Quantcast
Channel: HALGANKA.NET

Pele: Sheekada ciyaaryahankii mideeyey qaranka dhan


Wareysiga howlalka amni ee Galmudug.mp3

Wareysi: Booliska Galmudug oo fuliyay howlgal amni

$
0
0

Ugu yaraan hal askri ayaa ku dhintay iska horimaad u dhexayay Ciidamada Booliska Galmudug Iyo malayshiyo hubaysan oo ka dhacay deegaanka Gadoon oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.  

Sacuudiga oo qabtay 30 tan oo maandooriyaha jaadka ah

$
0
0

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa Arbacadii sheegtay inay qabteen ku dhawaad 30 tan oo qaadka yar yar ah ee maandooriyaha ah bishan, taasoo qayb ka ah olole ballaaran oo lagu qaaday maandooriyaha oo ay waddo Boqortooyada qaniga ku ah shidaalka.

Xasan Sheekh oo billadda ugu sarraysa dalka guddoonsiiyay madaxweyne Geelle

$
0
0

Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay billad-sharafta ugu sarreysa dalka guddoonsiiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib xaflad ka dhacay madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Warbixinta laamiyada degmada Carmo.mp3

Ciidamada booliska Itoobiya oo galay magaalada Mekelle

$
0
0

Booliiska federaalka Itoobiya ayaa Khamiistii howlgal ka bilaabay caasimadda gobolka Tigray ee ay dagaalladu aafeeyeen markii ugu horreysay muddo 18 bilood ah, sida ay booliisku sheegeen, taasoo calaamad u ah tallaabadii ugu dambeysay ee heshiiskii nabadeed ee la gaaray bishii Novermber.

Dowladda oo sheegtay inay Al-Shabaab ka qabsatay degaano ka tirsan Sh/Hoose

$
0
0

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidankeeda ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab.


Idaacadda Duhurnimo

$
0
0

Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.

Maxay tahay shirkadda 'ceelasha shidaalka heshay' ee ka careysiisay dowladda Soomaaliya?

$
0
0

Shirkaddan ayaa sheegtay in ay sanadka cusub howlaheeda kasii wadi doonto Somalilad.