Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Saldhigyada Milateri ee Imaaraadka Carabtu ay ku...

$
0
0

Saldhigyada Milateri ee Imaaraadka Carabtu ay ku leedahay Dhulka Soomaalida, waxa ay khatar ku yihiin ammaanka iyo nabadgelyada gobalka Geeska Afrika.
Jan 6, 2018 -
Hay'adda midowga xuquuqda aadanaha ee caalamiga ah oo fadhigeedu yahay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, ayaa war rasmi ah oo ay 29-kii Bishii Disembar 2017 soo saartay, ku codsatay in la xiro saldhigyada milateri ee dawladda Imaaraadka Carabtu ay ku leedahay dhulka Soomaalida, iyada oo ku sababaysay in ay khatar ku yihiin ammaanka iyo nabadgelyada gobalka Geeska Afrika.
Hay'adda 'International Federation for Human Rights' ayaa warmurtiyeedkan ay warbaahinta u qaybisay ku sheegtay in dawladda Imaaraadka Carabtu ay saldhigyadeeda ku yaalla gobalka Geeska Afrika iyo dawlado kale oo Afrika ah u adeegsato xoojinta awoodda ay ku leedahay Geeska Afrika iyo dagaalka ay ka qaybqaadanayso ee labadii sano ee u dambeeyey ka socda dalka Yemen.
Hay'adda waxa ay sheegtay in saldhigyada Imaaraadka Carabtu ay khatar weyn ku yihiin dadka Soomaalida ah ee deegaannada ay ku yaallan. Gabbood fallo xunna ay kula kacaan xuquuqdooda muwaadinnimo ee dhinaca ammaanka, iyada oo ay jirto mucaaradad xooggan oo ay dadka Soomaalidu kaga soo horjeedaan joogitaanka milateri ee Imaaraadka.
Warkan oo ay qortay shabakadda wararka ee Asharq, ayaa hoosta ka xarriiqay in ay jiraan eedaymo soo noqnoqday oo Imaaraadka ku xiriirinaya falal dembi dagaal noqon kara oo gobalka ay ka geystaan iyo in ay khatar ku yihiin waxa ku sheegtay midnimada, ammaanka iyo xasiloonida. Waxa aanay hay'addu sababtaas awgeed, ku baaqday in la xiro saldhigyadaas milateri.
International Federation for Human Rights waxa ay dawladda Imaaraadka ku eedaysay in ay ku socoto khayraadka Soomaalida waxaana kale oo ay warbixintan ku sheegtay in si aan hore loo arag uu Imaaraadku milateri ahaan isugu ballaarinayo guud ahaan gobalka Geeska Afrika isaga oo u jeeda in uu xoojiyo awoodda uu ku yeelan karo marin biyoodyada Hormus iyo Baabul Mandab, iyo sidoo kale xeebaha Yemen iyo Geeska Afrika.
Isku ballaarinta milateri ee ay Imaaraadku ka wadaan Geeska Afrika ayaa ay hay'addu ku sheegtay mid isugu jira Istaraatiji iyo ka ganacsiga iyo maamulka dekedaha iyo gegooyinka diyaaradaha ee muhiimka u ah milateri ahaan iyo ganacsi ahaan, si ay wejiyadaas badan dhammaantood uga faa'iidaysato, waxa aanay warbixintu si gaar ah u xustay dekadaha Cadan, Jabbuuti iyo dhismaha saldhigga milateri ee lagu wado in uu Imaaraadku Berbera ka samaysto.
Midowga Xuquuqda aadanaha ee Caalamiga ahi, waa hay'ad madaxbannaan oo la aasaasay sannadkii 1922 kii, waxaana ku midoobay 184 urur oo ka jira in ka badan 120 dal oo dunida ah waxana ay ka shaqaysaa xuquuqda aadanaah ee madaniga, siyaasiga, dhaqaalaha, aqoonta iyo bulsho intaba.
Fadlan walaal adigoo mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan
Xigasho: geeska africa news paper Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 


Madaxweyne Farmaajo oo Markii ugu horeeysay safar ku...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu horeeyay ee tan iyo markii uu madaxweynaha noqday Maalinta Bari oo Axad ah ku tagaya Magaalada Garoowe.
Qaban qaabo balaaran oo lagu soo dhoweeynayo madaxweyne Farmaajo ayaa laga dareemayaa Magaalada Garoowe ee - Maamulka Puntland.
Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga ka jari doono garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe halkaasi oo dib u dayactir balaaran lagu sameeyay.
Sidoo Kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qaybgali doono Sanadguuradii 4-aad ee ka soo wareegatay Markii uu Madaxweyne Gaas ku guuleeystay madaxweynaha Puntland oo 8-da Bishaan ka dhaceeysa Garoowe.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale Waxa uu u safri doonaa Magaalada Qardho halkaasi uu kula kulmi doono Boqor Burhaan Boqor Muuse.
Madaxweynaha Ayaa sida qorshahu yahay waxa uu safarkiisa ku soo gaba gabeeyn doono Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.
Qaban qaabada Soo dhoweynta Madaxweynaha ayaa si aad ah looga dareemayaa Deegaanada Puntland waxaana sawirka madaxweynaha lagu xardhay magaalooyinka Puntland.Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho
The post Madaxweyne Farmaajo oo Markii ugu horeeysay safar ku tagaya Puntland appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Ciidamada Jabuuti oo qarax lagula eegtay Buulo Barde

$
0
0

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ee Bartamaha dhulka Soomaaliya ayaa ku waramaya in Ciidamada Djabuuti ee qeeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya qarax Miino lagula eegtay Duleedka Degmada Buulo Barde shalay oo Jimco aheyd.
Qaraxaasi ayaa waxaa ku dhintay Askar katirsan Ciidamadaasi Djabuuti inkastoo aan si rasmi ah loo sheegin tirada guud ee ku dhimatay qaraxaasi.
Kadib markii uu dhacay qaraxaasi ayaa ciidamada Djabuuti Shalay ilaa xalay waxa ay wadeen howlgalo cuslus.
Saraakiil katirsan Ciidamada Djabuuti ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay qaraxaasi.
Ciidamada Jabuuti ayaa saakay sidoo kale ku faafay Duleedka Degmada Buulo Barde halkaasi oo ay howlgalo ka wadaan.Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post
The post Ciidamada Jabuuti oo qarax lagula eegtay Buulo Barde appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku Wajahan Garoowe

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta la filyaa in ay u ambabaxaan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntlnad.
Qabanqaabadii ugu dambeysay ee soo dhaweynta Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa si weyn looga dareemayaa deegaanada Maamulkaasi.
Madaxweynaha ayaa booqasho qaadan doonto muddo 4 maalin ah ku tagaya deegaanada Puntland.
Waxaana uu xariga ka jari doonaa dhismaha garoonka Magaalada Garoowe oo si Casri ah loo dhisay.
Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo waa markii ugu horreysay ee uu booqasho ku tagayo deegaanada Puntland.
The post Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku Wajahan Garoowe appeared first on Shabelle.

Madaxweyne Gaas oo Kormeer ku tagay Garoonka cusub...

$
0
0

Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed "Gaas' ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha garoon cusub oo laga hirgaliyay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.
Waxaana uu indho indheyn ku sameeyay qeybaha uu ka kooban yahay garoonkaasi oo loo dhisay qaab Casri ah.
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee Puntland Axmed Cali "Karaash" oo la hadlay Warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay, xilliga xariga laga jari doono garoonkaasi.
Waxaana uu sheeagy in uu daah furi doono Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed "Farmaajo' oo la filayo in dhawaan uu gaaro magaalada Garoowe e Caasimadda Puntland.Halkaan hoose ka dhageyso Warbxinta.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/warbixinta-haykal-ma...
storvideo: 

Ganacsatada Qaadka Kenya oo ka Walaacsan weerarada Al Shabaab ee Dalkaasi

$
0
0

Nairobi ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Ganacstada Qaadka dhoofisa ee dalka Kenya ayaa sheegay in cabsi weyni ay la soo gudboonaatay, kadib markii ay kordheen Weerarada Al Shabaab ay ku qaadayaan gawaarida Qaadka geeya Gobolka Waqooyi bari ee dalkaasi iyo qeybo ka mid ah koonfurta Soomaaliya.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in Qaadka ay ka keeni jireen deegaanka Meru ee dalka Kenya ay hadda soo food saartay Cabsi dhanka Waddooyinka ah oo ay ka  qabaan weerarada Al Shabaab, waxaana uu tilmaamay in ay badaleen marinadii ay isticmaali jireen, islamarkaana ay u weecdeen Waddooyinka deegaanadaasi ka soo gala dhanka Ethiopia.
Sidoo kale waxa ay sheegeen in Qaadkii ay geyn jireen deegaanada Maamulka Jubbalnad ee Soomaaliya ay saameyn ku yeelatay cabsidaasi, balse ay jiraan in meelaha qaar ay geeyaan, iyaga oo istcimaalaya Marinadoodi hore kuwo ka duwan.
Al Shabaab ayaa muddooyinkii dambe kordhiyay weerarada ay ku qaadaan gudaha Kenya, gaaraan Gobolka Waqooyi ee Dalkaasi.
Waxaana weerarkii ugu dambeeyay ay ku dileen Askar ka tirsanaa Ciidamada Booliska Kenya, kaas oo ka dhacay saldhig ku yaalla Magaalada Mandera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi Kenya
 
The post Ganacsatada Qaadka Kenya oo ka Walaacsan weerarada Al Shabaab ee Dalkaasi appeared first on Shabelle.

Ganacsatada Qaadka Kenya oo ka Walaacsan weerarada...

$
0
0

Nairobi ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Ganacstada Qaadka dhoofisa ee dalka Kenya ayaa sheegay in cabsi weyni ay la soo gudboonaatay, kadib markii ay kordheen Weerarada Al Shabaab ay ku qaadayaan gawaarida Qaadka geeya Gobolka Waqooyi bari ee dalkaasi iyo qeybo kamid ah koonfurta Soomaaliya.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in Qaadka ay ka keeni jireen deegaanka Meru ee dalka Kenya ay hadda soo food saartay Cabsi dhanka Waddooyinka ah oo ay ka qabaan weerarada Al Shabaab, waxaana uu tilmaamay in ay badaleen marinadii ay isticmaali jireen, islamarkaana ay u weecdeen Waddooyinka deegaanadaasi ka soo gala dhanka Ethiopia.
Sidoo kale waxa ay sheegeen in Qaadkii ay geyn jireen deegaanada Maamulka Jubbalnad ee Soomaaliya ay saameyn ku yeelatay cabsidaasi, balse ay jiraan in meelaha qaar ay geeyaan, iyaga oo istcimaalaya Marinadoodi hore kuwo ka duwan.
Al Shabaab ayaa muddooyinkii dambe kordhiyay weerarada ay ku qaadaan gudaha Kenya, gaaraan Gobolka Waqooyi ee Dalkaasi.
Waxaana weerarkii ugu dambeeyay ay ku dileen Askar ka tirsanaa Ciidamada Booliska Kenya, kaas oo ka dhacay saldhig ku yaalla Magaalada Mandera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi Kenya
storvideo: 

Xildhibaanada Galmudug oo kulamo Nabadeed ka wada G/ Galgaduud

$
0
0

Cadaado ( Sh. M. Network )-Waxgarad iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa kulamo Nabadeed oo lagu dhex dhaxaadinayo Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Galgaduud ka wada degmooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq ee Gobolkaasi.
Xildhibaanada Galmudug ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii xal waara looga gaari lahaa colaadaha haatan ka jira deegaanada Maamulkaasi.
Inta badan isku dhacyo u dhaxeeya Maleeshiyaad hubeysan ayaa ka dhaca deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Waxaana muddooyinkii dambe xiisado dagaal oo Salka ku haya dilal la xariira aanooyin Qabiil ay ka taagnaayeen deegaano ka tirsan Gobolkaasi.
The post Xildhibaanada Galmudug oo kulamo Nabadeed ka wada G/ Galgaduud appeared first on Shabelle.


Xildhibaanada Galmudud oo kulamo Nabadeed ka wada G/...

$
0
0

Cadaado ( Sh. M. Network )-Waxgarad iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa kulamo Nabadeed oo lagu dhex dhaxaadinayo Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Galgaduud ka wada degmooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq ee Gobolkaasi.
Xildhibaanada Galmudug ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii xal waara looga gaari lahaa colaadaha haatan ka jira deegaanada Maamulkaasi.
Inta badan isku dhacyo u dhaxeeya Maleeshiyaad hubeysan ayaa ka dhaca deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Waxaana muddooyinkii dambe xiisado dagaal oo Salka ku haya dilal la xariira aanooyin Qabill ay ka taagnaayeen deegaano ka tirsan Gobolkaasi.
storvideo: 

Dibadbaxyo cusub oo ka dhacay dalka Iiraan

$
0
0

Dibadbaxyo cusub oo dowladda looga soo horjeedo ayaa ka dhacay dalka Iiraan.

Dibadbaxyo cusub oo ka dhacay dalka Iiraan

$
0
0

Dibadbaxyo cusub oo dowladda looga soo horjeedo ayaa ka dhacay dalka Iiraan.
Dibadbaxyadani ayaa ka dhacay dhowr magaalo oo ku yaalla dalkaasi Iiraan.
Wararka ka imanaya dalka Iiraan ayaa sheegaya in in ka badan 1700 oo qof la xiray tan iyo intii ay dibadbaxyada bilaabmeen.
Dibadbaxyadani oo dalka Iiraan ka bilaabmay dabayaaqadii bishii December ayaa waxa inta la ogyahay ku dhintay 22 qof.
Sidoo kale kumannaan qof ayaa waxay dibadbax lagu taageerayo dowladda ka dhigeen maanta dhowr magaalo oo dalkaasi ka tirsan.
Dibadbaxyadani looga soo horjeedo dowladda Iiraan oo ah kuwii ugu xoogganaa ku dhawaad muddo 10 sano ah ayaa waxa ay saameeyeen in ka badan boqol magaalo.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka shiray xiisadda ka taagan dalka Iiraan.
Waxaana kulanka codsatay Dowladda Maraykanka si looga xaajooda xaalada Iiraan ka taagan.
Dowladda Ruushka ayaa iyadu Maraykanka ku eedaynaysaa in uu hurinayo xaalka Iiraan ka taagan.
storvideo: 

Farmaajo Dab buu ku ciyaarayaa. (Farmajo is playing...

$
0
0

Farmaajo Dab buu ku ciyaarayaa. (Farmajo is playing with fire)
By: Ali XaruuriFaragelinta iyo Xadgudubka Somaliya ee ku wajahan Somaliland waa kuwii ugu darnaa tan iyo 1991. Mawqifka Xukuumadda Farmaajo waa mid xagal daacinaya wada-hadalladii Somaliland iyo Somaliya, waana mid halis ku ah dadaaladdii iyo fursaddahii lagu abuurayay jawi suurta geliya in heshiisyo waara lagu gaadho oo la noqdo 2 dal oo deris ah.Afxumo colaad waxba kaagama tarto nabaddna way kaa kaxeysaa.Gardarrada iyo Daandaansiga qaawan ee noocan ahi waa qaar keeni kara cawaaqib xumo oo dhaxal xumo ku reebi kara labada shacbi ee walaalaha ah.Ficiladan isa soo taraya ee sheegashada hawada Somaliland iyo ku xadgudubka dhulkeedu waxay muujinayaan in Dawladda Xamar aanay doonayn wax wada-xaajood ah, oo aanay marnaba daacad ka ahayn wada hadalkii u socday muddada dheer, haatanna ay isku dayeyso in ay minjo xaabiso heshiisyadii hore loo gaadhay. Ujeeddada Farmaajo iyo wuxu uga dan leeyahay arrimahaasi "waa qiiq isku qarin" iyo inuu Shacbiga ka jeediyo xaqiiqada jirta, kadib markii uu ku guul-darraystay xilkii loo igmaday oo Dadweynihii ku hungoobeen. Ma aha markii uu tahli kari waayay inuu xal u helo arrimaha gudihiisa inuu bilaabo hawl-gallo qar iska xoornimo ah.Cudurka kaa gala fardaha haddii laga gubo dameer dawada lama gaadhayee.Maha in maamulka Muqdisho uu murrankii badda ee Kenya kala dhexeeyey uu isku dayo inuu uga xuub siibto sheegashada hawada Somaliland. Somaliya waa in ay hurdada ka toostaa oo ogaataa in tallaabooyinka noocaasi ahi aanay meelna gaadhsiinayn.Falaadhi gilgilasho kaagama go' do Somaliya waa in ay maanka ku haysaa in aan cidna sharci darro ku siin karin hawada Somaliland, Somalilandna aanay marna iyo sinaba u aqbali karin in hawadeeda la qaato, isla markaana u dulqaadan doonin in lagu soo xadgudbo ciiddeeda.Somaliland Guul iyo GobonimoQalinkii Cali XaruuriHolland
storvideo: 

Xildhibaan Maareeye Shalay Mooshin ayuu ka keenay...

$
0
0

Muqdisho (Caasimadda Online) - Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo ka tirsan guddiga beeraha, horumarinta reer miyiga iyo kaluumeysiga ayaa golaha shacabka hor keenay bishii August ee sanadkii tagay mooshin la xiriira sharciyeynta in dalka Soomaaliya laga joojiyo in la soo dhoofiyo alaab iyo badeecooyin laga heli karo dalka gudahiisa ama ay soo saari karaan ganacsato Soomaaliyeed sida Cusbada, Kaluunka, Galeyda, Digirta, Caano boodhaha..kuwaas oo sida uu sheegay keenistooda leedahay Khasaare dhaqaale, mid caafimaad iyo deegaan sida qaadka iyo bacaha!!
Hadaba, Xildhibaan Maareeye oo mooshinkaas hor-keenay golaha shacabka ayaa hadda loo magacaabay wasiirka ganacsiga iyo warashadaha, waa nin xujeysan, oo isaga ayey maanta heysataa, waxaana lagula xisaabtami-doonaa in uu ka dhabeeyo wixii uu wasaaradaha ku hesytay!
Hadaba, Aan Akhristayaasha Goobjoog News dib u xusuusinno Mooshinka Xildhibaan ee Maareeye ee ku aadanaa sharciyeynta in dalka Soomaaliya laga joojiyo in la soo dhoofiyo alaab iyo badeecooyin laga heli karo dalka gudahiisa ama ay soo saari karaan ganacsato Soomaaliyeed.Mooshinka Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye Ee August 2017:
Mudanayaal iyo marwooyin, dawlad kasta oo adduunka ka jirta waxaa mas'uuliyadeeda 1aad tahay in ay dalkeeda iyo dadkeeda ka ilaaliso wax kasta oo u keeni kara dhibaato iyo xad gudub dhaqaale, caafimaad, amni, degenaanshiyo la'aan, maskax guur, faqri iyo wixii la mid ah.
Hadaba, maadaama aynu gacmaheena ku burburinay dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991, dalkeenuna noqday meel fowdo ah oo cid kasta oo kastaa keeni karto kana qaadan karto wixii ay doonto, waxaa dalkeenna iyo dadkeenna ku socda dhibaatooyin iyo xadgudubyo dhaqaale iyo caafimaad oo ay ka mid yihiin:

  1. Waxa dadkeennii laga dhigayaa dad maskaxda iyo muruqa curyaan ka ah oo aan waxba qabsan karin, waxna soo saran karin ee u baahan in weligood la quudiyo.
  2. Si taas loo xaqiijiyo waxaa dalka qiimo aad u jaban lagu keenayaa alaabooyin iyo badeecooyin tayadoodu aad u hoosayso, oo ay ku jiraan kuwii dadkeenu soo saari jireen ee Soomaaliya ka buuxay, si beeraleydii iyo ganacsatadii alaabtaas soo saara ama ka ganacsada ugu khasaaraan ama u joojiyaan.
  3. Dhinaca qaadka iyo bacuhu waxaa ay dhibaato caafimaad, mid dhaqaale iyo deegaan ku hayaan dadkeena iyo dalkeena, tusaale ahaan(1) Qaadka oo lagu qiyaaso in ay maalintii Soomaaliya ku khasaarto USD 500,000,00 waa daroogo u xun caafimaadka iyo dhaqanka bulshadeenna oo aan wax faa'ido ah u laheyn dadkeena, isla markaana aaney jirin wax heshiis wax is dhaafsi ah oo aan kula jirno dalalka inoo soo dhoofiya (2) Bacaha waxaa ay keenaan dhibaato deegaan, nabaadguur iyo roobab la'aan.

Mudanayaal kuligeen waan xanaaqi laheyn haddii aan maqalno ciidamo ajnabi ayaa soo galay dalkeena Soomaaliya, laakin nasiib darro ama ma dareemayno dhibaatada ay dadkeena iyo dalkeena u leeyihiin in ay soo galaan cuntooyin iyo badeecooyin ajnebi ah oo aan wax Kontoroollo ah laheyn, kuwaas oo haddii aan la xakameyn inoo keeno kara khasaare la mid ah ama ka xun kana ay geysan karaan ciidamada ajnebi ah oo dalkaada soo gala.
Mudanayaal haddii aynaan wax ka qaban dhibaatooyinka dadkeena heysta ee dhinacyada bulshada, dhaqaalaha iyo caafimaadka kuma guuleysan karno kuwa siyaasadda iyo amni ee aynu xoogga badan gelinno, sidaasi awgeed waxaa soo jeedinayaa:

  1. In Baarlamaanka Soomaaliyeed ku amro wasaaradaha dowladda ee arrintani quseyso sida wasaaradda beeraha, xoolaha, kaluumeysiga in ay baarlamaanka horkeenaan daraasad muujineysa badeecadaha laga soo saaro ama laga soo saari karo dalka Soomaaliya iyo sida loo kala hor marin karo joojintooda, kadibna aynu soo saarno sharci mamnuucaya in dalkeena loo soo dhoofiyo cuntooyinka iyo badeecooyinkaas.
  2. In xukuumadda ra'isul wasaare Xasan Kheyre la timaado siyaasad ku dhiirigelineysa ganacsatada Soomaaliyeed maalgeshiga wax soo saarka iyo warshadeynta dalka, waxna ka qabto qiimaha korontada oo dad badan u diidan iney warshado dalka keenaa.
  3. In dowladaha inoo soo dhoofiya qaadka lala galo heshiis ganacsi oo ganacsatada Soomaaliyeed u ogaalanaya in ay dalkooda geeyaan cuntooyinka dalkeenna ka soo baxa sida kaluunka, xoolaha iyo wixii la midka ah si aynu uga kabanno dhiigbaxa dhaqaale ee qaadka inoo geysanayo maalin kasta.

Hadaba Wasiirka cusub ee loo magacaabay ganacsiga iyo warashada Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye ma fulin-doonaa arrimaha uu codsaday isaga oo Xildhibaan keliya ah?!
Wasiirka dalka maka joojin-doonaa soo dhoofinta alaab iyo badeecooyin laga heli karo dalka gudahiisa ama ay soo saari karaan ganacsato Soomaaliyeed?!
Wasiirka cusub Mr. Maareeye ma sameyn-doonaa meelo laga helo Cusbada, Kaluunka, Galeyda, Digirta, Caano boodhaha oo gudaha lagu sameeyay?!
Wasiirka ma joojin-doona badeecooyin uu sheegay keenistooda iy leedahay Khasaare dhaqaale, mid caafimaad iyo deegaan sida qaadka iyo bacaha?!
Idaacadda Goobjoog
storvideo: 

Jaaliyadda beesha Celi Cumar ee Ingiriiska oo ka...

$
0
0

Shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen jaaliyadda beesha Celi Cumar ee ku nool UK oo ka dhacay magaalada London ayaa waxay ugu hadleen horumarinta deegaanada ay degto beeshaasi iyo sidii ay xoogga u saari lahaayeen dhinacyada arrimaha bulshada ee deegaanada beesha.
Shirkaani oo ay kasoo qeybgaleen mas'uuliyiin, aqoonyahano, haweenka iyo qeybaha bulshada ee beesha ayaa xubnihii ka hadlay waxaa ka mid ahaa Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cadde" ra'iisul wasaarihii dowladdii KMG iyo xubno kale.Waxay isla meel dhigeen jaaliyadda baahida loo qabo dhismaha wadada xiriirisa Ceel Macaan iyo Warshiikh oo ah wado halbowle u ah isku xirka gobolka Shabbeelaha Dhexe, gaar ahaan Muqdisho iyo degmooyinka Warsheekh, Cadale iyo deegaanada fog ee gobolka.
Sidoo kale, waxaa saga hadlay baahida ay dadka deegaanka u qabaan helitaanka adeegyo caafimaad iyo waxbarasho, iyadoo goor dhow uusoo gabagabooway dhismaha isbitaal degmada Warshiikh jaaliyada ka hirgelisay.Xubnaha kulankaan hadalada kasoo jeediyay waxaa ka mid ahaa Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxuddiin Celi oo Swedan ugu yimid shirkaan, Ex-ra'iisul wasaare Nuur Cadde oo jaaliyada ku baraarujiyay inay u istaagaan horumarka deegaanadooda iyo in ay muujiyaan isku xirnaan iyo wadajir si horumar loo gaaro.
storvideo: 

Sanoter Xuseen ‘’Waxa ay Seddexda Wasiir ku...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Qaar kamid ah Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Somalia ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go'aanka uu Ra'isul wasaare Kheyre xilka uga qaaday Seddexdii Wasiir ee ka tirsanaa Xukuumadiisa.
Xildhibaanada qaar ayaa taageeray go'aankaasi, halka qaarna ay ku tilmaameen mid lagu xalinaayay dano Siyaasadeed oo kaliya.
Sanoter Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah xubnaha Aqalka Sare ayaa sheegay in xil ka qaadista lagu sameeyay Seddex Wasiir ay imaaday xili uu dalka ku jiro marxalad adag.
Sanoter Xuseen Sheekh ayaa sheegay in xil ka qaadista Seddexda Wasiir ay aheyd mid loo fiirinayey dan shaqsiyadeed balse aysan aheyn mid ku jirta danta guud ee dalka.
Waxa uu sheegay Sanoter-ka in dadka qaar ay moodan in isbedelka uu ahaa mid loogu daneynaayo Qaranka, hase ahaatee waxa uu cadeeyay inuu ahaa mid ku xeeran dano shaqsiyadeed, sida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu intaa ku daray in sababta xilalka looga qaaday aysan aheyn in ay isbedel ka sameeyaan xiisadaha Siyaasadeed ee dalka ka jira, hase ahaatee xal loo raadinaayay dano qabyo u ahaa Madaxda.
Waxa uu intaa sii raaciyay hadalkiisa in xil ka qaadista iyo magacaabida la sameeyay aysan dawo u noqon doonin dhibaatooyinka jira.
Dhinaca kale, dhinacyada mucaaradka ayaa u muuqanaaya kuwo dano gaar ahaaneed u burburinaayo Qaranimada Somalia, waxaana is weydiin mudan sababta keentay in Xildhibaanada ay danahooda ku dabaqaan maslaxada umadda Soomaaliyeed.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Xil. Fowziyo oo ka sir warantay dhibaatooyinka...

$
0
0

Muqdisho (- Online)-Xildhibaan Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Somalia ayaa daboolka ka qaaday in dalka uu cagaha la galay xaalado kala duwan oo mashaakil dhaliyay.
Xildhibaan Fowziyo, ayaa sheegtay in si rasmi ah dalka uu gacanta ugu galay dalal shisheeye oo doonaaya inay ka faa'iideystaan colaadaha ay ka dhex abuurayaan Soomaalida.
Xildhibaanada waxa ay xaqiijisay in heerka faragalinta shisheeye ay gaartay halkii ugu xumeyd, balse ay doonayaan in adduunka intiisa kale ay ishooda qabato sida ay shisheeyuhu u qasayaan Somalia.
Xildhibaanadu waxa ay tusaale usoo qaadatay Siyaasadaha is diidan ee xiligaan dowlada Somalia kala dhexeysa garabyada mucaaradka, gaar ahaan Siyaasiyiinta sida aadka ah uga soo hoejeeda Siyaasada dowlada.
Waxa ay tilmaantay in mucaaradka ugu badan ay yihiin kuwo u hiilinaaya Shisheeyaha, waxa ayna carab dhabtay in tirada is raacsan ay yihiin kuwa Shisheeyaha ka caawiya danahooda.
Nuqul kamid ah haddalka Fowziyo Yuusuf ayaa ahaa ''Runtii dalku xor maaha Baddi ayaa la heesta Hawadi ayaa la heysan jiray Barigii sidoo kale, dhinacyo kala duwan ayaa dalka jooga al-Shabaab dhinac ayay ka heestan Somalia''
Waxa ay intaa raacisay ''Waxaan la mid nahay neef gowracan oo kale waayo waxa ay ku socotaa arrintu sida Yemen''
Xildhibaan Fowziyo Yuusuf waxa ay sheegtay in faragelinta shisheeye ay keeni karto in dalka uu dib ugu laabto bur bur, maadaama uu dalka kusii siqaayo xaalad adag''
Fowziyo Yuusuf, waxa ay dowlada Somalia ugu baaqday inay qaado talaabo adag oo lagu badbaadinaayo Somalia, waxa ayna si dadban u cadeysay in Somalia loo maleegaayo dabin cusub.
Docda kale, waxa ay sheegtay in Shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay Gacmaha isqabsadaan isla markaana ay taageeraan dowladda Cusub oo u dhalatay, waxa ayna hadalkaan sheegtay xili ay ka qeyb galeysay Barnaamij dood ah oo ka baxayay Idaacadda Voa.
- Online
Xafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

Madaxweynaha Somaliland oo safarkii ugu horeeyay ku...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Jabuuti (Caasimadda Online) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaalkii ugu horeeyay ku tegay dalka Jabuuti oo ka mid ah dalalka deriska, waana safarkii ugu horeeyay ee uu dibada ugu ambabaxo tan iyo markii la doortay 13-kii diseember 2017.
Wafdiga Muuse Biixi ayaa waxaa garoonka diyaaradaha DJabuuti kusoo dhoweeyay madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.Wasiirka arimaha dibedda ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, oo ka mid ah wafdiga Muuse Biixi ayaa sheegay in madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu martiqaad rasmi ah uu ka helay, halkaasina ay ugu bilaabaday booqasho mudo maalmo ah qaadan donoso.Labada dhinac ayaa waxay wada hadlayaan sii xoojinta xiriirka dhinacayada ganacsiga , socdaalka , nabadgelyada , siyaasadda iyo dhaqanka ee horey uga dhexeeyay
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Big names locked out as Uhuru names 9 to his partial...

$
0
0

President Uhuru Kenyatta on Friday shocked and surprised his handlers and allies alike when he unveiled nine nominees to the Cabinet and sacked 13 others.
The President dropped all the women in his earlier Cabinet, naming only men in his first nine appointments.
Unlike in 2013, Deputy President William Ruto was not at his side when the President made the shocking announcement that he would only retain only six of his 18 CSs.OUTWITTED
Close allies from Parliament and the presidency said they had been outwitted by the head of State who had earlier indicated that he would be naming his Cabinet "in the coming weeks".
Many were left with mouths agape at the large number of casualties with some regions protesting after their sons and daughters were dropped.
Some of the leaders interviewed said the President's move was "a massive bloodbath".
All the five women CSs; Raychelle Omamo, Sicily Kariuki, Phyllis Kandie, Amina Mohamed and Judi Wakhungu were dropped. One of Ms Mohamed's contribution during Mr Kenyatta's first term in office was to rally the international community against the International Criminal Court, where both Mr Kenyatta and Mr Ruto were facing charges of crimes against humanity.TOBIKO
However, it is the inclusion of the Director of Public Prosecution, Mr Keriako Tobiko, the head of a constitutional organ, that got tongues wagging on what Mr Kenyatta's intentions could be and whether he was reaching out to the Maasai community following the demise of Interior CS Joseph Nkaissery, just weeks to the General Election last August.
However, the post of CS for the Interior and Co-ordination of the National Government was given to Dr Fred Matiang'i, who was appointed acting Education CS.
"I have today accepted the resignation of Mr Keriako Tobiko as Director of Public Prosecution under Article 158 (ix) of the Constitution of Kenya 2010," the President said before announcing that Mr Tobiko would be in his Cabinet.
The nomination of former Marsabit Governor Ukur Yattani also meant that the fate of Sports minister Hassan Wario was sealed because the two hail from the same region.
A former Jubilee candidate for Turkana gubernatorial race, Mr John Munyes, was also nominated. He and the other nominees will be waiting for vetting by Parliament before they can be formally appointed.LAST ELECTIONS
His appointment is in keeping with the ruling party's plans to win all the pastoralist communities to its side after a lackluster performance in Turkana in the last elections.
Opposition candidate Raila Odinga obtained more votes than Mr Kenyatta there. It would also appear that Mr Munyes' recent trip to State House when he led a delegation from the region paid off.
Mr Kenyatta left little doubt that it was all about securing his legacy. Earlier in the day, he had set the tone for his plan of action at the launch of book distribution to primary and secondary schools when he said that he would pick a lean team comprising individuals who do not condone graft.
"Some of the changes I am proposing during my final term is to come down hard on individuals who are abusing our systems for personal gain," Mr Kenyatta said at a meeting in Karen earlier Friday.
"They must change or step aside because the time to laugh over these issues is over. There are many Kenyans willing to serve in public positions."WILLIAM RUTO
In a departure from 2013 when the president and his Deputy William Ruto paraded their Cabinet nominees in an elaborate ceremony marked by fanfare, Mr Ruto was missing in action.
He travelled to India and is reported to have returned Friday but Mr Kenyatta did not explain his deputy's whereabouts during his televised addressed from State House, Nairobi.
Besides the five women, the other CSs who have effectively been dropped are Mr Wario, Mr Mwangi Kiunjuri (Devolution), Jacob Kaimenyi (Lands), Eugene Wamalwa (Water), Willy Bett (Agriculture), Dan Kazungu (Mining), Adan Mohamed (Industrialisation) and Cleopa Mailu (Health).
All fell by the wayside as the President moved to demonstrate that none in his Cabinet was indispensable.
The case of Mr Wamalwa and Mr Kiunjuri will, however, elicit mixed reactions since they shelved their political ambitions at the request of Mr Kenyatta.
At the height of the campaigns, the President had hinted that he would retain them in the Cabinet. He could, however, appoint them to other plum positions.RETAINED
Efforts by the Ameru professional group to campaign for Prof Kaimenyi hit a snag. They have, for some time now, run major campaigns in the press to have the CS retained.
For Dr Mailu, the protracted strikes by health workers and the general crisis in the sector may have cost him his job.
The sackings hand Mr Kenyatta an opportunity to reach out to new allies, especially following the post-election realignment. However, it could also pose new challenges for him in the regions that will feel left out.
Friday's shocker announcement also came with a seal of approval for Interior SC Fred Matiang'i, the man who has become the darling of the President and is often referred to as a super minister by his colleagues.
He is also the acting Education CS under the new dispensation, having switched the two roles. The others that the President retained were Mr Henry Rotich (National Treasury), Mr Najib Balala (Tourism), Mr James Macharia (Transport), Mr Charles Keter (Energy) and Mr Joe Mucheru (ICT).
It would appear that Attorney-General Githu Muigai was retained though the President did not make any mention of him.ROAD ACCIDENTS
"I wish to state that I am retaining the following persons in my Cabinet and shall reassign them accordingly in accordance with Article 152 (v (a))," Mr Kenyatta said before reading out the names of the men he had retained.
Mr Macharia must count himself lucky given the fact that the country has witnessed numerous road accidents, peaking on the eve of New Year when almost 40 people died in the wee hours of Sunday morning at Migaa on the Nakuru-Eldoret highway.
Keen to reinvigorate the fight against crime, Mr Kenyatta got rid of long-serving head of the Directorate of the Criminal Investigations, Mr Ndegwa Muhoro, who will now report to the Public Service Commission for reassignment.
A number of murder cases which have happened under his watch such as those of businessman Jacob Juma and most recently that of the ICT manager at the electoral commission, Mr Chris Musando, remain unsolved.SECURITY
Other changes announced in the security sector included the promotion of Mr Edward Njoroge Mbugua as acting Deputy Inspector General Kenya Police, Mr Noor Gabow as acting Inspector General in charge of the Administration Police and Mr George Kinoti Maingi who replaces Mr Muhoro. Mr Samuel Arachi, the Deputy Inspector-General of the AP was sent back to Public Service For redeployment. (Story on Page 6).
Changes in the security docket just like those concerning Cabinet that will require vetting and approval by relevant bodies such as the National police service Commission and Parliament.
"I would also like to inform the country that on the advice of the National Police Service Commission and in consultation with the Inspector-General (of Police) and (in line with) Regulation 26 of the National Police Service Commission Act Recruitment and Appointments Regulations 2015, the following officers are appointed in acting capacity until processed by the commission in accordance with the said law," he said.NOMINEES
With superior numbers in both the National Assembly and the Senate, the President expects little resistance in approving his list of nominees.
At State House, Mr Joseph Kinyua was retained as the Head of the Public Service to be assisted by Mr Wanyama Musiambo.
"I will be making further announcements to fill Cabinet positions, to fill the positions of Principal Secretaries as well as our Sagas (parastatals) as we continue to populate the Government with those that will be charged with the responsibility of executing our agenda for the next five years," Mr Kenyatta said yesterday.
Source: - Daily Nation
storvideo: 

DFS oo shaacisay inay Hubeyneyso ciidamada cusub ee...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa shaaca ka qaaday in la hubeyn doono dhammaan ciidamada dowlada ee tababarka ka helay dowlada Turkiga.
Dowladu waxa ay sheegtay in ciidamada lagu tababaray Saldhiga Turkiga ee duleedka magaalada Muqdisho ay ku bixin doonaan dhaqaale iyo Hub wanaagsan oo ay uga hortago doonaan al-Shabaab.
Maxamed Cali Xagaa oo ah Wasiiru Dowlaha Wasaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in si gaara loo hubeeyo ciidamada iminka tababarka ku qaadanaaya Saldhiga Turkiga.
Xagaa, waxa uu cadeeyay in qorshahooda cusub uu yahay hadii tababarkooda uu u dhamaado ciidamadaasi la siin doono Hub iyo Agab Ciidan oo casri ah.
Xagaa, waxa uu intaa ku daray in DFS ay dooneyso inay la imaado isbedel dhanka ciidanka ah, sidaa aawgeed ay u diyaar garoowayaan bixinta Agab iyo Hub wanaagsan.
Dowladda Federaalka ayuu sheegay inay diyaar u tahay in ay mas'uuliyad gaar ah iska saarto Ciidamada Dowladda qeybahooda kala duwan, sidii baahiyahooda loo dabooli lahaa.
Maxamed Cali Xagaa ayaa intaasi ku daray in ciidamadu ay horey u tababarnaayeen, balse la siinayo tababar ka sii horumarsan kii horey ay u heysteen, wuxuuna xusay in qofkasta tababar ku qaato kuliyadaasi qalabkiisa loo dhameystiri doono.
Si kastaba ha ahaatee, dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynah Somalia Maxamed Cabllaahi Farmaajo tababara ugu soo xirey magaalada Muqdisho qeybtii ugu horeysay oo ciidanka lagu tababaray xerada uu dhisay Turkiga.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Taliska Asluubta oo Agab Waxbarasho La-guddoonsiiyay

$
0
0

Wasaaradda waxbarahshada xukuumada fedraalka Soomaaliya, ayaa agab waxbarasho oo loogu tala galay inay wax ku bartaan maxabiista xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho guddoonsiisay taliska ciidanka asluubta.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live