Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dhageyso Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo Kenya u...

$
0
0

Xogheyaha Gudiga difaaca golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Xersi Warfaa oo qeyb ka ah wefdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha ee ku sugan Balad Xaawo ayaa ka warbixiyay ujeedkooda iyo waxyaabihii u qabsoomay.
Waxa uu sheegay in ay tageen halka Kenya iskudayday in ay ka dhisto derbiga kenya balse ay ka hortageen Shacabka Balad Xaawo isla markaana waxyaabihii ay ku arkeen Shacabka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka la wadaagi doonaan.
Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in marnaba aan la ogolaan doonin in taako ka mid ah dhulka Soomaaliya in ay ku soo xadgudubto dowladda Kenya.
Ugu dambeyn waxa uu sheegay in markii ay dib ugu soo laabtaan Magaalada Muqdisho ay xaqiiqda jirta ay horgeyn doonaan Xildhibanada Golaha Shaacabka SoomaaliyaHoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Sadiiq Warfaa.
http://somalisan.net/wp-content/uploads/2018/01/Xildhibaan-Sadiiq-Warfaa...
Dhanka kale
Waxaa magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ka dhacay kulamo looga hadlayo xal u helida xisadaha ka taagan degmadaasi,kadib markii Dowladda Kenya ay bilowday in derbi ay halkaasi ka dhisto,taasi oo keentay kacdoon ay sameeyaan dadka deegaanka ah.
Waxaa ka qeybgalaya kulamadaasi xaqiiqo raadinta ah wafdi isugu jira Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Amniga,xildhibaano,madaxda Dowlada Goboleedka Jubbaland,gudiga xuduudaha iyo guddiga Difaaca iyo amniga ee baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa) oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedka socdaalkooda ee Gobolka Gedo.
"Waxaan meeshaan ku tagnay wafdi isugu jira Wasiiro,xildhibaano iyo Madaxweynaha Jubbaland,ujeeda socdaalkayna wuxuu yahay sidii aan ugu kuurgali lahayn, xaaladaha ka taagan magaalada Baladxaawo,waxaan marka hore ka degnay Doolow si fiican ayaa nalaku soo dhaweeyey,hadana waxaan joognaa Baladxaawo,waxaan tagnay meesha derbiga laga dhisayo,arin kale ma ahan waa inta u dhexeysa labada magaalo,si farsamo ah ayaa lo galayaa xaqiiqda ayaa la ogaanayaa,waxaana jira guddi farsamo", ayuu yiri Wasiir (Juxa)
Waxaa uu sheegay Wasiirka in rajo wanaagsan ay ka qabaan in arrintaasi xal laga gaaro,isagoo xusay in shacabkuna ay ku qanceen dadaalka xaqiiqo raadinta ah oo ay wadaan mas'uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dhawaan degmada Baladxaawo waxaa ka dhacay banan baxyo rabshado watay,kuwaasi oo looga soo horjeedo derbiga Dowladda Kenya ay ka dhisayso inta u dhexeysa halkaasi,taasi oo soo dedejisay qeylo dhaanta shacabka iyo jawaabta ka soo baxday Dowladda Soomaaliya.
Share this:
Related
storvideo: 


Iminkana Masaajidada iyo Amarka la dul dhigay

$
0
0

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu amray dhammaan Goobaha lagu barto Diinta sida Dugsiyada Quraanka Kariimka iyo Xarumaha kale ee lagu barto Sharceecada Islaamka.
Warka Qoraalka ah ee ka soo baxay Wasaaradda ayaa waxaa la ogeysiiyay dhammaan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta lagu barto ee ku yaalla Magaaladda Muqdisho iyo dhammaan Gobolada dalka Soomaaliya.
Share this:
Related
storvideo: 

Xubnaha Aqalka Sare oo ku amray hey.adaha amaanka in...

$
0
0

Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaraar ka soo saaray weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka degen yahay magaalada Muqdisho.
Qaraarka ayaa lagu amray in maxkamad la soo taago ciidamadii ka qeyb qaatay weerarkii ka dhacay hoyga Senator Cabdi Qeybdiid, waxaana sidoo kale laga dalbaday wasaaradda gaashaandhiga in si deg deg ah maxkamad u hor geeyaan ciidamada weerarka fuliyay.
Hoos ka akhriso qaraarka Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka:?????????????????????????????????????????????????????????
Share this:
Related
storvideo: 

War deg deg ah Kooxo Hubeysan goor dhawayd toogasho...

$
0
0

Gudoomiyaha maxkamada Ciidamada aabihii Cali Nuur Shuute oo ahaa aabaha dhalay Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda 1aad ee Ciidamadda Qalabka Sidda ee Soomaaliya Garyaqaan Col Xasan Cali Nuur Shuute-
Kooxda falka dilka ah geysatay ayaa goobta ka baxsaday waxaana gaaray ciidanka dagmada dharkeynley oo baritano ka bilaabay lagu ogaanayo cidii falkaa ka danbeysay
Share this:
Related
storvideo: 

Kooxo Hubeysan oo Caawo Dil ka geystay Degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir.

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Wararka aan ka heleyno degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir ayaa ku soo warramaya in Kooxo Hubeysan ay Caawa ku dileen Xaafadda Suuqa Boocle ee degmada Dharkeynleey Cali Nuur Shuute oo ah Aabaha Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.
Wararka qaar ayaa sheegaya in dhaawac loo qaaday kadib weerarkaasi ay fuliyeen Kooxaha Bastooladleyda.
Walow inta badan dadka deegaanka ay sheegeen in uu Geeriyooday Marxuum Cali Nuur Shuute oo dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute.
Wixii ku soo kordha kala soco Radioshabelle.com.
The post Kooxo Hubeysan oo Caawo Dil ka geystay Degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir. appeared first on Shabelle.

Kooxo Hubeysan oo Caawo Dil ka geystay Degmada...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Wararka aan ka heleyno degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir ayaa ku soo warramaya in Kooxo Hubeysan ay Caawa ku dileen Xaafadda Suuqa Boocle ee degmada Dharkeynleey Cali Nuur Shuute oo ah Aabaha Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.
Wararka qaar ayaa sheegaya in dhaawac loo qaaday kadib weerarkaasi ay fuliyeen Kooxaha Bastooladleyda.
Walow inta badan dadka deegaanka ay sheegeen in uu Geeriyooday Marxuum Cali Nuur Shuute oo dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute.
Wixii ku soo kordha kala soco Radioshabelle.com.
storvideo: 

Masuul ka tirsan dowlada oo Aabahii caawa llafu...

$
0
0

Masuul ka tirsan dowlada oo Aabahii caawa llafu dilay magaalada Muqdiaho
Jan 2, 2018 -
- Wararka inaga soo gaaraya xaafada Suuq-boocle ee degmada Dharkeynley ayaa waxa ay sheegayaan Dabley hubeysan in caawa gurigiisa ay ku dileen Cali Nuur Shuute oo ahaa Aabaha dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute.
Koox ku hubeysneyd Bastoolado ayaa Cali Nuur gurigiisa ugu galay, kadib waxa ay ku dhextoogteen gurigiisa, sida ay inoo sheegeen qaar ka tirsan dadka degaanka.
Ciidamada ammaanka oo hubeysan ayaa gaaray goobta uu falka ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka soo qaadeen Meydka Marxuumka. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Qaybo Kamid Ah...

$
0
0

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 January 2018 waxa uu kormeeray qaar kamid ah xarumaha dawladda ee magaalada Gaalkacayo .
Madaxwaynaha ayaa waxaa kormeerka ku wehelinayay maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan taliska ciidamada Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale.
Goobaha uu booqday Madaxwaynu ayaa waxaa kamid ahaa, kaantaroolka koonfureed ee magaalada Gaalkacayo, dhismaha dugsiga nabadda [peace school] dhismaha maxjarka magaalada, kaamka qaxootiga ee Samawade, xarumaha ciidamada Daraawiishta iyo Booliska ee magaalaga Gaalkacayo.
Madaxwaynaha Puntland ayaa waxa uu kormeerkiisa ka bilaabay kaantaroolka koonfureed ee magaalada Gaalkacayo, waxaana uu halkaasi Madaxwaynuhu kula kulmay saraakiisha kaantaroolka, isagoona ka xog waraystay saraakiishaasi sida ay u socoto shaqada kaantaroolku.
Sidoo kale Madaxwaynaha ayaa waxaa uu booqday Maxjarka wayn ee magaalada Gaalkacayo kaas oo dhismihiisa ay hirgelisay dawladda Puntland, Isla markaana waxa uu Madaxwaynuhu soo kormeeray guud ahaan dhismaha maxjarka oo heer geba geba ah maraya.
Dhinaca kale Madaxweynaha dawladda Puntland oo sii wata kormeerkiisa shaqo ayaa waxaa uu kormeeray kaamka Samawade oo ah kaam ay ku nool-yihiin dad barakacayaal ah, kuwaasi oo ay wax yeelaysay abaartii ku dhufatay deegaanadii ay ku noolaayeen, dadka barakacayaasha ah ee kaamkaasi ku nool ayaa Madaxwaynaha uga xog waramay xaaladdooda nololeed iyo tan caafimaadba.
Ugu danbayn, Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiinta kale ee kormeerka ku helinaysey ayaa waxa ay booqdeen goobo ay kamid ahaayeen Xarumaha ciidamada Daraawiishta iyo Booliska, waxaana uu kula dardaarmay Madaxweynu shacabka gobolka Mudug inay ilaashadaan nabad-gelyadooda, xasiloonidooda, horumarkooda iyo wada-jirkoodaba madaama ay yihiin dad ehel ah oo walaalo ah.-DHAMMAAD-XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.
The post Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Qaybo Kamid Ah Xarumaha Dawladda ee Gaalkacayo. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 


Dowladda Soomaaliya oo amartay in ay is-diiwaan...

$
0
0

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka SONNA,ayaa lagu amray dhammaan xarumaha qaabilsan Arrimaha Diinta ee dalka in ay isa-soo diiwaan-geliyaan.
Wasaaradda ayaa amar ku bixisay in ay is-diiwaan-geliyaan dhammaan Dugsiyada Qur'aanka,Macaa'hidda Shareecada iyo Masaajidda ku yaaalla guud ahaan dalka,waxaana loo qabtay muddada u dhexaysa 15/1/2018 ilaa 15/3/2018,sidoo kale waxaa is-diiwaan-gelinta ku jira dhammaan shaqaalaha ka hawlgala xarumahaasi,sida qoraalka ku xusan.
Goobaha Diinta ee ku yaalla gobolka Banaadir ayaa Wasaaraddu ku amartay in ay iska diiwaan-geliya Xarunta dhexe ee magaalada Muqdisho,halka kuwa gobolladana lagu amray in ay iska diiwaan-geliyaan Xarumaha wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta ee heer Dowlad Goboleed.
Wasaaradda ayaa ugu dambeyn amar ku bixisay in la joojiyo boobka lagu hayo hantida Waqafka ah ee raacsan Maajidda dugsiyada Qur'aanka iyo wixii lamid ah.Halkaan ka akhriso War-Saxaafadeedka.
The post Dowladda Soomaaliya oo amartay in ay is-diiwaan-geliyaan Masaajidda iyo Xarumaha kale ee Diinta. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Give residents guns, let them go into Boni Forest to fi nish Shabaab, Godhana says

$
0
0

Tana River Governor Dhadho Godhana wants the national government to give residents in counties bordering Boni Forest guns. He said the ammunition will allow residents pursue al Shabaab militia.
Godhana said rising crime has led to residents in Lamu, Tana River and Garissa living in fear, which has hurt development.
The governor issued a New Year’s speech during celebrations at the county headquarters in Hola yesterday. Godhana said terrorist attacks have increased, despite the heavy presence of security personnel.
He said if men, youth, and women are given guns, they would go into the forest and wipe out al Shabaab.
“If the government has failed let it give us the permission to work as Tana River, Ijara, and Lamu and come up with a solution,’’ he said. The governor spoke two days after a Police land-cruiser was stolen and a section of Ijara AP station in Garissa burnt by al Shabaab on Friday night.
The post Give residents guns, let them go into Boni Forest to fi nish Shabaab, Godhana says appeared first on Shabelle.

Five security officers killed in Mandera Shabaab attack

$
0
0

Five security officers were killed on Tuesday in an attack by suspected Al-Shabaab terrorists on the Elwak-Kotulo road in Mandera.
The attackers also burnt a police lorry while several officers were injured in the evening ambush.
Mandera South deputy county commissioner Daniel Bundotich said three police reservists and two Administration Police officers died in the attack.
"We lost five security officers in the attack while on patrol on Elwak-Kotulo road," he said.
The second contingent of GSU personnel that was responding to the first attack was also ambushed, Mr Bundotich added.
LORRY BURNT
Nation established that the lorry that was burnt was the one the GSU officers were in.
The terrorists are said to have attacked the first security group of APs, police reservists and regular police officers as they patrolled the notorious Elwak-Kotulo stretch.
"Combined forces were on patrol before being ambushed by suspected Al-Shabaab militants at Dubacity around midday. A team responding to the attack was also attacked and their lorry burnt,'' said Mr Bundotich. He added that another team was being assembled to respond to the two attacks.
In November, two police vehicles were burnt to ashes in the same area, compelling police to stop escorting buses.
SAFER ROAD
Buses on the Mandera-Nairobi route have since switched to Marsabit-Moyale road, which is considered safer.
According to Mr Bundotich, a gun fight ensued before the suspected militants retreated.
"We are sure of more casualties on their side, considering the ground evidence," he said
On Sunday, KDF killed five suspected Al-Shabaab terrorists believed to have been involved in an attack on Ijara Police Station in Garissa.
KDF spokesman David Obonyo said a vehicle that had been taken away by the terrorists during the attack on the police station was destroyed after explosives it was carrying exploded during a gun fight that ensued between the soldiers and the militants.
storvideo: 

Give residents guns, let them go into Boni Forest to...

$
0
0

Tana River Governor Dhadho Godhana wants the national government to give residents in counties bordering Boni Forest guns. He said the ammunition will allow residents pursue al Shabaab militia.
Godhana said rising crime has led to residents in Lamu, Tana River and Garissa living in fear, which has hurt development.
The governor issued a New Year's speech during celebrations at the county headquarters in Hola yesterday. Godhana said terrorist attacks have increased, despite the heavy presence of security personnel.
He said if men, youth, and women are given guns, they would go into the forest and wipe out al Shabaab.
"If the government has failed let it give us the permission to work as Tana River, Ijara, and Lamu and come up with a solution,'' he said. The governor spoke two days after a Police land-cruiser was stolen and a section of Ijara AP station in Garissa burnt by al Shabaab on Friday night.
storvideo: 

Suspected US drone carries out an airstrike near Awdhegle town

$
0
0

A suspected unmanned US aircraft carried out an airstrike in Lower Shabelle region of Southern Somalia on Tuesday, the first raid in the beginning of the new year.
Sources said the airstrike struck a vehicle ferrying 10 people. It’s not clear who were the occupants of the bus traveling on the outskirts of Awdhegle controlled by Al Shabaab.
The details of the casualties remain sketchy. The local administration did not respond to a Radio Shabelle request for comment on the attack.
Al Shabaab is yet to release a statement regarding the reported airstrike.
The post Suspected US drone carries out an airstrike near Awdhegle town appeared first on Shabelle.

Suspected US drone carries out an airstrike near...

$
0
0

A suspected unmanned US aircraft carried out an airstrike in Lower Shabelle region of Southern Somalia on Tuesday, the first raid in the beginning of the new year.
Sources said the airstrike struck a vehicle ferrying 10 people. It's not clear who were the occupants of the bus traveling on the outskirts of Awdhegle controlled by Al Shabaab.
The details of the casualties remain sketchy. The local administration did not respond to a Radio Shabelle request for comment on the attack.
Al Shabaab is yet to release a statement regarding the reported airstrike.
storvideo: 

Wasiirka Qorshaynta iyo Bulshada reer Ceel daahir

$
0
0

Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey gobolka Sanaag, waxana soo dhoweyntiisa ka qayb galay Isimo, Cuqaal , guurti , dhalinyaro , haween , ciidamada kala duwan , Maamulka heer gobol heer degmo .
Wasiirka waxa weftigiisa ka mid ahaa Xildhibaano heer Federaal ah , Wasiiro iyo Xildhibaano Puntland ka mid ah , saraakiil iyo agaasimayaal .
Safarka Wasiirka oo runtii taariikhi ah wuxu booqday mashruuca barakaysan ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo , Jaamacada Maakhir , Xabsiga Dhexe ee qabyada ah iyo meelo kale oo shaqo horumarineed ka socoto.Wasiirku intii aanu soo gaadhin waxa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalooyinka Ceeldaahir , Cawsane , Midigale , Rad iyo Gumar .
[embedded content]
storvideo: 


Trump oo Pakistan ku eedeeyay been

$
0
0

Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGESImage captionTrump ayaa horay u sheegay in Pakistan ay gabaad siiso argagixisada
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dawladda Pakistan in ay khayaanayso Maraykanka iyadoo balaayiin doolar oo gargaar ah la siinayo.
Twitterkiisii u horreeyay ee uu sannadkan cusub soo dhigo ayuu Pakistan ku eedeeyay in uu gabaad siinayo argagixisada.
Pakistan ayaa Twitterkaas si car leh uga jawaabtay, waxayna sheegtay in dhamaan deeqda la siiyo si fiican loo maareeyo Trumpna uu "ka gubanayo jabka uu Maraykanku kala kulmay Afghanistan".
Maraykankan ayaa ka baaraan dagaya in uu xanibo in kabadan 250 milyan oo doolar oo deeq ah oo Pakistan loo diri lahaa bisha Agoosto.
Tallaabadaas ayaa loo arkaa in ay dhalisay Pakistan oo u muuqda in uu ku guuldaraystay si wayn wax uga qabashada la dagaalanka argagixisada, sida uu ku warramay wargeyska Ney York Times.

"Maraykanku si doqonimo ah ayuu Pakistan u siiyay in kabadan 33 bilyan oo doolar oo deeq ah 15kii sano ee la soo dhaafay, wax aan been iyo khayaano ahaynna kama aanaan helin, iyaga oo u malaynaya in hogaamiyeyaashanadu ay doqomo yihiin," ayuu Twitterka ku qoray Trump.
Wuxuu intaas ku sii daray "gabaad ayay siiyaan argagixisada aan Afghanistan ku ugaarsanayno, caawimaad yar ayaana ka helnaa" taasina ma sii jiri doonro!"
Xuquuqda Sawirka @realDonaldTrump@REALDONALDTRUMP
Wasiirka arrimaha dibadda ee Pakistan Khawaja Asif ayaa telefishinka Geo TV ee Pakistan u sheegay "Maraykanka waxaan horayba ugu wargalinay in aysan jirin wax dheeraad ah oon qabanayno, marka Trump "dheeraadkiisu" wax ahmiyad ah ma laha.
Pakistan waxay si cad Maraykanka ula wadaagtaa macluumaadkaste oo ku saabsan qaabka loo adeegsado deeqda Maraykanka laga helo.
Xigash Bbcdap
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

22 sanadood kadib geeridii Maxamed Siyaad Barre

$
0
0

Kn: Maanta oo bisha Janaayo tahay 2, waxay ku beegantahay 22 guuradii ka soo wareegtay geeridii ku timid madaxweynihii ugu danbeeyay ee u taliya Soomaaliya oo nabad ah, Maxamed Siyaad Barre.
Labadii Janaayo 1995 ayuu Maxamed Siyaad ku geeriyooday magaalada Lagos ee dalka Nigeria oo si magangalyo ahaan ah ugu noolaa kadib markii ay xukunka ka tuureen Jabhadihii SS-ta ee qaab beeleedka u hubaysnaa, kadibna ayagii isu qaatay ee Soomaaliya dhaxalsiiyay hoogga iyo halaagga ilaa iyo hadda laga soo waaqsan la'yahay.
Siyaad Barre oo Muqdisho isaga baxay 26-kii Janaayo 1991 ayay dad badan aaminsanyihiin in hadii 4 sano ee uu sii noolaa talada loo dayn lahaa inuusan dalku burbureen, dadkuna aysan muteen ba'a iyo baaba'a ay ka dhaxleen umulo dooxii ka danbeeyay markii Siyaad Barre laga faramaroojiyay xukunka dalka.
22 sano oo Siyaad Barre sii mootanyahay, wali waxaa lala'yahay hogaamiye dadka isu keena, dalkana ku haga hilanka toosan. Siyaasiyiinta iyo indheer-garadkii Soomaaliyeedna waxay u bateen kuwo dalal kale jawaasiis u ah, dadka iyo dalkana ku dibindaabyeeya sandareero yar oo ay ka soo qaateen dalal shisheeye.
Waxaa sidoo kale maanta carrada ka hooseeya oo ciidda hoos maray Cabdullahi Yusuf Axmed oo ahaa qofkii ugu horeeyay ee kursiga kula dhaga Maxamed Siyaad. Waxaa xusid mudan in Cabdullahi Yusuf laftiisu uu noqday qof kii ugu horeeyay ee Siyaad Barre kadib talada dalka dib ugu celiya Villa Somalia. Qof waliba camalkiisuu aakhiro la tagiyee waxay innaga inaga mudanyihiin inaan dhahno, Rabi ha idiin naxariisto.
storvideo: 

Mareykanka oo ku baaqay kulan degdeg ah oo golaha ammaanka ka yeeshaan arrinta Iiraan

$
0
0

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qorshaynayso in ay isugu yeerto kulan degdeg ah oo ay yeeshaan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Mareykanka oo ku baaqay kulan degdeg ah oo golaha...

$
0
0

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qorshaynayso in ay isugu yeerto kulan degdeg ah oo ay yeeshaan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Kulankani ayay dowladda mareykanka sheegtay in looga hadli doono dibadbaxyada ka dhanka ah dowladda Iiraan ee dalkaasi ka socda.
Danjiraha dowlada Mareykanka u fadahida Qaramada Midoobey, Nikki Haley, ayaa sheegtay in arrinta Iiraan sidoo kale looga hadli doono kulanka golaha xuquuqda aadnaha ee ka dhacaya magaalada Geneva.
Waxa ay beenisay eedeeynta dowladda Iiraan ee ah in dibadbaxyadani ay yihiin kuwa dibadda dalkaasi laga soo maleegay.
Mareykanka ayaa waxa ay ugu baaqeen xukuumada Tehran in ay xannibaada ka qaado baraha bulshada.
Dowlada Iiraan ayaa sheegtay in ay qabanqaabin doonto arbacada dibadbaxyo ka dhan ah kuwa imika socda .
Dibadbaxyada Iiraan ayaa imika galay maalinkii lixaad.
storvideo: 

Gudoomiyaha maxkamadda ciidanka oo Aabihiis la dilay

$
0
0

Kn: Ayadoo shalay uun ay ahayd markii maxkamadda ciidamada la horkeenay eedaysaneyaal lala xiriirinaayo qarixii 14-kii Octobar ka dhacay isgoyska Zoobe, ayaa waxaa goor dhawyto la dilay Aabihii dhalay gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida.
Col. Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Aabihiis Cali Nuur lagu weeraray gurigiisa oo ku yaala xaafadda Dharkeyn leey, kadibna rasaas oodda looga qaaday. Cali Nuur oo asagoo dhaawac ah loola rooray rugta caafimaadka ayaa nasiib daro tiisii halkaasi ku dhamaatay. Gacan laguma hayo, lamana oga ciddii ka danbaysay dilkaasi foosha xun ee loogaystay Allaha u naxariistee duq Cali.
Lama oga falkani inuu aargoosi yahay oo xiriir la leeyahay koox shalay la horkeenay maxkamadda ciidamada qalabka sida oo loo haysto qarixii isgoyska Zoobe iyo in kale.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live