Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Arrin cusub: Gaari lagu weeraray  Ceelasha Biyaha &...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa weerar habeenimadii xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.
Weerarka oo u muuqday mid qorsheysnaa ayaa waxaa lagu qaaday Gaari nooca raaxada ah, iyadoo weerarka kadib la sheegay in maleeshiyaadka weerarka geystay ay qaaten dhaawaca darawalka.
Ragga weeraray gaariga ayaa la sheegay inay ku hubeysnaayen bastoolado, waxa ayna goobta uga baxsadeen gaariga iyagoo wata dhaawaca darawalka.
Ruuxa lagu weeraray Gaari ayaa sidoo kale la sheegay inuu la shaqeynaayay dowlada, isla markaana xiliyada danbe ee habeenkii uu si dhuumaaleysi ah u gaari jiray ceelasha biyaha.
Lama oga ilaa iyo hadda sababaha ka dambeeya weerarkaasi, waxaana sidoo kale aan jirin wax hadal ah oo ka soo baxaya Maamulka deegaanka Ceelasha Biyaha oo ku aadan weerarkaasi.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Keating oo Biixi ku adkeeyay inaan laga gudbin 5...

$
0
0

Muqdisho (- Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland gaaray Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Micheal Keating.
Socdaalka Keating ee magaalada Hargeysa ayaa ku saleysnaa dajinta xeer hoosaadka ay kuwada shaqeynkaraan QM iyo maamulka cusub ee uu Hogaaminaayo Muuse Biixi.
Keating, ayaa Biixi u sheegay inay ahmiyad u arkaan in la dhowro xeer hoosaadka ay kuwada shaqeyn jireen QM iyo maamulkii hore ee Siilaanyo waxa uuna sheegay inay sii socon doonto wada shaqeynta.
Keating, waxa uu Muuse Bixi u sheegay in laga doonaayo ilaalinta xeerka wada shaqeyneed iyo in Beesha Caalamka ay Somaliland u ictiraafsan tahay maamul ka tirsan Somalia, sida maamulada kale oo ay kamid tahay Puntland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo HirShabelle.
Keating, waxa uu Mr Biixi u sheegay in ujeedka ugu weyn ee socdaalkiisa Hargeysa uu yahay in maamulka cusub loo dulmaro qodobada sharciga ah, markii laga soo tago rabitaanka gaarka ah.
Keating, waxa uu Muuse Biixi xusuusiyay inay mudan tahay inaan la faragalin qodobada kala ah:
1-Deeqaha DFS ay u qoondeyso maamulka Somaliland si lamid ah deeqaha la siiyo maamulada kale.
2-In hawada Somalia laga sii maamuli doono magaalada Muqdisho isla markaana Somaliland laga doonaayo in wixii maamulka Hawada ah ay ku feesho DF.
3-Dhowrista wada shaqeynta maamulka kala dhexeysa QM.
4-In maamulka cusub ee Somaliland uu maanka ku hayo in adduunka uu u ictiraafsan yahay inay raacsan yihiin Somalia inteeda kale, markii leyskala soo tago rabitaanka gaarka ah.
5-Ilaalinta degnaanshiyaha iyo Nabada labada dhinac, iyadoo wixii soo kordhaa ay dib ugu soo laaban doonaan QM.
Ergeyga QM Keatingwaxa kale oo uu ka hadlay doorka kaga aadan dagaalkii Somaliland iyo Puntland ku dhex maray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, isagoo sheegay in xalka arrintaasi aanu ku jirin iska hor imaad ciidan hase ahaatee ay isku dayayaan sidii loo yarayn lahaa xiisadda u dhaxaysa labada dhinaca.
Dhinaca kale, Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa Keatingu sheegay inay kawada xiriiri doonaan wixii dheeri ah si looga gaashaanto dhibaatooyin soo laalaabta.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

Madaxweynaha JFS oo gaaray deegaanka Carmo ee...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho(SONNA);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalitya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray deegaanka Carmo ee Gobolka Bari,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Safarka madaxweynaha oo ah mid dhanka lugta ah waxaa ku wehlinaya madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan golayaasha kala Duywan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.
Dad weyn aad u fara badan oo ruxayay caleemo qoyan ayaa madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa deegaanka Carmo ku soo dhoweeyay,kuwaasi oo ku faraxsanaa safarka madaxweynaha ugu yimid.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa la kulmay qeybaha kaladuwan ee bulshada iyo waxgaradka deegaankaasi,isago uga mahadceliyay sida wanaasgan oo ay u soo dhaweeyeen.
Wafdiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa deegaanka uga sii amba bixi doona magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,halkaasi oo amaankeeda si aad ah loo adkeeyay,iyadoo shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso diyaar garow ugu jiraan soo dhoweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka iyo wafdiga uu hogaaminayo.
Magaalada Bosaaso ayaa lagu arkayaa boorar ay ku xardhan yihiin sawirka madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo calanka Jamhuuriyadda oo ka babanaya inta badan magaalada.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyey deegaanka Waaciye ee Gobolka Bari

storvideo: 

Piracy, armed robbery against ships falls to two-decade low

$
0
0

A total of 180 incidents of maritime piracy and armed robbery were reported in 2017, the lowest annual number of incidents since 1995 when 188 reports were received, a global maritime body said on Wednesday.
The latest report released in London by the International Chamber of Commerce’s International Maritime Bureau (IMB) reveals that pirates boarded 136 vessels in 2017, while there were 22 attempted attacks, 16 vessels fired upon and six vessels hijacked.
Despite the fall, the global maritime body cautioned foreign vessels/masters not to be complacent as they transit the Arabian Sea and the Gulf of Aden.
“Although the number of attacks is down this year in comparison with last year, the Gulf of Guinea and the waters around Nigeria remain a threat to seafarers. The Nigerian authorities have intervened in a number of incidents helping to prevent incidents from escalating,” said Pottengal Mukundan, Director of IMB.
According to IMB, in 15 separate incidents, 91 crew members were taken the hostage and 75 were kidnapped from their vessels in 13 other incidents. Three crew members were killed in 2017 and six injured.
In 2016, a total of 191 incidents were reported, with 150 vessels boarded and 151 crew members taken hostage.
The report also called on shipmasters to follow the industry’s Best Management Practices and continue to remain vigilant as they sail through waters off Somalia.
The report said nine incidents were recorded off Somalia in 2017, up from two in 2016. In November, a container ship was attacked by armed pirates approximately 280 nautical miles east of Somali capital Mogadishu.
The pirates, unable to board the vessel due to the ship’s evasive manoeuvring fired two RPG rockets, both of which missed, before retreating.
The IMB said six Somali pirates were subsequently detained by European Union Naval Force, transferred to Seychelles and charged with “committing an act of piracy” where they face up to 30 years’ imprisonment if convicted.
“This dramatic incident, alongside our 2017 figures, demonstrates that Somali pirates retain the capability and intent to launch attacks against merchant vessels hundreds of miles from their coastline,” Mukundan said.
According to IMB, there were 36 reported incidents in the Gulf of Guinea last year with no vessels hijacked in this area and 10 incidents of kidnapping involving 65 crew members in or around Nigerian waters. Globally 16 vessels reported being fired upon — including seven in the Gulf of Guinea.
The drop in piracy incidents is, however, a relief to shipping companies using the Indian Ocean that had in previous years been the target of pirates, often paying the heavy ransom to secure the release of their vehicles and the crew.
The African maritime industry, along the Indian Ocean, had until 2013 been greatly affected by piracy that raised the costs of shipping as insurance companies and private ship security companies increased their premiums to mitigate the risks.
The post Piracy, armed robbery against ships falls to two-decade low appeared first on Shabelle.

Madaxweyne Farmaajo oo uga mahad celiyey shacabka...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Puntland sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Carmo, Waaciye, Boosaaso iyo degaannada Sheerbi, Xiddo, Alxamdulilaah, Ceel Daahir, Jiingadda, Wardheer, Yalho, Kalabeyr, Karin iyo Laag oo ka tirsan Gobolka [...]
storvideo: 

Deg Deg: Tiro Hoobiyaal Ah Oo  Ku Dhacay...

$
0
0

Wararka laga helayo nawaaxiga madaxtiiyada Soomaliya ayaa sheegaya in tiro madaafiic ah ay gordhow lagu weraray xarunta madaxtooyada isla markaana uu ka dhashay khasaare.
Ila 3 hoobiye ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaceen meel aan siadaas uga fogeyn gurigii hore ee ay ku shaqeyn jirtay xukumadii Cumar C/rashiid Cali Shama,arke.
Goobjoogayaal ayaa Dalsan u sheegay in khasaare uu ka dhashay hoobiyaasha lagu garaacaay madaxtooyada waxaana dadka aan la hadnay ay shegayaan in ay jirto dhimasho.
Waxa markiiba goobta gaaray gaadiidka gurmadka deg-dega ee Ambalaasta oo goobta ka qaaday dad ay waxyeelo ka soo gartay hoobiyaasha
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Xukuumadda Soomaaliya Oo Fariin U Dirtay...

$
0
0

Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in cafis loo fidinyo siyaasiyiinta mucarad ku ah dowladda Soomaaliya,waxaan wsaraddu ay sheegtay in xubnahan cafiska loo fidinayo ay qal-qal galin ku wadan dalka.
Afhayeenka Wasaaraddaas C/casiis Xildhibaan oo Maanta Saxafadda kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaliya ay cafis u sameyneyso siyasiyiin dowladda ugu eedeysan qaran dumis,islamarkaana hay'adaha ammaanka ee dowladdu ay isku afgarteen in siyaasiyiintan lala xisaabtamo haddii ay dhacdo in mar kale ay soo celiyaan falka hadda ay ku eedeysnayeen.
Afhayeenka Wasaaradda amnigu muusan carrabaabin siyaasiyiintan uu sheegay in dowladdu ay cafisk u fidineyso,mana uusan sheegin waxa dhabta ah ee ay ku eedeysnyihiin xubnahan marka laga tago in lagu sheegay qaran-dumisyaal.
Horay dowladda Soomaaliya waxaa ay u sheegtay in tillaabo ay k qaadeyso siyaasiyiinta dowladda Mucaradsan ee dhaliila wax-qbadka dowladdaa Soomaaliya,waxaana ay dowladdu weerarty siyasiyiin uu ka mid ahaa siyasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo illaa hadda ay daba dheeraatay dacwaddiisa,siyaasiyiinta iyo dadka daraaseeya arimaha siyaasadda ayaa aaminsan in dowladdu ay caburineyso fikirka xorta ah taasi oo ay ku sheegayaan in meesha ay ka baxayso in dowladda loo tilmamo qaladaadka ka dhaca,balse haddii dowladdu weerarto siyasigii dhaliilaba ay meesha ka baxayso in dowladdu ay ogaato qaladaadkeeda.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

War-Murtiyeed:- Golaha Iskaashiga Maamul...

$
0
0

Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa maanta war murtiyeed dhoor qodob ka kooban ka soo saaray kuraasta ka banaan Xildhibaanada baarlamaanka 10aad, muddo lix bilood ka badan, iyada oo sidoo kale Golaha walaac ka muujiyay, kana soo horjeestay go'aanka Maxkamadda sare ee gal dacwadeed ugu furtay kuraasta banaan ee Xildhibaanada baarlamaanka Soomaliya.
War murtiyeedka goloha soo saaray ayaa lagu sheegay in cadaadis muddo Goluhu uga imaanayay beelaha kuraasta banaan xaqa uleh, isla markaana ay soo baxday go'aan Maxkamadda sare ay soo saartay kaasi oo dib loogu sii dhigayo xilligii loo qorsheeyay qabsoomidda doorashooyinka kuraasta banaan.
Sidoo kale War murtiyeedka ayaa lagu sheegay in dastuurka KMG uu dhigayo in Maxkamadda ay gal dacwadeed furi karto marka doorashada dhacdo kaddib, hadii mid ka mid ah tartamayaasha kuraastaas uu gudbiyo cabasho ku aadan inuu jiro musuq maasuq saameyn ku yeesha natiijada doorashada Kuraasta banaan.
Halkaan Ka Aqriso War Murtiyeedka Golaha.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Madaxweyne Farmaajo oo Boosaaso Booqanaya

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya, Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, oo booqasho ku maraya Puntland, ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarrunta gobolka Bari.

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Boosaaso

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Wafdiga madaxweynaha safarka ku wehlinaya waxaa ka mid ah madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan Golayaasha kala Duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.
Dad aad u fara badan oo gacmaha ku sida calanka Soomaaliya,islamarkaana taagan hareeraha waddooyinka magaalada iyo mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa Madaxwynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigiisa si heer sare ah ugu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda la kulmaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyo waxgaradka Boosaaso.
Wafdiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa lugta soo mariyay deegaanka Carmo ee Gobolka Bari,halkaasi oo dadweyne fara badan ay ku soo dhoweeyeen.
Ammaanka magaalada Boosaaso ayaa si weyn loo adkeeyay,waxaana magaalada lagu dhex arkayaa Ciidamada amaanka oo feejigan.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

VIDEO Muqdisho Aabe Magafe wiil ka heysto oo...

$
0
0

[embedded content]
Aabe Cabdijabaar Cali Ibraahim oo dhalay wiil madaxfurasho loogu heysto dalka liibiya looguna hanjabay in wiilkiisa la dili doono ayaa codsaday in bulshada soomaliyeed ka qeybqaataan sidii looga sii deyn lahaa gafayaasha dhaqaalaha u heysta
Cabdijabaar Cali Ibraahim oo Wareysi gaar ah siiyey eryal Tv xafiiska uu ku leyahay Magaalada Muqdisho ayaa sheegey in wiilkiisu ka baxsaday isaga oo marki danbana si tahriib ah ku galay dalka Liibiye
wuxuuna daanayo in uu bada miditareriyeenka uga gudbo qaarada yurub hase yeeshee waxaa loo soo sheegay in uu wiilkiisa u u gacan galay koox burcad ah oo tahriibayaasha madaxfurasho u qabsatay
aabahaan ayaa sheegay in talephonka looga hanjabay lagana dalbaday in u bixiyo 8 kun oo doolar hadii kalena wiilkiisu uu la kulmi doono dhibaatoo intaa ka baaxad weyn
Cabdijabaar Cali oo ka walaacsan arinta wiilkisa la soo gudboonaatay ayaa Eryal tv uga waramay wixii qabsaday wiilkiisa wuxuuna xusay in aanu awoodi qarashka laga dalbaday sidaa darteedna u soo bandhigay kana codsay Bulshada Soomaaliyeed sida hay.adaha dowlada iyo kuwa aan dowliga ahayen ganacsatada maalqabeenada iyo cidkasta oo wax ka furdaamin karta in ay isaga la soo xariiraan
Share this:
Related
storvideo: 

Shirka Golaha Wasiiradda oo Loogu Hadlay Amniga...

$
0
0

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo looga hadlay qodobo ay kamid yihiin Xaaladda Amniga dalka, Sharciga Shaqaallaha Rayidka ah iyo arrimo kale, waxaana warbixino looga dhageystay kulankaasi Wasiirka Amniga gudaha iyo Wasiirka Gaashaandhigga dalka.
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow, ayaa warbaahinta uga warbixiyey kulanka Golaha wasiiradda ay yeesheen, waxaana uu sheegay in Golaha warbixinadii lasoo hordhigay ee Amniga ku saabsan ay kamid yihiin in Shaqsi 60 jir ah oo ku nool Gobolka Shabeellaha hoose uu la dagaalamay Ciidamo Alshabaab ka tirsan, kadib markii ay isku dayeen inay ka qaadaan Lacago baad ah, islamarkaana uu iska dhiciyey.
"Golaha waxay warbixino ku aadan xaaladda dalka uu marayo ka dhageysteen Wasiiradda Amniga iyo Gaashaandhigga, iyaggoo sheegay in ay socdaan dadaalo badan oo amniga ku saabsan, lana sii kordhin doono, Wasiirka Amniga waxuu uga mahad celiyey shacabka Soomaaliyeed sida ay ula shaqeeyaan hay'addaha Amaanka iyo xogaha ay siiyaan, sidoo kale waxa uu xusay Shaqsi Lixdan jir ah oo jooga Gobolka Sh/hoose inuu la dagaalay Maleeshiyada Alshabaab, iskana dhiciyey, taasna waxay ku tusineysaa in Shacabka uu u istaagay in amnigooda ay ilaashadaan" ayuu yiri Wasiir Eng Yariisoow
Wasiirka oo sii hadlayey, ayaa sheegay in sidoo kale Golaha wasiiradda ay warbixin ka dhageysteen Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, isaggoo golaha u sheegay in wasaaradda ay wado dadaalo dib u habeyn loogu sameynayo Wasaaradda Difaaca iyo howlaheeda.
" Wasiirka Gaashaandhigga waxuu ka hadlay dib u habeyn lagu sameynayo Wasaaradda gaashaandhigga iyo Howlaheeda, ha noqoto qorshaha u dagsan iyo Xeerka anshaxa Ciidanka Xoogga dalka oo isaguna si wanaagsan u socdo, intaas ka dib wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshadda ayaa waxuu soo hordhigay golaha Wasiiradda Sharciga shaqaallaha Rayidka ee Dowladda oo dib u habeyn lagu sameeyey" siddaasi waxaa yiri Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya.
storvideo: 

Dagaal Xoogan Oo Iminka Ka Socda Duleedka Degmada...

$
0
0

War goordhawedy naga soo gaaray duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in haatan uu deegaano hoostaga degmadaasi uu ka socdo dagaal culus, una dhaxeeyo Xoogaga katirsan Xarakada Al-shabaab iyo Ciidamo katirsan kuwa Amisom ee gobalkaasi ka howlgala.
Dagaalkan ayaa waxa uu sigaar ah uga socda deegaanka haansheekh ee duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe, halkaasi oo dagaalyahano katirsan Al-shabaab ay weerar xoogan kusoo qaadeen Saldhig ciidamada Amisom ay ku lahayeen duleedka degmada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe.
Wakiil wareedka idaacada Simba ee Gobolka Shabeellaha dhexe oo goordhaweyd nala soo xiriiray ayaa inoo sheegay in dagaalka uu yahay mid xoogan labada dhinacna ay is weedaarsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwan, dagaalkana uu yahay mid xoogan oo aan lama xaqiijin karin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi iminka ka soconaya duleedka degmada balcad ee gobalka Shabeellaha dhexe.
Dhanka kale wali wax war ah kama soo bixin Al-shabaab oo ku aadan dagaalkaan ka soconaya deegaanka hansheekh ee duleedka degmada balcad ee gobalka Shabeellaha dhexe.Waxii kusoo kordha dagaalkaasi kala soco
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo tababar lagu...

$
0
0

Tababarkaan, ayaa socday muddo Lix maalin ah, iyaddoo lagu baranayey Maamulka, Maareynta, Qorsheynta tayo dhowrka waxbarshada, kaasi oo la siinayay guddoonada kormeerayaasha ka howgalo goboladda dalka, waxaana bixinayay Wasaaradda waxbarshada Soomaaliya oo sheegtay in ay qeyb ka tahay howlaha dar dargalinta leh oo ay wado wasaaradaasi. Qaar ka mid ah guddoonada qaatay tababarka, ayaa wasaaradda [...]
storvideo: 

81 Migrants From Eritrea, Ethiopia, Somalia Arrested...

$
0
0

Migrants sit at a detention center in Gharyan, Libya October 12, 2017. REUTERS/Hani Amara
Authorities in eastern Libya said they have arrested 81 migrants from Eritrea, Ethiopia and Somalia who had escaped from smugglers after failing to reach Europe.
Officials said the migrants would be deported soon.
Ahmed al-Arifi, an official from the department for countering illegal migration in the eastern city of Benghazi said migrants were reported to authorities by an imam at a mosque on the coast to the south of the Libyan city of Benghazi.
Al-Arifi said:"they were arrested in the Zueitina area at a camp of illegal migrants.
"They were arrested for deportation back to their countries."
Libya is the main departure point for migrants trying to reach Europe by sea, with nearly 120,000 crossing the central Mediterranean in 2017.
Almost all leave from western Libya, though departures dropped sharply in July 2017 when some armed factions began blocking crossings.
Most of the migrants are from West African countries, though some East Africans enter Libya through Sudan.
Al-Arifi said a total of 5,686 migrants had been deported from eastern Libya in 2017, up from 2,912 in 2016.
One of the Eritrean migrants, speaking at a detention center in Benghazi, said he had arrived in Libya in March 2017 from Sudan, after paying 4,000 dollars for the journey.
He was taken across the Sahara desert to the western Libyan smuggling hub of Sabratha, and waited there with other migrants for about four months before being told the sea route had been closed.
Armed groups began preventing boat departures in Sabratha in July, and a major smuggling group was pushed out of the city in September.
The Eritrean said he had then crossed back through the town of Bani Walid to Ajdabiya in the east, close to Zueitina.
Smugglers had demanded another 2,000 dollars for the trip to Europe, but he was unable to pay and fled mistreatment at their hands.
"I wanted to go to Italy to work but unfortunately it wasn't possible.
"We suffer from severe poverty in our country and there's a dictatorial system.
"Now because we were treated badly by smugglers we are suffering from illnesses and skin diseases.
"We don't want to return to our country, we want to go to Europe," he said.
storvideo: 


Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha oo gaaray Dhuusamareeb

$
0
0

Dhuusamareeb ( Sh. M. Network )-Xildhibaano ka tirsan BFS ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta G/ Galgduud, kuwas oo la sheegay in ay hordhac u yihiin wafdiga madaxweynaha oo ku wajahan magaaladaasi.
Tiro Xildhibaano ah ayaa gaaray magaaladaasi Dhuusamareeb, kuwaas oo u sii gogol xaaraya wafdiga madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamd C/laahi Maxamed farmaajo oo la filayo in ay gaaraan magaaladaasi.
Madaxweyne Farmaajo ayaa maalmihii dambe socdaal ku marayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Puntland, waxaana socdaalkiisa la sheegay in uu ku soo gabagabeyn doono deegaano ka tirsan Maamulka Galmudug.
storvideo: 

UN agency says 110,000 Somali refugees repatriated...

$
0
0

The UN refugee agency said Thursday it has voluntarily repatriated 110,913 Somali refugees from six countries since the return exercise begun in December 2014.
The Office of the UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) said in its December update that 75,297 refugees returned to Somalia from Kenya and 34,990 from Yemen.
It said some 626 refugees were repatriated from other countries of asylum, including Djibouti, Eritrea, and Tunisia.
In December, 1,596 Somali refugees have returned to the strife-torn African nation, according to the UNHCR.
Experts say the political and security stabilization in Somalia, along with growing pressures in hosting countries, calls for renewed efforts to find durable solutions for Somali refugees.
The UN agency said return movement in December was assisted by air from Kenya and sea from Yemen.
"Return convoys from Kenya to Somalia remain temporarily suspended due to impassable roads made by rains and currently insecurity in return areas in Somalia," it said.
More than 2 million Somalis have been displaced in one of the world's most protracted humanitarian crises that have now entered its third decade.
An estimated 1.1 million people are internally displaced (IDPs) within Somalia and nearly 900,000 became refugees in the region.
storvideo: 

“Oprah Winfrey waxay leedahay astaamo hoggaamiye”

$
0
0

Donald Trump ayaa sheegay in uusan u maleynaynin in Oprah ay isa soo sharixi doonto, haddii ay sidaas samaysane ay noqon doonto arrin uu aad u jeclaado.

Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiis kala saxiixday ...

$
0
0

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Mohammed Guleed (Khadar) iyo wefti uu hogaaminaayo oo maalin ka hor gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa maanta heshiis la saxiixday Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Turkiga.
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka ayaa wafdigiisa waxa ay ka kooban yihiin 13 xubnood oo ka socda Sedex iyo toban wasaradood iyo afar wasiir oo uu ugu horeeyo Wasiirka Cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye),
Mudane Mahdi Mohammed Guleed (Khadar) Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo wafdigiisa ayaa waxa ay Magaalada Ankara uga qeyb gaeen Shirka Iskaashiga Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkey-ga oo markii ugu horreysay ka dhacay dalka Turkey.
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo dhigiisa dalka turkiga ayaa maanta kala saxiixday heshiis ku saabsan iskaashiga Ganacsiga labada Dowladood, waxaana goobjoog ka ahaa masuuliyiin labada Dowladood ka kala tirsan.
Heshiiskan iskaashi ayaa Dhigaya In Soomaaliya suuq ku yeelato Turkiga si Ganacsiga Soomaaliya loo gaarsiiyo Yurub iyo Asia Sidoo kale Turkiga waxay qaadan donaan oo Suuq u yeeli donaan Khayraadka Somalia sida Kaluumaysiga, Beeraha iyo Xoolaha.
Turkiga waxay iibsan doonaan oo ay la wareegi doonaan Mooska, Liinta la qalajiyay, Sisinta iyo Kaluunka waxaana heshiiskan kala saxiixday labada Ra'iisal Wasaare ku xigeen ee Soomaaliya iyo Turkiga.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

“Oprah Winfrey waxay leedahay astaamo hoggaamiye”

$
0
0

Streep iyo Oprah
Atariishada caanka ah ee dalka Maraykanka Meryl Streep ayaa BBC-da u sheegtay in ay aaminsantahay in Oprah Winfrey ay leedahay cod qof hoggaamiye ah, waxayna intaas ku dartay in ay maqashay in Oprah ay ka fikirayso in ay isu soo sharaxdo madaxtinimada Maraykanka.
Oprah ma aysan qirin in ay isa soo sharaxayso iyo in kale , balse kadib hadalkii ay ka jeedisay xafladdii abaalmarinta Golden Globes ee iyada lagu guddoonsiiyay billada, ayaa waxaa soo baxay warar la isla dhex marayo oo ah in Oprah ay tahay musharax u taagan xilka madaxweynenimada.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan u maleynaynin in Oprah ay isa soo sharixi doonto, haddii ay sidaas samaysane ay noqon doonto arrin uu aad u jeclaado.
Streep ayaa sheegtay in hadalkii Oprah uu ahaa mid leh dhammaan astaamaha hoggaamiyenimo, islamarkaasna ay ka muuqatay mas'uuliyada. Waxa ay ka mid ahayd dadkii Oprah dhagaysanayay habeenkii xafladda, halkaas oo ay Oprah ka tiri "Waxaa soo muuqda oogga waa cusub", weedhaas oo sacab weyn u dhacay.
Waxa ay la hadlaysay barnaamijka BBC One ee uu daadihiyo Andrew Mar, kaas oo la baahin doono maalinta axadda, waxayna kaga hadlaysay filimkeeda cusub ee The Post, kaas oo ay la jilayaan atooraha Tom Hanks iyo Steven Spielberg, kuwaas oo laftooda muujiyay aragti la mid ah tan Streep.
Hanks ayaa yiri "Waxaan u maleeyaa in Oprah ay soo toosto maalin kasta, iyada oo is weeydiisa wixii ay u qaban lahayd dadkeeda iyo dalkeeda".
Lahaanshaha sawirkaENTERTAINMENT ONEImage captionSawir laga qaaday filimka The Post
Streep ayaa horey u dhaleeceysay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isaga oo ku eedeysay in uu canjiley qof curyaan ah. Eedeyntaas ayuu si kulul uga jawaabay Trump.
Filimka The Post ayaa waxa uu ka sheekeynayaa taariikhda dhabta ah ee tifaftirihii wargeyska Washington Post Ben Bradlee iyo hantiilaha Kay Graham kuwaas oo soo daabacay waraaqihii sirta Aqalka Pentagonka sanadkii 1971-dii.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live