Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

TOOS U DAAWO:- Munaasabadda Furitaanka Garoonka...

$
0
0

Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed SNTV iyo Radio Muqdisho waxa ay si toos ah idiinkugu soo gudbinayaan Munaasabadda furitaanka garoonka diyaaradaha ee Garoowe.
storvideo: 


Toos u daawo: Munaasabadda Daah-furka Garoonka Cusub...

$
0
0

Munaasabad ballaaran oo lagu daah-furayo Garoonka Cusub ee diyaaradaha Garoowe ayaa haatan socota,waxaana ku sugan Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane. Maxammed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweynaha Puntland Mudane. Cabdiweli Maxammed Cali,Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane.Cabdiraxmaan Maxammed Faroole,Wasiiro,Xildhibaanno iyo marti sharaf kale.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa noqday mas'uulkii ugu horreeyey ee ka soo degay Garoonka Cusub,waxaana uu Maanta si rasmi ah u daah-furaya Garnoonkaan oo loo dhisay si heer Caalami ah.Halkaan ka daawo:Munaasabadda Daah-furka Garoonka.
PUNTLAND POST
The post Toos u daawo: Munaasabadda Daah-furka Garoonka Cusub ee Garoowe. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Toos u Daawo:-Xafladda Furitaanka Garoonka...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Garoowe(SONNA):-Waxaa Magaalada Garoowe ka socota Xafladda Furtaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmajo uu xarigga ka jari doono Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe,
Munaasabadda oo hadda bilaabatay waxaa ka qeyb-galaya Madax ka kala socota Dowladda Federaalka Soomaaliya ,puntaland, Beesha Caalamka iyo Marti sharaf kale.
[embedded content]
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleKumannaan dad ah ayaa barakacay ka dib dhaq dhaqaaq ciidan oo ka bilowday Gobolka Idlib

storvideo: 

Faahfaahin dagaalka Puntland iyo Somalinad

$
0
0

Ka dib iska hor imaad saaka dhexmarey Somaliland iyo Puntland waxaa ka dhex jirta labada dhinac isu hub uruursi .
Taliyaha ciidanka kumaandoosta Puntland Korneyl Jimcaale Jaama Takar oo Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane goordhawayd kula kulmay duleedka magaalada Tukaraq waxa uu sheegay inaanu jirin khasaare dhinacooda kasoo gaarey dagaalkii saaka dhexmarey iyaga iyo Somaliland.
Labada ciidan Somaliland iyo Puntland oo iminka kala fadhiya duleedka magaalada Tukoraq wuxuu sheegay taliye Jimcaale in Puntland jawaab ka bixin doonto saacadaha soo socda weerar gaadmo ah oo uu sheegay inuu kusoo qaaday maamulka Somaliland.
Xaalada labada dhinac ayaa iminka degan wallow lagu sifeyn karo jawiga ka jira duleedka Tukoraq saansaan dagaal iyo colaad, waxaana Tukaraq hadda gacanta ku haya ciiidamada Somalinad.PUNTLAND POST
The post Faahfaahin dagaalka Puntland iyo Somalinad appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Kosovo PM fails to get US visa

$
0
0

Kosovo's newly elected Prime Minister Ramush Haradinaj has canceled a visit to the U.S. because he was unable to get a visa. Local media in the capital Pristina reported Sunday that the U.S. Embassy had denied the visa request. Haradinaj was supposed to attend events organized by the National Guard's commanding officer in the state [...]
storvideo: 

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xarun ka...

$
0
0

Galakacyo ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Darajada 1-aad ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur "Shuute" ayaa shaaca ka qaaday in dhaawan xarun cusub ay ka furan doonaan Magaalada Gaalakcyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Guddoomiye Shuute ayaa sheegay in xaruntaasi ay wax badan ka qaban doonto guud ahaan Gobolka Mudug, islamarkaana waxaa uu xusay in ay muhiim tahay in deegaan walbo ay ka jirto Cadaalad iyo Sinaan.Halkaan hoose ka dhageyso Codka.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/Shuute.mp3
storvideo: 

Qarax Ciidamada Dowlada Lagula eegtay Muqdisho

$
0
0

Waxaa Magaalada Muqdisho ee - Dalka Soomaaliya ka dhacay Qarax miino oo la la eegtay ciidamo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya,
Qaraxaan ayaa ka dhacay wadadda Warshadaha ee Magaalada Muqdisho waxaana la la eegtay kolonyo gaadiidka ciidamada Dowlada Soomaaliya.
Wararka Ay heleeyso PUNTLAND POST ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxaan la la eegtay gaadiid la socday Taliyaha ciidamada Booliska Degmada Deyniile Cor Abtidoon inkastoo aanu saarneyn.
Goobjoogayaal ayaa sheegaya in qaraxaasi uu qasaare ka soo gaaray Ciidamadii la la eegtay inkastoo aan si dhab ah loo ogeeyn qasaaraha rasmiga ah.
Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay Wadda Warshadaha Gaar ahaan meel aan ka fogeeyn Warshada Biyaha Caafi oo dhowr jeer oo hore qaraxyo ceenkaan oo kale ah lagula eegtay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada.Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho
The post Qarax Ciidamada Dowlada Lagula eegtay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

64 migrants feared dead in Mediterranean

$
0
0

Sixty-four migrants are feared drowned after a rubber dinghy sank off the coast of Libya over the weekend, the UN's International Organization for Migration (IOM) said Monday. The migrants "lost their lives in the shipwreck that occurred Saturday. According to testimonies gathered by IOM Italia staff in Catania, the rubber dinghy, at the time of [...]
storvideo: 


Xaakim oo Si KMG ah u Hakiyay Soomaali Laga Soo...

$
0
0

Xaakim Federaal ah oo ka soo jeeda Gobalka Florida ee dalka mareykanka ayaa sheegay in uu balaarinayo sii joogitaanka Mareykanka 92 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah kuwaa oo hay'adda ka hortagista muhaajiriinta mareykanka ay xabsiga dhigtay.
Darrin Gayles oo ah xaakimka maxkamada Magaalada Miami ee Gobalka Florida ayaa horay u soo saaray 19-kii bishii December in ay si ku meel gaar ah dalka mareykanka u sii joogaan 92 qof oo soomaali ah si loo hubiyo dambiyada lagu heysto in ay heleen kaalmooyin caafimaad maadama jirdil iyo xarig loo geestay xili ay ku soo wajahnaayeen dalka soomaaliya kuwaa oo markii dambe diyaaradii siday ay cilad ku timid waxaana lagu dhex xiray diyaarada muddo 24-saac ah iyagoo jeebadeesan magaalada Dakar ee dalka sinigal.
Maalinimadii shalay aheyd ayuu ka damaanad qaaday xaakimka koox u ololeeysa xuquuqda dadka oo mareykanka ka dhisan waxaana uu sheegay in laga warsugo ilaa 22 January ee bishaan.
Darrin Gayles ayaa tilmaamay in 22 January uu go'aansan doono inuu sii damaanad qaado joogitaan dheer waxaana uu xusay in ay dacwad ka gudbiyeen hay'adda dib u dejinta qaxootiga mareykanka.
Qareenada u doodaya dadkan soomaaliyeed ayaa sheegay in muddo labo maalin ah ay ku dhex xernaayeen diyaaradda dhexdeeda, waxaana isku kaadiyay qaar kamid ah dadkaasi.
Bishii December ee sanadii hore ayey aheyd markii diyaaradaan siday 92 qof oo soomaali ah ay gaartay dalka senagal kadibna mareykanka dib loogu soo celiyay waxaana sababta lagu sheegay in shaqaalaha diyaarada ay ahaayeen kuwa daalan.
Lee Gelernt oo ah qareenka u doodaya Soomaalida ayaa sheegay dalka Soomaaliya dagaalyahanada al shabaab ay ka howlgaaan waxaana uu tusaalo u soo qaatay qaraxii 14-kii October ka dhacay sanadii hore ee 2017 oo in kabadan 500 oo qof lagu dilay.
storvideo: 

Saldhigyada ruushka ku leeyahay Syria oo la weeraray

$
0
0


Wasaarada Gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn weerar ay ku qaadeen Saldhigyadooda ciidamada cirka iyo kuwa badda ee Suuriya ku yaalla.
Wasaarada ayaa sheegtay in wax khasaaro ah uusan ka dhalan weerarada lagu qaaday saldhigyadaasi.
Saldhigyada Ruushka ee la weeraray kuna yaalla Suuriya ayaa lagu kala magacaabaa Hmeimim iyo Tartus.
Saldhigga Hmeimim ayaa muhiim u ahaa dagaalka ay Ruushka gacanta ku siinayaan madaxwayne Assad.
Xukuumadda Moscow ayaa horey u sheegtay in hoobiyayaal lagu weeraray saldhigaasi bilowgii sanadkan ay ku dhinteen laba askari.
Dowladda Ruushka ayaa gacan ka siisay xukuumadda Assad sidii ay dib ugu qabsan lahayd goobaha ay mucaaradka haysteen.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Faransiiska oo baaraya Iphoneka la cusleeyay

$
0
0

Dacwad oogeyaasha Faransiiska ayaa billaabay baaritaan ku aadan "curyaaminta la sii qorsheeyay" ee lagu sameeyay taleefannada iphone-ka ee ay samayso shirkadda Apple.

Madaxweyne Farmaajo oo Saaka booqanaya xarumo Muhiim...

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in maanta uu kormeer ku sameeyeyo xarumo kala duwan oo kuyaala Caasimadda.
Mudane. Farmaajo ayaa booqan doona Isbitalka Guud ee magaalada Garoowe,isagoo u kuurgalaya xaaladda Bukaanada kujira Isbitalka iyo adeegyada caafimaad ay helayaan,sidoo kale wuxuu warbixin ka dhageysan doona maamulka iyo howlwadeenada Isbitalka.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagax dhigi doona xarumo kala duwan oo isugu jira Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed,kuwaasi oo laga dhisayo magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.
Dhinaca kale waxaa la filayaa in uu la kulmo ardayda wax ka barata Jaamacadaha,isagoo maamulada Jaamacadaha dhegaysan doona warbixinno ku ku saabsan adeegyada waxbarasho iyo baahiyaha ay qabaan.
PUNTLAND POST
The post Madaxweyne Farmaajo oo Saaka booqanaya xarumo Muhiim ah oo ku yaalla Caasimadda Garoowe. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Isu socodkii u dhaxeeyay Puntland iyo Somaliland oo...

$
0
0


Waxaa gabi ahaanba la joojiyay isu socodkii u dhaxeeyay maamulada Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan gaadiidkii ka tagi jiray Puntland ee aadi jiray Somaliland iyo kuwii ka imaan jiray Somaliland.
Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay amarkan inuu ka soo baxay maamulka, wuxuuna tilmaamay in la joojiyay dhaq dhaqaaqii u dhaxeeyay Somaliland iyo Puntland, marka laga reebo gaadiidka ay wataan Masuuliyiinta iyo Ciidamada.
Wuxuu sheegay dadka ka soo jeeda degaanada Somaliland ee ku sugan Puntland in si nabad ah ay ku joogi karaan oo amarkan uu saameyneyn, balse cidii rabta in degaanada Somaliland ay ku laabato ay fasax u tahay.
Sidoo kale wuxuu sheegay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Faraweyne in ay jiraan xaalado la xiriiro xiisado colaadeed, ayna dib ka soo sheegi doonaan amarka dambe ee soo baxa.
Xiisadda u dhaxeysa Labada maamul ayaa ka dhalatay Safarkii dhawaan Wasiirka Qorsheynta dowladda Dhexe uu ku tagay degaano ka tirsan gobolada Sool iyo Sanaag, taasi oo sababtay in shalay labada maamul uu dagaal ku dhexmaro degaanka Tukaraq, halkaasi oo uu ka dhashay dagaal sababay khasaare kala duwan.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Puntland oo Xanibaad Kusoo Rogtay Gaadiidkii Ka...

$
0
0

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo warbaahinta kula hadlay magaaladda garoowe ayaa sheegay in Puntland ay hakisay nooc walba gadiidkii ka imaan jiray degaanada Maamulka Somaliland, islamarkaana aysan jiri doonin gaadiid hadda kadib ka gudbidoono Puntland una gudbidoona Somaliland.
Waxa uu sheegay tilaabadaan inay Puntland kaga jawaabayso daandaansiga maamulka Somali-land iyo dagaalkii shalay ka dhacay degmada Tukaraq ee gobolka Sool, oo Ciidamadda Somali-land dagaal kula wareegeen.
Shalay Ciidamo ka kala Tirsan Maamuladda Somali-land iyo Puntland ayaa ku dagaalamay deegaankada Tukaraq ee Gobolka Sool, labada dhinac ayaa is eedeeyay.
storvideo: 

Up to 64 migrants drown in weekend sinking off Libya...

$
0
0

Up to 64 migrants died off the coast of Libya at the weekend when their flimsy boat sank, humanitarian groups said on Monday after talking with survivors evacuated to Italy.
Eighty six people were plucked from the stricken rubber dinghy on Saturday and eight bodies, all women, were recovered. However, the boat had been carrying 150 migrants, survivors said, with many of the dead vanishing beneath the waves.
"Among them there were many children who are believed to have drowned at sea," said Doctors Without Borders Sea on Twitter. "Among the survivors was a three-year-old child who has lost her mother and arrived alone, and a family of 11 now a family of three," it added.
The Italian coastguard said the migrants had been spotted on Saturday morning by a plane patrolling the seas on behalf of a European anti-smuggling operation. Rescuers believe their dinghy deflated following a puncture.
Such boats are regularly crammed with migrants by people smugglers operating from Libya and were never built to withstand crossing the Mediterranean Sea.
The International Organization for Migration (IOM) estimated that 2,832 migrants died last year trying to reach Italy from North Africa, down from 4,581 in 2016. Some 119,310 people made it alive to Italy in 2017 against 181,436 the year before.
The majority of the migrants are Africans fleeing war and poverty back home. Italy is working with various groups and authorities in Libya to slow the flow of newcomers.
Source: Reuters
storvideo: 


Sawirro: Mareykanka oo Somalia ku wareejiyay gaadiid...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Waaxda Arrimaha Dibadda ee dalka Mareykanka ayaa dowlada Somalia ku wareejisay Gaadiid nooca aanu xabada Karin.
Waaxda ayaa gaadiidkaasi oo Lix ah ku wareejisay Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Somalia Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, waxaana ku wareejiyay Saraakiil ka socta dowlada Mareykanka.
Gaadiidkan oo aanu xabadu Karin ayaa waxaa loogu talo galay Wasaarada Difaaca Somalia, waxaana si rasmi ah ula wareegay Wasiirka.
Saraakiisha ka socotay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in gaadiidka ay Dowladda Mareykanku ugu talagashay in lagu kaabo Wasaaradda Difaaca Soomaaliya,si ay ugu qabato adeegyada muhiimka ah ee bulshada ay u hayso Wasaaradda.
Sidoo kale, Wasiirka Difaaca Somalia ayaa dowlada Mareykanka uga mahadceliyay sida ay u garab taagantahay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,oo dagaal kula jira ururka Al-shabaab.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Sawirro: Maxay kawada hadleen Wasiirka Maaliyada XFS...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Waxaa magaalada Doha ee xarunta dalka Qadar gaaray wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle.
Wasiirka ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaaya Saraakiil ka tirsan Wasaarada gaar ahaan qeybaha la socodka dhaqaalaha, waxaana magaalada Doha kula kulamay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dalkaasi Cali Shariif Al-Emadi.
Wasiirka Maaliyada Somalia iyo dhigiisa Doha ayaa si qoto dheer uga wada hadlay arrimo dhowr ah oo khuseeya dhanka dhaqaalaha iyo Horumarinta.
Wasiir Beyle ayaa dhigiisa Doha ka dalbaday in lagala shaqeeyo dhanka maaliyada, iyadoo la sameynaayo iskaashi dhanka maaliyada ah, si loo hormariyo dhaqaalaha Somalia.
Wasaaradda Maaliyadda ee dalkaasi Cali Shariif Al-Emadi, ayaa dhankiisa ka sheegay inay garabtaagan yihiin dowlada Somalia isla markaana ay ka caawinayaan dhanwaliba sida dhaqaalaha iyo Horumarka.
Wasiir Beyle waxa uu sidoo kale sheegay in dalka Qadar uu uga qeyb galay Shirka Wasiiradda Dalalka Islaamka oo magaaladda Doha lagu qabtay.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Wasiir Bayle oo Doha kula kulmay dhigiisa Qadar ...

$
0
0


Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Cali Shariif Al-Emadi, iyaggoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac.
Wasiirka, ayaa sheegay in dhigiisa uu kala hadlay qodobo ay kamid yihiin Xiriirka walaalnimo ee Soomaaliya iyo Qadar ka dhaxeeya, isaggoo xusay in Dalka Qadar uu uga qeyb galay Shirka Wasiiradda Dalalka Islaamka oo magaaladda Doha lagu qabtay.
"Maanta waxaan la kulmey dhigeyga Wasiirka Maaliyadda Dalka Qadar Mudane Ali Shareef Al-Emadi oo aan ka Wada hadalney xiriirka walaalnimo ee Soomaaliya iyo Qatar dhinaca kale waxaan ka Wada qeyb gelnay shirka wasiirada Islaamka ee lagu qabtey Doha" ayuu yiri Wasiir Beyle.

Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Daawo: Dhulka Xasaaraha ah ee ku yaala Bariga dhexe...

$
0
0

Daawo: Dhulka Xasaaraha ah ee ku yaala Bariga dhexe oo Markii u horaysay lagu arkay Baraf tuulan Buurihii ka samaysnaa Burciida Halka Dalalkii lagu yaqaanay ay Cimadu Kulayl isu badashay
storvideo: 

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF...

$
0
0

9th January 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09-Jan-2018 hoolk shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Garoowe kula kulmay boqollaal arday ah oo wax kabarta Jamaacadaha ku yaala magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland .
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale kasoo qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, xubno ka tirsan labada gole ee dawladda Puntland iyo Federaalka Soomaaliya, saraakiisha Madaxtooyada dawladda Puntland, Maamulka iyo barayaasha Jaamacadda Bariga Afrika.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ardaydii kasoo qayb gashay kulanka uga sheekeeyey qiimaha ay leedahay wax-barashadu iyo doorka ay kaqaadan karto aqoontu dhismaha iyo horumarka dalka.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale ku boorriyey ardayda in ay dedaalkooda kor u qaadaan oo ay ahmiyad gaar ah siiyaan wax-barashada si'ay uga qayb qaataan horumarka dalka maadaama ay yihiin jiilkii beddeli lahaa Jiilka hada talada haya .
Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliy Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa isaguna ardayda uga sheekeeyey muhiimadda wax-barashadu leedahay isagoona xusay in waqtigiisa inata badan uu siindoono wax_barashada si looga baxo dhibaatooyinka dalka kajira .
Dhinaca kale Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya ayaa waxa ay soo kormeereen Cusbataalka guud ee magaalada Garoowe waxayna halkaas kula kulameen hawl-wadeenada cusbataalka ,isla markaana waxay mid mid u booqdeen qaar ka mid ah bukaanada jiifa cusbataalka .
Ugu danbayn Madaxweynaha dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya ayaa waxay hawgooda ku booqdeen qaar ka mid ah isimada Puntland waxaana ka mid ahaa islaan Ciise Isalaan Maxamed, Suldaan Sidiid Maxamed Garaase iyo Garaad Salaymaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud .
Madaxweynaha DFS iyo Madaxweynaha DPL oo kulan la qaatay Dhalinyarada Jaamacadaha Puntland
Opslaet af Warbaahinta Dawladda Puntland pa 9. januar 2018

storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live