Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo: Haweenay Badbaadisay Nin Tareen Isku Tuuray...

$
0
0

Kamarada Ilaalinta ee CCTV Camera ayaa saldhig tareen oo ku yaala Ingiriiska duubtay haween badbaadisay nin iskuday inuu is dilo iskunatuuro Tareenka.
Fiidiyowga ayaa muujinaya haweeney si geesinimo leh uga soo booday ninkaas daqiiqad ka hor inta uusan tareenku soo gaadhin oo dhulka ku dhuftay si ay u badbaadiso noloshiisa.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 


Imisa salaanta Rukuucda iyo Rikaabka la wadayaa

$
0
0

24th January 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

100 sano ka hor, Muusi Biixi awoowayashii gabadhihii gumaystihii reer Yurub ee diiday inay Ciidda Ber bera ku dul socdaan ayeey Tuurta ku qaadayeen . Maantana Salaanta rukuucda ayeey saf ugu galeen Hailemariam DesalegnMarka Berbera Gabadha gumaysiga u timid tuurta lagu qaadayey, akhriso warqada Odayasha Laasqoray joogay qorayeen . Ninkaas baa maanta doonaya inuu aniga ii dawladeeyo
Labadan Warqadood waxa qoray Garaad Cali Shire oo aabe u ahaa Allah ha u naxariistee dhamaantoodba Garaad Maxamuud Garaad Cali Shire, isaga oo ka hadlayey labo arrimood oo Xiligaa taagnaa .
Arninta Kowaad ayaa waxay ahayd in Beesha Warsangeli xaq u leeyihiin in Dal kasta oo hoos yimaada Boqortooyada Ingiriiska sida Hindiya in ay hub ku dhex qaataan, sababtoo ah heshiiska labada dawladood ee Saladanada Warsangeli iyo Ingiriiska kala saxiixdeen ayaa sidan qoraayey
Arinta labaad waxay cadaynaysaa in Ingiriiska ka hor Dekeda Berbera ay hoos iman jirtay saldanada Lasqorey. Waxaadna warqada ku arkaysaa Caaqilada degaanadaas Gobolada waqooyi galbeed oo saldanada warsangeli Gawaari uga gaday Yamen 100 Sano ka hor.
Saldanada Warsangeli ayaa wefti u dirtay dalka Yamen Sanadkii 1902, waxaana weftigaas hogaaminayey Maxamuud Cabdalle Maxamuud Cali Garaad oo siday ama waday fariin ka timid saldanada o sidan sidan u qornayd "
Warqadan Waxaa laga soo diray Bandar Laasqoray Tarriikhdo markay ahayd 4 bishii Dulqicda 1) Sanadkii 1319 Hijriga (2)
Ku socotta Waaliga Cadan Salaan kal gacal iyo saaxiibtinimo marka hore Ilaahay ha daayee ha una miciino dunida Islaamka Aamiin
Tan labaad dhinacayga waxaa ka soo socdaalay walaalkeen Maxamuud Cabdalle Maxamuud Cali Garaad(3) ninkaa waa inaad amaankiisa ilaalisaan oo si wanaagsan u soo dhaweysaan siduu dhaqanku ahaan jiray, hubna ayuu wataa, waxaa noo dhaqan ah inaannu hubka ku dhex qaadannu dhulka uu Ingeriisku xukumo idinkuu ku mahadsan oo heshiis kala saxiixanay
Ninkani waa walaalkay wixii kalena isaga ayaa idiin sheegi doona oo idiin faahfaahin doona oo ku saabsan dublimaasiyadda .
Nabad ku waara
SaxiixayTarjumaadda warqadda ku qoran afka Carabiga
Tan labaad waxaan doonayaa fadlan intaa ka bacdi in aad doon soo saartid, waxay lacag u baahanyehiina aad siisid, Caaqilada ka yimid Berberana aad gaadhi saartid nooliligana ka bixisid, annaga iyo dawladda Ingeriiska saaxiibtinimo wayn baa naga dhexaysa, siduu dhaqanku ahaan jiray ula dhaqma .
Waxaana idiin imanaysa intaa ka dib Doon la yiraahdo Nicmo Mistahal oo uu naakhudi ka yahay Xaaji Axmed, laba nin oo Odayaal ah baa la socda oo annaga ah , u ugolaada inay dalka soo galaan (4), markaa labadaa oday u dir Berbera iyo gaadhigaba , Arrintuna Cadan bay muhiim u tahay, Xoolo badan oo xagayaga ka imanaya ayaa dalkiina ku soo jeeda, haddii kale ganacsiga dalkiina ayey saamayneesa, oo ah canshuurta aad ka helaysaan xoolahayga ayaan meel kale la aadaynaa.
Ilaahay baan ku xusuusinayaa inaad ula dhaqantid si wanaagsan, wixii fahfaahin ah iyagaa idiin sheegi doona, Allah ha idin garab galo.
Waad salaamntihiin
( Shaabadda markay Cadan warqaddo gaadhtay )
Xafiiska deganaashaha
Cadan
27 April 1908
Fahfaahin :
1. Suldaan Cali (Shire) Maxamed ( Cawl ) Maxamuud waa suldaankii 24aad ee Beesha Warsangeli Suldaan Maxamuud Cali shire aabihiis, 3 Suldaanna baa ka dambayey .
2. 18 April 1908
3. Nuur Cawl , waayo Cawl waa naanays magiciiso waa Maxamed
4. Magaalda Cadan
storvideo: 

Filim laga jilay weerarkii baskii Mandera oo...

$
0
0

Filim laga sameeyay weerarkii lagu qaaday baskii Mandera, bishii Desembar ee 2015kii ayaa laga loo xushay in uu u tartamo abaalmarinta aflaanta caalamiga ah ee Oscar.
Filimka wuxuu noqday midkii ugu wanaagsanaa oo ku saabsan dhacdo dhab ah oo dib loo matalay, wuxuuna hadda ka mid yahay kuwa ku tartamaya abaalmarinta 90aad ee Oscar.
Muuqaalka wuxuu ka hadlayaa nin Muslim ah oo difaacaya masiixiyiintii gaariga la saarnaa oo koox ay dooneysay in ay dilaan.
Ninka Muslimka ah ayaa dhaawacmaya ka dib markii uu iskudeyay in uu kooxda Al-Shabaab ah ka hor istaago in ay kala saaraan masiixiyiinta iyo muslimiinta la saarnaa baska oo ka dhex shaqeeya Mandera iyo Nairobi. Weerarka wuxuu ka dhacay meel u dhow magaalada Mandera.
Wuxuu filimkan ku guuleystay illaa 40 abaalmarin oo qaali ah oo la xiriira bandhigga aflaanta caalamiga ah.
Shaacinta ayaa la sameeyay Talaadadii, saacado ka hor inta aan muuqaalka filimka laga shidin shineemooyiinka magaalada Nairobi.
Filimka oo loogu magacdaray WATU WOTE - Dadka oo dhan - waxaa jilay saddex ardey oo u dhashay Jarmalka.

  • Kenya: Weerarka Mandera gudaha ayaa laga abaabulay
  • Al-Shabaab oo sheegatay weerarkii Mandera

Waxay afarta bisha Maarso u tartamayaan in ay ku guuleystaan abaalmarinta qaaliga ah ee Oscar.
Muuqaalka oo soconaya illaa 22-daqiiqo waxaa soo saaray Katja Benrath, waxaana jilaayaasha ka mid ah Adelyne Wairimu oo mataleysa gabar masiixiyad ah oo rakaabka ka mid ah.
Filimka Watu Wote wuxuu inta badan muujinayaa dhibaatada ay wajahayeen rakaabkii baska, waxaana lagu jilay magaalooyiinka Nairobi, Mwingi iyo Magadi ee dalka Kenya.
Dhacdada dhabta ah
Salax Farax oo ahaa macallim ayaa xabad lagu dhuftay 20kii Desembar, 2015kii, ka dib markii uu iskudeyay in Al-Shabaab uu ka hor istaago in ay kala soocaan Muslimiin iyo Masiixiyiin isla saarnaa bas. Wuxuu markii dambe u dhintay dhaawicii soo gaaray.
Mintidiintii Al-Shabaab ayaa u sheegay Muslimiinta iyo Masiixiyiinta in ay kala baxaan, balse way diideen. Ugu yaraan laba qof ayaa weerarkaasi lagu dilay.
Waxaa lagu tilmaamay nin geesi ahaa. Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa qoyskiisa siiyay shahaado sharaf iyo geensinimo ah oo lagu maamuusayay Saalax Farax.
Abaalmarinta uu madaxweyne Kenyatta gudoonsiiyay waa midda ugu sareysa ee Geesinimada, wuxuuna ku muteystay "ficilkii dhiiranaanta ahaa ee uu sameeyay".
Baska wuxuu siday in ka badan 60 qof oo rakaab ah, wuxuu ka baxay Nairobi wuxuuna ku sii jeeday Mandera. Koox hubeysan ayaa rasaas ku furay, wayna joojiyeen gaariga oo ku dhowaa Ceelwaaq oo saaran xudduudda Soomaaliya iyo Kenya.
Dumarkii Muslimiinta ee saarnaa baska ayaa si degdeg ah u soo bixiyay maryo madaxa lagu xirto waxayna siiyeen dumarkii masiixiyiinta ee rakaabka ka mid ahaa.
Balse Saalax Faarax, oo maamule ku xigeen ka ahaa Dugsiga hoose dhexe ee Mandera Township, wuxuu wargeyska Dailly Nation u sheegay, intuusan dhiman ka hor, in rakaabkii Muslimiinta ahaa ay la dagaallameen dableydii baska weerartay.
storvideo: 

Faa’iidada Dawladda Soomaaliya ee Shirka Shaqaalaha...

$
0
0

Raysal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre wuxuu ka qayb galayaa kulan sanadle ah oo lagu qabto magaalada Davos oo ku taala dalka Switzerland isla markaana arrimaha dhaqaalaha iyo Siyaasadda caalamka lagu falanqeeyo, kaas oo ay isugu yimaadaaan shirkadaha adduunka u dhaqaalaha badan oo shirkadda ugu yar sanadkii faa'iido hal Bilyan ah soo xerayso iyada [...]
storvideo: 

Daawo-Wareysi Xiiso Badan-Waxaanu Ku Howlanahay In...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi Waxaanu Ku Howlanahay In Aanu Soo Saarno Dhalinyaro Da -yar Ah Oo Qarankeenu Ku Xisaabtamo..
AGaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Maxamed Hassan axmed(Dhabeeye)- Oo maanta wareysi khaas ah Ku siinaayey shabakadani Toggaherer ayaa warbixintiisa ku bilaabay sidan:(Marka Hore waxay wasaaradani qarankeena somaliland ugu sugan Tahay dhalinyarada iyo ciyaaraha,dhalinyaraduna maanta somaliland waa Tirada Ugu badan Bulshadeena,wadanka somaliland waa wadan degan xasiloon oo ay in muddo ahba ay xasilooni ka jirtay xagga nabadgalyadana wadamada Dunida ugu horeeya ayeynu nahay run ahaantiina dhaqaalihiisuna waa mid soo kobcaaya oo kolba meel soo maraayey waana wadan ka soo kabanaayey dhibaatooyin rabshado iyo dagaalo,iyo ummadeena oo qaran nimadeedii la majaro habaaybiyey mudadii ugu horaysay waxay ayahd mudnaantu dalkeena daganaanshihiisa iyo dhismaha hay-adaha kala duwan ee Dowlada ,waana aynu ka warqabnay dunuufaha uu soo maray dhalinyaraduna qayb weyn oo la xaadleh ayey ka qaateen ee dalkan dhismahiisa haddii ay tahay xorayn tiisa haddii ay tahay nabadgalyadiisa .markaasi maanta way muuqataa dareenada jira ee dalka somaliland horyaala ee miiska u saaran waa jahaynta iyo dhidibo u aasida dhalinyarada somaliland masuuliyiintii somaliland soo maray waxay ka qaateen kaalin weyn waxaanan qabaa maanta in ay marayaan dhalinyaradu halkii ugu fiicnayd waxaanan rajo ka qabnaa in dhalinyada kor loo qaado oo labaro xirfado kal duwan lana kordhiyo shaqo abuurka iyo qaabka ay dhalinyaradu shaqo u heli lahayd iyadoo dowladeenuna fudaynayso in xeerarkii iyo shuruucdii kala fududeyn lahayd ay samayso waxaana qorshahayaga imika ah waxaana ka mid ah in xukuumadu jahaysodhalinyarada jaamacahadaha dalka ka soo qalinjabinaysaiyadoo loo samaynaayo shaqo qaranoo la kala nidaamiyo in dhalinyarada wadanka la dhiirigaliyo,talada wadankana qayb laga siiyo iyo in wax alaale wixii suurto gal ahba lala qabtowaxaana barnaamijka xisbiga kulmiye oo uu ku howlgalay oo wax badan laga fuliyey oo intii badnayd laga qabtay oo aynu ka warqabnay oo arrimo badan oo Aas aasiya laga qabtayiyadoo imikana barnaamijka xisbiga kaalin laxaadle ay kaga jirtaa waxaana hadda lagu howljiraa qorshaheedii sidii uu madaxwenaha qarankeena somaliland Muuse Biixi cabdi Uu sheegay).Halkani Ka Daawo wareysigaasi oo Faahfaahsan:
[embedded content]
storvideo: 

Somali PM discusses debt relief with IMF Managing Director

$
0
0

Prime Minister Hassan Ali Khayre met with International Monetary Fund (IMF) Managing Director Christine Lagarde on Tuesday on the sidelines of the World Economic Forum in Davos, Switzerland.
According to a press release distributed after their meeting, Lagarde and Prime Minister Khayre discussed the IMF’s support for Somalia, especially through two Staff-Monitored Programs and extensive technical assistance.
Somalia is among the largest recipients of IMF technical assistance.
“The underlying economic conditions in Somalia remain difficult, but the authorities are making strong efforts to rebuild their country. Somalia’s debt relief is a priority for the IMF and every effort is being made to accelerate the process within established procedures.”
Lagarde reiterated the Fund’s continued active engagement with Somalia, including to reach the point that enables it to receive debt relief under the Heavily Indebted Poor Country (HIPC) initiative.
She tweeted “I had a very constructive meeting with Somali PM Hassan Ali Khayre in Davos today. Somalia’s debt relief is a priority for the IMF and every effort is being made to accelerate the process within established procedures.”
Khayre also tweeted “We exchanged views on the way forward for our country’s endeavor to get a debt relief.”
In May, the IMF reached an finalized agreement on its second staff-monitored programme with Somalia after discussions initiated at the London Conference on Somalia.
Somalia’s latest fiscal budget is in line with the financial reforms the government committed to when it entered into the agreement.
Mohammed Elhage, who leads the IMF’s Somalia work, said the introduction of sales and corporate income taxes for telecommunications and the removal of income tax exemption for lawmakers are some of the stipulations of the programme.
The IMF says Somalia’s external debt is about $5.2 billion and that Somalia has not made a service or amortization payment since the onset of the civil war more than 25 years ago.
The IMF forecasts that the Somali economy will grow this year and in 2019 after severe drought and security issues cut growth in 2017.
The fund said the economy was forecast to expand by 2.5 percent in 2018 and 3 percent in 2019, while inflation was seen falling to the range of 2.0 to 2.5 percent in the same period.
They pegged Somalia’s economic growth at 1.8 percent last year — lower than its February 2017 forecast of 2.5 percent — compared with 2.4 percent in 2016.
 
The post Somali PM discusses debt relief with IMF Managing Director appeared first on Shabelle.

Daawo-Wareysi-Xildhibaan C/qaadir jaamac Xaamud Ayaa...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi-Xildhibaan C/qaadir jaamac Xaamud Ayaa Soo Bandhigay-Halka Uu Baaq Nabadeed ..
Daawo:Xildhibaan C/qaadir jaamac xaamud ayaa Soo Bandhigay waxqabadkii Gudiidooda ,baaqna udiray...
[embedded content]
storvideo: 

Daawo:“Waxaan Isbadal Balaadhan Ka Muujin Doonaa...

$
0
0

Daawo:"Waxaan Isbadal Balaadhan Ka Muujin Doonaa Wasaarada Caafimaadka"Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ku soo dhaweeyey Madaxweyne Muuse Wasaaradiisa
[embedded content]
storvideo: 


Agaasimaha laanta socdaalka Koofi oo degmada...

$
0
0

Agaasimaha laanta socdaalka Koofi oo degmada Cabudwaaq ka hirgeliyey shaqada immigration-ka Soomaaliya.
Jan 24, 2018 -
Taliyaha waxaada socdaalka iyo Jisiyada Korneel Koofi ayaa maal mahaan ku sugnaa maamulada Puntland iyo Galmudug isagoona halkaa ka hir galiyey xarumo waxaada Socdaalka oo horay looga hir galin
Taliyaha oo ah shaqsi dhalinyaro ah hadana hool.kar ah ayaa la dhihi karaa waa shaqsiga kor u qaaday howlaha shaqo ee heyada uu masuulka ka yahay
Taliye Koofi ayaa xarun.magareshin ka hir galiyey xadka Etoobiya iyo Soomaliya magaalada Cabudwaaq oo horay u laheen waxaana la dhihinkaraa waa kastankii ugu horey ee halkaa laga furo 27 sano ka dib
Taliyaha waxaada soclodaalka iyo Jinyada Koneer Koofi ayaa aad loogu amaanay shaqada wanaagsan uu haayo iyadoona madaxweynaha Soomaliya mudane Farmaajo uu ku amaanay shaqada fiican uu u haayo qaranka Soomaliyeed
Koneel Koofi ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho uu ka maqanaa 17 casho uu ku jiray howlo shaqo ay isaga iyo.Madaxweynaha ugu anba baxeen gobolada dalka Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Hawlgal Ciidamada dowlaalo ka sameeyey gobolka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Buula burde-(Caasimadda Online)-Ciidamo katirsan Dowladda soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo howgalo ka Sameeyey Degmada Buule Burde ee Gobolka Hiiraan howlgalkaan ayaa daba socday kadib dagaal kooban oo xalay ka dhacay Degmada Buule burde ee Gobolka Hiiraan.
Ciidamada baaritaanka sameeyay ayaa meel isugu geeyay dhaliyarada xaafada ay kasoo qabteen inta ay howlgalka ay kawadeen una baarayay halhal.
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM ayaa duleedka Magaalada iyagana ka bilaabay howlgallo ay ku baadi goobayaan dhalinyaro la sheegay in ay katirsan yihiin Al-Shabaab.
Howlgalkan waxaa sabab u ahaa kaddib markii xalay la weeraray Saldhigyo Ciidan oo ku yaalla Magaalada kuwas oo laga maqlayay israsaaseynta ka dhacaysay Magaalada Buulo Barte.
Buule burde waxa ay go'doon ugu jirtaa kooxda Al-Shabaab waxaana inta badan habeenadii dhaafay ka dhaca weeraro lagu qaadayo Saldhigyada Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jabuuti ee ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika .- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Daawo:-Siyaasi muddo dheer Mucaarad ku ahaa Puntland...

$
0
0

Siyaasi muddo dheer Mucaarad ku ahaa dowladda Puntland ayaa maanta shaaciyay in uu si buuxda u taageersanyahay qorshaha xukuumadda madaxweyne Gaas ee ku aaddan soo celinta dhammaan degaannada maqan ee gobolka Sool.
Siyaasigan oo lagu magacaabo Xaaji.Maxammed Xaaji. Aadan oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe isagoo uu dhinac taaganyahay guddoomiyaha gobolka Nugaal Mudane.Cumar Cabdullaahi Maxammed(Fara-weyne) ayaa sheegay in haatan guud ahaan shacabka Puntland ka midaysanyihiin taageerada xukuumadda Gaas iyo dagaalka lagu soo celinayo degaannada maqan ee gobolka Sool.
Xaaji.Maxammed ayaa sidoo kale sheegay in aanay Somaliland qiil u noqon doonin in safarkii Farmaajo ku dhaliyey weerarkii Tukaraq lagu qabsaday,maadaama buu yiri"aan Farmaajo ugu horrayn madaxweyne Federaal oo Puntland soo booqda".
Dhinaca kale siyaasigan ayaa eedayn kulul u jeediyay Cali Khaliif Galaydh oo uuku tilmaamay nin la dayriyey oo wixii arkaaba ka carareen,balse Somaliland oo aan weli baran ku riixaya burbur iyo dagaal uusan ka saari doonin.Halkaan ka daawo shirka jaraa'id ee siyaasiga.
PUNTLAND POST
The post Daawo:-Siyaasi muddo dheer Mucaarad ku ahaa Puntland oo Maanta si buuxda u taageeray Xoraynta Sool. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Germany Contributes EURO 25.6 Million Towards Urban Resilience in Somalia

$
0
0

The German Government announced its commitment of EUR 23.4 million to support infrastructure work in Somalia. Channeled through the World Bank’s Multi Partner Fund (MPF) the contribution will strengthen municipal planning and implementation capacity to improve access to basic infrastructure.
“Germany joins the MPF at a critical and exciting juncture,” said Marius Rauh, Head of Development Cooperation: “Investments in infrastructure through municipalities will not only contribute to generating growth in urban areas and improving the living conditions for Somali citizens, but will also support local governments in planning and managing more resilient cities.” In addition, an amount of Euro 1.2 was committed to support necessary preparatory studies.
The MPF has been investing in urban infrastructure through the Somali Urban Investment Planning Project and through the Somalia Financing Facility for Local Development. The German contribution will allow for an expansion in the support to urban development through the MPF.
The contribution from the German Government recognizes the key role of government in the development and implementation of the urban agenda in Somalia, in line with the MPF’s approach to using country systems and putting the government in the lead in the country’s development.
“The World Bank’s role in Somalia is about working with and through government and building the capacity of the authorities to spearhead reform and development,” said Hugh Riddell, World Bank Country Representative for Somalia. “Germany’s contribution to the MPF will allow us to build on the initial work in urban resilience and to expand this agenda across the country.”
“The Federal Government appreciates Germany’s commitment to use government systems and channel funds through the MPF. We cannot underestimate the importance of government leadership in rebuilding the country,” said H.E Hon. Abdirahman Beileh, Minister of Finance for the Federal Government. “We also welcome the important contributions that Germany will bring to the agenda, given their role in co-chairing the Infrastructure Working Group.”
The Multi Partner Fund works predominantly through Somali authorities and includes institution-building, economic growth and urban development activities.
MPF is supported by the European Union (EU), United Kingdom’s Department for International Development (DfID), the German Federal Ministry for Economic Cooperation and Development (BMZ), the Swedish International Development Cooperation (SIDA), the Royal Norwegian Embassy, Danish International Development Agency (DANIDA), the Swiss Agency for Development Co-operation (SDC), the Ministry of Foreign Affairs of Finland, United States Agency for International Development (USAID), Italy’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, and the World Bank’s State- and Peacebuilding Fund (SPF).
The post Germany Contributes EURO 25.6 Million Towards Urban Resilience in Somalia appeared first on Shabelle.

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo xarigga ka jaray...

$
0
0

Jeddah, January 24, 2018 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa xariga ka jaray xarunta cusub ee Ergada Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamiga. Furitaanka Xafiiska Ergeda oo si habsami leh ku dhacday, ayaa Wasiirku ku booriyay diblomaasiyiinta ka shaqeeya inay dardargeliyaan howlaha loo igmaday. Wasiir [...]
storvideo: 

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay

$
0
0

Muqdisho, 24 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo maray.

Madaxweynaha oo Saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey socdaalkii Nabadda iyo dib u heshiisiinta, isagoona sheegay in si dhow uu ula soconayo dhammeystirka fulinta mashaariicda uu dhagax dhigay.
“Maalmaha soo socda waxaan magacaabayaa guddi dabagal ku sameeya mashaariicdii aan soo ballan qaadey, si aan ula soconno dhaqan galkooda. Dowladda waxaa ka go’an in ay kaalinteeda ka qaadato.”
Madaxweynaha ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo qurbajoogta Soomaliyeed in ay kaalin ka qaataan dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.
“Waxaan ugu baaqayaa ganacsatada iyo qurba joogta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan mashaariicda horumarineed iyo dib u dhiska dalkooda.”
Madaxweynaha Jamhuuriyaddu ayaa uga mahadceliyey shacabka sida wadaniyadda leh ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna ku tilmaamay mid ka tarjumeysa biseylka iyo hanka ay u qabaan shacabka Soomaaliyeed dowladnimada iyo wadajirka.
Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug dadaalka ay ugu jiraan horumarinta, xasilinta, nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada ku dhaqan deegannadaas.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo Galguuud, halkaas oo uu ugu kuur-galay baahiyaha nololeed ee dadka iyo arrimaha dib u heshiisiinta.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir
Cabdinuur Maxamed Axmed
Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail:media@presidency.gov.so
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter: @TheVillaSomalia

The post Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay appeared first on Shabelle.

Dowladda oo Daryeel u Fidineysa Wiilal Shabaab Laga Soo Fakiyay

$
0
0

19-kii bishan, ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Soomaaliya ayaa howl-gal ay ka fuliyeen tuulo la yirahdo Jameeco Jidyaale, oo dhowr iyo soddon KM u jirta degmada Wanlaweyn, halkaas oo ay Shabaab ku heysteen 35 wiil oo dhallin yaro ah.


Daawo :Guddida Dhismaha Waddada-Cad Oo Qado-Sharaf...

$
0
0

Qado-sharaftan ayaa ka dhacday Ambasador Hotel Ee Hargaysa, waxaana ku sugnaaa Gudoomiyahaa Guddida Sahan-barwaaqo Eng Maxamuud Muuse Gooni, Gudoomiye ku Xigeenka Guddidaasi Suldaan Cismaan Baane, Gudoomiye ku Xigeenka Guddida Dhismaha Waddada-cad Sheekh Maxamed Cali Geeddi, Xog-hayaha Guddida Faysal Cayuun .Qado-sharaftan ayaa lagu maamuusay saddex masuul oo ka mid guddida Dhismaha Waddada-cad kuwaas oo ka yimid Dalka Maraykanka .Xubnahan loo qabtay qadada ayaa ah xubno door muhiima ka soo qaatay qaadhaankii jaaliyadda Maraykanku kaga qeyb-qaateen Dhismaha Waddadan, iyagoo wajjigan Sadexaad kaga qeyb-qaatay oo bixiyay 53,000 Dollar .
Hoos Ka Daawo Muuqaalkan .
[embedded content]
storvideo: 

Soomaaliya oo ka Qeyb-galeysa Shirka Dhaqaalaha ee Davos

$
0
0

Magaalda Davos ee dalka Switzerland ayaa waxaa shalay ka furmay shirweynaha caalamka ee dhaqaalaha.

Soomaaliya oo ka Qeyb-galeysa Shirka Dhaqaalaha ee...

$
0
0

Magaalda Davos ee dalka Switzerland ayaa waxaa shalay ka furmay shirweynaha caalamka ee dhaqaalaha.
Shirkan oo ay sanad walba ka qeyb galaan hoggaamiyeyaasha ganacsiga caalamka, madaxweynayaal iyo marti sharaf kale, ayaa xoogga lagu saaraa sidii loo abuuri lahaa mustaqbal dhaqaale oo wadaag ah.
Soomaaliya, waxaa uga qeyb galaya wafdi uu hoggaaminayo Ra'isul Wasaare Xassan Cali Khair.
Wariyaha VOA London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa shirkan ka wareystay, Mustaf Xaaji Goobdoon oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo muddo dheer dalkaasi ku nool.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:05:56
0:00:00 /0:05:56
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Dowladda oo Daryeel u Fidineysa Wiilal Shabaab Laga...

$
0
0

19-kii bishan, ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen tuulo la yirahdo Jameeco Jidyaale, oo dhowr iyo soddon KM u jirta degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxay ku soo badbaadiyeen 35 wiilal yar yar ah oo ku jiray xero ay al-Shabab ku tababarayeen.
Maanta ayaa war saxaafadeed ay soo saartay dowladda Somaaliya ay ku sheegtay in caruurtaasi ay hadda bad qabaan, islamarkasina ay heystaan xanaano.
Maxamed Colaad Xassan ayaa sida caruurtaa lagu soo bad-baadiyay iyo xaaladdooda wax ka weydiiyay Cabdirashiid Ibrahim Moxamed oo agaasime ka ah hay'adda dowladda u qaabilsan dhaqan celinta maleeshiyaadka al-Shabaab ka soo goosta.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:02:50
0:00:00 /0:02:50
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Shabelle Qeybta Garsoorka

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live