Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Gunmen kill a prominent Somali Elder in Bardere town

0
0

Unidentified assailants have shot and killed a prominent Somali Elder in Somalia’s southern town of Bardere on Tuesday night.
Eyewitnesses said two men armed with pistols executed Seyduna Hajow in the heart of the town in the evening and fled the scene before the arrival of the security forces.
The late elder has served in the past as the secretary of the district administration between 1985-1991. He was a local peace activist since the collapse of the former central government.
No group has yet claimed responsibility for the murder of the elder, but, security officials in the area say they believe Al Shabaab was behind the assassination.h
Bardere, which is a strategic city in Gedo region fell to Somali government forces backed by Kenyan military in 2015 after driving out Al Shabaab from the town during a major offensive.
The post Gunmen kill a prominent Somali Elder in Bardere town appeared first on Shabelle.


Wasaare Khayre “Soomaaliya Waxay Ku Socotaa Dariiqii...

0
0

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa bogaadiyey taageerada iyo mashaariicda horumarineed ee dawladda Mareykanku ay la garab taagan tahay Soomaaliya. Kadib heshiis horumarineed oo ay kala saxiixdeen Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adda USAID kaasoo ku kacaya lacag dhan 300 Milyan oo Dollar.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay heshiiskan inuu yahay horumar iyo tallaabo wanaagsan oo loo qaaday dhanka dib-u- dhiska iyo dib-u-soo kabashada Soomaaliya, waxaana uu ku ammaanay dawladda Mareykanka sida ay uga go'an tahay taageeradooda aan shuruudu ku xirnayn.
"Maanta waa maalin kale oo macne ku yeelan doonta mustaqbalka, dawladnimada, nabadda iyo horumarinta Soomaaliya, waxaan uga mahadcelinayaa dawladaha aan saaxiibada nahay taageerada ay la garab taagan yihiin dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed."Ayuu yiri Ra'iisul Wasaaraha.
Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in dawladdu ay xaqiijin doonto mashaariicda horumarineed ee heshiiskan in ay u fulaan si hufan oo daah-furan ayna gaari doonto dalka oo dhan.
"Soomaaliya waxaa ay ku socotaa dariiqii saxda ahaa ee dib-u-dhiska, waxaan leenahay hay'ado shaqeynaya oo adduunku kalsooni ku qabo diyaarna u ah isla-xisaabtan iyo daah-furnaan" ayuu yiri R/Wasaare Khayre.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Gunmen kill a prominent Somali Elder in Bardere town

0
0

Unidentified assailants have shot and killed a prominent Somali Elder in Somalia's southern town of Bardere on Tuesday night.
Eyewitnesses said two men armed with pistols executed Seyduna Hajow in the heart of the town in the evening and fled the scene before the arrival of the security forces.
The late elder has served in the past as the secretary of the district administration between 1985-1991. He was a local peace activist since the collapse of the former central government.
No group has yet claimed responsibility for the murder of the elder, but, security officials in the area say they believe Al Shabaab was behind the assassination.h
Bardere, which is a strategic city in Gedo region fell to Somali government forces backed by Kenyan military in 2015 after driving out Al Shabaab from the town during a major offensive.
storvideo: 

Puntland oo looga dhawaaqay Xaalad Deg-deg ah oo ku...

0
0

Maamulka Soomaaliyeed ee puntland ayaa ku dhawaaqay Xaalad deg-deg ay waxuuna Codsaday Raashin iyo Biyo Xilli ay Dagaanadda Maamaulkaasi ka jiraan Abaaro Dadkla iyo Duunyadu la liitaan.
Sanadkaan Wadanka waxaa wada Saameeyay Abaarad Daran oo heey'adaha gargaarku ay Digniinteeda gaarsiiyeen Heer sare, QM ayaa sidoo kale sheegtay in Caruur badan ay Nafaqo Darro ku suganyihiin.
Maamulka puntland ayaa sheegay 34,000 Qoys ay saameeysay Abaar daran kadib markii roobkii ay fuilanayeen uu san u di'in sidii ay filayeen.
"Puntland waxay Codsaneeysaa kaalmo Banii aadanimo oo Baaxad weeyn si dadka loo gaarsiiyo Raashin, Biyo iyo Dawooyinka ay u baahanyihiin dadka Abaaruhusaameeyeen" ayaa lagu yiri War maaulku uu soo saaray.
Maamulka ayaa intaas ku daray in 70 Boqolkiiba Dagaanadda uu ka taliyo ay Baartu si daran u saameeysay.
Goboladda puntland waxay ka mid ahaayeen Goboladda ay sida daran u saameeysay Abaarta Sima oo dad badan ay nooloo hoodii ku waayeen.
Waxyeelada uu maamulku ka digayo ayaa ku wajahan Dad horay uga daalay Abaaro dheeraaday
storvideo: 

Al Shabaab claims killing 4 soldiers in IED blast near Beledweyne

0
0

Al Shabaab has claimed to have killed at least four Somali government soldiers in a landmine explosion occurred on the outskirts of Beledweyne in central Somalia.
A local resident who asked not to be named told Radio Shabelle that a remote-controlled roadside blast has ripped through a military vehicle at La-jecley village near Beledweyne.
The resident did not give further details on the casualties.
Somali military officials in the region have not commented on the attack and the claim of Al Shabaab of killing the soldiers.
This incident came a day after militants fired mortar rounds at AMISOM base in the west of Beledweyne, the regional capital of Hiiraan region, and no casualties reported.
The post Al Shabaab claims killing 4 soldiers in IED blast near Beledweyne appeared first on Shabelle.

Nin Da’ahaa oo xalay lagu dilay Baraawe

0
0

Laba dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay fiidkii waxa ay xaafad ka tirsan degmada Baraawe ku dileen Nin Da'ahaa, kaasi oo lagu magacaabi jiray Sayidnaa Xaajow Muukow oo caan ka ahaa Magaalada gaar ahaan xaafadii uu deganaa ee Saqaawu-diin.
Kooxda dilka geysatay ayaa waxa ay Marxuum Sayidnaa u dileen si farsameysan, kadib markii ay isaga dhigeen dhigeen dhalinyaro kubad cayaareysa, kadibna markii Masjidka uu ka soo baxay oo inyar uu soo socday ay Rasaas hubiyeen.
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay ninka la dilay in horey uu u ahaa Janan ka tirsanaa Dowladdii Dhexe, hadana uu ahaa howlgab, oo 91-dii ay ugu dambeysay siyaasad.
Wuxuu sheegay Gudoomiye C/fataax dilka Marxuum Sayidnaa in ay ka dambeeyaan ururka Al-shabaab, hadana Ciidamada ay ku daba jiraan raggii ka dambeeyay falkaasi
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Soomaalida Mareykanka oo dhigay Banaanbax

0
0

Banaanbaxayaasha oo u badnaa Soomaali ayaa waxa ay sheegeen in ay ka soo horjeedaan go'aanka Maxkamadda, waxayna tilmaameen in dhammaantood ay yihiin dad isku fikir ah.
Waxa ay sheegeen Banaanbaxayaasha in Banaanbaxyadooda aysan joogsan doonin ilaa arrintan xal loo helo, iyaga oo baaq u diray Hoggaamiyeyaasha ururada ka jira Mareykanka, si Banaanbaxa loo xoojiyo.
Go'aanka ayaa ku soo beegmaya iyada oo Maxkamadaha hoose ee Gobolada qaarkood ay ka soo horjeesteen amarka xayiraadda ee Madaxweyne Trump, amarkan ayaa saameynaya dalalka ay ka imaanayaan dadka oo ku dhawaad Sideed dal ah.
Dalalkan oo Lix ka mid ah ay yihiin muslimiin ayaa waxa ay kala yihiin Iran, Liibiya, Suuriya, Yemen, Soomaaliya, Waqooyiga Kuuriya, Chad iyo Venezuela.
Maxkamadda Sare ee dalka Mareykanka ayaa shalay oo Talaado aheyd ku dhawaaqday in sharci uu yahay go'aankii xayiraadda dhinaca socdaalka ee Madaxweyne Donald Trump uu saaray wadamadan aan kor ku soo sheegnay.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Qarax aad u xoogan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Cadaado (- Online)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay Qarax Gaari.
Qaraxa oo xoogiisa inta badan laga wada maqlay xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Gaalkacyo ayaa la xaqiijiyay inuu ka dhacay dhabarka dambe ee wadada marta Madaxtooyada Magaalada Gaalkacyo qaybta Puntland.
Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay Sarkaal watay gaariga oo magaciisa lagu sheegay Cali Magafe, oo kamid ahaa Saraakiisha maamulka Puntland.
Cali Magafe, ayaa Qaraxa la kulmay xili uu kusii jeeday goobtiisa shaqo oo aan ka fogeyn halka uu ku Qarxay gaarigiisa.
Sidoo kale, ciidamo Qaraxa kadib goobta gaaray ayaa dhaawaca Sarkaal Cali Magafe u qaaday Isbitaalka weyn ee Magaalada Gaalkacyo.
Dhinaca kale, Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa waayadan kusii kordhaaya Qaraxyada iyo dilalka loo geysanaayo ciidamada maamulka Puntland.- OnlineXafiiska Cadaado-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Al Shabaab claims killing 4 soldiers in IED blast...

0
0

Al Shabaab has claimed to have killed at least four Somali government soldiers in a landmine explosion occurred on the outskirts of Beledweyne in central Somalia.
A local resident who asked not to be named told Radio Shabelle that a remote-controlled roadside blast has ripped through a military vehicle at La-jecley village near Beledweyne.
The resident did not give further details on the casualties.
Somali military officials in the region have not commented on the attack and the claim of Al Shabaab of killing the soldiers.
This incident came a day after militants fired mortar rounds at AMISOM base in the west of Beledweyne, the regional capital of Hiiraan region, and no casualties reported.
storvideo: 

Trump oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in Qudus ay tahay...

0
0

Washington ( Sh.M.Network):-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ay Qudus tahay Caasimadda Maamulka Isra'il.
Waxaana uu ku tilmaamay in tallaabadaan ay tahay mid soo daahday si Heshiis iyo Nabad loogu soo dabaalo Bariga Dhexe waa sida uu hadalka u dhigaye.
Sidoo kale Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Maraykanku wada hadalsiinayo dowladaha Isra'il iyo Falastiin.
Go'aankaan inta aan lagu dhawaaqin ayaa waxaa ka digay Afhayeen u hadlay Xukuumadda Falastiin ee uu majaraha u hayo Maxamuud Cabaas oo sheegay in cawaaqib xumo halis ah ka dhalan doonto haddii lagu dhawaaqo.
Ugu dambeyn ayuu ku sheegay Trump go'aankaan mid Maslax u ah Aqalka Cad islamarkaana ay ku heshiisiin karaan Isra'il iyo Falastiin.
Isra'il ayaa qabsatay Qudus 1967 Laakiin wixii xilligaas ka dambeeyay Caalamku uma aqoonsan in ay tahay qeyb ka mid ah Isra'il.
Waxaana Hadalka Trump uu ku soo beegmayaa xilli tallaabadaan ka hor ay Caalamka Islaamka si weyn uga soo horjeesteen.
storvideo: 

Madaxweynaha Mareykanka oo ku dhawaaqay in Qudus ay...

0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa isagoo ka hadlayey Aqalka Cad wuxuu si rasmi ah u aqoonsaday in magaalada Quddus ay tahay caasimadda Israa'iil, go'aankaas oo ah mid meesha ka saaraya siyaasaddii uu Maraykanku ku socday tobanaan sano.
Donald Trump Wuxuu kaloo ku dhawaaqay in safaaradda Maraykanka laga rari doono magaalada Tel Aviv, islamarkaana loo rari doono Magaalada Quddus.
Falastiiniyiinta marinka Qasa oo hadalkaas aad uga caraysan ayaa gubay sawirka Mr Trump, kan Ra'iisul wasaaraha Israa'iil iyo calanka Yuhuudda.
Madaxweynaha Mareykanka go'aankan uu qaatay ayaa waxaa cambaareeyay Inta Badan Madaxda Caalamka gaar ahaan Madaxda Wadamada Islaamka ,iyagoo Ku tilmaamay go'aankaas mid ka hor imaanayo heshiisyada Caalamiga ah.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleGalmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe oo heshiis midnimo ku kala saxiixday Muqdisho+(Sawirro)

storvideo: 

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Shabelle Qeybta Garsoorka.

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Dunida oo si caro leh uga jawaabtay go'aanka...

0
0

Go'aanki madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda rasmiga ah ee Israa'il ayaa diidma xoooggan kala kulantay caalamka.
Hogaamiyeyaasha dunida muslimka iyo guud ahaan beesha caalamka oo dhan ayaa si weyn u dhaleeceeyay tallaabada uu qaaday Trump, waxa ayna ka digeen halista rabshado ka dhasha arrintaan iyo in ay horseedo dhiig daato.
Xoghayaha guud ee hay'adda Qaramada Midoobay Antonio Guterras, ayaa sheegay in aysan jirin wax lagu beddelo xal u raadinta Israa'il iyo Falastiin, waxa uuna ku tilmaamay mowqifka Mareykanku mid laga murugoodo.
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga dalka Aljeria ayaa isna ku tilmaamay hadalka Trump wax laga xumaado, waxa uuna ku baaqay dadaalo nabadeed iyo in laga fogaado rabshado.
Dalka Turkiga, dibadbaxayaal ayaa isugu tagay banaanka hore ee safaarada Mareykanku ku leeyahay magaalada Istanbuul. Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa waxa uu isna ku tilmaamay go'aanka Mareykanka geyru mas'uulnimo.
Madaxweyne Trump oo u aqoonsaday Qudus caasimadda rasmiga ah ee Israa'il ayaa sidoo kale saxiisay in safaarada Mareykanka laga raro Tel Aviv loona raro magaalada Qudus.
Tallaabadan uu ku dhaqaaqay Trump ayaana waxa ay ka dhigeysa Mareykanka dalkii ugu horreeyay dunida ee si rasmi ah ugu aqoonsado Qudus caasimadda Israa'il.
Arrinta Qudus ayaa xuddun u ah collaada daba-dheeraatay ee u dhexeysa Israa'iil iyo Falastiin, xilli Falastiiniyiinta ay doonayaan in Bariga magaalada Barakeysan ee Qudus ay noqoto caasimaddooda mustqabalka.
Saraakiisha Aqalka Cad waxa ay dhankooda sheegeen in go'aanka Madaxweyne Trump uu yahay "Ictiraaf waaqica haatan jira iyo taariikhdaba" balse ma ahan bayaan siyaasadeed oo rasmi ah, mana beddeli doonto xuduudaha iyo siyaasadda magaalada Qudus.
storvideo: 

Dunida oo si caro leh uga jawaabtay go'aanka Trump ee Qudus

0
0

Go'aanki madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda rasmiga ah ee Israa'il ayaa diidma xoooggan kala kulantay caalamka.


Trump oo Qudus u aqoonsaday Caasimadda Israa’iil iyo...

0
0

Madaxweynaha maraykanka Donald Trump oo hadal ka jeediyey Aqalka Cad ayaa ku dhawaaaqay in uu magaalada Qudus u aqoonsaday caasimadda Israa'iil,sidaasi darteedna uu waaxda Arrimaha debadda dalkiisa amar ku siiyey in Safaaradda Maraykanka loo raro halkaasi.
Madaxweyne Trump wuxuu sheegay in uusan ka laaban hadafkii ahaa nabad ka dhalata Israa'iil iyo Falastiin oo ku salaysnaa xal laba dowladood,si looga gudbo khilaafka mudada dheer ee dhulka ay ku muransan yihiin.
Trump oo go'aankaan shaacinaya ayaa yiri"waxaan go'aansaday in ay tahay wakhtigii si rasmi ah Qudus loogu aqoonsan lahaa caasimadda Israa'iil",wuxuuna raaciyey"iyadoo maadxdii hore ee Maraykanku ay ol-olahooda ugu weyn ee doorashada ku geli jireen ballanqaadkaan ayna ku fashilmeen ayaan maanta ka dhabeeyey".
Wuxuu sheegay in tallaabadaan ay marar badan daahday,islamarkaana Israa'iil tahay dowlad madax-bannaan oo xaq u leh in ay"go'aamiso caasimadeeda",isagoo caddeeyey in uu amar siiyey Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka in safaaradda dalka loo raro maagaalada Qudus"hawshu si deg deg ah ayey u bilaaaban doontaa,enjineerada ayaa ka shaqeyn doona dhismaha safaaradda cusub".
Trump ayaa hadalkiisa raaciyey in madaxweyne ku xigeenkiisa Mike Pence uu maalmaha soo socda safar ku tegi doono gobolka Bariga dhexe si uu bah-wadaagta Maraykanka ugu xaqiijiyo"in Maraykanka ay ka go'antahay dagaalka xagjirka halista ku ah jiilasha mustaqbalka".
Go'aanka Trump ayaa ku soo beegmay xilli dunida muslimka iyo caalamkaba si weyn looga horjeestay in Qudus loo aqoonsado caasimadda Israa'iil,islamarkaana baaqyo loo jeediyey in uu go'aankaas ka laabto.
Dhinaca kale ra'iisul wasaaraha israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa go'aankaan ku tilmaamay"mid taariikh ahoo caddaalad ah",laakiin inta badan dunida ayaa laga cambaareeyey qararka Trump. Sidoo kale gudaha Falastiin ayaa waxaa ka bilowaday kacdoon xooggan iyo rabshado.
Madaxweynaha falastiniyiinta Mahmud Abbas ayaa sheegay in go'aanka Trum soo xiray xalkii nabadda labada dhinac(Israa'il iyo falastiin),halka Ururka Hamas uu tilmaamay in qaraarka" uu albaabada jaxiima ku furayo danihii Maraykanka ee gobolka Bariga dhexe".
Dhammaan dhinacyada Falasiiniyiinta ayaa maalinta berri ah ku dhawaaqay kacdoon weyn oo looga horjeedo Israa'iil iyo Maraykanka,iyadoo caawo dadka reer Falastiin ay u tahay habeen murugo badan oo ay waddooyinka safan yihiin,iyagoo sita boorar ay ku xardhan yihiin ereyo ka dhan ah Trump.
,Qaramada Midoobay, Midowga Yurub,iyo Jaamacadda Carabta,ayaa durbadiiba ka hadlay go'aankan waxayna sheegeen in ay si weyn uga walaacsan yihiin.
Dalka Turkiga ayaa mas'uuliyadda darro ku tilmaamay qaraarkaas,sida lagu xusay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha debadda waddankaas.
Madaxweynaha Faransiiska oo shir jaraa'id qabtay wax yar kadib go'aanka Trump ayaa yiri"ma taageersanin qaraarkan aan waafaqsaneyn xeerarka caalamiga ah,waana mid laga qoomameeyo".
Dhinaca kale Idaacadaha Israa'iil ayaa sheegay in goor horeba dowladda Philippine ay ku dhawaaqday in ay safaaraddeeda u wareejinayso magaalada Qudus,inkasto aan weli la xaqiijin karin warkaasi.
Ammaanka Safaaradaha Maraykanka ee dalalka debadda ayaa si weyn loo adkeeyey iyadoo laga cabsi qabo weerarro in lagu qaado sida ay soo werisay warbaahinta Maraykanka.Cabdiraxmaan Ciise CumarPUNTLAND POST
The post Trump oo Qudus u aqoonsaday Caasimadda Israa'iil iyo Caalamka oo ka falceliyey. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Maxa dhacay kaddib aqoonsiga Qudus caasimada dadka...

0
0

Maxa dhacay kaddib aqoonsiga Qudus - dadka Yahuuda & shirkii jaraa'id Trump
Dec 6, 2017 -
Madaxweyne Trump ee mareykanka shir jaraa'id ayuu caawa ku aqoonsaday magaalada barakeysan ee Qudus iney tahay Magaalo Israa'iil.
Ra'isul wasaaraha Yahuuda Netanyahu ayaa isna warsaxafadeed ku qabtay Qudus " Waligeed ayey caasimad noo eheed Qudus sedex-kun oo sanno ayey noo eheed caasimad , dhulkii nabiyadeena iyo boqoradeena- waligeed ayey eheed rajadeena & riyadeena ee dhamaan umadda Yahuuda ee caalamka soo laabto kusoo noqda Israa'iil.
Boris Johnsan wasiirka arrimaha dibadda Uk waxu yiri waa welwel cusub.
Falastiin waxey sheegtay in dagaal ay gali doonto.
Turkiga waxa uu ku dhawaaqay shir degdeg ah oo dalalka Muslimka isugu imanayaan .
Therse May Raisul wasaaraha UK waxey tiri marna uma rarayo safaradeeda Qudus.
Shiinaha iyo Ruuska waxey ku shegeen dagaal cusub oo laga hurinayo barriga dhexe.
Falastiiniyiin carreysan oo gubay sawirka Trump.
Eeda ugu badan ee go'aankaan iyo faragalinta barriga dhexe ayaa lagu dhaleceeyay wiilka uu sodoga uyahay Trump ee Jared Kushner oo ah Yahuud iyo xitaa Trump oo asalkiisa uu ku abtirsado Isra'iil.
Marka lagareebo Turkiga ma jirto dal carbeed oo ka hadlay si toos ah arrimaha Falastiin ee Qudus.
Hussein Anteeno Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

oo Cisbitaal Digfeer Ku Gaas oo Booqday Qaar Kamid...

0
0

6th December 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 December 2017 cisbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday qaar kamid ah ciidanka Madaxtooyada oo dhaawac soo gaadhay dhowaan iyagoo ku guda jira difaaca dalkooda.
Madaxweynaha ayaa waxaa booqashada ciidanka ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Qorshayta Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Madaxtooyada dawladda Puntland.
Madaxweynaha Puntland ayaa kulan laqaatay maamulka cisbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho suu uga warayso xaaladda caafimaad ee saraakiisha, waxaana ay u xaqiijiyeen Madaxweynaha in guud ahaan ciidanka ay xaaladdooda caafimaad wanaagsan tahay, isla markaana ay maalinba maalinta ka danbaysa kasoo raynayaan.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa mid mid u qooqday saraakiisha dhowaan dhaawacu ka soo gaadhay qarax ay labeegsadeen sharwada yaasha tamarta yar, iyagoo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, waxaana uu Madaxweynuhu si naxaariis iyo masuuliyadu ku jirto ula-dareemay xaaladda ay ku jiraan, isla markaana waxa uu Alle uga baryey inuu u boogadhayo, caafimaad taamana Alle siiyo dhammaantood.
Dhinaca kale, Madaxweynaha ayaa sheegay in ciidanka ay waxyeeladani soo gaadhay iyagoo difaacaya dalkooda iyo dadkoodaba, waxaana ay kamid ahaayeen saraakiishani illaalada khaaska ah ee Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.=DHAMMAAD=XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Post navigation
- Falanqeeyn ku Saabsan Arrimaha Siyaasada iyo Amniga Dalka Heshiiska Beelaha Habar gidir -
storvideo: 

Heshiiska Beelaha Habar gidir

0
0

6th December 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Madaxweyne Farmaajo oo beesha Habar gidir ugu hambalyeey inay Jabuuti ku soo heshiiyeen
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay maamulka iyo shacabka Galmudug heshiiskan taariikhiga ah, isagoona ugu baaqay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali in ay u hoggaansamaan qodobadda heshiiskan, si buuxdana uga wada shaqeeyaan hirgelintiisa.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay maamulka iyo shacabka Galmudug heshiiskan taariikhiga ah, isagoona ugu baaqay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali in ay u hoggaansamaan qodobadda heshiiskan, si buuxdana uga wada shaqeeyaan hirgelintiisa.
Opslaet af Villa Somalia pa 6. december 2017

Munaasabadda dhameytirka saxiixa Heshiiskii ay isku afgarteen Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca, ayaa lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya, iyaddoo ay goob joog ka yihiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Wasiirka arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdi Faarax Juxa oo hishiiska ay gaaren labada dhinac qeyb ka saxiixay iyo mas'uuliyiin kale.
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Yariisoow, ayaa sheegay in hishiiska ay wada gaareen Galmudug iyo Ahlusunna uu ku qoran yahay in Sheekh Maxamed Shaakir uu noqonayo Wasiirka koowaad ee Galmudug, islamarkaana uu shir guddoomin doonno shirka Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug.
"Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) iyo Maxamed Cabdi Shaakir, ayaa heshiiska wada saxiixday, iyadoo Wasiirka Arrimaha Gudaha uu la saxiixay, Heshiiska waxaa ku qoran in Shaakir uu noqonayo Wasiirka koowaad ee Galmudug oo uu shir guddoominayo Golaha Wasiirada Galmudug" ayuu yiri Wasiir Yariisow.Hadaba halkan hoose ka Akhriso qodobada lagu heshiiyay.
Did you like this? Share it:
Post navigation
- oo Cisbitaal Digfeer Ku Gaas oo Booqday Qaar Kamid ah Ciidanka Madaxtooyada oo Dhaawac Soo Gaadhey.
storvideo: 

Mareykanka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimada Israel

0
0

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadi shalay ku dhawaaqay in Mareykanka uu si rasmi ah ugu aqoonsaday magaalada Qudus in ay tahay caasimada Israel.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live