Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Magaalo Holland ku taal oo jidadkeeda u bixisay...

0
0

Dhaqdhaqaaqayaal ayaa ku daabacay bogga baraha bulshada, sawirada waddooyin magaalo Eindhoven ee Holland oo loogu magac daray magaalooyinka iyo tuulayaasha Falastiiniyiinta.
"Magaaladda Eindhoven ee Holland waxay ugu magac dartay waddooyinka magaalada magacyada magaalooyinka Carabta ee Falastiin iyaga oo barbar istaagaya Falastiin," ayuu lagu qoray Twitterka.
Waddooyin badan oo ka mid ah ayaa sita hada magacyada magaalooyinka Falastiiniyiinta sida Hebron, Beytlaxam, Naasereet iyo Tiberias.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 


Shan iyo Labaatan Qof oo tahriibayaal ah oo ku...

0
0

Ugu yaraan 25 qof ayaa dhintay markii doon ay saarnaayeen xeebta Liibiya ay degtay, doontan ayaa waxa saarnaa 150 qof oo tahriibayaal ah, sida ay sheegeen hay'adaha gargaarka ee ka hawlgala Badda Mediterranean. Sida ay Warisay Wakaalada AP.
"Doonta ayaa ku dagtay waqooyiga Tripoli, waxaama ku dhintay ugu yaraan 25 qof, lamana sheegin wax intaa ka badan waxaana goobta ku sugan Ciidanka badda Talyaaniga ." Sidaana waxa Barta Twitter ka ku qoray Munadama See Watch la yidhaa.
Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa u sheegay "AFP" in 85 qof la soo badbaadshay,ayna dib u heleen sideed maydad ah, illaa iyo hadda, waxay ku nuuxnuuxsadeen in "raadintu ay sii socoto si loo elo cid badbaaday"
Sida ay ka soo xigtay wakaalada France-Press xogta Dhakhaatiirta aan Xudduudda Lahayn sannadkii hore, 3,666 qof ayaa dhintay intii ay ku jireen isku day ay ku doonayeen in ay ka gudbaan Mediterranean.
storvideo: 

Tahriibayaal ku dhintay badda dhaxaysa u Liibiya...

0
0

Ugu yaraan sideed qof ayaa ku dhintay badda 84 kalena waa la soo badbaadiyay ka dib markii doon ay la socdeen ay ku degtay badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga. Waxaa kaloo la la'yahay dad kale oo doonta saarnaa sida ay sheegtay hay'ad dalka Spian laga leeyahay. Shilkan dhacay ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee [...]
storvideo: 

Taliska Asluubta oo Agab Waxbarasho La-guddoonsiiyay

0
0

Wasaaradda waxbarahshada xukuumada fedraalka Soomaaliya, ayaa agab waxbarasho oo loogu tala galay inay wax ku bartaan maxabiista xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho guddoonsiisay taliska ciidanka asluubta, iyadoo dhinaca kalana ay isla wasaaraddu tababar kor loogu qaadayo aqoonta macalimiinta muqdisho ay furtay.
Faah-faahinta warkan waxaa inoo haya wariyaheena magaalada muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:03:51
0:00:00 /0:03:51
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Marwada 1-aad ee Madaxweynaha oo shalay qado sharaf...

0
0

Home WARARKA GUDAHA Marwada 1-aad ee Madaxweynaha oo shalay qado sharaf u sameysay Fanaanad...
SHARE
Facebook
Twitter
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleWasaaradda Qorsheynta oo maanta furtay shirka sahanka caafimaadka iyo macluumaadka Dadka

storvideo: 

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo...

0
0

Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee - dalka.
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka, maamulka Gobolka Banaadir iyo masuuliyiinta Wasaarada Arrimaha Dibadda.
Muqdisho ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhaariyo Wasiir Axmed Ciise Cawad iyo sidoo kale labadii Wasiir oo kale ee 4-dii bashan January uu Ra'iisul wasaare Kheyre magacaabay.
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda oo muddo ahaa safiirka Soomaaliya ee Mareykanka ayaa la aamin sanyahay in uu wax badan ka yaqaana arrimaha Dibadda, isbedel weyna ku sameyn karo xiriirka Dowladda Federaalka ee dhanka Dibadda.
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maalmaha soo socda xilka kala wareegi doona, Wasiirkii hore ee Wasaaradaas Yusuf Garaad Cumar.PUNTLAND POST
The post Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho gaaray appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Generaal Gabre waxaa bedalay Al-Hammadi (Faalo...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Madaxda maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta soomaalida ee daba dhilifyada u ahaa waqti dheer Itoobiya ee Adis Ababa looga talin jiray uuna si fool xun u duleysan jiray Generaal Gabre ayaa waxaa jirta maadaama ninkaasi waayahan uu galaan galkiisa siyaasadeed uu naxuusay ama uu shiiqay ayaa waxaa bedelkiisa soo baxay nin la yiraahdo Maxamed Cismaan al-Hammadi oo ah Danjiraha dalka Imaaraadka C arabta u jooga Soomaaliya waxaana ninkani uu duleysi cusub ku bilaabay siyaasiyiinta kaba qaadyada soomaalida ee ajnabiga uu ku adeegto iyadoo Magaalada Adis Ababa oo daba dhilifyada looga talin jirey haatan lagu Bedalay Dubai.
Siyaasiyiinta soomaalida ee daba dhilifyada ah si ay u aqbalaan duleysiga iyo kabo qaadnimada Imaaraadka ayaa waxaa beryahan ay ku sugan yahiin Magaalada Dubia waxaana halkaas lagu shirinayey xildhibaano 28 gaaraya uuna hormuud u yahay Cumar Cabdirashiid iyadoo sidoo kalena uu joogo goobtaas Madaxweynaha Maamul Goboleedka koonfur Galbeed Shariif Sakiin kuwaas oo shilimaad yar oo jeebka loogu shubo ku bedalanaya in dalkooda hooyo ay ku iibsadaan.
Nin mudo dheer ka mid ahaa dibulumaasiyiinta soomaaliyeed ayaa ii sheegay inuu aad uu ula yaabay heerka dulinimada ah ee ay gaareen rag sheeganaya siyaasiyiin soomaali ah weliba ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo kaba qaad u noqday Itoobiya,Kenya iyo dalal carbeed sida Imaaraadka waxaana uu intaa raaciyey war waxu xumaa malaha kuwaas dhiig soomaaliyeed kuma jiro.
Guud ahaan daba dhilifyada imaaraadka uu ku shaqeysto iyo kuwa kale ee ajnabiga kaba qaadka u ah ha ogaadeen in ummaddu ay ogtahay in ay isu duleynayaan rag kheyrkood ah sidoo kalena ha ogaadeen Taariikhdu been ma sheegto, lagamana been sheego.
Taariikhdu waa mid dhigan,dhambaaley uruurisaa dhacdiyo mid la dhowryaba. Ninkii timir abuura iyo ninkii tiin tallaalaba taariikhda ayaa werin!Waxaa Qoray Cabdulaahi Nuur Kolombo
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Farmaajo oo goordhow dhagax dhigey dugsiga Xaawo Taako

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Saaka dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha ayaa waxaa dhagax dhigiisa Dugsiga ku wehlinaayay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee dowlada Federaalka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa halkaa ka sheegay in guul weyn ay u tahay dhammaan Soomaalida in dib loo soo nooleeyo Dugsiga hoose dhexe ee Xaawo Taako oo uu sheegay inuu soo saari jiray arday badan.
Waxa uu Madaxweynuhu sheegay in Dugsiga hoose dhexe ee Xaawo Taako uu ku buruburay dagaaladdii sokeeye ee ka dhacay dalka, balse waxa uu taa bedelkeeda sheegay in mas'uuliyada saran ay qeyb ka tahay inay ka shaqeeyan sida lagu heli lahaa goobo waxbarasho tayo leh.
Dhagax dhiga Dugsiga ayaa looga gol leeyahay in la badiyo goobaha Waxbarashada, si kor loogu qaado tayada iyo tirada Dugsiyada Dalka.
Docda kale, waxa uu Farmaajo ballanqaaday inay ka shaqeyn doonaan sida Degmo waliba ay u heli laheyd dhowr iskool oo ku filnaan doona dadka waxbarashada jecel.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Trump says he’d be open to talking with North Korean...

0
0

U.S. President Donald Trump said on Saturday he would "absolutely" be willing to talk on the phone to North Korean leader Kim Jong Un and that he hopes a positive development results from talks between North Korea and South Korea.
North Korea agreed on Friday to hold official talks with South Korea next week, the first in more than two years, hours after Washington and Seoul delayed a military exercise amid a standoff over Pyongyang's nuclear and missile programs.
Trump, answering questions from reporters at the presidential retreat at Camp David, Maryland, expressed a willingness to talk to Kim but not without preconditions.
"Absolutely, I would do that," Trump said. "I have no problem with that at all."
Trump and Kim have exchanged insults ever since Trump took office, with Trump repeatedly calling Kim "rocket man" for testing nuclear weapons and ballistic missiles.
Earlier this week Trump dismissed Kim's taunt that the North Korean leader has a nuclear button on his desk, saying he has a bigger button.
The talks between North Korea and South Korea are expected to cover the Winter Olympics, to be held in South Korea next month, and inter-Korean relations.
Trump suggested the talks might lead to an easing of tensions and took credit for the diplomatic breakthrough, saying it was a result of his steady pressure.
"Look, right now they're talking Olympics. It's a start, it's big start. If I weren't involved they wouldn't be talking at all right now," he said.
Kim "knows I'm not messing around. I'm not messing around. Not even a little bit, not even one percent. He understands that," said Trump.
"If something can come out of those talks, that would be a great thing for all of humanity, that would be a great thing for the world," he said.
Source- Reuters
storvideo: 

Eritrea says U.S. dwells on false, politically...

0
0

Eritrea has responded to the United States' recent re-designation of the country to a list of 10 "countries of particular concern" under the International Religious Freedom Act.
The U.S. accused the 10 countries of having engaged in or tolerated egregious violations of religious freedom. Yemane Meskel, Eritrea's Information minister, however, said in a tweet that the U.S. was simply dwelling on 'false narrative' to arrive at its recent position.
He stressed that Eritrea remained a country of ancient religions and one whose people are pious and live with religious tolerance of one another.
Eritrea: a country of ancient religions; exemplary / unique culture of religious tolerance / co-existence and a very pious people. Yet, US State Department dwells on false narrative concocted in the first place for political reasons.
"Eritrea: a country of ancient religions; exemplary / unique culture of religious tolerance / co-existence and a very pious people. Yet, US State Department dwells on false narrative concocted in the first place for political reasons," his tweet read.
The U.S. State Department on December 22 re-designated Eritrea, neighbouring Sudan and eight others over violations of religious freedoms. Beside the Africa duo, China is listed as well as Iran, Myanmar and North Korea.
Completing the list is Tajikistan, Turkmenistan, Uzbekistan and one of America's biggest trade, diplomatic and security allies, Saudi Arabia. Pakistan was also placed on a special watch list, the State Department added.
"The protection of religious freedom is vital to peace, stability, and prosperity," the department said in a statement. "These designations are aimed at improving the respect for religious freedom in these countries."
Eritrea, despite being a largely religious nation, there are multiple reports of the government having arrested and detained religious leaders, some without trial.
Issues came to a head in November last year when security forces were deployed to break up a rare protest in the capital, Asmara. Students of an Islamic school were protesting government interference in the running of their institution and calling for the release of a detained principal.
Sudan has also been severally accused of repressing religious freedoms especially of non-Muslims. Some of the undertones that led to South Sudan's independence were hinged on religious freedoms. The country has a dominantly Muslim north with the south being Christian.
Source: - Africa News
storvideo: 

Sudan shut down border with Eritrea

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
The Sudanese government on Saturday has closed its borders with Eritrea amid heightened security.
On Thursday, Sudan deployed thousands of government militia Rapid Support Forces (RSF) fighters to the eastern state of Kassala on the border with Eritrea.
In statements to the official news agency SUNA on Friday, Kassala State governor Adam Jama'a denied that Sudan has decided to close the border crossings with Eritrea.
However, hours after his statements, Jama'a issued a decision to shut down the border crossings with the eastern neighbour, saying the move was based on the presidential emergency order.
The decision provides for "the closure of all border crossings with the State of Eritrea as of the evening of 5 January 2018 and until further directives were issued".
Sudan Tribune has learnt on Saturday that a high-level security meeting was held in Kassala amidst heightened security.
According to reliable sources, the Sudanese government has assembled a significant number of troops and SRF elements from the various units across the country and dispatched them to the eastern border.
It is noteworthy that the Sudanese President Omer al-Bashir last week issued a decree imposing a six-month state of emergency in North Kordofan and Kassala states.
The government said the decision was prompted by security reasons pertaining to the collection of illicit arms as well as combating illegal drugs and human trafficking.
Sudan's First Vice-President Bakri Hassan Salih last month paid a two-day visit to Asmara in which he discussed bilateral relations and issues of common concern.
Source: - Sudan Tribune
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Duale: My job is to push state agenda and dismantle...

0
0

On an overcast Thursday afternoon in Nairobi, Mr Aden Duale, the Leader of Majority in the National Assembly, sat in his office at Parliament Buildings overlooking Uhuru Highway and boldly predicted that the next five years in the House will be "calm, sober and progressive."
His first tenure as the ruling Jubilee Party's top man in Parliament witnessed some of the most divisive debates in the House and which are thought to have contributed to the heightened political tensions in the country.
Many Kenyans who witnessed it will not forget the mass brawling that broke out in Parliament in December 2014 as the government forced through a controversial security Bill in a stormy session that saw Opposition senators Johnson Muthama and Moses Wetang'ula's clothes torn, allegedly by Jubilee MPs.
This was also the day Mbita MP Millie Odhiambo removed her underwear on the floor of the House in protest at alleged sexual molestation by Gatundu North MP Moses Kuria.
PANDEMONIUM
Nor will Kenyans likely forget the pandemonium witnessed two years later in December 2016 during a bitter debate over changes to the election laws in which MPs Irshad Sumra and Mpuri Apuri emerged with injuries.
"It's all in a day's job," Mr Duale told the Sunday Nation, with a light chuckle, of those scuffles. "I have been given a duty to perform by my party and I have to see it through in whatever way possible."
However, this is not the way Parliament should conduct its august business, said the Majority Leader, who is also the Garissa Township MP. "I believe we can achieve more by talking with each other than to each other," he said.
But his wish for a Parliament "that is a role model to our children," might just be that - wishful thinking. More confrontations within and outside Parliament seem inevitable as Nasa dig in and prepare to swear in their party leader Raila Odinga as president within this month.STRONGHOLDS
However the 48-year-old father of five sees the situation differently. "We in Jubilee want to have a strong united vibrant opposition that will check the Executive's excesses."
He added: "But politically speaking and in line with the succession politics of 2022, where our presidential flag bearer will be the DP, we shall work round the clock to act as a catalyst in the disintegration of Nasa. We shall raid their strongholds and turn them into red states."
Mr Duale's office - whose concept is heavily borrowed from the United States model - is a creation of the 2010 Constitution. It replaced the position of the Leader of Government Business in Parliament which was traditionally held by the vice president.
His main work is to push through the government's agenda in Parliament by marshalling ruling party MPs. It also involves anticipating and thwarting Opposition moves against the government side.
To this end, he has chalked up an impressive record in the five years he has held the job to justify a second term. Mr Duale sponsored 132 out of 180 Bills in the last Parliament.SPONSORED BILLS
His signature appears alongside that of President Uhuru Kenyatta's and the National Assembly Speaker Justin Muturi in 128 of the Bills that were assented into law. Five Bills were left in abeyance either at First Reading or Second Reading.
"I only lost one Bill in June 2015 (Statute Law Miscellaneous Bill 2015) and that is because I was away in Algeria," he said. "After that I vowed never to travel outside the country when the House is in session."
In total, Mr Duale has missed just seven sittings of the 12th Parliament. He said the position has shaped his work ethic in ways he did not expect. "I sleep at around midnight on most days when the House is on and I am up by four o'clock in the morning, to pray and read," he said.
A trained teacher, Mr Duale has been forced to meticulously read and understand the Constitution and the Standing Orders of Parliament so as to enunciate government agenda effectively.
Through the shouting matches, insults and occasional fistfights of the 12th Parliament, Mr Duale has tried to define the place and the role of his office in the wider politics of the nation.GOVERNMENT AGENDA
In the absence of cabinet secretaries in the House, the Leader of the Majority is the crucial person in driving the agenda of the government and is a crucial link between the Legislature and the Executive.
Even his harshest critics acknowledge that he has fared fairly well. Minority Leader John Mbadi argues that given the polarised nature of our politics, Mr Duale has done fairly well.
"MPs are in Parliament courtesy of political parties. You therefore do not expect him to disagree with his party, we do not expect him to support our cause and vice versa except on matters of national interest," he said.
Pointing they get along well, Mr Mbadi says for harmonious operations in the House, he has to work in concert with his counterpart with the speaker being non-partisan.
"Everyone of us has their weaknesses but he has done his work as the majority leader, you may disagree with his style of delivery but he has done well," he said. On his part, Mr Duale said he will hold regular meetings with Mr Mbadi to reduce any divisions going forward.
Mr Duale often comes across as a belligerent, take-no-prisoner type of leader, a charge he does not dispute. "There is nothing wrong with being forceful about what you believe in," he said.
In his line of work, he naturally tussles with opposition MPs, but some of his controversial fights are with Jubilee legislators, especially those from the Kalenjin community that forms the political bedrock of Deputy President William Ruto.PULLING APART
Mr Duale was originally elected on the defunct United Republican Party (URP), Mr Ruto's party whose partner The National Alliance (TNA) of President Uhuru Kenyatta formed the Jubilee Coalition. Both parties merged last year to create Jubilee Party.
First elected to represent Dujis constituency (which was later split into Garissa Township and Mbalambala constituencies) in Parliament in 2007 on an Orange Democratic Movement (ODM) ticket, Mr Duale later allied himself with Mr Ruto who was the Agriculture Minister in the Grand Coalition Government that was formed from the ashes of the 2007-2008 violence.
However when Mr Ruto and ODM party leader Mr Odinga began pulling apart, Mr Duale threw his lot with the latter and was rewarded for his loyalty to the former Eldoret North MP with his current post when Jubilee won the 2013 elections.
That explains the bold and outspoken manner in which he has taken on the DP's perceived opponents, especially those in the latter's Rift Valley backyard.
In September 2014, he told off former Bomet County Governor Isaac Ruto, who was then the chairman of the Council of Governors (CoG) for his repeated claims that the National government was determined to frustrate devolution by starving counties of money.CONDEMNATION
During a public political rally attended by the DP in Narok town, Mr Duale told the Governor, who was seated next to him, "hii pesa sio ya mama yako bwana (this money is not your mother's)".
Those caustic words almost led to a physical confrontation between him and the governor at the time and led to widespread condemnation in the press and by the civil society of his "loose tongue".
Mr Ruto got a chance to use the same choice words on Mr Duale when he was mentioned as a beneficiary of the National Youth Service Sh791 million scandal, an allegation that the Majority Leader denies. Both still call each other "brother".
Mr Duale was paraphrasing retired President Daniel arap Moi, who once famously dismissed opposition calls for constitutional review in the 1990s by telling them "katiba sio ya mama yenu (the constitution is not your mother's property)".
Early last year he trained his sharp tongue on Baringo County Senator Gideon Moi, for allegedly undermining the DP, telling him "the man whose daughter I married, Gen (rtd) Mohamud Mohammed, rescued your father (former President Daniel arap Moi) from the bushes in the 1982 coup and we carried him on our backs. It is now your turn to carry William Ruto."IMPEACHMENT
Mr Duale's latest duel is with four Jubilee MPs who have sued him for removing them as chairmen of four Parliamentary committees after they defied the party's preferred lineup.
Interestingly, three of the four are from the Kalenjin community: Alfred Keter (Tindiret), Silas Tiren (Moiben) and David Bowen (Marakwet East). The other is James Gakuya (Embakasi North).
This prompted some Kalenjin MPs to accuse Mr Duale of harbouring an ingrained bias and low opinion of the community, as Mosop MP Vincent Tuwei claimed last week during a political function in Nandi County.
Mr Duale accuses the MPs of engaging in diversionary tactics. "They know that what they did is wrong. They were in the meeting chaired by the President which endorsed the party's list yet they never spoke," he said.
The MPs have threatened to impeach him, a threat that Mr Duale laughed off as "hot air". "I was nominated to this position by Jubilee's parliamentary group meeting which was chaired by the party leader (the President) and can only be removed through the same process," he said.
Source: Daily Nation
storvideo: 

Al-shabaabka Galgala oo Madaafiic ku asqeeyay...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Garoowe (- Online)-Wararka naga soo gaaraya degaanka Galgala ee gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in maleeshiyaadka halkaa degan ay Madaafiic ku garaaceen Saldhig ay ku leeyihiin Ciidamada maamulka Puntland.
Maleeshiyaadka ayaa Saldhiga ku garaacay madaafiic gaareysa ilaa Shan oo ku dhacay afaafka hore iyo hareeraha Saldhigga Ciidamada Puntland.
Maleeshiyada al-Shabaab ayaa sheegay in Madaafiicda qaar ay ku dhaceen gudaha Saldhiga, wallow aysan sheegin khasaaro rasmi ah.
Ciidamada Puntland ayaa dhankooda ku riday tiro Madaafiic ah sida ay sheegen saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland.
Buuraha Galgala ayaa waxaa ka howlgala Maleeshiyaad kala duwan oo isugu jira al-Shabaab iyo Daacish kuwaa oo ku go'doonsan buuraha, waxaana xusid mudan in hareeraha ay ka degan yihiin ciidamada maamulka.
Geesta kale, xaalada deegaanka Galgala ayaa haatan ah mid degan,waxana la soo sheegayaa in ciidamada Puntland ay wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay weerarkaas.- OnlineXafiiska Garoowe-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Farmaajo oo maanta ku wajahan Garoowe & Ciidamo...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimad Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta uu u socdaalo Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland.
Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa wehlin doona Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada Gole, waxaana lasoo warinayaa in magaalada Garoowe ay ka socto diyaar garow.
Madaxweynaha ayaa la xaqiijiyay in safarkiisa uu ku qotomo labo ujeeddo oo kala ah in uu xarigga ka jaro Garoonka cusub ee Diyaaradaha Garoowe oo dhismahiisa la dhameeyay iyo in uu Magaalada Garoowe uga qaaybgalo munaasibadda 4 sano guurada xilka Hogaamiyaha Puntland C/wali Gaas.
Safarka Madaxweynaha ee magaalada Garoowe ayaa noqonaaya kii ugu horeeyay ee uu ku tago magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
Dhinaca kale, Ciidamo farabadan ayaa la tubay dhammaan waddooyinka magaalada Garoowe waxaana aad loo adkeeyay amniga.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo soo...

0
0

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalkiisa C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng: Yariisow iyo Masuuliyiin kale ee ka tirsan Wasaaraddaasi ayaa soo dhaweeyey Fanaanad Faadumo Cali Jaamac Nagruuma iyo Luul Cali Xasan Luula oo kamid aheyd Wariyaashii hore ee ka soo shaqeeyey Radio Muqdisho.
Intii uu socday kullanka lagu soo dhaweynayey oo sidoo kale ay ka qeyb galeen Madaxda Kooxda Fanka ee Waabari iyo Faniiniintaba, ayaa waxaa ay ka sheekeeyeen xilliyadii kala duwaanaa ee ay soo mareen, waxaana ay sheegeen inay aad ugu hiloobeen dalkooda oo muddo badan banaanka ka joogeen.
C/kariim Faraax Qaarey Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Tiyaatarka Qaranka ayaa sheegay in tani muhiim gaar ah u leedahay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.
Fanaanada Qaranka Faadamumo Cali Nagruuma ayaa dhankeeda sheegtay inay Muddo badan ku maqneyd dalka dibadiisa, balse aad ayay ugu faraxsan tahay inay maanta ku sugan tahay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee Soomaaliya.
"Ujeeda aan u nimid halkaan waa in aan dadkeena tusno in dalkeenu nabad yahay, waxaana allah ka baryaa dalkeena oo wanaagsan iyo Soomaaliya oo dadkeedu iswada raacsan yahay"
Luul Cali Xasan Luula oo ka mid aheyd Hal-dooradii Radio Muqdisho ayaa sheegtay in aan marnaba farxadeeda la qiyaasi karin, ayna joogto meeshii ugu horreynteedii ay shaqo ka bilowday.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiisa C.raxmaan Cumar Cismaan oo soo dhaweeyey Fanaaniinta ayaa tilmaamay inay aad u soo dhaweynayaan Faaduma Nagruuma iyo Luul Cali Xasan, kuwaas oo muddo badan aanan arkin Soomaaliya, balse hadda jooga gaar ahaan Xaruntii ay ka howlgali jireen.
"Waxaan idinku soo dhaweynaa Wasaaradda Warfaafinta oo aad shaqo badan ka soo qabateen xilligii aad ka shaqeyn jirteen, waxaad soo marteen waqti badan aad u wanaagsan, balse waxaa dhacay dhibaato badan hadana waxaan ku soconaa waddadii aan kaga soo kabso laheyn, waxaana rajeyneynaa in aad qeyb ka qaadataan arrintaas.
intaas kadib Faadumo Cali Jaamac Nakruuma iyo Luul Cali Xasan Luula ayaa soo arkay qeybta Keydka ee Radio Muqdisho iyo qeybaha kale ee Radio Muqdisho iyo Tv-ga Qaranka.
storvideo: 


Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay G/ Galgaduud

0
0

Balanbale ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay Maleeshiyo Beeleed Walaalo ah saacadihii la soo dhaafay uu ka dhacay nawaaxiga degmada Balanbale ee gobolkaasi.
Dagaalkan oo ahaa mid xoogan ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Kaxandhaale oo qiyaas ahaan 5 KM u jira degmadaasi Balanbale.
Qof ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in dagaalkaasi ay ku dhaawacmeen 2 Qof oo ka mid ah Maleeshiyaadkii ku dagaalamay deegaankaasi.
Waxaana uu tilmaamay in haatan xaaladu ay tahay mid dagan, balse ay cabsi ay ka qabaan in markale dagaal uu ka dhaco halkaasi, maadaama weli ay is hor fadhiyaan dhinacyadii dagaalamay.
Muddooyinkii dambe ayaa waxaa deegaano ka tirsan G/ Galgaduud ka taagnaa xiisado dagaal oo u dhaxeeyay Maleeshiyo Beeleed wada adaga deegaano ka tirsan Gobolkaasi.
Waxaana maalmihii la soo dhaafay Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug oo kaashanaya Waxgaradka deegaanka ay dadaalo Nabadeed ka wadeen Magaalooyinka
storvideo: 

Al Shabaab oo burburiyay dhismaha Shirkada Safaricom ee Wajeer

0
0

Wajeer ( Sh. M. Network )-Rag looga shakiyay in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab ayaa weerar ku qaaday, islamarkaana burburiyay dhismaha Shirkadda Isgaarsiinta ee Safaricom ay ku lahayd deegaanka Kutulo oo ka tirsan degmada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari.
Weerarkaasi ayaa la shegay in uu dhacay aroornimadii hore ee saakay, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Dowladda Kenya.
Taliyaha ciidamada booliska ee magaalada Wajeer Stephen Ng,etich ayaa sheegay in dagaalyahannada weerarka soo qaaday ay qaraxyo ku weerareen Ciidamadii ku sugnaa halkaasi, taas oo keentay in Ciidamada qaarkood ay baxsadaan.
Mr Stephen ayaa intaasi ku daray in markii dambe ay Ciidamada dib u soo rogaal celiyeen halkaas oo ay Rasaas xoogan isku dhaafsadeen, iyaga Ragga duulaanka soo qaaday oo sida la sheegay ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab.
Taliyaha ayaa xusay in Al Shabaab ay u suura gashay in ay burburiyaan Siinka Shirkada Safaricom, taas oo keentay in ay kala jaraan xiriirka dhinaca Isgaarsiinta deegaanada Kutulo iyo Ceelwaaq.
Mr Stephen Taliyaha Booliska ee magaalada Wajeer ayaa sheegay in u jeedka Al Shabaab ay ahayd in ay jaraan xiriirka dhinaca Isgaarsiinta, si ay weeraro ugu qaadaan deegaano ka tirsan Wajeer iyo Mandera.
Al Shabaab ayaa weli gudaha dalka Kenya ka wada weeraro khasaare xoogan geysta oo ay ku bartilmaameedsadaan Ciidamada dalka Kenya.
The post Al Shabaab oo burburiyay dhismaha Shirkada Safaricom ee Wajeer appeared first on Shabelle.

Sawirro:-Wasiiradii dhawaan la magacaabay oo maanta la dhaariyay

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyaya sedexdii Wasiir oo u dhawaan magacaabay R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,kuwaasi oo lagu hor dhaariyay kulanka guddiga Joogtada aha ee Golaha Shacabka.
Munaasbaadda dhaarinta ah waxaa goob joog ka ahaa guddoonka Golaha Shacabka iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar,waxaana lagula dardaarmay dhaarintooda ka dib in ay si hufan u gutaan waajibaadka qaran ee horyaala.
Wasiirada la dhaariyay ayaa kala ah,Eng. Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka arrimaha Gudaha,Axmed Ciise Cawad Wasiirka arrimaha dibadda iyo Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha,kuwaasi oo dhawaan lagu magacaabay degreeto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Dhanka kale Wasiirada ayaa maanta la kulmay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre,iyadoo sidoo kale Wasiirka Arrimaha dibadda uu kulan salaan ah kula qaatay garoonka diyaaradaha Muqdisho Madaxweynaha JFS oo xiligaasi ku sii jeedey magaalada Garoowe.
Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo maanta dalka soo gaaray ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweyey mas’uuliyiin uu kamid yahay guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho.
Halkaan hoose ka daawo Sawirro:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/8-1-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/8-1.jpg 640w" sizes="(max-width: 560px) 100vw, 560px" />http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/2-2-640x427-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/2-2-640x427.jpg 640w" sizes="(max-width: 558px) 100vw, 558px" />http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/6-1-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/6-1.jpg 640w" sizes="(max-width: 558px) 100vw, 558px" />http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/0-1-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/0-1.jpg 640w" sizes="(max-width: 555px) 100vw, 555px" />http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/1-1-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/1-1.jpg 640w" sizes="(max-width: 553px) 100vw, 553px" />
 
The post Sawirro:-Wasiiradii dhawaan la magacaabay oo maanta la dhaariyay appeared first on Shabelle.

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay G/ Shabeelah Hoose

0
0

Marko( Sh. M. Network )-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab Ciidamada milateriga Dowladda oo Barqanimadii maanta ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose.
Dagaalkan ayaa yimid, kadib markii Al Shabaab ay weerar dhabo gal ah ku qaadeen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda oo marayay inta u dhaxeysa deegaanada Shalanbood iyo Buulo Mareer ee Gobolkaasi.
Waxaana la sheegay in uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, walow aan la xaqiijin karin inta uu la’egyahay.
Ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay labada dhinaca oo ku aadan dagaalkaasi.
Balse xaaladda ayaa hadda dagan, waxaana goobihii lagu dagaalamay ku sugan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
The post Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay G/ Shabeelah Hoose appeared first on Shabelle.

Madaxweynaha soomaaliya oo maanta dhagax dhigey dib...

0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa Saaka dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir oo ka mid ahaa dugsiyadi ku bur burey dagaaladi sokeeye ee dalka soo maray Marki uu gaaray xarunta iskuulka ayaa waxaa halkaasi kuso dhaweeyey madaxweynaha wasiirka Waxbarashada iyo Taclinta sare [...]
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live