqasho ay 3 dal ku tagi-doonto waxaa ay ku soo beegantay xilli uu dalkaasi joogo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.- OnlineXafiiska Addis Ababa-@live.com
storvideo: 

Taliyaha Ciidamada xooga dalka oo kulan la qaatay...

$
0
0

Home WARARKA GUDAHA Taliyaha Ciidamada xooga dalka oo kulan la qaatay Taliyaha Tababarada Howlgalka Midowga...
SHARE
Facebook
Twitter
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleRoob lagu diirsaday oo Saacadihii lasoo dhaafay ka Da'ay Bartamaha Soomaaliya

storvideo: 

Taliye Gorod Oo Ugu Baaqay AMISOM In Ay Kala...

$
0
0

Hadalkaan ayuu sheegay xili uu kulan la qaatay taliyaha Ciidamada AMISOM Soomaaliya Cismaan Nuur Subagle iyo Saraakiil kale,isaga oo kala hadlayay sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen amniga dalka markii ay MISOM baxdo.
Taliye Gorod ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin Sugida amniga dalka AMISOM dhankeedana laga doonayo in ay Gacan ka siiso tayeynta Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
Waa kulankii labaad ee Bishaan gudaheeda uu la qaato Saraakiisha ciidamada AMISOM taliyaha Ciidamada xoogg dalka kadib Magacaabistiisii.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweyn heer sare ah...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Jabuuti (Caasimadda Online) - Wararka naga soo gaarayo Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa sheegayo inuu halkaas gaaray madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Wafdiga Madaxweynaha oo ay qeyb ka yihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Sooamaliya ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha dalka jabuuti ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaas iyo Madax kale.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa uu ku sugnaa Dalka Itoobiya isaga oo Ra'iisul Wasaaraha dalakaas kala hadlay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen la dagaalanka Al-Shabaab.
Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Maalin ka hor tegay dalka Uganda isaga oo Madaxweynaha dalkaas Uganda ay isla gaareen Go'aan ah in Ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya ay ka qeyb qaataan weeraro lagu qaado fariisimaha Al-Shabaab ee Gobolada dalka Soomaaliya.
Saacadaha soo socda ayaa qorshuhu yahay in Madaxweyne Farmaajo uu la kulmo Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha dalka Jabuuti oo ay ciidamadiisa joogaan Gobolka Hiiraan ay iyana ka mid noqdaan howlgalka ku wajahan deegaanada Al-Shabaab.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horey socod kusoo maray Dalalka uganda iyo Itoobiya, wuxuuna kala hadlay qaabkii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dagaalka lagu doonayo in lagu ciribtiro ururka Al-Shababaab oo xasuuq ba'an ku hayo Shacabka Soomaaliyeed.- OnlineXafiiska Addis Ababa-@live.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Maanta ku Wajahan Garoowe

$
0
0

Wafdigaan uu hugaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa lagu wadaa in ay Saacadaha Soo socda gaaraan Magaalada Garooowe ee Caaasimada Maaamulka Puntland ahna Xaruunta Gobolka Nugaal Soomaaliya.
Mudane Cabdi Xaashi C/laahi Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Socdaalkiisa waxaa ku wehlinaaya xubno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya kuwaasoo kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Puntland ayna kala hadlaan arrimo ku saabsan Dastuurka Qaranka iyo hanaanka doorasho ee Soomaaliya marka la gaaro 2020.
Waxaana Magaalada Garoowe ka socota qaban qaabada lagu soo dhaweynaayo Ma,suuliyiinta ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya ee maanta ku wajahan magaalada Garoowe ee Xaruunta Puntland waxaana si weyn loo adkeeyay Amaanka Magaaladaasi.
storvideo: 

Shirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka furmay Garowe

$
0
0

Waxaa magaalada Garowe ka furmay Shirka Kaluumaysiga Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Hay,adda Shuraako ,waxaana kasoo qeybgalay dhamaan Iskaashatooyinka kalluumaysiga dalka ,Wasaaraddaha Kaluumaysiga Dowlad Goboleedyadda ,Dowladda Federalka iyo Hay,addo ka shaqeeya ka faa,iideysiga horumarinta kheyraadka badda, halka ay goobjoog u ahaayeen shirkaan Ardey Soomaaliyeed oo barata cilmiga baddaha iyo kalluumaysiga.
Shirka oo socon doona saddex maalmood ayaa diirada lagu saarayaa ka faa,iideysiga kheyraadka badda Soomaaliya, wuxuuna noqonayaa midkii ugu horeeyay noociisa looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin sidii suuqyo loogu heli lahaa ganacsiga Iskaashatooyinka kaluumaysatadda iyo ka hortagista jariifka iyo kalluumaysiga sharci darada ee lagu hayo biyaha Somalia.
Wasiir kuxigeenka Kalluumaysiga Soomaaliya Cabdulaahi Cumar Abshiroow oo daahfuray shirka ayaa sheegay inuu yahay shir Qaran oo ay kasoo qeybgaleen dhamaan dadka Soomaaliyeed ee ku taxaluuqa ama daneeya kheyraadka badda.
Waxaana la filayaa gabagabada shirka oo ku beegan maalinta khamiista in laga soo saaro go,aamo ku saabsan ka hortaga jariifka,horumarinta kalluumaysiga iyo ka faa,iideysiga kheyraadka badda ee dalka Soomaaliya.Abshir DhiiranePUNTLAND POST
The post Shirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka furmay Garowe appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Inter oo Hogaanka u Qabatay Horyaalka

$
0
0

Kooxda Inter Milan ayaa si kumeel gaar ah u qabatay hogaanka horyaalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-2 ku garaacday Sampdoria.

Inter oo Hogaanka u Qabatay Horyaalka

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Kooxda Inter Milan ayaa si kumeel gaar ah u qabatay hogaanka horyaalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-2 ku garaacday Sampdoria.
Waxay aheyd ciyaar ay si xaragaleh Inter ugu daadaheynaysay 3-0 ilaa daqiiqadii 54-aad, balse Sampdoria ayaa laba gool isku daba-xejisay kadib marki ay soo bandhigtay ciyaar weerar ku dhisneyd.
Inter waxaa sadexda gool laba ka mid ah dhaliyay xidigooda Mauro Icardi, halka goolka kale uu dhaliyay Milan u kala dhaliyay Milan Skriniar oo difaaca ka dheela.
Sampodria waxaa goolasha u saxiixay Dawid Kownacki iyo Fabio Quagliarella.
Waa kulanki sadaalaad oo ay Inter badineyso 10-ki kulan ee ugu danbeeyay ee ay ciyaartay horyaalka Seria-da Talyaaniga ee xilli ciyaareedkaan.
Kooxda Napoli ayaa la filayaa in ay dib ugu soo laabato hogaanka, haddii ay galabta ka badiso Genoa.
Ciyaaraha kale ee horyaalka Talyaaniga galabta iyo caawa ayay dhacayaan waxayna kooxuhu isu arkayaan sidan:
Atalanta ? - ? Hellas Verona
Bologna ? - ? LazioCagliari ? - ? BeneventoChievoVerona ? - ? AC MilanFiorentina ? - ? TorinoGenoa ? - ? SSC NapoliJuventus ? - ? SPAL 2013Roma ? - ? CrotoneSassuolo ? - ? Udinese
storvideo: 

ISIS oo ay isugu darantay laba arrin oo kala daran ...

$
0
0

Ugu yaraan 5,600 oo ah taageerayaasha ururka la magac baxay dawladda islaamiga (IS) ayaa ku laabtay dalalkooda, ayadoo kooxda dhulal laga qabsanayo Ciraaq iyo Suuriya, sida ay sheegayso warbixin cusub.
Xarunta Soufan, oo ah hay'ad cilmi baarid oo ku taalla Maraykanka ayaa sheegaysa in 33 gobol ay soo tabiyeen in ay dagaallamayaal dib ugu soo laabteen labadii sano ee la soo dhaafay.
Tiradaas waxaa ku jira kala bar 850-kii qof ee la qiyaasayey inay ka tageen UK.
Warbixintu waxay sheegtay in qolyaha dib u laabtay, oo badidood xirnaa ama la waayey, ay sii wadi doonaan in ay noqdaan caqabad xagga amniga ah sannadaha soo socda.
IS ayaa weysay inta badan dhulkii "khilaafada" ay ugu yeertay Juun 2014, markaasoo ay soo jiidatay jihaad-doonayaal dunida isaga kala yimid.
Todobaadkii hore ayaa xulafada uu Maraykanku taageero ee Kurdiyiinta Suuriya iyo dagaallamayaal carbeed waxay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta Raqqa, halkaasoo ahayd xarunta kooxda.
Warbixinta xarunta Soufran waxay sheegaysaa in qulqulka dagaallamayaasha shisheeyaha uu istaagay dabayaaqadii 2015, ayadoo kooxda IS ay u billowdeen dhirbaaxooyin guul darro ah, dalalkuna ay hirgaliyeen talaabooyin hagaagsan oo lagu koontaroolayey dhoofka.
Xogta la helay wixii ka dambeeyey dhicitaanka xarumihii maamulka ee IS sida Raqqa, waxay gacan ka gaysteen xaqiijinta 19,000 oo ka mid ah in ka badan 40,000 oo dagaallamayaal ajnabi ah oo ka kala yimid 110 dal, kuwaasoo ku soo yaacay Ciraaq iyo Suuriya si ay kooxda ugu biiraan.
Xogtu ma aysan sheegin waxa ku dhacay.
Ayagoo soo qaadanayey xogta laga helay maamulayaasha 33 dal, ayey xarunta Soufran sheegtay in ugu yaraan 5,600 oo ah dagaallamayaal ajnabi ah la rumaysan yahay iminka in ay dalalkooda ku laabteen.
Waxay isugu jiraan 400 oo ka mid ah 3,417 dagaallame oo Ruush ah; 760 ka mid ah 3,244 Sacuudi ah; 800 ka mid ah 2,926 Tunisia u dhashay; iyo 271 ka mid ah 1,910 Faransiis ah.
Waxaa kale oo jira tiro aan la aqoon oo dalal kale ka kala yimid, waxayna arrintan ka dhigan tahay caqabad weyn oo haysata hay'adaha amniga iyo kuwa fulinta sharciga sida ay warbixintu sheegayso.
Dumarka iyo carruurta soo laabanaya ayaa dhibaato gaar ah noqonaya, ayadoo dalalku ay la daalaa dhacayaan sida ugu fiican ee ay dadkaas mujtamaca u dhex gali karaan. Caafimaad maskaxeed oo hagaagsan iyo imkaaniyaad mujtamaca lagu taageero ayaa si gaar ah loogu baahan yahay in loo adeegsado carruurta sida ay warbixintu sheegayso.
Xarunta Soufran waxay hoosta ka xarriiqday in xukuumadda Tunisia ay dib u eegid ku samaysay tirada dadka waddankaas u dhashay ee la rumaysan yahay inay ku biireen IS, waxayna sheegtay in ay yaraatay oo halkii ay ka ahayd 6,000 sannadkii 2015 ay iminka tahay 2,920.
storvideo: 

Puntland oo Somaliland u jeedisay digniin kulul...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online) - Maamulka Puntland ayaa ku goodiyay inay dhulka dhigi doonaan dhammaan xarumaha ay ka dhici doonaan doorashooyinka maamulka Somaliland.
Puntland ayaa sheegtay inaysan ka aamusi doonin doorasho Somaliland oo ka dhacdaa Magaalada Buuhoodle iyo deegaano kale oo ku dhow dhow.
Mas'uul ka tirsan maamulka ayaa tilmaamay in Puntland ay u tabaabusheysatay fashilinta doorashada Somaliland ee lagu diyaarinaayo Magaalada Buuhoodle.
Maxamed Nuur oo kamid ah Saraakiisha maamulka Puntland ayaa dhankiisa ka sheegay in Puntland ay dhulka ku dari doonto xarumaha doorashada, haddii ay dhacdo in doorasho lagu qabto Magaalada Buuhoodle.
Waxa uu intaa kusii daray Sargaalkan in heegan buuxa la galiyay ciidamada Puntland ee jooga Magaalada Buhoodle.
Sidoo kale, magaalada Buuhoodle waxaa ka jira xiisad siyaasadeed, waxaana isku haysta dhinacyo kala taabacsan maamulka Somaliland iyo Puntland.
Geesta kale, Hubka culculus ayay labada dhinac ku xirteen banaanka Magaalada Buuhoodle waxaana laga cabsi qabaa in halkaa uu ka dhaco dagaal fashil u horseedi kara doorasho ka dhacdaa Magaalada Buuhoodle.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Xog: Muxuu yahay ujeedka safarka R/W Khayre ee dalka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online) - Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa la filayaa in maanta oo Arbaco ah (25-ka October) u ambabaxo dalka Turkiga.
Safarka Ra'iisul Wasaaraha ayaa ah mid horey u baaqdey balse baaqdey markii qaraxa dadka badan ku dhinteen ka dhacey magaalada Muqdisho.
Khayre ayaa fursada safarkaan ugu faa'ideysan doona inuu booqdo dhaawacyada dadkii ku dhaawacmey qaraxa Muqdisho intooda loo qaadey Turkiga booqdo.
Sida Ilo-wareedyo katirsan Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ay sheegeen, Mudane Khayre ayaa la kulmi doono dhigiisa Turkiga Binali Yildirim, waxeyna kawada hadli doonaan xiriirka labada dal.
Safarka Ra'iisul Wasaaraha ee Turkiga ayaa qaadan doono mudo saddex maalmood ah, isagoo inta uu joogo dalkaasi is arkii doonaan madax kala duwan iyo jaaliyadda Soomaaliya.
Dadka darsa siyaasadda Soomaaliya, ayaa sheegaya in booqashada Khayre ay astaan u tahay xiriirka xoogan ee xilligan ka dhaxeeya Turkiga iyo Soomaaliya oo sii adkaanayay sanadihii lasoo dhaafay.
Wadanka Turkiga ayaa sidoo kale xiriir dhow la leh dalka Qadar kaasoo dowlada Federaalka ka aaminsan iney ugu hiiliyiin go'aankii dhexdhexaadnimada ahaa ay Villa Soomaaliya ka qaadatey khilaafka Khaliijka.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Xiisad cusub: Waare oo dowladda federaalka ah uga...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online) - Hogaamiyaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay in dowlada Federaalka ah ee Somalia ay ka gaabiso dhameystirka dastuurka dalka.
Waare waxa uu sheegay in aan la aqbali karin in qabyo uu ahaado dastuurka dalka loona baahanyahay in la dhameystiro, si uusan u dhicin iska horumaad iyo is qabqabsi ku saleysan dhanka dastuurka.
Waxa uu Waare farta ku goday inaan laga gudbi doonin khilaaf iyo muran joogta ah oo soo kala dhexgala dowlada Dhexe iyo maamul Goboleedyada waxa uuna ku baaqay in si dhaqsi ah lagu dhameystiro dastuurka.
"Horay waan u sheegay hadana waan ku celinayaa inaanu dhamaan doonin khilaaf, waxaan qabaa in looga bixi karo dhameystirka dastuurka"
Waxa uu tilmaamay in fariintiisa ay tahay mid ku socta Madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre oo uu sheegay inay qaadi doonaan mas'uuliyada ka dhalata khilaafyada maadaama dastuurka uu yahay qabyo.
Sidoo kale, Waare waxaa u tilmaamay inaysan qabanin umadda Soomaaliyeed in maalin walba la dhaho dastuurka waa qabyo oo lagu dhaqmi mayo isaga oo hoosta ka xariiqay in madaxweynaha lagu doortay dastuurka.
Si kastaba ha ahaatee, dastuurka Somalia ayaa ah mid qabyo qoraal ah kaasi oo aan wali lagu sameynin dib u eegisa dhab ah.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Xog sirdoon: Al-Shabaab oo heshay kiimiko halis ah...

$
0
0

MUqdisho (- Online) - Baaritaan hor dhac ah oo lagu sameeyay Qarixii Soobe ayaa lagu ogaaday in loo isticmaalay Walxo Kiimiko ah oo loo adeegsado Bacriminta, Isla markaana ay ku jiraan waxyaabo Sun ah iyo Kiimikooyin wax baabi'in kara.
Warbixin Sirdoon ayaa sheegaysa in Kooxdu ay hadda awood u leedahay inay iskeed u samaysato Qaraxyo, iyadoo aan waxba uga baahan Suuqyadda, Waxaana u dhamaystiran Walxaha suurtagal ka dhigi kara in Bambaanooyin la sameeyo.
Awood u yeelashadda inay abuuri karaan Bambaanooyin waxay Kooxda Alshabaab fursad u siisay inay sameeyaan Nooc kasta oo Qarax ah, taasoo ka dhigan inay awoodaan xittaa inay sameeyaan Qarax ka miisaan wayn kii Soobe.
Warbixinta Kooxda la socoshadda Cunaqabataynta Hubka Somalia ee Monitoring Group oo la filayo inay soo baxdo Bisha soo socota, waxaa ku cad in Guddigaasi ay u xaqiijisay Xarunta Maraykanka ee Daraasaysa Qaraxyadda Argagixisadda ee US Terrorist Explosive Device Analytical Center in Alshabaab ay heleen Kiimikadda loo yaqaan potassium nitrate, taasoo laga ogaaday in loo isticmaalay illaa iyo 6 Qarax oo ay Kooxdu samaysay tan iyo Sannadkii 2016.
"Suurtagalnimadda in la isticmaalo Qaraxyadda la macmilo ee laga abuuro Kiimikooyinka, waxay ka yaraynaysaa Kooxda Qalabkii iyo Birihii faraha badnaa ee ay Gaadiidka ay Qaraxyadda u isticmaalayaan ka buuxin jireen, Waxayna hadda awood u leeyihiin inay kordhiyaan qaraxyadda, iyagoo aan u baahan Birro, Gumacyo Rasaas iyo waxyaabo kale oo ay ka buuxin jireen Gaadiidka, taas badalkeedana waxay kordhin karaan Miisaanka Qaraxa," ayaa lagu yiri Warbixinta Guddiga Qaramadda Midoobay ee aan wali la shaacin.
Sidoo kale Qaraxyadda Noocan ah waxay Khuburaddu rumaysan yihiin inay adagtahay in lagu garto Baarista ay sameeyaan Ciidanka Soomaaliya oo aan haysan Qalab ku filan, Waxayna Khuburadda Qaraxyadd ku doodayaan in Gaadiidka Qaraxyadda noocan ah aysan ka muuqan astaan ay Ciidanku aqoonsan karaan.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

Iiraan oo dil ku xukuntay nin degenaansho ka haysta Sweden

$
0
0

Maxkamad ku taalla Iiraan ayaa la rumaysan yahay in ay dil ku xukuntay dhakhtar reer Iiraan ah oo haysta degenaansho Sweden ah, ka dib markii lagu helay in uu basaas u ahaa Israa'iil.

Iiraan oo dil ku xukuntay nin degenaansho ka haysta...

$
0
0

Maxkamad ku taalla Iiraan ayaa la rumaysan yahay in ay dil ku xukuntay dhakhtar reer Iiraan ah oo haysta degenaansho Sweden ah, ka dib markii lagu helay in uu basaas u ahaa Israa'iil.
Dacwad ooge reer Iiraan ah ayaa sheegay in lagu helay dambi ah in uu dad u shaqeeya Israa'iil u gudbiyay ciwaannada 30 ruux oo ah khuburo nukliyeerka iyo arrimaha milatariga ku takhasusay, kuwaas oo labo ka mid ahaa lagu dilay weerar bambaano oo dhacay 2010kii.
Ma uusan shaacinin magaca qofka la dilay.
Axmadreza Djalali oo caafimaadka xaaladaha degdegga ah qaabilsan ayaase xukun noocaas oo kale ah lagu riday sida ay xaaskiisu sheegtay.
Hay'adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in xukunkaasi uu yimid ka dib markii "jir dil, cadaymo been ah iyo xukun aan cadaalad ahayn lagu fuliyay".
Jafari-Dowlatabadi oo ah dacwad ooge reere Iiraan ah ayaa kulan ay dacwad oogeyaashu isugu yimaadeen Talaadadii ka sheegay in qof aan magaciisa la shaacinin lagu "xukumay" in uu bixiyay macluumaadka gaarka ah ee 30 ruux oo ku hawlanaa cilmibaarista arrimaha milatariga iyo barnaamijka nukliyeerka uuna ku wareejiyay shaqaalaha sirdoonka Israa'iil ee Mossad.
Wuxuu sheegay in ay ka mid ahaayeen Massoud Ali-Mohammadi iyo Majid Shahriari kuwaas oo ku dhintay qaraxyo caaasimadda Tehran ka dhacay bishii Janaayo iyo bishii Nofembar ee sannadkii 2010kii.
Dacwad ooguhu wuxuu sheegay in qofka dacwadda lagu soo oogay uu macluumaadkan u ugudbiyay Israa'iil arrintaasna lagaga badashay lacag iyo in degenaansho laga siiyo Sweden.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live