Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dadka deegaanka Dhadhaab oo ka cabanaya hay’adaha...

$
0
0

Muddaaharaadka ayaa socday tan iyo Khamiistii
Mudaaharaad ayaa ka dhacay deegaanka Dhadhaab ee gobolka Waqooyi Bari Kenya oo dadka deeganka ay uga soo horjeedaan hay'adda arrimaha qaxootiga ee UNHCR iyo hay'adaha gargaarka oo la sheegay inay sameeyeen shaqaale dhimis.
Arrintan ayaa waxay saameyn ku yeelatay howlgalladii hay'adaha gagaarka ay ka fulin jireen xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo iminka ay ku nool yiihin ku dhowaad 250,000 oo qof.
Banaanbaxyadan waxaa wada dadka deeganka oo sheegay in dhimista shaqaalaha iyo qandaaraasyada ay saameyn weyn ku yeelatay noloshooda. Waxay ku eedeeyeen hay'adda qaxootiga UNHCR inay si gaar ah u bartilmaameedsatay dadka deegaanka ee la shaqeynayay. Hay'adda ayaa beenisay eedeymahaasi.
Boqolaal dadka deegaanka ah oo wata boorar ay ku qoran yihiin halkudhagyo ka dhan ah Qaramada Midoobay ayaa xiray waddooyinka iyagoo cuuryaamiyay hawlaha hay'adaha samafalka.Dadka deegaanka ayaa ku mudaaharaaday dibedda xafiiska UNHCR ee Dhadhaab
Arrintan ayaa saameynta ugu badan ku yeelatay qaxootiga oo aan maanta helin raashinkii la siin jiray bishiiba mar.
Assadullah Nasrullah oo ah sarkaal ka tirsan hay'adda UNHCR ayaa haseyeeshee sheegay in hoos loo dhiigay maalgelinta hawlaha hay'adda UNHCR eee Dhadhaab ka dib markii ku dhawaad kala bar dadkii halkaa ku jiray ay dalkooda dib ugu laabteen.
"Waxaan hadda helna 30% dhaqaalihii aan heli jirnay 2011, marka sidaas darteed waxaan u baahannahay inaan xirno xafiisyo, 25 ka mid ah shaqaalaheena Dadhaab oo gaaraya 224 aan shaqadaka joojino marka la gaaro March 2017", ayuu yiri Nasrullaah.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Faah Faahin Dagaal Dhex Maray Ciidamada Dowladda Iyo...

$
0
0

Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa deegaan duleedka ka ah degmada Matabaan ee gobolka Hiiran uu dagaal culus ku dhex maray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab Wadada u galeen kolonyo Ciidamada dowladda ah oo ku soo jeeday Magaalada Baladweyne kana yimid degmada Mataban ee gobolkaasi Hiiraan.
Dagaal halkaasi ka dhacay ayaan weli la ogeyn khasaaraha ka dhashay balse Al-Shabaab ayaa Warar ay ku qoreen Bogga ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku sheegeen in weerarkas ay ku dileen ilaa Saddex Askari Hal Gaarina ay ku gubeen wallow aysan jirin Warar madax banaan oo xaqiijinaya.
Dhanka kale waxaan xiriir la sameynay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan si aan wax uga weeydiino dagaalkaas balse waa ay ka gaabsaden in ay ka hadlaan dagaalkaas.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Uhuru Kenyatta”Al-Shabaab Waxa Ay Halis Ku Yihiin...

$
0
0

Uhuru Kenyatta, Madaxweynaha Kenya, ayaa markale ku celiyay in Ururka Al Shabaab ay halis ku yihiin amniga dalkiisa, isagoona shacabka ugu baaqay inay u midoobaan dagaalka Al Shabaab.
Madaxweynaha Kenya, ayaa sheegay in Shabaabku ay ka faa'iideysanayan kala qaybsanaanta shacabka reer Kenya, taasina looga gudbi karo shacabka oo la shaqeeya ciidamada.
"Al Shabaab waxay halis ku tahay amniga Kenya, iyadoo ka faa'iideysanaysa kala qaybsanaanta shacabka reer Kenya." Ayuu yiri Madaxweynaha Kenya.
Madaxweynaha, ayaa yiri "Waxaan shacabka ugu baaqayaa inay midoobaan, halmeel-na ay uga soo wada jeestaan dhibaatada iyo cabsi gelinta ay ku hayso argagixisada."
Waxaa uu ku celiyay haddii aysan shacabku la shaqaynin ciidamada inaanay ka adkaan karin Al Shabaab, iyaguna ay baqdin ku noollaan doonaan.
"Shacabka waxaan farayaa inay la shaqeeyaan ciidamadooda, haddii aanay shacabku la shaqaynin ciidamada, kama adkaan karaan Al Shabaab, cabsi ayaana ku noollaan doontaan." Ayuu yiri Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ka hadlayay xero ciidamada lagu tababaro oo ku taala Gobolka Nakuru.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Taliye Tareedisho”12 Ka Mid Ah Al-Shabaab Ayaan Ku...

$
0
0

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ugu yaraan lix qof ay ku dhinteen in ka badan 10 kalena ay ku dhaawacmeen ka dib markii Al-Shabaab ay weerar gaadma ah ku qaadeen Kolonyo galbinaysay Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusman oo ku sii Jeeday Degmada Maxaas ee gobolkaas.
Ciidamadaan uu weerarka qabsaday ayaa waxa ay ka mid yihiin Guutada 52,aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee uu taliyaha u yahay Col,Axmed Maxamed Tareedisho.
Waxa uu sheegay taliyaha in Al-Shabaabkii weerarka ku soo qaaday ay iska difaaceen isla markaana ay ka dileen ilaa 12 Askari sida uu hadalka u dhigay.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

DAAWO SAWIRRADA: Galmudug iyo Ahlusunna oo ku...

$
0
0

Wada hadalada u dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug ee ka socda Jabuuti ayaa heer gabogabo ah maraya, iyadoo inta badan la isla meel dhigay qodobada labada dhinac ka wada hadleen, iyagoo si wada jir ah xalay u xusay dhalashada Nabigeenna Muxamad (NNKH). Shirka oo galay todobaad ayaa ugu horeyn ku bilowday siminaar looga hadlayay xalinta khilaafaadka [...]
storvideo: 

Somali National Jailed for 30 Years for Spying for Al-Shabaab in Kenya

$
0
0

A Mandera court has jailed for 30 years a Somalia national accused of spying for Al-Shabaab terror group.
Mr Abdirahaman Abdi Takow, 22, was found guilty of sneaking into Mandera GK Prison intending to collect information for the militants.
Mr Takow was arrested on September 14, 2017 by two prison officers manning a watch tower at the prison.
Mr Hussein Osman Mursal, a prosecution witness and a warder at the prison told the court during trial that the accused entered the jail through an opening in the perimeter wall.
“I was at the watch tower when I saw the accused person enter the prison through an opening that construction workers were using while working on the perimeter wall,” said Mr Musal.
The witness said the accused informed him that he was going to report a matter to police within the prison.
“He told me that someone had conned him Sh30,000 at the bus park promising to help him travel to Nairobi and he wanted to report that to police,” said the witness.
A second witness told the court that the accused was with another person who was left outside the prison premises and took off on realising that Takow had been arrested.
“Another person was outside peeping through that wall opening and took off when we attempted to get him,” said Mr Ali Mohamed Ibrahim, a prison officer.
Both witnesses told the court that their seniors had informed them of a planned attack on the prison by Al-Shabaab and they therefore remained vigilant.
“The accused claimed that his money was taken just outside the Mandera Police Station where buses are searched by officers before leaving for Nairobi. He could not explain why he did not report the matter to officers doing the screening only to come to the prison,” he said.
An anti-terror Police officer told the court that the accused was a Shabaab spy sent to gather information on the prison, police stations and the military camp in Mandera Town.
“A multi-agency interrogation team concluded that the accused was an Amiyat (Al-Shabaab spying group) dispatched to Mandera to gather information,” said the officer.
The ATPU officer told the court that Al-Shabaab planned to attack several installations in Mandera including the prison, police station, county offices, military camp and the county referral hospital.
“After a successful attack by Al-Shabaab on Somali National Army (SNA) camp at Bulahawa on September 11, 2017, we received [information] that their intelligence group members were in Mandera before the accused was arrested,” he said.
The accused did not explain his presence in the country but said he spent the night in Bulahawa before crossing into Mandera, according to the ATPU Officer’s evidence.
In defence, the accused told the court that he came into Mandera from Mogadishu where he worked as a mechanic at garage at Yarshit but did not give his reasons for visiting.
“I am not one of those people and I don’t associate with those people (Al-Shabaab). I am a refugee,” said Mr Takow.
Mandera Senior Resident Magistrate Peter Areri, while sentencing the accused, said the man did not deny evidence given in court.
“I find the evidence is not denied, rebutted or contravened in any manner. The same is overwhelming against the accused who has not given any reason why he came all the way from Mogadishu and entered the prison camp,” said Mr. Areri.
The magistrate said the fact that the accused had been at the police station and then went to the prison camp led to the conclusion that he was surveying the camps for the intended terrorist attack.
“He was collecting information to facilitate the terrorist attacks. I find him guilty as charged and sentence the accused to 30 years imprisonment,” ruled Mr. Areri.

The post Somali National Jailed for 30 Years for Spying for Al-Shabaab in Kenya appeared first on Shabelle.

Somali National Jailed for 30 Years for Spying for...

$
0
0

A Mandera court has jailed for 30 years a Somalia national accused of spying for Al-Shabaab terror group.
Mr Abdirahaman Abdi Takow, 22, was found guilty of sneaking into Mandera GK Prison intending to collect information for the militants.
Mr Takow was arrested on September 14, 2017 by two prison officers manning a watch tower at the prison.
Mr Hussein Osman Mursal, a prosecution witness and a warder at the prison told the court during trial that the accused entered the jail through an opening in the perimeter wall.
"I was at the watch tower when I saw the accused person enter the prison through an opening that construction workers were using while working on the perimeter wall," said Mr Musal.
The witness said the accused informed him that he was going to report a matter to police within the prison.
"He told me that someone had conned him Sh30,000 at the bus park promising to help him travel to Nairobi and he wanted to report that to police," said the witness.
A second witness told the court that the accused was with another person who was left outside the prison premises and took off on realising that Takow had been arrested.
"Another person was outside peeping through that wall opening and took off when we attempted to get him," said Mr Ali Mohamed Ibrahim, a prison officer.
Both witnesses told the court that their seniors had informed them of a planned attack on the prison by Al-Shabaab and they therefore remained vigilant.
"The accused claimed that his money was taken just outside the Mandera Police Station where buses are searched by officers before leaving for Nairobi. He could not explain why he did not report the matter to officers doing the screening only to come to the prison," he said.
An anti-terror Police officer told the court that the accused was a Shabaab spy sent to gather information on the prison, police stations and the military camp in Mandera Town.
"A multi-agency interrogation team concluded that the accused was an Amiyat (Al-Shabaab spying group) dispatched to Mandera to gather information," said the officer.
The ATPU officer told the court that Al-Shabaab planned to attack several installations in Mandera including the prison, police station, county offices, military camp and the county referral hospital.
"After a successful attack by Al-Shabaab on Somali National Army (SNA) camp at Bulahawa on September 11, 2017, we received [information] that their intelligence group members were in Mandera before the accused was arrested," he said.
The accused did not explain his presence in the country but said he spent the night in Bulahawa before crossing into Mandera, according to the ATPU Officer's evidence.
In defence, the accused told the court that he came into Mandera from Mogadishu where he worked as a mechanic at garage at Yarshit but did not give his reasons for visiting.
"I am not one of those people and I don't associate with those people (Al-Shabaab). I am a refugee," said Mr Takow.
Mandera Senior Resident Magistrate Peter Areri, while sentencing the accused, said the man did not deny evidence given in court.
"I find the evidence is not denied, rebutted or contravened in any manner. The same is overwhelming against the accused who has not given any reason why he came all the way from Mogadishu and entered the prison camp," said Mr. Areri.
The magistrate said the fact that the accused had been at the police station and then went to the prison camp led to the conclusion that he was surveying the camps for the intended terrorist attack.
"He was collecting information to facilitate the terrorist attacks. I find him guilty as charged and sentence the accused to 30 years imprisonment," ruled Mr. Areri.
storvideo: 

Al Shabaab ambushes Hiran governor’s convoy near Beledweyne

$
0
0

Somalia National Army (SNA) on Friday killed 11 Al-Shabaab militants and injured several others in a fierce fighting in a town in Hiraan region in central Somalia.
Ahmed Teredisho, a military commander in Hiiraan region central Somalia, said the fighting started when the militants ambushed a convoy of Hiraan region’s Governor Ali Jeyte Osman who was heading to Mahas town for duty from Beledweyne town.
“The terrorists ambushed the convoy of the Governor of Hiraan region and then fighting erupted that left 11 terrorists dead during the confrontation, we lost one soldier and fours others injured,” Teredisho said.
He added that the Governor and his delegation safely reached Mahas town. Al-Shabaab militants claimed to have killed three SNA soldiers who were with the Governor and also burnt a vehicle on the spot.
Independent sources say that 11 soldiers were injured in the attack.
The militant group frequently overstates the death toll from its attacks. The group which previously vowed to continue the fight against the new Somalia government has stepped up attacks in recent days.
The post Al Shabaab ambushes Hiran governor’s convoy near Beledweyne appeared first on Shabelle.


Al Shabaab ambushes Hiran governor’s convoy near...

$
0
0

Somalia National Army (SNA) on Friday killed 11 Al-Shabaab militants and injured several others in a fierce fighting in a town in Hiraan region in central Somalia.
Ahmed Teredisho, a military commander in Hiiraan region central Somalia, said the fighting started when the militants ambushed a convoy of Hiraan region's Governor Ali Jeyte Osman who was heading to Mahas town for duty from Beledweyne town.
"The terrorists ambushed the convoy of the Governor of Hiraan region and then fighting erupted that left 11 terrorists dead during the confrontation, we lost one soldier and fours others injured," Teredisho said.
He added that the Governor and his delegation safely reached Mahas town. Al-Shabaab militants claimed to have killed three SNA soldiers who were with the Governor and also burnt a vehicle on the spot.
Independent sources say that 11 soldiers were injured in the attack.
The militant group frequently overstates the death toll from its attacks. The group which previously vowed to continue the fight against the new Somalia government has stepped up attacks in recent days.
storvideo: 

AFRICOM: Somalia’s new leaders are best hope to end the nation’s dysfunction

$
0
0

Somalia’s new government offers the country its best chance for “lasting peace in over a generation,” and the U.S. military will continue to build up local forces to fight Islamic militants rooted there, U.S. Africa Command said Wednesday.
“Our policy is to support Somalia-led efforts to encourage members of the al-Shabab and [Islamic State] to defect and pledge support to the Somali Government,” AFRICOM said in a 1,600-word statement that sought to explain its mission in the east African country. “When that is not possible, our military policy to target these groups is in accordance with the laws of armed conflict and in support of our broader stabilization goals.”
AFRICOM launched nine airstrikes in Somalia this month, bringing the total for the year to about 30. As U.S. military operations have accelerated in Somalia, the purpose of the campaign and role of American troops have come under increased scrutiny.
The U.S. aim is to establish “a secure enough environment for the broader diplomacy efforts related to national reconciliation and the building of a viable, capable and representative government in Somalia,” AFRICOM commander Gen. Thomas Waldhauser said in the Wednesday statement.
Part of what is driving U.S. efforts is a sense that Somalia’s new government, led by President Mohamed Abdullahi Mohamed, could help unify a country that has been in a state of collapse for 30 years.
Mohamed, who was inaugurated in February, is a dual U.S. citizen who worked at the New York Department of Transportation before becoming president. He ran for office on an anti-corruption platform.
The U.S. campaign is also part of a broader effort to demonstrate that Somalia’s military is gaining capability.
That could give the multinational African Union Mission in Somalia — a military coalition that has led the fight against al-Shabab for a decade — the incentive to extend its deployments beyond 2019, AFRICOM said.
Still, Somalia constantly ranks as one of the most corrupt nations in the world, according to international indexes. The clan-based country also has no history of an effective central government, which raises questions about the long-term prospects of trying to establish order.
African Union officials have acknowledged that Somalia’s fledgling military must improve rapidly if it is going to succeed once their troops depart as planned in 2018. So far, the African Union has not indicated any intention to reverse course.
The U.S. now has more than 500 military personnel in Somalia, quadrupling the number stationed there earlier this year. Some of those forces are assigned to AFRICOM’s Mogadishu Coordination Center, which directed operations with Somalia and African Union troops in a country whose coastline is equal in length to the entire U.S. east coast.
The post AFRICOM: Somalia’s new leaders are best hope to end the nation’s dysfunction appeared first on Shabelle.

AFRICOM: Somalia’s new leaders are best hope to end...

$
0
0

Somalia's new government offers the country its best chance for "lasting peace in over a generation," and the U.S. military will continue to build up local forces to fight Islamic militants rooted there, U.S. Africa Command said Wednesday.
"Our policy is to support Somalia-led efforts to encourage members of the al-Shabab and [Islamic State] to defect and pledge support to the Somali Government," AFRICOM said in a 1,600-word statement that sought to explain its mission in the east African country. "When that is not possible, our military policy to target these groups is in accordance with the laws of armed conflict and in support of our broader stabilization goals."
AFRICOM launched nine airstrikes in Somalia this month, bringing the total for the year to about 30. As U.S. military operations have accelerated in Somalia, the purpose of the campaign and role of American troops have come under increased scrutiny.
The U.S. aim is to establish "a secure enough environment for the broader diplomacy efforts related to national reconciliation and the building of a viable, capable and representative government in Somalia," AFRICOM commander Gen. Thomas Waldhauser said in the Wednesday statement.
Part of what is driving U.S. efforts is a sense that Somalia's new government, led by President Mohamed Abdullahi Mohamed, could help unify a country that has been in a state of collapse for 30 years.
Mohamed, who was inaugurated in February, is a dual U.S. citizen who worked at the New York Department of Transportation before becoming president. He ran for office on an anti-corruption platform.
The U.S. campaign is also part of a broader effort to demonstrate that Somalia's military is gaining capability.
That could give the multinational African Union Mission in Somalia -- a military coalition that has led the fight against al-Shabab for a decade -- the incentive to extend its deployments beyond 2019, AFRICOM said.
Still, Somalia constantly ranks as one of the most corrupt nations in the world, according to international indexes. The clan-based country also has no history of an effective central government, which raises questions about the long-term prospects of trying to establish order.
African Union officials have acknowledged that Somalia's fledgling military must improve rapidly if it is going to succeed once their troops depart as planned in 2018. So far, the African Union has not indicated any intention to reverse course.
The U.S. now has more than 500 military personnel in Somalia, quadrupling the number stationed there earlier this year. Some of those forces are assigned to AFRICOM's Mogadishu Coordination Center, which directed operations with Somalia and African Union troops in a country whose coastline is equal in length to the entire U.S. east coast.
storvideo: 

Somali with fake Swedish travel documents nabbed in Philippine

$
0
0

The Bureau of Immigration (BI) recently intercepted at the Ninoy Aquino International Airport (NAIA) Terminal 2 a Somali national who attempted to go to the United Kingdom by pretending to be a Swedish citizen.
Abdinajah Mohamoud Aden, 23, arrived as a transit passenger at the NAIA 2 last November 25 aboard a Philippine Airlines flight from Dubai when he was accosted by members of the BI travel control and enforcement unit (TCEU).
He added that the foreigner was later booked on the first available flight to his port of origin, noting that the incident was also relayed to officers of the British embassy in Manila for their information.
“What is his intention? Why is he traveling to London?“ Morente said in a statement.
On the other hand, BI port operations division chief Marc Red Mariñas reported that Aden was apprehended after he presented to PAL personnel a Swedish travel document instead of his passport.
“It was only during questioning that he was compelled to produce his Somali passport which he had hidden in his luggage,” he said.
Mariñas added that the passenger was uncooperative during the interview, although he claimed that he acquired his Swedish travel document for USD3,000 from a friend in Somalia so he could travel to the UK.
The post Somali with fake Swedish travel documents nabbed in Philippine appeared first on Shabelle.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Dalka Dib Ugu Soo...

$
0
0

1st December 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa manta 01 December 2017 dalka dib ugu soo laabtay, kana soo degey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland, kadib safar shoqo oo ay ugu maqnaayeen dalka Ethiopia.
Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe kusoo dhoweeyey masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland Puntland iyo masuuliyiin kale.
Madaxweynaha Puntland oo warbaahinta kula hadlay qasriga Madaxtooyada Garoowe ayaa sheegay in safarka ay ku tageen dalka Ethiopia isaga iyo weftigiisu uu haa casumaad rasmi ah oo ay ka heleen Ra'iisul Wasaaraha dalkaasi, waxaana uu tilmaamay Madaxweynuhu in ay kawada haleen Madaxda dalkaasi arrimo la xidhiidha iskaashiga ganacsi, dhaqalaha, amniga iyo sidii laysaga kaashan lahaa soo afjaridda cadawga tamarta yar ee kudhuumaalaysanaya dalka.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay in arrimaha ay kawadahadleen Madaxda dalka Ethiopia ay kamid ahayd fududaynta isusocodka shacabka labadadhinac, ganacsiga iyo adkaynta amaanka xuduuddaha Puntland iyo Ethiopia, waxaana uu hoosta ka xariiqay Madaxweynuhu in dhammaan arrimaha laga wadahadlay ay guul kusoo dhammaadeen, islamar'ahaantaana uu guul u ahaa safarkoodu Dawladda Puntland iyo dalka Ethiopia."Sidoo kale waxaanu kawada hadalnay in la fududeeyo isusocodka dadka iyo ganacsiga Puntland iyo Ethiopia, waxaanu aragnay Madaxdiidalkaasi u saraysey oo uu ka mid ahaa Ra'iisul Wasaaraha dalka Etiopia iyo qaar kamid ah Wasiirada dalkaasi, waxaan is leeyahay safar-kaasi wuxuu ahaa safar Puntland guul u ah, Ethiopia-na guul u ah, wuxuu muujinayey baahida labada dhinac oo ay kamid yihiin ganacsiga iyo amniga, waxaanna is leeyahay safar-kaasi wuxuu kusoo dhammaaday guul nabadbaanna kusoolaabanay"ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland.
Ugudanbayn, Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ay farxad iyo guul u tahay inuu kusoo laabto dalkoo nabad ah, waxaana uu shacabka reer Puntland iyo masuuliyiinta dawladdaba kubooriyey inay illaashadaan nabadda, xasiloonida iyo kaladanbaynta.=DHAMMAAD=XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Post navigation
- Maanta iyo Markii Horre
storvideo: 

Somali with fake Swedish travel documents nabbed in...

$
0
0

The Bureau of Immigration (BI) recently intercepted at the Ninoy Aquino International Airport (NAIA) Terminal 2 a Somali national who attempted to go to the United Kingdom by pretending to be a Swedish citizen.
Abdinajah Mohamoud Aden, 23, arrived as a transit passenger at the NAIA 2 last November 25 aboard a Philippine Airlines flight from Dubai when he was accosted by members of the BI travel control and enforcement unit (TCEU).
He added that the foreigner was later booked on the first available flight to his port of origin, noting that the incident was also relayed to officers of the British embassy in Manila for their information.
"What is his intention? Why is he traveling to London?" Morente said in a statement.
On the other hand, BI port operations division chief Marc Red Marinas reported that Aden was apprehended after he presented to PAL personnel a Swedish travel document instead of his passport.
"It was only during questioning that he was compelled to produce his Somali passport which he had hidden in his luggage," he said.
Marinas added that the passenger was uncooperative during the interview, although he claimed that he acquired his Swedish travel document for USD3,000 from a friend in Somalia so he could travel to the UK.
storvideo: 

Maxaan ka baran karnaa nidaamka iskoollada xisaabta...

$
0
0

Sanadahaan danbe qaar badan oo ka mid ah dowladaha reer Galbeedka oo uu Ingirrisku ku jiro ayaa safar u galay inay wax kasoo fahmaan nidaamka waxbarashada Shiinaha. Nidaamka sida goonida ah indhaha caalamka usoo jiitay waa habka ay isticmaalaan iskoollada loo yaqaan "Shangahai Math Schools" ama iskoolada xisaabta ee Shangahaay.
Ardayda ka timaado magaaladaan oo ku taal Shiinaha ayaa wacdaro ka dhigo imtixaanka loo yaqaan PISA oo ah tartan caruurta kasoo jeeddo waddamada horay u maray/maraya ay ku galaan maaddooyin dhowr ah oo ay ku jiraan xisaabta iyo akhriska. (Shiinahu waddan ahaan oogama qayb galo tartankaan ee magaalo magaalo ayuu u galaa oo dhowr magaalo sida bajin, Shangaay iyo Honkook ayaa ka qayb galo iyagoo kala socdo).
Waxyaabaha iskoolladaan looga sii yaabay ayaa ahaa in ay ku dadaalaan in caruurta saboolka ah aysan ka hoosayn kuwa qaniga ah, taasina waa ku guulaysteen. Is-barbar-dhig lagu sameeyay Shangahaay iyo Iglan ayaa lagu ogaaday in caruurta ay dhaleen waalidiinta xamaalatada ah ee Shangahaay ay aqoon sarreeyaan kuwa ay dhaleen waalidiinta dabaqadda dhexe ah ee Iglan.
Sanadki 2015ki dalka Ingiriiska ayaa heshiish ku saabsan macallimiin isdhaafsi la galay Shangahaay. Ujeedka heshiishkaan ayaa ahaa in Ingiriisku ka barto nidaamka ay isticmaalaan. Tallaabadaan ayaa na tusayso inaysan ceeb ahayn inaad qofku wuxuu kugu dhaamo aad ka barato. Ingriisku kama xishoon inuu kaalmo aqooneed waydiisto waddan uu ilaa mardhow guumaysan jiray.
Sidaa darteed waxaan isku dayi inaan idinla wadaago sababaha keenay guulahaas. Ujeedka qoramadu waa xog gudbin iyo cashar barasho. Inkastoo aysan suura gal noo ahayn inaan si toos ah u dabaqno nidaamkaas, hadana waxaa laga yaabaa inaan wax un ka faaiidno.
Macalimiin tayaysan
Sirta koowaad ee iskooladaan ayaa ah inay dhigaan macalimiin tababar sare leh. Macalimiinta iskooladaan dhigo mid walba waxaa uu taqasus gooni ah ku leeyahay hal maaddo iyada unbuuna dhigaa. Inta uusan si buuxdo u shaqo billaabin ka hor waxaa uu soo maraa, macalin walba. shan sano oo tababar ah oo si gooni ahna loogu tababarayo inuu wax baro jaal cayiman. Tusaale, fasalka kowaad ama labaad. Inta uu tababarkaan ku jiro waxaa uu si qoto dheer u bartaa maaddada uu dhigi doono iyo sida ugu fudud ee caruurta uu dhigi doono wax u bartaan. Sidaas ayuu macalin buuxo ku noqdaa asagoo aqoon fiican u leh waxa uu dhigayo iyo cidda uu u dhigayo.
Nidaam Miisaaman
Sirta labaad ayaa ah manhaj jaan go'an oo la isu miisamay. Manhajka ayaa waxaa ka mid ah in iskoollada Shangahaay la dhigto saacado badan. Caruurtu waxa ay fasallada galaan 7da usbaxnimo waxaa ayna kasoo baxaan 4ta ama 5ta galabnimo (waxay ku xirantahay iskoollada hadba kay qaadanayaan). Fasalkiiba ardo tiro badan-marki loo eego tirade la ogalyahay inay fadhiistaan fasallada waddamada Galbeedka-ayaa fadhiisato, casharraduna waa kuwa gaagaaban. 35 daqiiqo oo uu macalinku leeyahay iyo 15 daqiiqo oo ah cayaar uusan macalinku go'aanmin.
Haddaan garab dhigno kuweenna waqtiga fasalka waa isku mid oo kiiba waa 45 daqiiqo laakiin kuweennu 45ta daqiiqaba macalinka ayaa leh oo caruurta lama siiyo waqti ay iskood wax u sameeyaan si xor ahna mid walba u cayaaro.
Xisaabta caruurta laguma qulaamiyo ee sidii tahaliishi ayaa loo siyaa. Marki la xaqiijiyo inay middaas barteen ayaa mid kale loo gudbaa. Tusaale, caruurta lama baro jajabka ilaa ay kasoo gaaraan fasalka afraad. Inta ka horrayso waxaa la hubiyaa inay meel saareen xisaab-fallada. Sidaasi waxaa ka duwan wadan Ingriiska oo caruurta aan loo eegin waxaan ma barteen balse cabbirka laga qaato sanadka uu jiro ilmuhu. Inta badan waddamada reer Galbeedku caruurtu ma dhacaan ee horay unbaa loo socdaa.
Dadaalka waalidiinta
Guulaha ay Shangahaay gaarto waxaa qayb weyn ka qaato waalidiinta caruurta dhaaly oo waqti iyo lacag dheeraad ahba ku bixiyo wax baridda warasadooda. 80% waalidiintu waxay caruurta u qabtaan macalimiin caawiso iskoolka ka dib. Waxaan soo xusnay in subixii fasalka ay galaan ay kasoo baxaan gabbal-dhici ee goormaa wax kale la sii baraa? Ma aqaan. Laga yaabo in marki ay guriga yimaadaanba mid kale horay kasii billaabaan. Laga yaabo inay casharada qaataan labada cisho ee iskoolka fasaxa laga yahay. Kii ay tahay waxay na tusaysaa in horumarka Shiinuhu waqtiga yar ku gaaray ee dunidu la ashqaraartay uusan ku imaan tamashlayn iyo taagtaagsi.
Gabo-gabo
Dalkeennu wuxuu ku jiraa marxalad kala guur. Waxaan soo marnay dib u dhac ba'an haddana waxaa muuqanayso rajo wanaagsan. Inaan kasoo kabanno dhibkii hore, mid soo socdana aan ka gaashaamanno waxay u baahantahay inaan ubedkeenna wax barno. Marxaladda hadda lagu jiro noo saamixi mayso inaan helno macalimiin tayadaan oo kale leh laakiin waxaan awoodnaa inaan xisaabta ku darsanno inaysan na anfacayn qaabka aan hadda macalimiinta ku dooranno. Sidoo kale, waxaan awoodnaa inaan tababar awoodeenna u dhigmo aan siinno macalimiinteenna.
Waxaan sidoo kale, ka baran karaan kaalinta waalindiinta oo runtii ah midda ugu muhiimsan ee Shangahaay meel gaarsiisay. Haddii ay waaliddiinteennu si dhab ah ugu soo jeestaan inay caruurtooda wax baraan, hubaashi isbadal weyn ayaa dhici. Ugu danbayn waxaan leeyahay yaannan noqon "bartiis yaqaan bar uma kororto" ee aan adduunka kale wax ka baranno.W/Q: Ibrahim Aden Shire
storvideo: 


Xog: Xildhibaanada HirShabeelle oo ku kala jabay...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle ayaa sheegaya in Xildhibaanada maamulka ay ku kala jabeen Mooshin laga diyaarinaayay Hogaamiye Waare iyo Golaha Wasiirada ee uu magacaabay.
Mooshinka ayaa ka dhashay magacaabida Golaha Wasiirada waxaana lasoo sheegayaa in Xildhibaanada wada ay yihiin kuwo aad uga soo horjeeda Kuraasta ay ka heleen Golaha la magacaabay.
Xildhibaanada Mooshinka wada ayaa ku andacoonaaya in Hogaamiye Waare uu ku fududaaday cadadka uu ka magacaabay Golaha Wasiirada kuwaa oo aan loo heyn miisaaniyad.
Xildhibaan Maxamed C/raxmaan Khayre ayaa kamid ah Xildhibaanada Mooshinka kawada Waare iyo Golaha uu soo magacaabay, waxa uuna aad uga soo horjeestay hanaanka loo maray magacaabista.
Waare ayuu ku eedeeyay inuu ka baxay balamo uu xildhibaanada la galay, waxa uuna wacad ku maray inay ka qaadi doonaan xilka uu iminka hayo.
Sidoo kale, Xildhibaanada kasoo horjeeda Mooshinka ayaa iyaguna aaminsan inay muhiim tahay in la kordhiyo tirada Wasiirada maadaama ay aad u badan yihiin beelaha degan HirShabelle.
Xildhibaanad Duniyo Daahir oo kamid ah baarlamaanka maamulka ayaa qabta in laga fiirsado Mooshinka looga soo horjeedo Hogaamiyaha iyo Wasiirada uu magacaabay.
Waxa ay Xildhibaanada sheegtay in xiligaan aysan wanagsaneyn mooshinka ay Xildhibaanada wadaan waxa ayna ku baaqday in baarlamaanka uusan noqon cida uu eersado burburka maamulka.
Duniyo Daahir waxa ay sheegtay in Maamulku uu yahay mid Cusub isla markaana Xildhibaanadu ay ka shiri doonaan si Maamulku uu wanaag waqtigiisa ku dhameysto.
Dhinaca kale, Xildhibaanada ku kala jabay Mooshinka ayaa suuragal ah inay horseedan khilaaf hor leh oo saameeya maamulka iyo Wasiirada cusub ee iminka la magacaabay.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Sacuudiga oo dalkiisa ka soo eryay Ethiopian-kii ugu...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online) - Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa dalkeeda kasoo tarxiishay in ka badan 1,300 muwaadiniin Ethiopian ah oo dalkaas ku joogay sifo sharci darro ah.
Muwaadiniintan Ethiopian-ka ah ayaa waxaa lagu qabtay howlgal ay dhawaan shaacisay dowlada Sacuudiga, kaa oo iminkaba ka socda dalkaas.
Sarkaal ka tirsan dowlada Ethiopia oo lagu magacaabo Demeke Atinafu ayaa sheegay in dowlada Sacuudiga ay kala shaqeynayaan tarxiilka si muwaadiniinteeda loogu soo celsho.
Demeke Atinafu, oo u waramaayay warbaahinta FBC, ayaa sheegay in dawladdiisa ay soo dhaweyneyso dib usoo celinta Muwaadiniintooda.
Dowlada Ethiopia ayaa dhowr jeer heshiisyo musaafurin ah la gashay dowlada Sacuudiga, waxa uuna tarxiilkaani daba socdaa Heshiiskaas, waxaana fulinta Heshiiska leh taliska Riyadh.
Talaabadan ayaa noqoneysa tii ugu horeysay oo ay dowlada Sacuudiga kusoo musaafuriso Muwaadiniin tirro intaa la'eg oo u badan hal dal.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Xog: Abu Mansuur oo Shariif Xasan usoo bandhigay...

$
0
0

Muqdisho (- Online) - Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa kulan magaalada Baydhabo ku dhexmaray Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wadaadka ka xuroobay al-Shabaab Mukhtaar Roobow Cali ''Abuu Mansuur''.
Kulanka labada mas'uul oo qaatay dhowr saac ayaa waxaa lagu go'aaminaayay duulaan la qorsheynaayo in lagu qaado Saldhigyada ay maleeshiyaadka al-Shabaab ku leeyihiin Gobolka Shabellaha Hoose.
Kulanka ayaa waxa ay labada mas'uul isku weydaarsadeen macluumaad laga helay Sirdoon uu Mukhtaar Roobow ku dhex leeyahay al-Shabaab, kaa oo muujinaaya in maleeshiyaadka ay qorsheynayaan duulaankii ugu ballaarnaa abid oo ay ku qaadan magaalada Baydhabo.
Mukhtaar Roobow oo ku firfircoon xeeladaha ay dheelan al-Shabaab ayaa Hogaamiyaha maamulka usoo jeediyay laba arrin oo kala ah:
1-In ciidamada maamulka iyo kuwa isaga daacada u ah loo daad-gureeyo dhufeysyada ay iminka ku sugan yihiin al-Shabaabka.
2-In ciidamada Ethiopia la geeyo deegaanada ay weerarada kasoo qaadan al-Shabaab maadaama ay wataan gaadiidka gaashaaman ee aan ka waaban Qaraxyada iyo Hubka culus oo ay adeegsadaan Shabaabka.
Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa aad usoo dhaweeyay labada qodob ee uusoo jeediyay Mukhtaar Roobow, waxa uuna arrintaasi fulinteeda ku amray Wasiirka Amniga maamulka iyo Saraakiisha ku magacaaban amniga.
Sidoo kale, Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Mukhtaar Roobow ayaa isla soo qaaday in laga wada shaqeeyo amniga deegaanada maamulka, waxaana dhankiisa kasoo dhaweeyay Roobow.
Dhinaca kale, Shariif Xasan iyo Mukhtaar Roobow ayaa isla wada diyaarinta duulaan lagu soo afmeeraayo dhaqdhaqaaqa guud ahaan al-Shabaab ay kawadaan Gobolka Shabellaha Hoose.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

Trump oo Jerusalem u aqoonsan doona caasimadda Israel

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Washington DC (- Online) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu talaadada ku dhawaaqo in Mareykanka uu Jerusalem u aqoonsan yahay inay tahay caasimadda Israel.
Inkasta oo uu dhawaqan sameynayo, haddana waxa uu sidoo kale saxiixi doonaa in safaaradda Mareykanka lagu sii hayo magaalada Tel-Aviv, hase yeeshee waxaa qorshihiisu yahay inuu u raro Jerusalem mustaqbalka.
Trump ayaa lagu warramayaa inuu Galbeedka Jerusalem kaliya u aqoonsado caasimadda Israel, si uu u qafiifiyo carrada Falastiinyiita.
Falastiiniyiinta ayaa Bariga Jerusalem ee Israel ay xoogga ku haysato u arka caasimadooda mustaqbalka, halka Israel ay magaalada Jerusalem oo idil ay ka dhigatay caasimadeeda.
Mareykanka iyo inta badan dalalka xubnaha ka ah QM uma aqoonsana Jerusalem caasimadda Israel, islamarkaana maamulka magaalada ayaa qeyb ka ah dagaalka daba dheeraaday ee Yahuudda iyo Falastiiniyiinta.
Israel ayaa Bariga Jerusalem ku qabsatay dagaalkii lixda maalmood ee sanaddii 1967-kii, kadibna sheegatay, tallaabadaas oo beesha caalamka aysan marnaba aqoonsan.- OnlineXafiiska Washington -@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Axmed Madoobe oo Xamar gaaray

$
0
0

Kn: Madaxweynaha dawlad gobolleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray caasimadda qaranka Soomaaliyeed ee Muqdisho.
Axmed Madoobe oo ay socodka ku weheliyeen masuuliyeen heer gobol iyo kuwo heer federal oo baryihii u danbaysay hawlo shaqo u joogay xarunta ku meel gaarka ee Kismaayo ayaa Xamar u yimid inuu ka qayb galo shirka amniga qaranka oo maalinta bari ah la filaayo inuu furmo.
Axmed Madoobe oo ay garoonka caalamiga ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyeen masuuliyiin isugu jira heer gobol iyo heer federal ayaa sheegay in amaanka dalku uu ka soo wanaagsanaanayo sidii hore laakiin loo baahanyahay in laga wada shaqeeyo sidii loo sii xoojin lahaa. Sidoo kale, wuxuu yididiilo wanaagsan ka muujiyay shirka amniga, kaasi oo uu sheegay inuu aaminsanyahay inay ka soo bixi doonaan go'aamo waxtar u leh dadka iyo dalka.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live