Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Guutada 1Aad Ee Ciidanka Darawiishta G/Hayland oo...

$
0
0

Guutada 1Aad Ee Ciidanka Darawiishta G/Hayland oo Gacanta Ku soodhigay gaadhi Khamro wadda.
Guutada 1Aad Ee Ciidanka darawiishta Gobolka Hayland Ee Puntlnd ayaa Xili Subaxninadii hore waxay gacanta Ku soo dhigeen Gaadhi nooca loo yaqaan Marked Twoga oo wadey maandooriyaha Khamrada kaas oo ay ka soo qadeen Meel u dhow Magaalada Laascaano ee Gobolka Sool.
Gaadhigan Khamrada wadda ayaa Ciidanku Ku qabteen kantaroolka degmada Buraan Ee Gobolka Hayland Halkaasi oo ay Howlgalo Shaqo u jogeen guutada 1Aad Ee Ciidanka darawaashta Puntland.
Kornayl Feysal Warsame Seed Xanaano, ayaa Sheegay In ay Xabsiga dhigeen 3Nin oo ahaa ragii khamradan ka ganacsanayey iyo gaadhigoodiiba,Waxaana ay Ku xidhanyihiin saldhiga Bartamaha Degmada Buraan.
Sarkaalkan ayaa sheegay In Ciidanka darawiishta oo kaashanaya Boliiska degmada Xingalool iyo Buraan ay Ku guuleysteen In khamradan la qabto.
Taliyaha ayaa sheegay Inay Khamrada iyo dadkii watayba la tiigsanayaan Maxkamad loona gudbinaya Maxkamada derejeda 1Aad Ee Shanta Gobolka Ee Bosaso.
Wuxuu Intaasi Ku daray In khamradan laga soo tahriibiyo dalka Ethiopia ayna soo Margo Xuduudaha Sool iyo Sanaag dabadeedna Garoowe iyo Bosaso lugu kala iibsado ,Magaalada Buhoodle ayaa laga soo Qaada oo la keena Ceel daahir oo 90Km Bosaso u jirta.
Maxamed Axmed Ciise
storvideo: 


Wasaaradda arimaha dibadda oo ka hadashay dadka ku...

$
0
0

Kn: Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya ayaa cod keeda ku biirisay walaaca ay dalal badan oo Afrikaan ahi ka muujiyeen xaaladda sirgaxan ee ay ku suganyihiin tahriibayaasha dubka madow ee dalkaasi Liibiya u taga inay uga sii gudbaan qaaradda Yurub. In badan oo kamid ah dadkaasi tacadiga loogu gaysanayo ayaa ah dhalinyaro Soomaaliyeed oo inta dalkooda uga hayaameen markay u adkaysan waayeen qaraxa iyo dilka joogtada ah naftooda ku biimeeyay mawjadaha badda ee halista leh, laakiin markani waxaa mawjaddii iyo waliba magafihii ka danbeeyay ka daba yimid, unugyada jirka oo si qasab ah looga siibanayo iyo waliba adoonsiga qarniga. Hadaba dawladda Soomaaliya wasaaraddeeda arimaha dibadda ayaa warsaxaafadeed ay umuurtaasi ka soo saartay ku sheegtay sida hoose.WARSAXAAFADEED:
Ka dib markii Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed, uu wadatashi kala yeeshay dhibaatada isa soo tareysa ee Soomaalida ku sugan Liibiya, ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Yusuf-Garaad Cumar, wuxuu u xil saaray Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta Midowga Yurub ee Brussels, Dr. Cali Saciid Faqi, in uu u kuurgalo, soo ururiyo, warbixinna ka soo diyaariyo xogta dhabta ah ee Soomaalida ku xanniban dalka Liibiya.
Maaddaama uu Madaxweynuhu amar ku bixiyay in ay Dowladdu deg deg u qaaddo tallaabo kasta oo sharci ah oo Soomaalida Liibiya loogu soo celin karo dalkooda hooyo, Wasiirku wuxuu Danjiraha farayaa in uu laba toddobaad gudahood ku soo diyaariyo xog sugan oo ku saabsan Soomaalida joogta dalka Liibiya iyo waliba talooyin ku saabsan waxa la gudboon Dowladda Soomaaliya in ay ku dhaqaaqdo.
Mas'uuliyiinta iyo hey'adaha Dowladda ee uu u baahdo in uu waajibkaas loo xil saaray uu la kaashado, wuxuu Wasiirku ka codsanayaa in ay Danjiraha gacan ku siiyaan gudashada waajibaadka Qaran ee xasaasiga ah.
Waxaa xusid Mudan in Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa, Maxamed Cali-Nur Xaaji uu hoggaamin doono ergo diblomaasiyiin ah oo uu Midowgya Afrika u xil saaray in ay booqdaan Liibiya si ay qiimeyn ugu sameeyaan xaaladda dadka Afrikaanka ah ee ku xanniban dalkaas.
storvideo: 

A state minister resigns from HirShabelle cabinet, 3rd in 4 days

$
0
0

The State Minister for Interior and lower governments of HirShabelle Yusuf Ali Elmi has announced his resignation on Friday, becoming the third minister to leave the newly appointed cabinet since last Wednesday.
Speaking to reporters in Jowhar, Elmi said he quit because of his clan is not satisfied with the position and the President of the state Mohamed Abdi Waare has not made enough consultations with him over the appointment.
He left the cabinet before it took office and being endorsed by HirShabelle Parliament.
Last Wednesday, President Waare unveiled a 20-member cabinet, with an equal number of deputies plus 17 state minister, making the total number 57council of ministers.
The post A state minister resigns from HirShabelle cabinet, 3rd in 4 days appeared first on Shabelle.

A state minister resigns from HirShabelle cabinet,...

$
0
0

The State Minister for Interior and lower governments of HirShabelle Yusuf Ali Elmi has announced his resignation on Friday, becoming the third minister to leave the newly appointed cabinet since last Wednesday.
Speaking to reporters in Jowhar, Elmi said he quit because of his clan is not satisfied with the position and the President of the state Mohamed Abdi Waare has not made enough consultations with him over the appointment.
He left the cabinet before it took office and being endorsed by HirShabelle Parliament.
Last Wednesday, President Waare unveiled a 20-member cabinet, with an equal number of deputies plus 17 state minister, making the total number 57council of ministers.
storvideo: 

Madaxweyne Gaas ha noolaado

$
0
0

Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u anbabaxay Magaalada Muqdisho halkaas oo uu uga Qayb galayo Shirka AmnigaQaranka oo ay yeelan doonan Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo DFS.
Opslaet af Warbaahinta Dawladda Puntland pa 2. december 2017
storvideo: 

Somali President back home from Kenya and Ivory Coast visit

$
0
0

Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has returned back to the country from a visit to Kenya and Ivory Coast last week.
The President has participated in the infatuation of Kenyan President, Uhuru Kenyatta in Nairobi and proceeded to Ivory Coast, where he attended a two-day AU-EU summit.
On arrival, the President and his entourage received a cordial welcome at Aden Abdulle International Airport from Ministers, MPs, and other high-ranking government officials.
The city’s security, especially the main road connecting the Airport to the Presidential Palace ahead of the President’s arrival on Saturday.
The post Somali President back home from Kenya and Ivory Coast visit appeared first on Shabelle.

Somali President back home from Kenya and Ivory...

$
0
0

Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has returned back to the country from a visit to Kenya and Ivory Coast last week.
The President has participated in the infatuation of Kenyan President, Uhuru Kenyatta in Nairobi and proceeded to Ivory Coast, where he attended a two-day AU-EU summit.
On arrival, the President and his entourage received a cordial welcome at Aden Abdulle International Airport from Ministers, MPs, and other high-ranking government officials.
The city's security, especially the main road connecting the Airport to the Presidential Palace ahead of the President's arrival on Saturday.
storvideo: 

Al Shabaab fighters pour into villages in Gedo, jets fly overhead

$
0
0

Heavily armed truck-loaded Al Shabaab fighters poured into several areas in Gedo region, located southwest of Somalia on Saturday, residents said.
Hundreds of gun-toting militants were seen moving in El Adde, near Garbaharey district, where an unspecified number of Kenyan soldiers were killed on 15 January 2016.
In other news from the region indicate that fighter jets hovered over the skyline of the region, with reports they tracked down the Al Shabaab fighters entering El Adde.
Al Shabaab is active in areas near Somalia’s border with Kenya and often carries out attacks against KDF and Somali government forces.
The post Al Shabaab fighters pour into villages in Gedo, jets fly overhead appeared first on Shabelle.


Al Shabaab fighters pour into villages in Gedo, jets...

$
0
0

Heavily armed truck-loaded Al Shabaab fighters poured into several areas in Gedo region, located southwest of Somalia on Saturday, residents said.
Hundreds of gun-toting militants were seen moving in El Adde, near Garbaharey district, where an unspecified number of Kenyan soldiers were killed on 15 January 2016.
In other news from the region indicate that fighter jets hovered over the skyline of the region, with reports they tracked down the Al Shabaab fighters entering El Adde.
Al Shabaab is active in areas near Somalia's border with Kenya and often carries out attacks against KDF and Somali government forces.
storvideo: 

dhaliil loo jeediyay Golaha wasiirada ee Zimbabwe

$
0
0

Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe ayaa badalay labo wasiir oo ka tirsan golaha cusub ee dhowaanta uu soo magacaabay. Dhowr maalmood ayaa laga joogaa markii Mnangagwa uu ku dhawaaqay gole wasiiro ah oo badali doona kuwii hore. Balse waxaa dhaleecayn loogu soo jeediyay in gollahan cusub ay ku jirraan saraakiil meleteri iyo wajiyo hore oo siyaasada [...]
storvideo: 

Furiinka degdega ah oo Hindiya xukun xarig ah lagu...

$
0
0

Ragga isku daya "furiinka degdega ah" ayay suuragal tahay in lagu xukumi doono illaa saddex sano oo xarig ah sida uu dhigayo sharci cusub oo qabyo ah oo laga baaraan degayo in laga dhaqan geliyo dalka Hindiya.
Dhaqanka furiinka ayaa ku saleysan in ninka muslimka ah uu " dalaaqo"ama (furo) saddex jeer xaaskiisa isaga oo afka ka dhahaya ama qoraal uu fariin ugu diro.
Arrintaan ayaa maxkamadda sare ee Hindiya waxa ay ku dhawaaqay in sharci-darro ka tahay Hindiya bishii Agoosto, balse saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay in wali furiinku uu socdo.
Sharciga qabyada ah ee lasoo bandhigay ayaa sidoo kale ganaaxaya ragga furiinka degdega ah sameeyo waxa uuna caawinayaa dumarka la kulma furiinka noocaas ah.
Sharcigan oo loogu magacdaray sharciga qabyada ah ee ilaalinta xuquuqda guurka dumarka muslimiinta ayaa haatan loo gudbiyay maamul goboleedyada hoos yimaada dowladda dhexe ee dalkaasi si looga baaraan dego.
Sharcigan ayaa haddi la hirgaliyo waxaa lagu waddaa inuu si cad u mamnuuco furiinka saddexda dalaaq halka mar lagu dhawaaqayo, iyada oo la raacayo go'aanka maxkamadda sare ee Hindiya.
Waxaana lagu wadaa soo saarista hannaan sharci ah oo bedeli kara kalmadaaas sida ay qortay wakaaalada wararka ee Hindiya.
storvideo: 

Wareysi-Xildhibaan Dheeg Ayaa hadda ka Hadlay...

$
0
0

Hargeysa(Toggerer)-Wareysi-Xildhibaan Dheeg Ayaa hadda ka Hadlay Doorashadii Wadanka ka Qabsoontay.
Waxaanu wareysi xiiso badan idiinka haynaa xildhibaan maxamuud Maxamed yaasiin dheeg oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida somaliland ,waxaanu si faahfaahsan uaga hadlaya Doorashadii wadanka ka qabsoontay ,waxaanu fariin u diray madaxweynaha la doortay Md-Muuse Biixi cabdi.
Goor dhow naga fishaa wreysigaasi oo faahfaahsan.
storvideo: 

Sh.Nuur Baaruud: “Xildhibaannada Mooshinka wada...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimadda Online) - Sheekh Nuur Baaruud Gurax oo ah guddoomiye ku xigeenla Hay'adda Culimada Soomaaliyeed oo xalay ka hadlayay madal uu Ra'isalwasaaraha Soomaaliya ku soo bandhigayay waxqabadka Xukuumaddiisa ka sheegay in loo baahanyahay in laga hortago Xildhibaannada Mooshinka wada.
Sheekh Baaruud ayaa sheegay Xildhibaannada Mooshinka wada ay yihiin cadow la mid ah Al-shabaab sida uu hadalka u dhigay islamarkaana loo baahanyahay in laga hortago.
"Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isalwasaare Kheyre waxaa leeyahay Mooshinka yaan lacag lagu bixinin,ilaa ay ka bakhtiyaan" ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud oo Ra'isalwasaaraha iyo Madaxweynaha ugu baaqay in aysan lacag siin Xildhibaannada.
Waxaa kale oo uu sheegay Sheekh Nuur Baaruud in marka mooshinka iyo isdiidka siyaasadeed jiro uu amniga dalku qal qal galo,isaga oo taas ka duulayana waxaa uu ku baaqay in Xildhibaannadaas la iska dhiciyo.
Mar hore ayuu sidan oo kale Sheekh Nuur soo jeediyay in Xildhibaannada mooshinka ka waday Xukuumadda Kheyre loogu galo guryahooda islamarkaana la iska dhiciyo.
Arrintaas waxaa ka carooday XIldhibaannada qaar,waxaana Golaha shacabka la hadlay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golahaas ah waxaana uu Xildhibaannada ka hor sheegay in hadalka Sheekh Baaruud uu iyaga gef ku yahay loona baahanyahay in haddii Xildhiabaannada wax gaaraan isaga wax laga weydiiyo.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Dagaal ka socda duleedka Balcad kadib Ciidamo wadada...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Balcad (Caasimadda Online) - Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii Gaari Cabdi Bille ah oo ay Saarnaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda Wadada loo galay halka loo yaqaano Kiliga Faarax Gololeey oo u dhow tuulada Isgoys ee duleedka degmada Balcad.
Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in gaariga Cabdi Bilaha ah oo ka yimid Muqdisho kuna sii jeeday Jowhar lagu dhuftay Qoraga loo yaqaano baasukaha isla markaana haatan uu gubanayo.
Gaadiidka dagaal oo ahaa nooca Soomaalida u taqaano Cabdi Bilaha ayaa la sheegay in lagu dhiftay baasuuke, waxaa la sheegayaa in gaariga uu ku gubanayo goobta lagu weeraray oo lagu magacaabo Haan-Sheekh.
Wararka ayaa sheegaya in iska hor imaad muddo socday uu dhex maray ciidamada Milateriga iyo dagaalamayaasha Shabaab ee jidka galay.
Weli khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaas lama oga waxaana haatan ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda oo Gurmad halkaasi ku tegay iyo Al-Shabaab oo Wadada u galay halka loo yaqaano Kiliga Faarax Gololeey oo u dhow tuulada Isgoys.
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa dagaalkaas ka dhashay,waxana hadda Gudaha degmada Balcad laga maqlayaa jugta Culus ee dagaalka la isku adeegsanayo.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Akhriso Warbixin: Haweenku Waa udub dhexaadka...

$
0
0

Dal walba waxaa dhisa oo wax ka dhiga bulshadiisa, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare. Iyadoo ay sidaas tahay ayaa Haweenka soomaaliyeed maadaama ay yihiin laf-dhabarta bulshada waxay kaalin muuqda oo aan la ilaawi Karin ku leeyihiin bulshada dhexdeeda,inkastoo Haweenku ay yihiin hooyooyin, gabdho ugub ah iyo carmalo, hadana waxaad arkeysaa iyagoo u [...]
storvideo: 


Roobow Abuu Mansuur oo hal arrin darteed u booqday...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Baydhabo (Caasimadda Online) - Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa xalay Kormeer ku tagay Saldhigyo ciidan oo ku yaalla Magaalada Baydhabo.
Kormeerka ayaa waxaa ku wehlinaayay xubno ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ciidan.
Nuuradiin Gacma, Afhayeenka maamulka K/galbeed ayaa sheegay in ulajeedka Roobow u joogo Baydhabo tahay sidii kaliya ugu kuurgeli lahaa xaaladda amni.
Sidoo kale wuxuu sheegay Afhayeenka in markii uu Roobow soo dhameeyo howlaha uu u joogo Baydhabo kadib ay saxaafadda si wadajir ah ula hadli doonaan isaga iyo madaxda K/galbeed.
Sheekh Roobow ayaa mar kamid ahaa saraakiisha ugu sarreysa ee Al-shabaab, balse dhowaan ayuu dowladda isku soo dhiibay kadib markii uu sheegay in Fikirka Al-shabaab yahay mid qaldan.Haddaba halkaan hoose ka dhageysohttps://www.-.net/wp-content/uploads/2017/12/Cod-Nuuradiin.mp3- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

DEG DEG:-Dagaal Ka Socda Duleedka Balcad Kadib...

$
0
0

Dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegeen in gaariga Cabdi Bilaha ah oo ka yimid Muqdisho kuna sii jeeday Jowhar lagu dhuftay Qoraga loo yaqaano baasukaha isla markaana haatan uu gubanayo.
Weli khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaas lama oga waxaana haatan ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda oo Gurmad halkaasi ku tegay iyo Al-Shabaab oo Wadada u galay halka loo yaqaano Kiliga Faarax Gololeey oo u dhow tuulada Isgoys.
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa dagaalkaas ka dhashay,waxana hadda Gudaha degmada Balcad laga maqlayaa jugta Culus ee dagaalka la isku adeegsanayo.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Dawo-Mudane Si kulul uga soo horjeestay Saddex Xeer...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Mudane Si kulul uga soo horjeestay Saddex Xeer ay maanta Ay Maalmariyeen Barlamanka Somaliland.
Daawo Muuqaalkaasi:
[embedded content]
storvideo: 

Nin Soomaali La Shaqeyn Jiray Magefayaasha Libya Oo...

$
0
0

Maxkamad ku taalla magaalladda Milan ee dalka Talyaaniga aya sheegtay in Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Cismaan Maxamuud la ogaaday inuu dalka Libya ku soo dilay ugu yaraan 13 qof, oo aysan tirada ahayn 4 qof, sida ay Maxkamadda horey u shaacisay.
Eedeysanaha oo 20-jir waxaa bishii hore lagu xukumay Xabsi Daa'im, kadib, markii lagu helay inuu la shaqeyn jirey Ma-gefayaasha Libya, isla markaana uu Kufsi, Jirdil iyo dilal u geystay Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu haystay Libya.
Wakaalladda Wararka Talyaaniga ee ANSA oo aan warkan ka soo xiganay ayaa qortay inay Maxkamadda Milan ku heshay Cismaan Maxamuud inuu 2 nin oo ka mid ah Tahriibayaasha uu ku daldalay gudaha dalka Libya,
Sidoo kalena uu Kufsi u geystay Haween iyo gabdho aad u yaryar.
Maxkamadda Milan waxay sheegtay in Eedeysanaha oo ah qof aad u arxan darnaa uu dilay ugu yaraan 13-qof oo Soomaali, inkastoo uu horey u qirtay inuu dilay 4 qof oo keliya.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Xulafada Sacuudiga oo soo dhoweeyey Cali Cabdalla Saalax oo dagaal kula jira Xuutiyiinta

$
0
0

Xulafada uu Sacuudigu hor kacayo ayaa soo dhoweeyey hadal ka soo yeeray madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax oo xoogagiisu ay dagaal kula jiraan Xuutiyiinta, kaasoo wadahadal ku yaboohay.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live