Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somaliland: Maxkamada sare oo ku dhawaaqday go’aan...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Hargeysa (- Online) - Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday natiijadii rasmiga ahayd ee doorashadii 13-kii bishan ka dhacday deegaannada Somaliland.
Waxay maxkamaddu go'aamisay in doorashada madaxtooyada Somaliland ay ku guuleysteen musharraxiintii xisbiga Kulmiye ee madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.
Guddoomiyaha maxkamadda sare Professor Aadan Xaaji Cali oo ay dhinac fadhiyeen garoosaraasyaha maxkamaddaasi ayaa sheegay inaanay jirin cid cabasho kasoo gudbisay natiijadii horudhaca ahayd ee ay usoo gudbiyeen guddiga doorashada ee Somaliland.
"Maxkamadda sare ee Dastuuriga ah waxay ansixisay natiijada KMG ah doorashada madaxtooyada 2017-ka ee ay usoo gudbiyeen guddiga doorashooyinka qaranka oo ah sidan, Xisbiga UCID oo helay 23,141 cod oo u dhiganta 4.17%, xisbiga Kulmiye oo helay 305,909 cod oo u dhiganta 55.1% iyo isbiga wadani oo helay 226,029 cod una dhigantay 40.73%, taas oo sharci ah in xisbiga Kulmiye oo helay tirada ugu badan ee cododka kuna guuleystay tartanka doorashada, musharraxiintiisana ku guuleysteen xilalka madaxtooyada Somaliland" ayuu yiri Guddoomiye Aadan.
Doorashadii 13-kii bishan ka dhacday Somaliland ayaa waxaa ku guuleystay xisbiga Kulmiye oo uu musharrax madaxweyne u ahaa Muusi Biixi.- OnlineXafiiska Hargeysa-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta meelmariyey Ajandahooda.
fadhigii maanta ee Golaha wakiilada somaliland oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha Golahaasi mudane -Baashe maxamed faarax ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay cod gacan taag ah ku ansaxsadeen ajandahooda kalfadhiga 35naad ,oo ay dhawaan ku howlayanaa.
Iyadoo ajandahoodaasi uu ku jiro in masuuliyiinta xukuumada cusun soo magacowdo in xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ay ansixin doono .
Halkani ka dhagayso warka Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland oo ku dhawaqaya natiijada ay ku ansixiyeen:
storvideo: 

Turkiga oo sugaya in Mareykanku oofiyo ballantii uu...

$
0
0

Saraakiil ka tirsan dawladda Turkiga ayaa sheegay inay eegayaan in Maraykanku uu ka soo baxo ballantii uu Madaxweynaha Maraykanka DonaldTrump la galay dhiggiisa Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ee ahayd in Maraykanku uu joojinayo hubka uu siiyo maleeshiyada Kurdiga ah.
Kooxdan ayaa kaalin ka qaadatay in laga guuleysto ururka ISIS ee dalka Suuriya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa ballantan labada dal wada galeen ka sheegay shir jar'aaid muddo ka yar ka dib markii labada madaxweyne ay telefonka ku wada hadleen maalintii Jimcihii.
Wasiir Cavusoglu ayaa yiri Madaxweyne Trump waxa uu si cad u sheegay in uu amar cad bixiyey, kaas oo ah ururka Kurdiga Suuriya ee YPG aan wax hub ah la siin doonin, arrintan maalaa yacniga ahina ay ahayd in muddo dheer ka hor joogsato. Wakaaladda AP ayaa hadalkan wasiirka arirmaha Dibadda Turkiga qortay.
storvideo: 

Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo Booqday Saldhiga...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho (SONNA) Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka socdo tababar tayo sare leh oo la siinayo ciidamo gaaraya 400 oo isugu jira Saraakiil, Saraakiil xigeen iyo ciidamo.
Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Dowlada Turkiga ee Tababar bixineysa, isagoo ka dhageystay Warbixin ku saabsan habka Tababarka uu socdo.
Xuseen Carab Ciise ayaa la hadlay Ciidamada Tababarka uu u socdo, isagoo ku dhiiri galiyay inay ka faa'iideystaan Tababarkan heerkiisu uu sareeyo, maadaama ay yihiin geesiyada difaaci doona dalka, lana dagaalami doono cadowga umadda Soomaaliyeed ee Al shabaab.
Sidoo kale Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ayaa kulan gaar ah la qaatay Saraakiil Soomaali oo ka mid ah Macalimiinta bixineysa Tababarka, waxayna warbixin dhinacyo badan taabaneysa ka siiyaan sida tababarka u socdo, dhinkiisa Guddoomiyaha wuxuu u sheegay Saraakiisha in howl wanaagsan ay u hayaan Qaranka Soomaaliya lagana doonayo in ciidamada ay si joogta ugu bogaadiyeen si Wadaniyad iyo dal jaceyl ku jiro inay u qaataan tababarka, isagoo sheegay in tababarka ciidamada la mideyn doono si loo helo ciidamo Tababar isku mid ah qaba, isfaham iyo Hal hadafna uu ka dhaxeeyo.
Guddiga Difaaca Baarlamaanka ayaa gaba gabadii mid mid u kormeeray qeybaha Cuntada, Jiifka, Tababarka iyo Fasalada ay ku wax ku bartaan ciidamada.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleGuddoomiye Xumad iyo Wafdigiisa oo dib ugu laabtay Jabuuti+Sawirro

storvideo: 

Australia: Soomaali lagu soo oogay kiis argagixisanimo

$
0
0

Booliska dalka Australia ayaa ku eedeeyay nin asalkiisu Somaali ah oo u dhashay dalka Australia inuu qorsheynayay weerar argagixiso oo uu ka geysto magaalada Melbourne, xilliga dabaal degga sanadka cusub.

Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle.

Odinga oo ku dhawaaqay hadal yaab leh oo la xiriira...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Nairobi (- Online) - Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga oo la hadlay saxaafada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan loo dhaarin doono xilka Madaxweyninimo ee Kenya.
Raila Odinga, waxa uu saxaafada u cadeeyay in Kenya ay leedahay labo Madaxweyne, isla markaana Madaxweynaha labaad oo isaga ah la dhaarin doono bisha December.
Nuqul kamid ah hadalkiisa ayaa ahaa "Dadka taageeraha ii ah waxaan u sheegayaa inaan sameysaneyno xaflad dhaarin ah oo dhici doonta 12 bisha December"
Waxa uu intaa raaciyay "Kenya waxa ay leedahay laba Madaxweyne midka sharciga waa aniga, Madaxweynaha labaad ee aan sharciga aheyn waa Uhurro Kenyatta"
Hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa sheegay inaan la aqbali doonin riyada Uhurro Kenyatta, waxa uuna sheegay inay muhiim tahay in la fashiliyo qorshooyinka xisbiga Kenyatta.
Geesta kale, Raila Odinga ayaa cadeeyay in xafiiskiisa uu noqon doono magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, mana uusan tilmaamin halka rasmiga ah ee uu fadhiisan doono.- OnlineXafiiska Nairobi-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Australia: Soomaali lagu soo oogay kiis argagixisanimo

$
0
0

Booliska dalka Australia ayaa ku eedeeyay nin asalkiisu Somaali ah oo u dhashay dalka Australia inuu qorsheynayay weerar argagixiso oo uu ka geysto magaalada Melbourne, xilliga dabaal degga sanadka cusub.
Saraakiishu waxey sheegeen ninkan oo 20 sana jir ah inuu wajahayo xabsi da'in hadii dambiga loo heysto lagu helo.
Warbixintan waxaa magaalada Sydney ka soo diray Phil Mercer waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:00:17
0:00:00 /0:00:17
Direct link
Pop-out player
storvideo: 


Daawo: Qaar Ka mid ah Madaxdhaqameedka Taageera...

$
0
0

Daawo: Qaar Ka mid ah Madaxdhaqameedka Taageera Xisbiga Wadani Oo Sheegay in Aan Madaxweynaha La doortay Xukumi Doonin Taageerayna Madaxdhaqameedkii Ka Hadlay Cerigaabo
[embedded content]
storvideo: 

Raila Odinga vows to take oath on December 12

$
0
0

National Super Alliance (Nasa) leader Raila Odinga now says, like President Uhuru Kenyatta, he will also be sworn in as "the people's president".
He made the declaration on Tuesday moments before police used teargas to stop him and his supporters from marching to Jacaranda grounds in Embakasi, Nairobi, for a prayer rally.DEC 12
Mr Odinga said he will take oath of office on December 12 using Chapter 1 of the Constitution, which states that sovereign power belongs to the people.
"I am not a coward, I will be sworn as president on Jamhuri Day, I am the legitimate president," he told his supporters, who defied police operation to listen to him, during a stop-over on Mayanja Road.
The swearing-in, he said, will be based on the results of August 8 presidential election, which he claims he won but was rigged out through manipulation of figures.
"Server indicated that we had 8.8 million votes while Kenyatta had 7.1million votes," he said.
He reiterated his vow not to recognise President Kenyatta and his government despite being sworn in on Tuesday.
"We went to the courts and they said Kenyatta was not duly elected... They ordered IEBC to open servers but they refused because they knew all the secrets were there."CLASHES
The inauguration, Mr Odinga, will be like that of new Zimbabwe President Emmerson Mnangagwa and not Kizza Besigye of Uganda.
Mr Besigye, President Yoweri Museveni's doctor-and-friend-turned-foe, has become the symbol of police repression and brutality in Uganda.
"Our first resolution is that we don't recognise Kenyatta as president," Mr Odinga said.
Clashes between Mr Odinga's supporters started in the morning, with officers in anti-riot gear sealing off the venue as early as 8.30am.
The opposition leaders said they wanted to mourn and pray for their 54 supporters they claim were killed by police in the aftermath of the October 26 repeat presidential election.
Nairobi County Police Commander Japhet Koome had warned the opposition against holding the meeting.
On Sunday, Mr Koome denied knowledge of the Nasa event and, a day later, vowed not to allow it, saying the only major public event that would take place in Nairobi on Tuesday would be President Kenyatta's swearing-in.'FEAST'
But Nasa co-principal Moses Wetang'ula on Monday dismissed Mr Koome's claims.
"We are planning prayers for our supporters who were shot dead during protests. We will also fundraise for the victims' families so that they can hold a befitting send-off for their loved ones," Mr Wetang'ula said.
The Jacaranda meeting was a culmination of a series of memorial services held in other parts of the country.
Mr Odinga, who pulled out of the October 26 repeat presidential election, has vowed not to recognise Mr Kenyatta's presidency despite the Supreme Court upholding the Jubilee leader's 98 percent-of-votes-cast win.
All Nasa leaders turned down President Kenyatta's swearing-in invitation, with Mr Odinga terming it "a feast" as other Kenyans "mourn".
"We are mourning, and on the other side, Uhuru is preparing a feast, a ceremony. All patriotic Kenyans will be at Jacaranda mourning our people brutally killed by this regime," said Mr Odinga.
Source: Daily Nation
storvideo: 

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo booqday...

$
0
0

Guddiga difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday Saldhiga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Saldhiga Turkiga oo dhawaan xariga laga jaray ayaa waxaa tababar uga socdaa ciidamo Soomaali ah oo gaaraya 400 oo askari oo ay ku jiraan Saraakiil.
Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Turkiga ee tababar siinaya ciidamada Soomaaliya, isagoo ka dhageystay Warbixin ku saabsan habka tababarku u socdo.
Xildhibaan Xuseen Carab oo la hadlay Ciidamada tababarku u socdo ayaa ku dhiiri galiyay inay ka faa'iideystaan tababarkan heerkiisu uu sareeyo.
Dowladda Turkiga ayaa ka qeyb qaadanaysa dhisida ciidamo xoog leh oo ay yeelato Soomaaliya, waxayna Muqdisho ku leedahay saldhiga ugu weyn ee ka baxsan dalkeeda.PUNTLAND POST
The post Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo booqday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Kenya president sworn-in as police block rival...

$
0
0

Kenyan President Uhuru Kenyatta was sworn-in for a second five-year term in front of a rapturous crowd on Tuesday as riot police sealed off an area where the opposition planned a rival gathering and teargassed people trying to reach it.
Kenyatta won a repeat presidential election on Oct. 26 that was boycotted by opposition leader Raila Odinga, who said it would not be free and fair.
The Supreme Court nullified the first presidential election, in August, over irregularities.
The extended election season has divided Kenya, a Western ally in a volatile region, and blunted growth in East Africa's richest economy.
Odinga's supporters, many drawn from poorer parts of the country, feel locked out of power and the patronage it brings.
Political arguments often have ethnic undercurrents, with Odinga's supporters pointing out that three of the country's four presidents have come from one ethnic group, although the country has 44 recognised groups.
But such arguments seemed far from the happy crowds at the celebration, who cheered wildly as Kenyatta was sworn into office and as he received a 21-gun salute.
"I ... do swear ... that I will always truly and diligently serve the people of the Republic of Kenya," Kenyatta said, his hand resting on a Bible.
Before he arrived, a military band in gold and blue uniforms serenaded heads of state from Somalia, Rwanda, Uganda, South Sudan, Ethiopia, Djibouti, Zambia and other nations as they arrived at the stadium where the ceremony took place.
More than 60,000 Kenyatta supporters, many clad in the red and yellow Jubilee party colours and carrying Kenyan flags, filled the stadium benches.
Thousands of others waited outside. Some, chafing at the restrictions, overwhelmed police and streamed in. Officers were forced to fire teargas to control them.BURNING TYRES
Supporters of Kenyatta - who won with 98 percent of the vote after Odinga's boycott - was the opposition to engage in talks and move on.
"I'm sure Uhuru will be able to bring people together and unite them so we can all work for the country," said Eunice Jerobon, a trader who travelled overnight from the Rift Valley town of Kapsabet for the inauguration, before the disturbance.
But Odinga supporters say such talk of unity is tantamount to surrender. They accuse the ruling party of stealing the election, rampant corruption, directing abuse by the security forces and neglecting vast swathes of the country, including Odinga's heartland in the west.
"A return to the political backwardness of our past is more than unacceptable. It is intolerable ... This divide cannot be bridged by dialogue and compromise," Odinga's National Super Alliance opposition alliance said in a statement.
The opposition planned to hold a prayer meeting in the capital on Tuesday, saying it wanted to commemorate the lives of Odinga supporters killed during confrontations with the security forces over the election period.
More than 70 people have been killed in political violence this election season, mostly by the police. Such killings are rarely investigated.
A Reuters team at the scene of the planned rally said the area had been sealed off by seven truck loads of police in riot gear. Two water cannons were standing by and a helicopter hovered overhead.
Police began firing teargas in nearby residential areas two hours before the rally was due to start, apparently attempting to prevent opposition supporters from gathering.
Several roads were blocked by burning tyres, rocks, glass and uprooted billboards. Police shot in the air to disperse anyone trying to gather.
But Dennis Onyango, a spokesman for Odinga, told Reuters on Tuesday morning they were still planning to hold the rally.
Source: - Reuters
storvideo: 

Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu maamusay Caleema...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya Mudane Uhuuro Kenyaata oo ka dhacdey magaalada Nayroobi.
Musaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad ku aaddan hiigsiga, horumarka Kenya iyo xirriika uu dalkaasi laleeyahay waddamada kale ee qaaradda Afrika waxaa ka jeediyay Madaxweye Kenyaata, iyadoo ciidammada kala duwan ee Kenya ay halkaasi ku soo bandhigeen dhoolatus lagu maamusayo caleema saarka.
Xafladda caleema saarka Madaxweyne Kenyaata ayaa ka dhacdey Garoonka Ciyaaraha ee Kazarani waxaana Madaxdii lagu marti qaaday ka mid ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Cismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni, Madaxweynaha dalka Botiswana Mudane Ian Khama, Madaxweynaha dalka Rwanda Mudane Paul Kagame, Madaxweynaha dalka Tanzania Mudane John Pombe Magufuli, Madaxweynaha dalka Zambia Mudane Edgar Lungu,Madaxweynaha dalka Namibia Mudane Hage Geingob, Madaxweynaha dalka Togo Mudane Faure Gnassingbe, Ra'iisal wasaaraha dalka Itoobiya Mudane Hailemariam Desalegn iyo hoggaamiyeyaal kale oo Afrika iyo caalamkaba ka socday.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleWasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada XFS oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoowe+Sawirro

storvideo: 

Xog cusub oo kasoo baxday hogaamiyihii Daacish looga...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Garoowe (- Online) - Dowlada Mareykanka ayaa mar kale ka hadashay duqeyn xoogan oo ay la beegsatay Saldhiga ay maleeshiyaadka Daacishta Somalia ku leeyihiin gobolka Bari.
Dowlada Mareykanka oo faahfaahin dheeraad ah ka bixineysa duqeynta ayaa sheegtay inay ka dhacday Tuullo 70-KM ujirta Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Tuulada ay ka dhacday duqeynta ayaa lagu magacaabaa Boholo oo 70-KM ujirta Magaalada Boosaaso, waxaana la xaqiijiyay in duqeyntaasi lagu dilay Horjooge sare oo ka tirsan Daacishta Somalia.
Horjoogaha lagu dilay duqeynta ayaa waxaa lala dilay ilaa 15 ka mid ah ilaaladiisa oo xiliga duqeynta ay wada joogeen.
Sidoo kale, duqeynta ayaa waxaa lagu gubay 10 ilaa 8 Gaari kuwa dagaalka ah oo ay lahaayen Daacishta Somalia.
Waxaa sidoo kale, lagu burburiyay saldhigyo ay maleeshiyada ku lahaayen Buuraaleyda Galgala gaar ahaan Tuulada Boholo oo 70-KM ujirta Magaalada Boosaaso.
Docda kale, Hogaanka Daacishta Somalia ayaan weli ka hadal warbixinta kasoo baxday Wasaarada Difaaca Mareykanka ee muujineysa in duqeyn lagu dilay Horjooge iyo 15 kamid ahaa ilaaladiisa.- OnlineXafiiska Garoowe-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay caleemo-saarka...

$
0
0

29th November 2017 admin Category :
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo ka dhacdey magaalada Nayroobi.
Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad ku aaddan hiigsiga, horumarka iyo xirriika Kenya la leeyahay waddamada kale ee qaaradda Afrika ka jeediyay Madaxweyne Kenyatta, iyadoo ciidammada Baambeyda ay halkaasi ku soo bandhigayeen salaan sharaf lagu maamusayo caleema saarka

storvideo: 


Shabaab oo si yaab leh u abaal marisay haween dishay...

$
0
0

Nairobi (- Online) - Haween ka tirsan Soomaalida Kenya oo muddo ka tirsaneyd kooxda Al-Shabaab ayaa ka sheekeysay qiso yaab leh oo qabsatay intii ay kooxdaas la joogtay.
Sheekadan oo uu daabacay wargeyska Daily Maverick ee dalka South Afrika, ayaa gabadhan oo lagu magacaabo Khadiija waxa ku sheegtay in ayada oo 20 jir ah ay ka tagtay Gaarisa, una shaqo tagtay Mombasa, hase yeeshee halkaasi baabuur laga saaray lana geeyey xero tababar oo al-Shabaab ay ku leedahay Soomaaliya.
"Markii aan xerada tagay waxaan helay tababar diimeed iyo mid dagaal oo ku saabsan sida loo dagaal galo, loona fuliyo weerarada ismiidaaminta" ayay tiri.
Khadiija ayaa sidoo kale ka sheekeysay dhacdo isku day kufsi oo xerada Al-Shabaab ku qabsatay, hase yeeshee dhammaad yaab leh yeelatay.
"Markii aan xerada tagay waxaan ahaa bikro, waxaa kadib inuu i kufsado isku dayyey mid ka mid ah dagaalyahanada kooxda, waan la dagaalamay markii uu isku dayay inuu xoog igu soo galo, kadibna waan mindiyeeyey oo waa uu dhintay" ayay tiri.
Khadiija ayaa sheegtay in dhowr ilkood ay kaga dhaceen dagaalkaas, hase yeeshee dhacdadaas ay qabsatay dareenka dagaalyahanada kooxda, kadibna lagu abaal-mariyey in laga dhigo taliye, sababtuna ay tahay ayaga oo u sheegay inay tahay geesiyad.
Waxay sheegtay in wixii markaa ka dambeeyey ay hormuud u ahayd 40 haween oo badankood Kenyan ah.Sheekadan oo English ah halkan ka aqriso- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

Kuuriyada Waqooyi oo markale tijaabisay gantaal ballistic ah

$
0
0

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa markii ugu horeesay muddo laba bilood ah waxaay tijaabisay gantaal ballistic ah. Saraakiisha milateriga ee Kuuriyada koonfured waxaa ay shegeen in gantaalkani uu dul maray bariga dalkaasi, kadib markii laga soo ganay mel u dhaw magaalada Pyongyang.

Kuuriyada Waqooyi oo markale tijaabisay gantaal...

$
0
0

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa markii ugu horeesay muddo laba bilood ah waxaay tijaabisay gantaal ballistic ah. Saraakiisha milateriga ee Kuuriyada koonfured waxaa ay shegeen in gantaalkani uu dul maray bariga dalkaasi, kadib markii laga soo ganay mel u dhaw magaalada Pyongyang.
Khubaro ka faalooda arrimaha dalkaasi ayaa sheegay in xukuumadda Pyongyang ay horumarineyso gantaaladeeda, iyadoo uga gol leh inay ku bartilmaameedsato goobaha fog fog sida dalka Mareykanka.
Xarunta wasaarada difaaca ee Pentagon-ka Mareykanka oo ka hadlay tallaabadan ay qaaday Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay in tani ay u muuqato inay tahay gantaalada isaga kala goosha qaaradaha, waxaana la sheegay in gantaalkan ay riday Pyongyang uu socday masaafo dhan Kun kilomitir, kahor inta aanu kusoo dhicin badda Japan.
Pentagon-ka waxaa kale oo ay intaa ku dareen in gantaalkani uusan aheyn mid khatar ku ah xullafada Mareykanka iyo waqooyiga Mareykanka toona.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay tijaabada gantalkan ayaa sheegay in tani ay tahay xaalad la xakameyn karo.
Warbaahinta dalka Japan ayaa kusoo warantay in gantaalkani uu hawada kujiray wax ka yar saacad, waxaana ay intaa ku dareen inuu burburay kahor inta aanu dhulka kusoo dhicin.
Tani waxaa ay muujineysaa in Kuuriyada Waqooyi ay weli wado tallaabooyin ay ku horumarineyso awoodda gantaaladeeda, iyadoo ay jirto dadaalo lagu cunaqabateynayo dalkaasi, taaso oo uu hormuud ka yahay Mareykanka.
Dhanka kale, tallaabadan ay ku dhaqaaday Kuuriyada Waqooyi ayaa waxaa cambaareeyay dowladda Japan. Ra'iisal wasaaraha dalkaasi Shinzo Abe ayaa markii uu soo baxay warka sheegaya in Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay gantaal shir deg deg ah isugu yeeray golaha wasiirada ee Japan.
Afhayeen u hadlay xukuumadda Tokyo na waxaa uu sheegay in tani ay tahay mid aan la aqbali Karin.
storvideo: 

Amiir Sucuudi ah oo xorriyaddiisa ku iibsaday in ka badan hal bilyan oo doolar

$
0
0

Dhowr qof oo ka mid ah in ka badan 200 oo qof oo isugu jira amiirro iyo saraakiil sare oo kal hore bishan lagu soo qabqabtay hawlgal ka dhan ah musuqmaasuq ayaa hadda xabsiga laga sii daayay.

Xisbi Iswiidhish ah oo Eryey Xubin Xagjir ah oo ka...

$
0
0

Siyaasi reer Sweden ah oo lagu magacaabo Martin Strid ayaa lagu qasbay inuu ka baxo xubinimada xisbiga, sababtoo ah aflagaado cunsurinimo ah oo ka soo horjeeda muslimiinta, Sida uu qoray wargeyska Independent.
"Muslimiintu maaha boqolkiiba boqol Dad," ayuu yidhi Mart Strid, oo xubin ka ah xisbiga "Sweden's Democrats" ee garabka midig Sweden.
Hadal uu ka jeediyay shirweynaha Xisbiga baahiyayna telefishanka dawladda, Stride wuxuu hoos mariyey Muslimiinta dhammaadka cabirka aadanaha.
"Dhinaca koowaad ee miisaanka waxaa jirey bini aadam dhamaystiran boqolkiiba Boqol, dhinaca kalena waxaa jira Muslimiinta)," ayuu yidhi.
hogaamiyayaal badan oo axsaabta Sweden ah ayaa weeraray Martin Strid, iyaga oo ugu yeedhay kuna sifeeyey "cunsuri".
Warqbadka ToggaHerer
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live