Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo Sawirrada Soo Dhaweyntii Baladweyne Ee...

0
0

Halkaan ka dhageyso wareysiga
Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Barn. Faaqidaadda: Korarka weerarrada Shabaab lagu hayo

0
0

Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saareyno weerarada ka dhanka ah al-Shabaab oo kordhey. Mareykanka ayaa dhawaanahan duqeymo xooggan ka geysanayay Soomaaliya.
Ma tahay kuwa Shabaab looga adkaan karo sidey hadda wax ku socdaan? Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysa.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:39:42
0:00:00 /0:39:42
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Diyaarado ku duqeeyay al-Shabaab Jubbada Hoose

0
0

[unable to retrieve full-text content]Wararka ka imaanaya Jubbada Hoose ayaa sheegay in xalay (Khamiistii) duqeyn lala beegsaday saldhig ay maleeshiyada al-Shabab ku leeyihiin deegaan ku dhow Hoosingow.
storvideo: 

Wararka BBC Somali ee loogu akhriska badnaa isbuucan

0
0

Halkan akhriso qaar ka mid ah sheekooyiinkii loogu akhriska badnaa isbuucan ee aan ku daabacnay bartanada

Dhageyso warkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha

0
0

WASHINGTON. D.C — Waxaa xalay dhacay kulamo ka tirsan Koobka Kooxaha Horyaalkada Yurub. Wararki ugu danbeeyay waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cismaan.

Dhageyso warkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha

0
0

[unable to retrieve full-text content]WASHINGTON. D.C -- Waxaa xalay dhacay kulamo ka tirsan Koobka Kooxaha Horyaalkada Yurub. Wararki ugu danbeeyay waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cismaan.
storvideo: 

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyay tirada...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku xeeran howl gudashada Xafiiskiisa xili uu marti ku ahaa barnaamij ka baxaayay warbaahinta dowlada.
Xeer ilaaliyaha oo ka hadlaayay Xabsiyada caalamka iyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku jira ayaa sheegay inay badan yihiin balse dowlada Somalia ay wado qorsho dib loogu soo celinaayo xoriyadooda.
Xeer ilaaliyaha waxa uu sheegay in Maxaabiista ugu badan ay yihiin kuwo ku eedeysan Burcadbadeednimo, waxa uuna tilmaamay inuu socdo dadaalka lagu sii deyn lahaa Maxaabiista.
Wuxuu sheegay Dr. Axmed Cali Daahir in ku dhawaad 1024-ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ay ku xiran yihiin xabsiyada 22-dal oo kamid ah caalamka, kuwaasi oo dhibaatooyin kala duwan la kulmaya.
Waxa uu qiray in Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada Caalamka ay la kulmaan dhibaatooyin kala duwan balse ay dowlada Somalia Juhdi badan ku bixineyso sida ay ku badbaadin laheyd muwaadiniinteeda ku xiran Xabsiyada caalamka.
Waxa uu Xeer ilaaliyaha sheegay in si caadi ah hoos uga sii dhacayaan tirada Maxaabiista ee ku xiran xabsiyada caalamka sida Siishalis, India, Kenya, Tanzaaniya, Cuman iyo waliba Wadamada Khaliijka.
Sidoo kale, waxa uu Xeer ilaaliyaha sheegay inay socdaan wadahadalo heer gabagabo maraaya oo kala dhexeeya dowladaha heysta Maxaabiista si loosii daayo isla markaana dib loogu soo celsho dalkooda.
Dhinaca kale, waxa uu cadeeyay inaan halkaa looga hari doonin danbiyada Maxaabiista balse lagu maxkamadeyn doono dalkooda si loo kala saaro cida danbiga leh iyo cida aan danbiga laheyn.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

China Grants Economic Aid to Djibouti, Site of...

0
0

China on Thursday offered loans to Djibouti, the site of its first overseas military base, as the Horn of Africa state's leader told President Xi Jinping he considered himself a great friend of the Asian giant.
With a population of less than one million, Djibouti has long punched above its weight, thanks to a strategic location on the Gulf of Aden, one of the world's busiest shipping routes linking Europe to Asia and the Middle East.
China formally opened the base, which it calls a logistics facility, on Aug. 1, the 90th birthday of the People's Liberation Army. Djibouti also hosts large U.S. and French bases.
Djibouti was politically stable, Xi told its president, Ismail Omar Guelleh, at a meeting in Beijing's Great Hall of the People.
"China sets great store by its relations with Djibouti," he added.
Guelleh, who has been in power since 1999, said he considered himself a "great friend of China's" and could not count the number of times he had visited.
"Djibouti is known for being a country of peace, exchanges and meetings," Guelleh said.
"I would like to recall the geostrategic position of Djibouti and its importance in this part of the world as an island of stability for Asia, Africa and the Middle East."
The two, who did not mention the military base in comments to reporters, later oversaw the signing of a framework pact for preferential loans.
Chinese Assistant Foreign Minister Chen Xiaodong declined to reveal the amount of loans offered, saying he could not remember.
"In this area both countries have always had good cooperation," Chen told reporters.
Xi and Guelleh did discuss the military base, Chen added.
"What I want to stress is that China building a logistics base in Djibouti benefits China to even better fulfill its naval protection, peace-keeping, disaster relief and other international work," he said.
The base will be used to resupply navy ships participating in peacekeeping, humanitarian and anti-piracy missions off the coasts of Yemen and Somalia, in particular.
China also has deep economic interests in Djibouti.
Last week, China's POLY-GCL Petroleum Group Holdings Ltd signed a memorandum of understanding to invest $4 billion in a natural gas project in Djibouti.
In January, the government launched construction of a project billed as Africa's largest free trade zone, as part of China's massive Belt and Road infrastructure initiative stretching to Asia, Europe and beyond.
(Additional reporting by Martin Pollard; Editing by Clarence Fernandez).
Source: Reuters
storvideo: 


Tirada Dadkii lagu laayey masaajidka masar Ku yaal...

0
0

Malayshiyada ayaa weerarka ku bartilmaameedsaday masaajid u dhaw al-Arish
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar bam iyo rasaas kale loo adeegsaday ku qaaday masaajid ku yaalla gobolka waqooyiga Sinai ee dalka Masar iyaga oo dilay ugu yaraan 230 ruux, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dawladda.
Dad goobjoogeyaal ah ayaa warbaahinta Masar u sheegay in ay arrintani ka dhacday magaalada Bir al-Abed ee u dhaw al-Arish ayna dhacday intii lagu gudo jiray salaadda Jimcaha.
Booliiska deegaanka ayaa sheegay in ay rag rasaas ku fureen dad cibaadaysanaya, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AP.
Masar ayaa dagaal kula jirta kooxo diin u dagaalamaya oo gobolkaas ku sugan, kuwaas oo weerarradooda sare u sii qaaday tan iyo 2013kii.Lahaanshaha sawirkaAFP
Ugu yaraan 100 ruux oo kale ayaa ku dhaawacmay weerarkaas, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaaku.
Mid ka mid ah wararka halkaas laga helayo waxay sheegayaan in bartilmaameedku uu ahaa taageerayaasha laamaha ammaanka ee dawladda oo masaajidka ku tukanayay.
Madaxweyne Cabdul Fattax Al Sisi ayaa la kulmi doona laamaha ammaanka si uu dhacdadan ugala hadlo, sida uu ku warramay Telefishinka gaar loo leeyahay oo Masar ka hawlgala oo lagu magacaabo Extra News TV.
Illaa iyo hadda lama oga cidda masuulka ka ah weerarkan Jimcaha.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe Muxuu kaga badalnaan...

0
0

Harare (PP) - "Tani waa bilowga dimuqraadiyad cusub oo ka curatay dalkeena," Emmerson Mnangagwa ayaa sidaasi u sheegay taagerayaashiisa khudbadiisii ugu horreysay oo goob fagaaro ah uu ka jeediyo tan iyo intii uu dalkaasi ku soo laabtay.
Balse su'aashu waxa ay tahay ma tahay mid dhab ah oraahda Mr Mnangagwa .
Muddo dhan 50 sano,Mr Mnangagwa waxa uu ahaa saaxibka Mugabe ,waxa uuna u ahaa gacantiisa midig.
Waa uu garab taagnaa xilligii halgankii dalkaasi looga xorreynayay caddaankii tirada yaraa iyo xorriyaddii ka dib ba.
Mr Mnangagwa ayaa sidoo kale la sheegay in uu ka dambeeyay qaar ka mid ah tillaabooyiinkii cadaadiska ahaa ee Mr Mugabe gacanta ka siiyay in uu xilka sii hayo.
Hasa yeeshee waxa jira farqi u dhaxeeya ninka imika noqday madaxwaynaha Zimbabwe iyo ninkii siyaasada ku soo barbaariyay.
Waa kuwan qaar ka mid ah farqiga u dhaxeeya:- Dhalinyarada ayaa garab taagan -Mr Mnangagwa inkastoo uu ku jiro da'da 70 hadana waxa uu 20 sano ka yar yahay madaxwaynihii uu badalay.
Wali muran ayaa ka taagan in uu jiro 71 sano ama 75 sano.
Balse marka uu Mr Mugabe arrimaha uu si adag u wajaho ayaa waxa la sheegay in Mr Mnangagwa uu ahaa nin si dabacsan u wajaha,marka ay noqoto in uu gaaro hadafkiisa.
Iyada oo la qorshaynayo in doorashada Zimbabwi ay dhacdo sanadka soo socda ayaa xisbiga talada haya ee Zanu-PF, waxaa jagooyiinka sarsare haya dad rugcadaa ah oo u soo dagaalamay xorriyadii.
Waxa uu Mr Mnangagwa rajaynayaa in uu xiriir dhaw la yeesho dhalinyarada oo uu kasbado quluubta dhalinyarada.
Balse si la mid ah Mr Mugabe,waxa uu leeyahay sumcad daro ku saabsan falal arxandaro ah.
Waxa uu wasiirkii ammaanka dalka xilligii uu dhacay xasuuqii Matabeleland sanaddi 1980,markaasi oo 20,000 oo looga shakisanaa mucaaradka la dilay.
Kooxaha u dooda xuquuqul insaanka ayaa waxa ay ku eedeeyeen Mr Mnangagwa in uu ka dambeeyay howlgalkii ka dhanka ahaa taageerayaasha mucaaradka doorashadii 2008.
Su'aasha muhimka ah ee soo wajahaysa Zimbabwe waxa ay tahay ,in uu ogolaan doono in dalka ay ka dhacdo doorasho xaq iyo xor ah.
Mr Mnangagwa, waxa ugu badan oo uu danaynayo waxa ay tahay in beesha caalamka uu tuso Zimbabwe oo dagan ,si dhaqalaha dalka loo maalgashado.- Waa nin Furfuran dhanka Ganacsiga -
Wariyaha BBC Stanley Kwenda oo ku sugan magaalada Harare ayaa sheegaya in Mr Mnangagwa uu sumcad wanaagsan ku leeyahay dhanaka waaxda ganacsiga islamarkana uu isku dayay in uu difaaco wax soo sarka beerihii ay haysteen dadka caddaanka,xilligii isbadalkii muranka dhaliyay ee sharciga dhulka.
Mr Mnangagwa ayaa ahaa wasiirka maaliyada intii u dhaxaysay 1995 ilaa1996, markaasi oo dhaqaalaha dalka xasilooni laga dareemay.
Markii uu dalka dib ugu soo laabtay Arbacadii ayaa khudbad u jeediyay waxa uu ku celceliyay in shaqa abuurid uu samayn doono.Waa kuma Emmerson Mnangagwa?

  • Waxaa loo yaqaanna "yaxaas" sababtoo ah qabiilkiisa ayay astaan u tahay. Taageereyaashiisana waxaa loo yaqaannaa "Lacoste".
  • Tababar milatari ayuu ku soo kala qaatay Shiinaha iyo Masar.
  • Wuxuu gacan ka gaystay hagidda dagaalkii xorriyadda ee 1970yadii.
  • Wuxuu madax u soo noqday sirdoonkii dalkaas intii ay socdeen dagaalladii sokeeye ee 1980yadii, markaas oo kumannaan shacab ah la laayay.
  • Waxaa loo arkayay isku xiraha ciidammada, laamaha sirdoonka iyo xisbiga Zanu-PF.
  • Waxaa lagu eedeeyay in uu maleegay weerarro lagu qaaday taageerayaasha mucaaradka doorashadii 2008-dii kaddib.

Saxafiga lagu magacaabo Martin Fletcher, oo waraystay sanaddii aanu soo dhaafnay ayaa sheegay in Mr Mnangagwa uu doonayo in uu muujiyo in hogaankiisa uu isbadal ku keenayo Zimbabwe.
Mr Fletcher ayaa u sheegay BBC "waxa uu doonayaa in uu u muujiyo reer galbeedka in uu ka gadisnaan doono Mugabe,
Tani waxaa laga yaabaa in ay micnaheeda noqoto in uu ka taqaluso sharciyada u xaglinaya dadka u dhashay dalkasi ,kuwaasi oo shirkadaha qasab kaga dhigaya in maalgalinta ay samaynayaan boqolkiiba 51 ay iska lahaadeen dadka madowga ah.
Waxaa laga yaabaa in uu xaliyo arrimaha sida lahaanshiyada dhulka iyo in ay dadka caddaanka ah fursad u helaan in ay lahadaan Dhul dalka Zimbabwe.Xiriirka uu la leeyahay Ciidamada
Mr Mnangwa mar walba waxa uu haystay taageerada ciidamada ,maadaama uu ahaa hogaamiyihii siyaasada ee halgankii xorriyadda ee sanaddi 1970 islamarkana inta badan Janaraalada ciidamada ay qayb ka ahaayeen.
Gaah ahaan, Mr Mnangagwa waxa ay si aad ah isugu dhaw yihiin madaxa militariga Zimbabwe Gen Constantino Chiwenga.
Markii uu dib ugu soo laabtay Harare ka dib iscasilaadii Mugabe, Mr Mnangagwa waxa uu sheegay in si joogto ah uu ula soo xiriirayay madaxda ciidamada ee talada la wareegay.
Mr Mnangagwa waxa uu ahaa nin dhalinyaro ah xilligii halgankii xorriyadda oo uu hormuud ka ahaa.
Markii uu ahaa wasiirka ammaanka sanaddii 1980s,waxa uu xiriir dhaw la yeeshay militariga iyo sirdoonka oo ilaa iyo hadda daacad u ahaa.
Xiriirka uu la leeyahay ciidamada ayaa ahaa arrinta ay walaaca ka muujiyeen mucaaradka.
Xildhibaan Eddie Cross ayaa BBC u sheegay "in Mr Mnangagwa uu siyaabo badan uu masuul uga ahaa burburka Zimbabwe.
"Waxa uu ku lug lahaa qaar badan oo ka mid ah dhacdooyiin aan wanaagsanayn oo sanooyiinkii ugu dambeeyay dhacay,taasi oo ay ku jirto doorashadii 2013''ayuu yiri mr Cross.
"Qaar badan oo inaga mid ah waxa aaan ka cabsi qabnaa in isbadal badan uu dhici waayo "ayuu intaa ku daray.
Qalad kasta oo uu galaba, Mr Mugabe waxa aan shaki ku jirin in uu ahaa nin cod kar ah oo qancin kara dadka isu soo baxa islamarkana hogaamiyayaasha caalamka kala xaajoon kara arrimha dublamaasiyada.
Balse taasi laguma tilmaami karo Mr Mnangagwa. Gabadhiisa ayaa sheegtay in uusan ahayn nin xamaasad leh.
Wiilkisa oo ku sugan Harare oo lagu magacaabo DJ St Emmo) ayaa yiri:"Ma aha nin hadal badan waxa aana u malaynayaa in taasi ay tahay wax ka naxiya dadka oo ay iswaydiiyaan 'muxuu ku fikirayaa?'"
Mr Mnangagwa ayaa waxa lagu naaneesaa "Yaxaas. Waxa magacan loo bixiyay xilligii halkan xorriyadda lagu jiray.Xigasho; BBCPUNTLAND POST
The post Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe Muxuu kaga badalnaan doonaa Robert Mugabe? appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Urur dhallinyaro ah oo u istaagay wacyi gelinta...

0
0

Uruurka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dhiig bixiyaasha Gobolka Banaadir oo kashanayaan Maamulka Gobolka ayaa waxa ay u istageen in dib loo soo celiyo Bankiga dhiiga oo muddo dhowr iyo labaatan sano ah aan dalka ka shaqeen. Sidoo kale Dhallinyaradan ayaa wacyigalin waxay ka wadaan magaalada Muqdisho taasi oo ujeedkoodu yahay in la ogaado nuuca qafkasta dhiigiisa [...]
storvideo: 

DAAWO: Guddoomiye Thabit o oo sagootiyay Wiil uu...

0
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta sagootiyay wiil 7 sano jir ah oo qaba wadno xanuun, kaasi oo caafimaad loogu qaaday dalka Turkiga, kaddib markii dhowaan Guddoomiyaha uu kafaala qaaday caafimaadkiisa oo dalka gudihiisa wax looga qaban waayay. Duqa Muqdisho ayaa wiilkan 7 sano jirka ee lagu magacaabo Maxamed Cumar [...]
storvideo: 

Tacsi: Aqoonyahan Maxamed Yuusuf Diirqadhaadh,...

0
0

Ina lilaahi wa Ina ileyhi raajicuun,Marxuum Axmed Yassin Gabay xadi,wuxu aha siyaasi,halgame si mug leh uga soo qayb qaatay xornimu doonkii iyo gobanimadi Somaliland ee 1960 iyo tii 1990,wuxu ka mid ah madaxaddii SNL iyo SDU,wuxu ka mid ah odayaashii u xoryenta Somaliland laaantooda aan wax yaab faraban suurtagal ahaadeen,geesi qaranka ku leh abaal fara badan in la xus mudan, waxaan qaranka Somaliland ka tacsidanyaa geerida xaq ah waxaan si gaar ah uga tacsiyadeenya reer Gabay xadi oo aano nahay ehel,asaxaab gaar ah,siiba reer Axmed Yasin ,ilaahay qabriga ha u waasiciyo ,Jantual Fardous na ugu abaal gud,samir iyo iimaan saadiq ahna ha inaga siiyo,wuxu nin qiimo iyo qadarin leh Allahuma Aamiim
storvideo: 

Cayaartooyda Jaaliyadda Melbourne oo ka adkaaday...

0
0

Garoonka Benaadir Stadium ayaa waxaa caawa cayaar saaxibtino ku dhexmartay cayaartooy ka socotay Jaaliyadda Soomnaaliyeed ee Wadanka Australia gaar ahaan magaalada Melbourne iyo Xulka kubadda cagta ee Gobolka Benaadir, kuwaasi oo isu diyaarinaya tartanka kubadda cagta Maamul Goboleedyada ee dhawaan ka furmaya magaalada Kismaayo. Guddoomiyaha Gobolka Benaadi ahna duqa Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed iyo mas'uuliyiinta [...]
storvideo: 

Xukuumad Noocee ah ayuu soo dhisi doonaa Madaxweyne...

0
0

Xukuumad Noocee ah ayuu soo dhisi doonaa Madaxweyne Muuse Biixi?
Maalintii Taariikhdu ahayd 21/11/2017 aynu soo dhaafnay waxaa lagu dhawaaqay in dalka doorashaddii ka dhacday uu ku guulaystay isla-markaana codka kalsoonidda dadka uu helay Madaxweyne Muuse Biixi. kaasi oo Jamhuuriyadda S.land hogaamin doona 5-ta sano ee socota, Hadaba Dadka reer S.land iyo dhammaan dadyowga kale ee daneeya Arimaha S/land , Ayaa arinka keliya ee maskaxdoodda ka guuxaya yahay "Xukuumad noocee ah ayuu soo dhisi doonaa Madaxweyne Muuse Biixi? Ma waxuu soo dhisi doonaa xukuumad si dhab ah u shaqeyneysa, Ma dabooli kartaa baahidda Bulshadeena, Awood ma yeelan-kartaa ilaalinta danaha S.land Gudde iyo Dibadba, mise waxuu soo dhisi doonaa xukuumad magac u yaal ah?
Sidda aan la wadda soconno, Madaxweyne Siilaanyo markii ugu horaysay waxa uu soo dhisay xukuumad ka kooban 26 xubnood oo ahaa 20 wasiir iyo 6 wasiir-xigeeno . taasi oo markii danbe sababo jiray dartood ka dhigtay mid xadka ka baxday. aan sidaasi u fir-fircooneyn, si kastaba ha ahaatee Bisha December Madaxweyne Siilaanyo wuxuu wareejinayaa golle xukuumadeed oo ka kooban 70 xubnood.
Madaxweyne Muuse Biixi ilaa hadda wax-balanqaad rasmiya cidna umuu sameyn . haday noqon lahayd Raga xilalka haya . kuwa xisbigiisa kulmiye ka tirsan iyo Qurba-jooga dalka yimi. oo dhamaantood halgankii doorashadda kala qayb-galay. Sidoo kalena Beelaha S/land ayaanay iyaddana jirin balan-qaad la-midda oo uu iyagana u sameyey. kuwaasi oo gacan ka geystay kaambeynkii doorashadda madaxweynaha oo damac ka qaba xukuumadda cusub. dhamaantood ma jirto cid haysata kalsoonidda Madaxweynaha Cusub. lakiin iyo rajo ama sadaal badan oo ay ka qabaan in xil loo magaaci Doono.
Madaxweynaha cusub ee la doortay waxuu heli karaa hab u sahli kara . inay dowladiisu noqoto mid shaqeysa .isla-markaana inaanu kuba mash-quulin raali-gelinta cidkasta oo la soo shaqeysay. Madaama Madaxweyne: Muuse ayna jirin wax-balanqaadyo iyo caqabado horyaalla taasi oo u suurta-gelinaysa inuu dowlad kooban oo tayo leh soo dhiso iyo wejiyo cusub meesha ka saara kala qayb-sanaanta Bulshadda uu kaga tegay tartankii riiqda dheeraa ee Doorashadda Madaxtooyadda.
Si kasta ha ahatee .Madaxweynaha cusub maanta waxaa hortaal waraaq cad oon saxar lahayn,waxaa aad indhaha lagu hayaa xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo dhisi doono Madaxweyne Md. Muuse Biixi taasi oo hogaanmin-doonta Jamhuuriyadda Somaliland mudadda shanta sano ee soo socota. Iyaddoo looga fadhiyo xukuumad kooban oon ka badneyn 15 wasaaradood iyo wajiyo cusub ah. madaama dadka Somaliland oo ah runtii dad aad u nugul oo ay daashadeen Sicir-Barar iyo Abaaro Daba-dheeraaday . Waxayna dhibane u noqdeen Siyaasiyiin dano gaara leh.
Waxaan leeyahay Somaliland wax guul ah kuma gaadheyso sasabaadda Reer iyo shakhsi jaga-doon ah, oo aan wax qadiyad ah lahayn, isla-markaana adeegsanaya magac qabiil, si ay danahoodda gaarka ah ugu fushadaan, (Ujeedada hadalkan ma aha in loola jeedo dad ama shakhsi gaar ah, waa mushkilad caam ah oo ka jirta guud ahaan geyiga Somaliland, waxaanan u soo qaatay si caam ah).
Aad bay muhiim u tahay in Somaliland fahamto farqiga u dhexeeya ereyadda "Cadaalad, iyo U Dhamaansho. xilligan la joogo waxaynu u baahanahay xukuumad kooban oo aan tirro badneyn, tayo leh, kana kooban shakhsiyaad Aqoon u leh howsha loo igmaday, daacad u ah u shaqeynta S/land, CV-yadoodana ay nadiif yihiin dal iyo dibadba, lana shaqeyn kara Madxweyanaha cusub iyo saaxiibada S.land. Sidoo kale waa in meesha laga saaro xilalka badan oo aan loo baahnayn sida Wasiir dowlayaal . la-taliyaal iyo kuwa kale oo la-midda oo aan marnaba ka turjumeyn maslaxada umada Somaliland . Waa in la soo dhiso dowlad kooban oo dadka wax u qabata.
Waxaan Madaxweynaha la-doortay u soo jeedinayaa in aanay noqon xukuumadiisu "Raali-gelin ". ee ay noqoto Yaa wax qaban kara oo aqoonteeda leh . Dadweynaha reer somaliland waxaan leeyahay. mar labaad . Xukuumad tiro badan oo laga wada muuqdaa "Xukuumad tiro yar oo aqoonta uun qaadda" ayaa ka qiime badan taas ayaana Horumarku ku-jiraaye hala ogaado.
Isku soo wada xooriyoo, Madaxweyne Biixi xukuumadda ay dadweynuhu ka dhursugayaan ayaa noqon doonta tallo lagu liibaano oo Qaranka Horumar u horseedi karta . haddiiba aad soo dhisto xukuumad kooban oo tayo leh runtiina keeni karta in kalsoonida shacabka ay u hayaan Madaxweyne Biixi iyo dawladiisaba ay sii laba jibaarmi doonto. Waxaynu dhawrnaaba waa sidda xaalku noqdo , Ilaahay waxaynu uga baryaaynaa inuu Madaxweynaha Cusub u fududeeyo hawlahaa. Somalilandna Horumar & Nabad inooga dhigo markasta.
Adan Yusuf Elmi.
storvideo: 


Mareykanka oo Joojinaya Hubka uu Siiyo YPG

0
0

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii shalay u sheegay dhiggiisa dalka Turkiga, in Mareykanka uusan hadda kaddib wax hub ah siin doonin xoogaga Kurdiyiinta Suuriya ee loo yaqaano YPG.

Horumarka Degmada Ugu Da,da Yar Muqdisho

0
0

Degmada Kaxda oo ah degmadii u danbeysay ee ku biirta gobolka Benaadir ayaa waxaa laga dareemaya koboc dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsdiga ah.

Horumarka Degmada Ugu Da,da Yar Muqdisho

0
0

WASHINGTON. D.C --
Degmada Kaxda oo ah degmadii u danbeysay ee ku biirta gobolka Benaadir ayaa waxaa laga dareemaya koboc dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsdiga ah.
Haddaba weriyaha VOA AXmed Xasan Colad ayaa degmadaasi cusub booqday, warbixintanna ku eegaya heerka nolosha.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:05:50
0:00:00 /0:05:50
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Mareykanka oo Joojinaya Hubka uu Siiyo YPG

0
0

WASHINGTON. D.C --
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii shalay u sheegay dhiggiisa dalka Turkiga, in Mareykanka uusan hadda kaddib wax hub ah siin doonin xoogaga Kurdiyiinta Suuriya ee loo yaqaano YPG.
Wasiirka arrimaha dibadda Turkiha Mevlut Cavusoglu ayaa warbaahinta u sheegay in go,ankka Trump uu yimid, kadib marki uu khadka telefoonka shalay kula hadlay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.
Sida laga soo xigtay Cavusoglu, madaxweyne Trump ayaa u sheegay madaxweyne Erdogan, in uu amray in aanan wax hub ah la siin doonin YPG isla markaana ay ku habbooneyd in mar hore lasoo afjaro arrintani.Turkiga ayaa in mudda ahba ku cadaadinayay Mareykanka inuu joojiyo taageerada uu siiyo garabka hubeysan ee Kurdiyiinta Waqooyiga Suuriya.
Mareykanka ayaa u arkay maleeshiyadani awoodda ugu wanaagsan ee dhinaca dhulka ah ee la dagaalami karta kooxda Daacish. Halka xukuumadda Ankara ay u tixgeliso dagaalyahanadi koox argagixisa ah oo xiriir la leh jabhadda gooni u goosad ah ee Kurdiyiinta Turkiga.
storvideo: 

Arday Lacago U Ururiyay Ambalaasyada Muqdisho

0
0

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta jaamacadaha ku yaalla gobolka Minnesota ayaa soo gaba gabeeyay olole ay lacago kaalma ah ugu ururuiyeen shaqaalaha ka shaqeeya gaadiidka gargaarka deg dega ah ee ka howlgala magaalada Muqdisho.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live