Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Wadooyinka Muqdisho qaarkood oo maanta xiran 

$
0
0


Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho, ayaa maanta xiran, waxaana ku sugan ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo gaadiidka dagaalka ku jaray wadooyinka.
Isgoysyka Tarabuunka, wadada KPP illaa Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho, dadkana waxa ay yihiin kuwa lugeynaya.
Gaadiidka dadweynaha ayaa saakay waxaa loo diidayey iney kasoo gudbaan dhanka wadada Wadnaha, soona aadaan dhanka wadada Makka Al-mukarrama.
Boqolaal ka mid ah dadka reer Muqdisho ayaa lagu geynaaya Wadooyinka Magaalada Muqdisho, maadaama aan la ogoleyn in wadooyinka ay maraan Gaadiidka dadweynaha.
Ilaa iyo hadda lama ogga Sababta keentay in la xiro wadooyinka Muqdisho qaarkood Xilli Madaxweynaha Soomaaliya uu ku maqan yahay Safar uu ku maraayo degaanada Galmudug.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Daawo Wareysi-Saaka Waxaanu La Kowsanay Barnaamij...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi-Saaka Waxaanu La Kowsanay Barnaamij iskaa Wax U Qabso Ah Oo - .._Eng Maxamed Cali .
Daawo-wareysigaasi oo faahfaahsan:
[embedded content]
storvideo: 

Wareysi-Waxaanu Nahay Dhalinyaro Mutadawaciin Ah Oo...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi-Waxaanu Nahay Dhalinyaro Mutadawaciin Ah Oo Dalkeena Somaliland Ayaanu Nadiifinaynaa.
Daawo:
[embedded content]
storvideo: 

Madaxweyne Iscaaill Cumar Geele oo AMISOM kula...

$
0
0

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay Arimaha Siyaasadda, amaanka iyo Taageerada dibadda ee Soomaaliya.
Madaxweyne Geelle ayaa taageeray in Ciidamada AMISOM ay soo afjaraan Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya oo socday in ka badan 10 sano, waxa una sheegay in la gaaray waqtigii ay Ciidamada Soomaaliya maamuli lahaayen Dalkooda.
"waa la gaaray waqtigii ay la wareegi lahaayeen Ciidamada Soomaaliya amaanka Dalkooda, waxaana kula talinayaa in ay dalkooda u istaagaan sidii ay u xalin lahaayeen, maxaa yeelay ma jirto awooda culus oo ka soo horjeeda ama Dowlado diyaarada wata oo ka soo horjeeda, shabaab waa ay dhamaadayn inta hartayna waa ku filan yihiin". Ayuu Yiri madaxweyne Geelle.
Hadalka Madaxweynaha Dalka Jabuuti ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay bilaabatay bixitaanka Ciidamada AMISOM, waxaana Dalkii ugu horeeyay ee Ciidankiisa qaar ka mid ah la baxo uu noqday Dalka Uganda oo ay Soomaaliya ka joogaan in ka badan 6,000 oo Askari.
Share this:
Related
storvideo: 

Aqriso Gudoonka sare ee Golaha Shacabka oo ...

ku dhawaad 10 Caruur ah oo Cudurka Shuban Biyoodka ugu Geeriyooday Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M.  Network):-Illaa 8 Caruur ah ayaa lagu soo warramayaa in Cudurka Shuban Biyoodka ay ugu Geeriyoodeen Kaam Barakac oo ku yaalla degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in Caruurtaasi beryihii dambe ay kaamkaasi ku yaalla degmada Kaxda kula ildarnaayeen Xanuunka Shuban Biyoodka haatanna ay jiraan tiro Caruur kale oo xanuunkaasi la ildaran sida mid ka mid ah Horjoogayaasha Kaamamka degmada Kaxda Shabelle u xaqiijisay.
Muddooyinkii dambe ayaa waxaa xaalado Nololeed laga soo sheegayay dadka ku nool Kaamamka Barakacayaasha ee ku nool degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa dhowr jeer booqday Xeryaha Barakacayaasha degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
The post ku dhawaad 10 Caruur ah oo Cudurka Shuban Biyoodka ugu Geeriyooday Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir. appeared first on Shabelle.

Guddoonka Golaha Shacabka oo go’aan Ka soo saaray...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho(SONNA):-Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go'aan uu maanta soo saaray kaga hadlay cida iska leh go'aan ka gaarista maqaamka caasimadda Dalka.
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku baaqay in la dhowro dastuurka iyo Dowladnimada,ka go'aan gaarista maqaamka Caasimaduna ay tahay awood gaar u ah BaarlamaankaGo'aanka Guddoonka Golaha Shacabka Hoos Ka Akhriso:-
20-01-2018 Go'aanka Guddoonka Gobalka Banaadir
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo lagu so dhaweeyey deegaanka Balanbale
Next articleMadaxweynaha JFS iyo Wafdigiisa oo si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Xeraale

storvideo: 

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay maamulka...

$
0
0

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir oo lagu naqdiyey hadalkii madaxweyne Farmaaje
Jan 20, 2018 -
War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa looga hadlay qoraalkii shalay kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ee lagu sheegay in ay jiraan dhul dan guud ah oo si sharci daro ah loo bixiyay.
Qoraalkan kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu beeniyay in ay jiraan dhul danguud ah oo dowladu leedahay oo la bixiyay, waxaana qoraalkan lagu sheegay in aysan bixin maamulka dhul dan guud ah oo Wasaaradi leedahay.
Maamulka Gobolka Banaadir qoraalkiisa ayaana lagu wada beenin in maamulka dhul bixiyay, hasa ahaatee Maamulka ayaa kaliya sheegay in aysan bixin dhul ay Wasaarada leedahay ,waxaana maamulka sheegeen in dhulka deegaanka ay u madax banaan yihiin.Halkan ka Akhriso Qoraalka Maamulka gobolka kasoo baxay Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 


ku dhawaad 10 Caruur ah oo Cudurka Shuban Biyoodka...

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Illaa 8 Caruur ah ayaa lagu soo warramayaa in Cudurka Shuban Biyoodka ay ugu Geeriyoodeen Kaam Barakac oo ku yaalla degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in Caruurtaasi beryihii dambe ay kaamkaasi ku yaalla degmada Kaxda kula ildarnaayeen Xanuunka Shuban Biyoodka haatanna ay jiraan tiro Caruur kale oo xanuunkaasi la ildaran sida mid ka mid ah Horjoogayaasha Kaamamka degmada Kaxda Shabelle u xaqiijisay.
Muddooyinkii dambe ayaa waxaa xaalado Nololeed laga soo sheegayay dadka ku nool Kaamamka Barakacayaasha ee ku nool degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa dhowr jeer booqday Xeryaha Barakacayaasha degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
storvideo: 

Daawo: Neef Sac Ah oo God Dheer ku dhacay Kadibna...

$
0
0

Daawo: Neef Sac Ah oo God Dheer ku dhacay Kadibna Lagu Soo Badbaadiyey Biyo Xawli leh oo lagu Furay Godkii Dheeraa..
storvideo: 

Madaxweynaha JFS iyo Wafdigiisa oo si weyn loogu soo...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Xeraale,iyadoo ay halkaasi ay ku soo dhaweeyeen maamulka iyo qeybaha bulshada deegaankaasi. Madaxweyne Farmaajo oo meel fagaare ah kula hadlay shacabweynaha isugu soo baxay soo dhaweyntiisa ayaa sheegay [...]
storvideo: 

Gudoonka gobolka Banaadir oo war ka soo saartay cida...

$
0
0

Gudoonka gobolka Banaadir oo war ka soo saartay cida leh maqaamka Gobolka Banaadir
Jan 20, 2018 -
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go'aan uu maanta soo saaray kaga hadlay cida iska leh go'aan ka gaarista maqaamka caasimadda Dalka.
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku baaqay in la dhowro dastuurka iyo Dowladnimada,ka go'aan gaarista maqaamka Caasimaduna ay tahay awood gaar u ah Baarlamaanka
Hadalkaan ayaa dhabar jab ku ah gudoomiyaha gobolka Banaadir mudane Taabit oo isagu waday shir lagu dhisaay maqaam u gaar ah gobolka Banaadirand Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka maamulka Muqdidho oo...

$
0
0

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Golaha Dhalinyarada Qaranka iyo Ururada Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa dhalinyarada ku soo dhaweeyay kulanka isaga oo sheegay in dhalinyarada ay Wasaaradda muhiimad gaar ah siineyso.
Sidoo kale Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Mudane Xuseen Cabdi Cilmi ayaa sheegay in kulanka uu noqon doono mid bilow u noqda kulmo dhawr ah oo dhalinyarada ay Wasaaradda la yeelan doonto.
Dhanka kale, Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo dhalinyarada la hadlay ayaa sheegay in Wasaaradda ay mar walba ka go'antahay taageeridda dhalinyarada.
"Dhalinyarada waxa ay kaalin wayn uga jiraan hawlaha Arrimaha Dastuurka, Wasiirada Dawlad Goboleedyada ee aan shaqo wadaaganahay qaarkood waa dhalinyaro; sidaa awgeed waxaa naga go'an in aan dhalinyarada la sameyno wadatashiyo badan si ra'yigooda loo dhageysto" ayuu yiri Wasiirka.
Ugu dambayn, dhalinyaradii kulanka ka soo qaybgashay ayaa talooyinkooda dhiibatay iyaga oo xoogga saaray in dhalinyarada kaalintooda la muujiyo.
storvideo: 

Security agents grapple with increased Shabaab...

$
0
0

Security agents are grappling with the resurgence of Al-Shabaab attacks in Lamu County.
The militants have turned the county into a playground, often launching explosives attacks on government installations, security personnel, locals and motorists, killing, maiming and destroying property.
The terrorists have been getting security personnel involved in Operation Linda Boni unawares and left many dead.
Between May and November 2017, more than 30 police officers were killed in different attacks by the terror group.
This year, the terrorists have resurfaced with fresh raids targeting security personnel and motorists using the Lamu-Malindi road.
Last week, the attackers ambushed Ishakani Village, a day after killing a woman and injuring five police officers at Nyongoro along the Lamu-Malindi road.
They also set two police cars ablaze before disappearing into nearby bushes, a thing that they have been doing often despite the area being near a General Service Unit camp and a few kilometres from the Linda Boni Operation centre in Witu.
The centre is equipped with both air and ground equipment to counter Al-Shabaab attacks but what puzzles many is that the attacks mostly happen during the day.
However, there are few reports of the militants being arrested, injured or killed by the response teams.
Last Tuesday, tension was high in Ishakani Village in Lamu East after more than 100 heavily armed insurgents took over the area and preached radical teachings to the residents.
They hoisted their flag at a deserted local police station before going back to their hideouts.
Sources revealed that the attackers have also been conducting daily prayers at mosques in the area at will.
Among areas that Al-Shabaab have been operating from with impunity in the recent months are Milimani, Mangai, Milihoi and Pandanguo where they beheaded residents in 2017.
Despite the government downplaying the attacks, lives continue to be lost with security personnel deployed to escort public service vehicles always unsure of their fate.
On Wednesday, Interior Cabinet Secretary Fred Matiang'i met security bosses from the region in Mombasa and assured the public that the government is on top of the situation and that it will crush the militants and that there was no cause for alarm.
He termed the recent Al-Shabaab raids as "isolated cases".
He insisted the government has the capacity to deal with the attackers who have scared away tourists from Lamu, affected farming and negatively impacted on locals' lives, education and health sectors.
"I have not seen any cause for concern as it were. The isolated criminal incidents such as the one we had on Saturday are matters that we will deal with decisively as we move along because we have the willingness and focus," Dr Matiang'i said.
And speaking to journalists on Friday, Coast Regional Coordinator Nelson Marwa said the security committee was reorganising its operations to deal with the terrorists.
He dismissed claims that the Ishakani police post is not operational and that police officers had been evacuated when Al-Shabaab roamed the area last week.
He termed reports that the attackers hoisted their flag in the village as "propaganda" and added that security has been heightened in the area.
"Ishakani is in Kenya and we have the obligation to protect it. Anyone who will try to attack that place will see lethal fire," said Mr Marwa.
The tough-talking administrator said the government is confident with the Linda Boni operation.
"That is one operation that we believe in as a government and it must succeed. You can take that to the bank. We have all the units on the ground. We cannot discuss much of the operation for security [reasons] but we are on top of things," said Mr Marwa.
The operation, which is conducted by various security agencies led by the Kenya Defence Forces and the National Police Service was launched by former Interior Cabinet Secretary Joseph Nkaissery in 2015 to flush out Al-Shabaab militants hiding in the dense Boni Forest.
storvideo: 

Magacyada Iyo Qabiillada Ay Kasoo jeedaan...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho-(Caasimadda Online)-habeenimadii xalay ahayd ayaa Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo ku-xigeenadiisa Gobolka.
Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye cusub iyo ku-xigeenadiisa waxa ayna u qorneyd wareegtada sida tan.
Halkaan hoose ka aqris Magacyada Iyo Qabiillada Ay Kasoo Jeedaan Shakhsiyaadkii Loo Magacaabay Guddoonka Gobolka
1- Mudane Cabdiraxmaan Cumar Eng. Yarisow (Beesha Abgaal Wacbuudhan Daa'uud)
2-Maxamed Cabdullaahi Maxamed Tuulax Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasada (Beesha Habar Gidir -Sacad)
3-Hussein Mohamed Nur Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Maamulka & Maaliyada (Beesha Murusade -Sabti -Israafiil)
4-Marwo Basma Omar Ahmed Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta (Beesha Reer Xamar Camuudi)
5-Aadan Sheikh Cali Fidow Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud (Maxamuud Hiraab Duduble)
6-Cumar Abdirisaak Xuseen Xoghayaha Guud ee gobolka (Beesha Xawaadle)
Dhamaan Xubnahaan loomagacaabay waxa ay isugu jiraan kuwa kasoo shaqeeyay xafiisyada ugu sareeya dalka, gaar ahaan kan madaxwaynaha iyo kan raiisul wasaaraha.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Mkhitaryan oo ogolaaday inuu Arsenal u wareego iyo Sanchez oo u dhaw inuu ku biiro Man Utd

$
0
0

Ciyaaryahanka khadka dhexe uga dheela kooxda Manchester United, Henrikh Mkhitaryan, ayaa waxa uu ogolaaday inuu ku biiro kooxda Arsenal, halka Alexis Sanchez lagu wado inuu dhinaca kale u dhaqaaqo.

Degdeg-Shirgudoonka Golaha wakiilada somaliland Ayaa...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Shirgudoonka Golaha wakiilada somaliland Ayaa Ku Dhawaaqaya Liiska Magacyada saxeexaey mooshin xilka lagag xayuubinaayo Maayirka - iyo Ku xigeenkiisa.
Daawo:
[embedded content]
storvideo: 

Wareysi-AQoon Yahan Dayarta Ku Dhaqan Degmada31may...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)- Wareysi-AQoon Yahan Dayarta Ku Dhaqan Degmada31may Ayaa Ka Dayrinaya Adeegyada Arrimaha Bulshada ..
Daawo Wareysigaasi oo faahfaahsan:
[embedded content]
storvideo: 

Wareysi -Xildhibaan Axmed Maxamed Nacnac Ayaa Ka...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi-Xildhibaan Axmed Maxamed Nacnac Ayaa Ka Dayriyey Dad Danyar ah Oo ku Bayfoohsan Magalada Hargeysa.
Daawo -Wareysigaanu uu Xildhibaan Nacnac uu siiyey shabakadani Toggaherer Ee caanka ah.
[embedded content]
storvideo: 

Wareysi Kulul-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Dabool ka qaaday Mooshin Ka Dhan Ah Maayirka - .
Daawo wareysigaasi warhaaintu kula yeelatay xildhibaan siciid cilmi Rooble oo Maayirka - iyo ku xigeenkiisa mooshin xilka lagag xayuubinaayo hor keenay mudanayaasha aqalka Golaha wakiilada somaliland.
[embedded content]
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live