Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Twitter-ka Trump oo hawada laga saaray

$
0
0

Twitter-ka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee @realDonaldTrump, ayaa dhowr daqiiqo hawada laga saaray habeenkii khamiista.


Twitter-ka Trump oo hawada laga saaray

$
0
0

Twitter-ka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee @realDonaldTrump, ayaa dhowr daqiiqo hawada laga saaray habeenkii khamiista.
"Ma jiro" ayaa ahayd fariinta ay arkayeen dadkii isku dayay inay galeen diiwaanka Trump uu ku leeyahay Twitter, waxaana uu hawada ka maqnaa 11 daqiiqo.
Shirkadda Twitter ayaa markii hore sheegtay in diiwaanka madaxweyne Trump uu ku tirmay qalad ay sameeyeen shaqaalaheeda.
Hase yeeshee, Twitter ayaa goor dambe bayaan ku sheegtay in diiwaanka madaxweynaha uu hawada ka saaray mid ka mid ah shaqaalaheeda, oo ku guda jira maalintii ugu dambeysay ee shaqadiisa.
"Waxaan arrintan ku sameeneynaa baaritaan buuxa" ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Twitter.
Aqalka cad ee Mareykanka ayaan weli wax hadal ah ka bixin arrintan.
storvideo: 

Qaramada Midoobay oo cambaareysay Xasuuq ay Daacish...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

SONNA-( Baghdad)- Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa shaacisay in Ururka Daacish ay qudha ka jareen ugu yaraan 741 Qof oo rayad ah intii uu socda dagaalkii lagaga saarayay Magaalada Mosul.
Madaxa guddiga xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Zeid Raad Al Xuseen ayaa sheegay in loo baahan yahay inay ka jawaabaan kuwii Mas'uulka ka ahaa ficillada arxan darrada ahaa ee ka dhacay halkaas.
Qaramada Midoobay laanteeda xuquuqul Insaanka ayaa sidoo kale sheegtay in la baarayo tacaddiyada la sheegay inay halkaasi ka geysteen Ciidamada Ciraaq iyo gabbood falladii dhacay.
ISIS ayaa la sheegay inay kumanaan Qof ka dhigatay gabbaad, taasoo sababtay inay inay halkaasi ku dhintaan 461 Qof duqeymaha ay geysteen ciidamada Ciraaq iyo kuwa Mareykanka, laga soo billaabo bishii November ee 2016 illaa July 2017.
Qaramada midoobay ayaa dhimashada wadarta guud ku sheegtay 2,521 Qof oo shacab ah, halka 1,673 kalena la dhaawacay intii uu socday howlgalka Ururka Daacish looga saarayay Magaalada Mosul.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleBaarlamaanada Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Suudaan oo Heshiis kala saxiixday

storvideo: 

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Guddoomiyeyaasha Golaha shacabka Soomaaliya iyo...

$
0
0

Home WARARKA GUDAHA Guddoomiyeyaasha Golaha shacabka Soomaaliya iyo Suudaan oo Khartoum heshiis ku kala saxiixday"Sawirro
SHARE
Facebook
Twitter
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleQaramada Midoobay oo cambaareysay Xasuuq ay Daacish ka geysatay Mosul

storvideo: 

67 erey oo sababay qarni kala qeybsanaan ah

$
0
0

Sidee 67 erey oo uu qoray wasiir British ah u sababeen colaadda boqolka sano u dhexeysa Israa'iil iyo Falastiin?

Cutubyo ka tirsan ciidanka AMISOM oo gaaray Gobolka...

$
0
0

Cutubyo ka tirsan Ciidamada dowladda Ethiopia ee qaybta ka ah Ciidmada Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka soo gudbay xuduudda ay Ethiopia la wadaagto Soomaaliya, waxaana ay ka qeyb qaadan doonaan howlgallada la qorsheynayo in guud ahaan dalka oo dhan lagaga cirirb tiro maleeshiyaadka Al-Shabaab. Ciidamada ayaa haatan ku sugan Degmada Luuq ee [...]
storvideo: 

67 erey oo sababay qarni kala qeybsanaan ah

$
0
0

Wasiir ka tirsanaan jiray dowladda Britain, Arthur Balfour, way yartahay in magaciisa lagu arko buugaagta loo dhigo caruurta UK, balse caruurta Israa'iil iyo Falastiin wax badan ayay ka garanayaan.
Bayaankii Balfour uu saxiixay labadii Nofembar 1917-kii, wuxuu qeyb ka yahay casharada Taariikhda ee lagu dhigo iskuullada Israa'iil iyo Falastiin. Labada dhinacba si kala duwan ayey u turjumaan, caruurtana u baraan.
Warqaddaas waxaa loo arkaa meesha uu ka bilowday dagaalka u dhexeeya Carabta iyo Israa'iil.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Britain ayaa bayaankaas ku lifaaqday warqad loo diray Lord Walter Rothschild, oo hurmuud u ahaa dhaqdhaqaaqa Yahuudda ay ku doonayeen in ay dal ay leeyihiin ka helaan "dhulka ay deganaan jireen taariikh ahaan."
Dhulkaas ay doonayeen wuxuu ka billaabanayay badda Mediterranean-ka illaa bariga wobiga Jordan, halkaas oo hadda loo yaqaano Falastiin.
Warqadda waxay muujineysay in dowladda Britain ay taageertay "in Falastiin laga dhex sameeyo qaran ay dadka Yahuudda leeyihiin".
Sidoo kale, warqadda waxaa ku qornaa "waa in khatar aan lagu noqon xuquuqda iyo diinta dadka aan yahuudda ahayn".
Dadka Falastiin arrintaasi waxay u arkeen khayaano wayn, si gaar ah ballanqaadkii la sameeyay ee ahaa taageero militari iyo mid siyaasadeed in la siiyo Carabta oo xilligaas ay maamushay boqortooyadii Cusmaaniyiinta, xilligii dagaalkii koobaad ee dunida.
Arrinta waxay muujineysay in Britain ay taageereyso dagaalka xuriyadda looga qaadanayay Cusmaaniyiinta oo qeybo badan oo Bariga dhexe ah maamulaysay. Carabta waxay u fahmeen in lagu daro Falastiin in kastoo si gaar ah aan loo magacaabin.
"Ma u maleyneysaa in Britain ay dembi ka gashay shacabka Falastiin?" Macallimad ayaa su'aashaa waydiisay caruur dhigata iskuul ku yaalla magaalada Ramallah ee Daanta Galbeed oo Falastiiniyiin ay deggan yihiin.
Caruurta gacanta ayey wada taageen.
"Haa," gabar 15 jir ah ayaa ku jawaabtay. "Qaraarka wuxuu ahaa mid aan sharci ahayn sababtoo ah Falastiin weli waxay qeyb ka tahay boqortooyadii Cusmaaniyiinta, Britain na ma maamusho."
"Britain waxay Carabta u aragtaa dad laga tiro badan yahay in kastoo boqolkiiba 90 ay ka yihiin bulshada."
Go'aan aan la kaari karin
Jaamacadda Hebrew ee Qudus ku taalla, oo Balfour uu xarigga ka jaray, macallim wax ka dhiga ayaa taxliiliyay 67-da erey ee warqadda ku qoran.
Khabiir ku taqasustay xeerarka caalamiga ah, Prof Lapidoth, ayaa ku dooday in bayaanka uu ahaa mid sharci ah, balse waxay sheegtay in Britain ay dhib ku noqotay fulinta ballanqaadkaasi.
"Xaaladda siyaasadeed waxay ahay mid aad u xumaatay, markii Nazi-ga ay xukunka qabsadeen, ka dib England waxay u baahatay caawinta dalalkii Carabta ee saaxiibka ay lahayd," ayey tiri.
"Ka dib waxay dhimeen fulinta qaraarka oo mid laga naxo ahayd," ayey hadalkeeda ku dartay.
Prof Lapidoth waxay Jarmalka ka tagtay 1938-dii, sanad ka hor intuusan billaaban dagaalkii labaad ee dunida, marka dan ayaa ugu jirtay go'aankii Britain.
'Ballanqaad muddo jiray'
Ra'iisul wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, wuxuu qaraarkii Balfour ku tilmaamay "aasaaska guusha" lagu unkay dalkiisa.
Dowladda Britain ayaa ku marti qaaday London, si uu uga qeybgalo munaasabadda lagu xusay qarniga laga joogo qaraarkaas.
Go'aankaasi wuxuu dhibaato ku yahay nabadda Israa'iil iyo Falastiin. Shacabka Falastiiniyiinta ayaana qorsheynaya maalin dibad baxyo ah.
Waxay doonayaan in Britain ay raali gelin ka bixiso bayaankii uu saxiixay Balfour.
"Maadaama waqtiga uu socdo, waxaan u maleynayaa in shacabka Britain ay illaaween casharada taariikhda laga bartay," ayuu yiri wasiirka waxbarashada Falastiin Sabri Saydam.
Wuxuu farta ku fiiqay in Falastiin weli ay raadineyso qaran u gaar ah oo deris la ah Israa'iil kaas oo ku salaysan waxa loo yaqaano xalka labada dal. Beesha caalamka ayaa hannaankaas u arko in dagaalka lagu soo af jari karo.
"Waqtiga ay xuroobayaan Falastiiniyiinta wuu imaanayaa, ballanqaadka weli taaganna waala fulin doonaa," ayuu yiri.
storvideo: 


Qubanaha VOA, Nov 2, 2017

$
0
0

[unable to retrieve full-text content]
storvideo: 

DAAWO SAWIRRADA: Heshiiska ay kala saxiixdeen...

$
0
0

Guddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn Labada Baarlamaan ku kala saxiixday Caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum. Heshiiska ay wada saxiixdeen Guddoomiyaha golaha shacabka ee JFS iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Suudaan ayaa ku saleysan wada shaqeynta labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Suudaan [...]
storvideo: 

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaaya Duqeyn...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Wararka ka imaanaya deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in halkaa ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed oo is xigxigay.
Duqeynta oo xooganeyd ayaa la sheegay in lala beegsaday qaar kamid ah Horjoogayaasha kooxda la baxday Garabka Daacish ee Soomaaliya oo uu hogaamiyo Cabdulqaadir Muumim.
Deegaanka duqeyntu ay ka dhacday ayaa qiyaasii 60 km u jira degmada Qandala oo ay hadda ka hor kooxdaasi qabsatay.
Xiliga ay duqeynta dhaceysay ayaa la sheegay in Horjoogayaasha Garabka Daacish ee Soomaaliya ay ku guda jireen kulan ay uga arinsanayeen fulinta weeraro dhagar ah.
Sidoo kale, dadka deeganka ayaa sheegay inay maqlayeen qaraxyada ilaa iyo lix gantaal, iyo guuxa dayuuradaha.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in duqeynta lagu dilay ilaa 3 Horjooge iyo 4 Dagaalyahan oo ka tirsan Daacishta Soomaaliya.
Geesta kale, waxaan si dhaba loo ogeyn cidda geysatay weerarkaa iyo cidda wax ku noqotay, balse Somalia iyo gobolka bariba waxaa marar horey duqeyn uga geystay ciidamada Mareykanka ee Africa ka howlgala.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Daawo: Wacdarihii Xisbiga Kulmiye Iyo Isu Soo baxii...

$
0
0

Daawo: Wacdarihii Xisbiga Kulmiye Iyo Isu Soo baxii Balaadhnaa Ee ay maanta Dadweynaha Demada Maxamuud Haybe Ay ku Qaabileen Xubnihii Kulmiye

[embedded content]
storvideo: 

Daawo: ” Waxay Maalmo iga Xigaan Guushii Ma iyadoo...

$
0
0

Daawo:" Waxay Maalmo iga Xigaan Guushii Ma iyadoo Guushii ii muuqato Ayaan Wadani ku biirayaa Wadani Habaarka ha daayo" Wasiir Xaglo Toosiye Oo u Quus Gooyey Wadani Laabtana u Garaacay Madaxdii Dhubahante ee la socday
[embedded content]
storvideo: 

Dhageyso:-Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Bar. Faaqidaadda: Caqabadaha Ammaanka Soomaaliya

$
0
0

[unable to retrieve full-text content]Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saareyno nabad galyada Soomaaliya. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo diyaariyay islamarkaasina soo jeedinaya.
storvideo: 


Guddoomiyaha G/Sh/Dhexe oo baaq u diray shacabka

$
0
0

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan Gobolka looga baahan yahay in ay ka wada qeyb qaataan sugidda amniga.
Wuxuu sheegay sidoo kale shacabka in looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Gobolka oo ay iskaalmeeyaan, aysana wax ka sugin gacan shisheeye iyo Hay'adaha caalamiga ah.
"Inaan wax qabsano annaga ayay na anfaceysaa, hadaanan waxba qabsan, dhibaatooyin ayaa na soo wajahaya, horu u socodna ma lahaan doono, Gobolka Beeraley ayay u badan yihiin, waa inaan dhulkeena wax ku beeranaa." Ayuu yiri Guddoomiyaha.
Axmed Meyre Makaraan Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dhowaan booqday degmooyinka Warshiiq iyo Balcad, halkaasi oo uu kulamo kula soo qaatay Waxgaradka iyo qeybaha kale ee bulshada.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Waa sidee xaalada ammaan ee degmada Buur-hakaba ?

$
0
0

Guddoomiyaha Maamulka degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuur oo ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ammaan ee degmada Buur-hakaba iyo degaanada ku dhow.
Wuxuu sheegay Guddoomiyaha in degmada Buur-hakaba ammaankeeda hada uu yahay mid aad u wanaagsan, wuxuuna tilmaamay Ciidamada diyaar in ay u yihiin mar walba in ay difaacaan degmada.
Sidoo kale Maxamed Ibraahim Nuur Guddoomiyaha Maamulka degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegay Howlga Ciidamada dhowaan ay qaadeen in ay ku soo qabteen Saddex Dagaalame oo ka tirsan Shabaab.
Ugu dambeyntii Guddoomiyaha ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa degan degmada Buur-hakaba ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Ciidamada ammaanka, si looga hortago falalka ka baxsan amniga.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

In ka badan 100 arday oo deeq Waxbarasho loogu...

$
0
0

In kabadan 100-boqol Arday oo helay deeq Waxbarasho ayaa maanta u ambabaxay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan Ardaydan oo tiradoodu ay tahay 115 arday ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ku sagootiyeen mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ah iyo marti sharaf kale. Ismaaciil Yuusuf Cismaan la taliyaha Wasiirka Waxbarashada ee dhanka [...]
storvideo: 

Sawirro: Akhriso qaar kamid ah qodobadii ay ku...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Khartoum (Caasimad Online)-Guddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn Labada Baarlamaan ku kala saxiixday magaalada Khartoum.
Labada Baarlamaan ayaa waxaa u kala saxiixay Heshiiska Guddoomiyaha golaha shacabka ee JFS iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Sudan.
Habdhowraha golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed C/llaahi Xasan Nuux, ayaa sheegay in heshiiska uu ka kooban yahay 9 qodob oo xoojinaya wada shaqeynta iyo iskaashiga labada Baarlamaan.
Sagaalka qodob ee labada Gudoomiye ay ku heshiiyeen ayaa waxaa ka mid ah:
1-In labada dhinac ay is dhaafsdaan qubaro dhinaca sharciga.
2-In ay xiriir iyo iskaashi gaar ah yeeshaan xubnaha labada Baarlamaan u matalaya Baarlamaanada aduunka.
3-In dhinaca aqoonta la iska kaashado.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Muxuu Mareykanku ka yiri Wararka sheegaya inuu...

$
0
0

Muqdisho (PP) - Dowladda Mareykanka ayaa beenisay warar maalmihii u dambeeyay ay baahinayeen qaar badan oo ka mid ah Warbaahinta Somalia ka hawl-gasha iyo Wargeysyo kasoo baxa Kenya oo sheegayay in dowladda Mareykanka ay joojineyso taageeraddii dhaqaale ee ay siin jirtay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
Idaacadda VOA-da oo baahisay Qoraal Jawaab ah oo ay ka heshay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu yiri: "Wararka sheegaya in dowladda Mareykanka ay u joojineyso dhaqaalihii ay siin jirtay ciidamada Soomaaliya, taasoo lala xiriiriyay in saraakiil Soomaali ah ay fududeeyeen qaraxyadii Muqdisho - waa kuwo aan sax aheyn."
Sidoo kale, Qoraalka waxaa kaloo lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay sii wadeyso taageerada ay ku bixiso ammaanka Soomaaliya iyo ciidamada iyo dadaalka ay ugu jiraan la dagaalanka Al-Shabaab.
"Xukuumadda Mareykanka waxay mudnaanta siisaa daah-furnaanta iyo la xisaabtanka Somalia, taasoo ka turjumeysa mid ka mid ah waxyaabihii uu Madaxweyne Farmaajo ballan qaaday markii uu xafiiska la wareegayay horaantii sanadkan," ayaa mar kale lagu yiri warbixinta.
Ugu dambeyn, Warbixintaan ayaa lagu yiri "Xukuumadda Washington waxay horey dowladda Soomaaliya ugala hadashay shuruudaha ku xiran kaalmada dhinaca ammaanka ee uu Mareykanka bixiyo, waxaana ka mid ah inaan si dhow ula soconno halka lagu bixiyo taageeradeenna."PUNTLAND POST
The post Muxuu Mareykanku ka yiri Wararka sheegaya inuu Dhaqaalaha ka Jarayo Ciidammada DFS? appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live