Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Al Shabaab attack two police camps in Ijara

0
0

Al Shabaab terrorists have set on fire two police camps in Ijara, in the latest attack from the Somalia-based militant group.
The attackers also destroyed the main communication equipment used in the town before speeding off with a police land cruiser which is yet to be recovered.
A senior police officer briefed on the matter has told Capital News beat that no casualty was reported in the attack that occurred at 2 am.
Heavy security deployments have been deployed to hunt the terrorists thought to have escaped to Boni forest or to neighboring Somalia.
"We have officers tracking them with the help of the military because we need to get the police vehicle back," the officer speaking on condition of anonymity said.
The attackers also broke into shops in the town and stole several items.
"They destroyed property but luckily there is no casualty, but we suspect some of them must have escaped with injuries after a shootout with police," another officer said.
storvideo: 


UNISCO oo sheegtay inay qoraal rasmi ah ka heshay Israa'iil oo ay uga baxeyso

0
0

Hya'adda u qaabilsan dhaqanka iyo waxbarashada Qaramadda Midoobay ee loosoo gaabiyo UNISCO ayaa sheegtay inay qoraal rasmi ah ka heshay Israa'iil Axadii, kaasi oo Israa'iil ay ku go'aansatay inay marto waddadii Mareykanka oo ay isaga baxdo xubinnimada hay'adda.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo fariin u diray shacabka iyo siyaasiinta Soomaaliyeed

0
0

Qaahira ( Sh. M. Network )-Dr.C/qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Dowladda KMG ahayd ee Carta oo ku sugan Dalka Masar ayaa siweyn uga hadlay xaaladda dalka uu marayo iyo rajada laga qabo in dalka uu markale cagihiisa isku taago, isagoo sheegay in ay jirto rajo fiican.
Madaxweyne C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay waxyaabihii hor istaagay dowladii KMG ee uu hoggaaminayay,wuxuuna sheegay in burburka dalka ka dhacay uu sabab weyn u yahay in waxkasta ay qaataan xalintooda muddo.
Dowladda Federaalka, Siyaasiinta Soomaaliyeed iyo Shacabka ayuu ugu baaqey in ay gacamaha isqabsadaan oo ay ka shaqeeyaan sidii loo xoojin lahaa hanaanka Dowladnimo ee dalka,isagoo xusay in uu dalka haatan waxbadan uu kaga duwan yahay xiligii uu talada hayay,wuxuuna xusay in Dowladda Federaalak Soomaaliya iyo Dowlada Goboleedyada ay maamulaan guud ahaan Dalka.
Wuxuu Dr C/qaasim Salaad Xasan u ugu baaqay waxa uu ugu yeeray Siyaasiinta Mucaaradka ah in ay la yimaadaan aragti wax dhisaysa oo ay saxaan dowladda hadii qaladaad ay jiraan,balse aan loo baahnayn mucaarad ka shaqeeyan aragti Dal burburin iyo dowlada diidnimo ah mar uu lahadlayay VOA.
“Faa’idada aan helnay laga soo bilaabo dowladihii KMG ahaa ayaa waxaa kamid ah in dalka uu aqoonsi buuxa uu heley burburkii kadib,in calankii Soomaaliyeed laga taagay xarunta Qm iyo guud ahaan wadamada Caalamka,haatana waxaan rajaynayaa in Dalka iyo Dadkuba ay degaan,wadankasta oo burbur uu soo maray muddo ayay qaadataa in dib uu u soo kabmo,balse waxaa loo baahan yahay in qabyaalada meel la iska dhigo,oo laga shaqeeyo qaranimada Soomaaliyeed dib u soo celinteeda,taasina rajo weyn ayaan ka qabnaa”, Ayuu yir Dr C/qaasim.
Mudane C/qaasim Salaad Xasan ayaa sidoo kale tilmaamay hadii Madaxda Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay gacmaha isqabsadaan Dalka uu hormar intan ka badan uu gaaraya, isagoo Madxada Qaranka ugu baaqay in ay sii labo jabaaraan Dadaalka ay ugu jiraan hormarinta Shacbkooda iyo Dalkoodaba.
Ugu dambeyntii Mudane C/qaasim Salaad Xasan ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta in ay garab istaagan Dowladda si dowladdu ay cageheeda isku taagto,taasi oo uu ku tilmaamay in ay tahay wadada keliya lagu heli karo hormar iyo dowladnimo.

The post Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo fariin u diray shacabka iyo siyaasiinta Soomaaliyeed appeared first on Shabelle.

Wasiirka Maaliyadda oo saxiixay 2.7 $ Malyan oo...

0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo Doolaarka Maraykanka ah, taasoo wax looga qabanayo Abaaraha iyo Biyo la'aanta ka jirta Gobolada DalkaSoomaaliya.
Heshiiskani Dhaqaalaha xambaarsan waxaa bixinaya NGO-ga NRC oo kaashanaya Bangiga Aduunka, lacagtaaso ayaa waxaa looga gol leeyahay in wax looga qabto abaaraha ka jira Dalka Soomaaliya iyo waliba Biyo la'aanta ka jirta, waxaana ka faaideysan doona marka la hirgaliyo Bulsho badan oo u baahan kaalmadaasi.
Saxiixa Wasiirka Maaliya iyo Madaxa Hey,adda N R C ayaa ku saleeystaa Nidaamkii balanqaadka horey u dhexmaray Wasarada Maaliya Soomaliya iyo hey,adda lacagata aduunka I M F-ta, waxa uuna la xariiray howlaha Maaliyadeed ee ay Wasaraddu ku guuleeysatay.ddaWasiirka Maaliya mudane Cabdirixmaan Ducaale Beyle waxa uu faah faahin ka bixiyay meelaha muddan in wax looga qabto Degaanada Maamul-goboleedyada dalka ka jira.
Madaxa hey,ada Barnabaa Asarg ayaa u mahadceliyay Wasaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya, nidaamka wada shaqeyneed ee dhexmaray labada dhinac.
27 sano waa marki ugu horreysay ee Wasaarada Maaliyadda ay Maamusho Mashruuc loogu talagalay deegaanada Doowlad goboleedyada Dalka.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleWasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo sheegay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab la kordhinayo

storvideo: 

Waxaan Halkani Ka Salaamayaa Wasiirka Cusub Ee...

0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Waxaan halkani Ka Salaamayaa Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Gaashaandhiga -Xil-Axmed Maxamed Cabdi.
Daawo Muuqaalkaasi:
[embedded content]
storvideo: 

Waxaan Halkani ka Salaamayaa Madaxweynaha Qaranka...

0
0

Hargeysa(Togaherer)-Waxaan Halkani ka Salaamayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Bulsho Weynta Somalilandba- Xil Mubaarik.
Xildhibaan Mubaarik Axmed jaamac kana Tiran Mudanayaasha aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Madaxweynaha qaranka somaliland Md- Muuse Bixi cabdi ku bogaadiyey musuqmaasuqa uu la dagaalamayao iyo Golaha wasiirada Kooban ee uu soo dhisayba.
Halkani ka Daawo Muuqaalkaasi:
[embedded content]
storvideo: 

UNISCO oo sheegtay inay qoraal rasmi ah ka heshay...

0
0

Hya'adda u qaabilsan dhaqanka iyo waxbarashada Qaramadda Midoobay ee loosoo gaabiyo UNISCO ayaa sheegtay inay qoraal rasmi ah ka heshay Israa'iil Axadii, kaasi oo Israa'iil ay ku go'aansatay inay marto waddadii Mareykanka oo ay isaga baxdo xubinnimada hay'adda.
Mareykanka iyo Israa'iil ayaa ka xumaaday qaraaro taxane ah oo hay'adda UNISCO ay mid ka mid ah ugu sheegtay Israa'iil inay Qudus tahay magaalo la heysto oo ay xoog ku heysato.
Israa'iil ayaa leh sagaal xaruma dhaqameed oo qadiimi ah ooo ku jira liiska hay'adda UNISCO ee waxyaabaha qadiimiga ee caalamka, waxaana ka mid ah xarunta King Herod oo horey loogu yaqiinay Masada kuna taala xadka Israa'iil iyo Urdun Dead Sea.
Madaxad hay'adda UNISCO Audrey Azoulay, ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay go'aanka Israa'iil ay ug baxday xubinimada hay'adda.
Maraykanka iyo Israa'iil ayaa horey u sheegay in ay ka baxayaan hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO oo ay ku eedeeyeen waxa ay ku sheegeen in ay ka xagliso Israa'iil.
Wasaaradda arimaha dibadda Maraykana ayaa sidoo kale waxay eedaha loo soo jeediyey ee ah in aanay muddo lix sanadood ah bixinin qaaraankii ku waajibay ee ururkaa la siin jiray kaga jawaabay in sababta ay u joojisay tahay xubinnimada hay'addaa laga siiyey maamulka Falastiiniyiinta.
Madaxa UNESCO. ayaa xiligaasi ka xumaatay go'aankaa, weriye ka tirsan BBC-duna wuxu sheegayaa in go'aankani tusaale u yahay dhaleecaynta madaxweyne Trump ku hayo dhaqaalaha dalkiisu siiyo hay'adaha Qaramada Midoobay.
storvideo: 

Wareysi-Somaliland Hawadeeda,Baddeeda iyo...

0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi-Somaliland Hawadeeda,Baddeeda iyo Dhulkeeduba waxay ku qoran yihiin Xeerka Africa_Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Xil-C/qaadir maxamed Xasan.
Halakani kaga Boggo kana Daawo-wareysigaasi oo uu inoo daadihin doono Mr-Ayuubi.
[embedded content]
storvideo: 


Al-shabaab oo gubay xeryo ay leeyihiin Booliiska Kenya.

0
0

Ururka Al-shabaab ayaa gubay laba xero Booliiska Kenya ay ku lahaayeen degaanka Ijara ee gobolka Waqooyi bari,sida ay soo werisay Idaacadda CapitalFM.
Idaacadda ayaa sidoo kale sheegtay in Alshabaab ay burburiyeen Qalabkii Isgaarsiinta ee degaankaasi,islamarkaana ay sii ka xaysteen gaari nooca land cruiser oo Booliisku ay lahaayeen.
Sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska ayaa sheegay in aan wax khasaare nafeed ah ka dhalan weerarka oo dhacay 2 am ee subaxnimadii saaka.
Dagaallamayaasha ayaa dhac u geystay dukaanno ku yaalla Ijara sida laga soo xigtay sarkaalka.
Ciidamo xooggan ayaa loo diray halkaas si ay u baacsadan dagaalyahannada oo la rumaysanyahay in ay u carareen kaymaha Boni ee dhinaca Xadka Soomaaliya.
The post Al-shabaab oo gubay xeryo ay leeyihiin Booliiska Kenya. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Buhari oo dad dhintay xilal u magacaabay

0
0

Madaxweynaha Nayjeeriya Muhammadu Buhari ayaa dad dhintay u magacaabay xilal guddiyo iyo wakaalado dawladda hoos yimaada. Ku xigeenkii hore ee taliyaha booliska iyo baadari oo labadaba dhintay horraantii sannadkan ayaa xilal loo magacaabay.

Buhari oo dad dhintay xilal u magacaabay

0
0

Madaxweynaha Nayjeeriya Muhammadu Buhari ayaa dad dhintay u magacaabay xilal guddiyo iyo wakaalado dawladda hoos yimaada.
Magacaabidda dhowr qof uu u magacaabay madaxweynaha hay'ado dawli ah ayey dad badani u arkeen khalad si nacasimo ah uga dhacay xukuumadda Nayjeeriya.
Francis Okpozo oo hore Senetor u ahaa, dhintayna Disembar 2016, ayuu magaciisa ka soo muuqday liiska in ka badan 1,400 oo qof oo xukuumaddu xilal u magacwday.
Xilka loo magacaabay ayaa ah inuu hogaamiyo golaha saxaafadda Nayjeeriya.
Ku xigeenkii hore ee taliyaha booliska iyo baadari, kuwaasoo labadaba dhintay horraantii sannadkan, ayaa iyagana xilal loo magacaabay.
Dad badan oo reer Nayjeeriya ah ayaa aad ula yaabay in magacyada dad dhintay lagu arko liiska dadka ay xukuumaddu xilalka u magacawday.
Laakin afhayeen u hadlay madaxweyne Buhari ayaa BBC u sheegay in liiska la diyaariyey laba sano ka hor, sida muuqatana aan dib u eegis lagu samayn ka hor intii aan la shaacin Jimcihii.
Wuxuu sheegay in mowtada liiska ku jirta la beddeli doono.
storvideo: 

Al Shabaab oo gubay Saldhigyo Ciidamada Kenya ay ku...

0
0

Nairobi ( Sh. M. Network )-Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabab ayaa weerar culus ku qaaday 2 Saldhig oo Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin magaalada Ijara ee dalkaasi Kenya.
Waxaana Al Shabaab ay dab qabadsiiyeen qaar ka mid ah Xafiisyada Saldhigyadaasi iyo xarunta shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom, iyagoo horay u sii ka xeystay 2 gaari oo ah nuuca Gaari Land Cruiser-ka.
Sarkaal ka tirsan Booliska Kenya oo dhacdadaasi kadib la hadlay Wargeyska Capital News ee dalkaasi ayaa sheegay in aysan jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay weerarkaasi, islamarkaana waxa uu sheegay in Kooxihii ka dambeeyay ay u baxsadeen dhinaca Keymaha Booni ee dalkaasi Kenya.
Sidoo kale sarkaalkan ayaa sheegay in kooxdaasi ay intii magaalada ku sugnaayeen ay jabsadeen Dukaamo dhowrn ah oo ku yaalay magaaladaasi, islamarkaana ay ka qaateen Alaabo kala duwan.
Xarakada Al Shabab ayaa had iyo jeer weeraro gaadma ah ku qaada Fariisimaha Ciidamada Kenya ay ku leeyiihiin gudaha dalkaasi.
storvideo: 

War deg deg ah Madweyne Farmaajo Oo amray in la soo...

0
0

War deg deg ah Madweyne Farmaajo Oo amray in la soo xiro dhamaan ciidamadii weeraray guriga Cabdiqeyb diid
Dec 30, 2017 -
War hada soo dhacay ayaa sheegayo ciidamo uu tababaray dowlada Emaraadka ee ku sugan magalaada Muqdisho ayaa maanta weeraray hooyaga uu ka dagan yahay magalada Muqdisho sanatoor Cabdi Xasan Cawaale qeyb diid
Weerarka ayaa looga go lahaa in wax loogu dhimo xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeyo dowlada iyo Senar cabdi Xasan Cawaale Qeybdiiid
Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku amray taliyah ciidanka Soomaliya in dhamaan la soo qab qabto ciidankii weerarka qaaday iyo qofka amarka bixiyey
Ciidamadaan ayaa la sheegayaa in ay toos uga amar qataan Cumar Cabdirashiis Cali Sharmaake isaguna uu amarkaasi bixiyey waxaase dadka shakiga siigaliyey shirkii shalay Emaraadka Carabta iyo weerarka maanta lagu qaaday Cabdiqeybdiid
Dhanka kale war shalay soo baxay ayaa sheegayo in dowlada Emaraadka Carabta ay qaarajin rabeen Madaxweynaha Soomaliya mudan Farmaajo Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

MD Famaajo oo amray in baaritaan lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” ayaa si kulul uga hadlay weerarkii goor dhaweyd lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
Waxaana uu amray Taliyaha Ciidanka Xoogga in baaritaan deg deg ah uu ku sameeyo Ciddii ka dmabeysay weerarkaasi.
Halkaan hoose ka Akhriso:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/12/cada-271x420.jpg 271w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/12/cada.jpg 405w" sizes="(max-width: 411px) 100vw, 411px" />
 
The post MD Famaajo oo amray in baaritaan lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid appeared first on Shabelle.

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA...

0
0

Munaasabadan ku saabsaneyd Daah-furka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Aqalka Sare ee Baarlammaanka, Golaha Wasiirada, Xildhibaanno, Mas'uuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga, Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka, Aqoonyahano iyo Marti-sharaf aad u fara badan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabada oo aad u xiiso badneyd ayaa [...]
storvideo: 


Guriga sen. Cabdi Qaybdiid oo la weeraray

0
0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cidda weerartay guriga Senetor Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo duhurnimadii Sabtida ciidan hubaysan oo loo malaynayo inay kuwa dawladda yihiin ay xoog ku galeen. Xilliga weerarku uu dhacay, Mr Qaybdiid waa uu ka maqnaa guriga, mana jiro wax khasaare nafeed ah oo halkaa ka dhashay.

Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo kulan ka yeeshay Darbiga Kenya ay ka dhiseyso Xadka Soomaaliya

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddiga Difaaca ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan gaar ah ka yeeshay Darbiga ay Dowladda kenya dhiseyso Xadka ay la wadaagto Soomaaliya.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Vila Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa diirada lagu saaray dhismaha Darbigaasi oo la sheegay in gudaha loo soo galiyay Dhulka Soomaaliya.
Ilo ku dhow kulanka ayaa sheegay in markale lagu balamay in Beri la’isku yimaado, si loo falanqeeyo arrimahaasi.
Waxaana la filayaa in kulanka Beri la soo gabagabeeyo, islamarkaana laga soo saaro War-murtiyeed ku aadan waxa uuka qabo  Baarlamaanka Soomaaliya dhismaha Darbigaasi.
Dowladda Kenya ayaa xireyso Xadka ay la wadaagto Soomaaliya cabsi ay ka qabto darteed weerarada Al Shabaab ay ka geystaan gudaha Dalkaasi.
The post Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo kulan ka yeeshay Darbiga Kenya ay ka dhiseyso Xadka Soomaaliya appeared first on Shabelle.

Guriga sen. Cabdi Qaybdiid oo la weeraray

0
0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cidda weerartay guriga Senetor Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo duhurnimadii Sabtida ciidan hubaysan oo loo malaynayo inay kuwa dawladda yihiin ay xoog ku galeen.
Xilliga weerarku uu dhacay, Mr Qaybdiid waa uu ka maqnaa guriga, mana jiro wax khasaare nafeed ah oo halkaa ka dhashay.
Senetor Cabdi qaybdiid oo goor dambe saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in taliyaha nabadsugidda ee gobolka Banaadir uu ku wargeliyey in guriga ay soo weerareen 'ciidamo ka amar qaata Iimaaraadka carabta'.
Ka gudub Twitter daabacaad W.Q @TheVillaSomalia
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku amray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka inuu baaritaan degdeg ah ku sameeyo falkii sharci darrada ahaa ee lagu galay hoyga Senator Cabdi Qaybdiid. Cid walba oo ku lug yeelata waxaa lala tiigsan doonaa sharciga.-- Villa Somalia (@TheVillaSomalia) 30 Bisha Laba iyo Tobnaad 2017
Dhammaadka Twitter daabacaadda qore @TheVillaSomalia
Barta Twitterka ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa iyadana lagu qoray in madaxweynaha Soomaaliya uu taliyaha milateriga ku amray in baaritaan lagu sameeyo dhacdadaas, ayadoo 'ciddii ku lug yeelatana sharciga lala tiigsan doono'.
Sawirro laga soo qaaday guriga Sen. Cabdi Qaybdiid ayaa muujinaya burbur loo gaystay agabkii guriga yiillay.
storvideo: 

Wasiirka Maaliyadda oo saxiixay lacago loogu...

0
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo Doolaarka Maraykanka ah, taasoo wax looga qabanayo Abaaraha iyo Biyo la'aanta ka jirta Gobolada DalkaSoomaaliya. Heshiiskani Dhaqaalaha xambaarsan waxaa bixinaya NGO-ga NRC oo kaashanaya Bangiga Aduunka, lacagtaaso ayaa waxaa looga gol [...]
storvideo: 

Dagaal ooge la raali geliyey

0
0

30th December 2017 admin Category :
Madaxweyne Farmaajo oo ka xumaaday dagaal ooge gurigiisa la weeray iyo alaab uu hora Muqdisho uga bililiqaystay oo la sheegay in dhibaato soo gaartay. Cabdi Qaybdiid, Waa Soomaaliga nool oo hal maalin hal meel ku wada wada dilay dhowr boqol oo qof
Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiiid Oo Ka War Bixiyay Weerar Ay Maanta Gurigiisa Ku Qadeen Ciidano Ka Tirsan Nabad Sugida Fadlan Ha Dhaafin Adigo Like Saarin Pagekan
Opslaet af We love Galmudug state pa 30. december 2017

storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live