Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Yuusuf Garaad oo warbixin ka qoray shirka Afrika iyo...

$
0
0

Muqdisho (- Online)-Iyadoo ay sii kordhayaan shirarka ay dowlada Somalia uga qeybgaleyso dalka dibadiisa, ayaa waxaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Yuusuf Garaad uu shir uga qeybgalay magaalada Washington.
Shirka ayaa dhex maray Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka.
Wasiir Yuusuf Garaad ayaa qoraal uu ka diyaariyay kulanka uu ka qeyb galay, waxa uu ku soo qoray Bloggiisa gaarka ah oo had iyo jeer ku soo qoro safarada iyo kulamada uu ka qeyb galo.AFRIKA IYO USA AYAA MAANTA KA SHIRAY ISKAASHI
Maanta waxaan Soomaaliya ku metelay shir ka dhacay Washington oo magaciisu yahay Shirka heer Wasiir ee Ganacsiga, Ammaanka iyo Dowlad Wanaagga.
Waxaa looga hadlay ganacsiga dalalka Afrika dhexdooda ah iyo kan ay la leeyihiin ama ay la lahaan karaan Mareykanka. Waxaa laga hadlay caqabadaha hor taagan horumarka ganacsiga siiba xudduudaha qafilan, musuqmaasuqa iyo tayada wax soo saarka warshadaha qaarkood oo heer tartan geli karta aan taagneyn.
Waxaa la eegayay kororka tirsada dadka qaaradda iyo horumarka uu dhaqaaluhu sameyn karo 2020, 2050 iyo weliba ka sii dib.
Waxaa laga hadlay la dagaallanka argagixisada.
Waxaa kale oo la soo qaaday sida ay dhallinyaradu uga qeyb qaadan karaan siyaasadda iyo howlaha kale ee dalkooda ka socda. Arrintaas marka aan ka hadlay, tusaaleyaasha aan soo qaatay waxaa ka mid ahaa sida ay dhallinyarada Soomaaliyeed isu abaabushay iyo kaalinta ay ka qaateen gurmadkii billowday 14-kii Oktoobar.
Marka aan soo qaaday gurmadkaas, waxaan u mahadceliyay dhammaan dalalkii noo soo gurmaday oo ay ugu dambeysay Rwanda.
Ujeeddada shirka waxaa lagu soo koobi karaa in la horumariyo Ganacsiga iyo maalgashiga, la dhiirri geliyo Dowlad wanaagga lagana hortago argaggixsada.
Waxaa ka qeyb galay soddomeeyo Wasiir Arrimo Dibadeed oo Afrikaan ah, waxaana na casuumay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson oo isaguna goob joog ahaa.
Shirku wuxuu ka dhacay xafiiska Arrimaha Dibadda ee Mareykanka.
storvideo: 


Mas’uuliyiinta gobolka Hiiraan oo lagu eedeeyay...

$
0
0

Ka dib markii uu khilaaf soo gala dhexgalay ururka haweenka gobolka Hiiraan ayaa lagu eedeeyay maamulka gobolka Hiiraan in ay arintaasi ay dhinac la safteen.
Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshadda ayaa lagu eedeeyay in uusan waxba ka qaban dhibaatooyinka ka dhex taagan ururkaasi.
Haweenka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in Mas'uuliyiinta gobolka Hiiraan ay sameeyeen dayacaad maamul , maadaama laga doonaayay in ay waxka qabtaan cabashadooda.
Waxa ay sidoo kale tilmaameen in ay kalsoonida kala laabteen Gudoomiyaha ururka haweenka gobolka Hiiraan, islamarkaana ay dooran doonaan mid cusub.
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa magaalada Baledweyne , waxaa ka taagnaa Khilaafka u dhaxeeyay ururka haweenka gobolka Hiiraan.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Al Shabaab oo weerar khasaaro geystay ku qaaday Kenya

$
0
0

Lamu ( Sh. M. Network )-Dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Saldhig ciidamada Dowladda Kenya ay ku leeyihiin Magaalo Xeebeedka Laamu ee Dalkaasi Kenya
Saldhiga Boliska Mararaani ee Magaalada Laamu ayaa Al Shabaab weerar xoogan ku qaadeen, iyadoona dagaal khasaaro geystey uu ka dhacy halkaasi.
Xarakada Al Shabaab oo ka hadashay weerarkan waxa ay sheegtay in ay ku dileen 4 Askari oo ka mid ahaa ciidamada Boolika ee Dalka Kenya.
Dhinaca kale saraakisha Booliska Kenya oo hadlaywaxa ay sheegen in uu jiro weerarka, balse ma aysan sheegin tirada Askarta looga dilay weerarkaasi.
Waxaana Sraakiisha Boolisku ay shaaciyeen in ay wax ka badalayaan ammaanka Magaala Xeebeedka Lamu oo muddooyinki dambe ay weeraro ka dhacayeen.
Inta badan dagaalayahannada Al Shabaab ayaa weeraro ka geystay gudaha Dalka Kenya, gaar ahaan Gobolka Waqooyi Bari iyo kan Xeebta ee Gobolkaasi.
storvideo: 

Al Shabaab oo weerar khasaaro geystay ku qaaday Kenya

$
0
0

Lamu ( Sh. M. Network )-Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Saldhig ciidamada Dowladda Kenya ay ku leeyihiin Magaalo Xeebeedka Laamu ee Dalkaasi Kenya
Saldhiga Booliska Mararaani ee Magaalada Laamu ayaa Al Shabaab weerar xoogan ay ku qaadeen, iyadoona dagaal khasaaro geystey uu ka dhacy halkaasi.
Xarakada Al Shabaab oo ka hadashay weerarkan waxa ay sheegtay in ay ku dileen 4 Askari oo ka mid ahaa ciidamada Boolika ee Dalka Kenya.
Dhinaca kale saraakiisha Booliska Kenya oo hadlay waxa ay sheegeen in uu jiro weerarkan, balse ma aysan sheegin tirada Askarta looga dilay weerarkaasi.
Waxaana Sraakiisha Boolisku ay shaaciyeen in ay wax ka badalayaan ammaanka Magaala Xeebeedka Lamu oo muddooyinkii dambe ay weeraro ka dhacayeen.
Inta badan Al Shabaab ayaa weeraro ka geystay gudaha Kenya, gaar ahaan Gobolka Waqooyi Bari iyo kan Xeebta ee Dalkaasi.
The post Al Shabaab oo weerar khasaaro geystay ku qaaday Kenya appeared first on Shabelle.

Qalbi Dhagah’s rendition was unlawful, says Somali parliament

$
0
0

Months-long investigation into the extradition of a rebel leader to Ethiopia has come to a conclusion, with the parliamentarian inquiry found that incorrect information provided by intelligence agency has led to the rendition.
Abdikarim Sheikh Muse, aka Qalbi Dhagah, an executive leader of the Somali-ethnic rebel group fighting the Ethiopian government has been extradited to Ethiopia late August, sparking a massive outrage across Somalia and beyond.
The final report from the dozen-member taskforce which was presented to the parliament  Saturday concluded that though the rendition was ‘illegal’, it was conducted as result of a ‘flawed’ intelligence briefing by the country’s former Somali intelligence chief Abdullahi Mohamed Ali which suggested that the extradited rebel leader has posed a serious security threat to the country’s security in general and that of neighboring states prompting ‘spur-of-the-moment’ extradition order by the country’s leaders.
“Qalbi Dhagah’s extradition was made without due process and judiciary review.” the report said before legislators approved the conclusion.
While the report concluded that the anti-Ethiopia rebel group, ONLF is ‘not’ a terrorist organization, it noted that it was ‘necessary’ for the government ‘not to allow’ an armed group to operate in the country to threaten the security of a neighboring country.
Meanwhile 152 lawmakers have voted in favor of the panel’s final report, 6 lawmakers rejected while three abstained.
In the meantime, the committee has also called for the government or review all agreements signed with other countries since the collapse of the central government in 1990s.
According to the government, an agreement signed by the previous government of the former Somali president Hassan Sheik Mohamud with Ethiopia last year has paved way for the extradition of people seen by both countries as criminals between the two countries.
The panel also wrote in the report’s conclusions that the intelligence agency has mishandled the extradition case, accusing it of withholding a ‘crucial data’ from the country’s leaders. It also called on the government to safeguard and protect the nation’s national security and avoid anything that damages the public interest.
Founded in 1984, ONLF is fighting for independence from Ethiopia, complaining of discrimination by the central government against the region’s Somali-speaking nomads.
Ethiopia refers the ethnic-Somali rebel group as a terrorist organization.
The post Qalbi Dhagah’s rendition was unlawful, says Somali parliament appeared first on Shabelle.

Qalbi Dhagah’s rendition was unlawful, says Somali...

$
0
0

Months-long investigation into the extradition of a rebel leader to Ethiopia has come to a conclusion, with the parliamentarian inquiry found that incorrect information provided by intelligence agency has led to the rendition.
Abdikarim Sheikh Muse, aka Qalbi Dhagah, an executive leader of the Somali-ethnic rebel group fighting the Ethiopian government has been extradited to Ethiopia late August, sparking a massive outrage across Somalia and beyond.
The final report from the dozen-member taskforce which was presented to the parliament Saturday concluded that though the rendition was 'illegal', it was conducted as result of a 'flawed' intelligence briefing by the country's former Somali intelligence chief Abdullahi Mohamed Ali which suggested that the extradited rebel leader has posed a serious security threat to the country's security in general and that of neighboring states prompting 'spur-of-the-moment' extradition order by the country's leaders.
"Qalbi Dhagah's extradition was made without due process and judiciary review." the report said before legislators approved the conclusion.
While the report concluded that the anti-Ethiopia rebel group, ONLF is 'not' a terrorist organization, it noted that it was 'necessary' for the government 'not to allow' an armed group to operate in the country to threaten the security of a neighboring country.
Meanwhile 152 lawmakers have voted in favor of the panel's final report, 6 lawmakers rejected while three abstained.
In the meantime, the committee has also called for the government or review all agreements signed with other countries since the collapse of the central government in 1990s.
According to the government, an agreement signed by the previous government of the former Somali president Hassan Sheik Mohamud with Ethiopia last year has paved way for the extradition of people seen by both countries as criminals between the two countries.
The panel also wrote in the report's conclusions that the intelligence agency has mishandled the extradition case, accusing it of withholding a 'crucial data' from the country's leaders. It also called on the government to safeguard and protect the nation's national security and avoid anything that damages the public interest.
Founded in 1984, ONLF is fighting for independence from Ethiopia, complaining of discrimination by the central government against the region's Somali-speaking nomads.
Ethiopia refers the ethnic-Somali rebel group as a terrorist organization.
storvideo: 

Oday dhaqameed ka soo jeeda gobollada galbeedka oo...

$
0
0

Oday dhaqameed ka soo jeeda gobollada galbeedka oo ka mid ah taageerayaashii Waddani oo afka furtay, maxay yidhaahdeen?
Waxa Daabacay staff-reporter on Nov 18th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalpress - London - Salaaddiin miisaan weyn ku leh gobollada galbeedka ayaa maanta cabasho xoog badan ka soo jeediyey hawshii doorashada, oo ay sheegeen in xisbiga Kulmiye ku shubtay, dad rag iyo dumarba lehna lagu dhibaateeyey goobihii cod bixinta ee gobolka Awdal.
[embedded content]
Awdalpress
This post has been viewed 190 times.
storvideo: 

Daawo: Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Oo sheegay...

$
0
0

Daawo: Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Oo sheegay in ay Ku heshiiyey Dib u tirintii Labada dagmo ee Hargaysa iyo Gabiilay
[embedded content]
storvideo: 


Daawo: Gudoomiye Ciro Oo Sheegay in Ay is Af garteen...

$
0
0

Daawo: Gudoomiye Ciro Oo Sheegay in Ay is Af garteen Gudidii Doorashooyinka Sheegayna in ay Wadashaqayntii Ay la bilaabeen Hargaysana Tirintii ku socoto
[embedded content]
storvideo: 

Maxkamada Malta Oo Muwaadin Soomaaliyeed Ku Eedeysay...

$
0
0

Wargeyska Malta Today ayaa qoray inay Boliska xireen Qaxooti Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed C/risaaq Axmed oo 21-jir ah, kaasi oo lagu eedeeyey inuu Dalxiise u dhashay Talyaaniga ka dhacay 2 Katiinad oo isugu jirtay Dahab iyo Qalin.
Eedeysanaha oo ku nool Degmadda SILEMA ee W/bari Xeebaha Malta ayaa la soo taagay Maxkamadda, kadib, markii lagu soo oogay inuu Dalxiisaha xoog uga goostay Katiinadahaasi qoorta ugu xirnaa, isagoo dalxiis ahaan u joogay Xeebta magaalladda PACEVILLE.
Eedeysanaha waxa uu beeniyey inuu dhacay Katiinadahaasi, balse, Dalxiisihii la dhacay ayaa ku dooday inuu 100% rumeysan yahay inuu Eedeysanaha yahay ninkii isaga dhaca u geystay.
Dalxiisaha waxa kale oo uu Maxkamadda u sheegay inuu Katiinadahaasi ku soo iibsaday 400 EURO, wuxuuna soo bandhigay Qaan-sheegtada Dukaankii uu ka soo iibsaday oo ku yaalla magaalladdaVALETTA.
Dhinaca kale, Maxkamadu waxay ku gacan-sayrtay in Eedeysanaha damiin lagu sii daayo, iyadoo sheegtay inuu lahayn Cinwaan iyo Guri rasmi oo uu ka deggan yahay Jesiiradda Malta.
Sarkaalka Boliska ee gacanta ku hayey Kiiskaasi ayaa isagana sheegay in hantida uu dhacay Eedeysanaha guud ahaan lagu qiimeeyey ku-dhawaad 500 oo Euro (EU500)
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Daawo Xil Cabdiraxmaan Dheere Oo Digniin U Diray...

$
0
0

Daawo Xil Cabdiraxmaan Dheere Oo Digniin U Diray Saladiinta oo uu Sheegay Inay Nabada Wiiqayaan
[embedded content]
storvideo: 

Galmudug and Ahlu Sunna to hold talks in Nairobi

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Galmudug regional state in Somalia's central and moderate Islamist group Ahlu Sunna Waljama'a (ASWJ) leaders are expected to hold key talks in Kenya's capital Nairobi on Saturday, sources confirmed.
The president of Galmudug State, Ahmed Duaale Haaf and Ahlu Sunna leader, Sheikh Mohamed Shakir Ali have reached Nairobi on Friday ahead of the talks.
The sides are expected to have face to face talks on possible power sharing and forming inclusive state government.
Reliable sources privy to the talks said the talks being at the early stage the leaders will also be discussing the challenges blocked the previous talks.
" The sides will hold first phase of their talks in Nairobi to iron out all the obstacles that caused the previous talks to end without reaching tangible progress," said a source close Somali embassy in Kenya.
The second phase of the talks will take place late this month in Mogadishu, according to the source.
The previous talks which brokered by Somali government collapsed following hard conditions imposed by Ahlu Sunna Wal Jama.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Daawo-Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka General ...

$
0
0

Daawo-Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka General Jidhif Oo Shacabka Somaliland ugu Baaqay Inay ilaashadaan Nabadgalyadooda Kana Foojignaadaan Wax Kasta Oo Khalkhal galin kara
[embedded content]
storvideo: 

Akhriso: Dib u milicsiga nuxurka warbixinta ay soo...

$
0
0

Muqdisho (- Online)-Sida aan warbixinadeenii hore ku sheegnayGuddiga Baarlaamaniga ah ee Golaha shacabka ayaa maanta soo gudbiyay warbixin ku saabsan kiiska Cabdi Kariim Sheekh Muuse (Qalbi dhagax) oo waayadani laga sugaayay.
Warbixinta ay soo gudbiyeen Guddiga ayaa taabaneysay dhinacyo badan waxaana kamid ahaa qodobo qeexaaya halka uu ku fooraro dhiibitaanka Qalbi Dhagax iyo sababta ka danbeysay.MEEQO QODOB OO MUHIIM AH AYEY KA KOOBNEYD WRBIXINTA GUDDIGA:

  • Ka-baaraan-degidda qaraarka Golaha Wasiirada ee 6dii Sebtember ee ku saabsanaa arrinkan.
  • Qodobada Dastuuriga ah, Heshiisyada Caalamiga ah iyo Shuruucda dalka u dagsan ee ku saabsan dhiibista Qalbi Dhagax.
  • Kabaaraan-degidda iyo qiimaynta Qadiyadda.
  • Go'aamo, Toosin iyo Tala bixin

Gudigu waxa ay soo bandhigeen in ay waraysiyo kala duwan la yeesheen Masuuliyiinta sida dhaw xiriirka ula lahaa kiiskan.
MAS'UULIYIINTA WAREYSIGA AY LAYEESHEEN WAXAA KAMID AHAA :
1-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Taariikhda 21 October 2017.
2-Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda 22kii October 2017.
3-Wasiirka Wasaaradda Amniga, Taariikhda 22 October 2017
4-Agaasimaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Taariikhda 23 October 2017
5-Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Madaxa Hay'adda Dembi-baarista Ciidanka Booliska Taariikh 23 October 2017.
KA BAARAANDEGIDDA IYO QIIMAYNTA QADIYADDA:
Gudiga ayaa warbixintooda ku soo bandhigay in arrintaan ay xirii la leedahay siyaasadda iyo amniga qaranka maadaama Soomaaliya ay ku jirto marxalad dib u-soo nooleynta Qarannimada Soomaaliya, dowladdana ay waajib ku tahay in ay mudnnaanta koowaad siiso Sugidda amniga qaranka iyada oo guddigu hoosta ka xariiqeen siyaasadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku salaysan nabad ku wada noolaanshaha wadamada Gobolka iyo guud ahaan caalamka.QALBI DHAGAX IYO KOOXDA ONLF
Guddigu waxa ay bayaamiyeen in dhiibsita Qalbi Dhagax aan hab sharci ah loo marin, lagana tala gelin Hay'daha Garsoorka, iyadoo isla markaas ay maareeysay Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugiida Qaranka oo kaliya, laguna saleeyey go'aan ku dhisan xog aan sugnayn oo hay'addu ay siisay Madaxda Qaranka.
Sidoo kale, Guddigu waxa ay sheegeen in Jabhadda ONLF loo aqoonsan in ay tahay urur argagixiso balse sidoo kalena la tix galiyo siyaasadda dalka ee ku salaysan in aan aqoonsi iyo gabaad midna la siin ururada hubaysan ee ka soo horjeeda nabadgaliyada iyo jiritaanka dalka iyo wadamada deriska ah iyo guud ahaan dunida inteeda kale.GO'AANO IYO TOOSIN
Guddiga Baarlamaaniga ah ee loo xilsaaray baaritaanka waxa ay Xukuumadda fareen in ay dib u raac ku samayso Heshiisyadii hore ee dalka galay iyo in taxadar dheeraad ah ay muujiso markasta oo ay maareeynayso hawlaha xasaasiga ah iyada oo ku salaynaysa xog sugan oo waafaqsan farriimaha Dastuurka iyo Shuruucda dalka.
Ugu dambayntii Guddigu waxa ay ugu baaqeen Golaha Shacabka in laga fogaado arrin kasta oo keeni karta xasilooni darro siyaasadeed ama abuuri karta khal khal amni, loona baahanyahay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo danta Qaranka.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

Somali military gears up fight against Al Shabaab

$
0
0

Militant group Al-Shabaab on Saturday retook a town in southern Somalia as joint Somali and African Union forces battled the insurgents in the region, according to local residents.
Residents in Bala'ad town in Middle Shabelle region said the fighters stormed Ged Faqi on the outskirts of Bala'd and overrun the area before hoisting their flags in a police station.
"The militants are patrolling streets in Ged Faqi and there are no security forces. They vacated the area," a resident told Xinhua. There was no confirmation from the security forces.
Somali and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) forces early this month launched major operations in Lower and Middle Shabelle regions in what the African Union said will be sustained until the end of the year.
Somali information minister Abdirahman Omar Osman said this week the government will continue the attacks until the country is cleared of extremists.
The recapture of Ged Fagi comes a day after the Somali government said it has captured 19 Al-Shabaab militants in Lower Shabelle region.
storvideo: 


Puntland oo Mamnuucay in laga tahriibo degaanadeeda

$
0
0

Golaha Xildhibaanada Puntland ayaa maanta Magaalada Garowe ku ansixiyay Xeerka la dagaalanka Daabulka iyo ka ganacsiga dadka.
Xeerkan oo horay loogu gudbiyey Baarlamanka ayaa maray Akhrin iyo ka doodis kadibna maanta ayaa si rasmi ah loogu Ansaxiyey Fadhigii Baarlamanka.
Gudoomiyaha gudiga Shuruucda ee golaha Baarlamaanka Axmed Jaamac Cabdule oo ugu horayn ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyey xeerkan ay Ansaxiyeen.
Deeganada Puntland ayaa waxaa si xawli ah looga tahriibayaa dhalinyaro, kuwaasi oo u tahriiba dalka Yemen iyo Sacuudiga, xilliyada qaarna waxa ay kala kulmaan tahriibka dhibaatooyin.
Sharcigan ayaa wuxuu mamnuucayaa in dadka laga tahriibiyo deeganada Puntland.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Xog: Khilaaf iyo xiisad siyaasadeed cusub oo ka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Jowhar (Caasimaa Online) - Khilaaf Siyaasadeed iyo xiisad cusub ayaa ka taagan maamulka HirShabeelle, kaasi oo ku qotoma magacaabista Gollaha Wasiiradda, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.
Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo Baarlamaanka HirShabeelle ayaa isku khilaafsan halka ay ka imaanayaan Wasiiradda la magacaabayo, iyadoo taasi noqotay Ismariwaa Siyaasadeed oo soo wajahay maamulkaasi curdunka ah.
Wararka ayaa sheegay in Madaxweyne Waare uu doonayo in Wasiiradiisa cusub ay ka yimaadaan dibadda Baarlamaanka, halka Xildhibaanada ay doonayaan in iyaga laga soo xusho oo Muraayadda Xukuumadda iska-arkaan.
Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen "Guudlaawe" ayaa isna kasoo horjeeda aragtida Madaxweynaha, wuxuuna la saftay dhanka Xildhibaanada doonaya in Baarlamaanka laga keeno Wasiiradda.
Khilaafkan ayaa lagu soo waramayaa inuu kusii xoogeysanayo HirShabeelle, waxaana magaalada Jowhar laga dareemayaa jawi kacsanaan ah, iyadoo ay Xildhibaanada qaadanayaan kulamo gaargaar ah, oo ku aadan magacaabista Wasiiradda.
Baarlamaanka HirShabeelle ayaa xilkii ka qaadey Madaxweynihii hore Cali Cabdullahi Cosoble bishii August, kadib markii uu yimid khilaaf xooggan, iyadoo lagu bedelay Maxamed Cabdi Waare, oo dhawaan la caleema-saarey.- OnlineXafiiska Jowhar-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Xisbiga Zanu-PF oo Mugabe shaqada ka tiray

$
0
0

Xisbiga talada haya ee Zimbabawe, Zanu-PF ayaa shaqada hoggaamiyanime ka tiray madaxweynaha dalkaasi Mugabe, waxaana xilka loo dhiibay madaxweyne ku xigeenkii hore Mnangagwa.

Wararkii ugu danbeeyey ee muranka doorashada...

$
0
0

Wararkii ugu danbeeyey ee muranka doorashada Somaliland iyo xaalka runta ahi halka uu marayo
Waxa Daabacay staff-reporter on Nov 19th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalpress - London - Muddo saddex casho ahba, waxa muran xoog lihi dhex yaallay xisbiga Waddani iyo guddiga doorashooyinka Somaliland, waxa murakoodu daarranaa cabasho ay xisbiga Waddani soo bandhigeen, cabashooyinkaa oo ahaa musuq maasuq iyo ku shubasho ay sheegeen, gaar ahaan gobolka Madaroodi Jeex. Waxana ay keeneen caddaymo kaadhadh aan xisaabta ku jirin iyo sanaaduuq gobolka Maroodi jeex ah oo tirooyin saa'id ah lagu arkay. Arrintaasi oo ay guddiga doorashooyinku ka garaabeen, sida la sheegayana ay qirteen in kaadhadhka la sheegayaa ay ahaayeen kuwii saxa ahaa oo laga xaday xafiiskooda.
Guddiga Komishanka ama doorashooyinka Somaliland ayaa ugu danbayntii tixgeliyey cabashooyinkaasi, waxana la sheegayaa in ay sanaaduuqdii lagu helay musuq maasuqa ay gabi ahaanba gubeen, halka ay tirooyin kalena ay sugeen, immigana la isku qanciyey tiradooyinka la hayo. Inkasta oo la sheegayo in ay weli tirintii socoto. Balse ay gaba gabo tahay.
Si kastaba arrini ha ahaatee, waxa aan shaki ku jirin in doorashada lagu kala baxay, 88% na ay sax u dhacday. Sidaa lagu kala calaf qaadayna lagu wada qanco. Xisbiga la leeyahay wuu guulaystay ee Kulmiyena loo hibeeyo shantiisa sano. Tartanka kalena loo diyaar garoobo.
LA SOCO: Qormo cajiib ah oo aan ku eegeyno dawladda uu soo dhisi doono Muse Bixi Abdi
Awdalpress
This post has been viewed 45 times.
storvideo: 

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo Dhaq dhaqaaqyo ka wada Duleedka Balcad

$
0
0

Balcad ( Sh. M. Network )-Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah Al Shabaab ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Waxaana lagu soo warramayaa in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay gaareen deegaanka Ceel Saagle ee Goblkaasi, kuwaas oo howlgallo ka bilaabay deegaankaasi.
Ilo deegaanka ah ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in ciidamadu ay isku ballaariyeen deegaanka, islamarkaana ay ka bilaabeen dhaq dhaqaqyo ka dhan ah Al Shabaab.
Muddooyinkii dambe ayaa waxaa deegaano isku xira degmooyinka Afgooye iyo Balacd ka jiray xiisado dagaal oo u dhaxeeya Al Shabaab ciidamada dowladda.
Waxaana dhawaan dagaalyannada Al Shabaab ay la wareegeen deegaanka Basra ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
The post Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo Dhaq dhaqaaqyo ka wada Duleedka Balcad appeared first on Shabelle.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>